Meelaad ku ooydo dib ugu noqoto ha waayin

  Рет қаралды 33,217

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

Пікірлер: 95
@Huda-xz7gn
@Huda-xz7gn Жыл бұрын
❤❤
@halista3994
@halista3994 11 ай бұрын
Ilahyow adigan ka Magan galay tabi okale ya rabi 🤲😭 walidkeyga miyan qof kadoran Kara ya Allah Maya inta SAS samen lah waxa idhanta inan ka tago adonkan oodhan ya rabi 🤲🥺
@HamdiAbukar114-wy4os
@HamdiAbukar114-wy4os Жыл бұрын
Thankz teacher
@QadRo-w2f
@QadRo-w2f Жыл бұрын
😢😢
@Queeen2023
@Queeen2023 Жыл бұрын
My king ayu b Thnkis ❤❤
@hafsasheikh1419
@hafsasheikh1419 Жыл бұрын
Arbacadii ayaaan kala tegne qofkii aan wada socone 2 sano sabatoo ah aflagado ayuu igu bilaabe waxaan goansade inaan kadheraado asna ila hada iga raali ahw ayu ilyhh anigana wankadiide wana iska tuure numberkiisa miyaa. Qaldanhy
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Жыл бұрын
Qof ku caynaya ma aha qof xushmad kuu haya maxaa cayda keenay in la wada hadlaaba la awoodaaye qasab ma jiro waa ku saxan tahay qof qiimahiisa yaqaan ayaa intaas garan kara
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Go'aanka noloshada u fiican ayaad qaadatay abyo💯👏insha Allah qofkii Alle kuu qorey waad helaysaa ee samirka badi🤲🏼🤲🏼👏👏
@hafsasheikh1419
@hafsasheikh1419 Жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia mahadsanid
@hafsasheikh1419
@hafsasheikh1419 Жыл бұрын
@@happyhjmc1975 mahadsanid
@hassanmoda2471
@hassanmoda2471 Жыл бұрын
Miyaaa maqaldanin may Allah grant you an enjoyable life ahead 🙏 aninexxx cafizzz kadalbanayaaaa ... uwe na roho safi
@nasramaxamuud123
@nasramaxamuud123 Жыл бұрын
Marba haday waalidkaa diidan qofka sikastuu uwanagsanyahay waalaga tagaa guur waalid diiday oo lagu tanaaday lawaa
@necmohassan2979
@necmohassan2979 Жыл бұрын
Mashalh.. Best advice ❤
@ابوحنانةمذكرالسالم
@ابوحنانةمذكرالسالم Жыл бұрын
masha,allah teacher ayuub allah hakuxafido
@Sukeyna2007
@Sukeyna2007 Жыл бұрын
Maalmo badan fariinta way igu socon jirtay lkn mantay tan iguma socto sababto ah walidkey wa firt waxay idiidan inaa sameeyo nolashayda madhacayso❤😊
@Khairegraphics
@Khairegraphics Жыл бұрын
Walaal malaha waad qalad fahamtay waxaa ka hadleyso & dhanka uu ka hadlaayo waa Isla meeshii uun waalidka uun baa wanaagiisa & u baari falidiisa kaliya ka Hadley.
@maaslimmedia
@maaslimmedia Жыл бұрын
Xaqiiq
@ayanothman4963
@ayanothman4963 Жыл бұрын
Thanks alot brother. Jazaakallaahu Khayran
@halimayusuf1477
@halimayusuf1477 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة وبركاته الله يفتح عليك وبارك الله فيك
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 Жыл бұрын
Asc ayub Ahmed
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Жыл бұрын
Ws wll
@MoudaneAbdi-kw9rk
@MoudaneAbdi-kw9rk Жыл бұрын
My teacher ,Ayub Ahmed ❤❤
@Cabdalinho
@Cabdalinho Жыл бұрын
My dear teacher baraka allah
@munodiirshe
@munodiirshe Жыл бұрын
Ayuub wll mahadsanid waxbadanba waad igu dhiirisay jazakallah
@MohammedSandhere
@MohammedSandhere Жыл бұрын
Mansh allah my pro❤✅
@RuqiyaAdan-p1v
@RuqiyaAdan-p1v Жыл бұрын
@hamdafarah7496
@hamdafarah7496 Жыл бұрын
