Muuqaal xiisa bdn uu ahaa inkastoo meel Mac nooga dhamaaday qeebaha kale noo soogaliya.
@hodan19622 ай бұрын
Amazing sheikh MaShaAllah.
@abdillahisiyaad21812 ай бұрын
❤❤❤
@AnasCadir74673 ай бұрын
M.a waa mowduuc wanaagsan oo dadka in lagu baraarujiyo wanaagsan tahay, shiiqa intuu jooga??
@jubbavalleycarrierllc93192 ай бұрын
Dulyadeey saxiibkaa ma ii waydeeysida eray aan maalin aan ka maqley oo yiri waxaan jeclahay inaan u labisto sida raga canadian ka u labistan oo layga garan marka soo xaq uma laha ayana shabahdo gabdhaha rer canada xaga labiska
@Ahmedcismaan-y1i2 ай бұрын
Sheekhow wax Gaal sheegay cilmi ha nooga dhigin kitaabka ilaahay baa noosheegay wixii tegay waxa jooga waxa soo socda