Nin & naag Ajnabi kala ah ixambaar ama Hab isii see isugu xujeesanaayaan waa Dambi Allah ka Cabsada Xukukada qaar Ka fiiirsada Mahadsaniin Inta ila qabto Like 👍
@iqlaasxasan51863 ай бұрын
AmR ducaysane taakeeraha koobaad ayaa eh like iisaar🎉🎉
@Ruqiya-ra2 ай бұрын
Wey waalaniyhiin suniyaha iska xiir fanaanada iska saar bey is dhahaan aqas creamka adno marso bey wiilasha dhahaan ani waxa dhaqanka iyo diinta kasoo horjeedo qalad baa u arkaa in leysugu xujeesto
@Saabo.abdilahi11 ай бұрын
Wll aan kusalino suubanaheena @scw 😢😢
@Juneydiboy12311 ай бұрын
الله اكبر 😔 صلى الله عليه وسلم ♥️ اللهم أجرني من نار 🤲 الحمدلله على كل حال 🤲 سبحان الله العظيم
@muqtaaribraahin261111 ай бұрын
Scw
@faridaxaajimaxamed223711 ай бұрын
اللهم صل وسلم على ❤❤❤❤
@NuuraCabdi-c8g11 ай бұрын
P
@iqraaden851411 ай бұрын
Scwscw ❤❤❤
@SaaraSiidi11 ай бұрын
inta nabiga jecel i soo raaca ❤❤❤
@mahadahasan407611 ай бұрын
Saxaaf pro ninkaa Zaki ee gabdhaha ixtirameyn ee dooda badan ee gabdhaha ficlinaaya ingadey nio☝️🙏
@aliabdallamoalim213711 ай бұрын
Waxaan waa kaftan kaftanka xaraarad usii yeela la soco taa Lkn wax yaabaha Anshaxa ka baxsan Lee ka reeban lkn gabdhaha mararka qaar anshaxa waa ay ka baxaan sarwalkaaga siib waxaas may hadii ayada lagu dhoho tarxada iska tuur kwran waa anshax xume lkn inta kale hada aan daawanay waa wax iska caadi ah
@MohaWeli-d1x9 ай бұрын
Allamuxukusubi 😂😂😂😂😂 zaki the only legend qof kibirbadhan awelkedha saanwaye wlhi😂😂😂😂
@AtlasAtlas-r6s4 ай бұрын
Horta ma ilahay ba dhahay gabadha ninka somaliga bay cayie kartka
@Nafisoaley-jo3um11 ай бұрын
Inta igu raacsan zaki in markle mesha Lagu soo da👍👍waa biLaa dhaqan
Arrinka yaabka leh ayaa ah in ay kab afka oo galisay oo ay mar walba ku dhahdo Hooyadaa ma ii dhashay oo ko dhadao kamirada horteeda surwaalka iska siibo, markaa waxaan leeyahay naagaha iyo raga isko darin, domarko ha la ciyaran naagaha, ragona ha la ciyaaraan. Raga
@Almaas-n3c11 ай бұрын
Kan doqon waye xeerka gabdha ma aqaan , boskisa hadu ceyda ku jiri lahaa sas umu dhaqmen wllhi War orad sida gabdha lo xushmeyo soo baro garac ba tahe 😢😢
@Fatima_Abdiqadir11 ай бұрын
Wa run wlli 😮
@Nada_11511 ай бұрын
“Garac”🤨
@AdontiiAllle11 ай бұрын
Doqon bilaa shumada oo kalana hore u soco sundus aynale
@cabdisamedcabdisalaan28297 ай бұрын
😂 yaa surwalka siib maxa waye
@naciimocali-s9m11 ай бұрын
Saxaaf Waxaa tahy Nin legend ah m.a Lkn mardanbe ha ubalqmin Ninkaan dhaadhaankan ah
@CayuuzhAbdullahi11 ай бұрын
Saki aad buu uqaldanaa walaal saxaaf waxyaabah dumarka loo diro waxba kama yaqano wuuna xanaaq iyo qayli badan yahy ee ha is dajiyo wah
@Xalimokapur1211 ай бұрын
ma aragty 😏😏😏
@aliabdallamoalim213711 ай бұрын
Kkkk😂Wax Qaldan mawa ku samey waa wax iska kaftan ah Buuqana iyo murankana waa xaraarada
@CayuuzhAbdullahi11 ай бұрын
Wuu sameeyay wah😶
@Km.carloz11 ай бұрын
Surwaalka siib myaa ixtiraam Ah makraa 😂😂
@asiyamohomed451710 ай бұрын
Wllhi gabadha wa legend wiilka wuu dhaqan xunyayahay runtii
Adna iyo saxaaf ninkan waa bilaa ixtiraam kan oo kle yaan la soo dalban run ahaantii dulqaad ayaan ku daawanayey sagaa lacagta ku naxsan inanta runtii kamuu xishoon waana muran badan yhy bisinkaa bisinka
@xaliimosiidow416911 ай бұрын
Ayada maa fican sarwalka siib ee dhaxday
@kheriyamohamud451711 ай бұрын
Piles hakenin zaki wayo kama xishodo dumarka ee hakenin Piles saxaf and adna❤❤❤❤
@hudabilaal888911 ай бұрын
Zaki ixtiraam ma yaqaano 🥸🥸 si walbe isku kaftan yaqanan 🥸 sundusna wa maskiin 😢😢
@suhuuryasiin84211 ай бұрын
Ku sali nabiga scw scw scw
@farhiahussein554411 ай бұрын
Uff kan ma waalanyahay siduu kabaha afkisa u galiyay😮😮
In garka la xiiro diinta islamka ma ogala dhahday saxaaf waana sax Lkn Ina nin ajnabi kaa ah hab siisid diintena iyadana ma baneenin suashas ku celis waaye😢
@samiyacawil11 ай бұрын
mar dabee ayan laso qaban saki wayo xishmad dhan maa yaqano
@abdirashidalihassan890611 ай бұрын
War kan gabadha ma ixtiraamin 😢 ee ya lagu so darin 😢
anigu hal shey ayaan saxaaf u shegaya qof in la caayo kadibna aad guleysato o an laga reyn. wa danbi waxyna hoos imaaneysa aayada quranka o dhahysa lacg ha ku badalina ayadka ilahy marka ayadku waxy naga rebayn o diidayan inan dadka cayno idinkun dadka ayad cayneysan si ad u guleysataan o ad lacg u qadatan taasi wa danbi ee game halaga saaro
@FaadumoCabdilaahi-f2c11 ай бұрын
Warun wllhi
@mohamednooreymoi-st9wq6 ай бұрын
MASHAALLAH ❤❤❤❤ I really love ❤️ 😍 💖 this game very interesting.... SAXAAF the best somali news Anchor ❤❤❤❤
@zahroaxmed793011 ай бұрын
Zaki gabdhaha wala ixtirama 🙏
@abdullahiabdi141411 ай бұрын
This is not fair adna deserves more than 1M please 🙏
@Safiyo-f8q10 ай бұрын
Safiyo 👶🏾
@sadoomar246611 ай бұрын
waxan bilaaa respect waaye
@ashaomar671911 ай бұрын
Asad kan hungury aa ka galay. Desperation to another level 😮😮😮