Allh. Xukun ugumadhiibo umada. Kuuhayana. Waa inlagaqaado. Wyo. Maha. Qof. Kumatala. Wa qof. Fagrad shisheeye. Iyo. Cadaw. Matala.
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux7 ай бұрын
Axned shide waa nin aqoon yhyn ah waa nin U qalma jagada oogu sareysa dds Maantana isagaa xaq u leh halagu taageero
@rooble145 жыл бұрын
Axmed Shide markuu gabadha guursanayay waa lagaran waayay , waana loo diiday markii dambana wuu labaxsaday Soomaali inuu sheegto markaasaaa ugu horreysay markii dambe gabadhii waa loo daayay maadaama oo uu nin muslim ah ahaaa...
@uuy33895 жыл бұрын
WAA LA GARTAY UJEEDADA BARNAAMIJKA OO DHAN OO WAXAA WEEYE: " MAR HADDII UUSAN U DHALAN BEESHA OGADEN WAA NIN TAARIIKH MADOW!!"
@anur24595 жыл бұрын
ASC Anigaa kuu sheeg I ee waa Dir
@cabdifataxcismaan87995 жыл бұрын
Axmad shide buuq uma baana sxb hakudalin jèedaal
@fardowsomuhuyadin63394 жыл бұрын
Masha allah keep going
@maxamedfaarax90765 жыл бұрын
Axmed shide waa nin aqoono.yahana ee haku mashqoolin sxb
@nurtahappychannel94824 жыл бұрын
Masha allah
@kariyeali19832 жыл бұрын
Walaal haaaa sax
@abdihayehansshi88045 жыл бұрын
Axmed shide waa jaajuus gacan tiisa isku dilaya waana iromo nalagu soo dhex tuuray anigaa garaca dili doona
@maxamedaxmed86955 жыл бұрын
Subxaanalaah nin taariikh nololedkiisa uu madowyahay dhaqan somaliyed aan lahayn iska daaye inuu deegaanka madaxweyne ka noqdo xitaa waxaaba qalad ah inuu siyasada deegaanka faraha lasoo galo
@maryanaxmed37905 жыл бұрын
Mohamed Amiin Ogaadeen isagaaba dhinac ka xasuuqaayey oo Tigray u shaqeeynaayey Taas iska daa ee Qabiilkuu sheegto xataa waxba uma qabto ee muxuu Magacooda Kursiga ugu fadhiyaa Ogaadeen 27 sano la dilaayey midaasi Aduunka dhan baa og Taas laiskuma haysto
viva dr.ahmed shide HERO waa geesi ka soo jeeda qabiilka dir
@BADDA_CAS5 жыл бұрын
Cagjarka aad sheegeesid wa niin waalan oo aanan halqorsha ah aanan qorsheesan kariin qorshahiisa ugu ween wa aargoosi iyo paropogaandho hadbo meelbu kadhacaya wa ina la celceliyo oo la hortaagnado hadiyo jeer hadii kalo dee wuxu haleenayo iya kabadan.
@shaarublibaax71395 жыл бұрын
Wuxuu noon doono illaahay baa og idinkuna gacanta uguma haysaan in uu madaxweyne noqdo wuu u qalmaa se daa rood uma qalmo in dad hogaamiyaan
@dardarantv71905 жыл бұрын
kama noqon karoo madxweeyne deganka
@najadmohamed37675 жыл бұрын
Ahmed waa nin noqonkara maxaxwayne o aqonyahan aha guuul Ahme
@aminaden6383 жыл бұрын
Waar waa nin akisha ah oo dhulkiisi itoobiya jooga adigoo ogaaden cagdheer ah oo yamants mad madow ah oo bada nooga soo talaabay oo aan la garanayn waxaa tihiin yaad AXMED SHIDEH oo reer jigjiga ah ka hadlaysaa qaxootiyahaw.......
@arkaanhaaji89883 ай бұрын
Hooyada was ufff axmad shide.waa.
@arkaanhaaji89883 ай бұрын
Dhilo
@aminaden6383 ай бұрын
@@arkaanhaaji8988 qadaad wayn yahay jabarti bila asal ah oo YAMAN ka yimid oo ASIAN ah baa tahay ….. garacdii siyad barre koriyay ayaa tahay….
