Taariikh nololeedkii Sheekh Axmed Deedat Ilaahay ha u naxariistee. [Sh Abdulaziz Oogle]

  Рет қаралды 207,784

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

7 жыл бұрын

HALKAN KA AKHRISO TAARIIKHDA AXMED DEEDAT gaaldiid.com/Xogta/taariik-nol...
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 / abdulazizoogle
💥 / gaaldiiid
💥 gaaldiid.com/
💥 / hishaami
Taariikh nololeedkii Sheekh Axmed Deedaat oo ahaa ninkii dunida heer sare ka gaadhay, wuxuu dhashay sanadkii 1918 kii, isagoo 9 jir ahna wuxuu usoo guuray wadanka Koonfur Afrika. Halkaas ayuu waxbarasho ka bilaabay hase ahaatee kolkuu marayey fasalka Lixaad ayuu dugsiga ka baxay maadaama uu awoodi kari waayey inuu bixiyo fiiga Iskuulka. Masiixiyiinta faafiya diinta Kiristaanka ayaa weerar kusoo qaaday Deedat, waxayna ku kalliftay inuu bilaabo inuu naftiisa waxbaro. Ugu danbayn wuxuu helay Kitaabka la dhaho Izhaarul Xaq oo uu qoray Caalim muslim ahaa oo u dhashay dalka Hindiya. Mudo 40 sanadood ayuu waday faafinta Islaamka isagoo adeegsanaya kutubada Quraanka, kutubta diimaha kale. Dabadeedna wuxuu cariyey culumada ugu sarreysa diinta Masiixiyada isagoo dood diimeed la galay Jimmy Swagart iyo Anis Shourush, Pastor Satanley, Pr Floid iyo qaar kale oo badan. Guud ahaan doodahaas wuu kuwada guulaystay isagoo dadka tusay waynida Islaamka. Dad badan oo dhalinyaro ah ayaa ku dhiirada inay wax ka bartaan diimaha kale isaga awgii, sidoo kale dad badan ayuu soo islaamiyey. Waxa kamid ah dadkii uu wax baray ee dunida heer ka gaadhay, dr zakir naik. Halkan ka akhriso Taariikhda Axmed Deedaat: gaaldiid.com/Xogta/taariik-nol...

Пікірлер: 381
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 5 жыл бұрын
Wlhi waan jecla sheekh axmed diidaat ilaahow janada nagu kulmi yaa allah 😢
@abdibasit2641
@abdibasit2641 4 жыл бұрын
Amiin
@xaawolaki9273
@xaawolaki9273 4 жыл бұрын
Maashaa allaah , allaah ha u naxariisto sheekh ahmed deetah.
@user-jj5wm5xe8w
@user-jj5wm5xe8w 7 жыл бұрын
ALAAHU AKBAR ILAAHOW NAGU DIL WADADDA SAXDA AH EE ISLAAMKA
@naftauroon2169
@naftauroon2169 7 жыл бұрын
mansha Allah illah hakaa abaal mariyo markasta qeerka aad noso gudbiso sheekh Ahmed Deebat illah ha unaxariisto janatu fardow na hagaliyo aamiin
@ayandhalad6049
@ayandhalad6049 7 жыл бұрын
Allaha u naxariisto sheekh axmed deedat rabiyow raxmanow jano fardowso kawarabi amiiin amiin yaa rabi
@sahrasuge4788
@sahrasuge4788 4 жыл бұрын
Amiin amiiin amiin yaa rabii
@yaxyehajinur996
@yaxyehajinur996 3 жыл бұрын
Limp L one L London pm L Pm L loop IP
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 7 жыл бұрын
I like wlhi jasakalaahu khayr akhii walhi wadno FAA,iidaysay xata faaiido waxanka helay aan isku difaaci karo hadii Su,aalo diinta islamka layga waydiiyo maasha allah
@abdirahmanmohamed1346
@abdirahmanmohamed1346 7 жыл бұрын
mashaa allah jazaakallahu khyr sheekh ilaahay ha unaxariisto sheekh Axmed deedat janatul fardowsa ha ka waraabiyo
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 7 жыл бұрын
illaahey ha naxariisto Axmed Deedat iyo inta muslimiin ah oo dhimatey. Amiin.
