SULDAAN SEERAR | VLOG & KAFTAN |

  Рет қаралды 349,702

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

Күн бұрын

Asxaabta qaliga waan ku wa faxsanahay sidaad nuugu xidhan tihiin
insha alaah muuqaalo aad la dhici doontaan dhawaan fisha soon !!!!

Пікірлер: 1 100
@hassanburalehassan4379
@hassanburalehassan4379 4 жыл бұрын
Jamhuuriyada Somaliland ilhay Hagarab gallo Amaankana ha u siyaadiyo Cadawgeedana Alah Ha Jabiyo 💕
@shiinexaashi8025
@shiinexaashi8025 3 жыл бұрын
S
@cizemr9697
@cizemr9697 4 жыл бұрын
Reer zomaLiland Ma la iz dHaafaYa Halka madow iGa cadeY fadlaN🤴👸👑✋🙏
@xadiyochannel
@xadiyochannel 4 жыл бұрын
Kk
@abdirahinkhadar8480
@abdirahinkhadar8480 4 жыл бұрын
Ragu rag hye lph
@ahmethzakihvarhan177
@ahmethzakihvarhan177 4 жыл бұрын
Cadan manownyzo pulg noqne🤤😂
@ahmedmohammed3732
@ahmedmohammed3732 4 жыл бұрын
Maansha'Allah Waxaad Utahy Tusaale Qurxoon Dhalinta Walalkay, Soosaarida iyo Tusida Aduunweynaha Bilicda Wadankeena iyo Nabadgalyadiisana door Muhiimaad Ka Qaadatay, Waxaadna Soo Duubteen VLOGII igu Xiisaha Badnaa EVER, SULDAANKU waa Funny Wlhi OYAYOOY.😁 My Favo KZbinr ABDALLE JAMAL.👏
@usaameboobe9656
@usaameboobe9656 4 жыл бұрын
Azxpta clib oo dhameys ah soo gali intaa igu qaata wllyaal
@habqaadmedia6281
@habqaadmedia6281 4 жыл бұрын
Wan ku saaray subscribe adn3h izaar wll
@tetekhadar2734
@tetekhadar2734 4 жыл бұрын
GreeN land viva S/land
@Girlboss1.
@Girlboss1. 4 жыл бұрын
Hoygii ilbaxnimada Hargeysa hadhwanaag❤️❤️ Jecliya Dhulkayga ❤️💚 inamada Xadaarinimada kamuuqata bal eega KZbin sharafbay Kuso fadhiisteen
@azaidi7822
@azaidi7822 4 жыл бұрын
Hargeysa barwaqo ayaa talo ilahay ha idin barekeyo
@hoodoapdirahman803
@hoodoapdirahman803 4 жыл бұрын
Amiiiin
@sulekhamaxamed651
@sulekhamaxamed651 4 жыл бұрын
Ameen
@I.A.IBRAHIM
@I.A.IBRAHIM 4 жыл бұрын
Dhulkeena nimca fadhida mansha allaah
@hafsayousuf3025
@hafsayousuf3025 4 жыл бұрын
Aamiin wllo
@engkhadarcc9745
@engkhadarcc9745 4 жыл бұрын
Waa Arabsiyo wll galbeedka Hargeisa
@soumeyamohamed3154
@soumeyamohamed3154 4 жыл бұрын
Somaliland hargeisa❤️😭🥺miss you so much my motherland❤️😭😭🥺❤️😍
@nema2647
@nema2647 4 жыл бұрын
Sumaya 😂❤❤sidokle ani xita waa uu xisay
@suheybabokor2558
@suheybabokor2558 4 жыл бұрын
Allaha idin keeno idinkoo napad qaba iyo Sharaf qaba
@nema2647
@nema2647 4 жыл бұрын
@@suheybabokor2558 Ameen wllo❤❤🖐🖐🖐🤲🤲🤲🤲
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
Where is somalind From sanaag somalia Dhahar⚘🌹🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴
@nema2647
@nema2647 4 жыл бұрын
@@superfun1819 Hahah what?
