9-NIN OO BEERKA | KALYAHA LAGALA BAXAY, MARKHAATIGA NOOL.

  Рет қаралды 254,455

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 767
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Жыл бұрын
FADLAN SII SHARE GAREEYA LIKE SAARA THANKS
@ilkacasecanagelcanagel3889
@ilkacasecanagelcanagel3889 Жыл бұрын
Asc
@shambalafe300
@shambalafe300 Жыл бұрын
Wa wiil geesi ah oo dhibti so martay si hufaan uga waramay wana Arin murugo badan
@asliimuur5024
@asliimuur5024 Жыл бұрын
Iskuul mahamuud xarbi macalin ayaan ka ahaa mar waa laga yaabaa in uu arddii aan wax bari jiriy
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 Жыл бұрын
Macalin Asli Nuur Waan ku Salaamay Macalin Ilaahey haku xifdiyo waa run ardaydaadi baan ka mid ahaa waliba ardayda kuwa aad ugu jecleeyd ee dhagaha Fudud baan kujiray hadii aad tahay Macalin Asli from 1999 ilaa 2004 Macalimad Asli Nuur Iyo Macalin Ismaaciil Allaha unaxariisto macalin Dubad Aun Macalin Nasra macalin Ustaad Cabdiqadir Odawaa, iyo mudiir Abtidon doon Aun
@aaminakhalif1434
@aaminakhalif1434 Жыл бұрын
Noo Soo dadaji wareesiga wiilkaan yaaqeeey 🙏
@star1990
@star1990 Жыл бұрын
Xasbunaallah wa nicmal alwakiil. Walaal Saciid allahu sidii uu intaasba kuu soo xifdiyay haku xifdiyo. Qalbiga allaha kuu qaboojiyo. Waxa tahay geesi geesi dhalay🤩🌺
@charkoshanghai
@charkoshanghai Жыл бұрын
Mashallah this guy is a hero, a great storyteller .Mahadsanid abdihaafid for interviewing this young man.
@abuzubair7220
@abuzubair7220 Жыл бұрын
Wardhiigley wazaarad waaye inta kale wakaalad waaye.❤️ Siciid Jamac waa waayo arag geeeri hadana cod kar ah soomaali nimaduna ku weyn tahay 💯🇸🇴 Masha Allah tabaarakallah
@galkacyo12
@galkacyo12 Жыл бұрын
Schoolkii Mahamud Xarbi Soomaaha Schoolkii Lagu Dhex Xasuuqay Qabiilka Gaalgalah
@barafwaye122
@barafwaye122 Жыл бұрын
Abdi xafidow aniga waxan xaadir u aha in ka badan 50 wiil oo somaliya meel ay ku dhinten inta badana aan wada aqaano goobta aan ku sugneyna waa libya 🇱🇾
@ibrahimabdilahi712
@ibrahimabdilahi712 Жыл бұрын
Fadlan inta iga dambaysay like sara comment wilkan si c.xafid u arko.
@barafwaye122
@barafwaye122 Жыл бұрын
@@ibrahimabdilahi712 Mhdsnid wll
@hosainabdirisak
@hosainabdirisak Жыл бұрын
Sxp sanadkee wye
@ADLoFGroza
@ADLoFGroza 11 ай бұрын
sxp hada majogta wli
@FatxiyaCabdi-hl2qg
@FatxiyaCabdi-hl2qg 6 ай бұрын
Subxaanalaaah alloow nasoo urui
@ilouwilou9917
@ilouwilou9917 Жыл бұрын
Wiil gesiya Allaha cimriga iyo cafimadka ha kubarakeyo
@bisharoabdi180
@bisharoabdi180 Жыл бұрын
M.A this gentleman is a great story teller ALLAHUMA BARIK
@ninaahmed8838
@ninaahmed8838 Жыл бұрын
Mahadsanidin BRIT SOM TV guulaysta daaiman jazaakumulaah khayr ustaad abdihafid allaha ha idiin xafido dhamaantiina
@zahraomer9528
@zahraomer9528 Жыл бұрын
Mashallah what a hero! Allah ha badiyo kuwa kula midka ah. Baraka Allah fiik.
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 Жыл бұрын
Ma shaa Allah dalkenu wuxuu u baahan yahay labadiina iyo adinkoo kale ilaahey heeydin daayo ❤️💯🙏✔️♥️🇸🇴
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 Жыл бұрын
Love this guy. We want more of him pls 🙏🏾
@rashidibrahim4990
@rashidibrahim4990 22 күн бұрын
Subxana allah it’s really painful waa qisadii ugu xanunka badnaa ee an abidkeey maqlay wllkey saciid jama qalbiga rabi haku qabojiyo
@suleqajacfar2957
@suleqajacfar2957 Жыл бұрын
Cabdi caafid ilaahay qeer haku siiyo wiil iyo gabar soomliyeedba waad caawisa jasaakallha aboowe 🌺🌺😍😍
@abdalemohamed7342
@abdalemohamed7342 Жыл бұрын
Masha allh Siicid iyo C/xaafid walhi wa ruun Somali baa inaga badan illhy ha isku soo soceeliyo oo illhy wadankeeni oo nabad ah
@kafiyaabdulkadir6973
@kafiyaabdulkadir6973 Жыл бұрын
Wellone!!masha allah markan is dhaho somali waa dhamaatay ayaan farxaa rajo igashaa markaan arko ninkan oo kale.ilaahow naxifsi dalkeenana noo xifsi yaarabi.🤲
@degaghedi1738
@degaghedi1738 Жыл бұрын
Allaah wiilka dabka ay kufariisiyeen ayaa ugu daran illaahow unaxarooso kuli inta fulanka lagu dilay iyo kuligeen aamiin aamiin
@ridwananwar2345
@ridwananwar2345 Жыл бұрын
Qisaba qisay ka xanuun badan tahay alla dowlad la aan ilaa iyo goormee waxas nugumey dhaceene 😭
@falisa576
@falisa576 Жыл бұрын
Masha Allaah tabarakallaah wa wiil Dhalinyaro ah oo geesiya hadana wadani ah. Dhalinyarada somaliyeed Allaha u gar garo Meel walba way ku dhibataysan yihiin. Cabdi hafiid walal adigana Allaha ku xafido Aduun iyo aakhiraba wana ku mahadsan Tahay burnamijyada xiisaha badan ee aad Noo so gudbisid bulshada somaliyedna Ad la wadaagtid
@ahmedduale4991
@ahmedduale4991 Жыл бұрын
Masha Allah ninkii Somali dhab ka tahay waakasaa somali xalaal ah Masha Allah brother
@ruqiyaabdulle4618
@ruqiyaabdulle4618 Жыл бұрын
Asc siciid, Allah ha ku saacido aduun iyo aakhiraba. WaXaan umalayna yaa Allah wuxuu kuu soo badbaadiyey kii Somalia badbaadin lahaa inaad tahay. Siciidow nolow oo sharaf iyo cizi ku noolow. Allah ha ku barakeeyo.
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 Жыл бұрын
😢😢saciid jamac wa fariid ilahey kuma dayaaco if iyo aqiro ba 🥰🥰👏👏
@saidjama549
@saidjama549 Жыл бұрын
I have no words for what this young man has been through much 💔 best wishes. Hopefully life will get better from here on
@asmaabdi8913
@asmaabdi8913 Жыл бұрын
ج9
@asmaabdi8913
@asmaabdi8913 Жыл бұрын
9
@sitsuhuur9169
@sitsuhuur9169 Жыл бұрын
Eey eey dhalay itoobiya soomaali iyagaa Siiyeen fursadaa tobeelay ciil badanaa
@saadiqcllaahi5562
@saadiqcllaahi5562 5 ай бұрын
​@@asmaabdi8913😊
@aminafarah1457
@aminafarah1457 Жыл бұрын
Maanshaa alaah will kaas dhalinyarada ah isaga iyo kuwa la midka ah baa ku fiicnaan lahaa in somalia inoo taliyaan horumar iyo barwaaqo ayaan gaari laheyn qurbaha barafka iyo caruurta somaliyeed ee jeelasha ku baa ba'ayba meel bey dhalinyaradaasu gaarsiin lahaayeen ee ilaahayow talada dhaliyarada fiicfiican noogu dhiib amiin yaa rabbi.
