Sheekheenii maantana Ma Dil Dhisme ayuu simay haa haa
@abdifatahjamac2143 ай бұрын
Dal madhismee waa ladhisaa
@eidl71203 ай бұрын
Dil dhisme maxaa ula jedaa
@CamuudAwed3 ай бұрын
@@eidl7120Ilahay Dil ka Qof islam ah meel adag ayuu iska taagey wuuna xarimay hadaba sheekha su'aashiisa maanaan fahmin e markuu ina weydiinayo Ee leeyahay Dadku ma soo qaataan Oo ma sheegaan wuxuu Siyaad barre dhisay e keliya waxay sheegaan wax buu laayey isaga isla sheekha waxaynu weydiinaynaa Qof Qaatila Oo islam kii Xasuuqay ma qaatil nimadiisa ayeynu sheegnaa mise wuxuu dhisaynu sheegnaa bal labadaa Ficil iyama ayaa diiniyan mudan in la sheego illah agtiisana ku weyn Sheekhu taa ha nooga jawaabo Anagu su'aashiisaa maanu fahmin e
@RaygaMohamoud3 ай бұрын
@@CamuudAwedzxpow hadda wixii uu dilay iyo isagiiba dhammaantood hoos bay jiraan markaa adiga midkee kula qurxoon in laga warramo dilkii barigaas dhacay, ummadduna kala fogaanshiyo kasii qaadddo iyo in laga warramo wixii uu wanaag sameeyay si ummaddu horumar u gaadho, wixii foolxun ee uu galayna laga dhigto taariikh lagaga weecdo oo la dhoho siyaad barre waddadaas buu ku jabee inaga weeciya