@nouramohamed3403
@nouramohamed3403 4 жыл бұрын
Hargaysa caday waa Dal aad u shidan m.n AllaH ankala ankala 💚🤍❤✌😇
@fy5222
@fy5222 4 жыл бұрын
Waa Arabsiyo ayaa lagaa yidhi
@aminahmed8573
@aminahmed8573 4 жыл бұрын
@@fy5222 maxaa udiidaysaa hargeysa.hargeysa iyo arabsiyi waa isku mid.
@amalali7104
@amalali7104 4 жыл бұрын
F Y hargays iyo arabso waa isugu mid , waxba hakala gurin, Iska naso abti
@nouramohamed3403
@nouramohamed3403 4 жыл бұрын
@@fy5222 dee yaan liga o dhan 😂 af Somali xumidaa inder hargaysa iyo arabsiyo isku mid weyan
@warzamezaki3238
@warzamezaki3238 4 жыл бұрын
Hargeisa hadhwanag hoyga nabada Ahna casimada.jamuriyada somaliland❣
@sowdaosmanmahamud580
@sowdaosmanmahamud580 4 жыл бұрын
From muqdisho ban idin ka so salamaya tagera idin ahay ❤🥰🙏🙏
@hodanmawlid540
@hodanmawlid540 3 жыл бұрын
🖐️👍❤
@ayanabdulkadirmohamud1872
@ayanabdulkadirmohamud1872 4 жыл бұрын
Inamadeeni wan idin salamay inshallah allaha idin barakeeyo 🙏🏻🙏🏻🙏🏻keep going abdalla jamal iyo caydaruus Aankala aankala iyo oyoyooy waa labada kalmadood ee aan caydaruus ku jeclhy 👌👌👌👌
@subeermaxamed8653
@subeermaxamed8653 4 жыл бұрын
hsjw
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 4 жыл бұрын
RaGani QurbiHii ayay i Nacsiiyeen wLHi #Cayt0 MacHa ALLaH Quruxdii wadankyGa wan u xiisay JamHuuriyadii barakaysnayD #SomaLiLanD 🖤
@saredoilamos635
@saredoilamos635 4 жыл бұрын
Qorbo joogtii ayey inamadan ree somaliland ka badiyeen wllhi 😍😍 keep going My brothers
@hargeisacadey803
@hargeisacadey803 4 жыл бұрын
fanaanka kaliya ee somali u simantay taageero buuxda suldaan magacaaga waad u qalantaa suldaan seeraar💯👍 wlldy abdale iyo cayto rag ku dayasho mudan ayaa u tihiin dhalinta reer somaliland
@habqaadmedia6281
@habqaadmedia6281 4 жыл бұрын
alle kugu dhaarshe Wan ku saaray subscribe adn3h izaar wll
@cabdiramaanxasan4988
@cabdiramaanxasan4988 2 жыл бұрын
fanaanka wllhay waan tageera waayo meel kasta oo soomaali koogdba sharfa aya loo hayaa allaha ha ku daayo
@habonabdirahman663
@habonabdirahman663 4 жыл бұрын
Green land viva somaliland ☘☘💖🧨🇮🇪🇮🇪🇮🇪
@habqaadmedia6281
@habqaadmedia6281 4 жыл бұрын
Wan ku saaray subscribe adn3h izaar wll
@habonabdirahman663
@habonabdirahman663 4 жыл бұрын
@@habqaadmedia6281 ok
@cabdiqanixasan1027
@cabdiqanixasan1027 Жыл бұрын
Ty❤❤❤
@MounaMouna-qx7yj
@MounaMouna-qx7yj Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤WWW
@MounaMouna-qx7yj
@MounaMouna-qx7yj Жыл бұрын
🥰🥰♥️
@khaalidcabdi3183
@khaalidcabdi3183 4 жыл бұрын
So dhawaynta lagu gadhi mayo re somaliland iyo ilbaxnimo nolada dadkygi suldan hargaysa marti kuma ha iyo somali odhan inta wanaga jcl 🤗