@jaamanimbuzz40165 жыл бұрын
Fadlan muqalkanna dawada all asxabta tageraxashena kzbin.info/www/bejne/qHbZqGSujNiGh9U
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux7 ай бұрын
Daaroodka reer cabaad weyne ayaa la dhahaa wxey og yhin in ay yhin Dad xun oo cunsiri ah Maanta waa axmed shide calaacalka joojiya dabeecad ayey idiin thy
@ahmedguray38725 жыл бұрын
dadka dowlad deganka ka tashada cadawaha mustafena cagjarna ilaaashada waa halyey horumar jecele ilaashada alle haydiin daayo
@fatumaahmed67215 жыл бұрын
Tuuga wa lyaqana wa besha direed
@abdikadirhaji68525 жыл бұрын
Ahmed Guray war ninkan ahmed shide waa nin somali ah dir ah gabadha u dhaxdo wa ogaaden marka ninka waa seedigeen aanka xishoono
@willsomaliyeed70954 жыл бұрын
Ahmed shide wa beesha direed
@ahmedbusuri82365 жыл бұрын
Waad kumahad san tahay warbixintan muhiimka ah eednala wadaag tay jwbtuna waa nama matalikaro waan laxisaabindoonaa mar ay noqotaba.
@simeh96125 жыл бұрын
Waa xabashi. Deegaanka ka erya.
@mohamedascadowmohamed54794 жыл бұрын
Nageyla ma.aha gobalka nageyla waa kilalka 4 ad ee kobalka oramada
wuxuu rabo ha ahaado lakiin waxba kama ahan agteena oo kolkii hore waxii la modaayey noqon waa hadaba waan ka tuuri saaxada siyaasada gobalka
@minaahmed64745 жыл бұрын
Naagta ramlo layira axmed waxmaxade hawada maka jeclatay bakhti yahahay
@alicomandy99945 жыл бұрын
m.a liph hormar wacan
@bilanabdullahi69625 жыл бұрын
Haa wuu noqon karaa waa Nin jira jaaluus waad ka xuntahay Anagaa naqaano waa soomali soomali dhaley Aqoonyahan Jaahilbaa wax ka sheegaya aan karanayo waxay yihiin Soo ilibax horta markaa Axmed ka hadla
dhulka dadba leh cida leh bana masuliyada sare u udmana iyadoo cida lehina lagu xulayo masuliyad iyo inuu yahay qof danta dadkisa u damaqanaya wayo deganku waxa u kamid yahay deganka ethopia oo ah mid ku dhisan hagardamada dad somaliyed
@WIILWAAL15 жыл бұрын
ahmer shide ... must go ... shacabka marabaan.
@fatiman20775 жыл бұрын
Sidee ayuu mdxwyne u noqon karaa nin umada somaliyed xasuuqi jiray.
@omar_gggg36365 жыл бұрын
Maya kasi madaxwayne ma noqon karo oo jago ka wanaagsan ayuu haysata muxuu md klika kufalaya
@ashahassan81295 жыл бұрын
Asc axmed qofki Raba tariqdisa
@ashahassan81295 жыл бұрын
Axmed Aniga haila soxiriri 2547721348502
@haybexirsi87815 жыл бұрын
Alle ha dilo
@mohamedamin7375 жыл бұрын
Kkkkkkk Adeeer Sidaaas wax Loma sodiyariya Ahmad Shide Wa Nin Aqonyahan Ahh Lakiiin tuug Maahan Dhig ya Cabb Mahan wa dhalad Xalall Ahh oo boqortoyo Direeed Ahh
@maryanaxmed37905 жыл бұрын
Mohamed amiin Haduu Axmad Shido aqoonyahan yahay maxuu ugaga faaiideyn waayey Aqoonta Dadkiisa Somaaliyeed Iskaba daa Dadka kalee Qabiilkuu sheegto ee Dir baa hortiisa lagu Xasuuqaa Magaalada Diridhabe Ogadeena intuu Xilka hayey baa la soo xasuuqay Mustafaa inaa qaylinaaya oo leh Intaan noolahay Dhul Somaali leedahay la qaadanmaayo kii horay loo qaatayna la sii haysan maayo Maxaa Asagoo Gudoomiyihii Xisbigaa iyo Wasiirka maaliyada ku qaatay Magaca Somaalida
@mohamedamin7375 жыл бұрын
@@maryanaxmed3790 Naaaa😁Adigo meesha Kabaxxx Aqontisa Wata gadhsisay Heer fadaral😁Dir ha diii laxasoqayy Malaig Maahan wa biniadabb😁 Meeqa Ogadeeen Laqawracayy😁ooo laxasoqsyyy😁Anigan Abtiyadd Qaarbaa 80 Jir😂Lagu qawracayy Meeqa God ku baqtidd Abtiyaday rer Cabdile dhibka😁gadhay Dir oo rer Abahay ahh Wall hi ma Gadhin Vive Cagjar iyo Ahmad Shide 2 Garabbb
Waxaad doonto sheegoo . Waxaan ogsoonahay in Axmed Shide uu dadka ka badbaadiyay jeelkii la magac baxay jeel Ogaden isgoo ka badbaadiyay dadka soomaaliyeed cawaankii ina iley.
@jaamanimbuzz40165 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/qHbZqGSujNiGh9U
@abdulqadirabdulhamid40805 жыл бұрын
Muxu Ugafaa iideeya Dadka Aqoontiisa wuxuu Ugacan galay Kilin5 dhiig miratada Ogadeen Oo Dadka Dhiigoda Xasuuqa Adi iley Iyo cagjar wa Kuwa Dalka iyo Dadka cunsuriya Gajada Udilay ONLF na dhanka kalay Kadhibaysa shacabka iyo Degan sxbow been Ayaa sheegtay waxana hiil unoqon mayaan dhiig miratadi Ogadeen waxa Tigre iyo Xabashi ushaqeeya wa Ogadeen Adi ilay iyo cagjar waxa Argigixisada Ah wa Ogadeen ONLF
Jaw waxaas oo beena maxaa kugu kalifay ninkani naftiisa wuu mareeyee taada maaree intaad qof wax ka sheegayso Dad waxaa u ayaan daran dabagala qof aad mi ah
@mustafaabdi84275 жыл бұрын
Basaas
@duuliyexxx91055 жыл бұрын
Waar nimakan leh somali maaha bal idinku halkeed somali ka gashaan ab tirsada isirkiina soomalidu waa laba waa somali asal ah iyo somali aan isir lahayn oo samalida ku hoos nool ahmed shide waa somali asal ah waana nin dirr ah cidi taa isma waydiin karto guul ban urajaynayaa qowmiyada IRIR SAMMAALE
@duuliyexxx91055 жыл бұрын
@Mr motivator bal wayee abtirso oo isirkaaga noo sheeg hadad run shegayso malaha ciyaal ayad tahy ee afku yaanu ku qaloocsamin waalidkaa warayso hadaad abtirsan kartana abtiso inanad isaaq ahayn ayaban aminsanay
@duuliyexxx91055 жыл бұрын
@Mr motivator cagdheer isaaq sheganaysa 😂😂
@regalsnow97075 жыл бұрын
Nacam ogadeen maha maxan layaba dadkan wa nimanka somali dhan dagan eithipia yidha ogadenia sheeko ahmed wa nin diir ah
@mohamedamin7375 жыл бұрын
Aqonto leyahay😂Ahmad Shide Nin Lehh Majiro oo somalida Kililka 5 dagan😁wana😁dhalad Dired Nina Waji Kama Rabo Sidoo dono😁Ayuu ogu galgalannn Deganka ya kuhaysta
@mohamedabdirahman22655 жыл бұрын
Cuuuuuuuuuccccc nooc minal mirqaan
@abdihayehansshi88045 жыл бұрын
Anigaa qoorta ka goyn doona
@Hilaac335 жыл бұрын
Maya
@gulzarkathatkathat5455 жыл бұрын
ahmedshideewaxaabashi
@farhiyoomar79705 жыл бұрын
Waa in degaanka laga eryaa khaa in weeyaan ama somaali ha ahaado ama oromo ha ahaado
@mahamoudosman82145 жыл бұрын
Gunbaaba tihiin nin iidnaan sinjigiisaba garaneyn in aad xukun soomaaliyeed uu ku murmo waa khalad idinku isku keenteen ceeb caleeg.
@husseinhandule5 жыл бұрын
iska hadle munaafaqa weeye wariyuhu
@hussienoladabdirahman57545 жыл бұрын
Wamaya Ninkani waxoo balan Qadayino Dollar ka koruqado buu kudhartay ninkani haa somali Yeey Halaiskaillaliyo $larka Ladonayo inshidallkena Lagu Ibiyo somali Yeey Halaiska ilaliyo $ ragasi waxay wadaan sharweye haa somali yeey Arab manihin haaa
@soomaalidageeska1865 жыл бұрын
Ma aaminsani in ninkani soomaali yahay bal adba!!
@Hilaac335 жыл бұрын
Ilaahayow.kaas..madax.wayne.ha.nooga.dhigin
@gulzarkathatkathat5455 жыл бұрын
ahmedshidemaarabno waasiqrancaabakhamrida
@ان_سان76785 жыл бұрын
hagu mashquulin waxad tahay qof garaad yaro aan waxaba fahmin
@mohammedabdullahihassan36315 жыл бұрын
Warkaan waa been abuur waana dareemayaa in qabyaalad darteed loo sameeyey
@puntlandforce65045 жыл бұрын
daba dhilif Ethiopian ah
@ramlaabdi81035 жыл бұрын
Ahmed shide waa tuuga. Waan xasada iska jira man ahan nin Soomaali ninka cadawga maxay sheega shadiisa kuu taraaysa
@abdillahimire4725 жыл бұрын
Ninkaa shido haddii uu somali sax ah yahay marnaba Abiye wasiirka maaliyadda ee federalka kama dhigeen ee ninku waa Oromo nasab ah.war somali caqli yareey Abiye Miyaa somali u quudhi lahaa jagadaas.qabiil baa idin daashadey oo idin baab'ashey. Intaas ka dib ma raali baad ka noqoteen in ciidamadda badda ay dekedihii iyo saldhigyo siisaan deedna maxaa ku xigta dhulka xeebta saaran degaan oo guryo ka dhistaan magaciin be sidii falastiin dhulka looga qaaday uun baa laydin geli. Waryaa ku faanaya ciidankaas badda ee itoobiya .
@BADDA_CAS5 жыл бұрын
Beenala beena dhaley Axmed Shido waxba kama taqaanid ee dadka beenta kada hadu niin Ogaaden ah ahaan laha xilgan wa Malag ama Wa Rasuul nalooso direy baad odhan laheed lkn waxa Ku gubeeso inu niin qabiilkala ah heer Aadan weligiin Ku riyoonin uu gaadho guud ahan Dalka Ethiopia Somali ineey tala Ku yeelato oo halkii eey 27 sano markhaati uun besa eey ahaayen uu gaarsiyey maanta jaan goonta siyaasada dalka oo dhan waxku yeeshan ugaarsiyey halkii aad umahad celinlaheed inaad maanta magac xumo uraadiso adigo qabiilka duulayo wa nasiibdaro taasi iyo daciifnimo kugu haabsatey
@@abdihakimmohamed3196 iyaagaa wada dhashy waxydoonan ba haysku sameeyeen aduu danahaag ka raac
@qumano28365 жыл бұрын
Ma garac buu ahaa maxaa loo waayey taariiqdiis waxaa laga gartaa dhaqankiisa waxaa laga yaabaa in laga heley cusbitaalada lugu tuurey mana aha soomasli
@adancadosh66215 жыл бұрын
Beenaale axmad waa axamadsharaf cusuri
@abdiqadarshuebibrahim401 Жыл бұрын
Xxp
@ahmedmohamed-se3gb5 жыл бұрын
No no no no
@ان_سان76785 жыл бұрын
kan maba laha dhiig somaliyed ee waa sheegso oo nin somali ma aha ee yaan lagu qaldamin waayo wax xil uma qalmo waayo dhalan somali ee iska jira amxaarka
@mohamedamin7375 жыл бұрын
Aqoonto leyahayy In Lehhh Majiro oo DDS Jogo Majiro Marka😯dhalad Somali ahh Weye Nina Waji Kama Rabo Sodono Ayuu ogu galgalannn Deganka😀Somalida😉Kililka 5 kkkk cilqabaw Cadabta gall
@ان_سان76785 жыл бұрын
@@mohamedamin737 war heedhe adigo daba dhilif itoobiyo ah in laguu jawabo maha mana istaahisid soco duli duli dhalay ayad tahay doqon aan dhiig somali lehen hanoi amaani adiga iyo ashaga isma dhaantaan ee hanagu mashquuli nacas ayad ehed
@mohamedamin7375 жыл бұрын
@@ان_سان7678 kkkk Cayda Wa Xagaga😀Lakiiiin Runta Marabtid😈Been iyo Qainimo😈AYAD MESHAN OGA HADLaysaaa Adder kabax Bada Kuma qaado Inta DDS Udhalatayyy😁unba kahadli Karo
@ان_سان76785 жыл бұрын
@@mohamedamin737 inaad doqon tahay ayey taasi kuu caddeyneysa looma baahan kala saar iyo kala sooc ee aqoondaro aya kuu geeysey soo bar aqoonta maangaab ayad tahay