Wararkii u Danbeeyey Maxaa Loogu Yaacayaa Xisbiga Wadani Mase La Moodaa Inuu Sahankii Xirsi guulayst

  Рет қаралды 18,319

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 52
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 3 сағат бұрын
Beyle anuu marka horeba waan ka shakisanaa laakiin hadduuba hadda Waddani galay wuu cadaystey warku waa cadyahay
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 3 сағат бұрын
Xusbiga faqash ta wa laga takhaluusi dorashadan wa afti Somaliland iyo Somalia 🇸🇴
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 6 сағат бұрын
Wadani FAQASH waa laga cunayaa😂😂😂😂😂😂😂😂
@jamiilaibraahim2228
@jamiilaibraahim2228 3 сағат бұрын
Cabaadka jooji😝
@nathra7351
@nathra7351 4 сағат бұрын
Cadowga somalia een arki kareeyn qaranka somaliland wadani iyo somalia. waxba kama qaadi karaan waa wadan ulaahay ilaalinaayo guul kulmiye ishalah
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 сағат бұрын
BAYLE IYO INA MOOGE WAXEY KU BIIREEN SHUFTO QARAN DUMIS AH OO KA SOO HORJEEDA JIRITASNJA SOMALILAND
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 сағат бұрын
BEYLE CIRO SOMALIA AYUU KA URIYEY
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 5 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤of somalilandSomaliland❤❤❤❤
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 сағат бұрын
SOMALILAND HABARYOONIS AYAANU KA BADBAADINEYNAA WAAYO WAXAY NECEB YIHIIN GOBANIMADA SOMALILAND WAXAY KA JECEL YIHIIN IN REER SOMALILAND GUMEEYAAN IYAGUNA DAAROOD GACAN YARE U NOQDAAN WAA SABABTA AY HUWAN U TAAGEERAAN WAA DAD CUQDAD QABA
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 5 сағат бұрын
GUUL JAMHUURIYADA sland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XirsiShide
@XirsiShide 6 сағат бұрын
Guul somaliland❤
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 6 сағат бұрын
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 5 сағат бұрын
Huwan Cidloy carareysaa Wadanina MARBLABAAD WEEL MADHAN, XAMARNA MA FOOTEYNEYSO...
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 5 сағат бұрын
Xirsi xaashi ciro Bailey farmaajo kkkkkkkkk fashil
@Shukri20267
@Shukri20267 5 сағат бұрын
Wadani Fadral doon ayaa ku wada arooray
@Abz_146
@Abz_146 2 сағат бұрын
Wadad aan somaliland dani kalahayn ee melkale u soda adiguna kamid baadtahay habar jeclo waykala garan ladahay mesha u roniyo iyo mesha u daran ragayagi xidhxidhna mawaxa inodhantay inaynu habaryonis oo adunka inogu neceb daba yaacno malaha waxkala jira Allahu aclam Allah aydinka rebo dantinana haydin tuso iyo sharaftina
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 5 сағат бұрын
Nin maanta oo ah aakhir kii yidhi meel baan ka guureyvoo meel kalaan ku biirey, lacag baa kaxaysey, wuxuu lategey ma jirto wax uu ku biirinayo kuwuu u tegeyna ma jirto. Iimaan la'aan iga dhe wax la lululona ma laha....
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 5 сағат бұрын
TAAR TV IGUCSHUBO WARKEEDU DHADHAN MALEH....
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 6 сағат бұрын
Intii huwanta hoosta kawada aheyd iyo intii xaqtooya xoolo dadwayne isku soo uriray adiguna hoos ulavfaqdaa
@QaadiroAhmed
@QaadiroAhmed 6 сағат бұрын
KA QAYBQAADO LACAGTII FARMAAJA WADANI FARAQAYAA XISAABIYIHUNA WA BAYLE FAHAN SHAQADA SOCOTA CODKUNA WA HALKISII
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 5 сағат бұрын
Xashiish kkkkkkkkk
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 5 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkmm 40000MILYAN
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 5 сағат бұрын
KAADIB. TAAR TV BUUNBUUNINAYA TUUGTII LOOGA. DHAARMAREY IN AY KU TAKRI. FALAAN HANTIDII DADWEYNAHA.
@nathra7351
@nathra7351 4 сағат бұрын
Masar haday somalia soo galaan. Waxaa baaba aaya waa somalia ishalah
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 5 сағат бұрын
Wasiir battle Reer Awdal way ka caqli badan yihiin mana taageerayaan😢😅
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 6 сағат бұрын
Taar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 5 сағат бұрын
Xisbigii wadani week masha buu lameeraysanayaa😢😮😅😅
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 4 сағат бұрын
Cabdilahi dahab iyo Cabdilahi darawal aad baan u taageeraa anigoo reer Hargeisa ah xaafada 26 June .
@XamseXasanyuusuf-tj1ln
@XamseXasanyuusuf-tj1ln 5 сағат бұрын
❤❤❤
@abdiosman1308
@abdiosman1308 5 сағат бұрын
Nimankan Bede la yidhaa may ahayn in saamaxo.
@hassan60mohamuud-pc9pd
@hassan60mohamuud-pc9pd 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 5 сағат бұрын
Waxaanloiga qaadayaa waa xisbi Shaydaan Cidanilaahay ka baqaysaana cod siin mayso😂🎉🎉😢😮
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 5 сағат бұрын
Hhhhhh bayle hhhhhh Waa kuuma
@abdiosman1308
@abdiosman1308 4 сағат бұрын
Bede iyo in la socotaa waa dad fursad uun raadinaya ay Muqdisho ku tagaan. Marba ururka ay fursadaas ka arkaan ayey raacayaan. Ma aha dad S/Land iyo jiritaankeeda daacad u ah.
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 2 сағат бұрын
Garxajis haddu caqli leeyahay Cabdilahi Dahab oo Reer Somaliland dhami ogolyihiin bay dhisi lahayeen.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 5 сағат бұрын
Dhururigii ina xaashi dirir maxaad tidhi? yaa ku yaacay nin baa ku biiray oo 20 baa ka baxay cadawga gudaha
@AbdullahiJama-i8c
@AbdullahiJama-i8c Сағат бұрын
Wadani waa faqash. Qofkasta oo codsiiya walee wuu qoomameen. Waar u tudha caruutiina iyo kuwa tagoogina kujira. Wadani isbafalka wuu doonayaa, waa nabada khal khal lageliyo oo dagaalo sokeeye la rido, dabadeed xamar loo yaaco oo maamul gobleed ay xukumaan laga dhigo Somaliland. Alahyow kuwan gacant ha noo geli .
@AbiibColaad
@AbiibColaad 4 сағат бұрын
Somaliland airlines hawada caalamka ayey dhex gooshi doontaa wlee taasina xisbiga wadani ayàa horseeday wlee shacabka hatageeraayan horumarka dalka kooda
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 5 сағат бұрын
Kun hadaanu hayn kulmiyaanu nahay
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 5 сағат бұрын
Nin jilicsan looma baahna cirro wuu hurdaa waa bilaa Qadiyad
@asxaabi
@asxaabi 4 сағат бұрын
Maxaa loogu yaacayaa jawabtu wa labo arimood kooxda somalia ka timi ee bayle ka mid yahay iyaka wa ognahay qolyaha kale waxaa la yidhaa old kulmiye oo ahaa ayax aan waxba reebayn weli raadinayan xoolo xaaran ah oo ay inaka qaataan baarqabka wadanka haystaana khasnada ummada waa ka xidhay ayaxaas ka dib way qaxeen xagas iyo xisbiga huwanta
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan 3 сағат бұрын
Waa. Ceeb. In. Baile isla. Sawiro. G.Cirro. codka shacabka. S.land
@FadxiyaDaahir-dc9co
@FadxiyaDaahir-dc9co 6 сағат бұрын
❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💯
@Shukri20267
@Shukri20267 5 сағат бұрын
Kkkkkkkkkk caleentiisu cadaatay
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 5 сағат бұрын
Dhicimaayo muusee hadal yaanu kaa dhiman
@rashidmoh7262
@rashidmoh7262 4 сағат бұрын
DORASHASHADDA SOMALILAND TAllO Somaliland Dorashadda Hallo Coddeyo Isi Nebadgelyo Ah' Herdaren ha u codeyn ninka Layidhahdo maxamud xashi Ninka xataa waxan idiin gidigaya Qebiilka Haberjjello oo aan somaliland isku Arregti ka nehay' Ma ihi Abraraha isaaq sheegata' Waxanse ahey isaaq shacbiga Waxan leyey cidii kalle aad rabto u fotee Maxamud xashi wallogey nolloshey maan Arkin collaat Shakhsina daa' Mahamud xashi don't voting him this men you don't know what he did this counrty Thanks
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 3 сағат бұрын
Beyle horta wuxuu u yimi Somaliland yaa Huba? armaaba la inagu soo dhex tuuray.
@mohamedadam9873
@mohamedadam9873 3 сағат бұрын
Saamxaad khasaartay dhe. Cirro ayaad Xamar ka urinaysaaye, wallee si kale ayaad u noqon Xamartii aad ka ahayd Soomaalilaand diidka.
@Maxed-w7x
@Maxed-w7x 6 сағат бұрын
Imisa ayaad qaadatay maxaa kugu filin aanu kusiinee nacayb badan ayaad kuu haya kulmiye
@husseinduale9354
@husseinduale9354 4 сағат бұрын
waa been
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 16 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 14 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
Robert Greene: A Process for Finding & Achieving Your Unique Purpose
3:11:18
Andrew Huberman
Рет қаралды 13 МЛН
Su'aalo diini ah Sheekh Asuuli
43:49
Xogmaal Media
Рет қаралды 10 М.
MUDA scam, Modi in USA, Trump vs Harris | Hafta 504 FULL EPISODE
2:06:21
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 16 МЛН