@hasanjaake5446
@hasanjaake5446 4 жыл бұрын
Suldanka geeska iyo abdalle jamal nii tageraa horey usocda Salaman From Mogadisho 🇸🇴
@khalidmohamed7900
@khalidmohamed7900 4 жыл бұрын
Abdalla Jamal wll wxd Soo bandhigtay bilicda wadankeen Masha allah
@mustafeabdi4800
@mustafeabdi4800 4 жыл бұрын
Manshalaah Arabsiyo dhulku quruxbadana Hore usocda two legends Abdalla nd Ayto vlog aan cadi ahayn Iyo suldankii geeska ✋🏿✋🏿slaan sare dhaliyaro
@habqaadmedia6281
@habqaadmedia6281 4 жыл бұрын
alle kugu dhaarshe Wan ku saaray subscribe adn3h izaar wll
@libaaxoinahlibaaxsuldan715
@libaaxoinahlibaaxsuldan715 4 жыл бұрын
We waa maqalma jirah welcome suldanka geeska Suldan seraar guhaad boqorka codka kuso dhowoow somaliland Casmda hargysa Casey dhaman azxapta qaliyah ah wan salmyah
@habqaadmedia6281
@habqaadmedia6281 4 жыл бұрын
alle kugu dhaarshe Wan ku saaray subscribe adn3h izaar wll
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 4 жыл бұрын
The legends Aydaruuz jamal abdale and Best singer in the somali
@habqaadmedia6281
@habqaadmedia6281 4 жыл бұрын
Wan ku saaray subscribe adn3h izaar wll
@jamalfarah4641
@jamalfarah4641 4 жыл бұрын
Wo
@yuusufyuusuf666
@yuusufyuusuf666 4 жыл бұрын
Aryaa naga aamu diinta hooyada waa 6ix9ine
@aminahmed8573
@aminahmed8573 4 жыл бұрын
true ,suldaanka geeska.
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 4 жыл бұрын
@@yuusufyuusuf666 maxad ka hadlayza apti
@uzamehwaqalka7324
@uzamehwaqalka7324 4 жыл бұрын
Abdale jamal abdale cayto waa 2nin oo far xdayda ka taliya marwlba aad bad umahansatiHiiN keep going barnamijka kale maftuux cadceed soo qabta amiin samadoon
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 4 жыл бұрын
suldaan somaliland asxaab badanuu ku leeyhu🇮🇹💕
@salaxabdiaziiz764
@salaxabdiaziiz764 4 жыл бұрын
Hadaad dawatay adigoo fadhiya like dhac kusii
@vr7643
@vr7643 4 жыл бұрын
Duriyada Barakaysan lagu gaadhimayo dhul qurux bdan iyo ilbaxnimo so dhawyn leh hore usocda hormoodki somaliyey❤❤❤❤
@Tafo775
@Tafo775 4 жыл бұрын
Markaaso kale Waa markaan hagaysa , Sonaliland kal iyo laab ugu xiiiso 🔥👍🏾❤️. Hore usoco Sxb Cabdale Jamal iyo Ayto ✊🏽✊🏾🙏🏽🙏🏽👍🏾❤️❤️❤️
@habqaadmedia6281
@habqaadmedia6281 4 жыл бұрын
alle kugu dhaarshe Wan ku saaray subscribe adn3h izaar wll
@Tafo775
@Tafo775 4 жыл бұрын
walax walax haye Sxb adna subscribe i saar KZbin ka
@dhaladkiiburco1438
@dhaladkiiburco1438 4 жыл бұрын
Hadaad Islaam tahay dhac sii halkan ❤
@habqaadmedia6281
@habqaadmedia6281 4 жыл бұрын
alle kugu dhaarshe Wan ku saaray subscribe adn3h izaar wll
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
