Geeesi Mar qura soo maray buu ahaaa lkn wxn rijeenayaa Mar kle In uusoo dhasho asagii oo kle
@Ibnuciisaa3 жыл бұрын
Aad iyo aad wuxuu ahaa nin aan qalin iyo qoraal kale lugu soo koobi karin waayo wuxuu dalkiisa ka soo qaaday dhulka wuxuuna gaarsiiyey heer ay caalamka horumaray la tartamaan tusaale dhanka aqoonta dad waynaha waxay eheed 5% wuxuu gaarsiiyey in kabadan 90% Dhanka dumarka waxaa qasab ahaa gudniinka fircooniga ah iyo guurka qasabka ah Taasna meesha wuu ka saaray gabi ahaanba Musuqa iyo kala saraynta dalkaas caadi ka ahaa asaga hortiis meesha ayey ka baxday iyo in kaloo badan
@deeqismaaciil9067 ай бұрын
Halyeygii afrika afrika iyada indhaha iskadamisa
@craxiin_key7973 жыл бұрын
Oday anu jaar ahayn 2017 aya tagay wdankaas igana shekeyeey shedana ninkaan sidaasanan ku bartay waa nin wnsgn
@cumarabdigadir6682 жыл бұрын
Lakin lamfilyoino sobadi
@ducowalidwadaraajo72833 жыл бұрын
Reer galbedku qofka ayaga amar koga fulin waayo wa dictateur wa dambile afrika ayeey kusheegan
@mohamedsaid22753 жыл бұрын
Thomas Sankara waxaa la mid ah Farmaajjo. Farmaajo guul
@mohanahmed77363 жыл бұрын
Hhhhhhhhh Somalidu waa dhaqankooda in qof aan macno lahayn Inay reernimo ku buun buuniyan hadii #Farmaajo yahay good leader maxay uga muuqan wayday nolosha Shacabka umada Somalia