5 Gabar ha tusin

  Рет қаралды 56,051

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 205
@mohamedofficial9
@mohamedofficial9 2 жыл бұрын
Gabadhi an isla soconey heesaha iyo video yoyada tiktok so dhigeyso baan ku idhi iskada way iga diidey ana bas Noloshedi wn iskaga baxay waayo carurteyda mustaqbalka hooyo fiican inan udooro baan go aansadey
@nouraaay6163
@nouraaay6163 2 жыл бұрын
Walee abo qaliya ayey helan kuwa sas ad uga si fikiray nebiga csw wxuu yidhi ilmuhu wa xaq iyo xuquq uu kgu leyhy ind hooyo fcn oo sharaf bulshada kule udorto khasatan mid dinle ayu tilmamay❤️ Ilahow dhamntayo naso haddee!!
@mahmoudshiddo644
@mahmoudshiddo644 2 жыл бұрын
5 waxyaabood 1. Ha dareensiin gabadha sidii inaad leedahay ( amar 2. Ha iskadhigin nin ceeb ka saliima 3. Haku fugaanin soo jiidashada 4. Weligaa rag tartan hala galin 5. Hadal raaxaysiga jooji Macasalaama
@mowliitahmed5442
@mowliitahmed5442 2 жыл бұрын
Mhdsnid
@redwolf8921
@redwolf8921 2 жыл бұрын
Thanks 😊
@islamcompletefavourfromall5701
@islamcompletefavourfromall5701 2 жыл бұрын
Astaqfarta Laaxowla wala quwata... Saliga nabiga scw Suratul baqrah Qiyamuleyl ... Waxa lagu xaqiijiyaa riyooyinka 😍😍
@kingvlogs.
@kingvlogs. 2 жыл бұрын
6:50 waa sida rag badan haysata Care your self brother. AYoub Ahmed ilahay raali hakaa ahaado sidaa noo dhiirgalanaysid anaguna markhaati waka nahay malinka qiyaame ina wanaag mooye wax kale aadan soo gudbin jirin❣
@yusufupta3869
@yusufupta3869 2 жыл бұрын
50 ikaarsiya asaxaabta ayuub Axmed 🙏 thanks
@loukmanainan5946
@loukmanainan5946 2 жыл бұрын
May Allah reward you sir all your advice
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 Жыл бұрын
Being listening , i become strong
@muumicadey3405
@muumicadey3405 2 жыл бұрын
Maclin aan ku daydo Allah miskda hakuu barkeeyo🥰
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 2 жыл бұрын
Alle Haku jeclaado ustaad keep going NEVER GIVE UP
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel 2 жыл бұрын
Edit ka qodobada ku qor qoraal Sheekh.
@ややもは
@ややもは 2 жыл бұрын
Eid Mubarak dhamaantiin 🤗😍
@asiaali1869
@asiaali1869 2 жыл бұрын
Ustad xaliye nagu noqotey ayatan gabadha le kudhagantahay 🤣se cml hee
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Ustaadi mar waliba xaqiiqooyin taagan baad nasiisaa ilaahey haku sharfo❤🤲
@abdirahmanismacil4144
@abdirahmanismacil4144 2 жыл бұрын
Adigu dadka miyaad ka caqli badantay Markd sidan leday
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 2 жыл бұрын
mid baa ku dhahaya ishumi🤣 ma kitaab quraan ah baa😅balaayo ku shumisay mobile baanba kawada hadleynaaye maxaan ushumiya waxay ka faaidayaan baan layaabay☹️
@deeqsan9422
@deeqsan9422 2 жыл бұрын
🤣😂😂😂😂
@kunkaroon4626
@kunkaroon4626 2 жыл бұрын
Inaad naag adag tahy iyo in kale baa lagu tojabin hus baa ladhahaa
@faizaclaahi8616
@faizaclaahi8616 2 жыл бұрын
asc ayub axmed duhur wanaagsan
@mohamedkhadar9443
