Sidii Qoone iyo Qoslaaye ay u qorsheeyeen dilkii Kaabax - Intaan ayay ku jirtaa sheekada hororka ah.

  Рет қаралды 176,435

Somali National Television

Somali National Television

Ай бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 191
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r Ай бұрын
Liban Aya inkiraya inu YahaY MasKaxdii Io Hindisi hii Ka DambeYaY Dilikii Allaha Unaxaristee MarXuum Abukar Inta Ila AragtaY Like Haiga Ilawin.✌️
@adoontiialea
@adoontiialea Ай бұрын
10:49
@adoontiialea
@adoontiialea Ай бұрын
11:05 11:07 11:08
@mcbahdoon5073
@mcbahdoon5073 29 күн бұрын
Libaan Bini Adan Uu Dilo Iska Daye bisad Xitaa Musan Dilin Waa Ciyal mama
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 Ай бұрын
Ciqaabkaad masaakiinta mariseen mid ka daran alle idin marsii 😢
@Aishaabdullahi-gj7lf
@Aishaabdullahi-gj7lf Ай бұрын
Aamin 😢😢😢
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Ай бұрын
Marxuum weeye adinkuna naxariis arkimay saan mujrimiin Rabiyaw umada kaqabo shacabka masaakiin taa
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 Ай бұрын
Alla naxariis daranaa illaaheey idin cadaab.waa inaysan ka harin marxuumka kuwa maleegay dilkiisa iyo kuwa fuliyeyba
@Qabiilkeenu.Somali
@Qabiilkeenu.Somali 7 күн бұрын
Qiimaha Somalia hadaa garan laheyn, qabiilkeena Somali noqon lahaa kawaran Jannada Ifka SOMALIA see ahaan laheyn. Waxaa noqon laheyn taajiriin😢😢😢😢😢😢Dhalinyarada la mashquuliyo😢😢😢
@abdirizack4066
@abdirizack4066 Ай бұрын
Sxb wareeysi Qoslaaye rabnaaa
@muxiyadiin426
@muxiyadiin426 Ай бұрын
QOSLAAYE IYO TEAMKIISII ILAAHAY INKAAR HAYDINKU RIDO 😢😢😢
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas Ай бұрын
اللهم آمين ياربي يارب العالمين🤲 Kooxdaas iyo inta la mid ahbo lacnada RABIGAYGA haku rido akhira iyo aduunbo haku ciqaabo balo ALLAHAYGA haku rido o masiibo haku habsato RABIGAYGA awoodiii Insha ALLAH☝️Marxuumkana RABIGAYGA ha u naxriisto🤲💔😓😭
@muxiyadiin426
@muxiyadiin426 Ай бұрын
@@riixaanriimaas dulmigu waa wax aad uxun wllhi😭
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas Ай бұрын
@@muxiyadiin426 aad u weyn RABIGAYGA SUBXAANAHU WA TACAALA wuxuu dhahay dulmiga waan xaaraam ee ha is dulminina somalina 33 is dulooyeen oo is dulminoyiin midba mid ka awooda bdn si qaas ah mid ka qoriga & maamulka haayo dadka kale ee maatada ah ayu ku dhibatayna ani ma aqaano dalkaan iyo dadkiisa meelay u socdaan RABIGAYGA ha na amaansado si qaas ah inta aan dad dhibynin kuwa kalana ciqabtoda aduunka halagu soo dedejiyo akhirana ha u danbayso Insha ALLAH
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 Ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅 Wey kasoo go'dey u fahmey naag ku heysa arkaye car qoslaye hala toogto walahi somali inta badan wey bahalowdey salansare wll
@H.Hassan
@H.Hassan Ай бұрын
ma naagtiii tiri Xasan sheikh gacanteeda ku dilayaa hadii qoslaayo la dilo
@user-md8vg2sq5e
@user-md8vg2sq5e Ай бұрын
Iy❤❤❤❤❤
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Ай бұрын
Views raadis a noqoten wxxan wa dawanay umada benta daya
@hidaelmi4545
@hidaelmi4545 Ай бұрын
Sax wax cusub mahan
@mohamedxaaji8609
@mohamedxaaji8609 Ай бұрын
Hadey run shegan waereysiga qoslaye .maxaa loo qarinaa
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Ай бұрын
@@mohamedxaaji8609 sax waye ha kenan qoslaye o la waresa si dadka u qancaan
@nafisaahmed9190
@nafisaahmed9190 Ай бұрын
@@mohamedxaaji8609sax views raadis waye waraysiga qoslaye sugaye aniga unlike u saaray hhh bilayada beentoda
@user-jv3od9si7k
@user-jv3od9si7k Ай бұрын
Qoone iyo qoslaaye waxaa kamudan dilka liibaan haduu kadanbeeyay qorshaynta
@madaxsareofficial9520
@madaxsareofficial9520 Ай бұрын
Waxaan nacasiinta ah hala wada toogto wajigooda halaga qariyo shacabka Somalida
@Raxm0Cali-kb3bq
@Raxm0Cali-kb3bq Ай бұрын
Scw
@mohamedadowadan325
@mohamedadowadan325 Ай бұрын
morryaantii horaa dhashay kuwaan waana jiilka cusub ee soomaalida
@fadumobarseye6084
@fadumobarseye6084 Ай бұрын
Subxallah Allaha
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q Ай бұрын
Please 🙏🏽 maxamed kaabaxoow nimankaan ha cafiyin walaalkaa in aad u hiilinlahayd buu rajaynaayay 😭😭
@ismailhji
@ismailhji Ай бұрын
Waxaan sugnaaba waa fulinta xukunkii maxkamadda
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw Күн бұрын
😢😢😢😢
@maryammoalem6280
@maryammoalem6280 Ай бұрын
Wax wada cabtoy ah aya cidan noo eh war kuban wijigena halaga hor qariyo ciyow balayada
@user-qh6gi6yk8i
@user-qh6gi6yk8i Ай бұрын
Libaan ka halagudaro toogasha han ladedajiyo dikooda xanadhiinka halatooto 4 toogata waa moorayaan dad badan cuna
@lafaHore
@lafaHore Ай бұрын
SNTV oo ah Tv qaran ismaan laheyn Views raadis awgeed ayaa muuqaal hore aan daawany dib losoo jar jari doonaa😂 war yaa ilaahay yaqaan meeshaan ma midbaa ilmaha caanahooda ka raadsada😂
@zubeyr_abdi
@zubeyr_abdi Ай бұрын
Damjadid 😂
@cawoxasan9272
@cawoxasan9272 Ай бұрын
Wax cusub sugayay😂😂
@weirahnetas2402
@weirahnetas2402 Ай бұрын
Kkkkkk
@Wiil_hoog...
@Wiil_hoog... Ай бұрын
War ila hda wa yabanhy wlhi😂😂😂
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh Ай бұрын
Qaabkanad wx u wadaan mha TV Qaran qaabkiisiye qaabdaradan wxka badela warla,qabaana xiiso male😢
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Ай бұрын
Subxaanallaah allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭😭‼️ somali inkaar baa ku dhacday subxaanallaah ‼️⁉️😭
@mohamedfarah7492
@mohamedfarah7492 Ай бұрын
waxaan aad soo duubteen waan daawanay ee waraaysiga taliye qoslaaye noo soo daa mise xog baa jirta dowlada samaaynaysa oo uu sheegayo
@user-bq4xj3zc3w
@user-bq4xj3zc3w Ай бұрын
NINKA CIDA SHIRQOOSHAY WAA XASAN NiNKA LA IDHAHDO KA DABO WA MAXAMED CADAWE QOONE WAA XIDHIIDHIYE MIDA KALE CIDA DANBIGA LEH WAA QOSLAYE IYO LIBAAN INTA KALE WAA ISKU DANBI FROM SOMALIland 😢😢😢😢😢
@Raxm0Cali-kb3bq
@Raxm0Cali-kb3bq Ай бұрын
Nagadaya war cusub nuukena
@user-zj8sp6rh1j
@user-zj8sp6rh1j Ай бұрын
Toban saac diyaar waayay
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 Ай бұрын
Taleefoonaa loodhiibaa kanleh waxba makala oga sidii ruwaayadii buu meesha ujoogay
@user-ct3jh2iz2k
@user-ct3jh2iz2k Ай бұрын
Sidan waa dhaqan yahuuded subxanalah
@foosabdull3197
@foosabdull3197 24 күн бұрын
subaxanlaah subaxanlaah 😭😭😭😭
@user-re2iv3pz6b
@user-re2iv3pz6b Ай бұрын
maskiinkii silaca aad marsiiseen waa LA Idin marsiinayaa insha allaah ilaaheey idinkiis ikhaab aakhiro iyo mid aduuyo alle ha idin marsiiyo yaa rabbi
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c Ай бұрын
Khasaare
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q Ай бұрын
Sidii muxaadaro ayaan u dhagaystaa mucjisadaan
@DuniaIsmail-of1oe
@DuniaIsmail-of1oe Ай бұрын
Alle heydin cadaabo qoslaye and Qoone xasan
@user-jv3od9si7k
@user-jv3od9si7k Ай бұрын
Waxaa fiican iyagana inta aan la dilin inii bac lugu ceejiyo dhamaantood
@user-ow2qo9ru3o
@user-ow2qo9ru3o Ай бұрын
Ninka waa la silciyay. haloo mariyo cadaalad from hargeysa
@user-jv3od9si7k
@user-jv3od9si7k Ай бұрын
Qamritu haku badbaadiso maanta
@sbofficial3140
@sbofficial3140 22 күн бұрын
Alaah naxariis daranaa xoolo yasan laheen bey dad ku dilayaan
@abdiladiif1745
@abdiladiif1745 Ай бұрын
war waxaan waa waa dadkii dilay marxuum kaabax hala toogto sida ugu dhaqsiyaha badan waaxay reasonka muuqaalkaan !!!!
@abdifitah.
@abdifitah. Ай бұрын
Libaan iyo qoone qoslaye Hala dilo ninkan xasan iyo yasin xabsi cimriga haku furto haloo dhigo wiil maskiin ah oo mustaqbal fcn lahaay ayeey nafta dhaafsiyeen Alle nafta haidin dhaafsiyo waxuushye😢
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er Ай бұрын
Asc wll aawe mujrim qoslaaye maxaa ilmahaan uu qaldey oo keli ah wareysigooda looga Soo cel celiyaa mujrim qoslaaye maxaa loo wareeysan la,yahay ama waxaa laga cabsanaya hadii wareysi laga qaado mujrim qoslaaye wax yaalo badan oo daboolnaa ayuu binaanka keenaa ayaa laisleeyahay miyaa mahadsanidiin
@jiiromaskiin
@jiiromaskiin Ай бұрын
Waxaan daawananayaa dad hadlaaya oo dhiman raba....alla nolasha macaanaa...khaatumo xumada foolxumaa.
@AshrafShop-jn1sv
@AshrafShop-jn1sv 25 күн бұрын
Qoslaaye wareysigiisa rabnaa😊
@abdiahmed5506
@abdiahmed5506 Ай бұрын
Kuligood wey wada dileen
@sahroabdi
@sahroabdi Ай бұрын
Ragan nin dhan nftiisa iyo xoolihiisii baa ku maqan.
@MohamedIbrahin-lp1bl
@MohamedIbrahin-lp1bl Ай бұрын
Qoone iyo qoslaaye xukunkoodu waa kala duwanyahay markaa waaa in lakala duwaa qofkastaa waa fahmayaa cadaymaha qiraalka
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Ай бұрын
Khamriga iyo daroogada ayaa sabab u ah waxaas oo dhan
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Ай бұрын
Naagaa dhalay waxaas wasakhdaa dirty people
@Wiil_hoog...
@Wiil_hoog... Ай бұрын
Hooyadiin wasee views keliya miya rabtiin waxan dhan muqalki hore 1:30 soconayaa ku dawanayee😡😡😡😡😡nacala idin dhaly ina views ku helosiin arintaan malmahana aragteen mrkasa wxa hore ufiirsanay noguso celineysiin
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Ай бұрын
Ciqaab aakharo iyo mid aduun ba Allow idinku rid yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭😭🤲🤲 Amiin yaraball caallamiin subxaanallaah 😭😭‼️
@MaxamedXasab
@MaxamedXasab Ай бұрын
Qoone Caadi Maaha Waa mooryaan weyn 🇸🇴
@juwamahamud9961
@juwamahamud9961 Ай бұрын
Mooryaanimadiisa maxoo kafaaiday mardhow tiirka lageenaa nacaska
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Ай бұрын
Somalia television waxaan waa daawadee see wax u wadiin 😂 🇸🇴☝️
@CiiseHaaji765-zl2yn
@CiiseHaaji765-zl2yn Ай бұрын
Waxy ila tahy qebo badan oo kuwa ka darn in wali jirn wa sida ku fakiray markan hadlkoda dhuuxay kuwn si darn halo ciqobo oo ay kuwa kale ku fakiri dona ka argagaxan
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Ай бұрын
Supxanalha kuwaan waa bahaalo a wadaankah halagah Badbaadiyo alhaa arxaan daraanah
@user-jv3od9si7k
@user-jv3od9si7k Ай бұрын
Lakiin maanta shalayto ayay qabaan
@user-gb9uz4lg2l
@user-gb9uz4lg2l 27 күн бұрын
H 0:12 0:12
@mohamedadowadan325
@mohamedadowadan325 Ай бұрын
dad xaaraan lagu dhalay xaalkooda ahaa
@QARDHAAS
@QARDHAAS Ай бұрын
Wajigood hagubtee hala laayo
@user-qh6gi6yk8i
@user-qh6gi6yk8i Ай бұрын
4 nin haladilo
@hajjali3217
@hajjali3217 Ай бұрын
Ayagodhan wagacangudhiglayan
@hallad598
@hallad598 Ай бұрын
Khamrigu waa hooyada xumaanta (ام الخبائث). Nimankaasi waxaa suurogal ah in ayna dileen wiilka haddayna cabsaneyn. Nimankan kulligood ha loo qisaaso marxuumka.
@abukarabdi9968
@abukarabdi9968 Ай бұрын
Kuwan waaba xoolo
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Ай бұрын
ax ilaahay hawiye qabyalada iyo is jacaylka ha baro wiil la dhashay sidi shisheeye u dileen 😢ax ax
@somaliqueen3346
@somaliqueen3346 Ай бұрын
Kuwan yeeyihin wilka kalana ma isla abgaal baa
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Ай бұрын
@@somaliqueen3346wa abgal iyo habargidir
@Happy-go-l
@Happy-go-l 29 күн бұрын
Hawiyaad ku waalateen waxaa iyo wax ka xun ayaaa ka jiro meelaha aad joogtaaan ee hawiyaha waxiisa banaaka ka uu keenay ee somali wax isma dhaantaaan.😢😢😢
@user-zm9wr6hh8z
@user-zm9wr6hh8z Ай бұрын
INKAAR IDINKUDHADAY MOORYAAN
@somswed.5014
@somswed.5014 Ай бұрын
AAQIRO IYO ADUUN LABADABA WAAD SEEGTEEN BAL 13,000 DOLLAR BAAD XOOG UGA QAADEENE. MAXAAD U DISHEEN WHY MOORYAAN IIMAAN MA LAHA MANA DHARGO ABAALKIIS SUBHAN ALLAH THIS IS HEARTBREAKING
@hajjali3217
@hajjali3217 Ай бұрын
Kuwan halamariyo csdalada
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Ай бұрын
Ka xaab xaabiya hee dilaayoow dilbaa ku danbeeyo xaq uma lahan in ay sii noolaadaan waxaan qamri iyo balaayo intay ka so dhargaan dadka iska laynaayo hala toogto waliba si dhaqsi ah
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg Ай бұрын
War wax umad loo sheegi karo maaha dariis dowladed ayaan xiranahay hadana umadaan kubaadaa suura galmaaha halalaayo
@zakariehassan3881
@zakariehassan3881 Ай бұрын
Film kan waan daawanay maxaad ugu soo cel celineysaan markaa, atleast marxuumka family giisa ixtiraama oo ha xasuusinina
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Ай бұрын
The bank miyaanay cantaarolin lacagaah baxaayo
@nouralihassan2482
@nouralihassan2482 Ай бұрын
markast sas ay ahaan jirtay aaaaaaa
@momomomo2693
@momomomo2693 Ай бұрын
Ha la dhafsiyo mushtamaca, hana la dilo kuwan
@CabdimaaligIsmail-rb3sx
@CabdimaaligIsmail-rb3sx Ай бұрын
War naga daaya waxan wasakhda ah ma la dilo waad noo waraysanaysaa
@kamalyasin5008
@kamalyasin5008 Ай бұрын
4 waa dil
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh Ай бұрын
Markii ay isku dhaceen mahad salaad wkawaanle iyo Xasan culusooe dhiiqo, oo mahad MADAXTOOYADA mahad weeraray aa mahad salaad ku xumeyn HG la soo fashiliyey. Dambiga intaan ka weyn. Dugaag dowlad ma noqdo.
@abdikariimahmed9479
@abdikariimahmed9479 Ай бұрын
Adeer hawiye ninkii dowlad kasugo asagana cirka roob ku og
@ahmedday2025
@ahmedday2025 Ай бұрын
Qoslaaye waraysiigiisa maxaa uhaysataan intaa waxaan daawanay noo soo celinaysaan😂😢
@QANSAXGAMER
@QANSAXGAMER Ай бұрын
Hal xabo mafahmin yaa dil geystay
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 Ай бұрын
Aniba Afka An Ku Wareray Luqadee Waaye Dil May Ka Hadloyan Inay Faraha Tag Tagayan Waa Ujeda Lakiin Luqadan Ma Fahmin
@safamohamed9931
@safamohamed9931 Ай бұрын
@@abdulkadiryousuf7395😂
@user-yf6rz4mz3f
@user-yf6rz4mz3f Ай бұрын
Qoone
@user-vd1lv8bn7v
@user-vd1lv8bn7v Ай бұрын
Horta qoone dil baa lagu xakumay sow maha ?
@hajjali3217
@hajjali3217 Ай бұрын
Watugo iyo abehef
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Qoone waa la igu qasbay kulahaa Waxa kaga fiicnaa taliye qoslaaye inad u xiirtid
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c Ай бұрын
Dhalintii soimaaliyeed saan miyaa u danbaysay😢😢😢😢😢
@Zaara548
@Zaara548 Ай бұрын
Sow wareysigan horay loma so deynin maxa logu so celiyay!????
@hawokiinofficialhilowle2101
@hawokiinofficialhilowle2101 Ай бұрын
Cumrigeey san oga cabsaday Asasenionn ima soo marin tariiqda intan nolaay aan kiis dil maqlayey xitaa gabar yar oo 13 jir ahayd oo rag waaween inta Ay farxumeyen kadibna dileen waa maqlay caasho yar ma iloobin balse tan baan kaga sii naxdin badanaa waayo qorshaha shirqolka sideey u dajiyeen Ayaa naxdin leh iyo arxan darada u dileen wuxu damiir xumaa kuwa caasho yar dilay waan ogeen cadawtinmdeey u dileen waa la qisaasay kuwana hala qisaado
@HanaYuusuf-hb4pz
@HanaYuusuf-hb4pz Ай бұрын
Warkii hore weyee wax cusub idinka sugaynaa qoslaaye mee😅
@mohamedhussein7873
@mohamedhussein7873 Ай бұрын
Bac madaxaa uu galiya isna
@sbofficial3140
@sbofficial3140 22 күн бұрын
Qoone uu dili lahaa.
@qnus6858
@qnus6858 25 күн бұрын
Wa in laduga ceelkaas wacelka mucjisafa
@user-ct3jh2iz2k
@user-ct3jh2iz2k Ай бұрын
cinwaanka waxaa ku qoran sida wax u dileen Qoone ilaa hada ma sheegin yaa ninka dilay iyo inay 2badooduba wada dileen iyo yaa ku horeeyey xabada qofkiiba meeqa xabad buu ku dhuftay hadii kale hanagu soo cel celinina waxaan waan fiirsanay wax cusub noo keena
@MotivationSpeeech
@MotivationSpeeech Ай бұрын
Tv baahan waaye waraa Views dartiis maa Video Usoo celisaan
@user-md8vg2sq5e
@user-md8vg2sq5e Ай бұрын
😭😭😭😭🤬
@mohammetothman518
@mohammetothman518 Ай бұрын
Television-ka qaranka dad ciilan ayuu gacanta u galay Videogaan waan dawany maxaa loo soo cusboonosinayaa!!!!!!!!!!
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd Ай бұрын
Haaa ma aragtay tv qaranka somliya mahan wa tv ciilqabayal abgaal.dameer
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 Ай бұрын
​@@deqawarsame-nd9ydabgaal ka fogow 😎
@sbofficial3140
@sbofficial3140 22 күн бұрын
Qoone uu dili lahaa haduusan amarkiisa raacin
@Ahmedbashi4
@Ahmedbashi4 Ай бұрын
Ragu waba bahalo cadi ah bisinka alle ha idiinka qabto umada
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 20 күн бұрын
Hakaa saarto amarka qoslaaye dhiigyacab mujrim ah umada Rabi hainika qabto
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x Ай бұрын
Kuwaan waa kuwa umada dhameeyey halawaydiiyo tirada ay cuneen ee dadkii ladilay ama lawaayey intay le'egtahay
@ahmedismailbulbul9991
@ahmedismailbulbul9991 Ай бұрын
Baalayo idinku dhacday filim Hindi ayay matalaayeen
@user-qh6gi6yk8i
@user-qh6gi6yk8i Ай бұрын
Liinaka iyo xasanas ku dilaka
@winterdaycanab6302
@winterdaycanab6302 Ай бұрын
walaahi hadaa maxamada xukumilaah walaahi afartaba waa tooganlahaa walaahi maxamada waa unaxariisatay afartaba waan tooganlahaa saleemaankaan reer badiyaha qurunkaah yeeyda aamiodo war habargidir ilbaxdeeda waasacad sacadoow reerbaadiyaashan idinka wadanka keeneen dadka kaqabta
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y Ай бұрын
DAALINKAAS UMADA DHAMEEYEY HADAAN LA DILIN WAXAA CADAANAYA INAAN DAWLAD DREXEL MUQDISHO KA JIRIN
@Hawenay
@Hawenay Ай бұрын
Qaybtii say udilen soo daayay
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y Ай бұрын
NIMANKAAS WAA MOORYAAN HALMID OO NAXARIIS AMA CAQLI LAHINA KUMA JIRO WAANA IN LATOOGTAA DHAMAANTOOD WAANA ISKU DENBI
@sbofficial3140
@sbofficial3140 22 күн бұрын
Cajuub iyo yaab waa nin cuqabo qab.
@grandtvchanel3489
@grandtvchanel3489 Ай бұрын
Maxaad noogu so celiseen wareysigaan xanuunka badan
The World's Fastest Cleaners
00:35
MrBeast
Рет қаралды 163 МЛН
How To Choose Ramen Date Night 🍜
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 59 МЛН
小路飞姐姐居然让路飞小路飞都消失了#海贼王  #路飞
00:47
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 89 МЛН
XULKA JIGJIGA IYO XUJOOYINKA HADYADAHA  CIIDDA | FULL SHOW 2022
1:31:03
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 119 М.
Maxkamadaynta Shabakad turufo iyo dhac ugaysan jirtay dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
25:49
Maxkamadda Ciidamada & Guddoomiye ku xigeenkii Hodan ee Argagixisanimada lagu eedeeyay
12:25
MAXAY QUBARADU KA YIRAAHDEEN BURBURKA DIYAARADII MADAXWEYNAHA IIRAAN?
30:01