SUUQA CRYPTO bilaw ilaa dhamaad AF SOMALI FOR FREE ~

  Рет қаралды 12,588

Hantiyeelo

Hantiyeelo

Күн бұрын

Asc kusoo dhawaw HANTIYEELO magacaygu waa Iid halkan waxan ku so gudbiyaan wixii DHAQAALAHAGA SARE U QAADI KARA hadaba nagu soo BIIR.
Coursada vidyoyada aan ku dhex sheegay hoosta ayan kusoo dhigi doona.
KA HOR MAALGASHIGA CRYPTOCURRENCY/BITCOIN
• KA HOR MAALGASHIGA CRY...
SIDA LACAGTA LOOGA SOO SAARTO BINANCE /CRYPTOCURRENCY
• SIDA LACAGTA LOOGA SOO...
DAAWASHO WACAN
- wixii FEEDBACK ah hoos noogu reeb iyo talo ah mahadsanid.

Пікірлер: 65
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
DAAWASHO WACAN KA FAIDAYSI WCNA ⬆️ - wixii FEEDBACK ah hoos noogu reeb iyo talo ah mahadsanid
@CaqiilCali
@CaqiilCali 2 ай бұрын
من لا يشكر الناس لا يشكره الله Ustadii aad ayaad umahad santahy
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
Jazakallah @caaqiil 🙌🏽
@AarMahdi__
@AarMahdi__ 2 ай бұрын
Yaasalam waan ku dawakhay videos Faraha badan ee mawduucan. Intan waa inta aan sugayay muddo runtii KZbinr aan ka waayay Mahadsanid wll
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
JazakAllah @Aarmahdi 🤝🙌🏽
@ENJOYFX
@ENJOYFX 2 ай бұрын
Jazakallah sxp Qaali Cashar aad ugu baahnaa baad soo dhikty Inoo soo badi sxp casharadaan oo kle😊
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
Mahadsnid wllky wa iyak🙌🏽🤝
@ckcasovic8432
@ckcasovic8432 Ай бұрын
Mahadsanid ustaad allehna haka abal mariyo inaan investment sameeya rabay manan fahansanayn cilmi dhanba ikordhisay
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Ай бұрын
Guulayso wll 🙌🏽
@qaysaqaa
@qaysaqaa 19 күн бұрын
thanks wllhii waa video aad iicawiyey
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 19 күн бұрын
Adigaa mudan wll kuso dhawaw familiga
@Abdizerlyrics
@Abdizerlyrics 2 ай бұрын
Shukran eng
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
Cafwan 🙌🏽
@mohameda.official8135
@mohameda.official8135 Ай бұрын
Adkaa Tahay wlhi wax badan ka faa'iideny mucalimm
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Ай бұрын
Jazakallah ustadi 🤝
@AbukarAbukar-ub4fg
@AbukarAbukar-ub4fg 2 ай бұрын
Mashallah guulayso ❤
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
❤️🙌🏽sidoo kle
@CakuuloMuhumed
@CakuuloMuhumed Ай бұрын
Ustaad alaha kusharfo wax naga maqan baad nokeentay🙏🙏
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Ай бұрын
Amiin adina sido kale guulayso sayiidi
@nuurshuuriye4834
@nuurshuuriye4834 2 ай бұрын
Ustaad aad ayaa u mahadsantehe anoo ka faaideysanaa talo hoos igu reeb waxaan talo ahaan u soo jedin lahaa coins 🪙 mashruuc leh inaa ku soo dartid vediyow Yada aad bartaada soo galiso tnx ustaad
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
Mahadsnid ustad iyo fikradaada 🙌🏽
@drmucaad2989
@drmucaad2989 2 ай бұрын
Thanks ustaad hda waxaan awodaa inaan suqa coin ka ibsado
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Ай бұрын
Adiga mudan guulayso sharaf bay iithy in aan ku cawin karay@drmucaad
@CabdiqaniFaroole-bd9ye
@CabdiqaniFaroole-bd9ye 8 күн бұрын
Mahadsanid ustaad lkn mid samee video Yada soo gaagaabi
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 7 күн бұрын
Waa fikir wngsn haye ustadi
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket 2 ай бұрын
Labada qodob ee kala ah sidee loo coin fiican loo xushaa & side lacag looga sameeya ba ad u muhiima
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
🤝💪🏽
@naazircazka
@naazircazka 2 ай бұрын
Abalkagagu jano.ustaadi❤
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
Ameen y’a rabi dhamnteenba 🙌🏽
@kobcintagaraadka9812
@kobcintagaraadka9812 Ай бұрын
​@@Hantiyeeloustad tredar iyo investor kee fcn
@maxamedcabdullahi7257
@maxamedcabdullahi7257 2 ай бұрын
Thanks Ustaad
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
🙌🏽
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq 2 ай бұрын
Legend thanks
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
🙌🏽
@UstadKN
@UstadKN Ай бұрын
Sharaxaada IIDir sifiican looma fahmayo Ustaad inta kale sifiican buu waadix uyahay. Mahadsanid Ustaad.
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Ай бұрын
Waad ku mahadsan Tahay feedback Insha allah waanu so daddaali
@MohamudJama-p1j
@MohamudJama-p1j 2 ай бұрын
Ustaad mahadsanid
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
Adigaa mudan ustad 🙌🏽guulayso
@abdijibarhersi2859
@abdijibarhersi2859 2 ай бұрын
Ustaad jasaakalaah waxaa rabay ina iga caawiso another somaliya jooga side lacagta ugu so shubta Binacigayka. Mahadsanid
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
Ama p2p ama edir
@MohamedAhmed-cj4bu
@MohamedAhmed-cj4bu 2 ай бұрын
Aad io aaYaaan kaaga mahadcelinaYaa ustaad jazakallaH
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
Wa iyak ustad @mohamed 🙌🏽🤝
@MohamedBarud-q7y
@MohamedBarud-q7y 2 ай бұрын
Macalin wxaad ii sheegtaan hadda hdaan Bitcoin ku maal gasho $1000 Hdaan wxay maraysaa 57k hady 63k gaadho isla 5 cisho maann sell odhn Karin hadiise 53k gaadho lacgtii maan waayayaa inta I fhansii thnks
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
Haa ustaadi waa kala bixi karta hadii, sida loogala baxo hadaad taqaan
@GibilGacal77
@GibilGacal77 2 ай бұрын
Waa mahadsantahy wll. Lkn ma intaa kaliyaa coursadu mise casharo kalaa dhiman. Wxn jeclaan lahaa inaad inward dhinac traders ka cashar yar nooga soo samaysid
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
Adiga mudan ustad wanad ku mahadsan thay fikradaada 🤝🙌🏽
@saidahmed2544
@saidahmed2544 Ай бұрын
thanks sir
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Ай бұрын
Adigaa mudan ustadi
@LuulJaamac-s4p
@LuulJaamac-s4p Ай бұрын
See loo samy laacga marka ifhnsii 😢😢
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Ай бұрын
Iskala soco muqalda an so galiyo insha Alah wad heli info aad wax ku fahanto
@queenzuhuur1025
@queenzuhuur1025 2 ай бұрын
❤❤
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
🙌🏽❤️
@mohamedaliweyd1070
@mohamedaliweyd1070 Ай бұрын
Halmar miyaad maalgashan kadibna danahagaad raacan kabacdiina lcg faido ah miyaad heli maalin walba ah misena waad inaad ilaalisa o aad lajoogta o aad kujirta marwalba
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Ай бұрын
Wll labaduba waa jiraan midi wa trader midna waa investor
@Salmo-bh6dd
@Salmo-bh6dd 2 ай бұрын
Ustaad qayba traderka kaso hadal plz
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
🤝
@TahaAbakar-yw2sf
@TahaAbakar-yw2sf Ай бұрын
Ustat aniga passport ma hysto mxa xal ah
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Ай бұрын
Iska samyso xataa arin kan oo kaliya mahan ilaa mustaqlabka waa ku anfici.
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Ай бұрын
Waxan filaya in aad website kalo aad ku malgashan karto uma bahnid passport hada
@CadnaanCadceed-f3r
@CadnaanCadceed-f3r 2 ай бұрын
Kues kawaran kaasi ma yahay ap caadi ah
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
Cilmi uma lihi ustaad
@ikraanabaadir
@ikraanabaadir 2 ай бұрын
Binance isticmalo wll lacagtu waxay iga tahay euro ana dollar ban raba siden uga dhigi karra dollar
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
Intee marka aad joogto?
@MahamedFarxaan-s1x
@MahamedFarxaan-s1x 2 ай бұрын
Ustaad maxad kubadii iskaga daysay pls reply
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
Ma dhaaf oo waan ciyara lkn sidi hore ayunbanan ku ahayn
Sidee Ayaan Shaqaalenimo Kaga Baxay.
13:13
Warsame Bade
Рет қаралды 32 М.
The day of the sea 😂 #shorts by Leisi Crazy
00:22
Leisi Crazy
Рет қаралды 1,3 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 67 МЛН
Fed Cuts Rates | Chair Powell Holds Press Conference (Live Coverage)
2:47:20
Bloomberg Television
Рет қаралды 726 М.
LIVE: UN General Assembly meets on Gaza
3:07:08
Reuters
Рет қаралды 6 М.
Michael Saylor Bitcoin 2024 Keynote Speech
37:24
Bitcoin Magazine
Рет қаралды 521 М.
53 Ayuu Jir Ganacsi Ka Sameeyay Fooxa Wadanka.
17:39
Warsame Bade
Рет қаралды 78 М.
CryptoCurrency and Stocks with SolaPortal
27:36
Sola Portal
Рет қаралды 59 М.
Technology Industry Stakeholders testify on digital trade rules
3:15:36
Yahoo Finance
Рет қаралды 3,1 М.
5-tan Coins Maalgasho -- Cyptocurrency Update
15:28
Gelle Bashir
Рет қаралды 49 М.
The day of the sea 😂 #shorts by Leisi Crazy
00:22
Leisi Crazy
Рет қаралды 1,3 МЛН