@mohamedkhadar9443 2 жыл бұрын
meelo aad u Muhiim ayad Taabaty waxaba ugu Daran Kan Ceeb ka Saliimka ugu Daran Qof Bini adam la Yahy
@kowsar39
@kowsar39 2 жыл бұрын
💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔
@abdirizakfoad8758
@abdirizakfoad8758 2 жыл бұрын
Wll ka soo hadal ka hor guurka wxy thy in laga wada hdlo
@Roda511
@Roda511 2 жыл бұрын
Aduunka nin dhaqan xun oo shaxaari ah baan u necbahay 🤮🤮
@mohamedhusseinali5650
@mohamedhusseinali5650 2 жыл бұрын
Masha allah dear teacher 🙏
@calixoor8373
@calixoor8373 2 жыл бұрын
Rag bis le kahadasha shekada dumarka aa wey
@mohamedbashirmohamed7706
@mohamedbashirmohamed7706 Жыл бұрын
M.a🥺❤️
@maxamedsomali5041
@maxamedsomali5041 2 жыл бұрын
Ayub inadr cafis Iyo misaamax dhawr commernt o an kaga xanaqay sidad uga hadashy inantii Reer borama o ad lahyd Somaliland da hadal u dhubysy bn ka xanaqy tasi o dad badn igu racen magaldi ba ka cabnysy wana inantaydi e inaga dhafo cafis Iyo misamax inadr igu salan dumashiday wan idin salamaya inan is baranan rajaynya
@xasuuni8525
@xasuuni8525 2 жыл бұрын
Wll Axmed Allah dartiisa kuu jeclahay 😍😍
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 жыл бұрын
Rag iyo dumarba way afacayaaaaan anigoo gabdh dee ninna igulama dhaqmi doono
@yasminemahamud1332
@yasminemahamud1332 2 жыл бұрын
Jazakallahu kheryran walal
@XaashiCali-gk5kn
@XaashiCali-gk5kn Жыл бұрын
Lajand
@MohamedjimaleHish-hf9yv
@MohamedjimaleHish-hf9yv Жыл бұрын
M.a dhira galiye ayub Ahmed wllhi waan ku taageesanhy zxp waxaan aaminsanhy Inaad dhalanyarada utahay hormuud
@saraqasim2956
@saraqasim2956 2 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid in badan maka hadli karta sifadka ninka nercisistiga ah iyo dhaqankiisa
@ayaanlemohamed779
@ayaanlemohamed779 2 жыл бұрын
Mahadsnid subayb sajid hadal legacy ama dhaxal gala sheegtay akhiro iyo aduunyaba.
@muhimtazubair8949
@muhimtazubair8949 2 жыл бұрын
masha Allah jazakallahu khayran wll Ayuub
@Maahir397
@Maahir397 Жыл бұрын
Shakhsiyadad wanaji markahore is weydi markad rabto inaad xidhiidh yelato maxa layga raba inan sameyo iskuna day inadan qalbigag gabadh wada siin sababto ah kun kamudan ayaa joga adunka zhipayaal an is barano inagu markasan xidhiidh iyo gabadh dhiqi karna thank you ❤Ayuub Axmed
@abdiaziiz3209
@abdiaziiz3209 Жыл бұрын
Ale hakuxifdiyo wllky qaali arin fiicanbaad kadalin hysaa
@Fateima-alliy
@Fateima-alliy Жыл бұрын
Waa runtaa wlhi mida 5aad in bdn ayaan ku arkay rag bdn, wlhi block baan saraa waa wax bilaa dhaqan😏
@axmedmahad4434
@axmedmahad4434 2 жыл бұрын
Ayuubow walaalow waxaan jeclaaday gabar waxbadan walaaltimimo nagafhaxeysay gabadha wxaan kadareemey iney ijeceshahay Ayaan kadib jacaylkii ayaan usooban dhigtay waana idiiday ana waxba uma arkin hadana walaaltinimadiiyaa naga dhaxeysa Marka maxaad igulatalin leheed
@alibulle7612
@alibulle7612 2 жыл бұрын
Xanuun waaye saaxiib meesheeda isaga xir hadalkeeda.
@faizaclaahi8616
@faizaclaahi8616 2 жыл бұрын
Wcs m.a thanks teacher waan dhagaystay
@ogaansho7953
@ogaansho7953 2 жыл бұрын
Gabdhuhuu ku qaxay miaa yarkanu
@Sultana_Alisha
@Sultana_Alisha 2 жыл бұрын
Jazakallah kheyr
@mohamedidow6939
@mohamedidow6939 2 жыл бұрын
Ciid wanagsan majirta miyaa
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
Ciid wedhamathy 😄
@yacineriksen
@yacineriksen 2 жыл бұрын
Our tutor , our coach from turkey 🇹🇷👍🏼
@ayuub_Ka
@ayuub_Ka 2 жыл бұрын
Legend sidoo kale from Turkey
@cumarabdirahman8685
@cumarabdirahman8685 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@zamzamabdirashiid8225
@zamzamabdirashiid8225 2 жыл бұрын
Eid muberk
@nuurkeyccm
@nuurkeyccm 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا كثيرا أطال الله عمرك يا أخي
@mohamednur3681
@mohamednur3681 2 жыл бұрын
xaliye adeerkiis
@afnaancabdlla1731
@afnaancabdlla1731 2 жыл бұрын
Waxbadan kaafaaidnay ustadii 🙏
@abdiaden405
@abdiaden405 2 жыл бұрын
Ustaad Eid Mubarak 😍🥰
@sahnuuninaaleeye3023
@sahnuuninaaleeye3023 2 жыл бұрын
thanks ustd
@samiiraahmed3247
@samiiraahmed3247 2 жыл бұрын
Yarkaan wuxuu iila muuqdaa nin dhib badan haween kasoo maray
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Nin haween jeclaaday hawl iyo dhibtaatiyo waayi maayo hadimee😅
@samiiraahmed3247
@samiiraahmed3247 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 taaas ayaan been ahayn
@Aqoonbille
@Aqoonbille 2 жыл бұрын
M.a ustad🥰
@abdikarimabdifarah1677
@abdikarimabdifarah1677 2 жыл бұрын
ǫᴏғ ᴀɴ ᴍᴀʀ ᴡᴀʟʙᴏ ᴀɴ ᴅᴀᴡᴀᴅᴏ ᴛʜʏ ʜᴏʀᴀʏ ᴜsᴏᴄᴏ
@abdiibnu664
@abdiibnu664 2 жыл бұрын
Eid Mubarak ustad
@abshiroabdimohamed2534
@abshiroabdimohamed2534 2 жыл бұрын
Mahadsanid walalkey
@saidajama4294
@saidajama4294 2 жыл бұрын
Work smart bro
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
Wll ayuub aad ban kuugu bahaanahay in aad talo isiiso xagge kala soo hadli kara isoo jawaab adigu mahadsan
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Жыл бұрын
Snapchat ayubaxmed1
@munahazzanhazzan9068
@munahazzanhazzan9068 2 жыл бұрын
Ciidal caafiya🥰
@abdullahbrahim9129
@abdullahbrahim9129 2 жыл бұрын
ASC AYUUBOW DHIIRI GELINTA NAFSIGA SOO BADI
@ubaxjibril347
@ubaxjibril347 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Eeeeeeeeh.
@Shorts-23250
@Shorts-23250 2 жыл бұрын
Sxp noloshy gbr uun Mxaad uga dhigty noloshu
@MohamedAhmed-ql9eo
@MohamedAhmed-ql9eo 2 жыл бұрын
Thnks
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 3 ай бұрын
Good points
@abdinuurdayr3861
@abdinuurdayr3861 2 жыл бұрын
Mahad sanid ustad
@bossladyilwaad182
@bossladyilwaad182 2 жыл бұрын
Hno vedioyadada badi hablaha uunbay ka hadlaan xaga raga na u Bado 🙌
@hilaacrasheed785
@hilaacrasheed785 2 жыл бұрын
@salmaismaaciil5839
@salmaismaaciil5839 2 жыл бұрын
My teacher Allah ku xafidoh
@ahmedhonest3010
@ahmedhonest3010 2 жыл бұрын
Runtii waa Hadal xaqiiq ah Waad ku mahadsantahay dhiirigalibtaada.
