Tafsiirka Darsiga 291aad JINNI 01 ilaa...

  Рет қаралды 58,610

Sheekh Dirir Official Channel

Sheekh Dirir Official Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 50
@macalincabdifataxonlinequr9753
@macalincabdifataxonlinequr9753 3 жыл бұрын
Mansh allah shekh dirir alle hakuxafido aakharo iyo aduunkaba janooyinkiisana hakugucasuumo
@AbdilahiBadel
@AbdilahiBadel 4 ай бұрын
Alle haa kaa abal mariyo sheekh❤❤
@HassanAliFarah
@HassanAliFarah 2 ай бұрын
Asc Masha Allah Mahadsanid Sh Muhamed Cumer dirir
@duniyzamzamgelle2249
@duniyzamzamgelle2249 2 жыл бұрын
Jazakallahu qeyran sheik Didrir 🤲🏾🤲🏾🤲🏾💕
@Xamdamohamud518
@Xamdamohamud518 Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم❤❤
@samiraabdi3534
@samiraabdi3534 3 жыл бұрын
Mash Allaaaaaah Sheikh jasaaukumlahaaaa
@jowhara1000
@jowhara1000 2 жыл бұрын
Allaha noo xafido culumada soomaaliyeed oo luqadeena noogu soo gudbiyey diinteena suuban sida sh maxamed cumar dirir aamiin
@NuuroCali-ll9fx
@NuuroCali-ll9fx 7 ай бұрын
Mashaallah shiiqa alle haxafido
@bashirabdullahi4374
@bashirabdullahi4374 3 жыл бұрын
Jazakalahu kheyran sheikh Maxamed Cumar Dirir.
@hassanabdirahman7097
@hassanabdirahman7097 6 ай бұрын
Maasha Allah Rabi ha xafido wle
@Ss53426
@Ss53426 2 жыл бұрын
Waxyaabaha Guud ee laga qaadanayo سورة الجن iyo faaiidooyinka suurada: 💥Faaiido Guud: 🌿Suurada waxa magacan الجن loogu magacaabay illahaybaa ku sheegay eraygan الجن suurada. 🌿Sababta ay suuradu ku soo degtay waa : illahay rasuulka uu soo diray wuxuu galay dawaaf ah inuu dadka diinta gaadhsiiyo suuqyada wax lagu kala iibsado oo ah suuqyada wareega oo (عكاظcukaad ) la odhanjiray ayuu tegay halkaasuu asxaabta ku tujiyay salaada subax isagoo quraanka illahayna akhrinaya waxa jirtay jinkana sida ay suuraduba sheegayso in xagii sare loo diiday waxay kasoo dhego dhegayn jireen jinkii waaweyna ayaa yidhi ordoo dhulka ku faafa waxbaa soo kordhayee waxay uyimaadeen nebiga صلى الله عليه وسلم oo salaad subax ku akhrinaya quraanka codkiisa macaanka badnaa kolkaasa quraankii quluubtooda qabtay intii dhegaysatay way islaameen fariintii nebigana way qaadeenoo qolyihii ka danbeeyay ayay gaadhsiiyeen . 💥waxyaabaha Guud ee suuradu ka hadleyso: 1. Suurada inta hore waxa lagaga waramayaa dareenkii jinka markay quraanka maqleen. 2.khalqiga illahay xilka lasaaray jin iyo insiba inay leeyihiin gaal iyo islaam mararka qaarna dareenka jinka inaga wanaagsanaa . 3. Tawxiidka illahay aad ayay suuradu uuga waramaysaa oo jin iyo insi midna lahayn . 💥Faaiidooyin suurada: 1. Rasuulku kulamaduu la kulmay jimanka intan kumay eekeen ee marar kale ayuu la kulmay. 2.Hadii jinkii mar keliya quraanka maqlay haday la dhaceen maxaa inaka ina haysta. 3.kalaamka illahay waxa meeshiisa dhici karaa ma jiro qofka si kastoo uu kutub u akhristo. 4.illahay wax la midaa ma jiro. 5.kelmada جد macnayaal badan ayay noqotaa: 🌿maal. 🌿awawga . 🌿Sharafta. 🌿Dheefta. 🌿Weynaanta. ❗️macnaha kelmadan markay Aayada 3 aad ku jirtaa weynida alle aya looga jeedaa, macnayashan kor ku sheegana waa luuqada carabiga kelmadan inay intaasoo macne ku timaado. 6.Dad xunka waxa uugu daran ibliis waa Aabaha dad xunka. 7.Carabtii hore ee islaamka ka horaysay markay meel cidla marayaan weliba meelaha kaymaha ah intay baaqaan ayay odhan jireen: ninka dooxan jinka ah ka odayga ahaw adaan magan kuu ahay. 8.Dadku labay noqnayaan xaga magan galka: 🌿inay illaahay magan galaan. 🌿inay Adoon magan galaan. ❗️illahay magan gal yaad galoobin hadad cid kale ku warwareegto akhriso سورة الفلق . ❗️Illahay magan gal si aad awood uyeelato. 9.Nebigu wuxuu yidhi:( jinku qaybka waxba kama ogee malaaiiktu markay wada hadlayan ayay soo dhegaystaan kadib kelmad ayay ka maqlaan mustaqbalka ku saabsan kadib faaliyayaasha dhulka jooga ee reer insi ayay usheegaan kadib 99 beenoodna way raaciyaan kadib dadku kelmadaa ay uraaciyeen ayay ku ramaystaan) ❗️Nebigu iska ilaaliya ayuu yidhi faaliyayaasha. 10.Adaabta wanagsan ee illahay lagula dhaqmayo waxa kamidaa : in khayrka illahay xagiisa loo tiiriyo sharkana aan loo tiirin. 11. Waxyaabaha jinka iyo insiga iskaga midka yihiin iyo waxyaabaha ay ku kala duwan yihiin: 🍀waxyaabahan ayaan ka midaysannahay: 🌱Inaan nahay labo makhluuq oo daciifaa. 🌱waxaan wadana hay xilbaa inawada saran oo waajiabadka layna saaray ayaa iyagana saran . 🌱Rasuulada laynooso diro ayaa iyagana rasuulo u ah. 🌱Qof wanagsan iyo mid xunba way leeyihiin sidaan anakuba uleenahah. ❗️Kuwooda xumaada shaydaan عفريت/ متمرد ayaa la yidhaahdaa. 🌱Abaal marinbaynu wada leenahay Aakhiro jin iyo insiba waa la janayn kuwa xuna waa la cadaabin. 🌱Baahiyaha waynu ka midaysanahay cunida/cabida.. ❗️Rasuulka waxay ku yidhahadeen noo cayin waxan wax ka cuni lahayn kana cabi lahayn wuuxu ku yidhi lafaha neefka bisinka lagu gawracay illahaybaan idiin baryee hilib kaga dherga, digada xoolahayagana waa raashinka xoolihiina. 🌱jinku sideena way is dhalaan qabiilana waa leeyihiin. 🍀waxyaabaha ay inagaga duwanyihiin: 🌱xaga muuqaalka malaiiktaa uugu quruxbadan khalqiga illahay insigaa ku xiga jinkuna way inaga fool xunyihiin. 🌱xaga Abuurka malaaiikta Nuurba alaga abuuray anakana Dhoobo jinkana Naar. 🌱Xaga aragtida iyagu way ina arkayaan lkn anaku arki mayno. 🌱isu eekaysiinta iyagu dadka iyo xayawaankaba way isu eekaysiin karaan . 🌱xaga Awooda way inaga Awood badan yihiin waxyaabo badan . ❗️Nebigu wuxuu yidhi 3 qaybood ayey uqaybsamaan: 🌱kuwa Duula. 🌱kuwa xamaarta. 🌱kuwa sida qabaailka guura. Anaku waxyaabo badan ayeynu kaga awood badanahey oo aaney iyagu kari karin. 🌱meelaha ay degaan iyagu waxay degaan kudaafadaha. ❗️Nebigu wuxuu dhahay: meelaha kudaafadaha ah waxa degan khalqigaa kalee markaad geleysaan akhriya ducadan: اللهم إني أعوذ بك من الخبث والخبائث. 🌱Xaga cimriga wey inagaga duwanyihiin ka uugu cimri dheer waa shaydaan oo waakii illahay weydiistay inaan la dilin ilaa inta khalqiga lasoo nooleynayo, illaaheyna wuxuu ka aqbaley ilaa suurta hore la Afuufayo. Kuwa kalena cimrigoodu wuu dheeryahay. 🌱Xaga caqliga way inaga duwanyihiin oo kooda mudo jirey 10 jirka ayuu la caqli yahey . 12. Aragtida dadku jinka ka qaabaan: 🌿mid waa xad gudub.( meel walba jinba utaagan ) ❗️waxkastoo ku dhaca wuxuu odhanaya jinbaa iyeelay taasina waa xad gudub awood aanay leheenbuu siiyay. 🌿midna waa gabood fal.( way dafireen) ❗️ illahay iyo quraanka kuwasi way beeniyeen haka toobad keenaan. 🌿midna waa dhexdhexaad. (Waa sida saxda ah ee laynoo sheegay inaan uula dhaqano uuna aamino). 13.jinka waxa ka midaa nooca madaxa Adag ee u taagan iney dadka Duufsadaan kuwaas iyaga waa layska naarayaa. 14.xaqa markey qaateen waxay garteen jinku awoodooda anaka sidaasaa laynaga rabaa. 15.Rasuulku wuxuu ina amrey xayawaanka yar yar ee xamaaratadaa markaan aragno inaan waanino oo abhino haduu yahey jin wuu iska tagayaa haduu tegi waayana waa la dilayaa. 16.Hanuunka illaaheybaa haya, Hadaad iimaan yeelato oo hanuunto labo midna haka biqin aakhiro marka lagu xisaabinayo: 🌱in wixii wanaagsanaa aad la timid lagaa goosto. 🌱in lagu dulsaaro denbi aanad geysan. 17. Waxa jira labo kalmadood ee قاسط iyo مقسط: 🌱kelmada قاسط waa qofka xaq daboolkaa. 🌱kelmada مقسط waa qofka cadaalada sameeya. 18. Marka dareen Diineed ku Galo meel hala fadhiisan ee Dhaqdhaqaaq samee dadkana gaadhsii. 19.Deeq hadii lagu siiyo waad ku imtixaanantahey. 20. Meelaha uugu dheeraadka badan dhulka waa masaajida illlaahay. 21.Usluubka wanaagsan ee jinku dadkiisi ugaadhsiiyey diinta xikmad ayaa ku jirta qofka daacigaa waxa la rabaa inuu usluub wanaagsan dadka diinta ugaadhsiiyo. 22. Labo fariiq ayaa aduunka ku nool: 🌱Qolo halaagsameysa oo illaahey diidey. 🌱Qolo illaahay rumeeyey oo illahey deeqdiisa hoos taagan. 23. Cadaalada iyo islaamku way isku xidhan yihiin, qofka muslimkaa qof cadaalad daro ku dhaqma maaha. 24. Guusheena horu markeena Badhaadhaheena wuxuu ku jiraa diinta illaahay oo lagu tooso. 25. Qalcada adag ee laga magan galo fitnadaha waa dikriga Alle. 26. Nebiga illaahay meelaha uugu sharaf badan wuxuu ku sheegaa inuu Adoon yahay. ❗️Adoon nimadu waa derajada uugu sareysa uu qof gaadho. 27. Farqibaa udhaxeeya qofka illaahey garab taaganyahay iyo qofka dad ama Aduunyo itaal bidey. 28. Qaybka waxaa og illaahey , rasuuladana illaaheybaa usheega wixii qaybka ah ee usheegayo.
@yacquubmaxamed5977
@yacquubmaxamed5977 2 жыл бұрын
Masha Allah
@yacquubmaxamed5977
@yacquubmaxamed5977 2 жыл бұрын
Salalaahu Calayhi Wasalam
@NayraVlogs.297
@NayraVlogs.297 Жыл бұрын
Wad mahsantahay Ilaahey dadalka haku kordhiyo
@abdirisaqahmed803
@abdirisaqahmed803 10 ай бұрын
Mashallah
@Umaymo-qm2bd
@Umaymo-qm2bd Жыл бұрын
Masha alah ❤❤❤ sidaa kusoco wllo Mardale masha alah ❤❤❤
@NimcoNuur-f3b
@NimcoNuur-f3b Жыл бұрын
maasha Allaaj sh Dirir❤❤❤
@sheekhmursal1918
@sheekhmursal1918 3 жыл бұрын
Mashalah sh dirir
@ahmedabdirizak9031
@ahmedabdirizak9031 3 ай бұрын
Jazakallah ❤️❤️🥰
@MaxamedAbdilahi-v9w
@MaxamedAbdilahi-v9w Жыл бұрын
Jasaa kalaahu khayran jasaa
@aaladiini8270
@aaladiini8270 Жыл бұрын
baaraka alaaaah
@AbdirixiimKhaliif
@AbdirixiimKhaliif 9 ай бұрын
Allahu akbar❤❤
@MaxamedAbdilahi-v9w