Wan ruun ducad walid ka waxa walaba ka fican rali ka ahan lama sameyo ale kuwi waliikoda aceeca hakadhigo amiin amiin
@IFSANREELS
@IFSANREELS Жыл бұрын
Best dhiirigile 2023 ❤
@arfonhassan5593
@arfonhassan5593 Жыл бұрын
Assalamu aleykum brother JazakaAllah khair you really guide us Shukran Allah barik MashaAllah tabarakaAllah
@NajmasheikhHassan-hm6tf
@NajmasheikhHassan-hm6tf Жыл бұрын
M.a
@ismahandhuxul5859
@ismahandhuxul5859 9 ай бұрын
anigaa igu dhacday walhi wanaa kaharay hoyaday waxay diday waa inaa didaa anigo qalbigaa cules badan igaa saran yahay 😥🥹
@MohamedCabdinasir-ej4el
@MohamedCabdinasir-ej4el Жыл бұрын
My. Teacher🙏💯✔️
@sundaosmansundaosman9060
@sundaosmansundaosman9060 Жыл бұрын
Mashallah walalkey ayuub Ahmed allow iika xifdiyo ✨️❤❤🤲🤲
@asmamaxamud-nf8mz
@asmamaxamud-nf8mz Жыл бұрын
Waalidkay wax ayy idiiden weligey man samayn samayna maayo rali ahaanshahooda ayaaa wax kasta iga qiima badan wlhi❤😊
@HafsaNuura-i9q
@HafsaNuura-i9q Жыл бұрын
Walaahi ayuub wllo waan aari cajibka
@shimyalawy4924
@shimyalawy4924 Жыл бұрын
Thanks macalin wanku wataa wlh
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Big legend always ayuub Ahmed best teacher's hard 👍💯😍❤
@NajmaomarNuju
@NajmaomarNuju Жыл бұрын
My fav person ❤❤❤
@QaliAbdiunshur122Asal-bf7hd
@QaliAbdiunshur122Asal-bf7hd Жыл бұрын
Waalidkey dartiis baan uga haray badal qeyr qabana rabbi xagiisa ayaan ka sugaya
@hassanabdihassan821
@hassanabdihassan821 Жыл бұрын
Mashallah
@thekingof21thbc
@thekingof21thbc Жыл бұрын
Wllka, anigu nin ayaan ahay laakiin waxan aaminsanahay in dadku aanay isku fikir ahayn ma kulatahay in ninkaas doqonka ah, haddii uu u ogolaado in ay waalidkeed caasido gabadhu, in laga yaabee uu si xad dhaafa u jecelyahay inantaas sidii oo ay noloshiisu ku xidhantahay iyada. kolkaa walaalka weyn uma malaynayo in ragga oo dhammi ay isku mid yihiin ❤
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын
It's good another idea ❤
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Masha allah
@nashadlove
@nashadlove Жыл бұрын
M.a allha maskaxda hakuu siyadiyo ❤🤴🤴🙏
@zundaappeofficial3849
@zundaappeofficial3849 Жыл бұрын
Dhirigaliyaheyga allh kuxafido waxbadan ayan kafaidey 😊
@maxamedxamar2800
@maxamedxamar2800 Жыл бұрын
Apaayo aan is gursano 😢😅
@Sumaya1771
@Sumaya1771 Жыл бұрын
Wali maasamaynin wax hooyo ambe aabo idhaahdeen dhaaf nin daraadi ilaahay iima garta inaan oga tago intii ku dhacdayna alle ha caawiyo
@ramloraali1358
@ramloraali1358 Жыл бұрын
Allha kuxafiido ustaad❤❤❤❤❤❤❤
@haniyusuf3779
@haniyusuf3779 Жыл бұрын
Absolute maashaalh ❤❤❤
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Жыл бұрын
Saan cml hadaa anaga noola talin laheyd xaliimooyinka qaar waxey ku dhihi lahaayeen raga baa la jirtaa lkn ani hada waxaan kulee yahay kuwa aan intaan garan baa runta u sheegtay lakala tag 😂
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Жыл бұрын
Wlhi waad ku saxan tahay hadalkaas bro
@NuseimaabdihayiHassannur
@NuseimaabdihayiHassannur Жыл бұрын
Jacaylka waxa ka weyn naftaada ixtiraamka ayku leedahy❤😊
@foosladanchannel1923
@foosladanchannel1923 Жыл бұрын
Maasha Allah
@SabaadMuze
@SabaadMuze Жыл бұрын
Allaha kukaraameeyo wllal ❤Taladaada kuwii qaata Allaha kayeelo gabdhaheena
@HachimDjama-qi5gv
@HachimDjama-qi5gv Жыл бұрын
waa xaaqiq wlhi
@dabayshaofficail4973
@dabayshaofficail4973 Жыл бұрын
😊My best promoter 😊
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Masha Allah ustaad waxa saxan ayaad sheegtay anigu aribtaas waan kugu raacsanahay 💯waayo aniga qof waalidkey iga horkeeney aniga khayr iima hayo 💯👏mahadsanid ustaad ,noo sobadi video nocaan ah dhirigaliyaheena ayaad tahay💯👏
@kingsamo10
@kingsamo10 Жыл бұрын
Bast teacher ruuntii manta horay somali igu mahmahday qof wax ku siya wad aragta balse ma aragtid qof wah ku shega Allah haka abal mariyo inta idhirisay iyo inta iwacyi galisay
@MohamedAbdulahi-mi9ri
@MohamedAbdulahi-mi9ri Жыл бұрын
جميل
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 Жыл бұрын
Ma.allh ustaad ayuub allh haku xafido 🤲
@xasanmaxamednuur-vd7qy
@xasanmaxamednuur-vd7qy Жыл бұрын
3malam kahor wxadhacdey ayuubow gawar lasogursadey hoyaded maogolen markawaxadhacdey waykadawatimid inaywadtay iskudaydey waykadidey markas kadib bolic Aya hoyadi xirtey gawdhi reer kaka dhaqo ladhehey waybaxdey reerkedbaydhaqneysa 12sac ayey xirned cajibeyilnoqotey w
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Жыл бұрын
Uma rajaynayo dhib laakiin, iga qor hadalkaan inta hooyo uurkay ku qaaday ciil la gubanayo intay doonto gurigaas ha ku raaxaysatee inay ku rafaadi doonto
@yasminahmed892
@yasminahmed892 Жыл бұрын
Wll qliy❤ tnx
@betrahmuztaphe6034
@betrahmuztaphe6034 Жыл бұрын
My teacher😊
@adnaanfathi679
@adnaanfathi679 Жыл бұрын
Asc wll ayub axamed wll ku qalya qalbiyada soomalida wll waxan doonya inad iga cawiyso waxan doonya inan oogado oon badho tarikhda ay soomali ledhy wll waxan doonya inan badho qabkee ayan unabdhi lara halkesan ka heli kara pleac iga cawi wll😢
@DeeqaApdullahi-gi6cb
@DeeqaApdullahi-gi6cb Жыл бұрын
Wxd thy dadka khaaska ah e marka aan dhagsanyo xasilooni dareemo♥️😊
@Qoslaayefx
@Qoslaayefx Жыл бұрын
First ❤🎉
@Abdifataah143Ahmed
@Abdifataah143Ahmed Жыл бұрын
Shukrn macalin talo wanaagsan ayaad siisay hablaheena Lkn ana taaas cagsigeeda Ayaan dremayaa inaaad ilatalisaan rabaa were I can share with u
@RedwaanCsalaan
@RedwaanCsalaan Жыл бұрын
Wllkey ilaahay hano kaadayo
@princess.of.somalia
@princess.of.somalia Жыл бұрын
Fadlan haddaad xiiseyneyso barashada luuqadda carabiga fadlan nasoo booqo oo nagu soo biir
@HambiAbdullahi-rk2fu
@HambiAbdullahi-rk2fu Жыл бұрын
yes waarun walaahi aabo iyo hooyo akaa kaaog wax walba masha alaah walaal
@ayanmoh4971
@ayanmoh4971 Жыл бұрын
Waa Ruun wahile ❤❤❤❤😊
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 Жыл бұрын
Ustaad intee Kala Soo Xirirah ❤
@ayaanmahamud3180
@ayaanmahamud3180 Жыл бұрын
Alle Haku xafido wll qali ❤
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Жыл бұрын
Nin ehelkayga iidiideen illahow aanan daba cararin bari xageen usoo noqon ninku jaanis buu halkaa ku haysta Laakiin ayuub kawaran gbdhaha nimanka lagu qasbo hadhawna bahal ku noqdaan waalidkiina garab kaaga noqonwaayaan.
@Drs__InaApdu123-io4qf
@Drs__InaApdu123-io4qf Жыл бұрын
✨️👍
@deqoibrahim9693
@deqoibrahim9693 Жыл бұрын
Ustad ani hal talo ii haysato waxan aha ayeyo koris markan yara 3bilod ayey hoyo ii turtey markan so koreyna wan gursaday lkin hoyo aya didan ninki an gursaday qabil ahan iyo din ahan hoyo wa dadkan jamecada la yirahdo ama takfirka ah anagana markan culimo la tashaday takfirnimada wax fican mahan hoyana intas ayey ku didanthy marka maxan sameya ustad 😢
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Жыл бұрын
Qiimahaga garo mar waliba naftada hakula muhumsanayo
@xamdabaashe7139
@xamdabaashe7139 Жыл бұрын
My teacher. Waxa ihaysaataa. Arin taasi oo ah nin ayan is jecenahay. 5sano ayaan wada soconaa. Marka balaan ayan lahayn aan axadi ku galnay wuu kaa baxay oo uu igu yidhi Rag kale ayaad laa socotaa. Kuma qanciinkaroo. Inaan kaligii jecelahay oo maseeyri baa kaa badbaadtaay. Oo waxan dhcay mar haday kalsòonidii niyow idaa ibana daynaayo. Oo wali waxad moda inu raajo leeyahaay. Ee baal arintaa ka sohadal 🤔
@rashidafarah3220
@rashidafarah3220 Жыл бұрын
Wlhi way bahdilaan waan arkay😢
@anisamohamed2032
@anisamohamed2032 Жыл бұрын
Xaqiiiqdiii midaas waa run allow hanka dhigin kuwiii ku caasiyaa waliidinteda
@asmaceline6893
@asmaceline6893 Жыл бұрын
Mon guider ❤
@Aadancabdisalaan-kr5gd
@Aadancabdisalaan-kr5gd Жыл бұрын
Ayuub maxad sanid wll waxbadan baa iskakey badaley
@apdirashiidalli7321
@apdirashiidalli7321 Жыл бұрын
Asc ustaad lakin mawduucan kama fakirin xqqatan Ka wran hdii walidkedu uu qabiilkyga diidayo. Adbn kugu xirna lkin mnta wa ku dhaafay sorry
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Жыл бұрын
Waxaa jirtay gabadh aan aad u jeclaa waxaan la wadaagay hooyo ka dibna waxay iisheegtay inaan ka hadho wlhi Waxaan amarkaa qaatay anoo aad imoodo in aduunyada la ii xambaariyay culuyska waanan ogaa in ay khayr tahay talada waalidku hadaad diidana adaa cirka roob ku og
@zahrayousef6120
@zahrayousef6120 Жыл бұрын
Allaah ulaabta dheh.
@safiyafaarax8570
@safiyafaarax8570 Жыл бұрын
Walhi anigeey iheysataa😢
@haala552
@haala552 Жыл бұрын
Nimanka waa arkay in heer aad ka maarmi waayso ku gaarsiiyo ayu xaraga ku jara waa xasadiin
@SacidoSaafi-jr7bf
@SacidoSaafi-jr7bf Жыл бұрын
Wlh waxan ka shalaynaynin wa goan kaas anigo hda intan ka yar ayan wiil xiriir lahayn inta ayuup ushegayna wuu ahaaa kadip xafada ayan ka donanaya ayuu idhahay kadip hooyo ayaan usheegay way iga amustay hdana marki danpe ano fahan san inay rapin ayay igu tiri haye wllky iga wayn ayay ushegtay intu i yeray pu igu yiri nin kaas kuma rapo wxan ku dhahay apwe wu idhofinaya mxa igu diidaysa wxu idhahay no..wn ka niyad japay kadip goan ayan garay wilki wn la hdlay wxana ku dhahay xirikena jar wxu dhahay spp ...ani wlh ma dhihin xafadena ku diidenn se wx kle ku mar marsiyoday mudo 3 pil wu ipar yay kadip wu iga haray... Mudo kadip hooyo itiri meyay wilki wxa ku dhahay wn kla harnay..😢hooyo wxay tiri alx kas hdanad ii kenin 😮ila hda wxa is waydinaya tolow wilka mxay ku arken...????
@AminaamishaFarhanhassan
@AminaamishaFarhanhassan Жыл бұрын
Lkn waa lidkuu sababtaa ey uu ididayan waa maxay markaa qar walidkuu qabil bay egaan😢 ...waarun walidko lamagli wayo garab la anbaa lagaa dhaxla😢
@Marymanajah
@Marymanajah Жыл бұрын
Xagee talo kaa soo waydiisan karaa ustaad
@Drs__InaApdu123-io4qf
@Drs__InaApdu123-io4qf Жыл бұрын
First one😂😂✨️
@abdikadirhusein5464
@abdikadirhusein5464 Жыл бұрын
so baas lnqbrk
@daganmahamedabdi3252
@daganmahamedabdi3252 Жыл бұрын
7 Adigaa dhisan kara noloshaa rabtid KOBCI qofkaa tahay
14:08
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 94 М.
7 Dumarka Ragu Ka Cabsadaan!
13:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 63 М.
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 9 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 334 М.
Samaynta   4-tan qodob waan ku aflaxay runtii | soo tijaabi adna bal
12:28
Waligaa Ninka Guurka Ka Hor Afartan Ha U Ogolaan Waad Ka Qoomameyn In Badan
8:24
Wixii loo daalo ayaa lagu raaxaystaa qof dadka ka duwan
9:39
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 10 М.
8 Qalad dumarka ninka sameeya
15:40
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 53 М.
Sida xiriir looga kabto #1 Kuu shaqayn doonta mar kasta E07
23:13
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 31 М.
SIDEE U NOQON KARTAA QOF AAN LAGA MAARMIN | DR ADNAN ABDALLAH
21:04
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 57 М.
5 Markaa tahay dumarka nin u jilicsan!
13:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 56 М.