@souhaibstar1074
@souhaibstar1074 11 ай бұрын
Keep going bro
@xuseenaadan1902
@xuseenaadan1902 2 жыл бұрын
AYUUBOW Wllhi Taloyinkaga Wax bdn bey i anFaceen thanks Our Teacher
@miimashariif2394
@miimashariif2394 2 жыл бұрын
Ciid Mubarak ustaad
@abdirahmanqaase279
@abdirahmanqaase279 2 жыл бұрын
Keep going
@maxamadabuukar929
@maxamadabuukar929 2 жыл бұрын
Ustaaad lagend
@yaya-yu9ni
@yaya-yu9ni 2 жыл бұрын
Eid mubarik❤
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Keep going
@ayubpro
@ayubpro 2 жыл бұрын
Eidul caafiya ustaad Ayub
@yoonisciise
@yoonisciise 2 жыл бұрын
illahow naag ha igu walin
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Sax💯💯👏👏
@invinityd-jamal2710
@invinityd-jamal2710 Ай бұрын
😊😊😊❤
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Shukran pro 🔰
@xaawaali3755
@xaawaali3755 2 жыл бұрын
Asc
@mahadkeyow8683
@mahadkeyow8683 2 жыл бұрын
Ayoub nine aqon lee
@cabdifataaxmuuse802
@cabdifataaxmuuse802 Жыл бұрын
Super ayub axmed
@hibocnuur1146
@hibocnuur1146 2 жыл бұрын
Gabdhaha in la ciilo ma ukhalmaan
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
May uma qalmaan xataa haday iyagu na ciilaan
@fatimaxasan5157
@fatimaxasan5157 2 жыл бұрын
Ciid wanaagsan wll ayuub ahmed
@cabdcali6
@cabdcali6 9 ай бұрын
❤❤❤❤
@carabqeeyz4767
@carabqeeyz4767 2 жыл бұрын
Waa hadal xikmadeesn Thnkis ustaad
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
💯
@XafsaMaxamed-b1i
@XafsaMaxamed-b1i Жыл бұрын
0:24
@yaasmabeauty2261
@yaasmabeauty2261 2 жыл бұрын
Thanks!
@feysalbusiness6277
@feysalbusiness6277 2 жыл бұрын
Masha Allah wll ayuu alle haku sharfo aduun iyo aakhiraba
@abdulahiomar7933
@abdulahiomar7933 2 жыл бұрын
6:50
@djbaan9513
@djbaan9513 2 жыл бұрын
WLLKEY AYUUB AHMED DAR ILLAHEY AYAAN KUU JECLAHY SIDOO KALE RUNTANA WAAN KUGU JECLAHY 🙋🏾‍♂️
@sudaysiibrahim5716
@sudaysiibrahim5716 2 жыл бұрын
Thnks Ayub
@axmadqaliif2031
@axmadqaliif2031 Жыл бұрын
Mahdsnid hogaamiyeheyga maclinkeyga nolosha alle haku xafido
@M.OZIL4
@M.OZIL4 2 жыл бұрын
Good cashar balse ma og tahay in wadamada Qurbaha casharadan lagu barto *respectivel obsject* dating great performance bro
@igadabageesxb4149
@igadabageesxb4149 2 жыл бұрын
sxbow ayuup marka hore wad ku mhdsan tahy marka hore lkn si walba Oo Aad hata buuga imam bukhari Ee jaceylka ku sabsan Aad ino akhridid gabar hadah jeclatid awoodada wey heysa
@faizanbeauty9509
@faizanbeauty9509 2 жыл бұрын
Ciidul cafiya ustad ayub
@Talasame.
@Talasame. Жыл бұрын
Ustaad waan ku salamay waxaan ku dhihi lahaa haddii aad awoodo in aad qorto hal buug oo soo koobaya arrimaha dumarku iyo wax yaabaha aan raggo fahansanayn mahadsanid 🙏
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Dumaryaaaadhsy minyarobahyar iyadaan 5min bareer kafa qaaday layga dooqay jeclaaday inbadan waaba la ogaaaaa.good girl aaa laydhahaaa gabadha khatraaaaay yar.
@MohamedAhmed-ql9eo
@MohamedAhmed-ql9eo 2 жыл бұрын
M. A
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 жыл бұрын
Thank you teacher🥰🥰🥰🙏🙏❤❤❤💯💯
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Family naaaaagaa waxbadan iga waawaynaaaa.iyada.5👋.sacabbadan.absuttly.inti wax taqaaan.
Waad soo fogaatay dib ha u noqon ha ISTAAGIN!
9:48
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 61 М.
5 Dumarku siday u yiraahdaan ma aha
11:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 40 М.
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,7 МЛН
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 43 МЛН
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 58 МЛН
Nin ku weydiiyey kuma jecla! su'aalaha jimcaha part 1
18:20
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 81 М.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 34 М.
Maxay dumarku u jecelyihiin wiilasha xunxun? | Sababta iyo Xalka
5:11
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 35 М.
Sida xiriir looga kabto #1 Kuu shaqayn doonta mar kasta E07
23:13
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 30 М.
5 Gabar ragga u sameeya ma xushmayso
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 84 М.
Adigoo wanaagsan sababta laguu xumeeyo - ADIGU ISU NOQO
27:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 54 М.
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26