@Daadap
@Daadap 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto halyeey ayu ahaa Sheikh Axmed Deedat
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 7 жыл бұрын
Allaha ha u naxariisto sh Ahmed deedat iyo dhaman umada muslimiinta ah odhanba ee dhintay
@huseinabdirahman5747
@huseinabdirahman5747 7 жыл бұрын
Mashallah jazakalaahu qiar sheikh Allah haa uu naxariisto sheikh ahmad deedet amiin janatul fardosa allah kawaraabiyo amiin
@huseinabdirahman5747
@huseinabdirahman5747 7 жыл бұрын
Wlh malinkaad tiiri asagana waan kawarami doona qisadiisa waan kahalay alx allah shukran alfa mara yaa sheikhana gaaldiidow
@sharmaarkecabdi9900
@sharmaarkecabdi9900 7 жыл бұрын
Manish Allah alle ha u naxariisto Aamiin yaa rabi
@aamirzaki7234
@aamirzaki7234 7 жыл бұрын
masha alaah sheq Axmed deedad ilaah ha u naxriista janada ilaah haka waraabiyo
@calaseeycuuqle493
@calaseeycuuqle493 6 жыл бұрын
B
@amalinaamalina9067
@amalinaamalina9067 7 жыл бұрын
Mansha alaah Jasaka alaah sh Abdulaziz Alla ha naxariisto naxariis waasica Halyaygii muslimnta sheekh Ahmed Deedat
@studioYoussouf253
@studioYoussouf253 6 жыл бұрын
#Amalina_Amalina, Amin y'a rabi
@nimcakoscambe
@nimcakoscambe 7 жыл бұрын
all u naxristo marwalb waan dawad isbarbrka dhiig diinta waan jecelhy sheek ahmed deedat allh raximhu
@baashaalkaxamar
@baashaalkaxamar 4 жыл бұрын
Sadexsano kadib qofkii firsanaayo liketa i saaar 2/5/2020 soon 9 maalin sabti ah love you alle dartiis
@mushmushidiris1736
@mushmushidiris1736 4 жыл бұрын
Ilahow ku naxariiso aabe Ahmed deedat🙏
@bintyuu2576
@bintyuu2576 7 жыл бұрын
Ilaah hau naxariisto sheekha masha allah ramadaan kariim ayaan idin leyahay 2017
@caqilnasri3424
@caqilnasri3424 7 жыл бұрын
allaha unaxariisto yaa rabii
@umudardaasamraa347
@umudardaasamraa347 7 жыл бұрын
Mashaa alaah jazaakalaahu khayr waad noo faidaysay walal
@suadisse6067
@suadisse6067 7 жыл бұрын
rabi jano fardawsa hawgu nimceeyo sheekhas qiimaha badna dhaxal gal buu inoga tegay rabi kuwo ku intifaaca haynaga yeelo
@jimcaleyare8542
@jimcaleyare8542 7 жыл бұрын
masha alah qabrigiisa alaha unuuriyo juhdigaas dhmnteena was nowada yaalaa
@amiirabdalla1035
@amiirabdalla1035 7 жыл бұрын
Allah how naxaristo Sheekha adiga Juhdiga aad gelisay jazakallah Wll
@user-jm8nu2nz7d
@user-jm8nu2nz7d 6 жыл бұрын
Alle haunaxriisto shiek ahmed wuxuu noqday nin muslimiinta kufaanaan ayuu ahaa naxriista alle hakawaraabsho
@zakariyajamal1849
@zakariyajamal1849 4 жыл бұрын
Allah u nahristo sheikh Ahmed deedat Ameen
@mandeeqxasan1188
@mandeeqxasan1188 7 жыл бұрын
Aamiin Aamiin ilahay ha u naxaristo
@boqoradagalgaduud7564
@boqoradagalgaduud7564 7 жыл бұрын
illahey ha u naxariisto shikh axmed diidaad
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 7 жыл бұрын
Allah Ha unaxariisto Sheikh Ahmed Deedat
@ahmedelmi9225
@ahmedelmi9225 7 жыл бұрын
Amalito funnyvlogs ac
@gulleddhiisha7269
@gulleddhiisha7269 7 жыл бұрын
Amin Allah unarxariisto Ahmed deedat
@mohamedabdizalam2554
@mohamedabdizalam2554 6 жыл бұрын
Aamiin
@osmanosman1115
@osmanosman1115 5 жыл бұрын
amiin
@husseinhuffane7169
@husseinhuffane7169 4 жыл бұрын
Illahy walal hakaa cabal mariyo insha allah doodihiisina noosoturjum
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 7 жыл бұрын
Jazakallah khayr. illaahey ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo. hooyadey baan u shidaa KZbin hadda. maadaama aad u fududeysey, illaahey ha ku fududeeyo waxad jeceshahay. ku fasirida luqadeena.
@zakariamuuse8179
@zakariamuuse8179 7 жыл бұрын
allahay Ha unaxariisto Amin Amiin
@adoontiaallefadumoaadenisl4256
@adoontiaallefadumoaadenisl4256 7 жыл бұрын
maansha aallaah tabarkaallaah IILLAAHAYOW kuu xafid wllky islaamka
@deqogacal3661
@deqogacal3661 4 жыл бұрын
Ilaahey haunaxariito
@hamdihassan2483
@hamdihassan2483 7 жыл бұрын
alahu akbar alle hau naxariisto shekh yasha musliminta o dhan iyo inta so gudbiyo qeyrka wlk abl weyn bn kaga heyna mahadsanid
@boqoradagalgaduud7564
@boqoradagalgaduud7564 7 жыл бұрын
mashallah jazaakallaahu kheyr shikh illahey ha ku xifdiyo
@Abka-Media
@Abka-Media 4 жыл бұрын
Allah u naxariisto
@sahalcali4196
@sahalcali4196 7 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo waxa uu ahaa halgamaa xaga diihta ah oo cajiiba
@munaabdi2168
@munaabdi2168 7 жыл бұрын
Alle ha u. Naxristo amiin
@umumaida5085
@umumaida5085 7 жыл бұрын
Masha Allah jazakallahu kheyr sheikh illahayow unaxariiso sheikh axmed deedat illahey janatul firdows kawarabiyo
@yahyeibrahimchannel4896
@yahyeibrahimchannel4896 7 жыл бұрын
allaha unaxariisto sheekha iyo umada islaamka ee dhintay
@Leyla.abdirahman114
@Leyla.abdirahman114 3 жыл бұрын
Jazakallaahu kheyr allah u naxariisto
@hibodayib9507
@hibodayib9507 7 жыл бұрын
Maasha allah Raxiimahullah Sh Ahmed deedat
@dahir4389
@dahir4389 7 жыл бұрын
alaha u naxariiTo sheekh axmed diidad jasKalaahu khayr shek
@hamzeahmed8076
@hamzeahmed8076 5 жыл бұрын
Allah ha unaharisto sheehk ahmed diidet
@abdibasit2641
@abdibasit2641 4 жыл бұрын
Axmed deedaat anniga iyo saga alle jannada hanna isku kaaya tuso amiin amiin amiin
@sahrasuge4788
@sahrasuge4788 4 жыл бұрын
Allah haa u naxariisto amiin amiiin amiin yaa rabii
@abdirahmanabdillahi4658
@abdirahmanabdillahi4658 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto sheikh Ahmed illaahay dadalkiisi dineen misanka xasana ha u saro Amin
@samadiininabacaadimahan1580
@samadiininabacaadimahan1580 7 жыл бұрын
ilaah ha unaxariisto janatul fardooso
@destinybcloudfan4623
@destinybcloudfan4623 7 жыл бұрын
Allah' I naxariisto Shiikh deedet
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 жыл бұрын
ALLAAH ha unaxaristo sheikh Ahmed deedat
@deqaahmed4308
@deqaahmed4308 6 жыл бұрын
Ilahay ha unaxriisto aamin
@calicabqaricalicabqari8242
@calicabqaricalicabqari8242 7 жыл бұрын
ÉBE HAKAAWAALMARYO SHEYKHUNAA AL AB AHMED DEEDAT
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 4 жыл бұрын
Allah u naxariisto Ahmed deedat janatul firdowsa hooygiisa Allah ka dhigo
@hasandiriyeabdifarah6379
@hasandiriyeabdifarah6379 4 жыл бұрын
Allah yaa Rahim yaa Rahman irham Sheikh Deedaan .
@caqilnasri3424
@caqilnasri3424 7 жыл бұрын
aadbaa umahadsan tahay wll inosoo gudbi qudbadiisa jazakalah
@ibraahimbaw9921
@ibraahimbaw9921 7 жыл бұрын
aac ilahey dartisa ayan ku jeclahay....waxan ka cod saneena ina noo so turjimto sheikh ahmed deeda doodahiisa wa iga codsi ee no tix gali ilahey kheyr haku siiye...wa ku mahad santahay shaqada aad u heeso dadkada
@khadijahali252
@khadijahali252 7 жыл бұрын
I
@eng.yaayaabdullahiaxmedal-9173
@eng.yaayaabdullahiaxmedal-9173 7 жыл бұрын
Ibraahim Baw zxb..way turjaman yihiin isaga iyo dr..zakir naik raaadi...waaad helin
@fatimarage2432
@fatimarage2432 7 жыл бұрын
masha Allaha Allah unaxariisto sheikh Ahmed deedat
@jookar007zacky3
@jookar007zacky3 6 жыл бұрын
Youtuba ayad ka heli kartaa walal sheikh ahmed
@bazhiirahmed8259
@bazhiirahmed8259 5 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto axmed deedat
@duniyacadey8368
@duniyacadey8368 7 жыл бұрын
ilahow u naxariiso
@user-zc7pe1si1e
@user-zc7pe1si1e 7 ай бұрын
Sh axmed diidaat ilahay ha u naxariisto
@ashwaaqmohamed8463
@ashwaaqmohamed8463 7 жыл бұрын
allahaa uu naxariisto mansha allah
@weezy1o941
@weezy1o941 7 жыл бұрын
mashalah allaha ku barakeeyo wll
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 7 жыл бұрын
aqii aad bad u mahadsnthy wxd noso diyarisa taariikhda dr.zaakir
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 7 жыл бұрын
Aameen
@cashojimacle8713
@cashojimacle8713 4 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxariisto janatul fardows ilaahey ha siiyo maansha alaah waa sheeq cilmi siiyey eebe ma noosoo turjimi kartiin doodaha Muslim iyo kuwa kale
@himolucky9462
@himolucky9462 7 жыл бұрын
mahadsanid walaalkay fadlan taariikhda zakir noosoo diyaari
@kaysaro7772
@kaysaro7772 7 жыл бұрын
msha alllah jazakalllahkhyr wlll. .. sheekhana alle how naxariisto qabriga alle khyr haka siiyo
@nimcoomar8369
@nimcoomar8369 7 жыл бұрын
iilahay.haunaxaristo.shakha.axmed.janad.alah.ka.warabiyo.farinta.uu.nogatagay.allaha.nagaransiyo.
@hafsahassan6627
@hafsahassan6627 7 жыл бұрын
Ilahay ha u naxaristo
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 7 жыл бұрын
Mansha Allaah
@naajaxofficialchannel125
@naajaxofficialchannel125 5 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto oo ha ka abaal mariyo dhamaan camaladii wanaagsanaa ee uu sameeyay hana u dhaafo wixii gef ah ee ka dhacay inshaa allaah.
@mukhtarhanshi8808
@mukhtarhanshi8808 5 жыл бұрын
Allaha naxariistii najjo haka waraabiyo halyey umda islmaanka ka bxay sheekh Ahmed deedat
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 7 жыл бұрын
Jazakallah wllka noo turjumay
@msemaxad6777
@msemaxad6777 7 жыл бұрын
wcs jazakallaahu khayr
@ahmedcasaan3040
@ahmedcasaan3040 7 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto
@farhanaskar3462
@farhanaskar3462 7 жыл бұрын
Masha.allah raxima huallaah
@hafsahaji8522
@hafsahaji8522 7 жыл бұрын
allahuma ameen
@hodanibrahim8595
@hodanibrahim8595 7 жыл бұрын
masha allah
@saed507
@saed507 7 жыл бұрын
Allah ha u Naxaristo
@siyaasideeqcabdilaahi6206
@siyaasideeqcabdilaahi6206 4 жыл бұрын
Masha allh illahay janada ha geeyo isaga iyo dhamaan islaamka oo dhan waa in sidisii wada noqonaaa
@AKTVSHORTVIDEOS
@AKTVSHORTVIDEOS 7 жыл бұрын
mashaaa allah wll khayrka sidaas uso gudbi
@kaltunali1818
@kaltunali1818 7 жыл бұрын
mahadsanid sidaad nooga aqbashay inàd no soo turjunto ilahay how naxaristo ahmed deedat waxaad noo soo turjunta dr dakir naik
@fardusmaxamed8441
@fardusmaxamed8441 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto firdawsul aclaa l Allah ha ku casuumo
@sadaqxasan7496
@sadaqxasan7496 4 жыл бұрын
Allow Naxriistaada Janno siiii sha. Ahmed diidaat Raximuhullh tacaalaaa
@onegoalheess00malionly40
@onegoalheess00malionly40 6 жыл бұрын
Masha alha sheikh Axmed dadaalkiisa wuxu ahaa mid diin ku salaysan alhu akbar allow janadii fardowso gali adne ajar alle hagaa siiyo sheikh abdi aziz gaaldiid
@hafsahaji8522
@hafsahaji8522 7 жыл бұрын
masha allah sheikh jazakallahu qeir
@abdulahigaraad4224
@abdulahigaraad4224 7 жыл бұрын
Ma sha allaah
@bilanibrahim5653
@bilanibrahim5653 6 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto sh. Ahmed deedat
@xaamaabuukar935
@xaamaabuukar935 4 жыл бұрын
Allah ya raxma
@FtnAbdi
@FtnAbdi 4 жыл бұрын
Amiiin yaarabi allah unaxariisto
@user-oj2po3eq4d
@user-oj2po3eq4d 4 жыл бұрын
اللهم ارحمه اللهم اغفر له شيخ احمد ديدات ،،
@amatallahbintosman2346
@amatallahbintosman2346 7 жыл бұрын
Allahu Akbar waa taariikh cajiib ah, Alle hakaa abaal mariyo khayrka aad noo soo gudbisay CODSI walaaloow adoo mahadsan noo soo gudbi taariikhdii dadkii diinta usoo halgamay saan unoqo dad fir fircoon aniga ahaan waxaa kaa codsanayaa taariikhdii CUMAR BINU KHIDHAB N jazakallahu khayr laftaadu waxaa tahay halgamaa Alle haku barakeeyo walaal
@khadijahali252
@khadijahali252 7 жыл бұрын
Amatallah Bint Osman
@mohamedabdizalam2554
@mohamedabdizalam2554 6 жыл бұрын
Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar
@jombaali3300
@jombaali3300 6 жыл бұрын
Jasakallaah khayr wll
@zaamomar7714
@zaamomar7714 6 жыл бұрын
Naxariistii jano Allah kawaraabiyo Axmed deedat
@ashahussein8996
@ashahussein8996 7 жыл бұрын
walahi shekhaan ilaaah dartisa ujeclahay
@deqaacadey8159
@deqaacadey8159 7 жыл бұрын
Masha Allah sheikh allah ku barkeyo asgan allah unaxriisto sheikh Ahmed deedat
@muraadabubakar7809
@muraadabubakar7809 3 жыл бұрын
Alle ha u naxriisto sheq deedat
@umalkheyrabdillahi2630
@umalkheyrabdillahi2630 5 жыл бұрын
allah ha unaxariisto sheikh Ahmed deedat allah ha kaa jisaayad siiyo
@kadijaali3597
@kadijaali3597 6 жыл бұрын
Allaah u naxariista
@cabdicasiiscumarqasin1693
@cabdicasiiscumarqasin1693 4 жыл бұрын
Allaah ha u naxriista sheikh axmed didaath
@farhbid7406
@farhbid7406 5 жыл бұрын
Maansha,allah
@sammoo1128
@sammoo1128 7 жыл бұрын
Jazakillah kheyra jazaa wlal abdiaziiz
@abdifataahabdi6913
@abdifataahabdi6913 4 жыл бұрын
Alle ha ku naxariisto aamiin aamiin aamiin
@dr.abdicadechina4785
@dr.abdicadechina4785 7 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@sacdaliban3421
@sacdaliban3421 3 жыл бұрын
Allahayow uu naxariiso sheekh ahmed deetad
@user-cf6cr4un6r
@user-cf6cr4un6r 6 жыл бұрын
Alla haw naxariisto sh Ahmed deedat geeesi ama halyeey u islamku xusi doono buu ahaaye
@sadaamsiciid4748
@sadaamsiciid4748 4 жыл бұрын
Allow unaxariiso aammiinn
@rukiamohamed8141
@rukiamohamed8141 7 жыл бұрын
ilaahay ha unaxariisto gaasigii islaamka
@mtncolow3817
@mtncolow3817 6 жыл бұрын
Amiin
@abdiAGM
@abdiAGM 6 жыл бұрын
Mtn Colow L
@ladanxussein8566
@ladanxussein8566 6 жыл бұрын
Rukia Mohamed aamiin
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 43 МЛН
QISADII NABII ADAM CS 1 AAD II SHEEKH XASAN IBRAAHIM CIISE
35:46
Kumu ahaa saxaabiga kaliye kacbada dhaxdeeda ku dhashay---
17:07
nasir haroun
Рет қаралды 1,3 М.
Taariikh nololeedkii Saynab bintu Jaxshi (Haweenkii Nabiga )
33:14
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 83 М.
Daawo Mucjisdii la tusay Sixiroolihii Toobada Keenay [Abdulaziz Oogle]
27:48
Jiritaanka Rabi (Diinta Iyo Cilmiga) || Sh A.Bashir.
1:18:36
Horizon
Рет қаралды 15 М.