SULDAANKA HABARGIDIR CADCEED NUUR JIMCALE OO KA SHEEKEYNAYA GUMEYSIGII MAJEERTEEN SALDANADI KEENADID

  Рет қаралды 9,812

Aad iyo Aad

Aad iyo Aad

Күн бұрын

Пікірлер: 76
@soomaal3622
@soomaal3622 Жыл бұрын
Hirijire waa boqorkii boqortooyadii Hiraabka ugu dambeeyey ee Ajuran dhaxlay, Habargidir ayuu ahaa
@a.hakimsufi4910
@a.hakimsufi4910 Жыл бұрын
Hawiye iyo isaaq waligood Bay isu hiilin jireen ❤
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs Жыл бұрын
Nafti aya idhin bideey 😂😂
@halimaisse2163
@halimaisse2163 2 жыл бұрын
Waligeed sirta iyo dhagarta majeerteen sacad uunbaa yaqaan dhulkooda iyo dadkoodana gumaysi uma ogola viva governo scad saciid ❤️❤️❤️❤️
@fatimamedia1637
@fatimamedia1637 2 жыл бұрын
Sacad adoonkii la gumeeysanaaye sow maaha ilmo keenadid
@lilmoh8631
@lilmoh8631 Жыл бұрын
Dadki la guumeysta wa sacad maxa fahantan😅
@zakariyemoha2724
@zakariyemoha2724 Жыл бұрын
Hh soo tii la rarty sacad hh
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs Жыл бұрын
kkkkkk dadka kenadiid uu shaqeyn jireey ayaba sacad aha kkkkkk
@Asuucoker555
@Asuucoker555 7 ай бұрын
Ayeyday abehay dhashay maryan maxamed cali yusuf keynadid alle how naxaristo
@onlyme562
@onlyme562 2 жыл бұрын
🙋🏾‍♀🙋🏾‍♀ aniga bah yacquub ah, kenediid awoowe ii ah, wan jeclahay in an barto tariikhda somalia. 😁😁😁😁👸🏾👸🏾👸🏾👸🏾👸🏾👸🏾
@cabdalefarah6173
@cabdalefarah6173 Жыл бұрын
Ina Adeer❤
@farahinho-ex7zv
@farahinho-ex7zv Жыл бұрын
Cawale kalab wa halyeey❤
@MrkingBoy-b7z
@MrkingBoy-b7z 5 ай бұрын
Wllhi waa qosley miskiinki Taliyaani doonta kuwaseen maa wax weyn lagadhigey tankle vedio maxaa usoo jarjartay🛳️⛴️🏳️‍🌈
@caaqilmj
@caaqilmj 4 ай бұрын
😂😂 ha ooyin sxb waa garaadkii h.g waxa saa u hdlaaya maaha majeerten kk
@qalbihollac2130
@qalbihollac2130 2 жыл бұрын
Anigo nin Cismaan Maxamud ah oo bahdhulbahante ah aya hada u socda gumeysi nr 2 inan ku dhigo Hawiye
@shugricabdi9938
@shugricabdi9938 2 жыл бұрын
Kkk hada dadka jahlil maha walhubesanyahy
@onlyme562
@onlyme562 2 жыл бұрын
🙋🏾‍♀🙋🏾‍♀ aniga bah yacquub ah, kenediid awoowe ii ah, wan jeclahay in an barto tariikhda somalia. gumeysiga naga daa inadr, intii hore hanaga ahaato.😊😊
@azkam7892
@azkam7892 2 жыл бұрын
kada hasoo xasuusin gumaysigii ay ka xoroobeen masaakiinta adoomada ah
@DaudMohamed-p6m
@DaudMohamed-p6m 16 күн бұрын
Ben waye gode gode iyo gusha ma cel bur lagu dilay guricel agtisa lagu dilay wilal cayr habaraji aa qorta ka jaray
@ziciidxasan961
@ziciidxasan961 Жыл бұрын
Hawiye dhan mj baa adonsanjiray
@Marwan-z17
@Marwan-z17 Жыл бұрын
Video jar jareyso Asago dhameystiran ken boqor guled farax qaniski Kenadid. sidu U galey😮‍💨🏳️‍🌈🛳
@sacdiahasan9057
@sacdiahasan9057 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs Жыл бұрын
Guleed farax jeex soo kan calalcayo gabyadisa maa kuu soo dira 🤣🤣🤣
@issebiz
@issebiz 3 ай бұрын
Inaad wax dhisan burburisaan moooyee mawaad wax dhisi kartaan?
@AhmedKheyrativic
@AhmedKheyrativic 2 жыл бұрын
war osmankii layga beerow gumeysigii adeerkeen aan soo celino👑
@axlamali6332
@axlamali6332 2 жыл бұрын
adiga yan lagumeysan laxyeyhy
@qalbihollac2130
@qalbihollac2130 2 жыл бұрын
Anigo nin Cismaan Maxamud ah oo bahdhulbahante ah aya hada u socda gumeysi nr 2 inan ku dhigo Hawiye
@saabircadaawe2572
@saabircadaawe2572 2 жыл бұрын
Sheeko xarir lee luguu,sheegooyaa lkn gumeesi vidio baa kuu yaalo I'm mr haf,qiyaamo👊👊👊👊
@kppboysofficial5289
@kppboysofficial5289 2 жыл бұрын
Half qiyaamo aa ma danbeesay
@LatrineSpray
@LatrineSpray Жыл бұрын
@@saabircadaawe2572full qiyamo was 2006 shahwada mj cabeyseen 😂😂😂😂
@abdinurfarah
@abdinurfarah 2 жыл бұрын
War naga aamus suldaan kaaga ma aqaane oday gan hal ma oga inta kale dhurwaa kama herqeee ho heey yaa sacada
@bishiali1671
@bishiali1671 7 ай бұрын
bah yacquum mahan waa bahdir
@myside6598
@myside6598 2 жыл бұрын
Anoo nin Cismaan Maxamuud ah oo Ismaciil Maxamed ah hada ayaan labo xabo adoon soo gadana😆😆
@django3211
@django3211 2 жыл бұрын
Holy fuck sorry waa taarikh madow 😭😭 mj mxay ka rabeen dadkas masakiinta 😢
@abdullahimohamedalishire5522
@abdullahimohamedalishire5522 Жыл бұрын
😅😅
@gashaangantaal3684
@gashaangantaal3684 2 жыл бұрын
ciidankii cali yuusuf anugu manan dilijirin god dheer ayaan kuridijirnay wlh .godogodo iyo guurshaayna kuwaas waalagowrecay
@SAhmed-im7yf
@SAhmed-im7yf 2 жыл бұрын
Ma adaa gowracay? ciidamadi Talyaaniga Bandow aad adigu kaboqaad ka aheed baa dilaye.
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs Жыл бұрын
maa adiga dileey mise cidanka tipo talyaniga oo aad kaa mid aheyd aya diley kkkkkk alow ale
@abdirahimdahirmalin6728
@abdirahimdahirmalin6728 Жыл бұрын
​@@SNUFFED2ROLLswaa Kan awoowgaabaa sheegaayo waxa dilay aqri gabayguu ku calaalay Abwaan koyte. Xersigii inanka guushaa ahaa haw gasaasicine. Geedaha waxbana hawla korin Godogodaan dileye. Gogoshaan ku tabay Weyrixii haadka loo gigaye. Marna inaan garanaynin yeey laabta kaa galine. Rag badan aanadood loo garaac tan iyo goortiiye. Xersigii sumuudda u ekaa wiilal baa sugaye. Saqiir looma gowricin ninkii salaxda dheeraaye. Sabciin allif sagaashan iyo boqol soocantidna Cayr ah. Sabri-maayo Darood jeeruu saa'id gowraco'e.
@abdirahimdahirmalin6728
@abdirahimdahirmalin6728 Жыл бұрын
​@@SAhmed-im7yfAwoowgaa abwaan Koyte ayaa sheegaayo qofka dilaye waa kana aqriso Gabaygiisii. Xersigii inanka guushaa ahaa haw gasaasicine. Geedaha waxbana hawla korin Godogodaan dileye. Gogoshaan ku tabay Weyrixii haadka loo gigaye. Marna inaan garanaynin yeey laabta kaa galine. Rag badan aanadood loo garaac tan iyo goortiiye. Xersigii sumuudda u ekaa wiilal baa sugaye. Saqiir looma gowricin ninkii salaxda dheeraaye. Sabciin allif sagaashan iyo boqol soocantidna Cayr ah. Sabri-maayo Darood jeeruu saa'id gowraco'e.
