TAHRIIBKII ABID UGU ADKAA | MARKHAATIGA NOOL VS MAGAFE!

  Рет қаралды 29,958

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@xudunmediachennal8985
@xudunmediachennal8985 Жыл бұрын
Ilaahay ha naxariisto wiilkaa dhintay habby new year 2015 wuxuu iigu soo galay saxaraha liibiya aduunaw nin nool 8 sano ka hor
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 8 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SalmaanKhadar-y3m
@SalmaanKhadar-y3m 4 ай бұрын
Scw
@omar33644
@omar33644 Жыл бұрын
Allah yaa raxma inti ku geeriyootay. Lkn cabdixaafid ma anigaa moodaya mise taariikhda dhacdada inooma aadan Soo gudbin. Dhankastaba ilaah ummaddeena dhibta ha ka saaro.
@JohnDoe-pt3tx
@JohnDoe-pt3tx Жыл бұрын
Is there a part 2?
@deeqaomar8670
@deeqaomar8670 Жыл бұрын
INAALLILLAHI WAINAA ILLEYHI RAJICUN
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Dhalin yarooy u dhaga Nuglaada Warka wiilkan sheegayo Oo ka digtoonada Tahriibka Hadii kale Rafaadka baa ku sugaya
@zundus_9987
@zundus_9987 Жыл бұрын
So dhamestit part 2
@mahaddahiromar4894
@mahaddahiromar4894 5 ай бұрын
mala soodhigay
@abukaryare1300
@abukaryare1300 9 ай бұрын
Inabaxa rawa tahrib ee tahrib update ah noken 🥱 san qibrad ogaqato ☝️wadna mahadsantahay
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 Жыл бұрын
Subxaana Allah waa arin aad looga xumaado dadka soomaalida in ay meel walba ku dhibaateysan yihiin ilaahay ha dhib dhaamo soomaaliyeey dhilkiina jooga inta aad sharaf xumo iyo silic u dhiman laheyd dalkaadii in aad joogto baa kuu dhaanta ku waano qaata wiilka waxa uu ka sheekeynayo cabdi xaafid waa ku mahadsan tahay wacyi gelin taada ilaahay ha kaa abaal mariyo wabilahi tawfiiq.
@Manchestersomalitv
@Manchestersomalitv Жыл бұрын
Part 2??
@rashidawad5825
@rashidawad5825 Жыл бұрын
waxaas dad baa dhegaysanaya hadana soo socda markaas dadka miyaa la raadqaaday?
@abdinasirisak6701
@abdinasirisak6701 Жыл бұрын
We need part two
@Manchestersomalitv
@Manchestersomalitv Жыл бұрын
Laa xawla wala quwata ilaa bilaah
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
Horta tahriibka dhibkiisa ayagoo ogo dadka soo uma soo bareeran inay maraan marka hada maxaa dhibkiisa looga hadlaya?
@fuaadhassan6363
@fuaadhassan6363 5 ай бұрын
sori
@SadaambarresadaamHogaamiyesada
@SadaambarresadaamHogaamiyesada 6 ай бұрын
Scw
@fitahkassim
@fitahkassim 9 ай бұрын
Somaliyeey wadankeena aaynu iimansano mideeda kale. Liibiyaan yaanan iloowin
@Faansahro
@Faansahro Ай бұрын
@@fitahkassim waan ka xumahay lkn soomaaliya waligeed ma fiicnaaneyso maxaa yeelay qabyaalad ayaa taalo iyo dil hadana waxaa laga baqayaa dagaal kismaayo inuu ka dhaco wuxuuna sababa barakac waxaan heysana wadan nimco leh oo wax kasto yaalo laakiin kuwa meesha xukuma ayaa. Nimcada eebe ka gaaloobay oo diidan ogoowna inta ay soomaali qabyaalad ku jirto meel ma gaarayso waligeed waxaan ka baqaa inuu eebe nagu salado yahuuda xasuuqta falastiin maxaa yeelay soomaalida way is dilayaan 😭😭😭😭😭 sababtaas soomaaliya waligeed ma fiicnaaneyso waan ka xumahay laakiin waxaas waaye runta meel qabyaalad iyo dagaal iyo barakac iyo kufsi iyo hoog ka jira waligeed noqo mayso meel amaan ilaa hadee dadka fiicanaadaan oo dagaalka joojiyaan oo qabyaalada joojiyaan iyo takoorka 33 Sano dagaal iyo is cun laga yaabaa cuqubo ilaahay inay nugu dhacday 33 Sano maanta laga bilaabo wax waan qabsan karnaa laakiin waa su aale adiga hadaad tahay hawiye ma aqbalee qof daarood ah haday jawaabtu tahay Maya ogoow inay kugu jirto qabyaaladnimo aniga waxaan ahay gabar soomaaliyeed oo daarood ah waligayna kuma fakarin qabyaalad nimo maxaa yeelay waa waxa wadankeenu burburiye
@krazyville
@krazyville Жыл бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله
@rashidawad5825
@rashidawad5825 Жыл бұрын
dayuurad baan ka soo raacay n50 afgooye wilson airport nairobi baan ka soo degay keliday waxaan moodayey in aan tahriibay laakiin xarago ayey ahayd. marka loo eego dadkani waxay mareen
@SiciidAsad-f7u
@SiciidAsad-f7u Жыл бұрын
Sxb hada xagee Nairobi baa
@hasanmohamed1840
@hasanmohamed1840 8 ай бұрын
@@SiciidAsad-f7u😂😂😂
@DhuuxCaday-td9wi
@DhuuxCaday-td9wi 8 ай бұрын
Bedroom maxa ladhaha
@saidegal4110
@saidegal4110 9 ай бұрын
800 oo nin horrooda see gabar somali ah loogu hor garaacay
@BashirAhmed-zb1zq
@BashirAhmed-zb1zq 8 ай бұрын
500+800 =1300
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@upahdaudjama2135
@upahdaudjama2135 3 ай бұрын
2025 ban bixin ani l.a
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
ninkan hadalkiisa igama gadman aniga
@bashiirahmedhoussen1817
@bashiirahmedhoussen1817 Жыл бұрын
Y
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 Жыл бұрын
Weey idin ku fiican tahay iney Arabta Sidaas idiin Galaan 😡😡😡 SOMALI Waxey isku ma leeyan Arab 🦍🦍🦍 waxey isku Sallaaman Sallaamo Caleeku Qurun 😡😡😡
@Max-homie
@Max-homie Жыл бұрын
Adu maxaad ahayd daanyeerad
@LuckyMan-rz1pj
@LuckyMan-rz1pj Жыл бұрын
Oromo somali baratay uma xumid
9-NIN OO BEERKA |  KALYAHA LAGALA BAXAY, MARKHAATIGA NOOL.
44:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 256 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Qeybi 1  tahriib iyo qiso Libya 🇱🇾 true story
13:54
Mowpro
Рет қаралды 1,1 М.
DHIBAATADII TAHRIIBKEYGA PART4 Daawo
35:38
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 34 М.
QISADII TAHRIIBKA TALLO WLL PART 3 SAFARKII IYO SOCODKII ADKAA
26:49
TAHRIIB GEERI | NOLOL, MARKHAATIGA-NOOL. ( 6- WADAN  )
28:02
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
FATXIYA MARKHAATIGA NOOL OO KUFSI MAGAFE KA BADBAADAY MURUGO.
24:27
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 114 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН