Sumalow Darbane

  Рет қаралды 145,124

Khalid Jama Qodax

Khalid Jama Qodax

Күн бұрын

Heestan waxa codkooda macaan ku qaada labada fanaanad ee kala ah Ubax Daahir iyo Sahra Ileys. Hees qaali ah iyo abwaan Axmed Aw-geedi erayadiisii.
Waa hees uu abwaanku curiyey 2005-kii. Ka dib waxa heestan loo fasirtey siyaabo kala duwan oo waxaaba markii dambe laga mamnuucey warbaahinta dawladda ee Somaliland. Dad kale ayaa heestan siyaabo kala duwan u minceystey, waa hees sarbeeb ah oo siyaasadeysan kuna fadhida xeel dheeri ka qoto dheer waxa ay dadku u qaateen

Пікірлер: 174
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 5 жыл бұрын
10sano kadib ayaan daawanayaa 16/10/2019 wixii igadanbeeyow like me
@yahyegoud651
@yahyegoud651 2 ай бұрын
aniguna 15 sano ka dib 😂 Nov 2024
@amourismail6667
@amourismail6667 4 ай бұрын
Inta tiktok ka timadee waan idin salaamyaa 😂😂😂
@dekahamud9247
@dekahamud9247 4 ай бұрын
Same 😅😂😂
@mushtaksulayman
@mushtaksulayman 4 ай бұрын
Same😂😂😂
@maxamedcaddaani9906
@maxamedcaddaani9906 4 ай бұрын
😂😂😂
@KimiyaAugustsson
@KimiyaAugustsson 4 ай бұрын
Same😂😂😂😂
@husseinahmed7265
@husseinahmed7265 3 ай бұрын
❤😅
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 6 жыл бұрын
Iyagoo Sahra Ahmed AUN iyo khadra daahir naga dhoofeen ayay nooso baxeen Ubax iyo Sahra ilays. Proud of you. Fanaaniinta Somaliland.
@cabdikariinxadhfe1431
@cabdikariinxadhfe1431 4 ай бұрын
Wakhtigan baan ilaahay ku joojin ay tiktokaradii ka qiima badan yihiin fanaanta Alaw ale
@MrHalaasi
@MrHalaasi 13 жыл бұрын
Sumaloow darbane Naylaha du,du Oo damal hadh gali Oo dawacadii dabada hunbulayd yay kaa daldalan. Very nice song.
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
sumalow darbane naylaha du'duuc weye du du maha wllo
@raaghenuur3228
@raaghenuur3228 4 ай бұрын
​@@buuxciise2167 Du'duuc macnaheeda?
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 11 күн бұрын
15 years Yaa dawana 22/1/2025 🎉🎉🎉
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 4 ай бұрын
I saw it on tiktok and searched for it on KZbin, if you behind me jus like it
@Somaliland2
@Somaliland2 4 ай бұрын
😂😂😂
@guuleedismaaciil4028
@guuleedismaaciil4028 Жыл бұрын
Wallee yaraantii baan tooshle ka daawan jiroo maantaan soo xasuustay sanado badan ka dib.
@saamiyacarab222
@saamiyacarab222 4 ай бұрын
Family fox waa iskah jeclahay amar. Alle❤❤❤ one love
@bashirmohamed383
@bashirmohamed383 2 күн бұрын
Anaguna wakujeclnhy sister ❤ Sumalku wa riyaale Nayluhu mooyi waxaanse umalaynaya s/land mrka lagarebo riyaale iyo reerkiisa oo sumalka lagu tilmaamay Dacawadu wa caan iyadu wa h jeclo
@abdirahmaanlixle6948
@abdirahmaanlixle6948 4 ай бұрын
I am searching and watching 7 sept 2024 5:21 pm Wixii iga Danbeeyo salaaama 🖐🤣🤣 From Dawacadi NaYLihii La DuLmartaY❤😂😂
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 4 ай бұрын
Same wlhy😅
@yaasiinqaraash1803
@yaasiinqaraash1803 4 ай бұрын
heestan anoo yar baan maqli jirey iminka 29 baan ahay , waxaan maqli jirey 2009 wakhtigaas Magaalada cerigabo baan joogay , waxaan ahaa dadkii yar yraa ee xusbiga udub taageeeri jirey markii danbena heestii kulmiye ee ahayd , halyeeyadii u kacay ku raacay xusbiga kulmiye , iminka waxan joogaa chine , waxaan ahay 29 alle cimiriga ha inoo barakeeyo sanadkan alle ha guuleeyo xusbiga wadani , insha alah , sabnadkaas sanadkiisa wadani o dalka haysta iyo guusha somaliland,
@zamiirasulaimanraxaab9944
@zamiirasulaimanraxaab9944 4 ай бұрын
I am searching and watching 7sep/2024.😂
@Sadaamaadan-c3p
@Sadaamaadan-c3p 4 ай бұрын
same wlh just ❤😂
@KadronoorKadronoor
@KadronoorKadronoor 4 ай бұрын
Hada imadey kawarama jilka dambeye madawan doona😂
@HiboAbdi-m2b
@HiboAbdi-m2b 4 ай бұрын
😂😂 same
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 4 ай бұрын
Same
@Moha-Galayr
@Moha-Galayr 4 ай бұрын
Same😂
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Laxankaa cajiib ka ah bal eeg, alla maxaa rag inaga baxay alloow u naxariiso intii dhimatay.