@hawoqaxiye4357
@hawoqaxiye4357 Жыл бұрын
Uma bahnin hogamiye xanaqsan waxana ogataa in somali badan saas loogalay oo ay u galen Somali kale 1991 iyo wixii ka dambeye marka hadan laga dalban cafis sidas aa lo dhimana waxayna isku belelen
@fathiahmed1468
@fathiahmed1468 Жыл бұрын
Mansha Allah this young man is basically hero. He is real Somali and I pray for him to live long life. He is very stry
@simanhirey3244
@simanhirey3244 Жыл бұрын
Subxanalaah rabi naxriistiisa Jano hasiiyo dhamaan walaladeen somaliyeed mel welbo ku dhinteen intii Naga xanuunsan hano caafiyo amiin yaarabi 😥🤲
@zainabhudeidi9938
@zainabhudeidi9938 Жыл бұрын
Masha Allah Abdixafid Allah haku barakeeyo. Waxaso maclunada anba mucjishiyina . manan ogadeen la’aanta. Hawl ween bad haysa
@nasirshiekh5927
@nasirshiekh5927 Жыл бұрын
Maasha allah tabarkalah. Ninhalyeey .qalbi wanaagsan.dhibaato badanalakulmey.rabi dhibdanbe kumatusowall
@suadmire7450
@suadmire7450 Жыл бұрын
Asc soomaali hadaan nahay waa baabanay alloow noo gargaar adaa gargaar leh amiin amiin
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Жыл бұрын
Allaahuma Aamiin.
@Ibra12886
@Ibra12886 Жыл бұрын
Amiin ya Rabbi
@missnajma5505
@missnajma5505 Жыл бұрын
Aminnnn
@xananmahamuud383
@xananmahamuud383 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@mohaakram2780
@mohaakram2780 Жыл бұрын
N8nkaan wllhi wuso jabey. Cimri dheer Allah siiyo waxaan ahey reer cali kamiin. Waqtigaas waa yare. Allow dowlad wangsn dalkeena sii dhib waaso Marney.
@Boss-Layd
@Boss-Layd Жыл бұрын
SubhanaLLaah illahy wiilkan qabigiisa ha hilmamsiyo dhibka uu soomaray ..Somali waxba kama noola walhy 😢
@qadroali2268
@qadroali2268 Жыл бұрын
Asckm eebow nabad iyo naxariis badan dalka iyo dadka somaliyeed Eebow nasii yaarabi aamiin aamiin aamiin yaarabi
@muuqsoor
@muuqsoor Жыл бұрын
Much Experiance and Gold Recommendation. Thanks you both Abdihafiid and legend saciid.
@fathumokyrane3825
@fathumokyrane3825 Жыл бұрын
❤❤Maansha Allaah Maansha Allaah waa waa geesi geesi dhalay
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 Жыл бұрын
Illaahay haw naxariisto iyaga inta umada muslimka ah ee dhimatay inagana illaahay haynooga daba naxariisto Allaahuma Aamiin
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 Жыл бұрын
Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajucuun Allah Allah unaxariisto dhamaantood Subaxaanallaah waa murugo iyo xanuun 😢😢😢😢😢 Allah ugargaaro umada soomaaliyeed 😢😢
@ibrahimabdilahi712
@ibrahimabdilahi712 Жыл бұрын
Wedh la yidhahdo sheykisbiir ba yidhi aya ah " ninka laga adkaday marku qoslo; wuxu macanka gusha ka qada ninki jebiyey." Imminka markan arkay ninka waxas o dhibi ku dhecen o marba qosol u dhacaya, waxa iso baxday inay wixi cadowgu inala dhacay o dhami ina kariwayen. 🦾🦾🦾 we're still standing.
@zainabhudeidi9938
@zainabhudeidi9938 Жыл бұрын
Siciid Jama. Walaal qof adag baa tahay. Allah qalbiga haku qabojiyo Allah haku xafido
@aminayusuf517
@aminayusuf517 Жыл бұрын
Very sad story 😢😢😢 this guy is hero, subxaana Allah waa libaax ninkas Allah ha ku barakeeyo brother I can’t stop crying 😢😢
@ummnora4665
@ummnora4665 Жыл бұрын
Maasha allaah tabaraka llaah the future president of all soomaaliya❤️ ilaahey ninkii qalbigiisu ku weyn yahey uunbaa u damqada walaalihiisa kale😭 habaryar nin nool ayaad tahey walaahi waan ka ooyey qisdaada ilaahey hakuu boogo dhayo inta hadheyna hakuu dhameys tiro, intii soomaali muslimiin ah ee dhamateyna ilaahey ha u naxariisto, baarakallaah fiik you have my vote#😭❤️
@adanibrahim9402
@adanibrahim9402 Жыл бұрын
I have never seen any smart Somali man who talks or thinks like this kid Mashalah
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@ibrahimabukar1457
@ibrahimabukar1457 Жыл бұрын
Asc brother think so bro
@ibrahimabukar1457
@ibrahimabukar1457 Жыл бұрын
War haye ciyaal tolka afar qooble mahay eeboow cade geed timirka iyo Mii jiska juu mataqaan laanta afaraad kkkkkj ciao brother
@jamiilaahmed3621
@jamiilaahmed3621 Жыл бұрын
Masha Allah wareysi ugu xiisaha lahaa this guy is hero🤙
@aliabokar4983
@aliabokar4983 Жыл бұрын
Mahadsanid Abdihafit waa sheeko caajib ah nin soo jabay dhib badan soo arkay Saciid
@iidyuusuf3120
@iidyuusuf3120 Жыл бұрын
Waraysigii ugu macaana een dhagaysto🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@khadraabdirahman6791
@khadraabdirahman6791 Жыл бұрын
Allah haku xafido geesi caqli iyo muminimo ku darsaday allaah cisi iyo sharaf ku noolaato
@mohamedguled2830
@mohamedguled2830 Жыл бұрын
Scw,walaal,saciid alaha ku barakeeyo,nin qalbi fiican ayaa tahay ,waana ku mahadsan tahay waana wanaagsan aad ummadda u soo jeedisay,siiba reer sowd afrika. Mahadsanidin adiga iyo candi xaafidba scw.
@nasteexo-cj3ot
@nasteexo-cj3ot 3 ай бұрын
Koley amxaaro abdulahi yussuf beerlawe keenay wiilku aa argagaxsanyahey wuu Qiiro haflayas
@jihanjamal3564
@jihanjamal3564 Жыл бұрын
OMG waa naf dhiman weysay I’m glad you are in safe country now 😢
@amatullah7105
@amatullah7105 Жыл бұрын
😭😭😭 ilaahow somali nabad sii oo isku keen quluubtooda , wiilkaan Walalkeen ah qalbigiisa allah qaboojiyo
@ruunfamilyvlogs176
@ruunfamilyvlogs176 Жыл бұрын
It’s hear touching history walhi 😢😢😢allow somalia dowlad khyr qabta no sii aduunka waan ku dayacanahy walhi 😢😢
@FatxiyaCabdi-hl2qg
@FatxiyaCabdi-hl2qg 6 ай бұрын
Maansha allaah wall hantiduu rabi ku siiyey ee caqliga & geesinimadaa hakuu kordhiyo hana ku ilaaaliyo kaalay dalkaagaa kuu baahane wax u qabo oo qurbe isakaga kaalay alloow ku ilaaali intii dhimatayna u naxariiiso qalbigana kaaga saaar wall maansha allaaaah Siciiiid❤❤❤❤❤❤❤.
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Wa sheeko xanuun badan Allah unaxariisto intii ku dhimatay South Africa dalkeenii Allaha nabad nooga dhigo
@manaalmuse3247
@manaalmuse3247 Жыл бұрын
Abdihafid mahadsanid waraysi badan iyo warbixino badan kasoo samee wiilkaan
@sabiriinmaxamud2684
@sabiriinmaxamud2684 Жыл бұрын
haa wlhay qisooyinba kuduugan yaab badan
@mohamedahmedmohamed1587
@mohamedahmedmohamed1587 3 ай бұрын
Waa geesi caqli badan oo wadanni ah maanshaa.
@Zero_to_nill
@Zero_to_nill Ай бұрын
Best clip that I watched on youtube... Dear KZbin please promote and make viral this clip
@kabdi2408
@kabdi2408 Жыл бұрын
Wallahi wiilasheena illaahey hainoo badbaadiyo subxaanallah
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 Жыл бұрын
Siciid jaamac waxaan qirayaa inuu geesi yahay,ilaahay haku xifdiyo adiga iyo dhamaan ehelkaagaba
@mohamedahmedmohamed1587
@mohamedahmedmohamed1587 3 ай бұрын
Waa sax farduuseey.
@ruqiyaabdisalam4731
@ruqiyaabdisalam4731 Жыл бұрын
asc waan Ku salaamayaa abdixafid siciid jamac waxaan leeyahey maashaallah habo illaahey adigoo kale hanoobadiyo rabigeen ha kuu booga dhayo soomaali allaha mideeyo diinteedana allaha isoo celiyo iyadaan Ku bad baadeynaa
@sadiaabdulahi6311
@sadiaabdulahi6311 Жыл бұрын
Alla dadku cawaansanaa meel askartii wadanka gali wayday bay dukaamo kafuranayaan, Ilaahay dalkeena nabad hanooga dhigo
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Жыл бұрын
Maasha allah ,geesi wadani halyey said jama Somali wa dhamaatay allah ha xafido inta yar ee hartay, Ethoipia waxa dalka keenay abdullahi yusuf iyo sheikh sharif ,hadana damul jadiid iyo shabaab aya dalka qasi *** Anaga somaliland weli konfur ba dhib nogeysatay ban 30sano Caro ku maqanahay iyo gooni istaag aan shaqeyn , Dadki koonfurna 30sano qax iyo siyaasi qaldan oo cadow uso hogamiyey xasuuq dhexdooda iyo Ethiopia cidankii tikre dalka siyaasi xun kuso hogamiyey xasuuq labaad misana South Africa xasuuq sadexaad dab laqabadsiiyo iyo qarax iyo xabad lagu laayo misana qaar somali liibiya iyo magafe ku dhamadeen subxanallah ,dhan walba somali wa isku fataxeysteen Allah ha udanbi dhaafo Amiin cafiska aan badino oo hala heshiiyo si cadowga looga so meel jeysto wbt.
@rahhasan4535
@rahhasan4535 Жыл бұрын
SubhanaAllah Allahu Akbar magaranyo wax aan iraa Wallahi 💔💔😢😢😥😥. Yaa Rabii inaga qabo dadka jahika ah e wadankayagi baabiyay 🤲🏻💔💔💔
@ahmed.h9771
@ahmed.h9771 Жыл бұрын
Subxanallah, wlhi ninkaan wa nin caalool adag wadankeniina balayo siyaasi ah baa shacabki qabiil ku abuurtay sa waxa lagu hayaa ana reer hebel ah dhalinteniina qurbihii baa bahalo ku cunayaan, allahayow dadkena somaalyed ugargaar oo dowlad nadiif ah oo caadil ah sii amiin.🥲
@abdiladifahmed8053
@abdiladifahmed8053 Жыл бұрын
Walhi hadda ayaan isku diyaarinaya safar konfur afrika ah inaa shaqeestana ubaxaya ilaahey ha igu badbadiyo Aamiin i.a ❤️💯
@muniiromj6185
@muniiromj6185 Жыл бұрын
Plz ka joog 😭😭😭😭😭ha bixin lcgtaada ganacsi ku furo aboowe
@fihiimaqurux1439
@fihiimaqurux1439 Жыл бұрын
Habixin aboowe😭
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
Huno iska joog wadankaga hooyo
@yussufmahat7866
@yussufmahat7866 Жыл бұрын
Masha Allah bro u r a hero❤
@urejimohamud8282
@urejimohamud8282 Жыл бұрын
Maashallah Allah Allah ha idiin xafido kuligiin, waa version hubo, hooyoyadaa na gablabto. Maashallah waa ku salaamey cabdi xaafid
@dulmarxaaji7191
@dulmarxaaji7191 Жыл бұрын
Maashaa alaah ilaahay haxiftiyo siciid qabiil waxbamataro walaal qabiil waa kansar
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 Жыл бұрын
Masha alah waa wiil adadag somalli dhalinyaro sidaan u fikiraayo ayey u baahan yihiin
@dhhol77
@dhhol77 Жыл бұрын
Qisoyinka noocan ah mrkan maqlo xalad adag ayn galaa wlhi illehy naguma so celiyo tii oo kle😭😭😭😭😭😭😭
@abdirahmanibrahim322
@abdirahmanibrahim322 Жыл бұрын
Mudanayaal waan idin salaamay Abdihafid iyo Said Jamac .... Meeshaas siciid afarta qodob ee cabsida iyo salaad laantu U horeeyaan waaba xayaatul kalabkii la sheegi jiraye.
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 Жыл бұрын
Waa sax waa xayaatul kalab
@Hornscope
@Hornscope Жыл бұрын
Masha"allah ilaahay khayr ha siiyo inankan. Waa nin waayo arag ah
@warismohamed1561
@warismohamed1561 Жыл бұрын
Asc
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Жыл бұрын
wcs
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 Жыл бұрын
Asc wr wr waaku salaamay C/xafiid iyo la wareeys tahay Maxamuud Xarbi ayaa isoo xusuusisay anniga reer Wardhiigleey ayaa ahaa oo Floransa ayaa leygu dhaley ku soco Cali kamiin Adeerkeey ayaa degan mideeda kale hooyo aadideeda Alle hakuu soo dedejiyo insha allh Hooyo waalama huraan ee dadoow hooyo haloo hiiliyo hooyo anni 3 mar aan aadayay markii 3xaadna waa soo duugnay 2 bilood iyo xooga anoo lajoogo aay dhimatay Hooyo macaan Alle ha ugu bishaareeyo janatu alfirdowza alaclaa.
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 Жыл бұрын
Wallaahi waa qiso aad u xanuun badan kuwii ku waana qaata Allaah ha naga dhigo wiilkaan Soomaaliyeed wuxuu gartey ma garan waayin Ilaahey xaqa ha na waafajiyo
@dhaqankasuubanonline5962
@dhaqankasuubanonline5962 Жыл бұрын
Wlahi anaa marqaati ka ah ninkaan oo waliba aniga iyo isaga waxaynu aheyn isku duksi waan isla soo bar baarnay qaxii xabashida nakala waday Idaaja bro cimrigaaga allah dheereeyo inti re xamar bille ah ee naga baxdayna allaha u naxariisto 💔🥲🥲🥲
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 Жыл бұрын
AAMIIN WALAL WAA NINMA NINKAN AYNU ISKU DUGSIGA AHAYN ? RER XAMAR BILE DAD IILAMA SINA
@missnajma5505
@missnajma5505 Жыл бұрын
Aminnnn
@kifaaaxahmed9045
@kifaaaxahmed9045 3 ай бұрын
Ax alah unaxristo 😢
@nboss8028
@nboss8028 Жыл бұрын
Qiso xanuun badan subxanallah ❤❤❤❤
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r Жыл бұрын
Mansha allaah waa wiil niyad wanaagsan geysi ahne alle haku barakeeyo wll
@waayoaragagalmudug9759
@waayoaragagalmudug9759 Жыл бұрын
😭😭😭😭Asc Abdi Xafid Iyo Walal keen Siciid wan idiin Salamay Walhi Siciid Waxa Uu Ka SHEEKEYNAYO Waa Arin Aad U Xanuun Badan Allow Dalkeena Noo Hagaaji
@Ibra12886
@Ibra12886 Жыл бұрын
Wiilkan cml in lahelo weey yartahay alloow kudhoor sxb guuleso
@ashaibra2686
@ashaibra2686 Жыл бұрын
Allahuakbar Allahuakbar Allahuakbar wallahi wa qiso aad umuruga badan ilaheyow somali ugar gaar oo dowlad caadilah sii wiilkana wa geesi ah wana nin goob mashaallah tabarakallah wan idin salamaya adiga iyo isagaba
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 Жыл бұрын
Walalkaan ma aqaan lkn waa qof aan isku dhiig nahay 💯💯💯🇸🇴
@maryannnnn942
@maryannnnn942 6 ай бұрын
Waa dhibaato Inta aad la Kuantan ee Allah ha kuu fududeeyo Somalia si eey uga baxdo Allah ha toosiyo candidates adiguna wad maharani tahay ❤❤❤❤
@deeqa1481
@deeqa1481 Жыл бұрын
Intii ku dhimaty allha unaxariisto inta ku noolna allha ku xafido waxaa ku nool sowjkeyga iigu soo duceeya in asagoo nabad qaba ilaaheey samo iigu keeno bi'idnillah wiilkaan qisadiisa qoraal ahaan ayaan Facebook uga aqristay waana u duceeyay wlhi alx alle dila ayaa dhinto qofna waqtigiisa dhaafi maayo allha ku dhowro cimri dheer iyo cibaado suuban oo caafimaad leh allha ku siiyo.
@hguled7938
@hguled7938 Жыл бұрын
Caaqil soomaaliyeed oo dhalin yar ayaa tahay bro. Allah haku xafido.
@manasufi3421
@manasufi3421 3 ай бұрын
Alla naxdin weyna Allah ha u wada naxaristo dhamaan wadankena dhibta Allah haka dul qaado amiin
@maqsudisse1946
@maqsudisse1946 Жыл бұрын
Hoyadii dhashay hal wiil maysan dhalin wlhi ee waxay dhashay 100 wiil oo somaali ah kartidooda iyo dad nimadooda wa to. Ilahay cimrigada ha raajiyo walaal iyo cafimaad . Inta dhibaado ah ku soo martayna ilahay maskadada ha kaga xafido, waalidka dana Ilahay ha ku daysto Aamiin yaarabi.
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 Жыл бұрын
AAMIIN WALAL MACAN KU MAHADSANID DUCADA WANAGSAN IYO DHIIRI GALINTA. ALLAHA KU XIFDIYO
@umufatuma7472
@umufatuma7472 Жыл бұрын
@@saidjamaali2528 Allaha ku xifdiyo aduun iyo Aakhirabo
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Жыл бұрын
ManshAllah tabarakallah hunsem men BarakaAllah said Jamac and my brother abduxafid😊
@UzaameSakaria
@UzaameSakaria 3 ай бұрын
Wallka Alle ha uwada naxariisto waa balan in aan ugu aamusin hadda nahey reer warta nabada insha allah🇸🇴☝️
@leylaaliisgoowe7242
@leylaaliisgoowe7242 Жыл бұрын
Allah xanun badanaa 💔🇸🇴Somali gorme haaage allow nomaciin😭😭😭
@adanibrahim9402
@adanibrahim9402 Жыл бұрын
This man is hero
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 Жыл бұрын
Very emotional, sorry brother those were nice words for our people. Thank u
@amalali7975
@amalali7975 Жыл бұрын
He is a very strong man mentaly and physicly
@yousufhuseinismail2682
@yousufhuseinismail2682 Жыл бұрын
Siciid Jaamac “ Waxa Aad tahay Soomaali Qawi ah oo qalbiga iyo nafta ba ka nool. Nooloow in badan. Mahadsanid C/xaafid adigu na.
@sahraabdijama2426
@sahraabdijama2426 Жыл бұрын
Ku Adan ibraahin waxii abaha ku shaqeeyey weeye itoobiya iyo sätt Afrika waxay kuugeysteen intaad soomaali xamar isugu geysatay baakabadan
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 Жыл бұрын
Mahadsanid walal ilahey haku quweeyo
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 Жыл бұрын
Waa sheeko tiiranyo leh alaha xifdiyo wax badan wuu arkay oo dhib ah , south Africa aad ban uga cabsadaa 2010 inaan waxbarasho ugu gudban rabay anoo Malwi kasowareegay una sowareegay Mozambique 🇲🇿, balse nin aqoonyahan ah oo khabiiraa baa iga joojiyay igana waaniyay ,walina Mozambique meel umaan dhaafin ilahay ha igu nabd galsho aniga iyo inta wall ah ee ila dagan
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
Huno Mozambique muslim ma dagan yihin inte Somali aya kunool
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 3 ай бұрын
​@@Johnniedallas214 waqooyiga Mozambique 🇲🇿 Muslimiin dagan lkn jabhado sida shabab cml ah kajiraan
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 Жыл бұрын
Hawiye Somali Daarood Somal Maxay isku haystaan doqonimo. Aniga Abehey Daarood Hooyadey Hawiye. 😊
@QARDHAAS
@QARDHAAS Жыл бұрын
Qof dab lagu fariisiyay 😢😢😭😭 😢baxsashana awoodin.. xanuun baan daremaya walahi ..just by imagining, Laa xawla waĺaa quwwata Ellaaa billah. CAWAANTAAY GODOBTAAS MA ILOWNO..MAALIN BAA XISAAB JIRI DOONTAA DUNIDA KORKEED HADEE EHEENNA AAKHIRAA DAMBEYSA.
@mamaruney4373
@mamaruney4373 Жыл бұрын
Masha allaah Abdihafid waxad tahay qofka aan aadka u taageero guuleyso
@せんぱいナラ
@せんぱいナラ Жыл бұрын
Waa xanuun wlhi soomaali dhibaa ku dhacey meel kasto rabiyoow unaxariiso
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Жыл бұрын
Illaahay. Ha. U naxariisto. Samina. Eebe. Ha kaa siiyo. Aamiin. Aamiin
@mali-dy4yj
@mali-dy4yj Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto walaalahii dhintay
@rihaamali6221
@rihaamali6221 Жыл бұрын
Masha allah wiilka waa geesi nool Alle ha xafide
@rahmaabdi1458
@rahmaabdi1458 Жыл бұрын
Asc brothers Mashaa Allah wiilka oo kale Allaha Noo badiyo
@shanyfahiye919
@shanyfahiye919 Жыл бұрын
Waa runtaa shaki kuma jiro in Tigregu xasuuqeen Somali badan hitaa Baydhabona waa la xasuuqey.
@dalmarka20
@dalmarka20 Жыл бұрын
Saciid Jamac Cali Xaashi waa masuul aftahan ah waa legend ka kaliya ay leedahay Degmada Warta Nabada guuleyso cimri dheer masuul sare
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 Жыл бұрын
Laacibkeena Legend kii noogu laacibsana iyo hogaamiyaheeni hore ee Qabyo Xamar Bile nabad iyo caafimaad kunooloow
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 Жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajucuun samir iyo iimaan dhamaan umada somaliyeed taariq lama ilaawana qaracan maalin baan sugayna etopieya iyo cadawkaloo badan jandii udgooneyd allaha geeyo aamiin
XIL FIRINBI: SOO QABASHADA A- MADOOBE 90-KII BAA DIB LOOGU NOQON
21:30
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 1,7 М.
SIZE DOESN’T MATTER @benjaminjiujitsu
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 3,1 МЛН
ТЮРЕМЩИК В БОКСЕ! #shorts
00:58
HARD_MMA
Рет қаралды 2,7 МЛН
The Ultimate Sausage Prank! Watch Their Reactions 😂🌭 #Unexpected
00:17
La La Life Shorts
Рет қаралды 8 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA RUSSIA | UKRAINE | NATO QUUS
13:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 25 М.
TAHRIIBKII ABID UGU ADKAA  |  MARKHAATIGA NOOL VS  MAGAFE!
28:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 28 М.
2-WIIL OO SOMALI AH OO BEERAHA LIIBIYA LAGU FASHO, QISO,,,,
50:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 352 М.
Caawa iyo Dunida
59:45
VOA Somali
Рет қаралды 63 М.
SIZE DOESN’T MATTER @benjaminjiujitsu
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 3,1 МЛН