SUPERMARKT PRANKS | Hargaysa |

  Рет қаралды 198,414

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

Күн бұрын

Thanks Asxaabta sidaad Noolaada socotaan Plz subscribe , like Share Thanks 😊
Wixii fikri , talo iyo Tusaale ah nagala Soo xidhiidh
Instagram
Abdalajamaall & Aidrous_moh
www.instagram....

Пікірлер: 1 000
@mrjeek8022
@mrjeek8022 4 жыл бұрын
Hadii aad jeceshay nabi maxamed scw kusali like saar
@suhurahasaank3774
@suhurahasaank3774 4 жыл бұрын
Asc Hillo Hi
@suhurahasaank3774
@suhurahasaank3774 4 жыл бұрын
😆😆😆💕💗💖
@abdullahicabdi943
@abdullahicabdi943 4 жыл бұрын
Scw
@hibosiciid4541
@hibosiciid4541 4 жыл бұрын
Scw
@siciidsablaawe3888
@siciidsablaawe3888 4 жыл бұрын
Scw
@mouniramounabella2388
@mouniramounabella2388 4 жыл бұрын
Wlhi daad goob ah aya ku nool hargeysa One love reer hargeysa From Djibouti,, turki
@asaanyostudio1687
@asaanyostudio1687 4 жыл бұрын
wlhi hye sidoo klr
@mubaarikbaysodh
@mubaarikbaysodh 4 жыл бұрын
Hargeisa la ma moodo meesha yurub mashallah
@user-yh1zm9dt4f
@user-yh1zm9dt4f 4 жыл бұрын
Labdani umadena maha qosal Ayay ugu dileen walhi
@sayidlow
@sayidlow 4 жыл бұрын
Wlhi qurbaha kurafaadmey Hargeisa waxwalba yaalaaan hello Hargeisa ❤️❤️❤️✅
@t.d8775
@t.d8775 4 жыл бұрын
wlhi meshan Hargeisaba ma modid wadamada yurubta modayey hhhhhhhh Hargeisa we quruxbadnatay masha alah xita dadka wa dad degan oo nolol ka muuqato
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 жыл бұрын
Haa maansha Allah
@khadarqeyz519
@khadarqeyz519 4 жыл бұрын
Yaa nolol Ka muuqan he 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@boqoradainaabukar5828
@boqoradainaabukar5828 4 жыл бұрын
khadar qeyz afka alle kaama kooyo Niyada ka dhahaayi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@pureheart3552
@pureheart3552 4 жыл бұрын
@@boqoradainaabukar5828 hhh manshalah uun dhaha wan idin arka Inad masayrteene
@boqoradainaabukar5828
@boqoradainaabukar5828 4 жыл бұрын
Ayaamul Khibra maseran ma.ahan Wax waliba wee qoranyihiin Shali charmalka qaraxa ka dhacay Shali somali kaliya kama dhaco qaraxa Lkn iyaga cuqdada xamar wee udhimanaayaan
@nuuradiincabdilaahi957
@nuuradiincabdilaahi957 4 жыл бұрын
Waan niyaystay inaad like izaarto 😂
@GulaidFaisalMohamed
@GulaidFaisalMohamed 4 жыл бұрын
Maye nasabkii reer Somaliland ♥️💭💚 like saara is muujiya
@adnankafi4035
@adnankafi4035 4 жыл бұрын
Mnsha allah somaliland
@cabdiwahabahmad8497
@cabdiwahabahmad8497 4 жыл бұрын
Wraa xooloow ogow you tube Ku ma.ahan meel Somaliland kaliya leedahy mrka coal down
@HOBFILMS
@HOBFILMS 4 жыл бұрын
Abdalle jamal meheradihii xafada sawdigan soo kiciyay🤣🤣 Horumar wcn lipaax🙋‍♂️
@abdalajamaal
@abdalajamaal 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh waa Loo baahan Yahay wll
@zakaidarwin1678
@zakaidarwin1678 3 жыл бұрын
i guess im asking randomly but does anybody know a way to get back into an instagram account? I was dumb lost the password. I appreciate any assistance you can offer me
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 4 жыл бұрын
المسلم من سلم المسلمون بلسانه ويده Qofka muslimka ahi waa midka afkiisa iyi gacantiisa laga nabad galo sidu nabigu dhahy
@sultanguleid8651
@sultanguleid8651 4 жыл бұрын
Duriyadii xalasha ahayd 👍👍👍👍
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
Duriyadii xaaranta aheyd
@haciwarsame3421
@haciwarsame3421 4 жыл бұрын
Quen Ayanna qurux faqash Xaaroodow sabab ayaad Durriyada sheekh Isxaaq videoyadooda aad udaawataan Fuck off ilma afweyne
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
@@haciwarsame3421 Hhhh waad butaac daye 🤮🤮🤮
@haciwarsame3421
@haciwarsame3421 4 жыл бұрын
Quen Ayanna qurux learn how to spell somali... qoritaankii luuqadda soomaliga ayaaba kuugu adag... bal jumlad saxan qor. Bloody fucking qadaadweyn
@sultanguleid8651
@sultanguleid8651 4 жыл бұрын
@@haciwarsame3421 ceeb caydu inaga reeban indr hablaha iska da waxay doonto haso qortee 👍
@muniraomar6414
@muniraomar6414 4 жыл бұрын
hhhhhh labada nin ee kaliya ee iga qosliyee reer somalilnd ah ii noolaada cabdala iyo asonto wlhi idin jeclahat
@najmacabdikariin5371
@najmacabdikariin5371 4 жыл бұрын
cidi somaliland tagerta like isara
@faysalaxmed8357
@faysalaxmed8357 4 жыл бұрын
𝕎𝕒ℕ 𝕀𝔻𝕚ℕ 𝕨𝕒𝕥𝕒ℍ 𝔸𝕟𝕚𝔾𝕌𝕙
@I.M2008
@I.M2008 4 жыл бұрын
Dawlad goboleedkeenu waa Somaliland . . . . wadankeenuna waa Somalia.
@dabayl772
@dabayl772 4 жыл бұрын
@@I.M2008 ma hoyada ba siisay somalia ader dawarsiga mesha kala tag
@axmednuur6024
@axmednuur6024 4 жыл бұрын
@@I.M2008 kolkay laxi niyayasato inay libaax isku taagto waa noocaa farmaajooy riyahaaga xirada ku cisho
@I.M2008
@I.M2008 4 жыл бұрын
​@@dabayl772 Maya, taasi maahan dhaqankeenna. Waxaan nahay Khaatumo, Muwaadiniinta Soomaaliya. Ficillada aad ka hadlaysaa waxay u badan tahay inay tahay waxqabad kuu gaar ah, dhaqankaaga Somaliland. Haddii aan wax siin lahaa Soomaaliya, waxaan siin lahaa ​@Dabayl , addoon ahaan, si aad ugu shaqayso.
@beautyqueen3108
@beautyqueen3108 4 жыл бұрын
Yaa hargeisa miya meshani♥️Casimadiii gobta i miss 🔥
@ibraahimcabdilaahi4328
@ibraahimcabdilaahi4328 4 жыл бұрын
Oo my God hargaiesa waykasoo kabtay waxy dhib soo martay dadku waa dad degen this the future of generation of somaliland people
@ahmedakhyaar5701
@ahmedakhyaar5701 4 жыл бұрын
Halkan waxaan ugu wacayaa akhyaarta degmada 26 June gasha ee magaalada Hargeysa.
@hindahodan
@hindahodan 4 жыл бұрын
Ibraahim koodbuur kaso salayaa
@hodancabdi2879
@hodancabdi2879 4 жыл бұрын
aada 19 kaso aalamaya
@Mohamet-t5b
@Mohamet-t5b 4 жыл бұрын
Reer hargeisa wlhi waa fani🤣🤣🤣🤣waan niyeenay kulahaa
@SooyaalMedia1
@SooyaalMedia1 4 жыл бұрын
Caydaruus😂iyo abdale hore usocda best prank
@maslahamaar2007
@maslahamaar2007 4 жыл бұрын
inta somali prank sameysa kuwa uga ficn ama ugu xiisaha leh alla mxaan idin jeclhy one ☝🏻 💔 dhac iigu sii Abdalla jamaal bro
@cabdosamadohmed2705
@cabdosamadohmed2705 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 prank sxdii wakan hdapa wlhi wn qoslay Azonto imtixaan weeyi😂😂😂😍
@queencalwiyah135
@queencalwiyah135 4 жыл бұрын
Abdalla jamal love u bro from mogdishu 🙋‍♀️🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️🌹🌹
@amenshimbir2884
@amenshimbir2884 4 жыл бұрын
Rer sinaay abdale like ta halo saro⭐💎
@asmaaliina1234
@asmaaliina1234 4 жыл бұрын
Wallhi hargysaba lama modo mnsha allah❤️😍
@Girlboss1.
@Girlboss1. 4 жыл бұрын
Inamadii Duriyada barakeysan ❤️😂
@asmasaed2393
@asmasaed2393 4 жыл бұрын
Caydruus Aaan kala Aaan kala waaan wataaa wlhi😂😂🙋‍♀️
@nasraabdirahman3411
@nasraabdirahman3411 4 жыл бұрын
Mansha allah Abdalla wllo wan ku tageera❤️love from puntland 🇸🇱🇸🇱
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
Putland hana odhan somalia nadheh
@nasraabdirahman3411
@nasraabdirahman3411 4 жыл бұрын
Sultan Yusuf puntalnd iyo Somalia waa kala gaar wllo
@cabdilaahidhoolayare8148
@cabdilaahidhoolayare8148 4 жыл бұрын
@@nasraabdirahman3411 Sifiican nasra Iam from hargeisa waan jeclahay puntiland
@nasraabdirahman3411
@nasraabdirahman3411 4 жыл бұрын
Cabdilaahi Dhoolayare sido kle wll ❤️
@samraqueen2782
@samraqueen2782 4 жыл бұрын
Masha Allah hargaysa aad bay u shidantahay qurux Yurub iyada ka qurxoon🥰😍🥰😍❤️
@nasiiimaqueen452
@nasiiimaqueen452 4 жыл бұрын
Reeeer Hargisa cade mah 😂😂
@albushrainstitute6608
@albushrainstitute6608 4 жыл бұрын
Inamadan prankigoodu waa mid ay ku dheehantahay edeb iyo ixtiraam ay ixtiraamayaan dadka waaweyn one love ayaan idinku ahay zxpyaal adnaan iyo abdalle hore usocda
@eg4l719
@eg4l719 4 жыл бұрын
Waan niyeeye like isiiya 😂
@sagaljamal4999
@sagaljamal4999 4 жыл бұрын
Intaa yar walal noo fasax ku ye😂😂 Love ya for the sake of Allah guys😍
@nasiinabdiqadir5668
@nasiinabdiqadir5668 4 жыл бұрын
Like isaara hadad hooyadaa jeceshahy
@maxamedcaptanka3088
@maxamedcaptanka3088 4 жыл бұрын
7:20 caaadi xppi kulahaa caydaruus taageere buuxa wllhi FROM BORAME 💪
@abdizamethomer1477
@abdizamethomer1477 4 жыл бұрын
Boramanimo like kgu saareY
@xalimaosman3502
@xalimaosman3502 4 жыл бұрын
masha Allaah walalo horey u socdo abdala jamaal iyo ceydarus abdala walalo aad iyo aad ayan kutageraa
@allpaniapdinour7628
@allpaniapdinour7628 4 жыл бұрын
Wll mcn sida raga like igu jac igu sii👍👍
@waaberilyrics9150
@waaberilyrics9150 4 жыл бұрын
KKKKKK KKKKKK KKKKKK Mashallah Reer Hargeisa waa Gob dulqaadka iyo ixtiraamka way u dhashdeen
@zagalqueen2701
@zagalqueen2701 4 жыл бұрын
Wan niyastay in an like isaartan
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 4 жыл бұрын
Kkkkk walaaaahi waaan qoslay abti reer hargeisa waaa dad wanaaagsan.
@haqabtire5823
@haqabtire5823 4 жыл бұрын
Cabdale Jamaal iyo caydaruus zxpayaal hore u socda Rag Ragaa inta jecel labadan nin like hala dhaafina
@abdymohamud2874
@abdymohamud2874 4 жыл бұрын
Hargeysa waxad mooda Europe wlhi
@iamk3977
@iamk3977 4 жыл бұрын
Reer somaliland 💚💭❤ keep going
@hananhassanomar1116
@hananhassanomar1116 4 жыл бұрын
Haaahaaa you guys made my day this prank is lit and crazy Walahi...I’m looking forward to meet u guys if I have come to hargeisa 🙌🏾
@flames9027
@flames9027 4 жыл бұрын
Where do u live
@Anynomouslyyyher
@Anynomouslyyyher 4 жыл бұрын
alla cayto indho adayga wxaad mooda inuu oday nool liqay... *abdalla jamaal and ayto azonto ragga hargeisa noo shida keep going brothers* 💕
@nabiilkhaliif790
@nabiilkhaliif790 4 жыл бұрын
waxii reer xmr ah like ta isaara 😂
@user-tv3cc4ck9q
@user-tv3cc4ck9q 4 жыл бұрын
inkstoon ka ragy dawashadiisa wlhi qosol iguma hadhin 😂😂😂 😂😂😂 lkn hnoyal malinkiba hal vedio noga dhiga hdi klena malin dhaf hore u socda #onelove ❤
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Nasapkii rer hargaysa miss you dadkaygow😍🤴🏻😭💚🌧❤🌏😍😘
@runtumafantaa7030
@runtumafantaa7030 4 жыл бұрын
7:49 baastooladdaa ka yaree aan abtiga u ahay ma u geeyaa🤣😂🤣😂 Azonto Wlhi waa garac
@dekzixajiawed241
@dekzixajiawed241 4 жыл бұрын
Adeer Waan niyeeye😂😂prankZ s00 padiya
@wardaismail2064
@wardaismail2064 4 жыл бұрын
astaqfurllah cawa dhan qoslayey dadkenu dulqad badana siiba raga 🤣🤣 hadaanu nahy dumar waxas manu aqbalneen lkn waxn jeclaan laha inad ku dartaa intad kamarada tuseysan iyo raali galinta ad bixineysa
@asmamoh7395
@asmamoh7395 4 жыл бұрын
Warda ismail 10:38 raligalintii way bixiyeen wiilashu
@mohamedadam9345
@mohamedadam9345 4 жыл бұрын
Wlhi qosolka iga dhamadey waan neyeynaay kulaha wan jclaaday🤣🤣🤣
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 4 жыл бұрын
Tuugnimadi aya prank noqon doonta maalin dhaw 😂😂😂😂 waar dadka wax xun ha barina
@sharuulafole5216
@sharuulafole5216 3 жыл бұрын
Yaapey yaapey azonto io abdalla jaMaL Legends 😂😂
@engwareergoye1125
@engwareergoye1125 4 жыл бұрын
Prank Qosol Ah Hadaad doonnayso Ugu Kaalay Abdalle Jamaal Iyo Caydarus
@saabirbarre4179
@saabirbarre4179 4 жыл бұрын
Waan niyaysty inaa comment bixiye adeero noodaaya😅😅
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 4 жыл бұрын
Hehe Ala beerka qosol iguma hadhin 😂😂😁😂.. national supermarket wlee Ka yaabiseen..asxaapta imaada blue light stationery prank igu sameeya😂😂😂.. keep going forward 👌
@fahadtube6508
@fahadtube6508 4 жыл бұрын
War raggani indho adagaa 😂 well done guys 👊🏽
@xog-doonchanel4229
@xog-doonchanel4229 4 жыл бұрын
wlhy reer.hargeisa waa dad dulqaad badan. ani pastolad ayaan ila soo bixi lahaa.
@cabdixakiincabdilaahi5303
@cabdixakiincabdilaahi5303 4 жыл бұрын
Ma fula qoryo badan bad kaga dhigi lahayd😅
@amiirasultan6231
@amiirasultan6231 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂prank run ah waakan walee abdala jamal nd cayto hore usocda
@Yasin-bq5pn
@Yasin-bq5pn 4 жыл бұрын
Meesha Dubai ban moodayay!!! hore u socda guys.
@nasramuse905
@nasramuse905 4 жыл бұрын
Omg walahi they must be, the most calm collected ppl on earth Mashallah! 😂😂😂
@hamdamahmoud826
@hamdamahmoud826 4 жыл бұрын
Abdolow meeshii wad soo xaalufiseeen. 😂😂😂
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 walahi waan saqdhexe weeye Hadana qosolkayga ayaa dibada ubaxay Hargeisa allow nabad iigu so cele yaa rab
@safiyaibraahimali9634
@safiyaibraahimali9634 4 жыл бұрын
Wadnaga Qosliseen ilahye ha idinka farxeye abdalla io caydaruz 😀😀 wuxu ka turjumaya dulqadka dadku intu legyahe 💕
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
Waaaw Hargeisa iyo Prank Waala Yaabay😂😂😂
@Muhamad.Amin26.
@Muhamad.Amin26. 4 жыл бұрын
Hhhh m.a waxaa tihiin asxaab aan jeclahay wlhi abdala iyo ceydurus♥️🙏
@harmony1032
@harmony1032 4 жыл бұрын
inta jeer aan videoadiina daawanay ee aanan subscribe ba saarin,, dhagta hanala soo qabto🙈🙉🙊subscribed and maashalah keep up the good work, lots of support and salaan from london 🙌👍
@apaanqaamo6326
@apaanqaamo6326 4 жыл бұрын
Mnsha allah waa prank.qosol.badan keep going 😂😂😂😅
@SalmaMohamed-vz5cz
@SalmaMohamed-vz5cz 4 жыл бұрын
Imadeydiii caydo and cabdale iyo caasimadeydiii hargeisa cadey waleee waan idinjeclhy hore u socda caasimadun ha jirto waad iga qosliseen waa niyeysaney kulahaaaa hhhhhhh
@hal-tusmedia8030
@hal-tusmedia8030 4 жыл бұрын
Reer hargeysa hadaa dad goba tihiin waxaa marti idiinka ahay subscribe iyo like 🙏👍
@cabdirizakhassan6204
@cabdirizakhassan6204 4 жыл бұрын
Osonto nin imtaxaana walhi wll miyaan wax laga qaadan karayn hhhhhhhhh intii dageera uhaysay like dhac ugu sii
@abdiazkarofficial442
@abdiazkarofficial442 4 жыл бұрын
Weeey weey abdala jamal and aidarous anka hmmm wn idin salmy zxpo qliyaa😘🖐🖐🖐🖐
@yasmeenadam187
@yasmeenadam187 4 жыл бұрын
Wallahi, I love u guys...keep up the good work❤❤ salaam from Hargeisa...
@souhaibrobleh4409
@souhaibrobleh4409 4 жыл бұрын
Keep going m’y brother azonto and Abdullah you are amazing 👌👌
@khadarxiis6065
@khadarxiis6065 4 жыл бұрын
Haha waar nio dumarka waxay qabtan kujirta horta , ragiba af macan kuhadalayo iyagana is adkayntii aduunka😃😃
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 4 жыл бұрын
Wllhy funny ragani apdala jamal iyO iadruz azonTo Go forward proThers🥰👏
@Ifraaxabdihakiin
@Ifraaxabdihakiin 2 ай бұрын
ABDALE WALAHI WAXAN JECELAY inan ku daydoy adiga wllo wada talanti baatahay😂❤
@Motivmomentum1
@Motivmomentum1 4 жыл бұрын
2:23 abdale got guns 💪
@khadrasaylici2215
@khadrasaylici2215 3 жыл бұрын
Abdala jamal wa ruwayd midhan😄😁✌❤
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Inta horumarka iyo Nabada dalkoda #SOMALILAND ku faanta 🙏🙏🙏☝️☝️🦁🦁❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ #LIKE___👍___IISAAR
@yusufabdirahman7474
@yusufabdirahman7474 4 жыл бұрын
Odayga kulaha war waxba na helee keep going bros👏💕
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 4 жыл бұрын
4:48 lama marinayo kulaha Azonto nin wln🤣🤣🤣🤣 lkn 1weeg 3videos noso geliya wlloyal
@tusmo_moh631gmailcommohame5
@tusmo_moh631gmailcommohame5 4 жыл бұрын
Cadii habibi kulahaa ninka carabka ah caytoo afkisa mad kula hadashid carabida😂😂😂😂😂😂
@jamalabdallah8186
@jamalabdallah8186 4 жыл бұрын
War caydaruus hargeisa sow tan shidan tay markaanu ka darernay allahu akbar axbabi walalkay caydaruus aadba ku salamaya adiga iyo abdale jamal ninka abihii aan isku magaca nahay salan sare labadinuba
@albertoyahya
@albertoyahya 4 жыл бұрын
Saw m arkaysid saaxiib
@jamalabdallah8186
@jamalabdallah8186 4 жыл бұрын
@@albertoyahya Haa walahay sxb
@nasiimcabdilaahi9354
@nasiimcabdilaahi9354 Жыл бұрын
Wlhi abdalah kolka an arko vide wan farxa ano murgsan xita wlhi way iga bada mana aqan sababta ilahaw.ha idilin ano abdalah jamal arka amiin ya alah wlhi dad goob ah aya kunol hargaysa on love ref hargaysa abdlah kaba so jede 🥰❤️xafidulah abdlaha iyo saxibadii
@zamiazaeed6028
@zamiazaeed6028 4 жыл бұрын
Horumar wacan wll abdala jamaal bilicdii dlkaad muujise😍
@darwishdalmar9859
@darwishdalmar9859 4 жыл бұрын
😍
@engsharma617
@engsharma617 4 жыл бұрын
Hayeeey Dirisle Askari bal tan naga hubi Dirislow 😂
@ahmettyouzuph2458
@ahmettyouzuph2458 4 жыл бұрын
9:24 funny weye ka yari waan ku siineyaa maxaan kuu siin WaaYeY 😂😂😂😂
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 жыл бұрын
Indho adakaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣iga celi kulaha abdalle
@Mustafhajji
@Mustafhajji 4 жыл бұрын
*We need part two* 😂😂😂
@khadarabdiqaadir9181
@khadarabdiqaadir9181 4 жыл бұрын
Abdala jamal Aydarus asonto Wlhi dacad iiga qosliseen hormar wacan walalayaal 👏👏👏
@suhuurbashiir5903
@suhuurbashiir5903 4 жыл бұрын
Caydruz wa funny😂
@HoodoHasant474
@HoodoHasant474 4 жыл бұрын
Wlhi funny zpx wan idin tageera Lkin more zxpyaal prankska😂😂😂🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@iimaanhaybe4237
@iimaanhaybe4237 4 жыл бұрын
Wlhi waa nasab rere somalilan💚💭❤
@najiipkaape
@najiipkaape 3 жыл бұрын
waan niyeeyay inan qaatoH 😅😅😅👏 Aito azontoH waxpa Lagama qapan karoh 😅😅😅😅👏
@mo4logic530
@mo4logic530 4 жыл бұрын
Kkkk wlhi wanfuurey qosol dartiis wa niyeyney ayaa qosolka iga dhameysey 😂🤣
@hindahodan
@hindahodan 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk wan niyaynay kulahaa WLhi wa rag adayg dhaafay Caadi xbbi 🤣🤣🤣🤣
@fathimaabdou1269
@fathimaabdou1269 4 жыл бұрын
Sidan usugayy wan daalyba 😂 walal noso badiya ♥️
@kaabafaraah6175
@kaabafaraah6175 4 жыл бұрын
Abdala jamaal wll nooodaaayaa kulaaha wlhy fani 😅😅😅
@qamargabobe677
@qamargabobe677 4 жыл бұрын
They definitely they have karisma.especially the shaven one.
@abdirashka9468
@abdirashka9468 4 жыл бұрын
Walahi Caytooy hargeisa malinkaan kabaxay iyo maanta isku midmaaha Mansha allh
@dayaxqariye1132
@dayaxqariye1132 4 жыл бұрын
Habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo
@RashkaDeyr
@RashkaDeyr 4 жыл бұрын
Inaba caadi maha..... keep goin zxpyal #Abdalla&Aidrous walahi daacad baan u qoslay
KAFTAN & SU’AALO DAGDAG AH
14:19
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 108 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 59 МЛН
ILA QOSOL CAMERADA QORSOON AJ & AZONTO PRANK PART 2
8:06
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 225 М.
PUBLIC PRANK IN MUQDISHO
10:53
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 138 М.
RIYADAADA DHIS // ABDALLA JAMAAL ✌🏿
12:40
Abdullahi kashka
Рет қаралды 159 М.
ABDALA JAMAL VS KASHKA KABTAN BAARA OO SIXUN U GALAY hhhhhh
18:14
WALIGAA MA SAMAYSAY ?
19:31
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 411 М.
Public prank iyo gabilay
9:18
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 214 М.