*Suldaan & Best Vlogers* 🇭🇺🇭🇺
@nemohaipe979
@nemohaipe979 4 жыл бұрын
Ar suldaanku wa xaraabo miidhan😂😂😂😂❤ Keep going brothers ❤
@suleekhacabdilaahi4872
@suleekhacabdilaahi4872 4 жыл бұрын
Aduunka youtuperkaan uugu jecelhy kerp going brathers♥️♥️♥️♥️💋
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 жыл бұрын
Laasqoray iyo badhan mrkaan meel kmaqlo dhiigaa ikaca❤❣❣🥰😘😘
@suldaanabdikareem3931
@suldaanabdikareem3931 4 жыл бұрын
Alla nabada iyo barwaaqada ha u siyaadiyo wlldy #somaliland from #muqdisho 🇸🇴
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
Mahadsanid wlo idinka nabad bn idin rajeynayna
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@yahyebadri9829
@yahyebadri9829 4 жыл бұрын
Wall ilahy idinka hay idin siiyo👏👏🥰😗
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 4 жыл бұрын
APDULRAHMAN APDUlLAHI Lipax
@hodanmawlid540
@hodanmawlid540 3 жыл бұрын
❤👏
@shuushunasir3860
@shuushunasir3860 4 жыл бұрын
Aydarus what a beautiful energyyyy 😂👏 by the way like wht ya all did keep going bro 👏♥
@fatumonadiif3642
@fatumonadiif3642 4 жыл бұрын
Mnsha Allah green land Somaliland ❤️🇮🇹🇮🇹🇮🇹 go forward legends zuldanka geska nd aydarous moh My favourite KZbinr apdalle jamall abdaleh iprahim bahilaawe Allah bless you 😇 brother
@habqaadmedia6281
@habqaadmedia6281 4 жыл бұрын
Wan ku saaray subscribe adn3h izaar wll
@farxanmaxamed6546
@farxanmaxamed6546 4 жыл бұрын
Wll calanka was qaldanyahay was talyaniga calankisa
@faisalabdihassan9693
@faisalabdihassan9693 4 жыл бұрын
Walashey calankan Italia leh please ma udhaftidoo kaf lewaye igu qado noh😂
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 4 жыл бұрын
@@faisalabdihassan9693 kee ban qadana marka😂😂
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 4 жыл бұрын
wiilasheeni mnsha allh dhamantiinba burcan naguso booqda macal suldaanka💚💭❤
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
Na wll manu cumar binu cafuuf wali idin hor jogin malin dhawaydna makhaayad bu idinka gubay ban maqlee
@filmmakervlogger7250
@filmmakervlogger7250 4 жыл бұрын
Suldaan serar ba waxa la weydiyay kalamada aanka la Aanka mxa ku micnen lahyd kulaha adiga iyo Adeerkapa 😂😂
@ismojeki9975
@ismojeki9975 4 жыл бұрын
Kkkk
@hodanmawlid540
@hodanmawlid540 3 жыл бұрын
😅😅😅😅😂😂😂
@mohamedeidnouhbhd2306
@mohamedeidnouhbhd2306 4 жыл бұрын
Zxpayaal Guri barwaqo Vlog soo qabta Abdalle jamal iyo Cayto azonto 😂😂✔✔🙌🙌 wan idin salamey rageedii
@faisamohamedadam5512
@faisamohamedadam5512 4 жыл бұрын
War nagatag guri barwaaqo lahaynee, markaasad ciyaal iyo badawnimo lasoo hor oradaan.
