No video

SULDAAN DUBBAD OO WEERAR CULUS KU QAADAY BOQOR BUURMADOW

  Рет қаралды 10,418

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Ай бұрын

Пікірлер: 38
@hodanabdi3981
@hodanabdi3981 Ай бұрын
Suldan Dubad guul iyo gobanimo karbash ka ku hay wixii soomaali kala geeya iyo dad wada dhashay guuuuuul we❤ you Suldaan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
buur madow wa fidno socota sharkisa ilaahay hakuceliyo
@AliAlly-jr7kt
@AliAlly-jr7kt Ай бұрын
KARBAASHKA ADOONTII INGIRIISKA WAA MUQADAS ❤
@kaafikaafi
@kaafikaafi Ай бұрын
XABASHI, NIN RAACAA WAA QASAARAAH, .... SABABTOO AH WAXAA MAAMULAH #GAALO, ISLAAMKA DHIBAATO UGEEYSATAY,MUDO DHEER #DHAQANKA YUHUUDA AYAYNA LEEDAHAY. #HADABA SIDEEBAA NIN #MUSLIM AH U DIFAACIKARAA #XABASHI, OO GUMEEYSATA, #DAD KABADAN 100%80 AY MUSLIMIIN YIHIIN, DHINACAKALENA, DHUL IYO SHACAB SOOMAALIYEED, XOOG KUHAAYSTA. .... SIDAASI DARTEED SOMALIWEEYNEEY, XABASHI, WEEY BURBURTAY EE SOOMAALI GALBEED, HALAGA XOREEYO. ...TANKALANE SOOMAALIYA, HALAGA CAAYRIYO ... MAREEYKAN IYO XABASHI.
@MohamedAAdam-en8rx
@MohamedAAdam-en8rx Ай бұрын
Kkkkkkk walaahi Suldaan dubad waa Suldaan rasmi ah Ninkii shafiin sawirka faysal cabdi botan la ordaya ayaan ku qoslay
@nuradindahir1613
@nuradindahir1613 Ай бұрын
Suldaan Dubbad waa Suldaan Soomaliyeed woqooyi, koofur , bari iyo galbeedba. Guuuuul
@bedermohamed4181
@bedermohamed4181 Ай бұрын
Noolow walaal suldaan ilaahay ha ha ku xafido Soomali sare
@nuradindahir1613
@nuradindahir1613 Ай бұрын
Dilaaal Buurmadow ayuu suldaanku yiri😂😂😂 waa run 😅😅😅😅
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 Ай бұрын
Buur Madow waa Dhoobbi Geela Carabta u Raaca
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 Ай бұрын
Alla Ninkani nasabsanaa caqlibadanaa
@Ali-kv7cr
@Ali-kv7cr Ай бұрын
Buurmadow waa boqor sheegte aan Hargeysa tegi Karin waa Raqiis Warkiisa.
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 Ай бұрын
Ilaahay iiddoor sida ninkaa hakadhigo
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Buur madow wa arbe rag iyo duunyaba ka tegey.❤❤❤❤❤
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Waxay somali ku maah maahday nin maalin kuma Gaadhid.nina sanad,Nina weligaaba.buurmadow. weligaa ma.gaadheyside miyirso
@nuradindahir1613
@nuradindahir1613 Ай бұрын
Kusoco suldaan.. Geesi Anna runta kagaban ayaa tahay ilaahay Haku xifdiyo
@abdigah5364
@abdigah5364 Ай бұрын
Buurmadow afSomaliga ka yara qaldane Awdal State iyo Awdal region waa isku mid oo waa gobol amma State Somaliland ah .
@ahlamabdisalan576
@ahlamabdisalan576 Ай бұрын
Suldan dubad geesi geesi dhalay Guuleyso🎉🎉🎉
@siciidrijaal9570
@siciidrijaal9570 Ай бұрын
Waa oday waayeela oo runta sheega
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Ай бұрын
SNM calankeedii wuu dhacay. Sacad Muuse waa Oromo, waxa sheegay oo caddeeyey mudane Shabeel.
@ahmedxassan6986
@ahmedxassan6986 Ай бұрын
Buur madaw cid aan Habarjeclo ahayn dhib kuma hayo , waayo ? Cumaamada iyo koofiyada Saldanada Habarjeclo ayuu kudawarsadaa Hadii aydaan karaali ahayn waad ka qabanlahaydeen UMMADA
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 Ай бұрын
Suldaan xaaladda ceergaabo
@abdigah5364
@abdigah5364 Ай бұрын
Suladaan Dubbad wejigiisu Hjeclo , Isaaq iyo Somaliland midna uma eke tasfiirkii addoomihii Ingriisku dalka shaqaale-ahaan u keenay وبالله التوفيق
@MohdHajee-wx8ju
@MohdHajee-wx8ju Ай бұрын
Yaab Alaa max waaxy gudhmeen
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Wcs
@zamzamabokor7705
@zamzamabokor7705 Ай бұрын
Caadaqaate sidaadoo kale ma aha boqor buurmadow
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Waa halyey geesiya buur madadow,nin goliyeed dirir dagaal iyo doodba taqaana. Nin ba intiisa sheeg.
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
War ha ku waalan b.madow.nin hablaha iyo ciyaalka isku diraa ma gaadho buur.madow.
@user-ec3qu8hz4m
@user-ec3qu8hz4m Ай бұрын
Adiga saqajaan ah waayo adigoo raba inaad qof caydo ayaad bisinka qabsanaysaa
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Bacaac foolxumo badanaa ma dhidarbaa uf
@foosiyaelmi5274
@foosiyaelmi5274 Ай бұрын
Jareeryoho. Adigu ayaadtahay nnku waxa uu yahay.
@mussasheikh143
@mussasheikh143 Ай бұрын
Bal foolxumadani waxuu ku hadlay iyo beenta uu sheegayo lama dhageysan karo waa bilaa xishood.
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh Ай бұрын
Runbaad sheegtay buurmadow dhuunta ayuu wax ka maqlaa waa nimaan xishoon waa nimaan siriiglahayn waa nimaan iimaan lahayn waa nin dulmi badan waa nin aflagaado badan waa nimaan dhagihiisa iyo iyo afkiisu ismaqal waa nin qabyaaladayste ah
@ramsiosman8325
@ramsiosman8325 Ай бұрын
Adiga malayacni baad tahay
@daudsalah4832
@daudsalah4832 Ай бұрын
La mia strada.
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 Ай бұрын
Naa Ratigu Teg Anna i Reeb
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Ай бұрын
Asc suldaan Dubad LIBAAX
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 Ай бұрын
Suldaan xaaladda ceergaabo
DIGNIINTA BEESHA CAALAMKA (4239)
29:55
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 6 М.
SOOMAALIDA OO KHATARTA MASAR IYO ITOOBIYA LOOGA DIGAY (4239)
12:38
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,3 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 50 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 31 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 8 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | DAGAAKA RUSSIA | UKRAINE +
15:06
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
SHEEKH SHARIIF HESHIISKA ABGAAL
16:44
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,2 М.
MASAR IYO ITOOBIYAHA YAA KU AWOOD BADAN GUDAHA SOOMAALIYA? (4238)
15:55
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,2 М.
GADOODKA SHACABKA IYO MW XASAN SHIIKH AMXAMUUD (4229)
42:48
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 5 М.
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:03
MARWO DAAHIR OO KA KULULAATAY CIIDAMADA MASAR
53:35
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 892
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 50 МЛН