Taariikhda Gobolka Banaadir iyo magaalada Xamar

  Рет қаралды 15,023

Xogmaal Media

Xogmaal Media

4 жыл бұрын

Taariikhda Gobolka Banaadir iyo magaalada Xamar

Пікірлер: 97
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 4 жыл бұрын
Ninkaan waa runtiis waa nin wax og Mataan Cabdule.
@zakariyemudey9323
@zakariyemudey9323 4 жыл бұрын
Illh ayaa ayadiisa ku sheegay in madaxnimada eey tahay mid leesku wareejin doono, ycnii marba qolo xilalka loo gcn gelin doono, #WacdaanCismaan iyo #MataanCbdulle aan iska dulqaadano waqtigeena wuu ino imaan doonaa oo wlhi eh xilka waa meerto🙏🙏
@bakar.colow99
@bakar.colow99 4 жыл бұрын
🖐️ 🖐️ 🖐️ 🖐️ Sax bro
@iskufilan1223
@iskufilan1223 4 жыл бұрын
😍🇸🇴😍🇸🇴Wcs wr wb masha Allah tabarakallah allaha ku dhowro awoowe🇸🇴😍😍🇸🇴😍🇸🇴😍🇸🇴😍🇸🇴😍
@seidabdi751
@seidabdi751 Жыл бұрын
VIVA XAMAR VIVA BANAADIR
@ayannur9480
@ayannur9480 3 жыл бұрын
Mashaallah well said adeerow
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 4 жыл бұрын
Alhuakbar...this guy is telling the truth may Allah grant him good fr the truth. Banadiri reer xamar ayaa loogu yimid, it is curse from Allah that Somalia is not getting peace because of injustice..
@nashrashid8465
@nashrashid8465 4 жыл бұрын
Correct real talk
@lulalinur959
@lulalinur959 3 жыл бұрын
Reer xamar dukumeentiga ma haystaane magaalad waa la soo dejiyay ee ayaga ma lahan dadka cadcad doon ayeey ku yimaadeen
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 2 жыл бұрын
@@lulalinur959 fadhi ku dirir talk..lool
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 4 жыл бұрын
Adeerkaan Abgaal uu kala qaad qaadaa.
@MoraasChannel
@MoraasChannel 4 жыл бұрын
Siil ka hooyadaa u sheeg shubaa ku dhashee
@abdirizakibrahim6015
@abdirizakibrahim6015 4 жыл бұрын
Kalama qaadin ee qoraal history ah ayuu kuu aqriyay
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 4 жыл бұрын
Bashaal ceeb abgaal waa abgaal adiga abgaal ma tihid oo waxaa rabtaa in aan caytamo oo aad ka faaiideesato waa kaa diiday.
@MoraasChannel
@MoraasChannel 4 жыл бұрын
@@barlinmahamudsabriye6471 waxaan ahay wacdaan cismaan abgaalna waa tuugo
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 4 жыл бұрын
Wacdaan waa walaaladeen mana caaytamaan waa dad edeb leh aan saas u af dheereen. Wacdaan maxaa Muqdisho ka galay uma badna Muqdisho xaafad ay 6 famiil degen ma arkin. Ma ogi in ay dhulkoodii gateen iygaa iyo Reer mataan marka dhulkii waa la udiinka badan yahay.
@maxamedmaxamed6300
@maxamedmaxamed6300 4 жыл бұрын
Asc allah haku xafido adeer
@rell6182
@rell6182 4 жыл бұрын
ASC: DADKA. WAX SOO QORAA. KA FIIRSADA WAX AAD QOREYSIIN?? DADKA HADALADA XUN QORAAYA? EE ISKA DHIGAAYA MUDULOOD? MA AHAN?? WAA CAYAYAANKA FARAMAJO SOO DIRSADAY??... WALAALAHA U DHASHEY MUQDISHO YAAN LAYDIIN KALA QEYBIN?? WAA ARAGTIIN SIDA NOOGULA SOO DUULAY?? PLEASE YAAN LAYDIIN KALA QEYBIN?? ISKU DUUBNI IYO WADAJIR AYEEY GACNO WAX KU GOOYAAN??.... OGAADA CADOW KUGU SOO DHAX KORAY??. IYO DOQON WAXEEY DHAWAAQAAN? SABEN COLAADEED??"....