@somalidhalad3007
@somalidhalad3007 4 жыл бұрын
@@faisamohamedadam5512 Walalo ininka maxad ku magtey fikir kiisu ka hadley maxa cusbada iskugu kicinisa 😂
@sharmarkeabdikadir2203
@sharmarkeabdikadir2203 4 жыл бұрын
Muuqaal aad uquruxbadan. Hore usoco Abdalleh Jamal iyo Azonto big respect ✊
@waliidbarre417
@waliidbarre417 4 жыл бұрын
Mnshaalah quruxda arabsiyo iyo video editing macan,jawi qurux baden wxani waa another level😋😋😋
@idilali9880
@idilali9880 4 жыл бұрын
Ree hargaysa sodhaweyn loodaa keep going ❤
@munaabdi3595
@munaabdi3595 4 жыл бұрын
Masha allah Hargiesa cadey iyo suldaan seerar ❤❤❤
@hibakabdi9668
@hibakabdi9668 4 жыл бұрын
Best youtuper in the somali wllhi wn niqiry nin dalkiza joga oo hdana vlogs no samynaya wa wx lagu fano allha ni dhawro inamadayadii❤💚
@muscabfaras8027
@muscabfaras8027 4 жыл бұрын
Aankala Aanka, War barnaamijka Share gareeya Aaa Aaa ..😂😂😂😂
@muscabfaras8027
@muscabfaras8027 4 жыл бұрын
@@zaynabb1314 😂😂😂
@amiirfarhan536
@amiirfarhan536 3 жыл бұрын
SuLdaN serar Boqorka codka🤴💞🥀HadaN Cid La KuLmaYo WaxaN la KuLmi LaHa aNkaLaH😥JeceLaN LaHa inago kuLaNaH😁💫🥀
@ibraahimadalofficial1958
@ibraahimadalofficial1958 4 жыл бұрын
waa wllkiin ibraahim adal oo idinle Subascarb isaar wllo somaliyeed dhamaantiin😘time suldaan seeraar💪❤❤❤❤😘👈
@cgaraad1082
@cgaraad1082 4 жыл бұрын
suldaan serar miyaalasoodaayay
@xamdaeid1374
@xamdaeid1374 4 жыл бұрын
Hhhhhhh suldaan baa idinka badayaya
@sakisaeed641
@sakisaeed641 4 жыл бұрын
Reer sanaag bari lasqorey iyo badhan wey idin salaamaya kuli abdlle iyo jamaal....suldaanka geska
@yonezcrown
@yonezcrown 4 жыл бұрын
Weewe Abdala jamal &Ozonto. Dabcasar Iyo Suldanka C▪︎Caddo Iyo Aminsamadon DJ adam - Onthe Beat Asxaabkalle oo farabadan Kalmadi Igu Qosolka badnayd vedioga 3:05 Igawaal Hahaha Hormarwacan dhamaantin Sxpyaal
@hanihibaaq4169
@hanihibaaq4169 4 жыл бұрын
Hargeisa caday my dalkaygii aadka u jeclaa i miss you💚🗯❤💚🗨❤💚🗯❤👏👏👏👏👏👏👏
@qureshnuurofficiall5436
@qureshnuurofficiall5436 4 жыл бұрын
Suldaan seeraar suldaanka geeska🎵♥️💯
@dcmustafanardo5701
@dcmustafanardo5701 4 жыл бұрын
Wllaahi abdale this video is the best video I've watched on KZbin keep walking brothers
@nemcomohamed303
@nemcomohamed303 4 жыл бұрын
Caydaruus wlhi wan u bogay keeeeep going bro
@aaminacali8478
@aaminacali8478 4 жыл бұрын
Suladaanka geeska iyo jawigii mcn ee arabsiyo waawa iyo codkii suldaan oo gariiriyeya dadkii waawa ilahay codka ha, kuu barakeyo wllo ozonta nin aana taagero dhamantin keep going منشاالله 💖♥️♥️♥️♥️🤴🤴🤴raga mcn ayaa isku yimi alle ha idin xafido dhamaantin waa idin jecelahay wlalhay💖💖💖♥️♥️♥️💖💖♥️💖
@idirisfaracadde9646
@idirisfaracadde9646 4 жыл бұрын
Abdala Jamaal Mujaahid Caydaruus Suldaanka Geeska❤
@decodhuule998
@decodhuule998 4 жыл бұрын
Masha Allah abdalle Jamal suldan seraar iyo abwan Amin Samadoon iyo idiris dabcasar Waqal studio Keeep going❤❤❤❤ Somaliland meel laguraaxaysto
@maliifigure7616
@maliifigure7616 4 жыл бұрын
KZbin dadna waa isku xagxaganayaan si ay Views iyo Subscribers uhelaan Ragna Qurxda waddanka iyo Baashaalkooda isaga jiraan Keep going brothers 🙌❤❤ Much love 💜💜
@hamzejunior8515
@hamzejunior8515 4 жыл бұрын
War yaabay yaabay anigu wan yaabay nimankani way socdeen wllhi😂Aytoooy zhp Dance kagas malayga kiraynayaa😂🌍🤦‍♂️
@yessboss9640
@yessboss9640 4 жыл бұрын
Viva SOMALILAND 💚💚😍❤❤
@abdirahmanbarud9560
@abdirahmanbarud9560 4 жыл бұрын
Hargeisa Somaliland ❤🗯💚 guul iyo gobanimo Jamhuuriyada barakaysan iyo dhamaan bulshada xalaasha ah ee kunool rabi ha'idin garabgalo
@khaalidcabdi3183
@khaalidcabdi3183 4 жыл бұрын
Aamiim shodhe
@asmaasal5950
@asmaasal5950 4 жыл бұрын
❤️😭hargisa Marka arko Calosha i xanuunuta walhi ❤️❤️😭miss you
@Xikmaawi77
@Xikmaawi77 4 жыл бұрын
*Calool xanuun noocee ah ma dhinaca Noloshaa*
@abdifatahkalif407
@abdifatahkalif407 4 жыл бұрын
Another level waaye! Greetings guys.
@shaakirhusein1281
@shaakirhusein1281 4 жыл бұрын
Hal talo ayaan idin siinayaa ku dedaala inaad siisaan fursad uu ku hadlo qofka aad kusoo casuuntaan barnaamijkiina
@cabdicasiismaxamuudmacalin869
@cabdicasiismaxamuudmacalin869 4 жыл бұрын
3:33 Sual = suldaan kalmada aan kala aan kal maxaa kataqaana Jawaab = nio kalmadaas waa maqlay lkn maaqan Sual = maxaa ku mataali laheed Jawaab = adi iyo adeerkaaba hhhh
@khaalidcabdi3183
@khaalidcabdi3183 4 жыл бұрын
Sara weyan kkk
@abdullahiahmed1212
@abdullahiahmed1212 4 жыл бұрын
Kkkkk waxaan kaloo kuqoslay like-ta wash-kusiiya iyo subscrebe-ta kushuba
@nagibmohamud4843
@nagibmohamud4843 4 жыл бұрын
@@abdullahiahmed1212 hhhhh ninku wa madaxa kaftanka
@fahadfilmsvlogs1243
@fahadfilmsvlogs1243 4 жыл бұрын
Wlhi janalkani wuxuu uqalmaa darajada millions subscribers go zxpyaaal abdala iyo aydrous
@ubahzandhalquraysh3914
@ubahzandhalquraysh3914 4 жыл бұрын
Keep going Guys wllhi Taageero buuxdan idiin hayaa Lkn dhaliishaad leediin wd naga raagtaane Vlogyada hanagala raagina nooso badoya
@jestochannel8947
@jestochannel8947 4 жыл бұрын
We love you ⚘❤👑 Abdalle jamal 🧡 Cayto asonto 💛 Suldaanka Geeska 💚 We love you ❤👑⚘
@AyaanleMoh
@AyaanleMoh 4 жыл бұрын
My brothers keep going
@habqaadmedia6281
@habqaadmedia6281 4 жыл бұрын
alle kugu dhaarshe Wan ku saaray subscribe adn3h izaar wll
@mumtaazabdirhmn7536
@mumtaazabdirhmn7536 4 жыл бұрын
Ni jeclahy wlhi dar illahy Aydrous asonta io Abbdleh jamaalba 🥰❤❤❤
@yusufalimohamed8411
@yusufalimohamed8411 4 жыл бұрын
aad iyo aad oyoyooy from mogadishu keep going lipaaax horo usoco we love you ❤
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 4 жыл бұрын
Suldaanku waa rageedi kulahaa adigiyo adeer kaaaba 😄😄 bal like dhac igu siiya rag iyo dumarba
@yusufali4929
@yusufali4929 3 жыл бұрын
Horta waa iga suaale Liketu halkan maxaay Qabataa
@yasminibrahim7950
@yasminibrahim7950 4 жыл бұрын
Best vlog ever with suldaankii geeska🙏🤩❤
@yousufreactionsvlogs7901
@yousufreactionsvlogs7901 4 жыл бұрын
high quality video🖤🙏🏾🤚🏿 AND beautiful place🙋🏿‍♂️
@abdulqadirjama3317
@abdulqadirjama3317 4 жыл бұрын
Plz no kordhiya minutes ka uu soconaayo vlogs ku ......
@ahmedosmangurey2048
@ahmedosmangurey2048 4 жыл бұрын
Top Somali Youtebers,guys you’re so Amazing 😉🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻💪🏻💪🏻
@abdifitaxsuldaan9804
@abdifitaxsuldaan9804 4 жыл бұрын
Warya dub 😂😀
@hibohassan8939
@hibohassan8939 4 жыл бұрын
Suldan seerar fanan qaliya I'm from somaliland
@alishata6249
@alishata6249 4 жыл бұрын
First view from CK
@yacquub1630
@yacquub1630 4 жыл бұрын
*Suldan $ Azonto & Abdala hore u socda zxpayaal*
@mohamadkhadar4274
@mohamadkhadar4274 4 жыл бұрын
My hometown arabsiyo alle quruxda hanoo siyaadiyo Ankala iyo wash washba kaga siyaa 😂😂
@Zackerie
@Zackerie 4 жыл бұрын
Suldaanka seeraar waa wada qosol wlhida😂😂😂❤
@esmahan143
@esmahan143 4 жыл бұрын
Www my fav singer SSG and fav youtuber abdalla masha allah😘🤗🤗
@aasiaabdulkadir5568
@aasiaabdulkadir5568 4 жыл бұрын
Adi iyo adeerkaa suldanka🤣 Abdala iyo caydaruuscaydruus❤ wan idin salamaya mar un idin la kulmayaa i.a🙏👏👏hormar wacan
@farahsaed8329
@farahsaed8329 4 жыл бұрын
Nimcooyinka illahy bixiyo kuwooda ugu cajibsan nabada ka mid ah oo wax kasto noole ahi ubahyn 👏👏👏👏ku dalxiisa dalkina mansha allah
@Mohamet-t5b
@Mohamet-t5b 4 жыл бұрын
Mnsha allah quruxdii somaliland noolada wlalahy
@nimonaruuroh340
@nimonaruuroh340 4 жыл бұрын
Abdala Volgs best channel ♥️
@samiiralih6764
@samiiralih6764 4 жыл бұрын
Best KZbin rs cayto and ina Jamal ♥️
@ramp0485
@ramp0485 4 жыл бұрын
Abdala Jamaal vlog aad bn ugu xidhanahay zxp maalintuu 1m subscribe uu gaadho insha Allah Ankala anka
@sakariyeabdi2680
@sakariyeabdi2680 4 жыл бұрын
Best vlog aan dunida intaa saarnaa daawado abdalla jamal & caydurus ayto best somali KZbinr Dadka KZbin iska furanaya waxan camal meysamayn karaan🤣😂 waligiin horey usocda oo hasoo❤❤ laabanina😂
@marinathussein2532
@marinathussein2532 4 жыл бұрын
A dale iyo aitoy wad nagu rajisay wllhi vloga San u sugayey finally go forward hnoh
@abdillaahi1248
@abdillaahi1248 4 жыл бұрын
Top sxb Abdalla Jamaal iyo asonto Runtii waa vlog aad uqiimo badan oo indhuhu Ku doogsanayaan . Keep going brothers.
@nimorella6357
@nimorella6357 4 жыл бұрын
Abdale Jamal iyo asonto, suldaan seerar mansha Allah magaladaydi baad booqaten arabsio maansha Allah video aan caadi ahayn weeji
@ahmedabdiaziz1433
@ahmedabdiaziz1433 4 жыл бұрын
KZbinr ada loo bahanyahay waa idinkoo kla wayo aadban u raadinayey inaan arko dhalinyaro meelaha quruxda badan ku xayaadaya oo wakhti ku qaadanya mansha allah halkaas ka sii wada #Abdalle Jamaal Iyo Cayto Aankala aanka. 🙏🙏👌😍😍
@Asmaaa_12
@Asmaaa_12 4 жыл бұрын
13:25 weeeweeeee cayto wankaa haynaa ankala anka😂😂😁💪🏿by the way keep going abdala jamaal and caydaruus azonto💛💪🏿
@mahadkarimi2358
@mahadkarimi2358 4 жыл бұрын
what a vlog keep going great legendary
@dkayup1660
@dkayup1660 4 жыл бұрын
Dk FrOm arabsiyo Dadkii Barnamijka live uu dawanaYaY
@mohamadkhadar4274
@mohamadkhadar4274 4 жыл бұрын
Ninka kaliya Ayuubka ah ee arabsiyo jooga 😂
@cawocali4218
@cawocali4218 4 жыл бұрын
Caydaruus wlhi waad iga qosliyay amiiin samadon halku ka boday waaa inaad rekood xidhata ...cabdale Jamaal and caydaruus hore usocoda
@othmanomarmedia6608
@othmanomarmedia6608 4 жыл бұрын
Wash wash iga sii suldaanka 🤣🤣 updale jamal. updirashiid azoonto keep Going wlloDeY🙌❤️
@somalilandtoday1219
@somalilandtoday1219 4 жыл бұрын
Ragaas oo kala youtabero la yidha waxa kale tuuris best ever Abdale iyo cayto 1milion subscribe waa inay helan
@fahiimaabdi1061
@fahiimaabdi1061 4 жыл бұрын
Manshallha jamuriyada barakaysan somalilaland wadankagi wale male kamo tago
@heersarephotography1645
@heersarephotography1645 4 жыл бұрын
Magacaygu waa Apdifatah heersare Waxn jooga arapzio Adigu waxan idin odhan lahaa abdala JamaL iyo aydarus Azonto ZhpaYaL Vlogs mrkasta meelo green💚 kuzo duupa dadki youtobe ka loogu talagalay paaa tihiine Hore uzocda waligin gulaysta
@sukhrahassanabdibacad9813
@sukhrahassanabdibacad9813 4 жыл бұрын
Horumarku waa dhankiina Abdaleh iyo cayto keep going bro ❤💯✌
@bilanboqoro5620
@bilanboqoro5620 4 жыл бұрын
M.a dhulkeygii Somaliland💜💜💜💜💜💜💜❤❤❤💐💐 Allah ha inoodaayo
@fadxiapdilahi524
@fadxiapdilahi524 4 жыл бұрын
Zxpayaal wd idin jeclahy ❤🌹
@aaliyamoalin6683
@aaliyamoalin6683 4 жыл бұрын
Inaaderky Suldaan ilaahey Haku dhowro hnoow intakle Asxabta sida quruxda badan isugu timi Dalxiskan MashaAllah
SAY WLHI IYO AYTO MAXAA KALA QABSADAY
10:15
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 272 М.
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 33 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 10 МЛН
HABEENKA HOBOLKA HCTV WARAYSI SULDAAN SEERAR BEST 2018
52:22
Horn Cable Tv
Рет қаралды 92 М.
Cuntada Wadooyinka Hargeisa | Street Food in Hargeisa
14:03
Qays Qeyser
Рет қаралды 603 М.
FANAANKA OOMAR BAR BAR FANKII IYO HEESIHII WAA ISKA...
5:26
Cishqi Official
Рет қаралды 859
Suldaan Seerar - Qalbi Nuuriya Ladies Night Show Hargeysa 2020
4:45
Waqal WStudío
Рет қаралды 2 МЛН
XARIIR AXMED IYO SIDAAN U DUUBNEY HEESTI UDANBAYSAY 🎥
14:52
DEEQSI MAN
Рет қаралды 31 М.
MADAR IYO CAMERA DA QARSOON
14:59
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 392 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY ?
19:31
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 411 М.
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 33 МЛН