Yaa rabbi meesha waxa ku halaagsamy shacab masakiina illahow u gargaar💔😭
@salmaanifaaris1464Күн бұрын
Maxaa loo waayay TV ama KZbinr ama Podcaster wareysta Annaga Production
@AbdisalanHussein-b5i2 күн бұрын
Allah hakaqabta musliminta suriya mujrimkan
@fiidowmrk2 күн бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@yahyecabdi5972 күн бұрын
Soo badi ustaad
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sitti diri dhaba somaligalbed 👍 ♥️ ❤️ 😍
@FudumoCabdiraxmaanКүн бұрын
الله اكبر
@HassanYacin-k3oКүн бұрын
Allahu abkar
@tooahiinegimer81962 күн бұрын
Thanks
@haashimaxmed33402 күн бұрын
Mahadsanid
@NineqasimNinecadde2 күн бұрын
Waad mahad santahay.
@Ahmed-q7p4q2 күн бұрын
Allaha ugargaaro suniga suuriya ee dhulkooda lagu haysto
@axmedcumaraadan11462 күн бұрын
Subxaanallaah meeshu waa meel waawaalatay
@AxmedXasan-yy9fw2 күн бұрын
Suniga. Israaiil. Waa. Walaalo
@Aragsan1922 күн бұрын
Meaning
@Ahmed-q7p4q2 күн бұрын
Maxad kawadaa wll micnaha sheeg
@carafaadcabdiraxman2 күн бұрын
0:10 0:11 0:12 0:13 0:
@khalidoday89432 күн бұрын
Turkidu kama shalayn galida suuriya ee dagaalki turkiga dhaxdiisa uukula dagaalamayay jabhada kurdida ayuu dibada usaaray Daacishna maraykanba watay oo inti udan ahayd oodhanbu ku qabsaday shacabkiina ka barakiciyay Se insha allah imika in shacabki suuriya ay dib uqabsanayaan dalkoogii
@GuuleedGuuleed-bv6jw2 күн бұрын
Soo daa Naasa Meehara
@cabdallanuur48012 күн бұрын
Ustaad maxaa ku helay malmahaan muuqaaladii lagaama haayo miyaad nacday/ ka mashquushay KZbin ka
@SacdiyaAbdullahi-z2g2 күн бұрын
Shiicada maxey suniyiinta ula dagaalamtaa si aysan gaalada ula dagaalamin
@TartankaDadwaynaha2 күн бұрын
Sxb Waxaa kaa codsanaynaa kasoo hadal Meeraha cusub Ee la helay Ee Ka Wanaagsan Dhulka iyo dunida Mida kale xidigaha Naga Fog Meerayaasha kale leh Malagu Noolyahay
@CawilMadaxey2 күн бұрын
Digaalkii suuriya miyaa loobadaley
@Maanshiil12 күн бұрын
Kanaalkayga so booqo walaal😢
@XogMaal-cj8diКүн бұрын
Lipaax ka soo hadal siyaasadda hugaanka cusub ee Somaliland
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg2 күн бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@ayaanlecabdiraxman356810 сағат бұрын
Dagaalka suuriya caadi maha shaw yahuud ayaa wadata lama fahmin dagaalkaasi
Suni waxba masoo kordhinayaa waa in iran ay ku haysaa mesha asad dadkan maraykanka iyo yuhuuda wadatana waa inlaga adkaado saas baa rabaa ani
@FunnyFlicksOfficials2 күн бұрын
Wll Abdi Rashiid Hadii Aan ku weydiyo Su aal Hadii aniga oo tahriibo ah Aan ku dhinto Jidka Aan sii socdo Madama Aan rabay in Aan u shaqeeyo Familyga hooyaday iyo abahay iyo walaalahay wax xujo ah ilaahay maan ka heliyaa hadii ay la kulmo geerida Waxa Aan rajeeniya in aad i soo jawaabidoonto
@noorahmedhirat44042 күн бұрын
@@FunnyFlicksOfficials culimada weydii
2 күн бұрын
Waa mowduuc aad u culus, Si aad jawaab lagu kalsoon yahay u hesho waxaa wanaagsan Culimada in aad waydiiso.
@xasankaafi67162 күн бұрын
mahad sanid
@saylirobleh5698Күн бұрын
Suniga suuriya waxa ku shaqeesanaya waa yahuud maxay u taageeri waayeen walalohooda falastin shiicadaaba garabsiisaye
@kingpower6909Күн бұрын
Daacish iyo kurdiyiintu ma isla dagaalamayaan iyagu
@cookingfood85012 күн бұрын
Horta shiicadu maxay nagu nicbaatay oo yahuuda nooga dhawaysataa in sunni uu hogaamiyo wllhi yahuud bay ka jecel yihiin
@Alaabtaydaiiuruursha2 күн бұрын
Qof kasta Vidiogan 100 like hasaaro wuu uqalmaaye ❤❤❤
@abdiazizabdi462Күн бұрын
SYRIA 🇸🇾 WAXA KASOCDA WAA DAGAAL UDHAXEEYA REER GALBEET VS RUSSIA 🇷🇺. REER GALBEET WAXA AY RABAN IN AY JOOJIYAN GASKA RUSSIA EE EUROPE LAKEENAYAO BEDELKEEDANA WAXAY RABAAN DHUUN GAS IN LASODHEXMARIYO SYRIA 🇸🇾 SI EUROPE AY UGA MARMAAN KAN RUSSIA. RUSSIA IYO SYRIA WAXA AY KADAGAALAMAYAN DIIDMADA MARINKA GASKA.
@AxmedXasan-yy9fw2 күн бұрын
Kkkkkkkl
@mahamedali65162 күн бұрын
Waxaadan waxba ka aqoon ama aanad garanayn dadka ha UGA sheekaynin \. Beenta reer galbeedka ha sii faafinin ee wax Soo ogow Marka hore