Cumeer is adkeenta jooji nin aan aniga ahayn maku guursan karo halmar dheh 😂😂😂
@Ayanitaa7 ай бұрын
Haa naga sogabagabey deh filimka😂
@AnisaMuuse7 ай бұрын
@@Ayanitaa Muu iska cadeysto muxuu isla adkeena 😂😂
@Ayanitaa7 ай бұрын
@@AnisaMuuse comments kena marku arko wa iska dhafa is adkenta
@MilleteryGirl117 ай бұрын
😂😂😂😂
@CarafaadKhadar-lj6hp7 ай бұрын
Adiga ayaa u maqan cumeer aaa ku guursanya insh allah❤
@NastehonurGire6 ай бұрын
Cumer qol isku so xar ninka wn wayay dheh😂😂😂😂 inta ka heshay hdalda cumer 😅like
@Sabnaayariisey7 ай бұрын
Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz plz ❤❤
@XamadaXAMDI6 ай бұрын
Kulahaa Qol isgu xidh hadi lagu waydiyo ninki waan wayay dhe😢😅😅😅 Alaaa Cumeraaaaa😅😅😅😊
@abdiwalimustaphe7 ай бұрын
khalaas hoowshu weey isku dhacday cawa wax walba noo cadaatay waxaa sugnaaba waa arooskiina reer comment soo saa maaha😂😊💕💋
@aminaabdi20887 ай бұрын
Jaa maba sku dartay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdiwalimustaphe7 ай бұрын
@@aminaabdi2088 hhhhhh iyaga soo bandhigi waayay soo maahan marka hoowsha waa loo fududeena oo horaa iskugu darayna mxaa lala qabaanay inkastoo ciriir caadiya galinaay🤣🤣🤣🤣😉
Hadii nin lagu daraY waxee omeer kaligii loogu sheegi teamko dhaN sow looma sheegeeN😂😂😂 jacaYLow edadaa was😮😢😅
@stylewoman90907 ай бұрын
Kadaa hbryoniseyy wllei😂😂
@AbuuAsma-lz6nu6 ай бұрын
Wllhi isku aragti Baan nahay
@Xamsekayse11226 ай бұрын
@@stylewoman9090 MA.ihi habaryoonis ee waa dumashiyaday
@Xamsekayse11226 ай бұрын
@@AbuuAsma-lz6nu SowMaaAH😍
@NAJAXAhmed-n6o6 ай бұрын
Cumeer is funny wllhi qol isku xir kulahaa Talo qiimo badan😂😂😂😂😂
@nasramohamett3337 ай бұрын
Team Koko one like
@bushroAbdirahman-cy4kv7 ай бұрын
Cumeer tala xumaa ninka waa waayy dhe kulahaa😂😂😂😂😂
@Eladiaz077 ай бұрын
Maseer badanaa Cumeeer❤😂😂
@MissNafyar7 ай бұрын
Sundus noo soo badi prank❤😂🎉
@Awomahamed17 ай бұрын
Sunduseeey ina wax ogaadana wa raba adigana labo labo waaxay niic badanidaa quruxbadaney 😂❤
@Suzyuser-gs9cm2vx2i7 ай бұрын
Amiira qol igu xer dheh kulahaa cumeer cadi mahan😂😂
@HodoAhmed-ul3xx7 ай бұрын
Cumer waxba helay cawa wuu hinaasay 😂😂😂😂
@Kiki_Afcad-e7y7 ай бұрын
😂😂
@Gosha-rercarale7 ай бұрын
Fuded badnida maba dawane bisinka😂😂
@SafiyoMaxamuud-k1q7 ай бұрын
😂😂😂@@Kiki_Afcad-e7y
@AsmaYuusuf-j9d7 ай бұрын
Ala reer caasim way inagu adkeeyeeen❤😂 warpal kaalat
@dhelatira7 ай бұрын
Amiira qol igu xir dheh kulaha😂😂😂😂😂
@Nemitoh31457 ай бұрын
Horta Dadka Caankii sidaay No arkan Vedio Atashanka oo la yar Dadka soo jidanayo la yar maldahayo la samaynaya si loo dhaho loo wadwado😂😂😂ka kagaa darane dadku Kula Adigu ku raabaa😂😂😂
@iimaan-bl5vo7 ай бұрын
Amira qool igu dhinku dhee😂😂😂
@aryammurad66474 ай бұрын
Naa sunduseey koko brank kusamee watii kugusameysay kii khaakha ahaan😢😅😅😅❤❤
@shukriita42066 ай бұрын
Cumer wlhi waa ika qosliyay😂😂😂😂😂😂😂
@shoodecade7 ай бұрын
Sundus waa kusaalmqy😂😂😂😂😂 0:29
@Shamiizahappy7 ай бұрын
Amira qol igu xir dheh kulaha ar cumeeraa😂
@Aragsan47 ай бұрын
Cawa shanshidi cuqdada qabay gurigodi waka raysatay dadkay kudanystan le kuwaas
@Adariiiiiii7 ай бұрын
Abayo sidee wax ujiraan 😮
@Amirafan17 ай бұрын
Alla cumeera amiiro qol igu xir dheh kulaha😂😂😂
@Zamzam-Ahme7 ай бұрын
Kusooxir amiiro roy
@nastexaxaji38887 ай бұрын
Cumer😂jacala galay sida sxda eh😅
@MaryamDahir-vh2xd7 ай бұрын
Amiiro Qol igu Xir dheh kulaha Cumer uma deena Maha😅😅
@Umeyma_Mohamed57 ай бұрын
ALLA CUMEER WLLHI KOO MAHAN NINKA WA WAYEY DHEH KULAHAA 😂😂
@Muniiizah7 ай бұрын
Ala sundus dhibbadnaa😂😂😂 love you guys dhamantiin ❤🙏🤍
@MssFaraxsan20247 ай бұрын
Team sundus funny Ciid wngsan 🎉🎉❤❤
@miskikayf29487 ай бұрын
Sundus waa yahaan koko waa nacdeen adi iyo amiiro😢
@iqrahassan65297 ай бұрын
Xata guriga asad
@AasiyoMohamett-vv3yh7 ай бұрын
Inta markay prank aragtay so orday like dhac 😂😂
@SucdiAlifarah7 ай бұрын
Waaaw qofkii lapaad baaan cawa noqdey
@OmermuuseahmettMuuseahmet6 ай бұрын
😢🎉
@MASTARMASKA7 ай бұрын
maya ex maya iga xigto Alle ayaa kheyr badan
@fadumoMaxmed-y7b6 ай бұрын
Wax walibo wy cadaadeen love sundus and cumeer❤❤
@Kiki_Afcad-e7y7 ай бұрын
Inta maanta soontay asc 🤗🌙😘
@LadanAxmed-ix9rj7 ай бұрын
Ilaahay hanaga aqbalo soonka❤❤😢🌙🌙
@Gosha-rercarale7 ай бұрын
Wcs
@Istahilsiman7 ай бұрын
Scw
@naciimmaxamed9637 ай бұрын
Wcz
@CaawiyeXasan7 ай бұрын
Wcs❤
@yasminmohamed93317 ай бұрын
Hahahah maanta saa u qoslayey waa dhintey😂 wlhi shactiroole wye cumer
@maryanCraxamaan7 ай бұрын
Alla saan usooo orday😂😂😂😂😂😂
@NasiyoCabdishakuur-bd6xi7 ай бұрын
Qofkii ugu horwyey sogaly😭😂😂
@Hamdi445-xy2dv7 ай бұрын
Amiiro qol igu xidh dheh kulaha😂
@Ilkcas7 ай бұрын
Wuu Ku jecelahay ♥️ cumeer
@JamiiloCabdulaahi-l5p4 ай бұрын
waa ku jecelahay sundus qurux ❤❤❤
@Shankarooneeyy7 ай бұрын
Cumeer iyo Sundus haisku yaacaan 💓🫶🏻😂
@zahruujadeey40837 ай бұрын
Cumer iyo sundus int u xisty nosobadi cumer ❤❤
@HAATIM37 ай бұрын
Team sundus and cumeer😮❤
@Marwahassan-hb7dp7 ай бұрын
ala cumeeraa ninka lanbarkiisa isoodir kulahaaa😂😂
@SalmaMaxamed-gw5ef7 ай бұрын
Cumeer wuu hinaasey yaa😂😂
@RaxmaIsaaqRahma1237 ай бұрын
Ku dhamayso noolashada wacnan darajo dheraada ha dhntalmin hana dhelino hana dhibatoone❤❤❤❤mzz 300 i n wa ku wata hppti sunduseey saf mar ka dhig prankigan mid mid ogu samee temka dhan 😂😂😂
@HodanCabdi-mn9xt7 ай бұрын
Team 27 dhamantinaba ciid Mubarak ❤
@Nathanabdi-rv2rq7 ай бұрын
Mxuu qac uhoos galiyey😂😂😂kulahaa asi intaas kudheh
@MuniirmohamedAdan7 ай бұрын
Waaku taageera sundus runtii❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@zaytuunyusufhassan7 ай бұрын
Balyo ini masayetay waa dad wallo ah 😊
@Saabiryare-n2o7 ай бұрын
Anaa ugu horeeyay 😅
@NAJAXAhmed-n6o6 ай бұрын
Amiira qol igu xir dhehe😂😂😂😂😂
@MariaNazir-l6p7 ай бұрын
Sundus aan garsiino 300k ❤❤❤
@Faadumo2387 ай бұрын
Alla waa edab daran tahy wa aqlaq xuntahy ustub tahy wasq wasaq dhala tahy kulahaa 😂alla cumeer mid mahn