@MaxamedAbdilahi-v9w Жыл бұрын
Mnch AllaaH
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 Жыл бұрын
Jazzakallah sheikh diriir
@jamaahmedmohamed7359
@jamaahmedmohamed7359 3 жыл бұрын
Maansha Allah
@AbdiAgood
@AbdiAgood Ай бұрын
😂❤ku mahadsanid Tabintaada Khayrka badan ee quraanka kariimka ah.😂🎉🎉
@barwaqomahamed-j3c
@barwaqomahamed-j3c Ай бұрын
Waa 1/12/2024 Malin axada Waxn rajaynyaaa inaan Bishan Bisheeeda Tafsiirka Si Wangsan U Garanyo Waxbadan Noloshayda iska kay Badalaaam Inshlh
@yacquubmaxamed5977
@yacquubmaxamed5977 2 жыл бұрын
Alle Haku Barakeeyo Aduun Iyo Aaqiro Shiikh Dirir
@king_suleiman
@king_suleiman 5 ай бұрын
JazakAllh
@MunaYousuf-qz7lc
@MunaYousuf-qz7lc 9 ай бұрын
Jaskkumllah khayran
@siidaliahmed804
@siidaliahmed804 3 жыл бұрын
Masha Allah
@aanoleosman
@aanoleosman 3 ай бұрын
❤❤❤
@fardowsaismail4264
@fardowsaismail4264 3 жыл бұрын
Jazakallah khayr
@sarahbashe2687
@sarahbashe2687 3 жыл бұрын
Asc. Masha Allah
@sahrafarah1993
@sahrafarah1993 3 жыл бұрын
Mansha. Allah❤❤❤❤
@sowdoAhmed-x6l
@sowdoAhmed-x6l 10 ай бұрын
M.a
@ahmedabdullah7918
@ahmedabdullah7918 11 ай бұрын
❤😂🎉
@ahmedabdullah7918
@ahmedabdullah7918 11 ай бұрын
Anewe🎉😢😊😮😅I
@SlavetoAllah108
@SlavetoAllah108 11 ай бұрын
0:30>> 25:12>>
@WerWer-fx9zp
@WerWer-fx9zp 3 жыл бұрын
ما شاء الله يبارك الرحمن
@SheekhAadan-u8v
@SheekhAadan-u8v 8 ай бұрын
❤❤ 1:15 😅❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤🎉😮
@amranismail8227
@amranismail8227 3 жыл бұрын
0
@Moh-gd1xe
@Moh-gd1xe 6 ай бұрын
01 ilaaa aayadeeh?
@sahrafarah1993
@sahrafarah1993 3 жыл бұрын
Mansha. Allah❤❤❤❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 3 жыл бұрын
Maashaa Allah
@yacquubmaxamed5977
@yacquubmaxamed5977 2 жыл бұрын
Masha Allah
@saliidhassan1022
@saliidhassan1022 Жыл бұрын
Masha allah ❤
@foodeyali6606
@foodeyali6606 10 күн бұрын
Masha Allah
Tafsiirka Darsiga 299aad INSHIQAAQ 01 ilaa...
1:02:04
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 58 М.
Tafsiirka Darsiga 292aad MUZAMIL 01 ilaa...
1:05:40
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 61 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Tafsiirka Darsiga 260aad FATXI 01 ilaa...
1:00:33
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 36 М.
40 QISO | WAA QISOOYINKA UGU SAAMEYNTA BADAN EE   Sh.Mustafe
3:26:07
Saxiix Media
Рет қаралды 69 М.
Tafsiirka Darsiga 81aad Acraaf 01 ilaa.....
1:03:35
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 48 М.
TAARIIKHDII MANGOOLISKA | QAYBTII 1AAD SHEEKH MUSTAFE
57:57
QALBI QOOYE CHANNEL
Рет қаралды 4,9 М.
Casharka 7aad Suuratul Jinn - Macaarij Sh.Maxamed Ismaaciil
1:23:25
True Cable Tv
Рет қаралды 175 М.
Tafsiirka Darsiga 239aad QAAFIR 17 ilaa...
1:00:36
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 31 М.
Tafsiirka darsiga 31aad Al-Cimraan 01 ilaa..
59:26
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 88 М.
37 TAFSIIRKA QURANKA SH. MAXAMED DIRIR
3:17:34
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 20 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН