SULDAAN SEERAAR | HEESTA QARNIGA | MATAANTII JACAYLKA | TRUE LOVE STORY | 2018 OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 7,001,219

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

Suldaanka Geeska
Alfanaan - Suldaan Seeraar
Oo Soo Saaray Heesta Adduunka
Waa Hees Qiso Dhab ah Xambaarsan
Mataano Is Jecel Oo Kala Maqan Midba Meel
Ku Lumay Oo Is Baafinaya - Qiso Dhab Ah..
True love Story Waa Heesta uu ugu jecelyahay xiddigga
Ku Caanbaxay Heesaha Qisooyinka
Gaarka Ahi Xambaarsan -Xiddiga Jigjiga
……………………. ………
TRUE LOVE STORY AND HEART-BREAKING SONG
BY SOMALI ARTIST - TALENTED AND SUPER STAR
SULDAAN SEERAAR - JIGJIGA - DDSI..
………………………………………………….
 ERAYADDA: ABWAAN FAYSAL CALI {GOONI}
 LAXANKA: CABDIFATAAX MUKHTAAR
 MUSIC: HENOK ATLABACHEW
 HEESTA: MATAANTII JACAYLKA 2018 OFFICIAL MUSIC VIDEO
 CODKA: SULDAAN SEERAAR GUHAAD
 CAMERA AND EDIT: BY MOHAMED HASSAN FARAH
 DIRECTED BY: KHALID ABDI HASSAN
 PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
©ABDIASKARITUBE 2018
......................................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 1 900
@ibrozethebest5060
@ibrozethebest5060 Жыл бұрын
waxan rajeynaa noloshaa intaa idhiman inan ag tada ku qado dunidey dii halkeed manta jogata 😢😢😢😢 rabiyow nakulan siii qof wali baa qoral key ga arko iso ducey wll adigo rali ah inan helo wehelkeyga 😢😢
@abdirashidabdiwahab8927
@abdirashidabdiwahab8927 4 ай бұрын
Aamiin allah hakuu soo dhaweeyo sxb
@FardowsoRuun-zz4sb
@FardowsoRuun-zz4sb 3 ай бұрын
@@ibrozethebest5060 wll allha ku sahlo
@CabdaqafaarMaxamuud
@CabdaqafaarMaxamuud 2 ай бұрын
Aamiin
@JiyaaSalaad-k3t
@JiyaaSalaad-k3t 26 күн бұрын
@@ibrozethebest5060 meheshy wll wehelkagii 2025
@abdirizakabdi4872
@abdirizakabdi4872 8 күн бұрын
Amiin alle haysu kiin sahlo sxb
@saleelo.19
@saleelo.19 Жыл бұрын
Heestan waxa daawan karan qof jacal ku dhacay sidayda oo kale ♥️ ❤❤ team jacayl waan idin salamay❤❤❤
@Mss_ronaldo
@Mss_ronaldo 8 ай бұрын
Lkn Ani iguma dhicin😂
@youtubezaki17
@youtubezaki17 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂​@@Mss_ronaldo
@zuaadzhiino8864
@zuaadzhiino8864 4 жыл бұрын
😭😭😭😭2021 yaa dhagaysanayan wx iga tahariibay jacalkygi mana garanaayo ila.hd meel uu joogo 😭 aduunkna mataanki jacaylikow maxd mudaty dabadaya ma.nooshahy ma dhimaashay xgd joogtaaa maanta😭😭😭😭
@safiomohamed7720
@safiomohamed7720 4 жыл бұрын
Zuaad zhiino rabi farxadiina ha kulmiyo abyp
@inahusein9316
@inahusein9316 3 жыл бұрын
Insha allha isago bada ayuu ku zoo wacaya😭❤
@abdikanidiiriyecllaahi36
@abdikanidiiriyecllaahi36 Жыл бұрын
😢😢😢 ax
@IdilRashiid
@IdilRashiid Жыл бұрын
Hello hada see tahy ma heshy
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 11 ай бұрын
Naa wll am is hesheen jacaylkaagii
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 3 жыл бұрын
Waleee jacaylku iyo calafkuba inu cajiib yahay Anigu waan jecla wuxuna aha xidhiihdhki igu horeyay dad is jecel Baan u ahayn Lkn dhankayga khalad badan Baan sameeyay inkasto aan yara ..sanadkii 2018kii baan xidhiidh bilownay 2020 ayu meel walba ayu iga blockgareeyay Meel walba Aad jogto Waxan ku rajaynaya Farxad Aan dhaman Qiimo ayaad ku lahayd agtayda aadna Waan ku jeclaaa wll Lkn calafka wax walba ka weyn. Nabsigayga kuma helo Gabdh xun eebe kuma bado Nabadiino wll Kolay Noli Kulanteee
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 3 жыл бұрын
Yaa salaam❤🖒2021
@gulledsimba8643
@gulledsimba8643 2 жыл бұрын
Marwadi
@xafsasaalax7155
@xafsasaalax7155 2 жыл бұрын
🤲💔😓
@cabdinajax5086
@cabdinajax5086 2 жыл бұрын
Waar naagtani ma runbay u jeeda mise been
@cabdinajax5086
@cabdinajax5086 2 жыл бұрын
Shuri
@MohamedAhmed-ze1qo
@MohamedAhmed-ze1qo 6 жыл бұрын
Seeraar ahaa fanaan nagu weyn hadaanu nahay Somalida 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kaaz aaminzan allow dalkayga iyo dadkayga isukeen❤️❤️❤️
@hamzemohamednuuryare2377
@hamzemohamednuuryare2377 5 жыл бұрын
Mohamoud Ahmed
@quweenhana694
@quweenhana694 3 жыл бұрын
Heestan qofkii diib uu sow radiiyay 2021 waan salmayay 🙌😞
@xudeyfimaxamed4134
@xudeyfimaxamed4134 Жыл бұрын
waa kaa qadeiyy anih iminkaapah soo raadiyeeh😂😂
@Mss_ronaldo
@Mss_ronaldo 8 ай бұрын
2024 Soo radiye😢
@hamzeharagohaaji4879
@hamzeharagohaaji4879 10 ай бұрын
waa bil ramadan caawo heestan ba ii shidan oo ku oynaya 24/3/2024😢😢
@nimcocabdi1143
@nimcocabdi1143 9 ай бұрын
I watching after this Ramadan April 31
@Mss_ronaldo
@Mss_ronaldo 8 ай бұрын
Me 25/5/2024😂
@baraweiidow
@baraweiidow 6 ай бұрын
​@@Mss_ronaldo8_7_2024😅😅
@saacidsoomaali7445
@saacidsoomaali7445 3 жыл бұрын
14.5.2021 still yaa daawanaayo hees qalbiyada taabatay weeye wlhi😥
@SakariyeAl
@SakariyeAl 8 ай бұрын
𝙝𝙚𝙚𝙨 𝙘𝙪𝙨𝙪𝙗
@AmaalDeeq-m9k
@AmaalDeeq-m9k 4 ай бұрын
❤❤❤❤thank you very mch
@KACDOONKA_SHACABKA
@KACDOONKA_SHACABKA 6 жыл бұрын
Wixii Walalaha Reer Jigjiga Liketa Ii Saara DDS
@shugrishacni3404
@shugrishacni3404 6 жыл бұрын
Kalaankal Tv
@zeinabismail9137
@zeinabismail9137 6 жыл бұрын
Kalaankal Tv was no she lay
@caanaliido5132
@caanaliido5132 6 жыл бұрын
Kalaankal Tv wakuusaray aabo
@mrlagaabte5877
@mrlagaabte5877 6 жыл бұрын
JigJiga lijoj
@ibrahimosman7586
@ibrahimosman7586 6 жыл бұрын
Ok
@hamsesamotalis
@hamsesamotalis 6 жыл бұрын
Heestan waxay taabatay qalbigayga waliba waxay turjumaysaa xaalad aan ku jiro inta jacayl dareemaysa 😭😭😢
@ifrahsaed2813
@ifrahsaed2813 4 жыл бұрын
😭
@claahiaxmediidleclaahiaxme776
@claahiaxmediidleclaahiaxme776 4 жыл бұрын
Rjkjf
@nicimahcumar9352
@nicimahcumar9352 4 жыл бұрын
@@claahiaxmediidleclaahiaxme776 A
@saalaxdj1474
@saalaxdj1474 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 3 жыл бұрын
@@saalaxdj1474 😭😭😭
@Abdek4823
@Abdek4823 9 ай бұрын
Wali waan Dhawgeysta iYadoo lagu jiro 2024 wlhi Muraadkeeda nolosha murug lagu lifaaqo 😢❤
@kaafiyakaafiya-zg3fc
@kaafiyakaafiya-zg3fc 7 ай бұрын
same
@Abdek4823
@Abdek4823 7 ай бұрын
@@kaafiyakaafiya-zg3fc 💔🤒😔👸
@hibaqismacil4862
@hibaqismacil4862 4 ай бұрын
2017ki Daran imaya lahan lakiin had daran bay ii leday😂😢❤
@Abdek4823
@Abdek4823 3 ай бұрын
@@kaafiyakaafiya-zg3fc jaceyl + xasuus😢♥️
@Abdek4823
@Abdek4823 3 ай бұрын
@@hibaqismacil4862 hada waa weynatan filaa 😢😅♥️
@Emmaahmed17
@Emmaahmed17 Жыл бұрын
4sano Hestan Dhageysanaya Still Old is Gold 2023❤
@somalimusicpro49
@somalimusicpro49 Жыл бұрын
🎉❤
@ifraaxcabdi2475
@ifraaxcabdi2475 Жыл бұрын
🤍
@kadirahmed2100
@kadirahmed2100 Жыл бұрын
​@@ifraaxcabdi24753:10
@issesambur
@issesambur Жыл бұрын
Xasus ❤
@ayaan850
@ayaan850 2 жыл бұрын
Heestan waa emotional wllhi still wali waan dawanaya inagoo kujirna sanadkii 2023kii 🙏
@ifraaxcabdi2475
@ifraaxcabdi2475 Жыл бұрын
Cajiib weyee wall
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Mattaankii jaceylkoow😢❤soo qori maayo xageed maanta joogtaa oo waan ogahay halkaad joogto laakiin inaad iisoo dedaashood muxubadaadiina iga suulin baan ku xasuusinayaa😂❤
@saabir3667
@saabir3667 Жыл бұрын
Mar hadu tagey ka quuso
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
@@saabir3667 Yaa ku yidhi wuu tagey? Hadduuse tago ma cirkaa igu soo dumaya?🤣Just I'm waiting the man of my dreams
@mohanadofficial9018
@mohanadofficial9018 3 жыл бұрын
Jacaylkayga isoo xasuusiyay sidaa awgeed udaawanaaa 2021 still watching 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sacdamaxamed198
@sacdamaxamed198 3 жыл бұрын
Wooow wooow
@M0hametkei_23
@M0hametkei_23 2 жыл бұрын
Safar dhulka ah oo muddo 7 saacadood ah baan hesstan oo qudha dhegaysanayay berigay soo baxday. 4 sano kadib 2022 ayaan dib u dhegaystay old is gold ❤💯
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 жыл бұрын
Anba zhp markan xanuunsaday Ayaan so boqday
@aragsanomardheerevivaonlfj290
@aragsanomardheerevivaonlfj290 6 жыл бұрын
Mashallah halki aan ku dhashay DDSI qurux badana dhulkeyga hooyo dadkegana qurux badanaa hore usoco hunahay waan ku taagera ina aabo 😘😘❤❤❤❤❤💖💖💖💋💋💋🌸🌸🌸🌸🌸
@imcagdheersankataga1198
@imcagdheersankataga1198 6 жыл бұрын
Aragsan Omar dheere sharaf iyo karamo ayaad leedahay wll qali
@prettynimco629
@prettynimco629 6 жыл бұрын
Aragsan ma Ada leh itoopiyan ay leh adigan KU hayste 🤧🤣🤣🤣
@haaheehuu2020
@haaheehuu2020 6 жыл бұрын
Aragsan Omar dheere # viva ONLF JWXO indrkaa Amaa walaalka Naarta Maakusi wadaa Mxaa u dhahaysa Horo u soco mise waad iska si horaysiinaysaa
@capi17bra53
@capi17bra53 6 жыл бұрын
Pretty Nimco Mid yaroo waxaad tahay xaasidnimo kudhamaatay ethiopianka aad sheegayso soo inaga maha MSH allh inaad tiraahdo miyaadan awoodin Hno maxa ka khaldan
@prettynimco629
@prettynimco629 6 жыл бұрын
Ali Somaali 😂😂😂😂😂😂😜 so runtey mhn itopiyan mash all odhan mayo ma gal ayn mash all ilah duuf Kuma baxe Ina tag 😜
@zaddaam______cadeh6869
@zaddaam______cadeh6869 Жыл бұрын
2023/05/20 hapeen aan safar ahaa perpera tu burco💔😭💔ayaan jaanis uh heley inaan qoro qisadan HeestaN markaan maqlo waxey I soo xasuusisaa nabar hore iigu dhacey oo ilaa haataN aanan ilaawiN Taas oo aheyd markaan dugsiga hoose dhexe aan dhiganayey kuna jirey fasaLka 7aaD ilaa 8aad ayaan waxaan is jeclaaney inaan aan isku dugsi aheyn taas oo aad u quruxbadneyD taas oo jaanis noo aheyd inaan is aragon kaliya markaanu school wada joogno iyo intaan madarsada wada dhiganeynoh inta kale ismaanan arkin jirey waxa dhacdey waxaan badhaadho jaceyL ku jirnaba maalin maalmaha ka mida in aan sawir kur ah aan sooh gaaley taas oo aan aydana mid siiyey si ay u haysatoh ayadna mid ayey i siisey si aan uh haysano sababtoh fasalkii 8aad ayaan uh fadhiisaneyna examkiisi dawlada meeL aan iska xidhiidhno ma jirto mopil ma lihi aydna ma lahan markuu examkii fasalka 8aad noo dhamaadey ee aanu galney fasalka from one ayaan ayaa waxan ka waayey dugsigii aan ku balanney inaan wada dhigano markaan from one aan galno lkiin maxaa dhacey 💔😭🫀💔😭😭😭haplihii ay asxaabta ahaayeen ayaan weydiiyey oo waxaan dhahay maxaa heley najma hablihi way ii jawaabi ana wan u qaadan waayey sababto ah dugsigaan ku balaney inaan ku qadaano afarta sanno eeh dugsiga sarre waan ka waayey markaan ka daali waayey een kolba weydii sababto ah way ogaayeen xidhiidh ka yaga ayey waxey I dhahen waxa la geeyey ceerigaabo oo abtigeed ayey loo geeyey ilaa maanta oon qisadan qorey kamey dhamaan qalbigeyga hadaladeedii ay I dhihi jirtey iyoh codkeediiba Mataantii jaceyLkaaY💔😭 Mxd mudan tay dabadey💔🫀 Ma noo shahay ma dhimashaa xageed maanta joogtaa😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔 Maalintii ay igu dhacdey 2019/2_22
@MahamethAamiinMuhumethAliH
@MahamethAamiinMuhumethAliH Жыл бұрын
😪😮‍💨
@HaybeMaxamedjamac
@HaybeMaxamedjamac Жыл бұрын
😭😭I am sorry proh
@AxmedCadeeye
@AxmedCadeeye Жыл бұрын
😿
@maxamedcabdilaahi867
@maxamedcabdilaahi867 Жыл бұрын
@izmaciilhirzi
@izmaciilhirzi Жыл бұрын
Qiso iga dheh😢
@maxamed6146
@maxamed6146 2 жыл бұрын
Emotional 💔😪qof jacaylkiisa maataankisa ka maqan yahay baa daremi kara mataantii jacaylky maxad mudatay dabay ma nooshahay ma.dhimasha xageed maanta joogta😪😪 12/7/2022
@ahmettcarloz3830
@ahmettcarloz3830 Жыл бұрын
1 year ago inaad dib u midowdden rajeynaya 😢💔
@Nimco-p1d
@Nimco-p1d 3 ай бұрын
Wllo ma midiwden
@saleyeduwanearsenal3891
@saleyeduwanearsenal3891 Жыл бұрын
Codka ,laxanka , musiga ,Jilista wax kale legend fanankeena Nolow sxb
@queenluzaibrahimo3734
@queenluzaibrahimo3734 6 жыл бұрын
Ax ax ax wale ma.ogi sidan ahy😥😥💋😘 inta laga maqanyhy liketa ku qabta😣
@maribari390
@maribari390 4 жыл бұрын
Waxa isugu kaaya danbaysay 2018 way I jeclayd Anna waan jeclaa kadib wxn galay iskuul boodhin ah wxn haleeli waayay inaan Waco jacaylkaygii lkn iyadu marnaba kama daali jirin inay isoo wacdo nasiib darro lambarkaygu wuu xidhnaan jiray wxn galnay fasax kadib wxn isku dayay inaan Waco lkn iyada lambarkeedi ma shaqaynayo oo Wuu xidhan yahay wxn raadinaya 2018..2021 wax war ah kama helin meel kasta wan ka raadiyay oo aan isku dayay inaan xogteeda helo lkn ma helin iyaduna waxay ii malaynaysay in aan nacay waan hubaa inay i run ahaan ii jeclayd lkn waqtiga ayaa noo kala been farriimay 2021 bishii koobaad ayaa aan Hambalyo aroos subax ugu soo toosay Facebook saw waa gabadhi aan intaa raadinayay ee aan warkeeda waayay lkn hadda ma hayo meel aan kala xidhiidho si aan ugu hambalyeeyo. Wxn ka haystaa hal xasuus waana hantida qudhiyee aan haysto ilaa waqtiga waana farraantigii ay i galisay mar qudhiyana igama dhumin
@inahusein9316
@inahusein9316 3 жыл бұрын
😪jacaylaw maxad dhib keenty😭
@ataashchannel71
@ataashchannel71 6 жыл бұрын
First car liketa iladhaafa 😂😂😂😋😋
@sahroxasan5478
@sahroxasan5478 6 жыл бұрын
Sudan seere Masha lhy waa kuhabalaya
@khadramaxamed6176
@khadramaxamed6176 6 жыл бұрын
Mash💞🎶alah
@saamiyafarxaan1491
@saamiyafarxaan1491 5 жыл бұрын
2014 ila 2019 ma tanki nolosho maxad uma tahy dabay
@asiye717
@asiye717 6 жыл бұрын
Inta kala maqnasha oo midkenba Meel jiro warkenuna is mogyhy maogiba si an ahY 😭😭😭😭 2019 ya ila Firsaya
@abdullahifarah4194
@abdullahifarah4194 4 жыл бұрын
Reyyan sadoglu 2020😭
@xamdamaxamuud6282
@xamdamaxamuud6282 4 жыл бұрын
M,allh
@craxiin_key797
@craxiin_key797 3 жыл бұрын
Sanadka calool xuman u haya
@Abdek4823
@Abdek4823 9 ай бұрын
maTaanTi Jaceylkaayy ManoosHahay Ma dhimasha Xagad maanta Joogta😢❤
@asiye717
@asiye717 9 ай бұрын
@@Abdek4823 waa nolhy Dr mahadsanid
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
Anaa usoo jawaabayee yaa ii qaadayo somaliyey Ax ax ax Xagee maanta joogta!? Mataankii jacaylkow Kolkaan heesaha qaar dhagayso erayo ayaa iga soo burqada Ax jacayl 😥😥😥😥😥😥
@awilmohamed4110
@awilmohamed4110 6 жыл бұрын
Nasra Luzza kkkkk aniga ku qaaday adigu so Tiri erayada matantiii jecylkay. Maxaad mutaay. Dabaday ma noooshahay madhimatay 😍
@abdimalikm7754
@abdimalikm7754 6 жыл бұрын
Nasra Luzza waa ika bea wan so caraYaaa. Nasraa ha isdilin Mali
@mohaamuhudinmohaa5189
@mohaamuhudinmohaa5189 6 жыл бұрын
Anaa ku qaadaye nasra luzza adigu isootiri anaa fanaan qoto qoto ah dee
@amiirmohaamagan4846
@amiirmohaamagan4846 6 жыл бұрын
Nasra Luzza Erayada Anaaa Kusoo Smaeynayo Isoo wac
@asmamawlid7787
@asmamawlid7787 6 жыл бұрын
Nasra Luzza OK j'essaierai 🍠 ksjgdcwoyvaffywipmbqyc
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 Жыл бұрын
2017❤2023 😢Ilahay hay naga dhigo kuwii calaf khayr Qaba isuku Yeesha waxan kala joogna labo Magaalo Zaaka ayuu ila soo hadlay hestaa ayan dhagaysanyaa ayuu igu dhahay Jacaylka Caqabadi kama dhamaato 😢In kastoo Caqabaduhu Ay Nolosha micno U Yelaan 🅰❤🅰sidaynu xarfaha u wadaagno ilahay calaf haysu keen daro insha allah 🤲
@abdihakimahmed10
@abdihakimahmed10 Жыл бұрын
Ma is guursateen mise
@HodanIsmaan-h1i
@HodanIsmaan-h1i 9 ай бұрын
Wllyal maad ishesheendee
@imcagdheersankataga1198
@imcagdheersankataga1198 6 жыл бұрын
😘😘😘😘😘masha alah indha uroonaa wadankay ga hooyo suldaan horay usoco huno qali
@aragsanomardheerevivaonlfj290
@aragsanomardheerevivaonlfj290 6 жыл бұрын
Wadaniga DDsi 🙌🙌😍😍😍
@mucaaddhaashane144
@mucaaddhaashane144 6 жыл бұрын
❤❤❤
@diiriyeabdu727
@diiriyeabdu727 5 жыл бұрын
06/10/2019 Xanun aya iigeeyay inan Qorro 😭 Dunidan madowgiyo Mugdigapa La dhalatoo Ma Dhameysto aadmigu Intuu Midho abuurtee Mixnad Layna galiyiyo Mushkuladii aduunka Ina kala maqoshee Midba gabi kumoosee Inakala Maquunshoo Midba gabi ku moose Muraad keeda nolasha Murug lagu lifaaqo Sidii loo macneeyaba Naftu mahadin meysee Inta kala maqnaanshaha Uu midkeenba Meel jiro Warkeenuna ismoog yhy Ma ogiba si aan ahey Mataantii Jclkaay Mxd Mudantey dapadey Ma noshahey ma dhimashaa Xageed Manta joogtaa ???? Qoyska maamulkiisa Ku mcn lamaanaha Wada maala cashaqa Mudnantana haleela Anna muxibadadii maalin igama suushoo Wxn maanka ku hayaa Mar ineynu kulanee Mid ahaan indhahaga mcn hadey bukooto Muuqa N aragtida meel fog kama arkeyside Wadnayaal midooboo Midigta is qabatey Ma Iyaga masaafiyo meel Kukala Maqnaan karra
@safiabarrow8523
@safiabarrow8523 5 жыл бұрын
Ilahey ha ku saqiro
@aaminagamadiid2693
@aaminagamadiid2693 5 жыл бұрын
Sorry walalo 😪mustqbal ifaya ayn ilahy ku weydiyey
@hanuushbahdoon6917
@hanuushbahdoon6917 5 жыл бұрын
Diiriye Abdu noloshaa sidaasa nowadays walal qofkd aragtaaba wuu calacalaya alaha nadiibka ino hagaajiye
@maryamasheikhmaryamasheikh9995
@maryamasheikhmaryamasheikh9995 5 жыл бұрын
Sory wlll qali iska dul qaada inshlh wax walba way fududan inshlh
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Hees jacel ku dhamaday waye aniga sida suldanka leyga maqan yahay heeskan wa mid sidan ahay ka hadlayaba
@miskidowlad
@miskidowlad 6 жыл бұрын
heestan jaceylkeygi hore bey iso xasuusisay wlhi 10 jeer ka badana dhageystay hadase war kama haayo hadad qoralkan aragtay wan ku salamaya my ex🙏
@miskidowlad
@miskidowlad 6 жыл бұрын
xamda xaaaji hhhh
@somalisame2416
@somalisame2416 6 жыл бұрын
miski dowlad Waan Noolahay Nayaa 👏
@wiilwanaaagsan6794
@wiilwanaaagsan6794 6 жыл бұрын
miski dowlad .miska wa kaa qaadey ex bbe noolow
@abouroahmed2778
@abouroahmed2778 6 жыл бұрын
waykan xbbti wnka qaday🤗
@hanniomer3497
@hanniomer3497 5 жыл бұрын
suldaanka geeska hore uu soco
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 2 жыл бұрын
Qof jacayl ku dhacay uun garanyaa xanuunka jacaylka waa cudur bila dawo ah hadii aad waydo qofkii ka aad jaceladay 💔😭😭
@hanabarwaaqo2690
@hanabarwaaqo2690 6 жыл бұрын
Kama xiiso dhaco heestan wlhi from hargysa 😢😍😍😍
@khadardeek7387
@khadardeek7387 5 жыл бұрын
sido kale
@adnaanmahtih8968
@adnaanmahtih8968 4 жыл бұрын
Xabibi
@fadxicumar9157
@fadxicumar9157 11 ай бұрын
This song never get old 2024 dhac kuzi love 😮❤
@LGxLIXLEYT
@LGxLIXLEYT Жыл бұрын
Still watching 2024😢
@marwosuldaana6798
@marwosuldaana6798 5 ай бұрын
@@LGxLIXLEYT 2024 August
@cabdixakinsaleebaan
@cabdixakinsaleebaan 3 ай бұрын
Suldan fanan isku daray cod ,daganan iyo xishoodba😊
@Sh_geyre
@Sh_geyre 5 жыл бұрын
5/02/2020 Intii isku irdowday allow iskusahal😢
@nasirqadar5471
@nasirqadar5471 4 жыл бұрын
Aad iyo aad
@mohamedshilabo8834
@mohamedshilabo8834 Жыл бұрын
Heestaan waxn dhageesan jiray 2019 kii wxn jeclaa gbdh ladhihi jiray khatra/Abraar waxay dhigan jirtay school boarding ah markay holiday da dhamaato ayey aadi jirtay school ka oo muuqeeda igu dambayn jiray telephone school ka lamay aadi jirin aad ayan iskujeclayn saan isku sii madadaaliyo ayaan dhageesan jiray heestaan Hada waa 06/10/2023 wxn ahay xaasle lkn khatra maahan ee wa gbdh kale Khatray nolol wacan kunolow waxn rajayn inaad faraxsantahay ood nolol wacan kunooshahay 😭
@Jamiila7698
@Jamiila7698 9 ай бұрын
Khadra maxaad u guursan wayday😢
@Daahirfarayare
@Daahirfarayare 5 жыл бұрын
Dunidaa madowgiyo Mugdigaba ladhalatay Waa sax wlh in pdn Axsan hees jaceyl tan ugu qiimaha badan fanaan baankiisa kudhacay suldaanka geeska kama caajiso xaqiiqdii heeskan Goortaan dhageestaan jaceyl jaceyl dareemaa Inta kala maqnaanshaha Uu midkeenba meel jiro warkeenuna ismoogyahay Mooyiba sidaan ahay Erayo qiima leh
@Nimcaahmett
@Nimcaahmett 2 жыл бұрын
😭😭😭heestaan markaan dhageysto waan iska oyaa still waa dhageysanayaa maalin walba 💔😪
@zeyfi_700
@zeyfi_700 Жыл бұрын
Sorry🎉
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
Heesaha fanka dhexe ugu halmuceedsan ayay ku jirtaa. Meel ay dhayayso fogaa! 2022 ayaan wali dhagaysanayaa. Dawo ayaan usoo doontay.
@maxamedcali248
@maxamedcali248 2 жыл бұрын
War anigu tan iyo jacaylkii qabyoobayba wansooboqdaa
@yahyehasan9777
@yahyehasan9777 2 жыл бұрын
2022 still watching💔🥺 old is gold💛
@aadanabdigarebbcwanodinsal4588
@aadanabdigarebbcwanodinsal4588 2 жыл бұрын
Hus😅😅😅🕶😷🤘
@saladnur7349
@saladnur7349 2 жыл бұрын
0000
@aliah7613
@aliah7613 2 жыл бұрын
😅😅😅Old kulaha shaqfir
@tuugsharafleh1001
@tuugsharafleh1001 2 жыл бұрын
🥰🥰
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 2 жыл бұрын
Kkkkk haahey
@Deganqurux-d6l
@Deganqurux-d6l 3 ай бұрын
Ana muxibadaadii 💔😭 Maalin igama suushoo💔😭 Waxaan maanka kuhayaaa🥹 Mar inaynu kulaneee💔😭 I miss u Wlhi wlal waankujeclahay wali Laakin naftaydu imasiinayso Inan kuusheegto🥹 Because Rajo kama qabo inaan isku soolabanayno Marka calafka iyo qoraalka Alleh Laga reebo 💔😭 Waxaan kuleeyhy wlal meeshaad tagtaba farxad iyo nolol ta usaraysa ban kuurajayn 🥹 Muraadkeeda noloshaa 😫 Murug lagu lifaaqooo😢 Sidii loomacneeyaba😭 Naftu mahadin mayso 💔
@qeysmohamed5319
@qeysmohamed5319 5 жыл бұрын
Ahn Abwaan hure dabadii Waa Erayadii ugu waynaa, Ee laga yidhaahdo, Laba qofoo is jecel, Oo waayuhu kala kexeyeen!
@nadirmodheery5596
@nadirmodheery5596 3 жыл бұрын
Heeta kaliay een ilamarkii ay soo baxaday ilaa imka dhagysto Best abwaan baa sameeyay Emotional 👑
@aliabdi5708
@aliabdi5708 3 жыл бұрын
Waa qof inan jecladay oo qof xuni oo horee nolojedaa ku jirey so galay ho nooji baiyey
@idilsalaad3489
@idilsalaad3489 6 жыл бұрын
Fanankaan waaba iska jeclahay wlh daganaanta ku jeclaade iyo amaanta hablaha😍😍
@AliShref-z6k
@AliShref-z6k Ай бұрын
@sakariyefeysal
@sakariyefeysal Жыл бұрын
2024 heesta wali waxaan moda inay Hada soo baxday😢😮
@farhanBM
@farhanBM 3 жыл бұрын
This song reminds me my teenage love many many years ago. Although It was only very brief, however, I still think abt her from time to time. I think about where she is now, wether shes alive, I hope so. Properly shes now a mum with loads of kids and shes happy. I hope all the best for her. I want to tell her that she still has a place in my heart.
@nureomuktar9296
@nureomuktar9296 3 жыл бұрын
Beautiful 🥰
@djamilaahmed3228
@djamilaahmed3228 3 жыл бұрын
What a romantic somali man Inshaallah wish u the best
@tiagomarzin8379
@tiagomarzin8379 3 жыл бұрын
insha allah bro khyr ayay noqon
@justomar1026
@justomar1026 3 жыл бұрын
Wow that made me emotional
@garaadhagarchannel203
@garaadhagarchannel203 3 жыл бұрын
@@nureomuktar9296 .mm.m.m.m.mm.m.m.mmm.m.mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm
@abdirahmanabdi5015
@abdirahmanabdi5015 2 жыл бұрын
Matanti jaceylkay maxad mudati dabadey ,manoshahay madimasha ,xageed maanta joogta Gebedaas walaqaba caruur in aay ledahay ayaa leyshegay ,balse waan iska jeclahay in aan xalkeeda ogaado ........, Nolol wangsan urajeyna insha Allah 😍
@maryamanuurcali4837
@maryamanuurcali4837 6 жыл бұрын
naftu mahadin mayse inta kala maqnashaha midken melkale jiro war kaynuna is mog yahay mogi sidan ahay axsan erayo suldan legend xalada hada la tagan yahuu ka hadlay runtii hadi igu racday bal 🖒san iska dheh txn guys
@ubahtiina5883
@ubahtiina5883 6 жыл бұрын
maryama nuur cali
@ibraahimcabdi2250
@ibraahimcabdi2250 4 жыл бұрын
Asc
@fosiyomaxamed5858
@fosiyomaxamed5858 4 жыл бұрын
waxaan dhageysanayaa 2020/4/4 malin axad ah hada ayaan umaleyaa inee sobaxday sidan xiiso u qabo darted maba kadaalo😭 🙋‍♀️ xilime kutahay adiga
@aaminamuuse8991
@aaminamuuse8991 3 жыл бұрын
2021/16/5
@maceeymaow9551
@maceeymaow9551 6 жыл бұрын
Wiilkan saan utaageero wn wayay mid aan akdhigo wlh hore usoco wd mudtahy tageeridee
@ENG_Mowlid_Hagiaden
@ENG_Mowlid_Hagiaden 6 жыл бұрын
Funs ka suldan serer groupkoda gaarka bn kugu zo daraya numberkga shrf
@sahraahmed3240
@sahraahmed3240 5 жыл бұрын
Ilove that song ❤️❤️❤️👌
@roodaidiris8789
@roodaidiris8789 4 жыл бұрын
Heestan way iigu baxdaa
@honmohamedfarayare275
@honmohamedfarayare275 4 жыл бұрын
Manooshahy madhimashaa
@honmohamedfarayare275
@honmohamedfarayare275 4 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@Jennie-w7x
@Jennie-w7x 10 ай бұрын
Xasuuuus heesta aad ban u jeclahey 2018_2024 28_03_2024 Thursday 18:59am Ramadan
@princesss_435inantaboqorka9
@princesss_435inantaboqorka9 6 жыл бұрын
Heestaan marka single ahaa dhagaysan jiray ex keygi hore so xasuusan jiray lkn mnta qof i hilmaamsiyay allah igu deeqay
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 4 жыл бұрын
M.a ilaah hakuu dayo
@malikamahdi5915
@malikamahdi5915 4 жыл бұрын
M.a wll ilahay ha isku kin dayo
@manyeknam7892
@manyeknam7892 5 ай бұрын
Ilaah hakuu dhowrto lkn ogow wali inuusan qalbigaaga ka goin😊
@AbshirMohamud961
@AbshirMohamud961 Жыл бұрын
Heetan marki igu horaysay wxan maqlay 2018 anoo kujira maalmihi ugu adka nolashayda oo arday ah oo kusugan magalada jigjiga xili subax ah waxan galayay imtixan wanan dag dag sanaa hdd iga dambyso illhay cimri dheer iyo nolal qurux bdn ayan kurAjaynaya wllshey ama wllkey 20 8 2023😢😢😢
@SggsGaya
@SggsGaya Жыл бұрын
Igu so duceya qofkan aduunka u jeclhy inan ku guulysto❤❤❤😢😢😢
@mohamedalijama2109
@mohamedalijama2109 5 жыл бұрын
Heestan yaa ila fiirsanayo 8/9/2019 9:16 daqiqo ax yaa jcl ilahow inta is jecl kala maqan isku keen❤🙏
@ahlaammohamed3403
@ahlaammohamed3403 5 жыл бұрын
9/29/2019
@ikhiyaarali5706
@ikhiyaarali5706 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@racwixasan4675
@racwixasan4675 5 жыл бұрын
@@ahlaammohamed3403 vbhgsjyteitshdhxif7te
@prettynaima1933
@prettynaima1933 4 жыл бұрын
hestan mlnkii ay sopxda mid yaroo an aad ujclaa pan udirey maantna isma hayno aduunyo 2021 xasuus ahaan pa uqorya hdlkn si aan mrkan weyndo ilmhygu udhahan hoyden hindi py ahyd zlma😂🤝
@KHALED-zj6jh
@KHALED-zj6jh 6 жыл бұрын
Suldaan ka qarnuga quruumaha iyo qoomiyada soomaliyeed waa kaa gadanthy heestu 👍👍👍👌👌👌
@HAMSEMOHHASSAN
@HAMSEMOHHASSAN Жыл бұрын
Dabadey waxa iman doona dad badan oo zoo radinya heestan balse anigu masoo raadiyo oo wan dawaneya xili kasta waayo waxay ii noqotey xasuusta keliyee ka hadhey iyada😢
@ina____garaad
@ina____garaad Жыл бұрын
Kula mid😢😢
@HAMSEMOHHASSAN
@HAMSEMOHHASSAN 5 ай бұрын
Waayo badan kedib commentkaa waan usoo laabtey​@@ina____garaad
@MohamedAbdiaziz-i3m
@MohamedAbdiaziz-i3m 2 күн бұрын
Wali waan dhageystaa heetan 2018__2025.
@kaamilyarenor6082
@kaamilyarenor6082 6 жыл бұрын
The pest fanaan yaa iku raacsan inuu fanan dhab yahay
@saabiriinahmed7555
@saabiriinahmed7555 6 жыл бұрын
Kaamil Yare Nor hhh
@kaamilyarenor6082
@kaamilyarenor6082 6 жыл бұрын
Saabiriin Ahmed maiku raac sanid miyaa nh
@zaaamiaden599
@zaaamiaden599 6 жыл бұрын
Kaamil Yare Nor ani zxp
@najmajamac1684
@najmajamac1684 6 жыл бұрын
Suldan seerare allow ku xafidi waa fananka kaliya eee ugu zhidan manta fananinta
@iqramohmed3160
@iqramohmed3160 5 жыл бұрын
kaamil yare wllo ani gaa ku guraacsan wllo
@ConfusedCakeSlice-wv5el
@ConfusedCakeSlice-wv5el 9 ай бұрын
4 sanno heestan dhageysanayaa illhow Aaminkaygi iso dhawee 😢
@zharmoyaakhi8682
@zharmoyaakhi8682 4 жыл бұрын
suldaan seeraanoow waankulatalinayaayee iskagabax fanaan nimada waaqiyaamihiiyee
@shamsaabdi8639
@shamsaabdi8639 Жыл бұрын
2024 still watching old is gold
@hooyomcn1118
@hooyomcn1118 2 жыл бұрын
Wlhi waa arin cajiba anigu taarikhdayda hadaan ka sheekeyo wlhi waxaan jeclady inan safa la yidhaahdo inkastoy xidhiidh lahayd hadana inan taasi waan jeclaaa yaduna way ijeclayd balse lkn riyadaydu wey ii rumowdy waan is helny 🥺
@cabdiraxmaancabdilaahi2404
@cabdiraxmaancabdilaahi2404 5 жыл бұрын
Warkeenuna is ma og yahay ma ogiye sidaan ahay ❤hees xasuus iga reebta runtiii support sxp
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 6 жыл бұрын
Waar waan yara seexday duhirkii ee liketa iigu qabta hadaad somalidii saxda ah tahay😆
@QueenQueen-qg1ym
@QueenQueen-qg1ym 6 жыл бұрын
Xalimogobad.hassan.gatale
@aziizcabdlaa4777
@aziizcabdlaa4777 6 жыл бұрын
Warkenuna ismoog yaHey😍😍
@ceelaabesaynab620
@ceelaabesaynab620 5 жыл бұрын
Waxa kaste lagum hadlo
@sacdiyoali5876
@sacdiyoali5876 4 жыл бұрын
Sorry abowe iska samir
@Mss_ronaldo
@Mss_ronaldo 8 ай бұрын
2024 wye Soo kac😂
@mohametabdisaahid5171
@mohametabdisaahid5171 4 жыл бұрын
Still watching.... 2020-april-13 😍🔥😍😍
@jooncawiif3099
@jooncawiif3099 4 жыл бұрын
💋🥰🤩🤫😘
@nimcomohamed164
@nimcomohamed164 4 жыл бұрын
@@jooncawiif3099 ضضضضضضطططججچجججچچجچچچچجججججچجضججج
@mohamedbiibshe3580
@mohamedbiibshe3580 4 жыл бұрын
@@nimcomohamed164 ♥️❣❣
@sulekhabilanchannel9623
@sulekhabilanchannel9623 4 жыл бұрын
hdyrieugi
@calimaxamad123
@calimaxamad123 3 жыл бұрын
Fwh
@MOHD-MOH
@MOHD-MOH Жыл бұрын
Qisayda 7/jun/2023 😢😢 Waxay ahyd horaantii sanadkii 2021 gaar ahaan bishii 2 Markii ugu horeysay ee aan is baranay Gabdhii aan dumar intooda kale ka calmaday Bilowgii barashadena !! Najax waxay ahayd gabdh joog iyo jamaal Alleh U dhameyay dabciga iyo dhaqankeeda soo jiidashada leh waa mid qof walba ku jecalaan karo Intaa waxa u dheer aqoon iyo garashada toolmoon Xidhiidh yagii baa bilowday mudo ayuu curdin ahaa Si facan ayaan isku fahanay Heer waxan garnay anaa cabaaar Kala maqnan AROOR ha dhihin HADHGAL ha dhihin SAQBADH ha dhihin Goor walba waxan ahayn dad khadka ka wada hadala Oon Kala maqnan qadar nusu saca xitaa Habeenada qaar xafada igu kalay bay i Oran jirtay Oo ay igu marti qaadi jirtay Wuxu wakhtigu is gurabo 2022 baa la galay Lakin dhinacaga gaabis baa ka yimid Oo waan ka xiisa dhacay I ogaa tay inay wax i qaldan yihiin oo aana sidii hore ahayn Habeen ayan xafadooda ugu tagay oo albaabka gurigooda ayay si tartiib ah iga furtay Way i hor socotay waxay iga soo talabisay barande Qolka markay sii gelaysay ayay tafta fayday Waxa hal mar i muqday kubab waa wayn oo cadcad inta ay leeg yihiina lala ashqararo Maxaa nimco iyo aduun Rabi ku raray AAH!! Wuxu ficanaa oo indhaha u ranaa Waan shekaysanay oo waxay ugu dhurtay war ay ku sheegayso inay aad i jeceshahy Wajigeeda ayaan si fican isha u geliyay Bishmaheda debnaheda way yara burburan yihiin Oo misna jileec sayida ayaa ka muqday alla dhukasha ku haboona ayaan niyada ka iri Habeenka dareenkeyga waan celin kari wayay Waxan ka dalbaday gogol dhaaf lakin Way iga diiday Waxay igu tiri gabdhnimadeyda ha ku ciyaarin iyo jeceylkena ee aan is xalaashano Lakin waxan cudur daar uga dhigay labdenuba ardey ban nahy Lakin waa is fahmi waynay Habeenka anoo xanaqsan ayan gurigoda ka imid Waxana goaansaday inaan halka ku soo gabagabeyo xidhidhka aan wakhtiga dheer soo wadnay Markaan xafadayada imid wayay WhatsApp igala soo hadashay lakin message ka ma jawaabin Call cadiya ayay iga soo garacday Lakin mashqul ayan kaga xidhay Numbero dadka kale ayay iga soo garaci jirtay Xita ma qabn jirin Gabadh ay saxiibo yihiin Ayay isoo dirta waan ka dhuman jiray Message ka ay WhatsApp ka iga soo qorayso Ee calacalka ah waxan si madaysi leh u tusi jiray asaxbatayda Erayda ay isoo qorto waxa ka mid ahaa ila iyo hadana aan maskaxdeyda ka bixn waa Khaladka aan ka galay i sheeg waan ka raali gelinaya Wixii aan xumeyayna dib ayaan u saxayaa Ha i cidleyn!!!😭 Nabsi ha iga gelin 😭 Maalin waad i raadin doontaa si aad i tidhaahdo iga raali noqo laakiin i rumayso taasi waad daahsan doontaa...👋😥 Balse wax ahmiyada ma siin raaligelinta iyo qoralkeda Maanta aniga ayaa ubaahan hadii aan heli lahaa awood aan kula kulmo ama aan aqaano meel ay joogto 😭😭 Waxaan kuu rajeynayaa guul tallaabo walbo oo aad saaka qaadayso, wanaagga alle hakuu raaciyo meel kasta oo aad tagto.🙏
@MaxamedCabdulaahi-rz7wr
@MaxamedCabdulaahi-rz7wr 9 ай бұрын
Nafsi baad ka gashy waliba said u weyn ee Mar walbaaa aad salad dukato rbiga weydiso danbi dhaf
@iskufilangirl5788
@iskufilangirl5788 5 жыл бұрын
😢😢qofbaan halsano jeclahay 💖ilaa hada umaanan sheegan 😞💔 jaceylkeyga marwalbana sawiradiis iska daawadaa yaarabii jaho wcn isii😢😢😢😢😢
@mmsmms589
@mmsmms589 5 жыл бұрын
wad helee insha allaah
@malikamahdi5915
@malikamahdi5915 4 жыл бұрын
Wad heli donta insha allah lknse ushego
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080 4 жыл бұрын
Wllo qli raadi cida ugu dhow ama la saaxiiba si lana heahi si uu adiga marku la joogo kaaga dhigo dheeman oo kale oo aad qaali u noqoto qasab waad hankarta markaas ana huba hdd waydana ila soo xidhiidh waxban khalde
@mustafcalicabdi8087
@mustafcalicabdi8087 8 ай бұрын
Walashey mcn please u sheego jaceylkaaga Wanaag Baan kuu Rajeenayaa Abaayoh mcn ❤🎉
@alfananabdiyaretube8228
@alfananabdiyaretube8228 6 жыл бұрын
Ilaahow xornimo 👆somaligalbeed ✌
@Faysalyare-fff
@Faysalyare-fff 4 күн бұрын
Shpkey alle haw naxariisto malin dhan ku celcelinaynay heesta maantanaa uu iga hooseya alle hakuu naxariisto shp 😢😢 Black day 14/6/2023
@drnoradin21
@drnoradin21 6 жыл бұрын
Heestan Xaqiiiq jirta ka hadlaysaa Wlhi Suldaan Seeraar The only one wlhi 💕
@shabbacal-gaadeer
@shabbacal-gaadeer 2 жыл бұрын
2018kii waanu isku dhacsanayn, kadib ninkalay guursatay intay ikhiyaantay, kadibna bahalka yar oo madroodi u eegbay ku curatay,😭😭😭 mucjiso weeye weligaa qof ha khiyaamim ku jecel😭😭😭😭
@beerlulaahmed320
@beerlulaahmed320 Жыл бұрын
Wlh waa qoslay 😂😂😂😂😂
@MaxamudMacalin-ce4gy
@MaxamudMacalin-ce4gy Жыл бұрын
Wll ma runbaa 🥺😂😂
@Suuban11
@Suuban11 4 ай бұрын
Garac ma qaraare mrka😭😭
@Najo_gucci
@Najo_gucci 6 жыл бұрын
Mnshllh Ma king 👑 suldaan seerar Abti horeY usoco lph paatahayeH ✌️Inta ree jigjiga ah liketa Abihiin iyo khawaadkaa maxaa dhahaaa ✌️✌️✌️
@laylajamaac-zz7nd
@laylajamaac-zz7nd Жыл бұрын
Heestan waxay igu leeday xasuuus mahadha Markasta oon dhagaysto waxan xasuusta inan uuu wayo naka fogeey magaceedu ahaa mawahib xiis oo ayay isugu kayo danbaysa 2016 ila hada uu wakhtigu uu yahay 2023 waxana kala fogeeyay wakhtiga iyo caruuurnimo ila manta wan radiyay bartay Ku nooshy Gacaliso hadi aynu calaf isku leenay way kulmi insha Allah Matantii jacaylkay maxad mudaty dabady manoshy ma dhimasha xagad manta joogta Mawahib I love you forever
@abdisalanabdihassantimacad8150
@abdisalanabdihassantimacad8150 3 жыл бұрын
Heestaan markaan arko waan ilmeeya walahi dhabti gabar aan ilaa hada aan jeclahay ayaan kusoo xasuustaa waxay mudo sanad ah ila wadageysay jecl been ah balse aniga xageyga dhab ka ahaa si fudud ay qalbigeyga ku xaday nasib daro markey aragtay jclka aan u qabo inta uu la ekaa awoodisa ayey iiga baxday islamarkana ku ilmeenaya meel cidla ah iiga dhaqaqday gabdhahenu naxarista ayaba ka.dhamaty dhabtii waxa ay ku sugantahy ma shegi karo
@saabir3667
@saabir3667 Жыл бұрын
Sorry isku mid baan nahey pro
@saabir3667
@saabir3667 Жыл бұрын
Waxnse rajaynayaa inaa ka bogsatey dhaawacaas
@IdilRashiid
@IdilRashiid Жыл бұрын
Hadda see tahy walaal isku qiso nahaye
@SOMALi_SLOWED
@SOMALi_SLOWED 11 ай бұрын
2024 hadaa soo booqatay waa ku salaamay😢🎉
@suldaanofficial9245
@suldaanofficial9245 6 жыл бұрын
Msha allah suldanka geeska fanan weyn baa tahy legend💔💔💔🎵
@waleedhyne674
@waleedhyne674 6 ай бұрын
Wadnayaal midooboo Midigta isqabsaday Mayagaa masaafiyo Meel ku kala maqnaan kara Still....2024 Aragsan waynu kulmi doonnaa waynuna midoobi doonnaa insha allah🥹🙏
@afrahmedia252
@afrahmedia252 4 жыл бұрын
2012 ayeynu kala lunnay "Luuleey halkaad dunida ka joogto maanta garan maayp lkn qalbigaad iiga taalaa"
@baxwalaxmed6633
@baxwalaxmed6633 3 жыл бұрын
Is hela idam alle
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 11 ай бұрын
2024 hada iga danbeeyso like 👍 isaar
@ladanhappyy3969
@ladanhappyy3969 6 жыл бұрын
Axyaa abwaaan iga dheh heeestaaan arayo ka mid ah aaad udareemy wlh . Top👌
@AsadSadiq-x2l
@AsadSadiq-x2l Жыл бұрын
Still wa dhakeysta haysta 2023
@bisadayar
@bisadayar 6 жыл бұрын
Heestan waa hees aad umidho mcn dareen gaara wadata wan qiiroda mrkn maqlo imisa ila mida
@saadaqwarsame6477
@saadaqwarsame6477 6 жыл бұрын
ina poqor ana kow ka ah qiiro wee dhaaftay
@ayaanidil9254
@ayaanidil9254 6 жыл бұрын
Aniga number 1
@saadaqwarsame6477
@saadaqwarsame6477 6 жыл бұрын
Ayaan Idil ana kahoreeyo 😄😄😄
@mohessam8983
@mohessam8983 6 жыл бұрын
Ina boqor ana Sidoo Kle😌
@sahrakahiye111
@sahrakahiye111 6 жыл бұрын
Ina boqor Aniga wlhi
@king__zhucaip1095
@king__zhucaip1095 3 жыл бұрын
Heestan wlhi xusuus gooniya ayay igu leeday manta xusuus dheer ban galay inantan jeclaa ayaa iga dhoofaysay ka dib intii ay safarka ku jirtay ayaan kuso cesh ceshan jiray mataanti jacylkay maxad mudatay dabaday ma noshahay ma dhimashaa 😭❤😭
@khadracabdlaawaaawfanaanco3840
@khadracabdlaawaaawfanaanco3840 6 жыл бұрын
Sidii Loo😊 Macaneeyaba Naftu Mahadin may see😐 inta KaLa MaqnaaShaha Uu mid keenba meeljiro WarkeNuna ismoog😢😢 yahay ma Ogiba Si aan Ahay ❤❤👍
@nasteexoindho3124
@nasteexoindho3124 6 жыл бұрын
Khadra Cabdlaa waaaw fanaan cod dahabiya masha Alah yaa qaaday jwbya plz igu caawi wll
@qeysqarni4739
@qeysqarni4739 3 жыл бұрын
Heestaan xeli 2018 run ahaantii xld adak anoo ku jira ayan dhageysan jiry
@hibaashkir6091
@hibaashkir6091 6 жыл бұрын
Waaaaaaw suldanka geeska waad shidan thy blhi❤❤ani qaas kuu raageeraaa
@munahusen7197
@munahusen7197 Жыл бұрын
Heestan wa ii xasuus wlhi😢 Berigay sas u So baxday 2018 aya jacylkygu liibya jogey wuxu igu dhihi jiray marksta wan dhegysta adna dhegyso wuna ii dhagysiin jiray lkin hada 2023 Caqabdo badan aya na dhex yaala sidi hore ma nihin lkin wan Jecelahy hadii khyr isugu keen jiro alle Qulubteena haisu so jeediyo😢🤲
@hanadyare6611
@hanadyare6611 Жыл бұрын
Caqabad hdey jirto isku daya inad xalisan caqbdas lkn xirirkina hajarinina sbbto ah cidiyuhu hdey kugu baxan ayga lajara ee farta maaha I hope you understand my speech 😍🤔
@nastehokooke5505
@nastehokooke5505 6 жыл бұрын
wawww suldankeyga geska inoolow hesahada gabi ahan waa wada mcn qurxoow
@shucaybismail8535
@shucaybismail8535 6 жыл бұрын
woow asl masha allah wll name laahi ka shee xalada qli .
@roodadagan4240
@roodadagan4240 5 жыл бұрын
discontinuity locksmith
@mubashirmuhammad4440
@mubashirmuhammad4440 3 жыл бұрын
😭😭😭 2 August 2021 Malin isnina dawanayaa wlhi wan u xisaynaya sidii ay maanta soo baxday qof aan ogahay u xisay ilhw mar na kulmi
@ayaanmaxamed8943
@ayaanmaxamed8943 6 жыл бұрын
Hees shidan wlhy oo daren xabarsan hore usoco fananka fananada suldan serar suldanka geeska all the best👍👍👌👌
@AbdiZatar-ez2rt
@AbdiZatar-ez2rt 2 ай бұрын
Heestan.fananka qaada qalpigayga wax miyuu ka ogaa talow ax a😭😭😭😭😭😭ilaahow na kulansii aniyo bilan war aamiin ii dhaha zhpyaal❤❤
@abdirisaakabokor5335
@abdirisaakabokor5335 6 жыл бұрын
Nin aan taageero nolow zhp suldaan 😢✅
@yuusufmaxamuud6413
@yuusufmaxamuud6413 4 жыл бұрын
Cadaan
@رحمهعلي-ز3ع
@رحمهعلي-ز3ع 5 жыл бұрын
M.a wey iga ilmeysiisay marka ugu horeysay. Hadane waa mid aniga igu socoto. Allow ku daa suldanka geyska. Qofkey kudhacday qisadan waxa urajeynaa. Inuu lamantiisa helo.
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial 4 жыл бұрын
Hees taan waxaan dhagey sanayaa qof teyda aan aad ka u jeclaa oo la ii diday moddo 7bil aan kala maqanahay ana jaceel keeda la xanun sanahy waqti walbo niyada ku hayaa heeb sooc ayaa leygu diiday allow ii sahal allow ii sahal xanun fara badan ayan daremayaa wllhi io cildo murugo io ciil nolol adag ayn ku jiraa wllhi allow ii sahal iqro
@maweelo45
@maweelo45 4 жыл бұрын
😢
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Aamiin
@amiirougaas4610
@amiirougaas4610 3 жыл бұрын
😪😪😪😪💔
@sahroshmuse6180
@sahroshmuse6180 Жыл бұрын
Kasamar taas sxp keep going salmaan
@Caaqil-yare1
@Caaqil-yare1 2 ай бұрын
Heestani waxay igu leedahay xusuus aan duugoobayn wllhi mushkilad caqabad cukeys ayaa igu gadaaman wxaan guule ka baryaa inan maruun dib helo farxadii wabigu la tagay een xususteda la noolahay qof kuu dhow oon hadana kuu dhaweyn xanuunka uu leeyahy ayaan dhex mushaaxayaa wllhi illhow ii rume rajadaa ii bidhaamaseen hadana ii dhaweyn😢😢😢
@hamdamohamed3946
@hamdamohamed3946 6 жыл бұрын
Fanaankeyga❤ Hore u soco Yaakhiii🤣
@farxaanibraahimguuleed4626
@farxaanibraahimguuleed4626 2 жыл бұрын
Xageee maanta jooogdaaa😭😭
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 6 жыл бұрын
Heestan Markaan Dhagaystaba Waxan Xasuustaa Jacaylkaygii Hore Mataantii Jacaylkaay Maxaad Mudatay Dabaday, Ma Nooshahay Ma Dhimashaa, Xagaad Maanta Joogtaa Ma Ogiba Si Aan Ahay!!
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 6 жыл бұрын
+Xamda Xaaaji kkkkkkkkkkkk
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 6 жыл бұрын
+xamda xaaaji aamin wixii is jecel ha guulaystaan. wll
@amiirtuahmed2112
@amiirtuahmed2112 6 жыл бұрын
Ahmed Kaafi Pro hhhhh islaantiii haku maqasho hada waaad haystaaaa midhaaad
@amiirtuahmed2112
@amiirtuahmed2112 6 жыл бұрын
xamda xaaaji ma caynkaaasa waanngrty
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 6 жыл бұрын
+Amiiratu Ahmed iyo Xamda Xaaji walaalayaal jacaylka calafkaa ka wayn, mansha allah Gabadh Qiimo Badan waan helay, oo wixii horeba aan ku ilaaway
@FardowsaMaxamad-e1j
@FardowsaMaxamad-e1j 4 ай бұрын
Alow nin ogaden calaf iigu dar waan jeclhy ❤
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 3,4 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 12 МЛН
SULDAAN SEERAAR - Xaggee Caawa Kuushidan - OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:05
ArimaHeena
Рет қаралды 4,9 МЛН
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,9 МЛН
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 6 МЛН
SULDAN SERAAR GUHAAD HEESTII NAJMA 2016 Official Vedio
5:57
Jundi Media Pro
Рет қаралды 2,6 МЛН
AWALE ADAN l HABOON l 2018 (OFFICIAL MUSIC VIDEO)
7:17
Tusmo Films
Рет қаралды 12 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 14 МЛН