No video

Suurad irida Guriga ku Akhri irsaaqada iyo maalka kuu soo Galin cadowgada ku jabi Gaajo ma arkaysid

  Рет қаралды 61,312

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

Suurad irida Guriga ku Akhri irsaaqada iyo maalka kuu soo Galin cadowgada ku jabi Gaajo ma arkaysid

Пікірлер: 174
@samirasiman2503
@samirasiman2503 3 жыл бұрын
Masha Allah suradan awoowgey ayaa igu dhihi jiray gabadheyda ilaafi qureysh wajigaga allaha ka yeelo ducadiisa uu ii duceynayo ayuu ku dari jiray.ane ma fahansanayn wuxuuna ahay ahlu quraan awoowe ilaahow kuu naxariiso maanta Aduunkan wad nagu cidleyse aakhiro Allaha nagu kulmiyo.
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar huno subscribe
@samirasiman2503
@samirasiman2503 3 жыл бұрын
@@Gift606 Haye huuno wan kuu saray cilanka ayad saartaa😍 Masha allah
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Aamiin
@fatoumaabdallah6586
@fatoumaabdallah6586 Жыл бұрын
شَهِدَ اللَّهُ أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا هُوَ وَالْمَلَائِكَةُ وَأُولُو الْعِلْمِ قَائِمًا بِالْقِسْطِ ۚ لَا إِلَٰهَ إِلَّا هُوَ الْعَزِيزُ الْحَكِيمُ سورة القريش 7 jeer
@AnisaChanel-uh1pp
@AnisaChanel-uh1pp 3 жыл бұрын
Masha allah macalin allaha ka abal mariyo wlhi ayadaha nosogudbisid waxbadan ayey nolosheyda kabadaleyn ilahey janadiisa haku wafajiyo🤲🤲🤲
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
DEG DEG FARIIN KU SOCTA HABARTII NABIGEENA CAYDAY SCW KA DAAWO LINKIGAN👉👉👉 kzbin.info/www/bejne/aJPOYmlnl61si7c
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
igu cawi walal qaali subscribe
@zhukrijama7989
@zhukrijama7989 3 жыл бұрын
@@somaliislamicchannel8951 .
@allowsahalamuurahachannel9807
@allowsahalamuurahachannel9807 2 жыл бұрын
اقرا كل خوف الاكل سورة ايلاف
@seinabnur8079
@seinabnur8079 3 жыл бұрын
(شَهِدَ ٱللَّهُ أَنَّهُۥ لَاۤ إِلَـٰهَ إِلَّا هُوَ وَٱلۡمَلَـٰۤىِٕكَةُ وَأُو۟لُوا۟ ٱلۡعِلۡمِ قَاۤىِٕمَۢا بِٱلۡقِسۡطِۚ لَاۤ إِلَـٰهَ إِلَّا هُوَ ٱلۡعَزِیزُ ٱلۡحَكِیمُ) [Surah Aal-E-Imran 18] (بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَـٰنِ ٱلرَّحِیمِ لِإِیلَـٰفِ قُرَیۡشٍ ۝ إِۦلَـٰفِهِمۡ رِحۡلَةَ ٱلشِّتَاۤءِ وَٱلصَّیۡفِ ۝ فَلۡیَعۡبُدُوا۟ رَبَّ هَـٰذَا ٱلۡبَیۡتِ ۝ ٱلَّذِیۤ أَطۡعَمَهُم مِّن جُوعࣲ وَءَامَنَهُم مِّنۡ خَوۡفِۭ) [Surah Quraysh 1 - 4]
@deeqaaden62
@deeqaaden62 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخنا الله يحفظك❤️
@mohammednoorahmed5903
@mohammednoorahmed5903 3 жыл бұрын
Wax soogali
@Haa-s7q
@Haa-s7q 3 жыл бұрын
Waxaan ahay will yaroo youtube soo galiya quraan isoo boqda
@ismaaciilsaleebaan1185
@ismaaciilsaleebaan1185 3 жыл бұрын
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
wsnku sareyaa isar
@aminafarah2318
@aminafarah2318 2 жыл бұрын
Waan ku saaray
@sukhramohamed473
@sukhramohamed473 3 жыл бұрын
Mnsha Allah sheikh alle hku barakeyo wlhi abaalkaga lama gudi karo adun iyo akhiraba garabkaga alle ha galo
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
abayo igu cawi subscribe
@aminafarah2318
@aminafarah2318 2 жыл бұрын
@@Gift606 haye walaalo waan ku saaray
@fatoumaabdallah6586
@fatoumaabdallah6586 Жыл бұрын
Jazakallah khair sheikh
@khadrabotaan9027
@khadrabotaan9027 3 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid sheikh cabdalla faruuq alle hano ka xifdiyo amiin amiin amiin
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
Walaaloyal#aduunka CIsi iyo sharaf Ku noolada akhirona janno Ku noolada walaaloyal kaqaybaata hormarka#channelka#oo#fadlan#subscribe#saara
@maryanhasanhuseenhasaan4155
@maryanhasanhuseenhasaan4155 3 жыл бұрын
Wlhi waaa run
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
wanku sareya isar
@aminafarah2318
@aminafarah2318 2 жыл бұрын
Haye walaalo waan ku saaray
@mullahoftheyear8206
@mullahoftheyear8206 3 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته وبعد السلام ياشيخ fadlan adoo Raali ah fariimahaada soo Raaci insha allaah oo qoraal ah
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
DEG DEG FARIIN KU SOCTA HABARTII NABIGEENA CAYDAY SCW KA DAAWO LINKIGAN👉👉👉 kzbin.info/www/bejne/aJPOYmlnl61si7c
@safiamohamud1222
@safiamohamud1222 3 жыл бұрын
Mansha Allah shukran sheikh ✊
@amalhroble6256
@amalhroble6256 3 жыл бұрын
Jasaakalahu Khayr ALLAH ha ku barakeyo Sheekh badbaado Adi iyo ehelkaa.
@abiyowfaqi4588
@abiyowfaqi4588 Жыл бұрын
Masha allah
@itsnotthathard9
@itsnotthathard9 3 жыл бұрын
Masha Allah
@rukiaabdalla9874
@rukiaabdalla9874 3 жыл бұрын
Masha alah Jazakalah qeer Sheiq alah hakuxafido Amen yarabi
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 3 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah baraka Allah fik shukran llaahay hanaga anfaco suradahan hana nagu badbaadiyo inshallah adigana ilaah ha abaalbamariyo jisaakalahu khayr mahadsanid wabilaahi towfiiq ❤
@allowsahalamuurahachannel9807
@allowsahalamuurahachannel9807 2 жыл бұрын
٧مرات تقرا سورة ايلاف بسور ابكي
@qadardheereoffecial8303
@qadardheereoffecial8303 3 жыл бұрын
Masha allah Jazakallahu kheyr
@kafikahie5942
@kafikahie5942 3 жыл бұрын
Masha Allah barakallah walale
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 3 жыл бұрын
Shekh jazakallah 😍🙏
@hibosaid3066
@hibosaid3066 3 жыл бұрын
Masha allaah 💐♥
@maanomohammed1269
@maanomohammed1269 3 жыл бұрын
Masha allaah
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Maashaa allaah allow ku barakee hooyo
@aaaatali248
@aaaatali248 2 жыл бұрын
سوره لايلاف قريش
@ahmedelmi4271
@ahmedelmi4271 Жыл бұрын
Alhamdoulilah
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 2 жыл бұрын
Masha alah
@xaliimaofficial4165
@xaliimaofficial4165 3 жыл бұрын
MashAllah shiiq BADBAADO Channel 💕🔥
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
DEG DEG FARIIN KU SOCTA HABARTII NABIGEENA CAYDAY SCW KA DAAWO LINKIGAN👉👉👉 kzbin.info/www/bejne/aJPOYmlnl61si7c
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar huuno dubscribe
@minsacdiahmed662
@minsacdiahmed662 3 жыл бұрын
Mashallah sheikh baarakalaah
@rudwanmahamoud3605
@rudwanmahamoud3605 3 жыл бұрын
Mansha allah allah jasakalaahu khayr
@farxiyo0912
@farxiyo0912 3 жыл бұрын
Jazaakalaah qayraa
@zumayoxasan6333
@zumayoxasan6333 3 жыл бұрын
Wcs wrx wbt jazakalahu kher shikhuna
@maxamedbaari1249
@maxamedbaari1249 3 жыл бұрын
M.a yaa shiekh ALLE hakuu naxariisto adiga iyo waalidkaaba
@fatumaabdi8062
@fatumaabdi8062 3 жыл бұрын
Mashallah mashallah aamiin aamiin it is true I believe
@seasesa1365
@seasesa1365 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@hadiyacali2573
@hadiyacali2573 3 жыл бұрын
Mashaallah jazzakallahu kheir
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
subscribe walal subscribe
@quenmaria8176
@quenmaria8176 3 жыл бұрын
Allwo ku barkeye shiqawo
@bisharaabdille204
@bisharaabdille204 3 жыл бұрын
Mashaallah tabarakaallah
@nasradiinabdirizak1068
@nasradiinabdirizak1068 3 жыл бұрын
Maasha Allaah
@ibadofarah7596
@ibadofarah7596 3 жыл бұрын
Mansha Allaah tabaraka Allaah
@qamarqalanjo1993
@qamarqalanjo1993 3 жыл бұрын
M.a jizakaallahu keyr sheikh ❤
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar huno subscribe
@halimoabdi8464
@halimoabdi8464 3 жыл бұрын
Mahadsanid sheeqow markastana isku day inad fasirtid suuradi an noo soo bandhigeysid qeer allaha ku siiyo
@sumayodagan571
@sumayodagan571 3 жыл бұрын
masha'allah wx bdn ayn ku faiday allah ka ajar siyo aamiin yaa rabbi
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
walal subscribe igu cawi
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 3 жыл бұрын
Jasaakumallah khayran illahay ha ka jisaa'isiiyo Aamiin Aamiin Aamiin
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 3 жыл бұрын
Jazaakumu laahu khayran sheekh
@sahramaxamed5211
@sahramaxamed5211 3 жыл бұрын
Mansha Allah baaraka Allah shiikh
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 3 жыл бұрын
M.a shukran ustaad 🙏
@samiiroaxmed9913
@samiiroaxmed9913 3 жыл бұрын
Mansha Allah maxaa illaahay nimco nasiiyey Allah baa madleh
@abdirahmansulub8848
@abdirahmansulub8848 3 жыл бұрын
Haye insha allah igu hale
@abdulkadirnoorahmed8281
@abdulkadirnoorahmed8281 2 жыл бұрын
Allaha ku Barakeeyo walaal. Si kale ayaan rabaa in aan kuula hadlo walaal. Fadlan ku dadaal sidaan u wada hadli lahayn, dhib baa i haysta.
@nadarahmed8617
@nadarahmed8617 3 жыл бұрын
Illaah hakuxafido wll ajarna hakaasiiyo sida aad wnga noogusoogudbiso
@hoygafilimaada3772
@hoygafilimaada3772 3 жыл бұрын
MaahaAllah ajiir allah kaasiiyoo
@ijaabomahamed2284
@ijaabomahamed2284 3 жыл бұрын
Wax badan waanka fa iiday Alle haku barakeyye sheikh♥️
@faarahosman6629
@faarahosman6629 3 жыл бұрын
Asc. Sheikh allah khayr ha ku siiyo janatu fardowsana ha kugu casuumo.
@sheymamaher3968
@sheymamaher3968 3 жыл бұрын
Masha allh😍
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
DEG DEG FARIIN KU SOCTA HABARTII NABIGEENA CAYDAY SCW KA DAAWO LINKIGAN👉👉👉 kzbin.info/www/bejne/aJPOYmlnl61si7c
@sacdiyonuurcabdicabdi3729
@sacdiyonuurcabdicabdi3729 3 жыл бұрын
Jizaakallaahu qeyr walaalkey Allaha ku xafido..
@faaraqnuuri2411
@faaraqnuuri2411 3 жыл бұрын
z
@jibrilmohamed1561
@jibrilmohamed1561 3 жыл бұрын
Sheekh jasa kala khayra
@drsikraanalawi4894
@drsikraanalawi4894 3 жыл бұрын
Wcs masha allah ader axsanta ilahe qer haku siyo owlada bari alla hakaga dhigo Aamiin Aamiin Aamiin ya rabi ♥️♥️♥️
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar huuno subscribe
@habonjama5181
@habonjama5181 3 жыл бұрын
mash allah
@adnakader3619
@adnakader3619 3 жыл бұрын
Masha Allah alle haku xafido shekh
@aminacilmi6650
@aminacilmi6650 3 жыл бұрын
Maasha allaah allaah haku barakeeyo
@ruqiyanoor4187
@ruqiyanoor4187 3 жыл бұрын
Masha Allah wall
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 3 жыл бұрын
Mashaa allaah
@kadijahassanhassan6911
@kadijahassanhassan6911 3 жыл бұрын
Khyr iyo ijaar badan allah kusiyo sificaan ayaan kuguxir,anay wan kafaiday in badan.wallahi
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar huno subscribe
@khaalidhassan4580
@khaalidhassan4580 3 жыл бұрын
Keep going ❤️😘😘
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
DEG DEG FARIIN KU SOCTA HABARTII NABIGEENA CAYDAY SCW KA DAAWO LINKIGAN👉👉👉 kzbin.info/www/bejne/aJPOYmlnl61si7c
@sharmakecawke2451
@sharmakecawke2451 3 жыл бұрын
Masha allh wll alaha ku barkeyo
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
DEG DEG FARIIN KU SOCTA HABARTII NABIGEENA CAYDAY SCW KA DAAWO LINKIGAN👉👉👉 kzbin.info/www/bejne/aJPOYmlnl61si7c
@adangaydhdeeqgaydh91
@adangaydhdeeqgaydh91 3 жыл бұрын
Sh badbaado ale Haku xafido
@yusramaxamad9056
@yusramaxamad9056 3 жыл бұрын
Jasaakumulah qeer shiiq ALLOW miisaankaa kugu buuxi
@degayassin
@degayassin 3 жыл бұрын
Maashalah Sheekh
@allowsahalamuurahachannel9807
@allowsahalamuurahachannel9807 2 жыл бұрын
١٨ سورة العمران تقرا ءاية ١٧ شهد الله انه لا اله ايلاف تاكل اكل
@mawliidelmibadacas8966
@mawliidelmibadacas8966 3 жыл бұрын
Masha allaah sheq ilahay kuxafido aduun iyo akhiroba amiin amiin
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
DEG DEG FARIIN KU SOCTA HABARTII NABIGEENA CAYDAY SCW KA DAAWO LINKIGAN👉👉👉 kzbin.info/www/bejne/aJPOYmlnl61si7c
@mohammedmursal9828
@mohammedmursal9828 3 жыл бұрын
allaha ku xafido sheekhunaaaa
@sumayoabdisalam3404
@sumayoabdisalam3404 3 жыл бұрын
Mnzha allh
@luuulahmed8759
@luuulahmed8759 3 жыл бұрын
Msh allh sheqow
@Jawahir3212
@Jawahir3212 3 жыл бұрын
Asc sheikh jizakallaahu khayr waxaan rabaa inaan kuu soo gudbiyo suaal ku saabsan sural qureshi ee xageen kuugu soo gudbiyaa
@yuusufshekale533
@yuusufshekale533 3 жыл бұрын
Ok
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
DEG DEG FARIIN KU SOCTA HABARTII NABIGEENA CAYDAY SCW KA DAAWO LINKIGAN👉👉👉 kzbin.info/www/bejne/aJPOYmlnl61si7c
@deeqaaden62
@deeqaaden62 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤️👍
@fadumomohamud1510
@fadumomohamud1510 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah ku barakeeyo sheekh
@luqmanyare9543
@luqmanyare9543 3 жыл бұрын
Mansho alah ilahay haku xifdiyo ❤️❤️
@mumtaazmohamad7217
@mumtaazmohamad7217 3 жыл бұрын
Masha Allah danbigaaga iyo ki waalidkaba alleh hadhaafo wll Waxbadan ban ka faiday
@MamaNasrullah
@MamaNasrullah 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarak Allah jzk sheikh
@shaakiraahmeds4728
@shaakiraahmeds4728 3 жыл бұрын
M.a sh badbaado alle haku xifdiyo
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
DEG DEG FARIIN KU SOCTA HABARTII NABIGEENA CAYDAY SCW KA DAAWO LINKIGAN👉👉👉 kzbin.info/www/bejne/aJPOYmlnl61si7c
@idrisshassangafaneh4208
@idrisshassangafaneh4208 3 жыл бұрын
Sheekh badbaado channel sujuuda inta aad lagu jiro afsoomaali ma lagu ducaysan karaa mahadsanid
@anasmohomed6471
@anasmohomed6471 3 жыл бұрын
Haa aniga xitaa su aashan waan ubaahnaa sheeqoow nooga soo jawaab
@adamabdi2917
@adamabdi2917 3 жыл бұрын
@@anasmohomed6471 Rabanaa aatinaa fin dunyaa xasanaha wafil aakhirata xasanata waqinaa cadaaba naar taa ku duceesta wll wax walba oo qeyr aduun iyo aakhira ayee ku jirtaa aniha xataa waan ku duceestaa wll
@rodoahmed9390
@rodoahmed9390 3 жыл бұрын
Salada dexdeeda Afsoomal ma banaano
@hindamohamed470
@hindamohamed470 3 жыл бұрын
masha Alllaaah
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
DEG DEG FARIIN KU SOCTA HABARTII NABIGEENA CAYDAY SCW KA DAAWO LINKIGAN👉👉👉 kzbin.info/www/bejne/aJPOYmlnl61si7c
@Sourceofhopecbo
@Sourceofhopecbo 3 жыл бұрын
Team badbaado channel pls subscribe igu caawiya 1K igaar siyaa alle dartiis ❤❤❤❤❤🙏🏼🙏🏼
@majdihassan647
@majdihassan647 3 жыл бұрын
Jazaaku allah.Shiikhow carruur badan oo dhulkaan GALBEEDKA deggan waxaan ku arkay in uu ku badan yahay AUTISM-ka.midkaas oo xadaynaaya awoodda Jasadka,hadalka,iyo maskaxda.fadlan nala soo tali.
@aishahamza8258
@aishahamza8258 3 жыл бұрын
Keep going wll
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
DEG DEG FARIIN KU SOCTA HABARTII NABIGEENA CAYDAY SCW KA DAAWO LINKIGAN👉👉👉 kzbin.info/www/bejne/aJPOYmlnl61si7c
@mohamedhorseed7690
@mohamedhorseed7690 3 жыл бұрын
*Waaa Qiso Cajiiba Wiilyar oo hooyadii ku dhahay hooyo markaad waynaato Waxaan ku seexinaya guriga dabadiisa sidaad adiguba awoowe useexisay hubaal waad illmaynaysaa sodawo**kzbin.info/www/bejne/Y4qVgWV_bNx8jM0*
@zahramohamed4920
@zahramohamed4920 3 жыл бұрын
Du
@idrisshassangafaneh4208
@idrisshassangafaneh4208 3 жыл бұрын
Marka labaad waxaa jirtay duco ama digri saliga nabiga sujuuda 1000 jeer dhah aad tiri markaa sideen ku garan karaa inaan 1000 kii dhameeyey iyo inoon wax ka tagay micnihii sideen ku tirsan karaya sheekhow
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
DEG DEG FARIIN KU SOCTA HABARTII NABIGEENA CAYDAY SCW KA DAAWO LINKIGAN👉👉👉 kzbin.info/www/bejne/aJPOYmlnl61si7c
@xiiscumar2145
@xiiscumar2145 3 жыл бұрын
❤❤❤🙏🙏🙏🙏
@nuraorganic4257
@nuraorganic4257 3 жыл бұрын
Asc walalayaal dadkayga soomaaliyeed Fadlan subscribe ii saara 👏 waa hooyo soomaaliyeed gabar soomaaliyeed ❤️ mahadsanidiin dhamantiin ❤️ my lovely people ❤️❤️❤️❤️
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar walal subscribe
@nuraorganic4257
@nuraorganic4257 3 жыл бұрын
@@Gift606 wan saray walal qaali
@QueenAMAL347
@QueenAMAL347 3 жыл бұрын
Asc subscribe no.sara allah idin xafide sharudha cusub insha allah sida u buxiyo
@mohamedofficial9583
@mohamedofficial9583 3 жыл бұрын
Wll waan kuu saaray ee anna iisaar fadlan
@aminafarah2318
@aminafarah2318 2 жыл бұрын
Haye walaalo waan ku saaray
@aminafarah2318
@aminafarah2318 2 жыл бұрын
@@mohamedofficial9583 haye walaalo waan ku saaray
@sharmakecawke2451
@sharmakecawke2451 3 жыл бұрын
Asc wll
@sumayoahmedmohamed8171
@sumayoahmedmohamed8171 3 жыл бұрын
Asc
@sumayoahmedmohamed8171
@sumayoahmedmohamed8171 3 жыл бұрын
Masha llh adi iyo xaskagaba wan idin jclhy ilahey dar tis wlh
@fatxiabdalla6773
@fatxiabdalla6773 3 жыл бұрын
Wcs wrx wbr
@alimuse2887
@alimuse2887 3 жыл бұрын
Jasaka.laahu.sheeq.marka.guriga.laga.baxayo.meeqa.jeerbaa.la.akhrisanayaa.suuradan.
@mohamedhorseed7690
@mohamedhorseed7690 3 жыл бұрын
*Muuqaal ku saabsan sidee hadafkayga ugaadha qiso ku saabsan nin dameer ka shaqeen jiray oo noqday madaxwayne hubal waad ka faa,idi donta ku dhufo halkan**kzbin.info/www/bejne/boOnlaeAn852rqs*
@gsvejs4735
@gsvejs4735 3 жыл бұрын
Sheqow inte laga so xirira
@aminabdo3900
@aminabdo3900 3 жыл бұрын
Asc sheikow ma xaddis baa mise qowl?
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
walal subscribe igu cawi
@luuleyxasan2417
@luuleyxasan2417 3 жыл бұрын
Wcs
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 26 МЛН
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,5 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН