Taklifada Nolosha ? | Dalka ugu Qanisan Malagu Noolaan Karaa ? kaala ila arag .

  Рет қаралды 145,626

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 448
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
اللهم الرزقنا رزقاُ حلال طيبا آمين يارب العالمين
@muhammedkayze4341
@muhammedkayze4341 2 жыл бұрын
Walaal hadaad qof islaam ah tahay. Waxaan si walaaltinimo kaaga codsanayaa inaad pliz Subscribeta igu caawisid. Walaalkaa ayaan ahay.❤💔
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 2 жыл бұрын
امين امين امين
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa allaah 💯❤️🤲🏼
@TIJAABISTV
@TIJAABISTV 2 жыл бұрын
Aniga waxaan sameeya 30,000 dollar by month in usa lacagtaas camal waxaan fila in aan ka semeeyn karin qatar
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
@@TIJAABISTV illaahay haku barakeyo, lacagta badan wax nagasii dee ,lkn .sxb
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❣
@fathiaaguled1125
@fathiaaguled1125 2 жыл бұрын
اللهم النصيب اليسير الجميل و الرزق الوفير اللهم أرزقني و أرزقنا رزقا يسيرا و فيرا يزيدنا طاعة و قربا لك لا نفورا و تكبرا.
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 2 жыл бұрын
Fadlana Waxbarashada wadankaas kasoo hadal gaar ahaan Patrolleam Engineerinka Jaamacahadaha ugu fiican Afka wax lagu barto semesterka imisa lacaga kugu bixi karta adigoo shaqaynaya madhigan kartaa jaamacada aad ayaad u mhd san thy walaalkay Omer inshaar❤💯
@Md-Mohanad
@Md-Mohanad 2 жыл бұрын
Waa mid kamid wadamada musliminta wadanka ugu hodansan iyo guud ahaan aduunka oo idil Cadowga allah haka qabto walaalaheena qatar 🇶🇦
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@Akhyaar142
@Akhyaar142 2 жыл бұрын
Wax ay faido leyihin maleh
@TiyeeglowTV
@TiyeeglowTV 2 жыл бұрын
Sirdoon kooda ayaa u diidan inu dalkeena nabad noqdo Wana dal argigixiso ah intaasna ogow. Musiibo alle haku rido dalkaas iyo Siyaasiyiintiisaba.
@user-ee5mx4cs3h
@user-ee5mx4cs3h 2 жыл бұрын
Walaalehen Kulaha. You are sleeping man.
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
@@TiyeeglowTV qatar want somalia to side with her against Saudi Arabia and UAE
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 2 жыл бұрын
Nolosha Qadar waa qaali runtii. Mahadsanid Walaal Cumar Inshaar.
@buuxjama3526
@buuxjama3526 2 жыл бұрын
Ilaahay waxaan Somalia u baryayaa inuu ka dhigo sidaa insha Allah
@muhammedkayze4341
@muhammedkayze4341 2 жыл бұрын
Walaal hadaad qof islaam ah tahay. Waxaan si walaaltinimo kaaga codsanayaa inaad pliz Subscribeta igu caawisid. Walaalkaa ayaan ahay.💙💙😭😭
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
INSHAALAH
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Insha alh 🥺🥰
@liban.2249
@liban.2249 Жыл бұрын
Siyaad Barre waxa uu dalka u sii waday dhinacaas, laakiin nasiib darro dadku waxay ahaayeen nacasyo
@fatimaabdulkadirkhalif2997
@fatimaabdulkadirkhalif2997 2 жыл бұрын
Aad iyo aad wax wayn baad igu soo kordhisay Mahadsanid, Qadar iyo dhammaan waddamada carabtu dhaqan ahaan iyo diin ahaanba Soomaalida dhib wayn kalama kulmaan ku noolaanshohooda, luqadduna waaba carabigeennii, shaqana waad ka heleysaa, lkn maciishadda iyo kiradaa qaali ah, Turkiga se noloshu waa raqiis kirada guryugu waa $150 sida caadiga ah, way jiraan guryo vip ah oo ilaa $400-500 gaaraya lkn waa naadir, lkn luqad iyo dhaqan midna isla keeni maysaan, shaqana ma leh, haddana iqaamadii baaba adkaatay, waa waddan kale kasoo shaqee oo xoolahaaga turkiga usoo dir iyagu faaiido ha kugu qabeene.
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 2 жыл бұрын
afkaaga caano lagu qabay waxd turkiga ka shegtay anaa marqaati ka ah
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 жыл бұрын
M.a Allah isbarbardhigaago waa cajiib
@jowhar9388
@jowhar9388 2 жыл бұрын
Umar inshar allah ha noo kaadaayo lipaax qof ilbax ah diin ahan iyo dunuub ahanbainuu nagamid yhy waan ku faraxsanahay ❤
@zubeyrmohamed9653
@zubeyrmohamed9653 2 жыл бұрын
Bro Runtii waa meel aad raqiis u ah marka loo firiyo 🇨🇭 Zürich Switzerland waa meel aad u qaali ah nolosha lkn lacagta lagu shaqeyo ayaa fican Qofka shaqada hose Nadafada ka shaqeya ama maqayadaha waa 4500 $ balse kirada guryaha Aya qali ah iyo nolosha marka somaliyay wadankena nabad Alle ha inoga dhigo Kasa wax ku nahay Omar bro adigana aad Aya kaga mahad celinaya sida hufan ee inogu soo gudbisay nolosha dalka qadar Shukran bro
@axmedshariif515
@axmedshariif515 2 жыл бұрын
Walahi runta waye libax
@queensafa8680
@queensafa8680 2 жыл бұрын
@zubeyr mohamed wll aniga rabo in an wax badn ka ogaado Switzerland talk to me if you can please thanks
@zubeyrmohamed9653
@zubeyrmohamed9653 2 жыл бұрын
@@queensafa8680 Wll insha Allah wa ka sinaya maclumad . Galabta 19.00 H.
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
@muhammedkayze4341
@muhammedkayze4341 2 жыл бұрын
Walaal hadaad qof islaam ah tahay. Waxaan si walaaltinimo kaaga codsanayaa inaad pliz Subscribeta igu caawisid. Walaalkaa ayaan ahay.❤❤❤
@AliHassan-bc7qe
@AliHassan-bc7qe 2 жыл бұрын
Mashaallah bro, you have shown as the reality
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc wllka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@khayrwade_islamic_channel
@khayrwade_islamic_channel 2 жыл бұрын
Aad ayaad umahadsantay wax wayn ayaad magu soo kordhisay bal ta sacuudiga iyana managu waacinkartaa wixii aad nadheertahay oo macluumo ah mahadsanid
@deeqaadan4293
@deeqaadan4293 2 жыл бұрын
Ku mahadsanid xogtan aad nala wadaagtey Omar, dhibaatada ugu wayn ee ajaanibka haysataa waa kirada guryaha, nolosha kalle waa normal marka aan u eego Somaliland oo aan joogo waayo iibka qudaarta, buugagta iyo xogaha kale aad nala wadaagtey ba aad bay iskugu dhawyihiin, tusaale ahaan halkan halkii Buuga waa 15$ sida buugii Hawaale-warran ee Abwaan Hadraawi
@faysalcilmi
@faysalcilmi 2 жыл бұрын
اللة يرزق من يشاء من فضلة ورحمة بقير حساب
@MohamedAanooy
@MohamedAanooy 2 жыл бұрын
Maashaa Allah ustaad waad mahadsantahay information aan shakhsiyan saaid ugu baahnaa waadna iga shaafisey. Mahadsanid.👏🏽👏🏽
@dr.hagardidmiremohamed6938
@dr.hagardidmiremohamed6938 2 жыл бұрын
Wall Cumar wall arin qaas ah baan rabaa inaan kaa wareysto dhanka iyo qadar adigo mahadsan xageen kagala so xiriira oo aad ubadan tahay
@garaadgeedi2762
@garaadgeedi2762 2 жыл бұрын
وما أدراكم ما غريه waad iga qoslise Waa ku salaamey ustad
@haaruunmaxamed3443
@haaruunmaxamed3443 2 жыл бұрын
Inta murugeysan murugada Allah ha kaqado aamiin isoboqo wll 🙏🙏
@iqramohamed1299
@iqramohamed1299 2 жыл бұрын
Amiin
@maandeeqabdi8570
@maandeeqabdi8570 2 жыл бұрын
Aamiin
@Abdirahmaanhiirey
@Abdirahmaanhiirey 5 ай бұрын
Amin
@khadariidaan4537
@khadariidaan4537 2 жыл бұрын
wll cumar waxaad noosharaxeysa wadan aan na aqoonin maantana samanka somalidu kujirto waadiga arka bulsho sii kala furfurmeysa umad bilaa hadaf nool shuruucaha dawladnimo waxba ka aqoonin jahligu aafeeyey intii cilmi is badeyseyna ay kumilantey intii kale waxaaso dhan maad ka hadashid intaad daaro qalaalod no sharaxeysid iyo fiiloyin nin aan fekereynba iska dhexfadhiyo
@nimco9305
@nimco9305 Жыл бұрын
Jzk akhi cumar qatar igu so carar mahan waxaba the ugu daran wa kirada.
@sakipoi5986
@sakipoi5986 2 жыл бұрын
Dalka caalamka ugu qanisan waa Somalia lkn dadka aduunka ugu faqrisan waa somali 😥😥
@samiyacumar3575
@samiyacumar3575 2 жыл бұрын
Dadkaan nimcada allah siiye ayeey ku shukriyen weyna amineen lakin anaga waa kufrinay wana isku kalsoonaan weeney
@liban.2249
@liban.2249 Жыл бұрын
Siyaad Barre waxa uu dalka u sii waday dhinacaas, laakiin nasiib darro dadku waxay ahaayeen nacasyo
@OmarMuseAli
@OmarMuseAli 6 ай бұрын
Mahadsanid wall Omar.
@ibraahinmaxamed3218
@ibraahinmaxamed3218 2 жыл бұрын
Asc cumar inshaar iyo dhamaan asxaapta ku xidhan ee umada soomaaliyeed
@zaynabsheekhaxmed1185
@zaynabsheekhaxmed1185 2 жыл бұрын
Masha Allah jazza kallahu khayr akhuna faadil illahay haku barakeeyo wax badan baan kaa faa'iidnay
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 2 жыл бұрын
Ummada soomaaliyeed allaha kadhigo ummad dalkooda dhisto dalkoodana jecel hantidoodana difaacdana diintooda dalkooda dadkooda iyo dowladooda illaahey dartiisna isu jecel yaa arxama raaximiin
@azuhazan4148
@azuhazan4148 2 жыл бұрын
Qoys haday dooonayaan awlaad in ay ku korasadaan dal Muslims ah ayna yihiin soomalia dalkooda wax uga roon malahan .xaga diinta .luuqada.iyo Bay'ada🥰
@dekaadar9636
@dekaadar9636 2 жыл бұрын
Thank you so much brother
@shekhkhashiciofficialchann9798
@shekhkhashiciofficialchann9798 2 жыл бұрын
Subxaa nallaah Saaxiip maad kahadashid Dilma sheekha wayn ee caalomka sh c/naasir xaaji axmed😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😫
@mrkeepgoing7959
@mrkeepgoing7959 2 жыл бұрын
Dhulkeena ilaahay hanoo janeeyo koleey nagama khayraad badna
@asiamo683
@asiamo683 2 жыл бұрын
Way dhici kartaa tasi lkn ogaw dhemanku intuu africa dhex yaal waa dhagax
@khadarcabdi2612
@khadarcabdi2612 2 жыл бұрын
Ogaansho waxaan ku tilmaami karaa Toosiyaha ama tilmaamaha dariiqada nolasha wanaagsan
@cumarzakisoomaali7221
@cumarzakisoomaali7221 2 жыл бұрын
الهم ارزقنا رزقا حلالا طيبا أمين يا ربالعالمين.
@naasirhero2794
@naasirhero2794 2 жыл бұрын
wll dalka ka hadal dhanka beeraha wax soo saar la,aan teena farsamooyinka bulshada oogu baaq si dalkeena aan wax ooga so saarano wax warshad ah kama furno oo maanta alle ka sakoow anku tiirsanahay rashiinka lasoo dhoofsanaayo inay joojiyaan oogu baaq ganacsatada somaliyeed mahadsanid
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
Waa runtii beeraleeyda wxe kacawanayan abaar! Abaar waa wax imanayo balse Somalia waaxa kuyaalo 2 ama kabadan (mahubi) wabi oo waa weyn wxe sameyaan ban isweydiya. Beeraleyda hdi wax kala qabto bulshada wax baa iska badalaayo Ani ahaan!!!!
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 2 жыл бұрын
guulayso
@macalincabdiraxman5060
@macalincabdiraxman5060 2 жыл бұрын
Waa mahadsantahay wallahi wax weyn ayaa ii kordhisay.
@mateulahoz9396
@mateulahoz9396 2 жыл бұрын
Manshlah walaal Omar runtii wankutagera
@Story_time1432
@Story_time1432 2 жыл бұрын
Social media has made us so eager to "Show and tell" but there is beauty in privacy. Everything isn't meant to be on display. It's perfectly fine to keep some things for you!
@shortsRecap4321
@shortsRecap4321 2 жыл бұрын
What do you mean
@qoraneofficial3613
@qoraneofficial3613 2 жыл бұрын
Ninka hdlaa waa somali dadka uu la hdlaa waa somali sida filaa adigane somali ayaa tahy maxaa kugu waty english bro mhdsnd
@alinoor8876
@alinoor8876 2 жыл бұрын
Asc majito meel dadka hose ka adeegtan
@salma114
@salma114 2 жыл бұрын
Allah Cumar ya Cumar noolasha qatar marka teena loo eego waxay noqonaysaa i qarso anigu waxaan daganahay hal qol iyo barso waxaan ka bixiyaa $1800 ku darso maciishadu waa cirkaa qofku wuxuu ku qasbanaanayaa inuu double shift galo unless uusan ka shaqayn meelaha maytka lagu gubo🙈ama uusan ahayn dr engineer iwm ku darso somali baa nahay oo qof aan dhawr biil dirin naguma jiro الله المستعان
@Abdikheytakeyta
@Abdikheytakeyta 2 жыл бұрын
Waxaan hamiya waqti walbo inaan qadar mar un aado.....allow igu kaalmeyy
@cabdixakiimguxud6241
@cabdixakiimguxud6241 2 жыл бұрын
Qaali waaye 100% wax walibo waan ka eaqiisan nahnay Tusaale mooska I xabo waa kun shiling somali ah 1 dollar 25 shilin somali ah waaye 25 cabo moos ah ayaa ku helee Bugaagta 12$ dollar ayaa buugaagta ugu badan Muqdisho ayaan ka hadlas kirooyinkane aad raqiis u yihiin markii qadar loofiiriyo alx
@umuhurayra7377
@umuhurayra7377 2 жыл бұрын
Mansha allah jazakallah khayr warbixin fican ayaad iga siisay inan usoguro ayaan rabay balse waxan rabay inan nurse sobarto kadib aan usoguuro dhanka waxbarashada kasowaran hadii alle ifududeeyo oo aan nurses ka sodhameeyo Waa uso socdaa wada kaa family aan aad ubaladhnayn yarayna 5000$ makufilanaysaa bishii qiyaas ahaan ilaa waxbarshada ciyaalka.
@sadiiqcali1195
@sadiiqcali1195 2 жыл бұрын
Salan sare shilinka kukordho nolosha ciriri sii gasha thanks bro
@axmad_dahir3944
@axmad_dahir3944 2 жыл бұрын
Ilaahay dartii ayaan kuu jecelahay waan ka helaa dhiiri gelitaada dhalini yarada iyo wacyi gelintaada bulshada waxaan ku leeyahay horay usoco
@riwaanrrc7931
@riwaanrrc7931 2 жыл бұрын
Waad mahadsanthy cumar Saxp wax badan ayaad na fahansiisay
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Mashallah wacalaykum wa salaam my dear brother welcome back👏
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 2 жыл бұрын
Barnaamijkaga waan dejistaa oo hadhow markaan shaqada ka rawaxo dhegeystaa qolkayga e maxa uga xidhay xaaji
@fardowsohasan744
@fardowsohasan744 2 жыл бұрын
Wallkey waa ku mahad san tahay muuqalada aa soo gudbiso waa muuqaalo wax tar leh iyo dhiirigalinta aa na dhiiri galiso waxaa kugu xuranay 2018 ilaa hadda wax badan ayaa kaa faaiiday wallkey waa ku mahadsan tahy kun iyo kow jeer waxaa tahay halyey soomaaliyed wallkey alle hagu sharfo waxaa kaa su salaama xamar meesha aa suudubtay sey u qurux badan tahay allow muqdisho ka dhig saan yaa rabbi ma rabo qurbo xamar aa ku dhashay beelna ukuma bixin mana jecli in aa ka baxo
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 жыл бұрын
wll waanku salaamay anigu waxan bilaabay 2019 ilaa hadda waan dhagaystaa , wll waddan keena waxloo dhigaa majiro run ahaantii qurbo meel maaha diintaada meel aad utahay xorr wax kafiicani majiro, anigu waxan joogaa qurbaha, waanan jecelahay inaan hargaysa dago, muqdishana waxa ii jooga saaxiibaday
@caaqilyare6416
@caaqilyare6416 2 жыл бұрын
Raashinku waxey iskumidyihiin aa ladhihii karaa sweden oo wa macquul ilaa xxad lkn guryaha waa waali kiradooda Baarasha wanaagsan Qadar Thnks sxb inbadanan faiday maanta
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 2 жыл бұрын
Jazaakalaahu khayran
@hamse___________jey285
@hamse___________jey285 2 жыл бұрын
Masha. Allah. Allaha. UsiYadu. Pro.
@makuutisleeprain2619
@makuutisleeprain2619 2 жыл бұрын
Waa jaban thy khudaartu
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 жыл бұрын
wll khudaartu waala helikaraaye meeshii loo hoyanaayay baa qaali noqotay
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 жыл бұрын
Masha Allah sxp Allah haku xafido asc
@mursal220
@mursal220 2 жыл бұрын
Magaca Ogaansho bilaash Uma aadan bixin wlhi
@excellentmryaralow6581
@excellentmryaralow6581 2 жыл бұрын
Carab Barako maleh xaqiqdi
@yasmaofficial
@yasmaofficial 2 жыл бұрын
Manshllaah manta wax weyn baan kaa faidey wllky kheyr badan alaha kusìyo
@SANDUUQA_QISOOYINKA
@SANDUUQA_QISOOYINKA 2 жыл бұрын
Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 2 жыл бұрын
Wll anigu waxan ahy qof jooga dalka dibadiisa waxan u baahanahy qof aanu wada shaqaysano. Anigu waxan leeyahy Adders iyi cart bank markaa waxan rabaa qof soomaliya jooga oo aanu wada shaqaysano isna soo duuba videowga ana aan soo dhigo wixii kasoo baxana aanu ku heshiino
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 жыл бұрын
wll hasoo gudbin af laam/ filmaan waayo soomaaalidu uma baahna gaalo iyo dhaqan gaalo , waxan kawado wll ifahan kuuma diidani waxba lkn wax ummada muslimiita anfacaayo soo gudbi plz
@Hoyga-macalin-walaayo
@Hoyga-macalin-walaayo 2 жыл бұрын
@@sakariyeabdi9046 🤣🤣🤣
@faatimaali5492
@faatimaali5492 2 жыл бұрын
@@sakariyeabdi9046 adeer yaa dhacay nin wuxuu udhididay baa rabtaa inaa ciyaarcay ku cuntid
@Captain_Muudey.
@Captain_Muudey. 2 жыл бұрын
Somalia ana ilahy saas ha nogu dhigo i.a
@thaabad____chanel5814
@thaabad____chanel5814 2 жыл бұрын
Wlle inaan kula soo xariiro ayaan rabaa wlle
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
Somalia Ayaa ka sii qanisan Aaway dee Dadkeedii Fahmi Lahaa
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 2 жыл бұрын
Hambalyo walalahen qadar way dadalen ilaahayna dadaal koodi kuma khasaarin ❤✅ Inaga somaliya inta aynu sida uga gajaysa nahay khayraad keena ayaa dunidu ka baxaysa shidalka oo loo gudbiya tamarta cadceda
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 2 жыл бұрын
Mashaa allah brother waa loobaahnaa midaan
@cayuushmaxamed1936
@cayuushmaxamed1936 2 жыл бұрын
Cumaroow saa muuqaladaada u daawanaayey bufis qatara igu dhacay runti allah ziyadiyo
@khaalidyare2919
@khaalidyare2919 2 жыл бұрын
Qadar waxaa aaminsanahey ama aan dhaho waxaa iska cad inaan ka qeyraad bdanahey lkn ayaga fursadooda ayey si fiican uga faaiideysteen markaasey maalin walba daqiiqad walba wadankeenna qasaayaan ayagoo noo wakiishey soomaali afsoomaaliga ku hadla
@hudohassan9259
@hudohassan9259 2 жыл бұрын
Guriyahaa aad u qaali ah🥺
@HEYTHAM66
@HEYTHAM66 2 жыл бұрын
Sanadkaan Inaa imado Rabaa I.a
@SaafiMahad
@SaafiMahad 3 күн бұрын
Matagte hada. Wll😂😂😂😂😂
@Geeskaihin
@Geeskaihin 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Runtii nolosha Qatar 🇶🇦 waa qaali somaalina ma awoodi karaan lactaas 🥰😍✌
@abdirahmanalimohamed437
@abdirahmanalimohamed437 2 жыл бұрын
Allow adaan ka magan galnay in aan imaado qatar qaajo.Sweden tena Allaha noo barakeeyo
@csalaammaxamedweheliye1503
@csalaammaxamedweheliye1503 2 жыл бұрын
noloshayda Kuwait Ka soo hadal Al ustaad Omar inshar
@cabdibaasidyaasiin8353
@cabdibaasidyaasiin8353 2 жыл бұрын
Saaxiibkay cumaroow xagga guryaha marka laga tago, qiimaha maciishada wey naga jabantahay buugtana waanu kala simanahay aad iyo aad
@Kayaanchannal
@Kayaanchannal 2 жыл бұрын
Sacuudiga ayaan kunoolahey dhanka nolosha waa janadii aduunkii alhamdulilaah
@Somabilbooks
@Somabilbooks 2 жыл бұрын
Sxb Meesha aduunka ugu qaalisan anigaa Joogno waa Canada magaalada Vancouver sxb labada Maqsin bakkann waa 2000 Doolar
@xaajisamadoon1219
@xaajisamadoon1219 2 жыл бұрын
Dalalka ugu nolasha jaban nala wadaag aan imanee
@RibixGeneralTradingandtranspor
@RibixGeneralTradingandtranspor 10 ай бұрын
Magaaladaan sxb meeqeelagu soogalaa
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 2 жыл бұрын
Masha allah wa dal happy o an jeclahay inan mar tago lknse cumar dhanka guryaha wa qaali ilaa xad
@cabdiqanifaarax949
@cabdiqanifaarax949 2 жыл бұрын
Hargaisa bugaag somali ah oo aan muhiim badan lahyn waa 10$ halka bugaagta Aad ka Logato waa 15$ .caanaha ankar 17-18 dollar lkin waxaan kayabanhy wadanka qarniga iyo kaygan faqriga ah inaany wax farqi ah udhaxayn
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll Omar. ❤
@haniabella5321
@haniabella5321 2 жыл бұрын
aniga ayaa rabo qadar inaa shaqo iyo wax barasho usoo doonto yaa iga siin karo macluumaad qof walbo fariintayda aqriyo oo wax ka og akhbaar ha iga siiyo thanks 🙏🥰
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 2 жыл бұрын
Ana jooga sistr
@mariaahmed3378
@mariaahmed3378 Жыл бұрын
@@xiiranechanel9856abyo isheg meshan kala soo xariiri lahay
@leylafarah5964
@leylafarah5964 2 жыл бұрын
Asc Cumar, I have a question for you. Is the life hard for Qatar’s people or foreigners.?
@TheReal_Man
@TheReal_Man 2 жыл бұрын
Waa suaal muhiim ah Aniga waxay ila tahay waa mid ku eg ajaanibta kaliya Dadka wadanka u dhashay waa wada qani
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 2 жыл бұрын
Waaba kuu sheegey in ee isku mushaar aheyne waa sidee
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 3 ай бұрын
Mansha allaah wllo ❤❤❤
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Woow hantida drc congo 🇨🇩😍 kaso hadal
@cabdiqanifaarax949
@cabdiqanifaarax949 2 жыл бұрын
Omar inshaar halka kaliya ee aanu kaga wanagsanahy hargaisa ahaan waaa kirada guriga oo leh kala duwanaan hargaisa dhaxdeda guriga 5 qol dayrka leh 2 musqul 2 madbakh iyo gurdroom leh qiimaha caadiga ah waxay udhaxeeyan 250-300 dollar waa normaliga hargaisa lkin waxa jira guryo kuyaala xaafada qaar sida jigjiga yar iyo masalaha in guriga 5 qol +service uuyahay 500$ ilaa 1000$ lkin aad iktiyarka leh Suuqa cuntada 1: kilo baradha 5000 shilling =0.65$ 2:kilo basal ah 8000 shilling =0.9 3 :kilo xabuub ah 8000 = 0.9
@suleemanaxmad4159
@suleemanaxmad4159 2 жыл бұрын
وعليكم سلآم ماشاءالله
@amsediting5768
@amsediting5768 2 жыл бұрын
Waa dadaal oo kaliye iyo sabar badan dadaal yaa naga xiga bas ee an dadaalno
@saraawarsame8338
@saraawarsame8338 2 жыл бұрын
Wacaleekuma salaam ustaad Masha Allah Meshu qaali kasta ha ahaatee Waa wadaan islama oo ufiican owlaada akhlaaq edeb aslub diin dhaqan masha Allah intaas baaban wax loodhigo lahayn ustaad Sida lagu imankaro iyo visaha iyo somali passport in lagu imankaro warbixin kale baan jeclanlahaa inaad noga soosameeso adoo mahadsan Suasha kalaan ilaaway waxa weeye mesha wax xawaalado kama jiraan miyaa oo qofkii aan camal kuhayn mesha wax loogu soodirikaro matalan arday haduuyahay qofku yahay ama hooyo keligeed oocaruur haysata mahadsanid marlabaad waxaan rajaynayaa inaad sualahaas naga caawiso
@cabdikariim1077
@cabdikariim1077 2 жыл бұрын
M.a wan jeclaa mar uun inan waxja ogaado Dalka qatar
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 2 жыл бұрын
Wlhi waa nolo qaali ah khalijka sacuudi aya ugu guryo raqiisan kuweyt guryaheeda sidaas aye qaali u yahiin
@maxamaddaahir7559
@maxamaddaahir7559 2 жыл бұрын
Walal Cumar wad mahadsantahay inooga soo hadal khilaafka Ruushka iyo Ukraine
@abdirahmanmohamedabdim3241
@abdirahmanmohamedabdim3241 Жыл бұрын
qofka jiingad meel magalada kabaxsan kadhistata kwrn isaga xaladiisa ma usuurta gali
@mohamedamin1077
@mohamedamin1077 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay ee waxad sidoo kale barnamij ka so sameysaa waxbarashadeeda iyo heerka ay kaga jirto heerka tayada waxbarashada dalalka aduunka kaga jirto.
@yusufabdirahmanjama8720
@yusufabdirahmanjama8720 2 жыл бұрын
Guryaha ayaa ugu daran inta kale waa iska caadi mudane
@Abdirahmanadan23
@Abdirahmanadan23 2 жыл бұрын
Wlal mhdsanid wax badan baad u ifisay dad ku haminayey qadar
@izmeil.channal7324
@izmeil.channal7324 2 жыл бұрын
Mxa.
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 2 жыл бұрын
Masha Allah Runtii waan Daawadaa Muuqaaladaada Lkn Comments kama Bixiyo Lkn Caawa Muuqaal kan Ayaa isoo Jiitay Reallity gana ka Hadlaya Allaha kuu Daayo Maskaxda iyo Mawhibada wll
@Mohamedahmed-mw9ew
@Mohamedahmed-mw9ew 2 жыл бұрын
Waa qali wlle bugu
@khalidahmed8703
@khalidahmed8703 2 жыл бұрын
Walal kasoo hadal sheeqii ku geeriyooday magaalada kismaayo sh abdinasir xaaji ahmed رحمه الله
@mohamedadan2928
@mohamedadan2928 2 жыл бұрын
Asc bro waxa rabaa mushaarka darawal ka truck laha ee Qadar wa imisa camal adoo mhd san
@xuseenmohamed9227
@xuseenmohamed9227 2 жыл бұрын
Sifiican ayaan kuufahmay
@hustleforeverypenny9792
@hustleforeverypenny9792 2 жыл бұрын
Walaal waankuu baahanahay. Hadaad qof islaam ah tahay. Walaalkaa ayaan ahay. Waxaan si naxariis leh kaaga codsanayaa Subscribeta un inaad igu caawisid... Ilaahay hakaa ajar siiyo adiguna.... Aamiin 🤲🤲
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 2 жыл бұрын
Dee wadan hadhihin waxaad ku jirtan foornadayda roodhida aroorti hadan noolado waan idinka dhex eegaya insha Allah 🤣
RUUSHKA | Nolasha | Xaqaaqiq iyo macluumad kala duwan |
10:07
OGAANSHO
Рет қаралды 226 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 57 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
Qadar | Dal yar oo awood u leh inuu iibsado aduunka oo dhan!
12:32
Waaberi Media
Рет қаралды 107 М.
Safarkaygii ugu horeeyey ee Morocco 🇲🇦 - My first Time to Morocco
12:36
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 151 М.
Waa Sidee Nolosha Habeynka Dooxa | Doha Night Life |
18:45
OGAANSHO
Рет қаралды 65 М.
Wadanka sacuudiga waa dal siddee ah? Waxkabaro
8:06
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 89 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 57 МЛН