Geesi geesi dhalay weeye Sufyaan Taakeeye, Ilaahay ha ka soo daayo wuxuushtan!
@fatimoha10848 ай бұрын
Shuute sida ixtiraamka leh oo dadka u dhagaysanayo ayaan wax loo dhigo jirin
@Bile98798 ай бұрын
Walahi wan kuugu raacsanahay walal midka joogo maxkamada madaniga camal ma ahan
@Osmanali-w5c8 ай бұрын
qof walba in la dhageeysto waa sharciga maxkamada
@AbdiazizzAbbulahi8 ай бұрын
Nin waxbarte maahan shuute because qof an ciidan ahayn in maxkamad ciidan lakeeno maahn Tan xigto sidee qof fikirkiis loo maxkamadena xassan shiq maa lakeeno oo ciidanka somaliyed oo eritrea jooge beenta kashege yiri lagu dilay axum northern part of Ethiopia You cannot jail or harm a person exercising his freedom of speech He is an american citizen so he should be extradited to the US Kan gabadha gubay mise kuwa hada kujiree hotel syl halakeeno hadii kale qabiilka nagadaaya
@muhammedhassan4188 ай бұрын
Meshan masajid ma ahn wuu dhmaaa hayeh
@عبداللطيفمحمدمحمود8 ай бұрын
@@AbdiazizzAbbulahi qabyaalad ku heesay sxb shuute shabab iyo ciidan xakuma
@DJavaALi8 ай бұрын
MaashaAllaah aad baan usoo dhaweenaayaa in laga Khabto umada Somaliyeet Taakeeye iyo kuwalamid ka'ah guul Dawlada Somalia
@alibilaal6 ай бұрын
In aad caqli yarthay waxay ka muuqata profilkda
@shijo20558 ай бұрын
اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@rowdawali94627 ай бұрын
wartakeeya malaxidhay dowladu wa shaqaynaysaa Masha Allah ❤❤❤ qaraxii sobe wlhi ma ilaawo 😢😢😢😢😢
@canbuurguleed88578 ай бұрын
Good job somali goverment manshallah
@xidigahaxogta7 ай бұрын
Somalia government ma dhahday
@Ishowspeeeed228 ай бұрын
I have to say I love this commentary His voice is good 👍🏿 😊🇸🇴
@zakariarashid8397 ай бұрын
This is an educated man. I really loved his analogy and eloquence…
@nihaalbiintuilyaas24428 ай бұрын
Shuute is not easy keep going buufi argigixisada ❤
Ma kala fahmin miyaa shuute waa garsooraha maxkamada ciidama qalabka sida sidaa ukala ogaaw qof askari ah dil gaystay ama fal danbiyadeed lee la horkeena xukumaa waa sida ushaqeeyo @@AbdiazizzAbbulahi
@AbdiazizzAbbulahi8 ай бұрын
@@dailycontent3955 taakeye askari dowlad miyaa mise waa ciidan?
@dailycontent39558 ай бұрын
@@AbdiazizzAbbulahi taajeeya arima lagu haysto waa ujeedaa somhn maxa iska galay Ta kale suaaha meesha soo dhigtay kaaga jawaabay
@AbdiazizzAbbulahi8 ай бұрын
@@dailycontent3955 labada waxa ay iska mid yihin in ay military ehen dowlad na ushaqeynin midna civil court aya lageeye midna martial court aya lageeye cadaalada meshas kujirto Iisheg Mida labaad nin fikirkiisa maxakamad ciidan lagu geeye midkale na daalim gabadh gube xata dowlada kahadlin ila shacab weynaha ukacay Mida sedaxaad taakeye dhib ama fal uu xamar ama somalia guud ahaan kusameye lomaheysto lkn maxkamad ciidan aya lakeene xaq daro godka jilicow looguhaaye mid kale na laga aamuse asaga oo faldambiyeed xamar kudhax sameeye
Marka xaqa oo kuso dadajiyo baraha bulshada kugu so tuuro. Somali government well done 👏👏👏👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MohanadYare-s2m8 ай бұрын
Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah: 1. Qur'aan akhriska badan 2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka 3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo 4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya 5. Indhaha oo la laabo 6. Carrabka oo la xakameeyo 7. Masaajidka oo la cammiro Allah soon iyo salaad hanaga aqbalo aamin🤲🤲waxan kaa codsanaa inad wax iigarato🙏🙏🙏🙏
@abdulsamadi81318 ай бұрын
Nimankaan qalad ayaa lagu heestaa hadal leeskuma xiro somalia ayaa joognaa kuwa barahha bulshada ka caaytama xitaa diinta ku caaya aya dalka sii madaxdee loogu so dhaweya kuwa badan la dhacsan shabaab ayaa jooga dalka maxkamad lama horkenin qaarkood waa madax war wiilasha inta la fasaxo magdhaw halooga qaado dowlada waa hadey dowladnimo jirta
@abdiqanciye59038 ай бұрын
Maxkamadan howl adaga ka socota guul somalia
@husseinaden75608 ай бұрын
Waa shaydaan waynaaday, calanka somaliya ayuu calan shaydaan ku sheegay
Qofkastaba marka uu kusoo fashilmeyna danta gaarka ahna buu usoo hanqal taagaana dalka waa waajib in ninkaas aad loo baadhana walibana mobile kiisa iyo computerkiisa macalaa acounts kiisa baraha bulshada .
@alixsaansom8 ай бұрын
Adiga yaaku baarayo dastuurka somaliya inuu ku qoran yahay qodobo ka soo horjeeda diinta xaniifka ee islaamka ah. Qodobo ayaa lagu haystaa dowlada ee tuuqsiga kunool iyo dhaca umada xoolahooda ee lagu taajiro dastuurk waxa ku qoran qodobo sababikarto in lagu gaaloobo iyo faasiqnimo. Masaxbaa in dal muslim ah lagu xukumo wax gaalo sharci ka dhigteen?
War Daaci mukhtaar wuu ku biiray xisbigan malaga war hayaa😂😂😂
@xamdaabdirahman67828 ай бұрын
😂😂😂😂 mawa ka War hayeee
@dereabdullahi19368 ай бұрын
Hala sooqobto daaci mukhtaar hanala ciqaabo
@AbdiShakur-f1s8 ай бұрын
Waa argagixiso
@M001998 ай бұрын
waa daarood yaa xiri kara 😂😂
@mahdiali49648 ай бұрын
Dadka caqliga badan hala daayo hadii eysan dadka iyo dhibaato u keeneyn
@najahjama25228 ай бұрын
Adoo kaloo caqli ku yahay
@Amir-Muse8 ай бұрын
Sax somalidu qof ka caqli iyo rayo fican ma ogolo kuli tuugo munafiqin qabyaladi dilotey oo xaran ku nool waye
@umisraa63027 ай бұрын
Ha sida takeeye o kale lkn somali hore ugu mah mahday dad ninka ugu ildheer ugu Ayan daran lama rabo ruux wax fahma ama aftahan ah dadkan diinta halkay kaso galan ma garanayo diinta ay sheegtan wa afka un subxanallah
@hasandaahir3098 ай бұрын
maxkamadu waa baadil xukun aan ahayn xukun ka Allah in wax lagu xukumaa waa kufri
@LexlutherVII8 ай бұрын
kk, , waa in la qabtaa qof kasta oo dhaqan khawaarij leh 😂
@maryanruun86708 ай бұрын
Dastuurka qofkiidiido sidaan aya lodhibateyaa😮
@AyaanJama-m4m8 ай бұрын
1991 dad inuu soo layay baaban maqli jiray asgay udaala cuqubo baa haysada
Ilahey badil maku gacan qabanayo xakunka Allah bey diden kitabka bey bar iskaga tuuren wax Allah ukashanayan ma camal sheydanaa
@sultanlife53858 ай бұрын
Moryaan gacan kudhigle ah umad badan horey ulaayey
@shanishamimbeauty1888 ай бұрын
That’s true 😢😢😢😢
@ashcarimedia67337 ай бұрын
Dastuurka waa gaalnimo cad Allah dastuur ayuu no dajiyay waana quranka iyo sunada nibiga scw lakin qabiil iyo dastur ayaan wax ku qeybsaneyna taas Allah ayaa idinkula xisabtamaya wlhi
@fardowsasheikhofficial90277 ай бұрын
Quran iyo suna hadii la sheeko argagixiso aya thy somalida meeshu dhibka ka hysta wa diinta xageeda
@ismailjama94523 ай бұрын
Wariyaashii 1991 uu laayey oo markhaatuyaashoodi joogan maxaa kiisa loogu soo dariwaayey taasa l Ka daran
@dhacdooyinkaqaartube95677 ай бұрын
Taakeeye ma askari baa maxaa maxkamada ciidamada loosoo taagay?
Dadka Qalqal galinayo dowlad nimada waa in ciqaab la marsiyo
@HusseinAbdirahman-l4z8 ай бұрын
Sxp walhi waalaga qaldanyahay
@abdulalahmohamed42278 ай бұрын
SOO LAQSIIYA 3 SANO HORTA. XABSI DHIBKIISA HA ARKO , NIN BARAFASOOR AH MABA HEEGO INUU YAHAY BARAFASOOR .
@alixsaansom8 ай бұрын
Masax baa inay ku qornaato dastuurka somaliya qodobo kasoo horjeedo diintaada islaamka ah oo ay ku bedeshteen dad diinlaawe yaal ah.
@iltiredoualeibrahim8 ай бұрын
La justice a toujours raison
@sadaamcabdikarim13048 ай бұрын
Maka laabatay warkaad dariiqyada lataagneyd
@nuurabdulle18498 ай бұрын
Maxkamada qaboojiya badan halagu xero dadka kuleel badan ka muqdo mahadsanidiin.
@Kazim85288 ай бұрын
Shuute aya yaaban runti😂😂😂😂
@KhaalidNuu8 ай бұрын
Shiikha xuno xasaan la leeyahay hala soo qabto isna
@mohamadmakaraan2378 ай бұрын
Fanbadanida
@MohamedOmar-fu6uu8 ай бұрын
Faan badanaa shiiq xasan xusen waa shiiq cilmileh waxuu ku hadlayo waa xaqiiiq adi Kali Soo qabo eegeey muqdisha 😂😂😂 maskiiiin
@KhaalidNuu8 ай бұрын
@@MohamedOmar-fu6uu hooyadaa siilkeed dhilada ku dhashay was adi iyo siga maalin cadee idin wasaaa nacalaa fikir carbeed wadiin ku taal wixii gar wayn carab soo dirtstay waa la wasaa qori baadkisa madaxa looga garaaca ee car fikirka aaminsnthy meel public ka sheeg anaa aduunka kaa cirib tirayo intan dowlada la gaarin fuck carab fuck islaam.fuck qurunoo dhan xijaabyo waywayn fuck 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡🤜🤜🤜🤜🤜🤜🤜🤜🤜🤜🤜🤜🤜🤜🤜🤜🤜🤜🤜🤜🤜🤜🤜
@XamdiXasan-n3d8 ай бұрын
Sooqabo maxay tahay mari baad mooday shiikhul islaam xafidulaahi
Cali Maxamed Geeddi Salaad Cali Jeele Maxamed dheere ( dhintay) Cabdulaahi yuusuf (dhintay) Gacma dheere (dhintay) Iyo wixii Baarlamaanka joogay oo ogolaaday Ethiopia inay soo gasho waddanka oo ay disho qiyaasti 5000 Soomaali ah Waa in maxkamad la saaraa. Gacan ku dhiiglayaal waaye
@BesciousOfAllah8 ай бұрын
Munaafiqiintu waa isku fikir. Kuwa friend kayeeshey beesha 6 aad iyakoo ka ordaya shareecada.... viva talokunool
@khadarsaalim89038 ай бұрын
Gorme is qarxine😅
@YacqubSaid8 ай бұрын
Hadii run la isu sheegayo. Maxkamadan hala soo taago ragii dalka heerkan gaarsiyay ee hogamiyayasha al shabab iyo qabqablayasha ahaa oo hadana xilalka haya
@zayidaliabdi57368 ай бұрын
kuwaas waa toobadkeeneen lama na soo qaban iyaga is keenay ilahy uun la xisaabtami kara
@XamasNasri8 ай бұрын
Dawladd taakeeyo oon cidna qarxin dambi argagaixsana samayn aan fikir ahayn soo xiratay soo maaha 1: dowladii mansuur lagu abaal mariyay wasiirnimo oo ah ninkii soomali kala dhimay al shabaabna asaasay 2: dowladii mahad salaad u dhiibtay xaruntii sirdoonka isagoo ah nin kiisas argagixiso looga eedeeyay xarunta sirdoonka oo sargaalkii ugu sareeyay xaruntaas uu sheegay inuu hayo files cadaynaya dambigiisa 3: Dawladii maalin walba muqdisho xogag ay saraakiisheeda bixiyeen ay shabaab hotelada muqdisho ku weeraraan . Alla maxaa soomaali been iyo nacasnimo lagu maamulaa 😂😂
waa in la qabtaa qof kasta oo dhaqan khawaarij leh wayo dariiqan waa sida kaliya ee aan uga adkaan karno al-Shabaab
@fahmomohamed59988 ай бұрын
War taakeeye In laqabto waa fiicantahay Ragbadan ayaaa ku soo daba jirey hadana waa quusteeen Afar 4 Xaasle 😂😂😂😂😂e dowladu waxay heysaa shaqo fiican
@liibaanibrahim25078 ай бұрын
Taakeeye waxaa ku xasuustaa wareysigii looga ooysiiyey ee la yeeshay wariye Cabdifitah, hoo is qabooji biyahaan cab😂😂😂
@LexlutherVII8 ай бұрын
waa in la qabtaa qof kasta oo dhaqan khawaarij leh wayo dariiqan waa sida kaliya ee aan uga adkaan karno al-Shabaab
@liibaanibrahim25078 ай бұрын
@@LexlutherVII wey ficantahay In As Hal meel looga soo wada jeesto Khawaarijna wey baabi’i doonaan Alle idinkiis 🙌🇸🇴✊
@NasroAlibato8 ай бұрын
Soo joog làgaa waaye soo jiifso dowladda illaahow barakee
@GaraadWaranle8 ай бұрын
Maxaa meesha keenay in uu afar xaas lahaa , ma iyana danbiyaa mise afarta xaas ayaan jirin oo been abuur bay aheyd ?
@salwaxasan25948 ай бұрын
Ala xurnimada qurux badanaa ninkan xabsiga miyu sidan ugu folxumaaday
@AbdiShakur-f1s8 ай бұрын
😂😂
@GeelJire-s2f8 ай бұрын
Shuute hadii aan arko 😢😢😢😢
@ssalad50128 ай бұрын
Ninkan maxkamad ma lagu saaray ragii lagu eedeeyay inuu ku laayay radio Muqdisho 1991?
@AbdullahiYare-vw7cu8 ай бұрын
Musalsal waye sheekadaan
@FM-vq4dz7 ай бұрын
War horta maxay yihiin shacabkan maxakamada military ga lagu maxakamadaynayaa maxakamad kale ma jirto miyaa? Maxkamada military waxa logu tala galay in lagu maxakamadeeyo qofka ciidanka ka tirsan ee dambiga gala ee see wax jiraan bal ifahansiiya somaaliyay I’m confuse