@xasancali1298
@xasancali1298 11 ай бұрын
@@SNUFFED2ROLLs wiilal habar eji ah ayaa gowraceen oo xitaa meydkooda haada ayaa cuntey orod taariikhdu googalka ayeyku jirtaa kasoo baar midgaanyow waaba xiligii uu awoowgaa tiriyey gabaygii calaacalka ahaa ee ahaa Rag ciraable baalugu ogaa Labo cadeedoode cayrow Curadaadleysey iyo calafki Aad boobtey qaalmaha Cudoon waxaa lahaa reer cigaal Khalaf Adeerkaa buu ahaa ninkii gabaygaas tiriyey walibaa faarax kowtey ayaa la dhihijirey nin majeerteen ah oo cumar maxamuud ah ayuu ahaa midgaanow
@bilyhaji6208
@bilyhaji6208 2 жыл бұрын
Habargidir Sida loo Weeraraayo arag Mar la dhoco sacad wa ogaadeen iyo mar la dhoho wa gumeysanay 😂😂 , sacad beentaas wax ma looga qaadaayo taliyaniga aa qoray tariikhda saxda ah adeer
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
Hobyo cali yuusuf baa xukumayay oo MJ ah allaha u naxariistee
@bilyhaji6208
@bilyhaji6208 2 жыл бұрын
@@ahmedqumbe3644 wa ogahay suldaan yusuf iyo wiilkiise ali Cumar maxamuud iyo mj kale ee gumeysteen ilaamarkii danbo ay cumar maxamuud iskaga qaxaan hobyo oo ali yuusuf la rido, taliyaniga qoray hadalkaas soo aqri walaalkeey
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
@@bilyhaji6208 Ma waxaad inkirsan tahay taariikh dadkoo dhan ogyihiin in MJ soomaaliya dhan xukumi jiray?
@bilyhaji6208
@bilyhaji6208 2 жыл бұрын
@@ahmedqumbe3644 dadka waxaad ka wadaa hawiyeha qeybta aan wax aqrin baa u fahmay, oo waxaa u sheegtiin qaata, dowlada taliyaniga qortay waxaan sheegay aniga buug somalia la yiraahdo waaye waaqii gumeystiga oo dhan ka hadlaa ,I'm sorry axmed tarikh been niyada lagugu dhisay ,but we love mj tho❤️
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
@@bilyhaji6208 Sida aad jeceshahay iyo xaqiiqada waa kala labo.
@naasir1212
@naasir1212 3 ай бұрын
Wax badan ayuu qalday ninkaan
@samatarahmed5495
@samatarahmed5495 2 жыл бұрын
😂😂😂odeygan tarikhda been bu ka shegaya
@mohpower9619
@mohpower9619 2 жыл бұрын
ADOONTAYDII HABAR KINTIR MAANTA ILA MURMAYA YAAB😀😀💪🇺🇿⚔🔫
@saabircadaawe2572
@saabircadaawe2572 2 жыл бұрын
Cunugow waaluguu,sheekeeye lkn Aniga waxaa ahay ninka 1993 1sano gudaheed xoog kukufsaday 13naag oo mj ah halka dagalka Markoo bilawday illaa ookadhamaanaye aa ganteeda kudilay 26 nin mj waxaa ugu darnaay 7aa gacmaha usaaray darbiga kabacdi kubacdine musbaar kulakabiyay marka adaa ciil qabee oo taariikh lagaaga sheekeenayo niyada kudhisanaayo Ani ciil maqabo daciif daciif dhalay waakugu raaxeestay🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️
@cabduwelicabduqadirnur4287
@cabduwelicabduqadirnur4287 2 жыл бұрын
@@saabircadaawe2572 caadi baa u ooyasayey is adkee dhexyarey guskii aadan mahad iyo boqor keenidiid gumeesigiisi baa ku saameye tan kle hg bey ahaayen ragii gode gode iyo gushaa labadii wiil op majeerten inty habeenba reer hg ah inty u hoydaan ragga naagahooda u wasi jirey subixii markay so kacaana biyaha ay isaga dhaqaan xoolaha siisan jirteen intaa baaf u dhigataan taariikhdu wa Qoran tahay adoonow ma gumeysi taa ka weyn ba sugeysaa taasi waa taa tii boqor keenadiid inka yeelayna wan ogeyn 140sano buu ini raranayey marna ragiina naageesanayey maantana waa aadan mahad ba futadada canshuurta dhulkaagiina kaaga fadhida taariikhdu you tube laguma Qoro dhexyarey adun dadkasa u thy ee Oohinta is aas ilaah ba saa ku qadaraye
@xasancali1298
@xasancali1298 11 ай бұрын
@@saabircadaawe2572 hada marka ma waxad ku faaneysaa gbar ayaan waxyeelay miyaadku faaneysaa adoonkeygiiyoow ilaahey ka sokoow anaakuleh adoomaha ilaahey iyo adoomaha m.j ayaajira😂
@muntazmohamed9240
@muntazmohamed9240 9 ай бұрын
Qaxbadi ku dhashy wase nin nin gursaday makhnuq keynadid ba laga arka qaxbadi ku kentay wase hilowle is not easy half qiyamo
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 Ай бұрын
Igiriis beeen ayaad sheegtay waxaa markaa xamar hastey boortqiis io cumaaan igiriis musan imaan kofur aaan kismayo ahan
@fahima6186
@fahima6186 3 жыл бұрын
gabayga hakudheelin lahjad waad keentay😂
@Gardaro12
@Gardaro12 2 жыл бұрын
gabay ga ma adinka leh 😂😂
@fahima6186
@fahima6186 2 жыл бұрын
@@Gardaro12 haa akhii waa lakala leeyahay suugaanta👍 malaha caruur baad tahye lol
@Gardaro12
@Gardaro12 2 жыл бұрын
@@fahima6186 hhh adeer sugaan qof kala leh ma jiraan reer walba somalia sugaanta wa ku caaan
@fahima6186
@fahima6186 2 жыл бұрын
@@Gardaro12 wallkeey caadi 👍 Dhulka somalida degto gabayo waxaa laga isticmaalaa 1 Somali galbeed ama ogadeen 2 gobolada Sool & Sanaag 3 Waqooti galbeed 4 Bari, Nugaal, Mudug Koonfuta Somalia Shirib, Guuroow IWM Jubooyinka iyo dhown south ama Waano waxaa laga isticmaalaa Saar, IWM Ciyaaraha hidaha ito dhaqanka marka laga reebo waa saas😁
@Gardaro12
@Gardaro12 2 жыл бұрын
@@fahima6186 adeer anaga waa isticmalaa dad ke ugu caan sana naga so jeedo gobolada dhaxe
@xasancali1298
@xasancali1298 11 ай бұрын
Anigu h.g cayr baan ka ahay leymana gumeysan ninka la gumeystey waa sacad😂
@Tedyy08
@Tedyy08 10 ай бұрын
inaalilaah 😂😂😂
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 8 ай бұрын
Gumaysi ma jirin sxb Suldaan Keenadiid waxa uu xukumi jirey Majeerteen mudug,Gabargidir, mareexanka mudug ilaa Xawaadle. Markaa Taariikhdaada in aad ku faanto mooye in aad tidhaahdo waa gumaysi waa reer baadiyanomo, Hobyo waxay ahay magaaladii ugu caansanayd somalia bilowga 1900 ilaa 1950. Cuqdadda iska dhaafa.
@MrkingBoy-b7z
@MrkingBoy-b7z 5 ай бұрын
Saliid qumboy reer-ka magaca udhig qaniisyahow mj oil🛢️🏳️‍🌈
@husseimali1139
@husseimali1139 2 жыл бұрын
Ninkan taariikhdiisa been ayaa ka buuxda,,, 1- Ali yuusuf hobyo 1878 ayuu yimid ayuu yiri waa macquul,,,2- wakhtigii gumaystuhuhu africa qaybsaday waxay ahayd 1884,,,,Talyaani wuxuu cagtiisa dhul somali soo dhigay markii u horaysay 7-april-1889,, wuxuu leeyahay nin baa xamar iyo talyaani hub u doontay,,, 1878 talyaani somaliya maba joogin.
@shekhismailaadan3024
@shekhismailaadan3024 2 жыл бұрын
1884 eng ba haystay dirdhaba halkasu utagay magangalyo iyo hiiil
@husseimali1139
@husseimali1139 2 жыл бұрын
@@shekhismailaadan3024 Eng Dirirduwa 1944 ayuu qabsaday, Talyaani oo sanado ka hor qabsday ayuu kasaaray,, inriis waligii meel Ethiopa shegato ma qabsan sabab xiriir ayay lahaayeen
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 2 жыл бұрын
@@husseimali1139 ninkan waa sacad ah nabadoon ah galkaayo caan buu kaa yaheey ninkan wuxu kuu hadlaayo dhageeyso sef laaboodnimada looma bahne
@abdiladif2044
@abdiladif2044 7 ай бұрын
Husen odaygu tarikhada waa hayaa ee waxba ka khaldna guled farax marku xamar tagayay waxaa haystay sicid barqash waaa ninkaaas ninka hubka soo siyay intasa isaga khaldan odayga
Habar-Gidirta Halganta Oo Taalo U Baahan Abwaanada Beesha Habargidir
27:10
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,1 МЛН
Sh Abdirahman Bashiir "Side Uga Fa'idaysana Waqtika 2025"
55:30
Xogmaal Media
Рет қаралды 43 М.
Sh Abdirahman Bashir "Khilaafka DF iyo Jubaland, Somaliland iyo Itoobiya"
1:32:02
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 584 М.
Kaftanka Siyaasada 561 oo aad u xiisa badan
38:55
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 56 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН