Sheikh mxmedaw khayr alle haku siiye dar ilahay ban kujeclaye wana kudhayaysta ano joga burtnle buug kaqor dhirta buugag ka hadlaya dhirta
@SuldaanMediaАй бұрын
Mahadasanid wll wuu qoraa sheekhu
@Xabsa96kАй бұрын
Ma ku heli kara pdf ama
@UbaxUbah23 күн бұрын
Alahuakabar❤❤❤❤❤
@sacadfuaad8273Ай бұрын
Aad ayan ujeclahay geedaha dawoda ah in aan barto imika wan bartay geedo badan oo deeganka aan ku noolahay ka baxa waxanan rajaynaya inan qaar kale oo badan aan barto inshalah
@lil-ahdaamiin215Ай бұрын
War somaliyeey ninkan sheikh ah iyo kuwa lamid ka ah inta ay dhiman ha laga reebo ama laga qora geedaha dawada magac yadooda
@Aishacud-9Ай бұрын
MazhaaAllah!
@leylaqasimmohamed5547Ай бұрын
Asc sheeq Masha Allhah..jimca muubrak
@abdikarimtiifow4405Ай бұрын
Mashallah
@AnabAden-t1uАй бұрын
Asc jzakalaqayr maansha alaah
@abdidagane8180Ай бұрын
❤
@AsiyaNoor-qd7jtАй бұрын
Allahu akbar
@FaaisoHassan-k3dАй бұрын
ALLAHU AKBAR ❤❤❤❤
@AxmadtayyibSaciidАй бұрын
SHeikh waa ku salaamay.Geedka Xammurka la dhoho ma nooc gobka ka mid ah baa?
@FaaisoHassan-k3dАй бұрын
SCW❤❤❤❤
@leylaqasimmohamed5547Ай бұрын
Salahu caleyhu waa salim
@loveroses5636Ай бұрын
Gobka iyo jicibka maxeey kala yihiin?
@SuldaanMediaАй бұрын
Shaqo iskuma leh waa laba geed oo kala duwan
@sacadfuaad8273Ай бұрын
Geedka soonahdu ma xaabo cadka sheekh
@aminaali6980Ай бұрын
Gobku waa qasilka
@SuldaanMediaАй бұрын
Caleentiisa ayaa qasil noqota
@mohamedabdi2303Ай бұрын
Waxaa lobahanyahay caleentaas miyaa mise?
@nurfunny6411Ай бұрын
الحل Misaar soo qaado xaawo ku dhex shid ka dibna ku dhax kaadi
@habibamohamed1079Ай бұрын
Soonah iyo dhuurta geedaha la yiriaa ssen u bartaa somaaliguu baanan lo aqoon
@husseinadan5223Ай бұрын
Geedka magacaa kala maqaba fadhlan
@suheebsaajjidstudents7541Ай бұрын
Qusuul Hindi miya Gobka isoshega
@SuldaanMediaАй бұрын
Gob ayaa lagu magacaabaa geedka wuxu ka baxaa Hargiesa iyo dhulka ku xeeran
@suheebsaajjidstudents7541Ай бұрын
Shukran @@SuldaanMedia
@abdikadirbile4024Ай бұрын
Gobku waa geed nooce ah ya ifahansiyo please
@OS-db8umАй бұрын
Geedka Qasilka madaxa la marsado midhihiisa weyan Gobku wuxu u egyahay Madheedhka ❤