@jamesrodriguez4625
@jamesrodriguez4625 4 жыл бұрын
Anaa kugu raacsan walaal waa sax
@jeclownaftada5321
@jeclownaftada5321 4 жыл бұрын
re ll habargidir matalaada xamar hal kumalaha mudulood bes kawaran
@somayamariam8285
@somayamariam8285 4 жыл бұрын
Mururusade meyd buu la yimid ee deegaan uma aha
@YY-gz7tm
@YY-gz7tm 2 жыл бұрын
Mursade degan bo ahy 500sno ka hor bo jogay adigo doon geska karaan kuso gashy mhn
@jamaalmustafa4490
@jamaalmustafa4490 4 ай бұрын
Xamar Habargidir ayaa leh XAMAR UNUKAA ISKA LEH
@osmandubane4961
@osmandubane4961 10 ай бұрын
Ajuuraan iyo banaadiriga hadaad sheegin ........
@Salmaan_happy
@Salmaan_happy 4 жыл бұрын
wacdaan cismaan warwayaqaan wajaanse kawalinmaayo horaa loyiri yaayaqaana ereygaas nigaran baa gran
@xasanxede2985
@xasanxede2985 8 ай бұрын
Horto hawiya ma tahay aan kaa dhageysanee shiiqoow
@aminacabdi1753
@aminacabdi1753 4 жыл бұрын
Ku dhahayee mar walba beesha mudulood klkkkkkk
@ashaaquil2363
@ashaaquil2363 4 жыл бұрын
Okey Hadley abaag keening jireen caanaha jyo badarka iyo xaawada yaa ka gadan jiray oo gobola banaadir denaa aqliga ha shaqeeyo
@ashaaquil2363
@ashaaquil2363 4 жыл бұрын
Okey hadeey deganayeen abgaal oo ay keeni jireen caanaha iyo badrka iyo xoolaha yaa gadan jiray oo magaalada degnaa?aqliga ha shaqeeyo
@ashaaquil2363
@ashaaquil2363 4 жыл бұрын
Dab shidka waxa noo imaan jiray reer mataan iyo reer banaadir waxan laysku tagi jiray xamar weydii reer shangaani iyo c/casiis iyo reer bondheere inat isa soo racaan ka dib maanya galka oo subxdii ah ayaa galbtiina xamar weyni lagu shirbi jiray beenta xaga iga gee
@calicabqaricalicabqari6598
@calicabqaricalicabqari6598 4 жыл бұрын
XAQIIQ
@dinirx7
@dinirx7 4 жыл бұрын
Odaygaan daawadiisa halla siiyo. waxaan ogahay laakiin halkaan kama sheegaayo wax soconaayo maahan. saaxiib daawadaada. qaado ee seexo. so dhig documentigaa kusoo celcelineyso.
@somayamariam8285
@somayamariam8285 4 жыл бұрын
Walaakaa la aantiis wX manoqoteen
@saidaali412
@saidaali412 4 жыл бұрын
Adeer runtaad sheegtey in Wacdaan xaqooda.loo diido ma aha hadey joogtaa iska celiya dadka sadbursiga rabo xaqiina la raadsada 13 hada loo ogolaadey Muqdisho cidna ha ka yeelina
@abdifarah3545
@abdifarah3545 4 күн бұрын
Unukaa leh xamar kkkkk wa sheeko xariir warkaas
@orobleh77
@orobleh77 3 жыл бұрын
Qabiilka kaliye oo markasto sheegto in ay Xamar leeyihiin waa Abgal. Marna Murasade iyo reer Xamar afkoodda kamma maqleysid in ay Xamar leeyihiin. Taas waxay ku tusaysaa in lakala ilbaxsanyahay.
@shakiib68
@shakiib68 4 жыл бұрын
Odeyga warqadahaas halaga doono si looga tixraaco goleha deegaanka gobolka banaadir siday aqoonuahankii hore uga soo shaqeeyeen kadibna hala sameeyo gole deedaan oo soo doorta gidoomaha gobolka iyo kuxigeenadiisa
@mohamedwiito8186
@mohamedwiito8186 4 жыл бұрын
Waxaasoo kasòotag adeer muqdisho hadii laisku haysto waaba laga badali magaala madaxda soomaliya magaalo cusub la dhisi 😎😎😎
@muhammadabuukarry5414
@muhammadabuukarry5414 4 жыл бұрын
Mesha ladhisayo dad somalahan doqonyahow
@ibrahimyarecabdi1589
@ibrahimyarecabdi1589 4 жыл бұрын
Ader mudulood ha kala sarin
@idiladanali4196
@idiladanali4196 4 жыл бұрын
Odoyaashaan oo dhamaan mindhaa soomaaliya nabad ma hesho
@move-on1833
@move-on1833 3 жыл бұрын
Xaad u dhameene xamar reera leh ma ku dhibtay
@umumucaad3298
@umumucaad3298 4 жыл бұрын
Hadaw si saxa wax u sheegay waa qaldan yahay
@somayamariam8285
@somayamariam8285 4 жыл бұрын
Adeer tariikhda waxbaad ka tagtay murursade mayd ayuu watay wacdaan cismaan markuu diidayayaa xamar loo ogolaaday ayga oo balan qaday in ay deegn u noqonqyn
@raadiruntatv5358
@raadiruntatv5358 4 жыл бұрын
BANADIR QABIIL MA AHAN BANAADIR MEANS COAST TAARIIKHDA WAA TANAA Maamulada ugu waaweyn King & Emperor Vittorio Emanuele II Wasiirka dambiyada Benito MussoliniList oo ah kuxigeenada Talyaniga Bariga AfrikaPrince Luigi Amedeo, Duke of the Abruzzi GrandeSomaliasettembre1940.gif Maamulayaasha Gudoomiyaasha Talyaani ee SoomaaliyaMainta gudoomiyayaashii gumaysiga: Vincenzo Filonardi; Giacomo De Martino; Cesare Maria De Vecchi; Rodolfo Graziani; Carlo De Simone Taariikhda Guud Talyaani-Talyaani ah oo loo yaqaan 'Italia' Trans-JubaSecond Italo-Ethiopian WarSomalia GovernorateItalian qabsashadii ingiriisiga SomalilandItalian kaalinteeda inay qabsato Faransiiska SomalilandEast African CampaignItalian guerrilla dagaalkii A.O.I. (1941-1943) Territory Territory ofIItaly - xiriirka Soomaaliya Kaabayaasha Station in SomaliaLine dell'ImperoPetrella AirportVilla SomaliaGopoli's PalacePortoPorto di MogadishuiscioMuseo della GaresaStadio Coni MuqdishoiscioSaline DanteLido Beach Maqaallada laxiriira Somalida Talyaaniiga ah ee ku hoos nool xukunka talyaanigaVillaggio Duca degli AbruzziGenaleVittorioDam of Genale DoriaBanadirMogadiscio circuitAssociazione Calcio MuqdishoiscioFaro Guardafui / F. CrispiImperial ItalyItalian East AfricaItalian East African liraItalian Somaliland liraItalian Somaliland rupiaItalian Somaliland somaloPostage stamps iyo taariikhda boostada SoomaaliyaIstage Stamps iyo taariikhda boostada ee Talyaani Bariga AfrikaPastage Stamps iyo taariikhda boostada ee Oltre GiubaRoman Catholicismis-kaDeriste-Christian-ka Ciidamada gumaysiga Qeybta Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Taliska Qeybta Koowaad ee Soomaalida (101 iyo 102) DubatsItalian Booliis AfrikaBandsZaptié
@awdhagoweyne8644
@awdhagoweyne8644 4 жыл бұрын
hadal wanaagsan
@jamajama6133
@jamajama6133 4 жыл бұрын
odaygan ilahay afkiisa ben hakarebo amiin koleyto aniga masiidhagaysanayo maxaa yeelay (1992 illa 1993) somaliya waxaa ka socday dagaal khabilled
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 жыл бұрын
Ucudur daar waa oday wayn wuxuu kawdaa ayaan filayaa 1893
@ashaaquil2363
@ashaaquil2363 4 жыл бұрын
Waa runtaa taariiqda ayuu ka been sheegaa 1992-93dii dagaal ayaa ka socday
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 4 жыл бұрын
Midisbiace badare tu dormire a tua casa berce tu dormi 😂😂😂
@farhiyajama3021
@farhiyajama3021 4 жыл бұрын
Coos iyo cano lee keni jirteen dadki lahaa xamar waa la og yahay boqortoyo ee xukumi jiray dadkas ahaayen
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 4 жыл бұрын
Cos iyo caano aaa talyaani dadka bixi yaawey wacdaan cusmaan dadka hada caac so dhahayo layabnhy tariiqda dib u fiiriya google gala😁🥰🤫
@jeclownaftada5321
@jeclownaftada5321 4 жыл бұрын
Mudulood hada aqli ledihiin casimada rara
@ahmedhassanali2634
@ahmedhassanali2634 4 жыл бұрын
Muqdisho ana iska leh warka badan joojiyo
@raadiruntatv5358
@raadiruntatv5358 4 жыл бұрын
BAANAADIR QABIIL MAHAN TAARIIKHDA SAXDA AH SHEEK SHACABKA SOMALIYEED JAWHAR ILAA LAAMO WAXAA XUKUMI JIRA SHIIKH MOHAMED GARGAARTE A OO KA MID AHAA AMA HOGAAMIYE (AJURAN EMPIRE}
@ramlocaddey2750
@ramlocaddey2750 4 жыл бұрын
ADEER HADALKAGA MA SAXNA HADAA MURUSADE AAD SOO GELESAY KAALIN SADAXAAD IIMAANKA ALAHA KU GELIYO
@YY-gz7tm
@YY-gz7tm 2 жыл бұрын
Mursade degan bo ahy dadka asalka leh kamid yhy adigo doon guso gshy in kalinta 1kowad laga dhigo wa qlad
@batunali1244
@batunali1244 4 жыл бұрын
Kkkkk waa odey an aqoonin historical-kisa iyo meesha doonta ey kakentey ninyohow issasax intan lagu sixin adiga ugu timid dhulkisa iyo jareer aya soracda yakuyiri xaq malihid xaq wad ledahay seewaye adiga ninyohow hadi xaqada lagu sinwaye ana kuistagayo adeero
@shakiib68
@shakiib68 4 жыл бұрын
Odeygaan waa dadkii ilaahay ku beeray dhulkaan doona ma keenin ee wax iska sax taariikhda ayaa kaa lunsan
@mohamedahmedabdi4668
@mohamedahmedabdi4668 3 жыл бұрын
Wacdaan yeeyihiin iyagu?😀😀😀😀
@mohamedfarah7214
@mohamedfarah7214 Жыл бұрын
wacdan cisaman iyo Abgaal cisman
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 4 жыл бұрын
Talyaani wax lagu yidhaa mooyee waxa aanaynu garanayn garan maayee. Way dhaw dahay. Waa xamar reer xamar af reer xamar baa soo dhawaaday. Anoo ugu dsmbeeyey baa seddexdaa qabtay. Cidda ahay sheego.
@muriyaabdi2171
@muriyaabdi2171 4 жыл бұрын
Adeerow waxan iska daah cimrigan waxa ad ku hadlayso kuma fiicna
@seidabdi751
@seidabdi751 Жыл бұрын
VIVA MURTIMAAL-HAWIYEH OO AH CURAD HAWIYEH OO MURASADEH AMSE MURUURLAWGA W*B*T
@libanmohamed418
@libanmohamed418 4 жыл бұрын
Odayga wax ka soo quad malaha. Waxuu saxi waayey tariiqdii kulahaa 1991 or 1992 labadii. Markaas baa ka niyad jabay. Waxa uu haayo waa wax 1991 la soo qoray waa new USC 21 century wax ay rabaa dhulka in ay boobaan. Wax kasto unikaa iskaleh ma some conaysay. Muqdisho waa Caasimadii Somalia Goof ma aha Somali oodhan baa leg.
@jeclownaftada5321
@jeclownaftada5321 4 жыл бұрын
Somali dhan malaha marti waye dadka kale 🥬
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 жыл бұрын
1912 kawdaa waa oday weyn ucudur daar
@libanmohamed418
@libanmohamed418 4 жыл бұрын
Magaca meesha kuusaran iyo cuqdada kugu jirto ismaleh waayo waxaa ileedahay dadkale marti bay kuyihiin. I thought Somali in ay isku mid yihiin oo hal dad iyo hal wadan yihiin. Ma wadan ajnabi baa joognaa. Teeda kale caasimada Somalia marti qofna kuma ahaan karo period.
@libanmohamed418
@libanmohamed418 4 жыл бұрын
SXB liban oo Gary ay.🙏🏿🙏🏿
@jeclownaftada5321
@jeclownaftada5321 4 жыл бұрын
Kawarn hee manta waxa dhacay didi lehed maqadanoo mudulood )👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@rell6182
@rell6182 4 жыл бұрын
ASC. ADEER HADALKAAGA WAA SAX. LAKIIN MURUSADE WAXAA DHULKA SIIYEY MATAAN CABDULE?? TARIIQDA SI SAX AH UGA SHEEKEE??... LAAKIIN WAXA JIRO OGOOW??... CADOW. SOO JIREENA INAAD LEEDAHAY OGOOW??... WAX IS KULA HAR? CADOWGA YUU KAA FAA'IIDEYSAN? MUDULOOD WAA GARABKAAGEE?? MATAAN CABDULE WAA GALMAAX?? GALMAAXNA WAA ABGAAL CISMAAN?? WACDAAN CISMAANA WAA WALAALO?.. WAXA LAYSKU DHAHAA { AFARTA ILMO CISMAAN}?.... ADEER MA AQAANO WAXAAD U KALA QAADAY AFARTA ILMO CISMAAN?? .... ADEER MA OGTAHAY IN DHULKAAN DUULAAN LAGU YAHAY?? .... ADEER? HADAAD Walaalkaa Wax ka SHEEGEYSO?? EE (3000KM)? KII KA SOO DUULAY KUU MUUQAN?? WAA AYAANDARO IN WALAALKAA LAGUUGU SOO DIRAA??.. ADEER MA OGTAHAY IN GOBOLKA BANAADIR. DUULAAN LAGU YAHAY??? ....
@zahrujahappy1418
@zahrujahappy1418 4 жыл бұрын
Adeer meesha waxad ku heysaa wax aan jirin raali noqo
@mohamedwiito8186
@mohamedwiito8186 4 жыл бұрын
Unugaa leh soowadaa awoowe🤣🤣🤣🤣🤣
@somayamariam8285
@somayamariam8285 4 жыл бұрын
Reexamarkana saciid barqash baa keenay marka sifiican u soo hubso
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
kkkkkk siciid barqaash tarikhdhisa waa laa yaqaan ee reer xamaar 1000 saano beey jogeen dhuulka
@salahliif7413
@salahliif7413 4 жыл бұрын
ODEYGA HADLAAYO WUXUU RABAA INUU DADKA WALAALAHA AH ISKU DIRO WXII LAHAA XAMAR UNUKAA LEH IDIKIKEY AHAAYEEN OO M, XASAN SHEEKH IDINKA FADHIWAAYEY IYO UMADA SOMALIYEED M,FARMAAJO AAD IYO AAD AYAAN UGU MAHAD CILINAA SIDUU IDIIN EDBIYEY KUJIRA ISKU DIR WALAAL
@fadumohasan3897
@fadumohasan3897 4 жыл бұрын
Sex waa runti Illahay ha laga baxo oo halsaxo waxii qaldan dadka khaqood halasiiiyo
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 4 жыл бұрын
Gobolka Sool noosoo diyaariya waa Gobolka Xornimada Umada Soomaaliyeed Qabyaalada lkn iska ilaaliya
@farhiyajama3021
@farhiyajama3021 4 жыл бұрын
Oday qabill meesha way ka dhamatay
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 4 жыл бұрын
Waxa kale banaadir heesaha badda ah heesaha banaadirka ayaa bad ah maxaad u malayn with their degaan dir Reee xamar iyo dir ninkii u soo shaqo tagow somaali wax ma kala lahee ogaalka hala hayo. Waa reer north ninkaasi. Nin cad non caraba nin madaw ookale anigi maqli kari maayo dalkaaga ama dadkaaga hakaaga waramo. Yaab yaabbay dhali haday dhacdo.
@jeclownaftada5321
@jeclownaftada5321 4 жыл бұрын
Wacdaan waxa wareriyay habargidir ceer maka sexdaa celasha biyaha meqaa kudhimay hawiyana maha kuwaas
@MoraasChannel
@MoraasChannel 4 жыл бұрын
Siilka hoyadaa u sheeg shubaa ku dhashee
@aminam1535
@aminam1535 4 жыл бұрын
Ader tariiqda wa ka qaldan tahay so sax talyanigi un haka so bilabine ka hor ya dagana ila dadba logu yimide ar dadkana dhac badna oday weyn tahay allaah ka baq adero tariiqda ha qaldin second xamar hada waba casimada somaali umado dhan bay u dhaxaysa .abgaal iyo muursade tona ma lahan documentary ga shegeysana wa waxa adiga so suubsatay fake documentary
@jeclownaftada5321
@jeclownaftada5321 4 жыл бұрын
Tariikhda 500 sana awowa yashee hayaa wacdanka adiga maxa haysaa talyani kahor
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 4 жыл бұрын
@@jeclownaftada5321 aad iyo aad maxa lahayaa🥰🥰🥰
@ashaaquil2363
@ashaaquil2363 4 жыл бұрын
Gaalkii marshaale aweyle oo xamar xukumi jiray 9 saac galbtii hadey ku gaarto kuwa coska kenayay iyo caanaha wuu karbaashi jiray markasay ku dhihi jireen dada magaalada degan raqiis iga iibso marshaalae ayaa idab socda qoraxda iney ogu dhcado lama ogaleen dadka banaadiriga bes ayaa loo golaa walahi awootadey yaa iga sheekay jirtay
Learn Arabic in 30 Minutes - ALL the Basics You Need
27:10
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 3,7 МЛН
Each found a feeling.#Short #Officer Rabbit #angel
00:17
兔子警官
Рет қаралды 6 МЛН
WHY IS A CAR MORE EXPENSIVE THAN A GIRL?
00:37
Levsob
Рет қаралды 20 МЛН
IS THIS REAL FOOD OR NOT?🤔 PIKACHU AND SONIC CONFUSE THE CAT! 😺🍫
00:41
#WAAYOJOOG:Taariikhda Banaadir iyo Beesha Dir,
24:25
CBA TV
Рет қаралды 7 М.
ENG. YAROW SHARIF "KACAANKA CADDAALAD WAAN DAREENAY"
20:38
HANOOLAATO
Рет қаралды 65 М.
Maxamed Cali Dhoore| Taariikhda Muqdisho.
18:41
Soomaal Social Media
Рет қаралды 4,3 М.
1870 Taariikhda xamar iyo xamar daye
33:44
SOM MEDIA IN uganda
Рет қаралды 85 М.
Waa maxay Doorka Banaadiriga iyo Banaadir?
24:14
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 11 М.
#218 Wo Kujat recht hat. Und wo nicht. | Podcast Was tun, Herr General? | MDR
1:05:38
MDR Mitteldeutscher Rundfunk
Рет қаралды 78 М.
tagesthemen 22:25 Uhr, 12.06.2024
35:53
tagesschau
Рет қаралды 62 М.
Все забыли о его дне рождения 😢
0:19
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 2,1 МЛН
New trick 😧 did you expect that? 😁
0:10
Andrey Grechka
Рет қаралды 16 МЛН
When Your Chiropractor Owns a Cyber Truck
0:36
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Сумел остановить эскалатор🤯@TheBlondeJon
0:40
Озвучка @patrickzeinali  Тюремная еда  Часть 2 @ChefRush
0:52
BigXep. Канал озвучки
Рет қаралды 5 МЛН