Allow barakee suldaamada maakhir, waa dad goba, waa dad sharaf badan, waa dad aan aad u jeclahay, waa dadkii hooyaday la beeray. I love you dearly Abtiyaal. Guulaysta aakhiro iyo aduunba.
Isaaq intaa u sheeg Samaroon aysa lagu gumeeyey waa dad aqoonyahaan ah xadaarad leh. Isaaq afka xabad marka laga geliyo ayee edeb yeesha an.
@Remember19772 күн бұрын
Allah talada wanaagsan iyo towfiiqda ha idin waafajiyo. 💙💙💙🇸🇴🇸🇴
@AbdirahmanAli-u9i2 күн бұрын
Dofarka kusaran profile ka mala socota dofar waynadayba kusaran adeer iska fiiri
@Remember19772 күн бұрын
@AbdirahmanAli-u9i Doofaarka waa itoobiya
@AbdirahmanAli-u9i2 күн бұрын
@@Remember1977 KKK hada ku fahmay
@ahmad69672 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂Remember dofaar ka ninku uu saaran yahaa ah waa wax lisgu garto dofarka iyo caalanka shedannka is ka tuur😂😂😂
@Madaxey-r2f2 күн бұрын
Haddii aan Warsangeli ahay ninkan ma aamineen! Maxaa keenay in uu magacaabo shir guddoon isagoo leh talada dhulka ayaan idiin dhigay? Muu Qabiilka u daayo in aay iyaga iska doortaan shir guddoonka!! From Gedo
@AliSouleiman-f8n2 күн бұрын
SSC guul
@maryamahmed83092 күн бұрын
Maanshalaah Halkaasuu iDiin soidhigaye Gunimada ka Baxa walee ceebaa na dul hoganasee LAakiin Waxeey aheed SULDAANKU INUU YIRAAHDO GUDIGA SOO DOORTA WRSNGELIYOOW MARHADUU ISAGU MAGACABAY MA FAYOBA XAALKU DHANA UU U BADANYAHAY BAAY OGYAHIIN WAAGOORMA GOORTA UU LEEYAHAY TASHADA WAA GOOR GUMEEYEY TALKAYO
@saadhussein54662 күн бұрын
Maryama waasidee? Waa kacsantahey biyo iskushub
@YussufAbdullahi-h9z2 күн бұрын
SULDAAN KU SOO NOQO GURIGAAGII CEERIGAABO ADIGA IYO REERKAAGUBA WELCOME
@ahmedfarahsaleban86732 күн бұрын
Wlhi waa nin islaama suldaanka waali ma arag isago dhiiga ku baqaya in la daadiyo isago nabada ka shaqayina mooye akhiyaro alle jano hakugug abaal mariiyo
@yusufkolkol12132 күн бұрын
Dadkiisa marka la dilaayo ka waran
@IbrahimOsman-p6p2 күн бұрын
Ahmed waxan filaya kuwii guryaha bililiqaysanayay ayad tahay e guriga suldanka afcas magaceda kuqorayay hadana waxad ledahay suldanku nasab Warun lkn dhaqan xumada idoor iyo bililiqada u kawado cergabo in lagawada qixi mar wan umalayn Allah aya Xaal og
@ahmedfarahsaleban86732 күн бұрын
@@IbrahimOsman-p6p anigu ma joogin ceerigaabo sida u aragtay u dawaaday ina lagu qorana waa qalad magaca nin kaasta hantidiisa isaga leh warsangelina waa dega ceerigaabo lkn wax wanaag lagu waayo xuman iyo dagal laguma hagajin karo qofka musliimka ah waxaa banan inu ka shaqeeyo wanaaga
@ahmedfarahsaleban86732 күн бұрын
@@IbrahimOsman-p6p adiga qudhada cadiifadbaa ka muuqadta reer kasta waa ku jira I dhaqan xun kuna caayi maayo darood oo dhan adiga istoosi godkaaga qabiil kula geli mayo
@ahmedfarahsaleban86732 күн бұрын
@@yusufkolkol1213 dadkiisa keliya ma dhiman lays dil sideedba marka lays dilaayo midba dulman lkn dhaqanka oday nimo ku sharafan yahay suldaankan
@Tea4ever-o8h2 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤ Quran hala akhristo
@ianmohamed83682 күн бұрын
Taladu waaisaaq ha ka baxaan daanta bari ceerigaabo
Waa dadkii muxtaramka ahaa alle ku barakee akhiro iyo adunka
@yusufkolkol12132 күн бұрын
Iidoor aad bay warsangali u leefleefayaan ,,walee maanta harti waa isku talo waligiiba isku daya in aad ka dhex kaluumasataan
@Bilekhyr2 күн бұрын
Aamiin
@RidwaanYousufКүн бұрын
ssc❤❤❤ssc ss
@MuhammadAhmad-ki7jc2 күн бұрын
Warsengeli niman sharafle le oo nabad jecel
@yusufkolkol12132 күн бұрын
Iidoor aan nabada wax Ku lahayn bay deris la yihiin Iidoor waxba ha leefleefine reer harti ah
@Onceuponatime-f7h2 күн бұрын
@@yusufkolkol1213 War dadka cayda ka daa. Isaaq ab iyo isir ayeyna dhaleen cidna u maqli mayno.
@UmuHudayfa-qf7iq2 күн бұрын
@@Onceuponatime-f7hwarsangeli dad ilahay caqli siiyay oo aan xumaan iyo dhibaato jeclayn ilahay dhiib haynaga haayo waa laysku keen wadaa inaynu is dilno lkn dhiibkasto dhaca iyo dhimasho kasto timaada marba la heshiine maxa laysu dilaya waar reerka dhulbahante ilahay haso hadeye yanay isku keen gubiin oo ina akhairo seejin warsangeli ceerigabo na waa wada deganyiin isaaq degamadodana ayaga mamusha ciid ku haysatana ma jiirto isaqna degamadisu joga wana wiil iyo abtigii
@Onceuponatime-f7h2 күн бұрын
@UmuHudayfa-qf7iq Run baad sheegtay. Inta Dhulbahante na caayo anaga Isaaq nama caayo. Garaad kasta HY baa dhashay ab iyo isir weligaya col lama aanan noqon. Dhulbahante waxa u fiican in maskaxda ka shaqaysiyo. Bal waxa kale ha joogaanba cayda joojiya iyo fitnada. Weligeen dhulkan wada joognay dhib badani ma dhici jirin. Gabadh Gidaar wax ku qortay Warsangeli iyo Sultankidu wax u noqon maayan, hadda toban hablood oo xaal ah noo Keena baanu leenahay cay la'aan iyo af xumo la'aan. Guriga Sultanka Warsangeli ab iyo isir gabadh Isaaq ah ayaa lahayd oo lagu qabay oo ragga ugu fiican dhali jirtay. Gabadha Af Cas waanu guursan iyada lafteeda. Gabadhu guriga hadday summad ku qoratay dee guur Doon. Sultanka ayeeyadi 1. Muse Carre ayeeyo Marian Fiqi Allah ha u naxaristo 2. Aden Madoobe 3. Yaasif Dee gabadh HJ ah hadday wax ku qortay waa soo dhowaynayna, waana guur Doon gabadhu. Waa rerrki Garaad Liban dhalay(Carmo Garaad Liban) ku talin jiray oo Warsangeli ugu badan. Case is closed
@califaarax70522 күн бұрын
Garaadka guud ee ssc waa kii yiri "Gala dagaalka", suldaanka warsan Gali waxa uu yiri so tasha? "Goorma ayey talo imaan?
@Onceuponatime-f7h2 күн бұрын
System Sultanada maxaad ka taqaanaa? Wixi tolkis ku taliyo ayuu ku go'an yahay. No dictatorship down here
@afbile12 күн бұрын
Nin walba go'aankiisu waa wax iska celiya oo sharafkiina ilaashada.
Tashanay na dhaaf Graad jaamac graad Cali baa ku dhaama .iska tag
@Onceuponatime-f7h2 күн бұрын
Garaad Jama maxaa naga galay ma Dhulbahante ayaad na mooday? Tala keen baa lagu yiri weli waad niic leedahay
@Umo5802 күн бұрын
MAANSHALLAA ❤🎉🎉🎉
@Abdalla-11222 күн бұрын
Ninkan warsangeli haka tashado
@Mideye1572 күн бұрын
War reer SSC la xoreeya Ceerigabo. Ceerigabo hadal kuma imanayso.
@Onceuponatime-f7h2 күн бұрын
Ssc Ma Daarood kale baanu ki xignaa? Caydooda xaal nooga keen
@jamaalmohamud96792 күн бұрын
Meeshii uu horkici lahaa iskuna raadin lahaa warsangeli,lafkastana u tegi lahaa buu leeyahay soo tashada, muxu Sultan ka yahay, kan duriyadii Maxamud Cali shire ma aha 😂😂😂😂 warsangeli waa inuu hogaan cusub doortaa kuwani waa qasaaree. Dhulbahantoow garaad Jamac Cai noogu bedela😂😂😂
@hodanmeecaad6852 күн бұрын
Warsangeli guryo badan ayuu hargeysa ku leeyahay wuu ka tagi hadaanu nabad sheegin
@jamaalmohamud96792 күн бұрын
Meeshii uu horkici lahaa iskuna raadin lahaa warsangeli,lafkastana u tegi lahaa buu leeyahay soo tashada, muxu Sultan ka yahay, kan duriyadii Maxamud Cali shire ma aha 😂😂😂😂 warsangeli waa inuu hogaan cusub doortaa kuwani waa qasaaree.
@afbile12 күн бұрын
Ma Idoor baad tahay? Ku fahanney
@Bilekhyr2 күн бұрын
❤❤❤ kusocoda 🟩🟦⬜🟩🟦⬜🇸🇴🐎👀🤍🩵🇸🇴
@abdicash87872 күн бұрын
Suldaan abdi salaan ixtiraam buu iga mudan yahay, waxaan jeclaan laha inuu shirka ka hadlo ninkii mr Listen to me Aka ina geeldoon
Bulsho kasta ma jiro keliyeed cuqdad uga baxda Dadka deriskeeda.. umada waa tii wada jirta sida adduunka. No cuqdad
@rahmanrahman-wy4wm2 күн бұрын
@afbile1 anigu reerkaas ma ihi lkn dhulkooda waxaa moodaa inaysan wax hormar ah ka socon khayr baana u rajaynayaa reerkaas iyo waddanka oo dhan
@Yusufliban-ty2tl2 күн бұрын
Khudbada suldaanku waxay u egtahay go,aan colaadeed inuu qaatay in badan ayuu fiicnaa laakiin waa tii uu khaatimadiisu ku xumaanaysey way luminayaan aakhiradiisii bay seejinayaan ilaahow aakhiro hana seejin
@Ceergabo2 күн бұрын
Haday run tahay oo aad isu wada timaadeen Ceergaabo Habarjeclo iyo Habaryoonis oo isku dhinac ah baa ka dagaalamaya. Warsangalow buuxiya qaybtiina. Way maqan tahay kaalintaad ku aadanaydeen.
@Onceuponatime-f7h2 күн бұрын
@@Ceergabo Sultan aad cayday kuu iman mayso ee Daarood ma Warsangeli keliya ayuu noqday?
SULDAANKA WARSANGELI WAA NIN GOB AH MAAHA SIDA GARAADADA DHULBAHANTE EE CUQDADAYSAN
@firdowsmusay-ze9gs2 күн бұрын
hartiyow gala cerigaabo oo shirarka faraha badan iskadaaya oo hub iyo ciidan ba diyaariya
@iftin20242 күн бұрын
Ceerigaabo ma hooyadasbaa leh Igu soo orod ceerigaabo maaha, awood baa lagaaga saaray 😂mana soo hawaysan kartaan😢
@XiinfiniinXawaareye2 күн бұрын
Ceerigaabo warsangali ayaa iska lel maakhirland
@sahraahmed-fv6rj2 күн бұрын
Warsangeli waa dad sharafleh nabad jecel dhulbahante daandaasina ma daayo waxna iskama celiyo
@shukrijama53992 күн бұрын
Kkk miskiina nayaa ma mid idoor kugu dhusdhusa dhulbahante waxa u yahay ciidna amaan ugama bahna ee dhidhibso nayaa
@NasraGulaid2 күн бұрын
Soo kii dhulbahante ciidankii qaranka 32 sano kaga yeedhsiiyey Baalaha maxaa iga duulay
@ianmohamed83682 күн бұрын
Adeer iska tag isaaq based horgale U tahay. Mee gurigaagii
@AbdinasirMohammed-z3t2 күн бұрын
Warsangali si nabada ku so noqda
@abdullahihurre98432 күн бұрын
Warsangeli baryo kaaga baahna soo nqoda maxay tahay dhilaa ku dhashaye
@HassanSharif-k9d2 күн бұрын
Warsangeli waa kala qaybsan yahay
@afbile12 күн бұрын
Hadal cadow, idoor
@Cali-h5b2 күн бұрын
Warsan geli waa aqoonta soomali
@xaajilacag8282 күн бұрын
Who cares about Ceerigaabo is the capital of sanagag belong to Somaliland and protected by habar Yoonis
@The-informed2 күн бұрын
2024 idoor qaxoti hakaa dhigo wa nasiib daro, soo tashada ma afba? War dagaalka gala kaliya dheh waxba dadka ha hosaasine
@maryamahmed83092 күн бұрын
NINKA MAAN TASHAN WAAY AMA GARABKIISA BANEEY HALAAG BAA SUGAYA HADA MAANTA HARTI AMA DAAROOD AMA SOOMAALIDA FAYOOW IYO ADUUNKUBA WUU IDIIN JEEDAA HADAAD MANTA GO AAN SLM QAADATAAN OO QOF HORGALAA LA ARKI JIREE QABIIL HOYGALA NOQOTAAN BERI MA DHIHIKARTAAN SHIR NABADGELYUU AHAAYE MA AHEEN GO AAN AANU IDINKULA GO AAYNO ILAAN MAANTA WAA KALA HUF IYO KALA HAADINE QARANKU SHEEGII JAMHADUU ISU BEDELAYE
@smohamedabdi19272 күн бұрын
Adeer gobolka sanaag 100% 80 waxaa ka ah warsangeli siday ku dhacday in laba nin oo isaaqa in midina uu gudoomiye gobol ka noqdo midna maayarka ceerigaabo
@NasraGulaid2 күн бұрын
Nabad nabad ayey u arkayeen Balse yaa nbadaada lagu aaminaaa
@AbidiMohamed-ih7fb2 күн бұрын
Maayirku qof iyo cod buu ku yimaadda wersangelina ma codayn guddoomiyihu se wuu guur guuraa xilligii ina cigaal samroon buuba ahaa mar
@yusufdaahirfaraax37792 күн бұрын
400 oo maxabiis isaaq ah lascanod liita ku caba 😂😂
@XiinfiniinXawaareye2 күн бұрын
SSC ceergaabo waxba kuma laha
@yasinyusuf56292 күн бұрын
Waxaan maqli jiray taladaan la ruugin waa lagu rafaadaa warsangeli waa dad caqli badan oo aan si deg deg ah arinku gelin iyo seef laboodnimo sidii dhulbahante Waana Sida saxda ah in dadku waxa soo wajaha ay wax iska weydiiyaan oo isku soo gaadhaan taladeeda lk hadii 4 qof iskala boodo waa lagu jabaa wax kastana waa in la rog rogo oo qiimayn lagu sameeyo Maxaa ka iman kara Maxaa inaga maqan Maxaynu haysanaa Maxaynu ku waayeynaa dagaal Maxaynuse ku helaynaa Maxaynu diidan nhy Maxaynu haysanaa Ujeedkuse muxuu yahay Waxaas oo dhan waa in la is weydiiyo si aydaan hadhow iskugu canaanan Waa arin fiican Allah ha idiin waafajiyo wixii khayr idiin ku jiro
@ianmohamed83682 күн бұрын
Is too late Mr horgale Belo waa laga hortagaa lagama daba tago
@ayuubtoom2 күн бұрын
tolow tashada oo wanaag ku taliya
@nuurfaarax-p7p2 күн бұрын
Isaaqbaad ishaysaane hadal adag kuhadal
@giijecaarale25142 күн бұрын
Siciidow ka waran gurigaagii waa lahadhay wersangeli waxaa ku haya masayrkii har majeerteen
Dhulbante waa dad masiirkooda sugaya? Warsangeli waa sidoo kale
@NasraGulaid2 күн бұрын
Ma adaa hadlaya Waa ka labada lugood ku dhegay warsangeli Somalland baan ahay Maxaa ka dhashay in gurigaagii gabadhi bililiqaysatey
@Onceuponatime-f7h2 күн бұрын
@@NasraGulaid Gabadh baad tahay ee xisho. Guri baad ka hadlaysa buurihi dahabka ayaa difaac loogu maqan yahay. Gabadha Sultan lama hadlo ee adigu la hadal cay hanala soo doonan
@abdulkadirguleed15112 күн бұрын
Naa ka xishood suldaanka akhalaq laguma barene doqon yahay