Maxamed Siyaad Barre Muxuu U Mamnuucay Arin uu Xasan Sheekh Maanta ka Ganacsaddo

  Рет қаралды 10,501

Hashi

Hashi

Күн бұрын

Пікірлер: 87
@sahroali1196
@sahroali1196 Күн бұрын
Wallee.Suleymaan.qudbadaan.habeenkii Maxamed.siyaad.barre.mamnuucaayey.tiyaatarka.waa.fadhiyey.ilaahoow.kuunaxariiso
@ashawooo
@ashawooo 21 сағат бұрын
illahaya ha uu naxariista Maxamed Siyada waa wadan jecala wadankisa dadkisa rabi jano ku geya kuna naxariista
@_wll____
@_wll____ Күн бұрын
Gayi kasta Somali wayaal ha ugu sii darnaado gayigeena Somali waqooyi wxn alle waydiisanynaa Somali isjecel mar un iyo madax Daacad ah🇸🇴🤲❤
@fardowsawarsame5960
@fardowsawarsame5960 19 сағат бұрын
Subxana Allah Subxana Allah walaahi waa runtis ilaahey haa u naxariisto
@G4STV2858
@G4STV2858 20 сағат бұрын
Wallhy waa xaqiiq waa dardaaran wax ku ool ah anugu kaa hore dardaarankiisi baan qaatay Lacag aan leyhay qaad kama bixiyo qeerkeygana waan uga digilaha war hooy kadaàkadaa waa masuul hore Aabe Siyaad Alle ha unaxariisto & Xasan shekh oo masuulkii hda ah oo qaadkii asaga wax ka keena
@AbdirahmanWacdi-ru9zz
@AbdirahmanWacdi-ru9zz Күн бұрын
Allah ha unaxariisto maxamed siyad bare
@nasra9836
@nasra9836 20 сағат бұрын
Cajiib Aloow kuu Naxariiso Walee dhaxal wuu ka tagay hadii aan ku waano iyo tussle ku qaadaneeno, Qaadka waa na burburiyey, Dhinackasta, Waxaase murugo iyo Calool xumo ah in eey ka ganacsadaan Madaxda Dalka oo uu U horeeyo MW,Aloow Sahal Amuuraha, Mahadsanidiin.
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 20 сағат бұрын
Allahu ma irxama raaximiin mw hore m s barre hogamiye muwaadin ah cadawga u at adag ee aan waligii bahdil qaadan digtatoriba ha ahaadee lkn wuxu ahaa nin dalkiisa iyo dadkiisa jcl in uu wax u qabto illahow unaxariiso aamiin aamiin aamiin yarabi mw hore m s barre ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Күн бұрын
Wadani ayuu ahaa Allah unaxariisto Aamiin yaa Rabe Mw maxamed siyaad bare ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@40Durkiya
@40Durkiya 21 сағат бұрын
Wale waa runtii legend siyaad bare Allaha unaxariisto
@jimcaledahirofficialchanne725
@jimcaledahirofficialchanne725 23 сағат бұрын
Rabbiyow Soomaali u gargaar. Siyaad Bare Ha u naxariisto Aamiin Aamiin. Madax xasan Sheekh Rabbiyow Hadee oo xaqa Tus.
@CusmanitaOska
@CusmanitaOska Күн бұрын
Alaha unaxariisto jale siyaad
@Umo580
@Umo580 Күн бұрын
SUBXAANLAA SOOMALIYA KAMADAN BEEN SIYAAD BARE. DALKII WA AGOON WANA BAYLAH😭😭😭😭😭😭😭
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Күн бұрын
Allah unaxariisto Aamiin yaa Rabe Mw maxamed siyaad bare
@AxmedMaxamedCali-q9q
@AxmedMaxamedCali-q9q 22 сағат бұрын
Alah hanaxariisto maxamad siyadbare nin caqli badan buuahaa
@abdis4930
@abdis4930 Күн бұрын
Illaahow u naxariiso madaxweyne Maxamed Siyaad Barre 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@syusuf9063
@syusuf9063 Күн бұрын
Suleymaanow lama simo qof nool iyo qof dhintay Siyad bare iyo xasan shiikh ma sina
@YasinBile
@YasinBile 19 сағат бұрын
Sim iskaleh maahe waa isbarbardhig Dhinacaa hogaaminta markaytimaado, waayo Ahmed gurey iyo SAYIDKIIBA ILAAHADA Halgankoodi lagudaydaa.
@saacidcaafi1045
@saacidcaafi1045 Күн бұрын
Allahu naxariisto maxamed siyaad bare waa nin wadani balse xasan sheeq waa nacas nacas dhaley waa tuug
@maryammohammed1605
@maryammohammed1605 Күн бұрын
ALAHA UNAXARISTO AABIHII UMADA SOOMAALIYED WADANI BUUW AHAAY
@Nuh-x9w
@Nuh-x9w Күн бұрын
Hashi nio dowladan xasan munafiq ilaahy laha dhaafiyo 🙏🙏
@Fatimaahmedabdalla
@Fatimaahmedabdalla 19 сағат бұрын
Allow kuu naxariiso bal kawaran qabka uulahaa iyo suu noola rabay umad qab leh inaan noqono mantana baryaan ku nool nahay madaxdeenii baad tuugsi tagaysa ji
@mohamedosman2262
@mohamedosman2262 19 сағат бұрын
Hada kahor ayaan filim laga sameeyay xajaaj bin yuusuf oo u hanjabaya ree ciraaq oo gudoomiye looga soodhigay ayaan ku agdaaray hooyaday oon waxna qorin waxna akhriyin markaas baan ufasiray waxa uuleeyay sidhibyar ayay hooyaday utidhi allah ha unaxariistee ku dhagaysanaya kaa hadalkiisa ayaa kaxun hadda anu waxaan leeyahay madaxwayne qaad kashaqaysanaya kuwa uu madaxda uyahay ayaa kaxun.
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Күн бұрын
Waa hada kuwa madaxda noo ah basaasiint MA dherga yaasha ah
@AbdiAbdoshmohumed
@AbdiAbdoshmohumed 22 сағат бұрын
Allahayo madax dadka iyo dalka madax dacada alow noken amin amin❤❤❤❤❤
@Shuceebwarsamejamac
@Shuceebwarsamejamac 23 минут бұрын
Umaday ❤somalia❤ madaxad fcn.alle hny siyo.amiin
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 22 сағат бұрын
Allaaah hawnaxariisto Muwaadin ayuu ahaa🌳🤝🌳
@KaltunAbdirahman-m1p
@KaltunAbdirahman-m1p 18 сағат бұрын
Absolutely
@Maxamed-p9e
@Maxamed-p9e 19 сағат бұрын
Allaha unaxariista
@XhuseinMoha
@XhuseinMoha Күн бұрын
Waa yahaye xasan Garaabo ama madaxweynaha Dadka waalo ama dadka sumeeyo miyaa dhahnaa mise xasan Daroogo. Waqti xiledkiisa markoo dhamaado inuu qalqal sameeyo ayuu rabaa o xilka isku siidhijiyo odigaan Maafiyada o kale ah o daroogada ka ganacsado. Siyaad bare sun liqaha kulahaa...
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s Күн бұрын
❤😂WAA RUNTIIS 👍🇸🇴🇸🇴❤️ WAA WADENI ❤🤣💯👍🇸🇴❤️
@AbdiAbdoshmohumed
@AbdiAbdoshmohumed 22 сағат бұрын
Allah noo hagaji umada iyo dalka walahi waa runti
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 22 сағат бұрын
Allah unaxriisto gesiga umada somali siyad pare
@MukhtaarcaliMaxamed-d3m
@MukhtaarcaliMaxamed-d3m Күн бұрын
illahay ha onaga joojiyo jaadka
@MaxamedHaybe-v7m
@MaxamedHaybe-v7m 5 сағат бұрын
Waxwaalba alle aykena qaadana ee allah haynagadulqaado
@Turtle333face
@Turtle333face 16 сағат бұрын
Nin aragti fuug allah oo naxariiso
@FaarahMaxamed-k2m
@FaarahMaxamed-k2m Күн бұрын
Wallaahi been ma'am uusan sheegin waxaan arkay nin iga mushaar badan oo qaadka cuna oo aniga ishaxaadayo bil kasto
@Maxametwadana82Wadania66
@Maxametwadana82Wadania66 Күн бұрын
Sax wllkeyga
@Abdikadir-y9f
@Abdikadir-y9f Күн бұрын
alla haunaxariisto
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s Күн бұрын
👍💯🇸🇴 WAA MASIIBO 💯💯💯 HADII WAXAAN MADAXWENE KU SHEEGA AH😭😠💔 U KA IIBINAYO DAROOGO 😠💔😭 WAXAA HALKAAS KA CAD IN U KALA JECLEEN 😠😭💔👍
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 сағат бұрын
الله يرحمه ويغفرله ويسكنه فسيح جناته اللهم آمين يارب العالمين
@nadiifohussein3815
@nadiifohussein3815 Күн бұрын
Waa run warkaas
@hodanabdiramanfarah1458
@hodanabdiramanfarah1458 15 сағат бұрын
AllAhu yarxamu aabe siyaad
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Күн бұрын
Waxaan maqlay in ciidamada dariska waa ka mamnuuc aygna wey noo soo dhoofiyaan markaasaa mweynahii dalka uu iska keenayaa subxaanllaah waa umada inkaaran allow noo gargaar
@AbdirashiidAlijaamac
@AbdirashiidAlijaamac 14 сағат бұрын
Alah haunaxariisto 😢
@FadumaMohamed-n4w
@FadumaMohamed-n4w Күн бұрын
Asc 😭😭😭 Ayaan daro baa Somali haysata dhalinyarow kacdoon sameeya oo ka kaca meesha dalkiinana badbaadsad😢
@farxiyomaxamuud-oe7ik
@farxiyomaxamuud-oe7ik 19 сағат бұрын
Wan. Ooyay wayo wata ayuuka hadlayaa siyada bare ku mata jooga
@AxmedmaxamedNuur-x8h
@AxmedmaxamedNuur-x8h Күн бұрын
Eebe madax wacan hayna siiyo Madax weeyne waa kaa iyo wax lamid ah
@ZainabFarah-o8e
@ZainabFarah-o8e 23 сағат бұрын
Hashi ha,islasimin tuuuug iyo libaax ayeey kalayihiin
@sadiasheikhmohamoudyussuf9462
@sadiasheikhmohamoudyussuf9462 2 сағат бұрын
Waa daroogo jaadku
@MowlidMohamoudmohamed
@MowlidMohamoudmohamed 4 сағат бұрын
Adeer xasan farmaajo ayaa ka horeeye oo ow u xirnaa marka xasan kaligii maahan
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 23 сағат бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@OmarAhmad-f9z
@OmarAhmad-f9z Күн бұрын
Allowu unaaxariso
@mohamedosman2262
@mohamedosman2262 19 сағат бұрын
Anu waxaan leeyahay waa diin daro madax qaad kashaqaynaysa.
@KaltunAbdirahman-m1p
@KaltunAbdirahman-m1p 19 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@farahali
@farahali Күн бұрын
ALLOW YAA MAANTA U SHEEGA AABE SIYAAD HALKUU XAALKU MARAYO????????
@KaltunAbdirahman-m1p
@KaltunAbdirahman-m1p 18 сағат бұрын
Musiiba
@شيخبسامالجرار
@شيخبسامالجرار 22 сағат бұрын
Asc waxuu umadmucay wuxu ahaa nin dadkiisa kafakerayey dhibkooda iyo noloshoda
@cabdiqadirmaxamuud-j4p
@cabdiqadirmaxamuud-j4p Күн бұрын
siyaad bare wuxuu aha nin wadani ah oo fahansan dadkiisa waxa dhibaato oo uu u keeni karo lakin nin 30 sano oo burbur ah nin indha kala qaday mafahmikaro waxa dhibaata ah ee jaadku ku hayo shacabka soomaliyyed waxana lagaga hortagi karaa 1,dhamaan dalka itoobiaya iyo keeniya waa in laga mamnuuca jaadka ay hawada ka soo galaya dalka 2,in maxkamdaha dalka heer federal iyo maamul goboleed in ay soo saaran in uu sharci daro yahay oo ruuxii keena dalka taloobo laga qaadayo
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 Күн бұрын
Waxaan Dhihi Lahay Qoofkii Balwad O Saqiro Qof Somali EH, Yaa Raxeem Sakarado Mowd KO ADkeH.1
@abdulkadirmohamed8565
@abdulkadirmohamed8565 12 сағат бұрын
XAANSHIYOOW REERKII UGU HOREEYAY EE KA HOR YIMID DOWLADII KACAANKA WAXAY AHAYD KUWA AAD TAAGEERTO HADA XILIGAAN OO HADANA AH REERAHA ILAA HADA HORTAAGAN DOWLAD WALBOO TIMAADO NOOCAAS AYAAD WADA TIHIIN AF QALIN QORI INTABA DAGAAL DOWLAD DIID AH AYAAD KU JIRTAAN YAMAAHUURYAHAY
@dalmar2499
@dalmar2499 15 сағат бұрын
Asc Mr xaashiyow, aadbaad u mahadsantahay maxaayeelay caawa waxaad ka hadashay wax dan u ah umada soomaaliyeed dhib farabadana ku hahay, hantidii umada soo maaliyeednna waxaa qaatay waddamada cadowga soomaaliyeed! Dadkanagiina way daroogeeyeen! Waan ka xumahay.
@farxiyomaxamuud-oe7ik
@farxiyomaxamuud-oe7ik 19 сағат бұрын
Waxakale maha dhabata 35 nahaysa wayo dika iyo in shabaab ooshaqeeyo waxakeena waa qaka qabii layku dilo waqad ragiin qadayin duran mata
@ShireSeed
@ShireSeed 22 сағат бұрын
Asc
@mahamedabubakar7133
@mahamedabubakar7133 Күн бұрын
Waa Waxa mararka qaar aan la qoslo aabo caruur ujoogto oo malin walbo jaad cuno lakin aan awoodin inoo shaqysto awoodo inoo jaad cuno markas waxa lagu leeyahy odayga waa baadomuuto waxbo mahaayo
@iidsmart
@iidsmart 15 сағат бұрын
Afwayne miyaanu ahayeen ninkii kitaabka muqadaska ah yidhi wax baan ka badalayaa oo ilahay swc wuu khaldan yahay subxaan allah waxaba gaalka hadalkiisa ha noo macaanayen isagaa wax walba ka xumaaye ilahay baa goor roon SNM samada nooga soo diraye
@mfarah9231
@mfarah9231 4 сағат бұрын
Si waliba ha ahaaateee kuwa maanta jooga baa ah kuwa ugu liito
@macruufsheikh4449
@macruufsheikh4449 17 сағат бұрын
Wallee war cad
@alihassan469
@alihassan469 21 сағат бұрын
Hadana madaxdeenii ayaa qaad wadayaal ah oo madaxtooyadeenuu qaadku kusoo dagaa waa nasiib darro weyn
@YussufTapac-tx7db
@YussufTapac-tx7db 13 сағат бұрын
Suleymanow wa ayan daro 34 sano wacdi iyo wanobo in an qadanwayno wll
@axmedkayse1060
@axmedkayse1060 13 сағат бұрын
Sh xasan sh maxamuud waa soo noqonayaa shiikh iyo nin suratu Nisaa dafirey ayaad simeysaa
@cabdimajidibrahim9217
@cabdimajidibrahim9217 Күн бұрын
Waxaa xaqiiqa ah iney somaaliya maxamad siyaad dabadii walihelin madax xaqiiqa ah siyaad barena wamadax weyne marka lagareer dhaliishiisu tahay inuu col la ahaa culimada iyo diinta waana meesha lagaraacay sidan isleyahay anugu
@KaltunAbdirahman-m1p
@KaltunAbdirahman-m1p 19 сағат бұрын
Ganacsi ksle
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 23 сағат бұрын
Sxb adigu waan kula yaabay.qofka ugu liita madaxda somalida ayad taageertaa afwaye iyo xaarmaajo waa labada nin oo ugu xumaa bal.eeg waxa shacab iyo aqoon.yahan baaba aayay bal eeg.kan haystay.21 sano oo gaarsiiyay.somaliya meel.an waxba laga.qaban karin wadan barwaaqo dhooban.tahay
@MaxamuudFaarax-vu3pe
@MaxamuudFaarax-vu3pe 17 сағат бұрын
Xaashiyow.kudarso.waga dadka.soomaliyed waga dadka.cuninjirey. waxey ahayen.boqalkiba labo.hadana waxa cuna.qalkiba. afartan
@zainaa1649
@zainaa1649 23 сағат бұрын
DRUG DEALERS IN MY VIEW😮
@calibare1641
@calibare1641 13 сағат бұрын
Kaagadarane maatay waxaalagu dagaalamay qaad magaaladagaroowe wiilka uudhalay siciid deni iyo kooxkale iskuqabtay qaadkiibaykudirireen
@abdirahman6263
@abdirahman6263 Күн бұрын
Taas baad maantana la timi sawta caanka ah inu siyaad barre caruurtisu ka ganacsan jireen qaadka oo ay kontarabaan kusoo galin jireen muqdisho waa caan taasiye 10 naan fanaan baan ka maqalnay oo ahaa iyagu kuwii cuni jiray. War xaqiiqa la kaalay siyaad bare si caam ah ayunbu u mamnuucay lkn qaadku magaalka usoo gali jirey.
@ibadoosman1982
@ibadoosman1982 Күн бұрын
War kaagaba nin jecleysigaan ku nacay
@AyuubKamal
@AyuubKamal 23 сағат бұрын
War imkanba cunaya😂😂😂
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 18 сағат бұрын
YAAP ???? SOMALI WEYN Daroogo Ka Soo Dageesa AIR POORKA somali iyo Dakada Dhamaane Soamli weyn joojiua Doaroogada
@ibadoosman1982
@ibadoosman1982 Күн бұрын
Maxaad uga hadli weysay markuu xasan farmaajo u xirnaa soo dejinta jaadka mise waa rar qabiil lagu taageersyo qabyaalad
@Jamacxosh472
@Jamacxosh472 Күн бұрын
Salebanaw bal ani gaygani wan cuna hada na malin walba waxan idha yana ga joji yaa
@IsmahaanCumar-n7c
@IsmahaanCumar-n7c 5 сағат бұрын
Allh unaxsriisto
Hassan sheikh oo Dil ka badbaaday!!
8:58
Hussein Jama
Рет қаралды 42 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
Xasan Sheekh oo ka Cararay Villa Soomaaliya Qorshaha Argagixisadu Damacsan tahay
9:39
Kaftanka Siyaasada 571 oo aad u xiisa badan
25:17
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 42 М.
Dagaalka reer Galbeedka Ka dhex Qarxay
9:19
Hashi
Рет қаралды 2,4 М.
Sh Maxamed Idris Oo Ku Been Abuurtey Nabi Maxamed Iyo Jawaab Ku Haboon Bentisa Sh Xassaan
17:16
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 24 М.
Furashadii Goday iyo Waayihii Wacnaa-Tix iyo Taariikh
8:03