Habar-Gidirta Halganta Oo Taalo U Baahan Abwaanada Beesha Habargidir

  Рет қаралды 93,557

Qarniga Hadalka

Qarniga Hadalka

Ай бұрын

Пікірлер: 881
@Ralia777
@Ralia777 16 күн бұрын
Habargidir waa dadka ugu wadanisan uguna geesisan soonali, guuleysta libaaxyada geeska afrika, greeting from garoowe
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 16 күн бұрын
Ayyy madaxa noo saarantihiin from cadaado ❤❤
@salaadhowsar4909
@salaadhowsar4909 7 күн бұрын
The
@aididmohammed-nv9nm
@aididmohammed-nv9nm Ай бұрын
Habar Gidir miisanka Culus Halgan iyo Xikmad ugu kalaay from isaaq waa idin wata
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Habargidir wadaniyiin waa difaaca dalka ii noolaada from warsangeli darod
@AAA-vt2vn
@AAA-vt2vn Ай бұрын
Thanks suldaamadii warsangali dad afgaaban
@zaralulu3669
@zaralulu3669 26 күн бұрын
Thanks 🙏 warsangali darood
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 25 күн бұрын
Guuleyso Sahro Ahmed dad ilbaxda ahaa Warsangeli
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur Ай бұрын
HABARGIDIR waa gob dad ilbax wanagsan. Salan sare from GOLDOGOB
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
Legend waa ku wataa
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Habar gidir guul iyo gabanimo.waan ku dhadanayaa waa niman irir samaale ah.
@munasudi3392
@munasudi3392 25 күн бұрын
Sharaf igu noolow
@abulayaan9255
@abulayaan9255 Ай бұрын
Oo heesahii ugu qiimaha badnaba HG baa samaysay rag adag wlhi masha allah
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 Ай бұрын
I love ❤️ habargidir by from growe puntland
@darishore814
@darishore814 Ай бұрын
Gobonimo
@dahirxaajixasan8470
@dahirxaajixasan8470 Ай бұрын
Hesaha xulkaah o wadanigaa h.g ba leh dad dhiig iyo qiiro leh weyeh
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
@@dahirxaajixasan8470maxaa hadda ku dhacay mise MJ ayay ku daydeen
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j Ай бұрын
@@dahirxaajixasan8470 sumcadodih iyo sharaf todibah habargidir waxa kuh ciyaray rag muryan ah oo kharaxyo ku dhameyey umadih somaliyed iyo cidankih dalkah difacilaha Matanah badankoduh rag shabab ah oo nabad did ah Markah itah sharaf talah ee an ahed muryantah hasoh ceshadan sharaf tay kulahayen somalia dhaxdadah hanah iskah khabtan ragan muryantah ah ee magacih habargidir mudigah galiyey oo sharaf tinah kakhadan magacodih Markah rabigay hadinkah khabtoh ragan muryantah ee kuh ciyaray magacih hg tah amiin
@AbdiGoye
@AbdiGoye Ай бұрын
@@darishore814qqqqqqqq
@MTooyo
@MTooyo Ай бұрын
Abwaan Bashiir Maxamud farey ood hore ugu darteen Darood waa Habargidir Sacad hilowle.
@abshirmaalin6245
@abshirmaalin6245 Ай бұрын
Habergidir waan taageera from hargeisa isaaq
@munasudi3392
@munasudi3392 Ай бұрын
Duriyada jiira oo jooga abid ❤❤❤❤❤
@Elyez-
@Elyez- 29 күн бұрын
Wariyewayn Waad ku mahadsantahay dadaalka aad ku muujisay Abwaaniinta Beelaha soomaaliyeed beel kamid ah🎉
@ifk02
@ifk02 Ай бұрын
Gafka uma dulqaataan geerida ma diidan geesi somali hadii eey leedahay waa Habargidir laandheere nimo ❤❤❤
@Aminatt31828
@Aminatt31828 Ай бұрын
Oo heesihii xulkaahaa oo dhan oo muhiimka ahaa iyagaaba qaadan waw Viva hg❤❤❤
@Dirir-vg8zy
@Dirir-vg8zy Ай бұрын
Viva H.GIDIR From Duriyada
@munasudi3392
@munasudi3392 Ай бұрын
Soomaali duryadaan u jeclaha isha alaah hargaysaan imaan
@Dirir-vg8zy
@Dirir-vg8zy Ай бұрын
@@munasudi3392 Noo kaaly waa gurigaagii
@macowkhalif7724
@macowkhalif7724 Ай бұрын
These people have really played a great role in the history of Somalia
@yaasir1936
@yaasir1936 Ай бұрын
Habar Gidar Anigoo Nin Isaaqa Cumaadadina lama haysn karo , Kor iyo hoosba waan idin wataa
@sunnibarre33
@sunnibarre33 Ай бұрын
Isaaqa iyo hg waligood waa is wateeen
@yaasir1936
@yaasir1936 Ай бұрын
@@sunnibarre33 aad u wayn reer kaliya isaaqu aamin san yihiin
@dahirxaajixasan8470
@dahirxaajixasan8470 Ай бұрын
Waxaan ahay h.g waxaan ka ahay isaaq beerka.ka og sooni
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Ай бұрын
​@@dahirxaajixasan8470waxaan ahay dhulbahante waxaan ka ahay marreexaan hooyadaa wase
@munasudi3392
@munasudi3392 Ай бұрын
Isaaq my dhiiga beerka idinka ogsooni
@muhamedabdiqadir
@muhamedabdiqadir Ай бұрын
Wadankan af iyo adinba waan ku difaacnay wllhi tolkey somalia inagaa ugo,nay❤
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 Ай бұрын
Waa sababta maalin kastaa dagaalka noogula soo qaado oo loo yiraahdo waa dad aan waxba rabin ilaa waxaa la arkey dad aan quursi qaadan inaan nhy marka waa in been lagaa alifaa si laguu daciifiyo muslim iyo gaal waxaa na loo heystaa maxaad caqli u yeelatey iyo karti cida qurran ha akhrisato goortaan dukano aan duceysano umada kalena aan u duceyno in ALLE naf iyo maalba iyo diinba noo xafido noolada HG ❤❤❤❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Dalka idinka ayuu idinka dagi waayey oo deegaankiini ka guuray
@maahir376
@maahir376 Ай бұрын
@@batulasmail8261 baayo waxaan aminsanahay melwaliba inan aniga leeyahay 😂 dhulku sow kii ilaahay maahn
@user-st7uu8uh5h
@user-st7uu8uh5h Ай бұрын
Dalka caqli iyo karti baa ku joognaa no jiljilec 🫶🥰 waa nagu daba lumeysan walee 😏😏.
@jeimoha3286
@jeimoha3286 Ай бұрын
Habargidir waxa ka dhashey RW ugu horeeyey ee somali yeelato abid Mudane Cabdullahi Ciise waa geesiyaashii usoo halgamey dalkan ...guul H G waa idin wataa
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 Ай бұрын
HG ❤️ from Hargeisa
@mohacosta3595
@mohacosta3595 Ай бұрын
Rabbi haku xafido habargidirey
@bando77
@bando77 Ай бұрын
Hg sacad reer nimcaale Waa family tariikh ku suntan xaga wadaniyadda waxaa ka dhashay abdullahi ciise
@AliHassanNur-nt7gh
@AliHassanNur-nt7gh Ай бұрын
Aad iyo aad waan kaxumahay in uusan ku dhexlaheen bulshadiida
@hamdiegal889
@hamdiegal889 Ай бұрын
Allah haunaxariisto Cabdullahi Ciise aamiin
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Ай бұрын
Habargidir viva guul habargidir WA landhete ok
@MohamedIbrahim-im9mv
@MohamedIbrahim-im9mv Ай бұрын
Inaad heesaha soomaalida kuwooda ugu shidan adinku leedihiin maxaad nooga qariseyn H.Gididireey
@nuurdaahir8078
@nuurdaahir8078 Ай бұрын
Ma bootayno anagu waa is ognahay waxaa nahay😂😂
@abshircarab18
@abshircarab18 Ай бұрын
Hhhhhhhhhhhh
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
​@@nuurdaahir8078Walaahi in aanan waligeey caawo ka hor waxanoo HG ah maqlin 4 xabo unbaa aqaanay.
@dal-xoreeye1030
@dal-xoreeye1030 Ай бұрын
Heesaha kaliya ma ahan wadanka iyo dadka ku nool ba anaga iska leh o ka masuul ah⛹🏻‍♂️😂
@mohamedabdisalamibrahim348
@mohamedabdisalamibrahim348 Ай бұрын
Hadaad aragto qof caan ah oo qabiilkiisa la aqoon WAA HAWIYE... hadaad aragto hees caan ah oo aan la sheeg sheegin abwaankii lahaa, waxaa leh abwaan HAWIYE.
@abdimuse5589
@abdimuse5589 Ай бұрын
Maxaa arrintaas ugu wacan? Sababta oo soo raaci.
@mohamedabdisalamibrahim348
@mohamedabdisalamibrahim348 Ай бұрын
@@abdimuse5589 malaha dad faanka jecel maahan.
@umimohamed2323
@umimohamed2323 Ай бұрын
⁠@@abdimuse5589hawiya walaga faan badan yahay
@shaadiyaahmed5493
@shaadiyaahmed5493 Ай бұрын
​@@abdimuse5589sababta ciyaal ubadanaanay 30 sano udanbeybay marka 5 dhalinyaraa 5 qabiil kala duwan yihiin marka Wax walba ka raacnaa qofka ee cido yhy iyo kufaanba ma qiimeyno Lkn hada social dhalinta baray qabyaalada
@sunnibarre33
@sunnibarre33 Ай бұрын
Runti ma ahan qabiil faaana waayo waxa keenaaya wa tirada badan iyo kalsoonida badan Hadi la tiriyo abwaanada iyo faaaninta hg Ka badan daarood o dhan sidaaas ey tahay kuma faaanaanaa from isaaq
@Moo2807
@Moo2807 Ай бұрын
War tolkeyga wey iga qarsanayeen ma waxaan laheen waxaano abwaana. MashaAllah Sacad abtiyaal Ceyr adeerayaal.
@sayidka6911
@sayidka6911 17 күн бұрын
Qaar badan buu ka tagay.
@abdulkaadiraabi1986
@abdulkaadiraabi1986 Ай бұрын
War heedhe habarta ayaad i jecleysiisay. Habrtooy istaaqfurulah intaan idin caayay laakiin kaligey ma 'ahayn sheydaan baa i wehliyay, raaliahaada noh
@ifk02
@ifk02 Ай бұрын
😂😂😂 Naga xishoo hee hada kadib xaasid ma fiicnee
@sahrakonfurgalbeed1406
@sahrakonfurgalbeed1406 Ай бұрын
Habargidir mahadsanidiin heesta baydhabo hasan aadan qaado iyo heestii goormaan ladnaanayeey aan ku heesta ileen HG waagii hore abwaano bay ahayeen
@user-lj3rv5dt8s
@user-lj3rv5dt8s Ай бұрын
Ilaa hadda ayey Abwaano ayey lee yahiin
@mataanyare611
@mataanyare611 Ай бұрын
1-fartaan doonaa qoraa malyuuun manka 2- dhaga hadal: malyuun manka 3-qac baa kaa yeedheysee: sagal haldhaa 4- jacayl dhaba khaalid kaamil 5- mar hor qof talaabsadoo: hodan abdirahmaan 6- haduun baan nolol sameetay:raxmo xasan 7- hada call iga qaban laheed: xariir ahmed 8- waxba layga jari maa :ugbaad aragsan 9-libinta saxibaynu nahay: ugbaad argsan 10-Anaa kaligey tashada: nasteexo dayax 11- habalha muqdisho: iskalaaji 12-galmudug:aarka 13-dadka iska key jeclaada:amal argsan 14-ima qabato vaartu: deeqsan Abdinaasir 15- qalbiga kadaa dheesha: shafici qaran doon 16-waaya Haa ibaray:malyuun manka 17-jawi aa sameya:muqtaar October 18- caasho luul:maxamed jaamac 19- cadarad:muqtaar October 20- dhiiga ikaca galmudug: hamdi bilan iyo kobciye 21- dadkii caadiga aahaa: shaafic qaran doon 22- markaan ku furaan farxay muqtaar October / heesah waydaan danbe hawada wabsaday waa qoray abwaan gorgor abdi waana hg iyo kuwa kaloo badan uu ka mid yahay kobciye
@darishore814
@darishore814 Ай бұрын
Absolutely 💯 ❤️
@ayanomar2852
@ayanomar2852 Ай бұрын
Ileeen habar gidir hadeysan jiri leheeyn somali hore bilaa tariiq bilaa wadani bey ahan lahayeen war bal firi wixii micno sharaf lahaa oo hes horaa hg iskaleh jah rer abti masuliyintii batihiin wadanka
@2pacyt980
@2pacyt980 26 күн бұрын
APTIYO ❤
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 Ай бұрын
Waxaa ka Maqan abwaanka dhamaan ka wada Abwaansan laakiin hees iyo muusik lahayn waa Abwaan ummadda Soomaali qiimo ugu Fadhiya Abshir nuur Faarax)Abshir Bacadle AUN H/G Sacad Reer Hiloowle
@Mr.Beddal
@Mr.Beddal Ай бұрын
Abshir Bacadle HG maahane waa baadi cadde walaal
@nuurdaahir8078
@nuurdaahir8078 Ай бұрын
😂😂😂😂
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
😂😂😂 what abshir Bacadle Hawiye Hg Sacad Siciid ​@@Mr.Beddal
@sayidka6911
@sayidka6911 Ай бұрын
Heesahaa laga hadlayay, gabay haddii laga hadlo way badan yihiin abwaanada gabya ee hg
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 Ай бұрын
@@Mr.Beddal baadi cade yay Galaan Walaal Weligeey ma maqlin
@IBTISAMNOR05
@IBTISAMNOR05 Ай бұрын
Waxa ka mid ah Abwanada beeshaa Abwan Ismail Geele Faruur asagana inad so xustan ayey ahayd wa nin Cayr ah ✅❤
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Ай бұрын
Habargidir dad dhiig leh oo neceb shisheeyaha from naag Darwiishad ah 🐎🙌
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
​@@fardushurre1668aad io aad waa idin wata from hg saleeban
@mohamedsheikhaxmed6246
@mohamedsheikhaxmed6246 Ай бұрын
Haa laakiin hees laqaaday masameeyay?
@awaysissa5919
@awaysissa5919 17 күн бұрын
Waa abwaan gabyaa ah hada heeso kaliya aya laga hadley.
@user-fu3og7sf4p
@user-fu3og7sf4p Ай бұрын
First comment, Waxaan ahay Habargidir waliba Ceyr ka Alle badshay ❤❤❤❤ Alx .
@Cabdiqaniaq
@Cabdiqaniaq Ай бұрын
Hambalyo xsb
@libaanpuntlander6341
@libaanpuntlander6341 Ай бұрын
Abwaanada Habargidir Sacad iyo Ceyr kalama dhacaan labadooduba , heeso wadani ah aan jeclahay baa ku jidha heesaha ay sameeyeen
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN Ай бұрын
Sacadaka dadkooda wey Xusaan, weyna ug yehiin. Ha u dhisaan TAALO dadkey " MAAN KUUDA IYO MUROQUUDA siiyeen . AMEN AMEN❤
@abdirahmanahmed6568
@abdirahmanahmed6568 Ай бұрын
Ileen abwano qatara laheen hada kadib waan ku faana i.a❤
@jiidjiid2498
@jiidjiid2498 Ай бұрын
Somali Waa HG iyo in Lagu Qurxiyay, we are the owners of Somalia 🇸🇴.
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 Ай бұрын
🦁ABSULETLY 🩸HG🇸🇴🤴🏾👸🏽🐯
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Barakacayaasha maanta iyo Booli ku nool
@lamatabtan10
@lamatabtan10 Ай бұрын
@@batulasmail8261 abahaa sidaa hg ucaayi jiray somalia 🇸🇴 waa hg
@zahramahadalle5849
@zahramahadalle5849 Ай бұрын
Abdullaahi Ciise
@AAA-vt2vn
@AAA-vt2vn Ай бұрын
@@batulasmail8261 kuwaas was kuwii black America la dagaalay so meesha degan yihiin dad qaali ku nafwaayey seybiyaano was taalo museum hbg
@hodonshire3428
@hodonshire3428 Ай бұрын
I love all Somalida Qabiilkooda oo Dhan but I am Ftom Habar gidir to Habargidir ❤ walaalka Barnaamijkana Warniga Hadalka❤ horsy u soco Walaalkeen❤
@dahirxaajixasan8470
@dahirxaajixasan8470 Ай бұрын
Masha allah runtii hesahaan wadani yadoda markii la dhaysto wa la yaabasaa qiirada wa ka muqataa in dad dhiigleh sameyen wa daremaysa viva habar gidir
@GuuledXajii
@GuuledXajii Ай бұрын
habar godir suugaanteeda iyo abwaanadeeda waxa soohelay Habar awal habar yoonis habar jeclo
@RaxMo-mk9eh
@RaxMo-mk9eh 15 күн бұрын
Hg mel walbo weykadhisanyihiin Fanka weyku horeyaan dowladnimada iyo taarikhda dalka daa hadalkeeda guulesta from hg sacad saciid
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 7 күн бұрын
Landheere la.aantiin abaar waye governo sacadow from wllkiin saleeban
@donzaki39
@donzaki39 Ай бұрын
Oo heesahaa dhageysto dhan tolke maa leh ala mxu dhiig ii jiitay hg from governo sacad saciid😊
@Caliya7
@Caliya7 Ай бұрын
😂😂😂astaqfirullaah
@Elyez-
@Elyez- 29 күн бұрын
Haqaldamid waa govern cayr maxamed😂
@mohamedmireabdulle2578
@mohamedmireabdulle2578 Ай бұрын
Viva hg ceyr cabsiiye love ❤️ saara meeqa abwaano cabsiiya iga heesiin
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 Ай бұрын
Waxaad thy waxa lagaa sheego dadnimo karti daacadnimo loo ahaado waxa la doonaayo waa waxa ALLE nagu maneystey maashaa ALAAH sidii qoraxdii baan meel kasta ka muuqanaa dhnc walba ALOOW adaa mahad ku leh inaan nahey meeshii la sheegaba inaan hormuud ku nhy waxaan ku faanaa aniga in ALLE iga dhaliyey dad aan dadka is hoos dhgn gaal iyo muslimba,war soomaaliyeey ALLE ku mahadiya in HG soomaali muslim ah ka dhgy maashaa ALAAH ,magac soomaali lama maqleen walee nolaada kheyr iyo bashbash iyo kuwa diinta koryeela oo u dhinta i.a.❤❤❤❤❤
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 Ай бұрын
Waaw HG dalka af iyo adinba weey ku difaceen viva 🎉🎉🎉
@arimahaguurka.3592
@arimahaguurka.3592 Ай бұрын
Waan salaamay... Beesha..Hawiye...
@ayuubalba4832
@ayuubalba4832 Ай бұрын
Abwaanka SACAD ee ree Qurdhaale Abdiqaadir Shirwac Mar waa Abwaan, Laxamiiste,Professor hdana Ah Wax garadka H.g ay leedahay 👑👑
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Ай бұрын
H Gidir Madaafiicda Ileen. Murti.iyo Hal Abuur U raaca.masha Allaah Saleebaan. S gacameey Murti macalinkeedii Maba soo qaadane Rag badan ayaa ka maqan Anyway Mahadsanid Taariikhdu waa muhiim
@sayidka6911
@sayidka6911 Ай бұрын
Saleebaan wuxuu ka tagay. Abwaan nuur rooble raaf & Abwaan cabdi salaad qaareey oo uu heestiisii casnka aheyd hadda ku sheegay inuu xirsi dhuux leeyahay Iyo wiliba abwaan fooljilib Sadexdaa ninba soomuu qaadin.
@user-wh1qm6nf5m
@user-wh1qm6nf5m Ай бұрын
Cabdi Bashir allaha u naxariisto ciidankii siyaad baadilay abaal laawayaash
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Habar gidir Caruurtii, waayeelki aad xasuuqdeen iyo Gabadhihii cadcadaa ee Daganaa Xamar weyne Cabdul-caziis Shagaani Shubis iyo Xamar jajab iyo Hantidoodi ay bililqaysateen ilaa maantana ay haystaan Waxay leeyihiin taariikh Modow
@asadqaliifmmohamed7745
@asadqaliifmmohamed7745 Ай бұрын
Www hg dadkii dalkan laha intaa nol nahay diinta iyo dalka yalobaqin 👏👏👏
@shaaficiabdi5364
@shaaficiabdi5364 Ай бұрын
Habar gidir halgantoo Taalo ubaahan ciwaankaasi Waa dhab ❤
@abdisalangure3599
@abdisalangure3599 Ай бұрын
MashaALLAH my cousins HG is not easy. Greetings from NFD kenya.
@yuusufdhoore771
@yuusufdhoore771 Ай бұрын
Aderkey prof shirwac qurdhaale qaran 👑
@Nafisa_hassan
@Nafisa_hassan Ай бұрын
Wadaniga lagu sheegayo waba habar gidir siiba sacad siciid may dhiiga🩸💪❤️
@AliHassanNur-nt7gh
@AliHassanNur-nt7gh Ай бұрын
Af iyo adinba wan ku dafacnay
@Nafisa_hassan
@Nafisa_hassan Ай бұрын
@@AliHassanNur-nt7gh aad iyo aad masul sare
@user-qf1fo9mq9m
@user-qf1fo9mq9m Ай бұрын
Hana kala saarin
@Nafisa_hassan
@Nafisa_hassan Ай бұрын
@user-qf1fo9mq9m OK sorry my dhiga rer tolkay wan wada jeclahay❤️🩸❤️🫡
@farxaancadawe4359
@farxaancadawe4359 Ай бұрын
Hg abwanda waweyn ka so jeedo oo heesa wadaniga sosaray
@mowlidkhayre1007
@mowlidkhayre1007 Ай бұрын
Waan kahaynaa abwaanada somaliyeed ee udhadhay beesha HG heesaha wadaniga ee ilaa maalintaan ka xoroobi doono gumaysiga itobiya iyo kan keenya from Cagdheer family Saleebaan intee jireen xiligaas
@ZubeyrMohamed-fe6hb
@ZubeyrMohamed-fe6hb Ай бұрын
Mulaxamiistihii weyna cabdikarin faarax qaarey jiit baa kasoo jeedo saleeban
@awaysissa5919
@awaysissa5919 17 күн бұрын
Abwaano badan oo hg ah ayuu ka tagey saleebaan abwaanadooda waxaa ka mid ah cabdi salaad qaareey
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 16 күн бұрын
Abwaano badan oo saleeban aya jiro uu ka tagay
@AwaysElmi
@AwaysElmi Ай бұрын
Dadka ka soo jeeda Gobolada dhexe waa dadka la aasay murti iyo taariikh wixii ay lahaayeen lkn waxa aad moodaa in xaqii laga galay uu si aayar ah u soo if baxayo, mahadsanidiin bahda baro Abwaan ka Umadda Soomaaliyeed
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 Ай бұрын
HAA WALLAAHI 💯💯💯💯💯👌🏾🙌🏾✍🏽OO 🦁🤴🏾🩸HABARGIDIR🩸👸🏽🐯😇XITTAA MURTI BADAN OO TOODAA WAXAA LAGU QORI JIRAY DAAROODKA & DIRTA OO ISAAQA & SAMAROONTU KOW KA YIHIIN WAAYOO AFEEYNE & XULUFADIISII WAXAY AASI🪦⚰️🔫 JIREEN TAARIIKHDA 🦁🤴🏾🇸🇴HAWIYE🩸🇸🇴👸🏽🐯SI KHALAD❌💯 BUUXA AH😢😭😢😭😢😭
@user-hq9hn7le5d
@user-hq9hn7le5d Ай бұрын
Masha allha HG waa waadaani waale Viva H G
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Waa Qaran dumis Iyo fuqsato
@hashijama3962
@hashijama3962 Ай бұрын
War hedhe beesha madhibaan xage geeysay
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si Ай бұрын
Ninkaa Soo gudbinayaa Waa Hyonis, hynisna weligeed Ilaa Ali sugule duncarbeed Nr 1 key ahyd gebi somalia, hdana waa Tariikh, The history retourne Himself, soo noq noqotee ma Naq baa u da,ay. Wax Fahma 👍
@ghboy2914
@ghboy2914 Ай бұрын
​@@batulasmail8261nin aan ciilay baa i caaya
@munasudi3392
@munasudi3392 Ай бұрын
@@batulasmail8261 qaraar maku gaaray gunyahay
@cammaxali6351
@cammaxali6351 Ай бұрын
Maxamuud maxamad xassan kabanle Abwaankii faanaanka ahaa ee jacaylka uu ka sheekayn jiray waad ka tagtay Waa Sacad reer ayaanle ah Waa ninka jacaylka laga waraysto
@AhmedCade164
@AhmedCade164 29 күн бұрын
Abwaan Guure waa HG cayr HABARAJI xus Qabiilkiisa walal mahadsanid keep going forward from HG cayr
@diim7987
@diim7987 Ай бұрын
Runtii waa cashar nagu cusub...abwaan oo dhan in ay beeshan leedahay ma moodi jirin...waxaan ku ogaa fanaaniinka ugu horeeya Somalida fankeeda..
@MohamedKeeble
@MohamedKeeble Ай бұрын
Hawiyuhu isma buunbuuniyo ismana sheeg sheego haldoorkodana ma xusaan
@AbdulrezakSayid-hh1br
@AbdulrezakSayid-hh1br Ай бұрын
From Borame news Cayr they are talent
@maryamoxasan2289
@maryamoxasan2289 Ай бұрын
Hesaha waa wadni io jacyl omg❤ from hoyga abwninta dhusmrep🥰
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
Dusma reeb. MAGOOL u bixiya magaalada heedhe.
@maryamoxasan2289
@maryamoxasan2289 Ай бұрын
@@niyaaladem diyar wye
@luljisow9028
@luljisow9028 Ай бұрын
Halka waxa ka muuqda Hawiye in kacaanka isaga ku taagnaa xoog iyo maskaxba
@muumincumar7417
@muumincumar7417 Ай бұрын
Haa wlhi maalintey ka hor yimaadeena afkay ciida u dareen viva hg
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 20 күн бұрын
Wow. Hawiye. Abawaaniin. Fanaaniin. Xigamaada. Waw. Guulasata. Nash’s. Allh. From. Burac
@FartunMohamed-ws2cw
@FartunMohamed-ws2cw Ай бұрын
guuleyso sxb, habar gidir waa dad qaali ah. aniga waxaan ahay sacad
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Alla ninkii aminaa awoodle ku dar. Hal abuur halgame c.bashiir inbuur
@user-os5ic9ye6y
@user-os5ic9ye6y Ай бұрын
HabarGidir Allaha Xafido ❤❤❤
@aminmohamed3648
@aminmohamed3648 Ай бұрын
Waxaad ka tagtay Abwaan Bashiir Sh. Maxamuud Bashiir Farey waa Sacad reer Hilowle iyo Salaad Diirshe, sacad,reer Ayanle, waa ninkii lahaa Ceesaantii Mas iyo God madax Shakeel leetaa.....
@bakarahmed6787
@bakarahmed6787 Ай бұрын
Mohamud kabanle ku darso zhp
@sayidka6911
@sayidka6911 17 күн бұрын
Salaad diirshe allaha u naxariisto heesta uu hadda ku sheegay indhabuur isagaa lahaa ee ah gefka uma dulqaataan gardarada mayeelaan.
@shaadiyaahmed5493
@shaadiyaahmed5493 Ай бұрын
Dhalinta Hg wiilkaaan.abaal ugu dhigno supescribe whyo badankeyna ciyaal xamar nhy Oo abwaN qiimeyn qaarkeyna Ee heesaha un dhageysa jirnay Lkn kuwa gobolada dhexe joogo abwaanada iyo wee yaqaanaan Markaa abaal weyn nagu leeyahay ee suoescribe usaarno asxbtii Dadka kor uqaadi jirtay Walaal adne waa mahadsanthy
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 Ай бұрын
Waa kugu raacsanahay waa usaaraynaa
@whatthehe-8
@whatthehe-8 Ай бұрын
Habargidir Alle kaaga dhow ee soco
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Ай бұрын
Thanks bro from galmudug stete of somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 thanks duriyada👍👍👍
@user-xs7of2js7t
@user-xs7of2js7t Ай бұрын
Yaa galmudug iska leh ba rer baa Waka dhacsan tahay Somali wayn wada leh
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Ай бұрын
@@user-xs7of2js7t yaa ku yidhi reer gooni ah baaleh
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 16 күн бұрын
​@@user-xs7of2js7tsomali weyn kulaha ader Ana calanka samestay Ana madax weyne ka noqon karo Ana dhulka ugu badan io mgaaloyinka waa weyn iska leh hg wxn ahayn iskma laho galmudug
@mrmohamedaxmed3620
@mrmohamedaxmed3620 Ай бұрын
Habargadir Caadi Maaha
@user-kn5mc7vu7o
@user-kn5mc7vu7o Ай бұрын
Governo sacad sicid magacan illen wadanimo ayu noogu baxay .. m.a❤
@abdiqadarfarah
@abdiqadarfarah Ай бұрын
Wallee fanku waa wada h.g iyo inyaroo lagu qurxyay 😂
@AbdulrezakSayid-hh1br
@AbdulrezakSayid-hh1br Ай бұрын
From Borame news I was in intermediate school when I had that song I thought siciid harawo was Mareeexan I just learn he was Sacad Habargidir
@AAA-vt2vn
@AAA-vt2vn Ай бұрын
Somalida intabadan hawiye wax uma quuraan
@eidosmaan1059
@eidosmaan1059 Ай бұрын
War ileen hadii ay waxwalba laynayaan HG waa Wadaniyiinta Somaalia🦾🦾🦾
@fartuungeedi37
@fartuungeedi37 Ай бұрын
Habargidir ❤❤
@hersijama6905
@hersijama6905 Ай бұрын
Waad mahadsan tahay ina adeer waa run dhamaan inta aad ka sheegtay Hawiyaha, ee ah in aaney weyneyn ragooda magaca leh hadey ahaan laheyd siyaasi iyo fanaan intaba. waxaan kaloo ku qoslay '' Maxey kala dooneen magaca DHUUSO, ma aha ee waa DUSMA-MAREEB''. waa runtaa, . aad baan u jeclahay magaaladaa waan ku dhashay
@AAA-vt2vn
@AAA-vt2vn Ай бұрын
Anoo awooyasheen ka yimid dusmareeb so wax ku maqlay dhuusmareeb lakiin I will ask abaney
@barliincadeey9237
@barliincadeey9237 Ай бұрын
Masha alla somali guul 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahidayib6039
@abdullahidayib6039 Ай бұрын
Illahay ha u naxariistee abwaan indho buur wuxuu lahaa heesihii halgankii 1977 badankooda
@user-pc2bt6nb8j
@user-pc2bt6nb8j Ай бұрын
Walaahi waa wada topp. Heeso iyo suugaan aad u qaaliya. Waaba inta dhageysto
@MaxamedAli-on5hs
@MaxamedAli-on5hs Ай бұрын
Habargidir ❤❤ xabad iyo murti looguma tago
@nuurdaahir8078
@nuurdaahir8078 Ай бұрын
Murti iyo wadani nimo hg u daah qoriga murti baa noo dheer😂
@abshircarab18
@abshircarab18 Ай бұрын
Hhhhhhhhh
@hamdaaden2246
@hamdaaden2246 28 күн бұрын
Alla walalow xagaas ka wad wlhi hawl fiican baad haysaa. Isaaqa waxay noogu sheekeyen wixii heesa oo lahjadayadu ku jirto anaga sameynaye xagaas ka hay fadlan ❤❤
@mellowyellojello6520
@mellowyellojello6520 Ай бұрын
Wadani nimo habargidir u daa ❤❤❤❤
@reddevilssomalifans2718
@reddevilssomalifans2718 Ай бұрын
20kii sano afweyne dalka heystay taariiq been ah buu ka tagay waxaaba ka siidaran reero leh hawiye murtida iyo abwamda waxba kuma laheyn habargidir baaba ah budo gar u tuman
@awaysissa5919
@awaysissa5919 17 күн бұрын
Waliba abwaanadii gabayada lama sheegin .
@FANKAFILMS
@FANKAFILMS Ай бұрын
Cabdi Bashir Indho buur kaliya ma ahan qabill ee wadani qaran.
@depana19
@depana19 Ай бұрын
Hawiye kuma fanaan dadkooda wax galka ah sida abwaanada o kale war dadkiina barta o ku faana hawiyoow.
@user-lj3rv5dt8s
@user-lj3rv5dt8s Ай бұрын
Aad iyo aad weliba Abwaana waa weyn baa laga tagey sida Abwaan Tabantaabo oo Sacad ah Abwaan Burci Sacad Abwaan Jiir ninka iska leh inta badan heesaha somalida laxankooda Saleebaan Abwaan Carabey Saleebaan Iyo kuwa badan oo kale Heesta mucjisada ah ee Qalalaaso Dagaal waxaa iska leh Abwaan Saleebaan ah hadda magaciisa iga maqan 2019 buu ku geeriyoodey Cadaado
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 Ай бұрын
🦁HG🐯ABSULETLY 🤴🏾👸🏽🤴🏾👸🏽💯💯💯💯💯👌🏾✅✅✅✅✅
@dahirxaajixasan8470
@dahirxaajixasan8470 Ай бұрын
Wasax waliba sacad ku wa u sii daran yihiin xidig kasta o ka dhashah ayagaa damiyah war sacadow saan talo noma aha
@aishohimilo2024
@aishohimilo2024 Ай бұрын
@@user-lj3rv5dt8s abwaan burci ma noolyahay oo ma heeso leeyahay?
@siradm
@siradm Ай бұрын
Faan waxba tari maayo taariikhdu iyadaa isqoraysa. Faan jahli waaye
@XasanCade-zo1lh
@XasanCade-zo1lh Ай бұрын
Waaaw h.g waa wada wadaniyiin waleee
@FANKAFILMS
@FANKAFILMS Ай бұрын
Cabdal yuusuf Hanuuniye kaliya ayaa ah qoomiyad waa dhiman yahay legend
@nailsissak3207
@nailsissak3207 Ай бұрын
Somali jahilsanaa cabdi bashir indha buur fanaan wadani ah buu ahaa hadana qabiil dartiis baa loo dilsy! Illahay ha u naxariisto amiin yaa allah
@user-lj3rv5dt8s
@user-lj3rv5dt8s Ай бұрын
Wll dadkii diley waa la yaqaan Waxaa diley dhaga baceyr waxaana laga soo direy villa somaliyeed asiga oo ka qaxaa Xeradda ciidanka afisyooni baa la diley hantidiisiina waa la dhacey gaari caajiyad ah iyo alaabtii saarneyd.
@reddevilssomalifans2718
@reddevilssomalifans2718 Ай бұрын
Ciidankii afweyne baa dilay
@abdulahimohamed2839
@abdulahimohamed2839 Ай бұрын
​@@user-lj3rv5dt8s dhaga baceer waa loogu aarayay maahe ma usan dilin isaga 😢😢
@mohamedguudcade
@mohamedguudcade Ай бұрын
Ax ax ax allah ha u naxariisto
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Masha Allah barakumu Allah jamiican ❤❤❤❤. Noolaada, vivo Habargidir.
@KhadarKeeyow-eo9yl
@KhadarKeeyow-eo9yl Ай бұрын
Sugal cabdulle cumur sacad ree jalaf❤
@AliHassanNur-nt7gh
@AliHassanNur-nt7gh Ай бұрын
Haa walakatgay
@HamsaAhmed-hv3ph
@HamsaAhmed-hv3ph 26 күн бұрын
Dadkayagoo isku duubninbaa❤
@amirsheikh691
@amirsheikh691 Ай бұрын
Aan ku saxo maxamed cumar nuur nidaamiye waa nin ugasyada beesha cayr ah cabsiiye maahan
@Jannnah6
@Jannnah6 10 күн бұрын
Omg ilhow unaxriiso abwanadeeni😭🤲 hg af iyo adinbo dalkan way ku difaceen wlh ma modeen heesahan sidan u qiirada bdan iyo awoowashey alifen😢
@muhudinahmed
@muhudinahmed Ай бұрын
I lov h.g
@isaaqmohamed3614
@isaaqmohamed3614 Ай бұрын
Cabdibadhiir idhabuur Allaha unaxariisto heesehiisa waa kuwa ugu wadanisan somaaliya
@towbanuur3089
@towbanuur3089 Ай бұрын
Ay mardambe reer waqoyi ma iharawsanayan kuwaana uso qufa marke faan been ah iila imaadaan😂 mahadsanid yaqey😊
@Bytity35
@Bytity35 Ай бұрын
Reer waqooyi sow maaha wariyahaan busta kaa jafay ee inaad jirto ku xasuusiyay markaad is ilowday, kala dhuntay. U mahad celi. Wax nool baa ku nooleeya Viva ISAAQ
@cabdiraxiincusmaan8318
@cabdiraxiincusmaan8318 Ай бұрын
ABWAAN YAASIIN SHIIKH SALAAD WAA SACAD REER AYAANLE. ABWAAN CABDIKARIIN SHIRE XUSEEN SANDHEERE WAA SARUUR / ROOBLE MAXAMUUD
@GololMudug
@GololMudug Ай бұрын
Video yadii hore kun daawasho magaarin Hg muuqalakii 15k bay geeyeen
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 Ай бұрын
Hhhhhhhh caadi maahan 33k ayba maraysaa ninkii views rabo ha kasoo hadlo cidaan hhhh
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
Hada 55k😂😂
@munasudi3392
@munasudi3392 25 күн бұрын
Duriyada guul iyo nabad ku noolada
@mohamedmuusejilacow2482
@mohamedmuusejilacow2482 Ай бұрын
Hawiye oo idil ayaa wadaniyiin ah waayo axmaaro iyo gumeysi kalena uma jixin jixaan mana walaashadaan
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 Ай бұрын
Mahadsanid . waa hadal dhab ah walaal.
@NimcoFf
@NimcoFf Ай бұрын
Unukaa leh markaad tidhi yaa kuu baahan ninkastaa halkuu doonuu marayaye
@ZubeyrMohamed-fe6hb
@ZubeyrMohamed-fe6hb Ай бұрын
Maad martid heee yaa ku heesta 😂 😂 😂 😂 😂 ​@@NimcoFf
@user-sy3bk1in5s
@user-sy3bk1in5s Ай бұрын
​​@@NimcoFf Reer imaam hinaasaha ka yaree Taarikhdana bal baro Wllo
@NimcoFf
@NimcoFf Ай бұрын
@@ZubeyrMohamed-fe6hb soodiga cabaadaya soomaaliya soomaali baa leh ku eekow tuuladada 🤣🤣🤣
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame - Waraysi Dhammeystiran.
1:13:17
Hilin Show
Рет қаралды 114 М.
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 9 МЛН
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 6 МЛН
Which one is the best? #katebrush #shorts
00:12
Kate Brush
Рет қаралды 21 МЛН
ТАМАЕВ vs ВЕНГАЛБИ. Самая Быстрая BMW M5 vs CLS 63
1:15:39
Асхаб Тамаев
Рет қаралды 4,1 МЛН
Abwaanada Isaaq Qeybta 2aad
21:28
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 21 М.
Abwaanada Beesha XAWAADLE  Macawisley Maafiyadii Madhiyay
30:47
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 24 М.
DEGDEG: Waa Kee Qabiilka Kaalinta 1aad U Galay Beesha Daarood ?
26:48
Qabiilka Kaalinta 1aad U Galay Beesha Daarood ?
23:33
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 34 М.
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 9 МЛН