Culimadaan Maxaa Lagu heystaa Mid Waxuu Dhageystaa Heesa Hindida midana waxuu Leeyahay Sawir iisodir

  Рет қаралды 39,340

MORAAL MEDIA

MORAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 245
@LiibaanGBP
@LiibaanGBP 16 күн бұрын
Shiikh XALIIKI hadalkiisa Hal Qalad Kuma Jiro, Mana Garanayo Sababta Loo Dhaliilayo Talaahi...SHEEKHA Alle Kheer Ha Siiyo
@samowsamale3490
@samowsamale3490 16 күн бұрын
Shaydaan uun baa dhaliila camalka wanaagsan
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 13 күн бұрын
Sax
@hiboabdi9392
@hiboabdi9392 18 сағат бұрын
Inta waxma garatada ah unba dhalilayso
@Cuzayromer
@Cuzayromer 4 күн бұрын
Aadbaad u mahad santahay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Culima yaan lagu xad gudbin
@khadijoali2356
@khadijoali2356 17 күн бұрын
Allaahu Akbar, Sheikh Allaah habarakeyoo,❤
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 16 күн бұрын
Illahey waxan kabaryayna kuwa culimada dulmiga ugeysanaya Carabkoda AllAAH haqabto AMIIIIIIIN YA ALLAH Dulmiga Sh.Xalika Logeystay Wa dulmi wayn 😮😮
@MuhudinMaalim
@MuhudinMaalim 4 күн бұрын
Ninkan culumada in u afladadeyo usofuristi o fuus Raadis ah, xaqa Allah tuso clumadana Allah kaqabto
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 8 күн бұрын
ماشاء الله بارك الله فيك الشيخنا الفاضل الشيخ محمود حليكي
@fmg63772
@fmg63772 17 күн бұрын
Akhii magacaaga ma aqaano lkin allaah ha ku barakeeyo mar walbo waxaad difaacdaa culumada jizaakallaahu khayran kuwa culumada afkooda kutaagayo allaah ha soohanuuniyo subxaanallaah
@owliyo1218
@owliyo1218 15 күн бұрын
Yaaaa😂😂😂 shiikh khaldan no
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 17 күн бұрын
Sheekha gabadhiisa bixiyay ee qiima dhimay aragtidayda sharaf iyo karaamo ayuu leeyahay jaazaakal allah shaakh fiican weeye
@sadiajimale1022
@sadiajimale1022 18 күн бұрын
Culimadda Allaha noo barakeeyo. Culimadda looma gafi karo, Ilaahey ha noo dhowro.
@barliinibraahim2169
@barliinibraahim2169 18 күн бұрын
Baarliin mansha allaah sheekh xaliki illaahey habarakeyo waa sheekh aan ku xirnshay janada allaha kaa waraabiyo adiga iyo walidiintadaba aamiin
@fatxixassan-9515
@fatxixassan-9515 18 күн бұрын
Xaqiiq
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 18 күн бұрын
Sheekhu wuu saxsan yahay masha Allah culumada wanagsa Rabbiyoow noxifdi Aamiin yaa Rabbi. Kuwa cilada ka dhex radinayana waa kuwo lunsan Rabbiyoow soo hanuuni Aamiin yaa Rabbi.
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 18 күн бұрын
Aamin yaa Rabi 🤲🤲
@JsheEhehej
@JsheEhehej 18 күн бұрын
Waa.arin.fican.waxa.kasifinan Lahed.ineey.hankih.horabah.ey.urkhadoh.ooy.uryalato.oo.ninkan Haduh.tagoh.waxalagah.yabah.inuusan.dhakhsoh.usonokhon.karin Gabadhanah.dhigedih.cadada.ah.u Dhulkuh.kudhaman.lah.ineey.islah Khal.tagan.hadubah.laguh.mahariyey.gabadhah.ninkah Markah.guurkuh.mahan.iskah.gursoh.ee.waxah.laysuh.gursadah.inuun.ilmah.lahaloh.oo.birih.kuficidonah.bah.leysuh.gursadah. Markah.ilahaay.habarakeyo.labadih Isgursatah.ilahaay.hasiyo.owlad Bargain.ah.amiin.yah.alaaaaaaaah
@abdifatahomar3267
@abdifatahomar3267 17 күн бұрын
Dadka hada social media ku jiro willkan aa u aqyarsan somaliyey aan tegarno fadlan ❤❤ thanks masul
@xaalimofarah3551
@xaalimofarah3551 17 күн бұрын
Culumada laguma. Kaftamo waa halis. Mashaa Allah. Sheikh Allah has xafiido. Waa isku Xaalaal ❤❤❤❤
@YurubYar
@YurubYar 9 күн бұрын
ALLAHU AKBAR SHEEKHA Allaha Barakeeyo ma talo xuma walhi taladiisa waa mid la mahadiyo.
@HuskavichYare-ws1is
@HuskavichYare-ws1is Күн бұрын
Allh barakeeyo sheeka nasiib ayaa leeyahay qofka sodax unoqdey
@nadiraabdi687
@nadiraabdi687 17 күн бұрын
Sheikha gabadha guuriyey waa saxsan yahay laakiin subxaanallaah labada kale sax ma ahan
@NasNasra-vo4ye
@NasNasra-vo4ye 17 күн бұрын
Shiikh xaliike waa nin aakhiro ilaahay ha barakeeyo
@LulRoble
@LulRoble Күн бұрын
Rabbi ha looga baqo culumada xaq ayuu sheegay midka sheekq wax kasheegayo waamid habaaran aqlaaaq lahayn hafaafinina
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
@Falanqeynta_musalsalada_Somali 6 күн бұрын
Midkaas sheikh xaliike ku dhegan wa iimaan laawe shaydaan ah
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 16 күн бұрын
Sheekh Xaliike ninkuu Sodok u noqdo ayaa aad u nasiib badan MaashAllah. Marka aad Kheyrka iyo daacada Alle badsato Allena meelo badan oo aadan ka fileyn buu kaaga sahlayaa.
@MohamedOsman-n8c
@MohamedOsman-n8c 15 күн бұрын
Maashaa alle habarakeeyo sh/maxamuud xaliike sheekha kaleexda adeer halkaas wax naxliya kuma jiraan
@samowsamale3490
@samowsamale3490 16 күн бұрын
Masha Allah Tabarak Laah Sheekh Xaliiki Allah ha dhowro xaggee laga helaa maanta aabe iyo family noocaas ah kan wax ka sheegayaa waa DAMEER ciyey
@HaniQali-it5kf
@HaniQali-it5kf 18 күн бұрын
Haa wacadi wadhaqan sojirenah oo miyiga iyo magaloba kadhicijirtayi marka sheekha maqaldana ee wilkan asagan aqonin dhaqankeni hore ee wanagsana wanba uxisnayi
@sacdiyoxuseenmaxamed1982
@sacdiyoxuseenmaxamed1982 8 күн бұрын
Allahuakbar allahuakbar allahuakbar allahuakbar allahuakbar allahuakbar allahuakbar allahuakbar allahuakbar ☝️☝️☝️☝️🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋
@SaalaxAxmed-bg4zq
@SaalaxAxmed-bg4zq 6 күн бұрын
Muxaadaradiis sifiicn udhageyso walaal mcn iloveu ❤❤❤❤
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 8 күн бұрын
Sheekha waa aabo aad u fiican ❤❤
@fahima6186
@fahima6186 9 күн бұрын
Dhalinyaradu hadeey isku faraxsanyihiin oo aan laisku khasbin wax dhib ah kuma jiro in eey is bartaan oo laistuso❤❤❤
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 16 күн бұрын
Ceebmalaha shiiq xaliiki waa saxan yhy maasha Allah
@zaynabmohammed7736
@zaynabmohammed7736 17 күн бұрын
Alla kusoo qabay dheh, gabadha ma xaaraanbaa loo xereeyey mise xalaasheedii, sunne kii ugu wanaagsanaa weeye
@IbaroozAhmed
@IbaroozAhmed 18 күн бұрын
Qof diin leh oo shan oo kale ah uunba arintan sameyn kara lkn wilkan awl baba gabar cidi kusiney sxp qaybta qaraka wayeshekh illahey hakubarakeyo❤❤❤❤🎉🎉🎉❤🎉🎉🎉
@faadumoali117
@faadumoali117 12 күн бұрын
Culimada kafuqa caalama yey idinka so ifine aniga aabahey wuxuu ahaa shiikh wuxuuna dhihi jirey gabdhaheyga nin diin leh oo dabeecad hadey ii keenaan xoolo lagu xujeyn maayo aniga ayaa sooryada kabixinaya marka shiikh waa runtiis aabahey ayaan so xasuustey runtii maasha allah
@HuskavichYare-ws1is
@HuskavichYare-ws1is Күн бұрын
M.abayo barakow
@امناصر-ق9خ
@امناصر-ق9خ 9 күн бұрын
Wadaadkaas wuuqaldanyahay ilaaahayoow soohadee hadeen ninkaas qaldan aamiin aamiin
@barlinmacalin9411
@barlinmacalin9411 17 күн бұрын
Masha Allah waa sheikh illaheey diintiisa imaankiisa Alle kaamilay❤
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 15 күн бұрын
Sheekha Gabadhiisa guriga ubaneeyey ama guri u kireeyey waa dhaqanka ugu wanagsan uu aabe gabadhiisa & wiilkiisa kula dhaqmo. Naxariista Abanimo buu barayey
@CabdikariinCabdi-o4s
@CabdikariinCabdi-o4s 7 күн бұрын
M.a doqon walba midkacaqlibadanbalahelaa wadku mahadsantahy wll👍👍❤
@SafiyoFarah-j4u
@SafiyoFarah-j4u 18 күн бұрын
MashaAllah Waa Sheeq Diin lah Toloow gabar kale ma u joogtaa aan wiil ku darsadee
@luulhussein7775
@luulhussein7775 9 күн бұрын
Masha allaah si wacan ayuu shiikhu sameeyey
@ruunfarah6919
@ruunfarah6919 17 күн бұрын
Culida inwax laga shego waa halis sheikh waa sheikh an jeclahe gabdhihisane wanaga ku bixiye allaha barakeyo
@Suldaanaibeaahim
@Suldaanaibeaahim 5 күн бұрын
Haa wlahi waad sxntahy shiikh aad iyo aad ayuu u fiicnyyahy gabdhisa aya si fiicn u bixye kheer ayuu uga bxiye. Waa shikh aad iyo aad u fiicn ilhaayi ha xafido wlahi shiikh xalike aad iyo aad ayn u jcelahy wxuu ka mid yahy culmda kuwa uga jceylyahy ayuu ku mid yahy wlahi dadka shiikh aflagdenyn ilhayi haso hadey 😭😭🤲🤲
@xasanmaxamed3425
@xasanmaxamed3425 9 күн бұрын
Subxanalllh war somalidaan wey qaldan yihin sheeq xaliike waa abe somaliyeed weyan gartey sharafta guurka micnihiisa lamanaha halka ay u wanagsan yihiin ayuu gartey maxaa idinka qaldan somaliyeey waxa ugu anagsan aabe sameya ayuu sameyey waana wlhi awaalkiisunah alle ku arsaqaya weyan aabe walba oo gabadha kheer ku baxsha oo lamanahaasna wax ugu tara awalkiisu alle ayaa balan qaadey marka waad qaldantihin diinta barta walalayalow😊
@ayaanyusuf1995
@ayaanyusuf1995 7 күн бұрын
Sheekhu waa saxanyahay Masha alh
@fatumaali1924
@fatumaali1924 18 күн бұрын
Maa shaa allaah guuleyso shiikh. Kan shiikha aflagaadeynaayo Asagaaba xalaal aheyn waa ka muuqato yaahuu waa mid habaaran.
@shukrihasan6425
@shukrihasan6425 18 күн бұрын
Saana youtube kugu furan yahay cod ka waa la sameyey sheikh waxaas ma dhahayo e ilaah ka cabsada
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 8 күн бұрын
Sheikh gabar kale ms ujoogtaa ankadoone.ardey ahey
@mutafeapdi856
@mutafeapdi856 13 күн бұрын
Shekhani washekyada adka udhagaysto lkn wllka dhalinyarada allh calamo hakasosaro wadadka fadexadeyay
@f.n.9630
@f.n.9630 15 күн бұрын
MashaAllah TabarakaAllah
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 17 күн бұрын
Sheekha waa saxsan yahay qeyr allaha siiyo
@FoziaAbdinoor
@FoziaAbdinoor 16 күн бұрын
Sh mahamuud xaliike wan dageeta wan jeceyl maxathar thisaa Allah barkeyo asag iyo family
@sadiaibrahim8179
@sadiaibrahim8179 16 күн бұрын
Masha allaaha sheeqa allaah ku barakeeyo
@osmanhassan7906
@osmanhassan7906 14 күн бұрын
Alla ma asturaha,shiekha ka amus ku dhaha
@khadramohamedjama9261
@khadramohamedjama9261 15 күн бұрын
Belo ku dhagay stay qumay fool xuma badan ,kii gar leh shiikh maha shaydankan sheekh haku tilmaamin
@f.n.9630
@f.n.9630 15 күн бұрын
MashaAllah sheekh Allaha barakeeyo
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 6 күн бұрын
Waa qof yaroo aan diin lahayn oo imaanka ilaahay ka qaaday oo cido kle ama bidco adeegsatay
@MaxamedIjo
@MaxamedIjo 18 күн бұрын
Alllaha barakeeyo sh maxaud xaliike waa lagu gafay shikha ciyal suq ba wax usan ahayn Ku shegay
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 18 күн бұрын
Haa Waxaa waa Ciyaal qaldan Lkn Waan u Taaganahay Difaaca Cilimada Insha Allah
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 5 күн бұрын
Sheikha xaliike wuu asiibay balse wiiksaas waa Wii mooryaan ah.
@FaaraxFahmo-z5m
@FaaraxFahmo-z5m 10 күн бұрын
shiiq xaliiki masha alaah
@امناصر-ق9خ
@امناصر-ق9خ 9 күн бұрын
Ilaaahayoow soohadee wiilkan soomaaliyeey waa qaldanyahay subxanalah malikal qaduus
@FoziaAbdinoor
@FoziaAbdinoor 16 күн бұрын
Allah Akbar kuwan sheikh ma ahna ee qamiska ay epeyan
@AbdinajiibMahamud
@AbdinajiibMahamud 10 күн бұрын
Ilaahaw soo hadee sheikha 😂😂😂😂
@XasanCabdi-n3t
@XasanCabdi-n3t 13 күн бұрын
Shiiq xaliike ALLAAH habarakeeyo
@Nimca-q6i
@Nimca-q6i 8 күн бұрын
Man.sha.alaah❤❤❤❤
@MoudMouna
@MoudMouna 10 күн бұрын
Wa aabe wngsn mchallah
@MaxamedIjo
@MaxamedIjo 18 күн бұрын
Sh. Xaliike waa was wadaad runti dadka diinta fara wan dhagaystaa ani
@مريمالصيعري-ج8ر
@مريمالصيعري-ج8ر 10 күн бұрын
Ilahay ka baqa ee iskadaya Culumada yan niliga Racine
@sulubyarecabdalla2562
@sulubyarecabdalla2562 9 күн бұрын
Sh xaliike iyo raggaan aan la aqoonin maxaad iskg barbardhigeysaan subxanallah
@SiciidoElmi
@SiciidoElmi 17 күн бұрын
Shiikh xaliike waa saxanyahay alaha sharfo
@XasanCabdi-n3t
@XasanCabdi-n3t 13 күн бұрын
Somaalida hada jirto social media ayaa lagu imtixaamay xitaa culimadii kuwoodi ugu wanaagsanaa ayaa baxsan la. Subxana allaah
@asiliborle6342
@asiliborle6342 17 күн бұрын
Mashallaah sh allaah ha Barkeeyo
@ruunfarah6919
@ruunfarah6919 17 күн бұрын
Labada kalena allah ogee iska dhafa waxa laga yaba inu qofkale wuxu yiri shegayo isaga iska Hadleyne suaal maba maqlin laweydinayo sheikha
@gedimohamed37
@gedimohamed37 9 күн бұрын
Wax fahma micnaha nikaxa iyo meherka ayuu fududéyey waana sunada rasuuka csw
@SaalaxAxmed-bg4zq
@SaalaxAxmed-bg4zq 6 күн бұрын
Saaxib sheq xaliike iskadaaya maqaldano ilaahey kabaq waakubariyaa sheeqa waxey ka aheyt ninka mashaqeyneynin sheeqa muxaadaradiis sifiicn udhageyso
@zaynabmohammed7736
@zaynabmohammed7736 17 күн бұрын
Sh xaliike Allah khayr ha siiyo
@LulRoble
@LulRoble Күн бұрын
Dadkuu wax usheegay waana wax wanaagsan
@FahmiSaid-t9i
@FahmiSaid-t9i 17 күн бұрын
Waxanu samee naya waa khalad sheekh na maha
@LibanIbrahim-b9c
@LibanIbrahim-b9c 18 күн бұрын
Maa shaa allah shiikh
@suhaybxirsi7411
@suhaybxirsi7411 16 күн бұрын
Sh xaliike masha allaah
@KaKa_641
@KaKa_641 18 күн бұрын
🫣🤣😂🤣🫣 AfSoomaali intuu fahmi’waayey miyuu hindi daartey 🤔 waaba another level!!!
@HalimaFarah-s5f
@HalimaFarah-s5f 4 күн бұрын
Hada ayaan maqlay subxana Allah walalyal illahey Ka baqa sheikha xaliki hadal qaldan muunu ku hadlin culimada faraha halagala baxo please
@2009noor1
@2009noor1 16 күн бұрын
Waa wadaad geesi ah oo gabadiisa uheeliyey.
@duniyoabdullahiali1904
@duniyoabdullahiali1904 18 күн бұрын
Çulumada halaga leexdo waarag iimaan badan dhalinta reer TikTok çulumada amaansiiya
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 17 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@bakeyleali3389
@bakeyleali3389 Күн бұрын
Subxaanallahi maxaa wadaadii ka rabtaan wax qalad ma dhihine sheikh xilki wa sheikh wax fiican o diin ahayn ma sheego
@sumayahassan6900
@sumayahassan6900 17 күн бұрын
Waa sax waana shiiq sharafle
@MANDAKHALAMANDAKHALA
@MANDAKHALAMANDAKHALA 9 күн бұрын
Qisada yutuberkaan soo qaatey waxay ahayd التابعي. سعيد بن المسيب
@anisa-adanshariif6716
@anisa-adanshariif6716 17 күн бұрын
Viv sheekha❤✅️✅️✅️
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 17 күн бұрын
Ciyaal maalsyacni ah oo waxa fiican iyo waxa fiican aan galagaranaynin
@omerhassan3041
@omerhassan3041 17 күн бұрын
Meelkasta hadaa fiyuus ka raadiso oo qaab dayuusnimo ah culimada uu xagxagato oo fidradii islamka soojireenka ahayd aad dhico ku raadiso! Waa musiibo iyo aafo ummadeed iyo dhaqan biis.
@abshirsayid7138
@abshirsayid7138 8 күн бұрын
Sheekh xaliiki wuu saxsanyahay ninkaa ku diganayana aad buu ukhaldanyahay diinta baro ku dhe
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 17 күн бұрын
Kani waa dhimirka oo hadalkiisu haba dhisna waa nin waalan😊😊😊
@dhemanliiban4506
@dhemanliiban4506 16 күн бұрын
Ilahay mucjiso haku tuso
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 16 күн бұрын
Waax xuun uma arko
@shukrihasan6425
@shukrihasan6425 18 күн бұрын
Diligaan wixi fiir sanaayo aya ka daran acuudi bilaahi mina sheydaani rajiim.
@MusdhafAxmad
@MusdhafAxmad 17 күн бұрын
Saaxip waaxaba tahay nin Culimada taariikhdooda yaqaan m.a Waxeyna kamid tahay diinta
@LovelyBaseballStadium-gx7nw
@LovelyBaseballStadium-gx7nw 17 күн бұрын
Halaga xishoodo culimada❤
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 17 күн бұрын
😂😂😂kani waa shaydaan cad sheekh maha marna ba ma wannaagsana waa mid xun😢😢😢😢😢😅
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn 17 күн бұрын
Allah u naxariisto
@shukrihasan6425
@shukrihasan6425 18 күн бұрын
Like iyo fuyuus darted ayay culami soomliyeed been uga sheegaayan waxa noo kale wa kuwa hadi ay gaalada lacag siyaan hore ka gaaloobo
@gigachad9879
@gigachad9879 18 күн бұрын
Dadka culumada caayaa sida cunugaan madaxa quracaa leh waxey u badanyihiin waxaan meher ku dhalan
@HassanLacag-e7w
@HassanLacag-e7w 10 күн бұрын
Culimada hilibkooda waa sun
@asiliborle6342
@asiliborle6342 17 күн бұрын
Sax Culumda hilibkooda waa suna
@Fardawsacc
@Fardawsacc 17 күн бұрын
Waa ceeb iyo dambi iyo culimada lagu af celiyo iyo aflaaado loogu tago somali imika wx walba caadi bay ka dhigteen. Sheekh maxamed yu sanyhy balse kuwa kle Anu kaman helin wxa ay sheegayan siday doontaba ha ahaayee somaliyay culimadena,aan ka xishoono
@halimohashi3176
@halimohashi3176 17 күн бұрын
ka xiishoda cuulumada haduu saas sameeye
@nagad-t8o
@nagad-t8o 17 күн бұрын
Wa wa abaheed najisyow wa sheikh edeb le oo saxsan ilel dumarkan khudbo siro barteen war ilahay sidu yidhi ayu sheikh racay wiil beri baxaya wasax inu qolka ugoglo waxa xaskiisi wa xalashiisi ilahay mayaqanan
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
Amunto podcast Happy ahmed iyo Dayax Dalnuurshe ?????
7:53
FARXAD WIILKI WUU NOOLYAHAY LKN DARBII JIIF AYUU NOQDAY XANUUNKI KADIB MAXKAMADA DAHIR ALASOW
20:15
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 49 М.