Su`aal Cajiiba oo Gaalada oo Dhan Is Weydiiyaan Habeenkii Balse Qariyaan | Sh Abdirahmaan Bashiir

  Рет қаралды 68,945

Suldaan Media

Suldaan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 70
@Liiloowe
@Liiloowe 7 ай бұрын
SHIIKHU WAA CAALIM MUFAKIR AH ILAAHEY CIMRIGA HA U DHEEREEYO. SHIIKHA DAD U DHIGMA MA HEYNO EE ILAAHEY DAD SIDIISA OO KALE AH HANOO SAHLO
@abdirahimjama4252
@abdirahimjama4252 7 ай бұрын
إنَّ الَّذِي أمْشاهُم على أقْدَامِهمْ قادِرٌ عَلى أنْ يُمْشيَهُمْ عَلى وُجُوهِهِمْ"
@ismDirir
@ismDirir 7 ай бұрын
بسم الله الذى لا يضر مع اسمه ششىء فى الأرض ولا فى السماء وهو السميع العليم 🎉🎉
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 7 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@fataha1
@fataha1 7 ай бұрын
Sheekh Waa u Baahan Nahay more pls❤❤❤❤
@MohamedMohamoud-xd1lk
@MohamedMohamoud-xd1lk 6 ай бұрын
Alahuakbar abdirahman nin réer djibouti iyaa soobooday xaawa iyo fadouma
@mohamedosmanabdi2022
@mohamedosmanabdi2022 6 ай бұрын
Mashaalah ! Very educative sheikh. May Allah bless your speech now and then
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 2 ай бұрын
Best sheekh
@Alif-fj6wr
@Alif-fj6wr 7 ай бұрын
Masha allah Sheikh illahay ha ku xafido Ameen ya allah 🙏 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 7 ай бұрын
Maasha Allah, Sheekh Cabdiraxmaan, Allah ha barakeeyo.
@fahmoyousof1745
@fahmoyousof1745 7 ай бұрын
جزاك الله كل خير يا شيخ
@Faadumonum
@Faadumonum 7 ай бұрын
الحمد للله علي نعمة الاسلام
@maymuunmacalin190
@maymuunmacalin190 7 ай бұрын
Subxaan Allaah
@FARAXXIRSI-ku4xv
@FARAXXIRSI-ku4xv 7 ай бұрын
Asc mashaa allah xadiiskagii waa nadeqay adigana masha allaah
@abdirahimjama4252
@abdirahimjama4252 7 ай бұрын
Lair about the reglion of Allah
@mustafaroble4876
@mustafaroble4876 7 ай бұрын
Jazakh Allah Khayr. Allahu Akbar.❤❤
@AJYahye
@AJYahye 7 ай бұрын
Masha Allah.. Jazaka Allahu Akbar
@hawayusuf739
@hawayusuf739 7 ай бұрын
Allah Yubarik
@osman.a.kabayare1489
@osman.a.kabayare1489 7 ай бұрын
لا إله إلا الله
@Hamda-wv4es
@Hamda-wv4es 7 ай бұрын
Allahu Akbar Alxamdulillah
@ismDirir
@ismDirir 7 ай бұрын
اللهم اءنى اعوذبك من الكفر اللهم اءنى اعوذبك من عذاب القبر لا اءله اءلا انت جزاك الله خيرا🎉🎉لا اءله الله العظيم الحليم لا اءله اءلا الله رب العرش العظيم ال اءله اءلا الله رب السموت و رب الأرض و رب العرش الكريم 🎉🎉
@aminomohamed2850
@aminomohamed2850 7 ай бұрын
Maanshaa alaah
@UmalkhayrMuuse-vl2eg
@UmalkhayrMuuse-vl2eg 7 ай бұрын
Jazakh allah khayr.
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 7 ай бұрын
Masha Allah
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 7 ай бұрын
Xisaabta xitaa waxaa kujirta wax lagayaabay oo looyaqaan ma dhamaato waxkalena masheegayso ee ilaahay ayey sheegaysaa madhamaatadu. Anigaaba kayaabay oo xisaabta ku taqasusay.
@AbdullahiMohamedHuurshow
@AbdullahiMohamedHuurshow 7 ай бұрын
Dadku Markuu Si Sax Ah Wax U Fahmo Waa Sida Sheeqaan Allaha U Siyaadiyo Annagana Allaha Noo Sahlo
@SharmaarkeIsmail-p7q
@SharmaarkeIsmail-p7q 2 ай бұрын
Subxanalah
@fh.s4387
@fh.s4387 7 ай бұрын
Subxanlaah aubxanlaah allahu akbar allahu akbar
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 7 ай бұрын
Gaaladu xitaa Iimaan xumaanta lasaaxiib ah ayey leeyihiin.
@AhmedHassan-vb5gt
@AhmedHassan-vb5gt 6 ай бұрын
Asc please read this message, jabouti waxaa la rabaa in khasab canfar u qabsato oo la isku xidho canfarta jabouti iyo Ethiopia sidaana somaali looga tirtiro wacyi gali somalida please thank you
@SuperLuisnani17
@SuperLuisnani17 7 ай бұрын
@tawakalmadia1840
@tawakalmadia1840 7 ай бұрын
💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚 لا إله إلا الله محمد رسول الله 💚💚💚💚💚💚💚 اللهم صلى على سيدنا 💚 محمد 💚 بدر التمام 💚💚💚 ومصباح الظلام ومفتاح دار السلام وشمس دين 💚💚💚 الإسلام وعلى أله وصحبه الطيبين الطاهرين 💚💚💚💚💚 وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين جزى الله 💚💚💚💚 عنا سيدنا 💚 محمد 💚 صل 💚 الله 💚💚💚💚 عليه وسلم ماهو أهله 💚 عدد ماذكره الذاكرون وعدد ما غفل عن ذكره الغافلون ورزقكم الله زيارته وشفاعته 💚
@HachiQayz1
@HachiQayz1 7 ай бұрын
allow khaatimad noo hagaaji😔😔
@Gujis6868
@Gujis6868 7 ай бұрын
Csw csw❤❤❤
@hsaksa8264
@hsaksa8264 7 ай бұрын
Wcs
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 7 ай бұрын
Qof hadduu kaa dhaadhiciyo wax kaa dhaadhacsanaa wax kaduwan wuu ku duufsaday ama wuu kusixray, diinba ha ahaato. Carabta ufiirso waxaajirtay waqti gaalo iyo yuhuud ay shaydaanka kanecbaayeen maantana ayagaaba difaacaya oo u dagaalamaya oo maal siinaya marka waa lasixray ama waa laduufsaday.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 7 ай бұрын
Mid gaal ah baa igu yiri meeshaan ka imid waan aqaan lkn meeshaan usocdo maaqaan.
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 7 ай бұрын
Adareeska maa ka qaldamay? In ka badan 6 bilyan oo dad ayaan aaminsanayn diinta Islaamka (1 bilyan muslim qiyaas) intaas oo dhan meel ay u socdaan ma yaqaanaan miyaa? ... waxaas waa barabogaandada dadka islmaaka (imaankooda = iska aaminkooda) lagu sii adkeeyo....
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 7 ай бұрын
Sh Abdirahmaan: Geedaha way noolaankaraan noole laáantood wayna noolaayeen iyadoo wax noole dhulka joogin... waxay u baahan yihiin fotosintasis ( qorrax) .... iska hubi waxa aad sharxayso ...
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 7 ай бұрын
Qofka Mulxidka ama ka shakiyey diinta, diin ma haysto, kitaab ma haysto ( caqiido, Iimaan ama wax la iska aaminay ma haysto). Qofkaas waa qof yiri ani igama dhaadhicin waxaal la sheegay..Xitaa Nabiga qaraabadiisii qaar ka mid ayaa ku diiday.. ka waran mid Afrikan ah oo 1400 sano jooga ...
@fooziJaamac
@fooziJaamac 7 ай бұрын
Galaseer waa jibouti, talaagad waa hargeysa faranjeer waa muqdisho waxaa mideeya kelmada afsomaaliga ah qaboojiye, saddexda sare waa af qalaad. Kolkaa walalayaal shiiqa ka barta lahjada jabouti ee afsomaaliga
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 7 ай бұрын
Haddii diinta Ilaahay lagu baran karo, maxaa intaas muran ugu jiraa firqooyinka islaamka... qaadiryada, Ahlasunna shiicacada ,,, Illaahay sifiiyiniisa, meesha uu joogo ... gacan ma leeyahay .,. lug ma leeyahay .. wax walba waa la isku qilaafay... oo la isku dilay...
@nuursheekhxasanMaxamadwali
@nuursheekhxasanMaxamadwali 3 ай бұрын
Ilahay wax wuu arka wuuna maqla balse sida makhluuqa oo kle maha eewa inaga sareya
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 3 ай бұрын
@@nuursheekhxasanMaxamadwali Maxaa ku caddayn kartaa? ... buugaas ayey ku qoran tabay soo ma aha oo keliya? ..Illaahay wuu soo dagaa habeenkii saqda dhexe,, sida naska sheego... dhulka waa kubbad hawo dhex dabaalanysa oo qorraxda ku wareega. maxaa laga wadaa sarrayn? ... waa fikrad ka timid 1400 sano dadkii meeshaas daganaa, ee aaminsanaa in dhulka fidsanyahay.. qorraxduna ku dhacdo biyo dhoobo oo kulul ( cayna ximia) sida sheekada Dulqarnayn...
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 7 ай бұрын
Imaanku waa wehelka nafta xitaa haddii aad libaax la keliyowdo.
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 7 ай бұрын
Sh Abdirahmaan, in la aamino wax qayb ah ( aan loo jeedin la ogayn) ma aha caddayn, waa iimaan ( faith, wax caddayn loo hayn oo la iska aaminay). Sidee ku kala soocaysaa adiga iyo diimaha kale oo iimaan ku qaatay diintooda? Dhulka intuu jiro,, Diinta waxay sheegtay markii la abuuray (xaddiith) isla wiigaas in Aadam la abuuray,,,,, Nabi Nuux iyo aadan in 10 jiil u dhaxaysay... waa sida Bible-ka dhulka wuxuu jiraa in ku dhaw 6000 sano.. isku meel ayey u socdaan. Ilaa hadda ma hayno wax caddayn ah... Fitrada.. hadaad aragto umadaha aan ilaahay looga sheekayn, wax ay ka yaqaanaan ma laha.. waxaan waa sheeko baralay ka timid bariga dhexe... caddaynteeda waxaa laga rabaa dadkii la yimind.. Hadaad aqriso suurah Israa. Qurayshtii gaalada way xujeeyeen Nabiga, ilaa hadda xujadaas way taalaa... seefba ha looga adkaado
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 7 ай бұрын
Qof meeli u cadahay meeli u madow hadabad ku sheegtay islamka sheeko bariga dhexe ka timid,dib ugu laabo nabiyada iyo rusul badan ayaa bariga dhexe ka timid dhamana muslimbay aheyn, Arinta fitradana aan wax yar ka idhahdo ilmaha yari iyadon waxba loo shegin ayuu run iyo been,sax iyo khalad kala sari karaa
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 7 ай бұрын
@@SuperAbdul0000 "Qoom walba nabi ayan u soo dirnay ku hadlaaya af-kooda" aaway keenii, kii Shiinaha, kii inta ka baxsan bariga dhexe? .... Haddii fitro jirto ... maxaa loo leeyahay ha guursanina hooyooyinkii, ha dilina ilmihiina.,... intaas loo leeyahay cadaab ka baqa... ha samayn... may fitradooda isticmaalaan xitaa dadka wayn? ... instinct ayaa jira ka yhimid tadawur sida xayawaanka kale oo kale.... milyan sano soo socday ...