@casuuseahmed979
@casuuseahmed979 Жыл бұрын
Wlhy anigoo shaqo ku jira saaka Ayùnbay dar ilahy igu so dhacday sumalow darbane naylaha duduuc Oo aan barigan yara maqli jiray Inta kadib wan so radiyay wan helay 😅 08:10:2023 Time,09:50
@ayafaiseli45
@ayafaiseli45 2 жыл бұрын
Berigan yaraa waxan u aqanay shara iyo ubax Hal qof Ya xasusta xayaysinti kayse bushaaro🤩
@filsancawad208
@filsancawad208 4 ай бұрын
Sidookle wllhy wll adiga ma noshahy wll 2 sano kadib comment ka bixinya wll
@Samirley124
@Samirley124 4 ай бұрын
Frôm reerki heesta laha habar jeclo 😂🔥🦊
@khalidahmed799
@khalidahmed799 Ай бұрын
Heesta waxaa laaha abwaan axmed geedi oo ciise muse ah
@barreciiro616
@barreciiro616 6 жыл бұрын
2010 ban kamqli jiray TV Universal wllhi xasuus 2018 koraxesamaya😍❤👍👏
@ismailabdi88
@ismailabdi88 4 жыл бұрын
Ninkii 2005 dhageysan jirayne ka,waran heesta,waa mar hore
@sadiriyaaally2539
@sadiriyaaally2539 2 жыл бұрын
Ani kula mida wan dawannjiray 10 jiray
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de Жыл бұрын
Dalandoolayo, ha naloo degiyo, dawraha dhammaan, Doorkan waa la nacay. I love this part, dawraha dhammaan doorkan waa la nacay, all excuses are not accepted this time❤
@Sadaamaadan-c3p
@Sadaamaadan-c3p 4 ай бұрын
inta tiktoka kaso racday xaadir ❤😂
@BareaqoMahamuud
@BareaqoMahamuud 4 ай бұрын
Haa😂😂😂
@abdirashidmohamoud1459
@abdirashidmohamoud1459 2 жыл бұрын
Waxan daawanaya 05/9/2022. Love this song 🎵
@fadxxiiid1185
@fadxxiiid1185 Жыл бұрын
Waxan dhagaysanayaa maalin isiniin oo 01/05/2023 13 sano kadip❤❤
@xamsemohumed6245
@xamsemohumed6245 2 жыл бұрын
I am watching 2022 🔥🔥✅
@macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331
@macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331 2 жыл бұрын
Same
@fadalouz6078
@fadalouz6078 Жыл бұрын
Still watching 2023 🔥👏😂
@yasincagayare532
@yasincagayare532 Жыл бұрын
Anoo ciyaala ayaan habeen walpa ka daawan jiray tvga qaranka. Isma lihi 13sano ayaa ka soo wareegay waayahaas lkn waxaan yaqiinsaday inuu wakhtiga aad u cararyo 23/oct/2023
@HebelShow
@HebelShow 3 ай бұрын
14 sano kadib ayaan daawanayaa Jimce 11 october 2024, 7:31 PM oo fiidnimo aniga oo ku sugan magaaladda hargeisa, somaliland.
@SuperExcuse
@SuperExcuse Жыл бұрын
Somalia ha noolaato ☺️
@engnajmudiinabdirahman8347
@engnajmudiinabdirahman8347 Жыл бұрын
Xasuusihii horn cable tv. 2010kii hdana 2023 alx ilaahow cimriga no barakee
@wardaabdi5338
@wardaabdi5338 2 жыл бұрын
Waa xasuus hora heestan caawa ayan sii gara uxasustay
@khadaralfa9338
@khadaralfa9338 4 ай бұрын
8 /Sep / 2024 9:39 Pm habeen isniini soo galayso 📍 Hargeisa ayaan dib u dhagaysanayaa❤ Mooyi waxaan kusoo xasuustay.
@jimcalesicid2955
@jimcalesicid2955 4 ай бұрын
Maanta yaan kudhegaysanaya tareen dushii paris 1:27
@bushrabotaan-ee1py
@bushrabotaan-ee1py Жыл бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊😮😮 0:14 0:15 0:15 0:15 0:15
@ebhead101
@ebhead101 4 ай бұрын
Walee waan gabobaby heestan niicle walashay leedahay ka dhagaysan jiray anigo yar hada TikTok isoo xasuusiyay 😅
@absaakmahamud9498
@absaakmahamud9498 5 жыл бұрын
waaaaw heestan waxa igu danbeysey bari hore eeshacalaa hees waxay kasoo galijirtey radio hargeisa Somaliland
@Juba7433
@Juba7433 4 жыл бұрын
I'm listening 2020
@bushrabotaan-ee1py
@bushrabotaan-ee1py Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 4 ай бұрын
Heestan markaan yaraa maan fahan saneen hooyaday baa naga damin jirtay oo necbeed reer kulmiye asalay ahayd 😅 siiraanyo dhiiga u shubnay bariga hadaa sacad muuse nahay buur baan kala dagnay se kumanaan qasaarin ❤
@cabdirisaqsaleeye2830
@cabdirisaqsaleeye2830 3 ай бұрын
annagu haddaan ahayn reer Udub waan taageeri jirnay, xukuumaddii Riyaale aad ayeey telefishanka Qaranka uga soo geli jirtay. Udub waa la wada haa berigaa qabyaaladda qudhunka ah ma xoogaysan Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Maaliyadda Sacad Muuse ayaa lahaa madaxweyne ku xigeenkuna wuxuu ahaa Axmed Yuusuf Yaasiin oo ahaa Ciise Muuse
@AaminaAli-p4v
@AaminaAli-p4v 3 ай бұрын
Hhhh anagana 2017 dhiiga idiin shubnay garxejis cashar ban u dhignay la soco inader
@nasrikhan4047
@nasrikhan4047 Жыл бұрын
Still watching 10/25/2023
@adnankafi4035
@adnankafi4035 3 жыл бұрын
Hees xusuus mudan Abwaan axmed aw geedi
@brotherhamzouni3791
@brotherhamzouni3791 2 ай бұрын
After 20 yr listening back😂
@zakiadams6291
@zakiadams6291 Жыл бұрын
Waxan dawanahaya 2023 😂😂😂😂
@MssnasteeHo
@MssnasteeHo 3 ай бұрын
From rerki. HeSta laha😂😂😂❤
@yaxyemuxumed6206
@yaxyemuxumed6206 4 ай бұрын
Still watching 2024 sep
@Zuhur-mt8no
@Zuhur-mt8no 4 ай бұрын
Habar jeclo siysaad midhaan weyeen😂
@shaficibashe2995
@shaficibashe2995 7 жыл бұрын
Still watching 2018
@osmansufi4066
@osmansufi4066 7 жыл бұрын
Waa hees dhaqameed maqasha loogu heeso markaa abwaanku muu sameyn ee wuu soosaaray miyuusikna waa loo sameeyey waase mahadsanyahay abwaankuq
@Malapo22__
@Malapo22__ 4 ай бұрын
From tiktok yaa ila ah😂😂❤
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
Hargeisa Cable TV Horn Cable TV HCTV Soo galootigu ma garanayan Tvgas ❤
@ZacadMO
@ZacadMO 7 ай бұрын
Sxp hees walba kugu arka qaybta comments ga KZbinr weyn😂 2024 June
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 7 ай бұрын
@user-uq4dv7ed9p Hhhhh ciyaalkii hore KZbin kan ahaan jiray xaga comments ka
@abdilkadirdamhassan1191
@abdilkadirdamhassan1191 Жыл бұрын
waxay heestu dhiiri galinaysaa🎉 masuuliyada, feejignaan, iyo adkaysi wey mahadsan yihiin fanaanta qaranku😂😂😂
@hamdinour9685
@hamdinour9685 4 ай бұрын
Hh waa ikow hesta from tiktok😂😂😂😂😅
@abdiaziizmustaphe732
@abdiaziizmustaphe732 4 ай бұрын
Inad yar tahay bay sheegaysa hadanad maqal waagi ciyaal schoolka la ahaa balcada and ayah lagu gashan jiray markay 7daa radio gu soo dayo 😂😂
@maxamedcalicantar
@maxamedcalicantar 4 ай бұрын
Inta tiktok uga timi Safarkaa so gashay Fox family awgii😂
@khadartimo178
@khadartimo178 3 ай бұрын
Iam searchin youtube and watching 22october 2024 😂😂😂
@abdisamadjama619
@abdisamadjama619 6 жыл бұрын
2018 October 9 dawanaya
@somalilandsocdaashsy3296
@somalilandsocdaashsy3296 7 жыл бұрын
Heestan walahi waxan xasuustay waagii kulmiye mucaaridka'ahaa heestana waxaloola jeeday AxmedSiilanyo iyo xisbiga kulmiye
@drabdirahmansalah2299
@drabdirahmansalah2299 Жыл бұрын
Oo heestan 2023 -10-13 baan fahmay inay habarjeclo la leeyahay iska ilaliya😂😂😂
@Misscoffee67
@Misscoffee67 4 ай бұрын
Still watching 7/ September /2024, 11:04😂
@shravandirri9087
@shravandirri9087 4 ай бұрын
Si kedis ah ayn ugala kulmay tiktik ka dib youtube dib u soo raacay wxn xasuusty waqtigii yaraanta tvga qaranka ka soo geli jirtay 😢
@liibaancumar191
@liibaancumar191 3 ай бұрын
3/11/2024 doorashadii ka hor 9days
@Qaasaali123
@Qaasaali123 4 ай бұрын
Heestan markii la qaaday dad aan dhalanba ayuu maanta mediayuhu ka fadhiisan laaayahy😂
@ibraahimabdalle868
@ibraahimabdalle868 4 ай бұрын
2010 ban dhegaystay hestan markii iigu horaysay
@adnanandres9362
@adnanandres9362 4 ай бұрын
024 fox 🦊 ❤
@JabLibaax-zp4iz
@JabLibaax-zp4iz Жыл бұрын
Arorti mrkn madrsada usii diyar garbage een quracanayo bn radio 📻 hargeisa ka maqli jry
@HipoAbdilaahi
@HipoAbdilaahi 4 ай бұрын
Sahra iyo ubax iyaga yaryara wakhtigas ana intan uunban iska leeka😊😂😂😂
@ahmedazhraf2564
@ahmedazhraf2564 4 ай бұрын
2024 watching 😊
@mohamedaliabdullahi2719
@mohamedaliabdullahi2719 2 жыл бұрын
Sumalka darban ah wagaas ka mansonayen waxaa ku sifoobay muusaha maanta oo macnagaga gar maqaataha ah oon boga iyo beerka toona reebayn.
@xiddigbaashe3657
@xiddigbaashe3657 7 жыл бұрын
Haa 2018 waaw
@Qodax02
@Qodax02 7 жыл бұрын
Thanks indeed
@xiddigbaashe3657
@xiddigbaashe3657 7 жыл бұрын
Ok
@ahmedrachid1501
@ahmedrachid1501 7 жыл бұрын
Africa girl wll ma gashaanti bad tahay swrkgn jamtee
@garaadabdi5768
@garaadabdi5768 6 жыл бұрын
hadaan cabdikarin faraxcqaarey laxanka saarin macno malahaateen
@yahyegoud651
@yahyegoud651 2 ай бұрын
whos watching Nov 2024 😂
@SuperExcuse
@SuperExcuse Жыл бұрын
I wish to know the meaning behind this song 🎵😳
@abdirashiidadam9912
@abdirashiidadam9912 4 ай бұрын
Wlhi TikTok ban ka imid😅
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 4 жыл бұрын
Watching......15/01/2021⚔☻
@ahmedmohamoudaden4754
@ahmedmohamoudaden4754 7 жыл бұрын
Hhhh heestan 2004kii wxn dhihi jirnay Riyaaloow darbane Samaroon duduuc Oo dawlad gali Oo dacawadii(Habarjeclo) Dabada hungulayd Yay kaa daldalan Ooy kula dulmarin hhhhhhh Lkn 6sanno kabacdi dacawada lama karee waatii adhigii wada cuntay hhhhhhhhhh Imikana dibi liqaa loodhiibay hhhhhh
@hamdaaadan7252
@hamdaaadan7252 6 жыл бұрын
Ahmed Mohamoud Aden 😂😂😂
@caashaxmed6224
@caashaxmed6224 6 жыл бұрын
Ahmed Mohamoud Aden wasakh
@abdiqaniibrahim5174
@abdiqaniibrahim5174 5 жыл бұрын
Kkkkk
@maajidkilaasvlogs3870
@maajidkilaasvlogs3870 5 жыл бұрын
😂😂
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 5 жыл бұрын
walahay waad iga qoslisay kkkk
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial 4 ай бұрын
HC TV ka bartey hesyan
@khalish649
@khalish649 4 ай бұрын
2024 yaa soo raadiyay 😂😂😂
@HamdialiAbdi-ce6yp
@HamdialiAbdi-ce6yp 4 ай бұрын
7sep 2024
@nusaybaxasan8260
@nusaybaxasan8260 4 ай бұрын
7.9.2024 baan soo raadiyey
@xanaansahalhassan
@xanaansahalhassan 4 ай бұрын
Sumal yahow darbane mxaa lagaa wadaa eraygaa ii turxaan baxshaa
@SalmaAddis
@SalmaAddis 3 ай бұрын
7/10/2024 sacad 9;33
@KadronoorKadronoor
@KadronoorKadronoor 4 ай бұрын
Wixii igah dambeyo like igu sharaf 2024 September
@MunaQurux-ec5kx
@MunaQurux-ec5kx 4 ай бұрын
Inta manta oo tariikhdudatay 07/9/2024 😂😂😂😂😂
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 2 жыл бұрын
Riyaalaa hj logaa digayey bari kulmiye ,😁
@SumayaSiciid-rf2zm
@SumayaSiciid-rf2zm 4 ай бұрын
2024/Sept 13 😅 heesto waa mcnba h.jecloy maxa IGA qarisen😅😂
@saadiqfarxaan3449
@saadiqfarxaan3449 4 ай бұрын
I am watching 2027
@murtikaab3671
@murtikaab3671 2 ай бұрын
Waayo waayo heesta waxa la shidi jiray havayoco circus cayaarahay qanjireen garoonka dhalinta garanaya garanaya hhhh
@maxacusubtv6408
@maxacusubtv6408 4 ай бұрын
14 Sano kabacdii ban dawanaya😂🎉
@mrissyas
@mrissyas 15 жыл бұрын
waa hees macaan. inkastoo ay igu adag tahay si aan u fahmo. Sumalow Darbane macnaheedu waamaxay?
@nugidoon1951
@nugidoon1951 7 жыл бұрын
sumalyahow darbani = sumalyahow asqaysani, sumalyahow aan iska warqabini, sumalyahow aan iska war haynin intaa aan xagga sare ku xusoo dhanba waa lagu macnayna karaa, balse mavnaha ugu dhawiwaa: sumalyahow asqaysani
@abdirahmanfarah7268
@abdirahmanfarah7268 7 жыл бұрын
Nugi Doon maaha waad Ku dhacday waxa loola jeeda uun horgale ama masuul. Lkn araygaasi waa sifayn uun Lagu sifaynayo wanka sumalka ah.
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 4 ай бұрын
Inta. Tiktok kaso aragtay😂😂😂😂
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 16 күн бұрын
Cabfikariin jiir maxay dhaxal nooga tagay
@axlaamkayse4269
@axlaamkayse4269 Жыл бұрын
13 sano ka hor ayaa igu danbaysay heestan waxay ii xasuusisay caruur nimadaydii
@dralkhaliijimahamud4709
@dralkhaliijimahamud4709 5 жыл бұрын
axyaaaa murti
@axmedaskari8170
@axmedaskari8170 Жыл бұрын
Waa labba hablood oo la isla doonay
@mushtaksulayman
@mushtaksulayman 4 ай бұрын
Waxan dawanayaa 8/9/20/24😂😂
@mariahaajisulaimon8535
@mariahaajisulaimon8535 4 ай бұрын
14sano kadib cawaa dawanayaa anoo raadinaya xoogaa war ah😂😂😂😂
@abuukaryare804
@abuukaryare804 4 ай бұрын
😂😂
@tyzonPL
@tyzonPL 2 жыл бұрын
Yanu Kula dul marin
@amiirnasri7513
@amiirnasri7513 2 жыл бұрын
16 sano ka dib ayaan dawanayaa xasuus wayn
@axmedaskari8170
@axmedaskari8170 Жыл бұрын
Marba kuwa jooga ayaa khadra iyo Sahra ah
@marwodumar3981
@marwodumar3981 Жыл бұрын
Naylaasi ma daroodbay ahayeen tolow war isaaqow balaaya tihiin
@apdizanzi325
@apdizanzi325 4 ай бұрын
Isaaq dhexdiisa loo qaaday😂
@Ifro_hassan0_0mer
@Ifro_hassan0_0mer Жыл бұрын
13 sano kadib dawanayaaa😂😂😂
@abdiomar3792
@abdiomar3792 2 жыл бұрын
Hargesa cabal tv oo marki danbana lobaxshay Horn cabal tv
@nouramohamoud1801
@nouramohamoud1801 4 ай бұрын
Wax ii fahansiiya heestu maxay ka hadleysaa 😮😮
@bintomar966
@bintomar966 4 ай бұрын
Waxa loo qaaday beri uu kulmiye mucaarid ahaa, waxaana xukunka hayay xisbi udub la odhan jiray oo dahir riyale madaxwayne ahaa
@nouramohamoud1801
@nouramohamoud1801 4 ай бұрын
@@bintomar966 hhhhh weligey wxn moodin jirey hees adhiga loo qaadey shaw waaba hees siyaasadeysen
@Maxamadbarkhadbookh
@Maxamadbarkhadbookh 4 ай бұрын
On dirait les anciennes égyptiennes
@abdallaabdullahi9812
@abdallaabdullahi9812 5 жыл бұрын
Waxan Ku xusuustaa sheekadii Shantaraley ee ka bixi jirtay Radio Kulmiye.
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 11 ай бұрын
Raga salka waaweeyn miya daba hunbuleey ilen sirwal la aan salka dhaliya aba cidaan aqoon kastumo qaskoda midab kale leh kaladuwan jirkoda sida kor kafanto hoos kakola ooigu horeysay kumaqlay qurbaha jabuti inladhaho wax eeyismariyan balse iyago wax ismarin hadey qadan kastumo sidokale ukalakalar noqonkarto xuriyada socodkana kadhumo cajarada isgoya madow iskubadalo wagitahribka qaarken kastumo aqon sirwal warkis daa waxas ma arkin cimrigaga garin baa maclijiray markas dhacday saas wilal sirwaladi sibay ooy gabdhihi gashteen hadana marki meel garnay oo kacararidono somali hargeysa sirwaladi lodhaqay dib ugashtay wilashi yaab waxa dhibno sonoqosho manaqan bagadi barasho cusub
@hamz233
@hamz233 4 ай бұрын
Fox family is not easy😁
#Heestii sumalo darbane . fadlan  subscribe  share iyo like #
4:35
XUDDUN MEDIA OFFICIAL
Рет қаралды 4,9 М.
HEESTA HARGEYSA SAHRA ILAYS Ft. Dheegsan
6:33
Dogob
Рет қаралды 232 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
hees fakaday - YouTube.flv
5:21
Mukhtar Shaarub
Рет қаралды 33 М.
Ubax Dahir - Xujo
10:00
macaane007
Рет қаралды 291 М.
King Khalid   Nagma
5:21
MarkacadeyMusic
Рет қаралды 13 МЛН
Qoomaal iyo Maryan Mursal
8:53
mudaneiid
Рет қаралды 3,7 МЛН
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 6 МЛН
ubax fahmo from hargeisa somaliland
4:37
axmedcali
Рет қаралды 1,6 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,7 МЛН
Ubax Fahmo-Hiddo
5:25
Lovely Burco
Рет қаралды 325 М.