Suldan Seerar FT DJ Subeer IFTIINKII XAMAR BILE NORWAY OSLO 2020 Best Show Ever Caamir Studio

  Рет қаралды 696,670

caamir Studio

caamir Studio

Күн бұрын

Suldan Seerar FT DJ Subeer IFTIINKII XAMAR BILE NORWAY OSLO 2020 Best Show Ever Caamir Studio

Пікірлер: 270
@abshirnurmohamed8148
@abshirnurmohamed8148 4 жыл бұрын
Siduu buu rabi Nooka naxariisan doonaa wlhi waa su aal isweydiin mdn ee dhalinyaro tashta saan xal manii naqoto muslin iyo saan waayaab
@xaragoabdi5702
@xaragoabdi5702 4 жыл бұрын
Waan yabanahay qof ila yaban radinayay
@xaragoabdi5702
@xaragoabdi5702 4 жыл бұрын
@Ancient Rageedi futada qarmoon usheeg
@ayannaismail158
@ayannaismail158 4 жыл бұрын
Raga ogaadenba waxan ku jecelahay sidey xasaskoda uqadariyaan masha allah hada ninkaas intaaso naag wuu darensiyay inu xaasle yahay isagon hadlinba mashallah mashallah
@mohamedsiyaad6120
@mohamedsiyaad6120 2 жыл бұрын
@duniyalayla567
@duniyalayla567 4 жыл бұрын
Say what you wanna say, but DJ subeer is legend👌👌
@msssuuro1527
@msssuuro1527 Жыл бұрын
Laa😊sa
@ikraaninacali4293
@ikraaninacali4293 Жыл бұрын
​@@msssuuro15270
@mohamedxabeeb9163
@mohamedxabeeb9163 4 жыл бұрын
Xamarey nin ku hesin miyuba fanan yahy
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Alla jecliyaaa raga ismuujiya oo tusa ama dareensiiya dadka inuu Reer iyo xaas leeyahay suldaan oo naaag aan naagtiisa ahayn ku dhegdhegaaya weligaa ma arkeeysid quruxleey diisa oo hada baby boy bn udhashay allow isu daaa reerka qurxoonnn 💓💓💓❤️❤️❤️
@ruungacalboqoradiabuu3330
@ruungacalboqoradiabuu3330 4 жыл бұрын
Abyo mid ko youtube r ah aya dhahaya suldaan wilkisa yar Wu saqira ma ban ayay ahad
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 жыл бұрын
😥😥😥midbaa lhaa wuu saqiiree alla ddku been bdana mxay papega hbada uahy udilayaan 😍😍😍😘😊any way suldaan seeraar waanin raga
@SOOMAALIDAMADOW
@SOOMAALIDAMADOW 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@hodanhayan2494
@hodanhayan2494 4 жыл бұрын
@@ruungacalboqoradiabuu3330 kkkkkkkk❤
@xawoluul128
@xawoluul128 4 жыл бұрын
Msha allh xbbtii sase dhahayen hadu u saqiray saqir aqaro alah haoga dhigo hadu nol yahay alah hau dayo o hala dhig mid dddd anfaco🤲🤲🤲
@سميهاسماعيل-ط7ب
@سميهاسماعيل-ط7ب 4 жыл бұрын
Anaga wadama carabta joogna waxaan magaysano dadkeena saan ufaraxsan wow manshallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴viva somali wayn meelkasta aad kunooshihiin my people
@ayuubhaney5281
@ayuubhaney5281 Жыл бұрын
Markee hestan soo baxday jaceyl inaba cadi eheyn i hayay markaa maqlo heedtan xasuus ayaan galaa wllhi ❤❤❤ Alla! Waqti
@abdikarimhalabeey7154
@abdikarimhalabeey7154 4 жыл бұрын
Ruuxii sideedoo kale isagoo heesta daawanaya comment ga akhrisanayaa ❤ iisaaar😁😁😁😁
@asmaacraxmaancraxmaan163
@asmaacraxmaancraxmaan163 4 жыл бұрын
😂😂😂
@qadaasbinabdalla739
@qadaasbinabdalla739 4 жыл бұрын
Ilaahow Dumarka Somaliyeed Noo Xafid All Of Them Wa Happy+Qurux❤✌
@asmasulaiman6939
@asmasulaiman6939 4 жыл бұрын
😍
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 4 жыл бұрын
4:17 Gobaad tahay xila janooy markuu leyahay uuna so firinaayo camera da Waxey ku socotaa xaaskiisa 😀😀👌👌🥰💑👨‍👩‍👦‍👦
@a.a1412
@a.a1412 4 жыл бұрын
Wx kle m.a❤😔
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 4 жыл бұрын
@@a.a1412 don't worry qof ku daneya Allah ku siiyo bayo😌😌
@ciiltirahaumada5514
@ciiltirahaumada5514 4 жыл бұрын
waxgarad
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 4 жыл бұрын
@@ciiltirahaumada5514 mahadsanid wll
@ciiltirahaumada5514
@ciiltirahaumada5514 4 жыл бұрын
@@Qaaliquman666 adaa mudan wllo
@abdihussen8658
@abdihussen8658 4 жыл бұрын
Masha alah daarod alw darod uf Somalia anagaa iska leh darorod
@geeljire8851
@geeljire8851 4 жыл бұрын
Waa kuu jeeda adoo daawanaya ayaad commentyada aqrineysaa😂
@dooskadiamond9016
@dooskadiamond9016 4 жыл бұрын
Suldaanka geeska waa fanaan aan aad u tageero
@ubahayatullahi6267
@ubahayatullahi6267 4 жыл бұрын
Masha Allah suldaan serar wuu ka baxsaday show kala kacsan
@ciisecqaadirxuseen7870
@ciisecqaadirxuseen7870 4 жыл бұрын
waaaaa wax jiro kkkkkkk
@Mikulover820
@Mikulover820 Жыл бұрын
Ikr this song will alwayse be my favourite the memories ❤ i get from this song❤
@princessemilliana4727
@princessemilliana4727 4 жыл бұрын
xamar bila best song markey soo baxdey maalintii 4 jeer dhageysan jirey kkk😂😂😂
@lovelylovelyabunchlovely5053
@lovelylovelyabunchlovely5053 4 жыл бұрын
Aniga everyday marka homeworka samenayo dhakestata. I don't even know how much I watch a day. Best song ever
@princessemilliana4727
@princessemilliana4727 4 жыл бұрын
@@lovelylovelyabunchlovely5053 nice 😍😘❤❤❤❤
@minnicute2497
@minnicute2497 4 жыл бұрын
@@lovelylovelyabunchlovely5053 Me too I'm so addicted to it 😂😂💗💗
@kakacde3277
@kakacde3277 4 жыл бұрын
Hhh ✅🙏🏻
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 жыл бұрын
Anigu wxa keliyaa kahelaa wuxu dj supeer akhriyo haye Haye ahaaa 😂😂😂😂😂
@ilhanshmahdi2118
@ilhanshmahdi2118 4 жыл бұрын
انا لله وانا اليه راجعون ilahay dulqad badana wlloyal ilhay wu idin qaban kara qabasho xiig le waliba balse wuu idin tusay awoodiisa ee idinka iska indho tiray mar kad waxaso macsiyo uuna samaynaysan wuu awooday in uu dhulka idinla dumiyee balse ilahay wuu idin dhafay ee inyarna isku xishoodo dhulka ilahay uga daya waxan aad ku samaynaysan waxsna wad samaynaysa muslimna wad sheganaysan wax idin anfacaya mehee rabigiin utawbad keena
@YassinZultan-gr6wz
@YassinZultan-gr6wz Жыл бұрын
Suldanka geeska fanaan la wada jecelyahay somali oo dhan alle ha ku sharfo
@fardosoaxmed-s7h
@fardosoaxmed-s7h 11 ай бұрын
cabdulahi cabdi
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 жыл бұрын
Heestani oo BILAA MUSIC ah oo dhamaystiran kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan.... 🙏🙏🙏
@sanjuujrbluesboy7668
@sanjuujrbluesboy7668 4 жыл бұрын
Gabdhaha Codkooda ku heesta kama daalo inaa kuso cesh ceshto WLHY ❤😢🙏
@Budka90
@Budka90 4 жыл бұрын
IF YOU SING FOR THEM OR NOT THEY ARE THE ONE AND ONLY PROUD LOVE YOU WOMAN'S SPECIALLY OUR HOOYO MACAN
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 4 жыл бұрын
Hayay Show iga dheh Lkn Amuun warba u yala 😁 Naya Wilka ka lexdaa isaga iyo Xariir waxan ku jeclahay Dumar kale kuma dhagdhagan ilaan wa Asale ‘! Umasha haka hinasinina 😁
@omar-farouqabu-muctasim7865
@omar-farouqabu-muctasim7865 4 жыл бұрын
Hhhhh haaye dumashideen dhiga 100 ha gaynina dee agaaah😅😋🤭🤭
@xawoluul128
@xawoluul128 4 жыл бұрын
Abyo wa runta 😭😭😭😭😭suldan nin rag waye
@najmaadan4977
@najmaadan4977 4 жыл бұрын
Ma ila aragtay indr
@omar-farouqabu-muctasim7865
@omar-farouqabu-muctasim7865 4 жыл бұрын
@@najmaadan4977 si wayn waliba ...wan ku wata Najmo qurux huuno😍
@sihaamsiman2668
@sihaamsiman2668 4 жыл бұрын
Huunoy akhlaaqda iyo xishodka ogaaden bey uyihin
@bilemakaveli7229
@bilemakaveli7229 4 жыл бұрын
Suldaan seerar cml aa loo heesaa hadii kale hees waa laiska dhaaafa legend waaye.
@khaalidasan5576
@khaalidasan5576 4 жыл бұрын
Ninkan suldaan sareer alle ha soo hadeeyo horta baryahan danbe faafinta waxayna diinta islaamku ogolayn ayuu aad xooga usaara meel walbana waa gaadhsiiyay allow awoodaada aad ku soo hadaysay ahmed khayre , suldaana ku soo hadeeee yaarabi
@craxmaangureey4610
@craxmaangureey4610 Жыл бұрын
Ninkan showgisa naago lema Kaso kheb galo
@mustaphe301
@mustaphe301 Жыл бұрын
Waqtigu wu cararaya dee😢 An Xasus iska Reebo😮❤ 13/09/2023 Hadad iga danbeyso like-ta ha ila dhafin wllo 😢💔🙏
@AbdesametT
@AbdesametT 5 ай бұрын
20 /4/2024😂
@abdirahemothman2013
@abdirahemothman2013 2 жыл бұрын
One of the greatest Emotional Song that never Forget🇸🇴
@abdirashiidmtmuxiyadiin3088
@abdirashiidmtmuxiyadiin3088 4 жыл бұрын
viva xamar
@Somali338
@Somali338 4 жыл бұрын
Waaw bal arka dhalinyaradeenii si da ay ulawada heesayaan afkoodii Hooyo ayubarteen SULDAAN 👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿
@lovelylovelyabunchlovely5053
@lovelylovelyabunchlovely5053 4 жыл бұрын
haa wallahi we should be proud of it!!
@MohamedAden-mj8bz
@MohamedAden-mj8bz 2 жыл бұрын
Keep going suldan
@xaliimocumar2869
@xaliimocumar2869 4 жыл бұрын
Suldaanoow dadweynaha markay sidaan kuula socdaan markoodaa codqaadaha xagooda loo jeediyaa bejkooda ha qaataane
@hirsibashiirdool7165
@hirsibashiirdool7165 4 жыл бұрын
Nag halka joogta ma gursaden!! Ayaa igu racsan
@cgcv963
@cgcv963 4 жыл бұрын
Maxay kg fali
@hirsibashiirdool7165
@hirsibashiirdool7165 4 жыл бұрын
Cg Cv wax baa
@hanamaxamed1549
@hanamaxamed1549 4 жыл бұрын
War iska guurso
@mubzjama8352
@mubzjama8352 4 жыл бұрын
Waa laguu baryayaa sxb guurso lol
@elmiabdi8911
@elmiabdi8911 4 жыл бұрын
Kulamidaa ahay wlh sxp
@kaisemoody474
@kaisemoody474 4 жыл бұрын
Everybody Doing Same Level Good Job caamir#Suldaanseeraar Made History February 2020
@youroubsavon3290
@youroubsavon3290 2 жыл бұрын
Arrête de faire ton intelo
@jamacahmett7885
@jamacahmett7885 4 жыл бұрын
Nio somalidiiba ile europe bay joogaan
@khadraDaahir-h4q
@khadraDaahir-h4q 5 ай бұрын
Naagaha soomalida meel walpe may joogan dumarland waa laandhere wle
@bukeguracha2178
@bukeguracha2178 4 жыл бұрын
Wow I love this song...wish someone can volunteer can tell me the meaning
@theosantana7750
@theosantana7750 4 жыл бұрын
Basically the song is about his Dream girl... and he found her. Its a love song
@baloley2234
@baloley2234 3 жыл бұрын
It's litareger and can't be translated to other languages, it means it's very difficult to translate, but he tells his love.
@mohamedabdehakem6106
@mohamedabdehakem6106 Жыл бұрын
Very very hard to translate
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Woow axsan show suldaan teda tankz yarka soo gashey inaadan showga nagasoo aamusin oo sidisii usoo galisay✌
@jugsodhacday2658
@jugsodhacday2658 4 жыл бұрын
Dunida xay aan ku ahay xilkeyga aan gutiyoo qoskeyna xumaan ka jiro ayaa u xil saranhy balantii oo qaday boo ofiyay 😰😰😰😰😰🥰🥰❤️
@abdirahemothman2013
@abdirahemothman2013 Жыл бұрын
Maalin jumca Ah 10:46 Subaxnimo Ah Ya dhageysanayo Wali 2023-aug-11
@ruqiyomohamed950
@ruqiyomohamed950 4 жыл бұрын
Naagahaan ayaan la yaabanahay aniga nabiga scw maxuu yiri naarta naago ayaa u badan bilcaaney sidaan xal idiin ma ahan
@asmarmohamud3826
@asmarmohamud3826 4 жыл бұрын
Suldaan wa fanaan qaaali ah
@cabdallachannel8451
@cabdallachannel8451 4 жыл бұрын
Wow suldaanka geska wlhi fanan fanaan dhale 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 4 жыл бұрын
Heesti xamar bila waa heesti kukala caday fanan soo jabay Haloo kaco fananka
@naruurab1114
@naruurab1114 4 жыл бұрын
Suldaankeena fanaan jiro🌹💞🌹
@farhiaismail6665
@farhiaismail6665 4 жыл бұрын
Heskan nagtisa ku amanay suldan nagaha dhan jecel ninka amanta badan wa la jecel yahay nice songs
@yasmiinaragsan3973
@yasmiinaragsan3973 4 жыл бұрын
Suldanka geeska 👍👍👍👍👍
@asmahussein9642
@asmahussein9642 4 жыл бұрын
Reer jarmany waa looga heeliyey reer Norway gop
@foowsicumar9366
@foowsicumar9366 4 жыл бұрын
Mashaa Allaah suldaanka 💕💕💕💕💕👌
@deeqdarajo5872
@deeqdarajo5872 4 жыл бұрын
Manshallah .xaqeda sii.Fisqigan miyad Manshallah u ledahay at least use another words instead of using Manshallah i hope you understand
@deeqdarajo5872
@deeqdarajo5872 4 жыл бұрын
Foowsi Cumar
@esseismail5236
@esseismail5236 4 жыл бұрын
Ragii show yadii miyuu iska daayey horta wixii malaayacni ah ba dumar ha isugu hadho
@somalitv9331
@somalitv9331 4 жыл бұрын
War haday iska dayan xata ciyaaro iyo meeraysi bay mashquul ku yihiin gabdhaha hakaa bashalaan
@esseismail5236
@esseismail5236 4 жыл бұрын
@@somalitv9331 adigu ma naag baad tahay mise nin ?
@abdi_asiisjoke8374
@abdi_asiisjoke8374 4 жыл бұрын
Song hamar pilah 👌
@xasuusmedia338
@xasuusmedia338 4 жыл бұрын
Intaaa haplaaa yurub miyey inaga jiraaaan Plz hadaa dadkaan ka mid thy reply thanks
@liibaansiyaad6890
@liibaansiyaad6890 4 жыл бұрын
Love xamar bile suldaanka geeska
@faromoha3101
@faromoha3101 4 жыл бұрын
Wlh suldanka wajeclahay walalkey mcn
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 4 жыл бұрын
Jirkaa Xubin xubin ii kacey runtii
@fashionhaul1028
@fashionhaul1028 4 жыл бұрын
Tell me he’s coming to Seattle WA
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed 4 жыл бұрын
ida badatu I really wish lmao
@britneyspores
@britneyspores 4 жыл бұрын
Not with Trump in office lmao 😂
@quensamra7989
@quensamra7989 4 жыл бұрын
Legend alla maxaa heesihiisa la qaybay
@sadiahussein2055
@sadiahussein2055 4 жыл бұрын
Hablahaan khawan allow Soo ha nooni
@SD-rs1cg
@SD-rs1cg 3 жыл бұрын
Xumaan ka jiro
@liamfarhan5168
@liamfarhan5168 4 жыл бұрын
Waa laaandhere
@maxamedseyd7120
@maxamedseyd7120 4 жыл бұрын
Masha allah allah ha ku dayo codka pro
@mohamedfarah1317
@mohamedfarah1317 2 ай бұрын
Waf waf
@salmaindhadeeq4155
@salmaindhadeeq4155 4 жыл бұрын
Maseyr eruope baa igalay🙄
@seexshe
@seexshe 9 ай бұрын
Waaaaw
@gaanzaadoffiicil1175
@gaanzaadoffiicil1175 4 жыл бұрын
Man shll zhp suldaan
@gaanzaadoffiicil1175
@gaanzaadoffiicil1175 4 жыл бұрын
Zjpsuldaan seerar guhad
@SD-rs1cg
@SD-rs1cg 3 жыл бұрын
Iftiinki..........
@maxamedsheekhcalimaxamuud6066
@maxamedsheekhcalimaxamuud6066 4 жыл бұрын
Keep cowing suldaan seeraar tagger rahaa ayasn ahay n
@naruurab1114
@naruurab1114 4 жыл бұрын
Waa u kala kacdey💯❤️
@lightcase377
@lightcase377 3 жыл бұрын
Somali girls are so pretty Allahumaha barek
@adennunow1087
@adennunow1087 4 жыл бұрын
Wajika ayad iska haleysa nimcan hada wax uu qaban leehid wan ku shafi lahaa lakin waxabo umadan qaban san uu jedo ana waxan ahey will somaliyad somali oo dan wa mid allow ku tus xaqa
@adennunow1087
@adennunow1087 4 жыл бұрын
Ader dj ka waxa jiro mahan ee wa danesti ee mana wuu ku tumaya tomorrow kuma aqan ma ficn waxsi ee if I see in Minnesota u don bro for real adey ku tala waxad sobineyso salan sare ina wang jacel
@yaazufamiir3589
@yaazufamiir3589 4 жыл бұрын
dad yuw ma heesa hore ayaa dibleysaga iibineyaa
@muuseahmed4472
@muuseahmed4472 4 жыл бұрын
Yaazuf Amiir mayee Eyeyda Oo noolbs la iska ibinayaa 🤣😂
@lovelylovelyabunchlovely5053
@lovelylovelyabunchlovely5053 4 жыл бұрын
@@muuseahmed4472 Waa kusuktay
@somalilandsomaliland8123
@somalilandsomaliland8123 4 жыл бұрын
Dumarku siday meel walba ugu buuxan ayay naartna ugu buuxsamayan ilahayow jidka toosan na raaci
@Mo_gunner101
@Mo_gunner101 4 жыл бұрын
Kaalay Norway ma naago unbaa ku nool
@saharodon1087
@saharodon1087 3 жыл бұрын
It is really beautiful to listen to 👍👍👍👍
@simansheikh7670
@simansheikh7670 4 жыл бұрын
Raagii ma.dhaamaadeen.awwey raagba.ma.arko
@abdikeemalabdinasir6893
@abdikeemalabdinasir6893 4 жыл бұрын
Is true suldaan is legend wlhi
@imanisse4329
@imanisse4329 4 жыл бұрын
Helsinki full of love thanks
@fathiabdikadira6980
@fathiabdikadira6980 4 жыл бұрын
Thank you for welcoming us
@malapsanahmet2525
@malapsanahmet2525 4 жыл бұрын
Legend Suldaan
@gaaniyare2017
@gaaniyare2017 4 жыл бұрын
Subxaana laah
@hanamaxamed1549
@hanamaxamed1549 4 жыл бұрын
War ilayn somaliduba way dhoofsantay war nadhofiya
@najmaaweys5678
@najmaaweys5678 4 жыл бұрын
Hhh anaka waxan nehe reer Africa
@faraxburcaawiyoadam7643
@faraxburcaawiyoadam7643 4 жыл бұрын
Hhhhhh Haaa hno
@sihammohamed1495
@sihammohamed1495 4 жыл бұрын
Hhh diyaar isa soo xaadiray inkasto faaido lahayn xabiibti
@abdikarimdimbil1473
@abdikarimdimbil1473 4 жыл бұрын
Wadankeena fcn ee nabad iyo barwaaqo allaha inooga dhigo wll
@dhalgobeed7781
@dhalgobeed7781 4 жыл бұрын
😁😁african liinta ku cabyaa indeer
@azmerappdla3866
@azmerappdla3866 3 жыл бұрын
Zuldaan Natasha oodhan ruxday
@inasheikhabdiwahabaminah2454
@inasheikhabdiwahabaminah2454 4 жыл бұрын
Legend subeeir iyo serer cidna ma gadho 💯👌
@nedafiqi7720
@nedafiqi7720 4 жыл бұрын
Asc dj subeyr sawtey tacsi u taaley sidey wax u jiraan waa maxey showgan I tumayo???
@umuraage2984
@umuraage2984 4 жыл бұрын
ardo fiqi wllal waa inta eysan tacsida galin
@yasmiinaragsan3973
@yasmiinaragsan3973 4 жыл бұрын
Yaa ka dhintay
@umuraage2984
@umuraage2984 4 жыл бұрын
yasmiin aragsan 17 kii bishaan ayey dhimatay Wllaashiis alle ha u naxariisto🤲🤲🤲.
@duniyalayla567
@duniyalayla567 4 жыл бұрын
Ardo Abaayo xafladan waxey dhacday Tacsida DJ subeer walashiis kahor. Allah ha uu naxariisto, Samar iyo iman Allah ha kasiiyo family iyo friends eey ka baxday.
@yasmiinaragsan3973
@yasmiinaragsan3973 4 жыл бұрын
@@umuraage2984 Allaha u naxaristo janada fardowsa allaha geyo amin ya rapi
@cabdikariimkarroshorts
@cabdikariimkarroshorts 4 жыл бұрын
Mxy naagihii waashen 😂😂waa wakhtigii geedka laga fuulayay
@youroubsavon3290
@youroubsavon3290 2 жыл бұрын
Super
@youroubsavon3290
@youroubsavon3290 2 жыл бұрын
Étoile Afrique est plus ➕️ bon vent
@kafiak6602
@kafiak6602 4 жыл бұрын
Hargeisa miyna
@drayaanmohamed9877
@drayaanmohamed9877 4 жыл бұрын
Xamar bile xfdeyda❤
@abdirahmanmohamedhassan6904
@abdirahmanmohamedhassan6904 4 жыл бұрын
Dumar unban arkaa allow dumarkena so hanuuni
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 жыл бұрын
dad waalan iga dhe
@abdishakourmohamed3130
@abdishakourmohamed3130 4 жыл бұрын
Macalin shaydaan buu noqday suldaan hhhh
@hanaawanaag2326
@hanaawanaag2326 4 жыл бұрын
oo maxaa fanaanka codkiisaba la dhageystaa show iyagii ba ka cod gabdhihii 😏🙄
@mohamednoor3928
@mohamednoor3928 4 жыл бұрын
Qurbaha ma naag kli ku nool ?
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 4 жыл бұрын
Blo idin guratey heesta sey uxifdiyeen baan la yabey😂😂😂
@nasserbouh3858
@nasserbouh3858 2 жыл бұрын
Confirm
@suldankabe3sha215
@suldankabe3sha215 4 жыл бұрын
Nagaha naartey u badanyihin marki lagu dhaho ha diidin heee 99% wa ayaga 😂😂🤷‍♂️📿📿
@lovelylovelyabunchlovely5053
@lovelylovelyabunchlovely5053 4 жыл бұрын
ADigana wakujirta
@Suusahp
@Suusahp 4 жыл бұрын
@@lovelylovelyabunchlovely5053 😅😅😅😅
@armaanyare3471
@armaanyare3471 4 жыл бұрын
Meeshan make up aa ku gacan galy hhhh serar dumarka xey ku jecel yihin
@lovelylovelyabunchlovely5053
@lovelylovelyabunchlovely5053 4 жыл бұрын
Everyone love him
@beerlula8876
@beerlula8876 4 жыл бұрын
Hhh yaala heclaan ma qofkaan afka yaxaaska umada xamar bilaa wada keentay mid ileey xitaa marabto qofkan afkisabo is dhafsanyahay 🤣
@samiraqurux1652
@samiraqurux1652 4 жыл бұрын
@@beerlula8876 Markaad Waydad Afkisa Cayeysaa Isku xishooo Suldaan Dumarka Kama Helo Xabadiisa U Haystaaa Shame On You 🐵🐰
@nagwaanmohamed6583
@nagwaanmohamed6583 4 жыл бұрын
showgi kiin jamac ba ka shidna ee minnplos inta ila argty like igu qabta
@lovelylovelyabunchlovely5053
@lovelylovelyabunchlovely5053 4 жыл бұрын
No qof gaarikaro suldan majiro. so, relax
@yahyehusein4418
@yahyehusein4418 4 жыл бұрын
Allahayow umada san udaam wlhi wan isku nahay
SULDAAN SEERAAR  | HEESTII XAMAR BILA | SHOWGII STOCKHOLM 2020
6:41
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,2 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 6 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 44 МЛН
FULL SHOWGII SULDAAN SERAAR  DJ SUBEER NAIROBI 2024
33:34
Kaafi Studío
Рет қаралды 19 М.
NAJMA NASHAAD XARIIR AXMED ama SULDAAN SEERAAR MiD KALiYA DOORO
18:41
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 561 М.
AROOSKI HAPPY AHMED IYO ABDIFATAH ALBAKRI ISMAIL AARKA WACDARAHII QARNIGA 2023
5:16
SULDAAN SEERAAR 2021 | FULL SHOW WACDARIHII LONDON
25:54
Himilo Films
Рет қаралды 341 М.
Wacdarihii SULDAAN SEERAAR EE STOCKHOLM SWEDEN PART 1
25:20
Suldaaka Geeska Officiall Channel
Рет қаралды 53 М.
Suldan Serar:Samira Duceysan | Gothenburg, Sweden
4:58
365TV Göteborg
Рет қаралды 83 М.
HammAli & Navai - Всем заметно
3:33
HammAli & Navai
Рет қаралды 1,5 МЛН
Marhaba Sabi - Qyz Bozbala (Official lyric video)
3:10
Marhaba Sabi
Рет қаралды 54 М.
Mirjalol Nematov & Ibrat Azamatov - Nozlaring (Videoklip)
4:23
Mirjalol Nematov
Рет қаралды 3,1 МЛН
Sevinch Ismoilova & Alisher Bayniyazov  - Oh yarim (Official Music Video)
3:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 2,9 МЛН