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 7 ай бұрын
dig toorka ale habarakeeyo
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 7 ай бұрын
Kun fa yakuun?... okey Aadam Illaah ayaa gacmahiisa ku abuuray ... muddo dheer ,,,, Nabi Ciisa... Maryama ayaa ilaahay afuufay .... oo qaar waxay sheegayaan lama dhagaysan karo.... addoonka 6-maalmood ka dibna,,, noo sheeg wax kun fa yakuun lagu abuuray? ..
@mohamed88466
@mohamed88466 7 ай бұрын
Hashii nebi saalax ayaa lagu abuuray kun fa yakuun
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 7 ай бұрын
@@mohamed88466 Mahadsanid Mohamed.. caddayn ii soo dir
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 7 ай бұрын
@@mohamed88466 Inta aan ka xusuusto.. dhagax ayaa la kala jeexay ka dib hal uur leh wax sidaas oo kale ka dhalatay ( hade waxaas weli waa sheeko oo caddayn uma hayno) bal soo cadee adiga kun fa yakuun fadlan..... Mahadsanid ...
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 7 ай бұрын
@@mohamed88466 sheekadaan kun fa yakuun; markii hore waxay ka soo muuqatay old testament ... bible-ka genesis ( taas oo qalad ah) ,,,,,
@abdirahimjama4252
@abdirahimjama4252 7 ай бұрын
Akwaaaneee they have no idea from Deen of allah all of them juhaaal
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 7 ай бұрын
Qof habeen wax is-waydiiyey oo uu qariyey, adiga sidee ku ogaatay? .. wax kasta ayaa la iska sheegayaa, si caddayn loogu helo wax la iska aaminay
@mrxaabsade1
@mrxaabsade1 7 ай бұрын
Xayisiiska waa too much walalo videowga waa laga caajisayaa
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 7 ай бұрын
Haye wll wan ka yarayn
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 7 ай бұрын
Muuse ayaa dhahay Illaahay in aan ku arko ayaan rabaa, (sida la sheegay, cadday ma hayno).. Ibraahim ayaa dhahay i tus sida aad wax u abuurto ( sida la sheego.. sheegasho iyo caddayn kala baro) Illaahay wuu soo jawaabay.. .. .. dad aad u yar oo Bariga dhexe daggan inta wax oo loo sameeyey ( waa sheeko inta laga caddeeyo) maxaa hadda oo tv... kamera jirto loo sammayn waayey... Illaahay wuxuu heli lahaa 7 biljan oo caabuda sida uu rabo... ( dadka waxaa loo abuuray in ay isaga caabudanaa,, hadana intoo badan wax ma caabudaan)
@abdirahimjama4252
@abdirahimjama4252 7 ай бұрын
What a lie where did the prophet said people will be walking on their heads in the day of judgement day
@abdirahimjama4252
@abdirahimjama4252 7 ай бұрын
He is not a shiekh he can even say the Arabic letter properly
@maxamednasteeex4359
@maxamednasteeex4359 7 ай бұрын
He is talking his own language if Arabic language makes you shiekh that' is your opinion but knowledge is not the race skin or languages my friend
@maxamedglucklich6183
@maxamedglucklich6183 7 ай бұрын
@@maxamednasteeex4359bro, you gave him the right answer 😂
@SucaadRaage-kp6rv
@SucaadRaage-kp6rv 6 ай бұрын
Masha allah
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
Jiritaanka Rabi (Diinta Iyo Cilmiga) || Sh A.Bashir.
1:18:36
Horizon
Рет қаралды 25 М.
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН