Badda Maydka ah || Meesha ugu hoosaysa aduunka - nolosha Soomaalida dalka urdun (Jordan) 🇯🇴

  Рет қаралды 175,888

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Waxaan booqday Badda Dhimatay waana meesha ugu hooseysa adduunka waxayna ku taala Daalka Urdun, waxaan wareystay Soomaalida ku nool dalka Jordan
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 48 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 48 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 263
@GeediSahan
@GeediSahan 9 ай бұрын
Fadlan 5 kun Like iyo Share iyo comments. Geedi Sahan Instagram: https: instagram.com/geedisahan/
@tawakalcallalah3861
@tawakalcallalah3861 9 ай бұрын
Sxb VISA sida lagu helo iyo Iqaamada waddanka sida lagu helo soo sheeg. Mahadsanid
@sadyamahmud4036
@sadyamahmud4036 8 ай бұрын
​@@tawakalcallalah3861Anaa joogo jordan wuusoolaabanayaa Geedi sahan hada wuunaga tagay suuriyuu joogaa
@bamiiman8891
@bamiiman8891 8 ай бұрын
Kuwayd noo soo duub walaalo histarigeeda
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 4 ай бұрын
Dhoobada magac uqaas ah mey ledahay noo soo sheeg dukamada laga helo noso sheeg qof dagen teelkisa nosoqor
@xamsemo
@xamsemo 9 ай бұрын
Wiilkan soomaliyey uma qalmo 138k ee wlhi wuxuu u qalmaa number one Somali KZbinr fadlan 1m degdeg halagu gaadhsiiyo
@Tutulisho
@Tutulisho 9 ай бұрын
Allah is one ❤☝😢
@abdiwahabahmed6299
@abdiwahabahmed6299 8 ай бұрын
Koko ❤
@zakariamaki634
@zakariamaki634 5 ай бұрын
الله اكبر ❤
@FaaisoCali-rd7mh
@FaaisoCali-rd7mh 9 ай бұрын
Walal hadadba tagtay urdun falastina wad u dhawdahay ee wadada noso eeg ilaahey walalahenn falastiin hau naxaristo
@ريمم-ك8ش
@ريمم-ك8ش 4 ай бұрын
kkkk ma waaxad ilowda dalkaga bal waxka qabo afur yahow walan 🤮🤮🤮
@mohamed88466
@mohamed88466 9 ай бұрын
Masha'Allah aabahan soomaaliyeed waa aabo wacyi furan oo thaqaafa cajiib ah leh
@Gytyÿyyyy
@Gytyÿyyyy 8 ай бұрын
Kee hee wll midka chanel ka iska lehaa?
@mohamed88466
@mohamed88466 8 ай бұрын
@@Gytyÿyyyy ninka la waraysanayo
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 9 ай бұрын
Geedi Sahan oo weli aduunka nala kala baraya keep going brother ☑️✅
@ikarade3274
@ikarade3274 9 ай бұрын
Urdun haddaa joogto, Geedi magaalada Petra soo booqo.,inshaAllaah.
@Ataxeey
@Ataxeey 9 ай бұрын
Adiga miya jogo walal aniga ayan rabay inaa imaado
@ikarade3274
@ikarade3274 9 ай бұрын
@@Ataxeey ma joogo wll
@CabdulahiZhurayqi
@CabdulahiZhurayqi 2 ай бұрын
Sxb anibo iso qawo​@@Ataxeey
@baxwalabdi9382
@baxwalabdi9382 Ай бұрын
​@@CabdulahiZhurayqisxb bishan in aad rabaa
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 9 ай бұрын
Mashaa Allah hore usoco dalka kuxigana Oman 🇴🇲
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 9 ай бұрын
Maasha Allah sxb waxaanu kaa sugnaa Waa Bahrain oman iyo Kuwait
@munashAmiin
@munashAmiin 9 ай бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@icc.concepts
@icc.concepts 9 ай бұрын
asxaabtaydii urdunida ee dalka shiinaha waxay ahaayeen dad aad u fiican, ixtiraam badan soomalida u muujin jiray.
@ummumuhammad9412
@ummumuhammad9412 9 ай бұрын
Waxaan kaa sugaaye inaad Soo marayso Aljeriya iyo Tunisia. Maa Shaa Allaah Barnaamijkaaga waan jeclahay. .. ..
@hanadabdikadir3535
@hanadabdikadir3535 9 ай бұрын
Abaayo halkaas miyaad ku nooshahay??
@Warldaffairsnews
@Warldaffairsnews 9 ай бұрын
Wll hadey macquul tahy waxad poqataa dalka Uzbekistan 🇺🇿wadal xadarad leh waxaan kasoojedo Imaamu Muslim,bukhari,tirmidi ❤
@Maandhoore
@Maandhoore 9 ай бұрын
Uzbek anaa joogi jiray somali badan way ku nooshahay waa wadan fiican cimilada iyo noloshaba!
@ZakiYasiin-li9sc
@ZakiYasiin-li9sc 9 ай бұрын
​@@Maandhoore wll meqa sana joogty
@hamdafaarah-jj3rw
@hamdafaarah-jj3rw 9 ай бұрын
Wll side uu taga 😊
@AxmedSiad-db1yf
@AxmedSiad-db1yf 9 ай бұрын
Ninkan dhalinyarada wan tageeera bro horaysoco ❤❤❤
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 9 ай бұрын
أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا. Maasha Allaaaaah tabaarakalaah laa quwata ilaa bilaah,, Wadan aan jeclahay Urdun.❤ ayaa Booqatey geedi-sahan waa ku mahadsan tahay👍👍👍 jizaakalahu qayr aljiza'aa. Kishta soomaali maba isticmaasho carabta ayaa cunto waliba quraacda ayey jecelyihiin in ay cunaan.💖 In sha Allaah mar ayaan Booqan doona.👍
@mohamedismacilyusuf1095
@mohamedismacilyusuf1095 9 ай бұрын
Saxib horay usoco ❤ video yadada wan jeclahy 😊
@shukriiii
@shukriiii 9 ай бұрын
MashaAllah waxaan jeclaanlahaa inaan helo waxa aad ismarisay, waa inaan booqdo magaalada Amaan
@Khalid_li0
@Khalid_li0 9 ай бұрын
Boorsada igu siiqaad Ina adery😂
@shukriiii
@shukriiii 9 ай бұрын
@@Khalid_li0 😂😂😂 ok
@AdnanHashi-t5j
@AdnanHashi-t5j 9 ай бұрын
I love your channel always special for me out of other somali youtubers, please keep this way you are a great man.
@ShortsOfficial-907
@ShortsOfficial-907 9 ай бұрын
انا احبك شعبي فلسطين 🇵🇸 ❤
@abdirahman292
@abdirahman292 9 ай бұрын
I like how your videos are no longer than 15 minutes.
@nuuraadan7196
@nuuraadan7196 9 ай бұрын
Geedi sahan best somali KZbinr keep going pro
@mohameddubow1839
@mohameddubow1839 9 ай бұрын
Next please visit Almaty Kazakhstan 🇰🇿
@xawom3016
@xawom3016 9 ай бұрын
Mashlh geedi sahan walal cajiib, sawiradaa waa kuwo tayo iyo warbixin leh, alaha kusiyaadiyo.
@cabdulaahiibraahim1770
@cabdulaahiibraahim1770 3 ай бұрын
In sha Allah waxaan rajeynaya in aan tago wadamadaan sida geedi sagan oo kale
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 9 ай бұрын
wow it's a wonderful sea waa bad cajiibah
@abdulmo1167
@abdulmo1167 8 ай бұрын
ASC walaal geedi sahan wilka aad wareysaneyso cabaas wuxu ila ekaday wiil walalkey ah oo No tell ka iga lumay mel u igala so xiriro ayan isku weynay walaalow magacisa cabas cisman cabdule miyu yahay walaalow igu cawi hadad heyso magaca o buxo thank you
@Hareedo
@Hareedo 9 ай бұрын
Masha Allah thanks bro we need more video’s like this
@Mahamed_Amiin2887
@Mahamed_Amiin2887 9 ай бұрын
Geedi sahan Video the best 👌
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 ай бұрын
From the river to the sea Palestine will be free 🇸🇴❤️🇵🇸 I love Palestine 🇵🇸 Palestine will be free inshaa Allah 🇸🇴 ♡ 🇵🇸 Qalbi one love inta taqaano❤️‍🔥❤ Gbdha kaleexda xuriyada ayada baa leh 🤫
@Really2025
@Really2025 9 ай бұрын
FREE FREE PALASTINE
@yonis-kin7966
@yonis-kin7966 8 ай бұрын
Palestinian and Israel Will set each houses In flames And then try To involve Everyone In their Land disputes.. We all have our Own river to Sea problems No need to add Other ppls sea And river problems Especially since their Hatred for each other Is so ingrained That they would Rather see this Whole rock blow Up then Then see the logic That is good idea To atlest be Cordial With Your neighbours.. Even if u can't Stand em You choose To live next to Each other..
@Abdiqanisaleban1
@Abdiqanisaleban1 9 ай бұрын
Keep going Geedi Sahan
@Salman-h6t7e
@Salman-h6t7e 9 ай бұрын
Mashaalh waaan kutageera gedi sahan sxbkeeey
@abdiqafarabdalla4102
@abdiqafarabdalla4102 9 ай бұрын
one of the best somali you tuber
@aamohamed5102
@aamohamed5102 9 ай бұрын
Waan tagay Died Sea 2012 2013. Waxaanan ilaabin dalxiiska iyo Cream ka laga sameeyo macdanta dhoobada bada ku jirta .
@mahamudh6983
@mahamudh6983 9 ай бұрын
Wn booqan doona insha allh mrky ii gaadho
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 9 ай бұрын
Waa mucjiso ILLAAH(Subxaanahu Watacaala) kamid ah dheh, ee ha oran badda mayidka ah/the Dead Sea. Mahadsanid
@IlalAli-n1k
@IlalAli-n1k 9 ай бұрын
Fajac, mucjiso !, baxrul myit iyo treaterka Roman ka. Mahadsanid,
@JacfarXasan-g8d
@JacfarXasan-g8d 22 күн бұрын
Geedi sahan sxp inaan kula safro rabay safarkana aad ayaan ujeclahay sxpow
@teamhorusocodofficial3642
@teamhorusocodofficial3642 7 ай бұрын
Guulayso sxb somali number one KZbinr bad uqalntaa
@maxa_cade10
@maxa_cade10 9 ай бұрын
Keep going pro ❤
@talokeen259
@talokeen259 6 ай бұрын
sxb wadankaad tagtid qiimaha huteelada ugu raqiisisan noo sheeg
@elminasibb
@elminasibb 9 ай бұрын
Baddaas maalin waan rabaa in aan tago Mahadsanid Geeddi Sahan Waxaa u qalamtaa in ka badan 139k
@Caskacali
@Caskacali 9 ай бұрын
Bro hotelka lacagtisa iyo tikitka ugu fcn kala wadaag video nooga soo sameey thanks
@NewsFusion24
@NewsFusion24 9 ай бұрын
Way jabanyiin kuwa fiican illaa 30$ weeye, hostelka haddaad gasho amma guryaha halka to todobaad la kireeyo way ka jabanyiin. Tigidhku meeshaad ka imanayso iyo wakhtigaad goosatay ayuu ku xidhanyay. Dhawr bilood kahor haddaad goosato waa raqiis.
@Iam03Ali
@Iam03Ali 9 ай бұрын
Masha Allah bror
@AbdirisaqDahir-dk7tu
@AbdirisaqDahir-dk7tu 9 ай бұрын
Next oman 🇴🇲 ka soo samee
@AhmedYarow-f1i
@AhmedYarow-f1i 8 ай бұрын
Waa wadan citlo eh aniga aaday ka fiiri insgtam keyga ahmed_abukar7
@abdirahmanabdullahiahmed2234
@abdirahmanabdullahiahmed2234 9 ай бұрын
Horumar wacan sxb shaqa fcn hysaa waxaadna la timid barnamij eynan hore u sameyn youtubers ka somalia
@Vivo34700
@Vivo34700 9 ай бұрын
Masha Allah Urdun
@ahzaamelyrices648
@ahzaamelyrices648 9 ай бұрын
Asc wll waxaan jclaan lahaa in aan ugu yaraan laba dal kula dalxiiso sxb
@manitbaacy3413
@manitbaacy3413 9 ай бұрын
Lacagta yaa bixinayaa markaa 😅😅😅 ??
@Qalajiye_films1
@Qalajiye_films1 9 ай бұрын
Gbr Urdun joogta rabaaa❤away iyada😊
@abdi7932
@abdi7932 9 ай бұрын
falastiina tag iyo masjidka barakaysan qudus
@musemuse1507
@musemuse1507 9 ай бұрын
Kaas horay ayuu u tagay
@maxdar11
@maxdar11 9 ай бұрын
Lasoo dhakhso next ❤
@TravelerDestination-bz1li
@TravelerDestination-bz1li 9 ай бұрын
Amazing geedi ahaan you are best KZbinr ,I will go Jordan.
@B.F.C.M
@B.F.C.M 4 ай бұрын
اتوقع قشطة بالصومالي يعنى labeen
@ayanahmed3118
@ayanahmed3118 5 ай бұрын
wanna go there to see it with my eyes, yarab la tahrimnii an ashufa bi'nicmatika. amiin
@odayroy3099
@odayroy3099 9 ай бұрын
Geedi Sahan the one and only KZbinr ❤
@mariyosalad2076
@mariyosalad2076 5 ай бұрын
Masha allh walal May Allah be with you
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 9 ай бұрын
Dee niyaw adna dagdagbaa ku dilaya anagoon wixii ka bogonbaad dhaafayssa
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 9 ай бұрын
geeddi cabaas telksa mahaysaa urdun ayaan danaynayaa
@LeofaiNo1
@LeofaiNo1 9 ай бұрын
Insha allah waan tegi goobaahaas oodhan
@MaxamedMaxamuud-t1y
@MaxamedMaxamuud-t1y 9 ай бұрын
Geedi sxp waa ku tageraa hada ma jordan baa jogtaa
@Bisharcabdifataxahmed
@Bisharcabdifataxahmed 9 ай бұрын
Allah is one❤☝️
@ikarade3274
@ikarade3274 9 ай бұрын
Cunsurinimadda Soomaaliya xitaa waa ka jirtaa.
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 9 ай бұрын
Love you walal for the sake of allah ❤️❤️😍
@akhalif579
@akhalif579 9 ай бұрын
Horta dhamaan sujuuga maxay I dhahran AAC? Marka ay sheekeynayaan hh, heersare side kale. Thanks
@bobena84
@bobena84 9 ай бұрын
The best Somalia KZbinr
@mahamudsahal5969
@mahamudsahal5969 8 ай бұрын
Geedi sahan. Waxyaabaha ugu muhiimsan waxaa kamida Qaymaha Hoteelada lagu seexdo kamana hadashid
@ayubfilms5533
@ayubfilms5533 9 ай бұрын
Sxb Jordan waxay kaloo caan kutahay qabuuraha asxaabul kahfi soo booqo أصحاب كهف
@SharmakaAbdulhi
@SharmakaAbdulhi 4 ай бұрын
Allaha is one
@MohamedAbikar23
@MohamedAbikar23 9 ай бұрын
Wonderfull videos from your channel 🎉
@abdisankushassan8148
@abdisankushassan8148 9 ай бұрын
MASHA ALLAH GEED SAHAN SXB MUQAALADAADA SUB-TITLE U SAMEY SIFO DUNIDA OO DHAN U DAAWADAN MUQAALADAADA SIDA QURUX BADAN AAD U SOO DIYAARISO, HOREY U SOCO BRO BALSE SUAALAHAAN IIGA SO JAWAAB OO AH ADIGO MAHADSAN. 1. SIDEY KUGU SUURA GASHAY IN AAD BOOQATO DHOWR IYO AFARTAN WADAN(48) ? 2. VIISAHA WADAMADAN QAAR SIDEE KU HESHA? 3. BAASABOOR NOOCEE AH AYAAD WADATA? MAHADANID
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 9 ай бұрын
Basabor yurub ayu wataa dalka Austria 🇦🇹 ayuu dagan yhy sxb
@ajanmohamed8524
@ajanmohamed8524 7 ай бұрын
Nolosha ka waran malagu korsan karaa .guryaha iyo nolosha sidee yahin
@nololtv8244
@nololtv8244 6 ай бұрын
Geedi waxaad noqonaysa ninka keliyata ee soomaalidu ku xidhnaan doonto insha alah
@sahrasheikh4373
@sahrasheikh4373 9 ай бұрын
Masha allah wa mel qurux badan❤
@fatimaabdi2922
@fatimaabdi2922 9 ай бұрын
Thank for Dead Sea منور عبود ❤️‍🔥
@AamiinHassan-mh6cj
@AamiinHassan-mh6cj 9 ай бұрын
Moldova 🇲🇩 ka soo warn
@QEEYLO_QUUTE
@QEEYLO_QUUTE 9 ай бұрын
Wow sxp geedi sahan waan ku wataa
@ImanHadi-w3w
@ImanHadi-w3w 4 ай бұрын
Waa magalo xasus igule wajogijirey Jordan
@CabdulahiZhurayqi
@CabdulahiZhurayqi 2 ай бұрын
Hada inte jogta
@CabdulahiZhurayqi
@CabdulahiZhurayqi 2 ай бұрын
Muhim ku age wll
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 9 ай бұрын
Keep It bro ❤😊
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 5 ай бұрын
Masha allllah geedi sahan nolow wllo❤
@husseinabdullahi1932
@husseinabdullahi1932 4 ай бұрын
Mashaallah
@PulshaawiPoi
@PulshaawiPoi 9 ай бұрын
Gaza noo sooduub pro😂❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 ай бұрын
Team Qalbi is not easy intTa dawaneyso Muqalkan AYAKOO CAAFIMAAD QABAAN WAAN IDIN SALAAMAY 👋 INTA KA HESHAY video gaan jumca wngsan ❤ somali waa jasaariin intee qisada socotay hal qof o comment xun so qoraya indhaheyga may qaban dantina garten gbdha ka foqo shayadin ba tihiine xuriyada ayada baa leh 😏🤫
@jamilamoalim3487
@jamilamoalim3487 9 ай бұрын
Waa shaqo fiican waxaad noo qabatay hore u soco
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 9 ай бұрын
Mashallah waa best channel
@MohamedHassan-tp2wf
@MohamedHassan-tp2wf 5 ай бұрын
MashaAllah GS I hope u are using Somalia Passport normally
@BintuAhmed-wc6zh
@BintuAhmed-wc6zh 26 күн бұрын
Masar markii lajoogo wadanka ma lo bixi karaa
@AliAli-gl4bg
@AliAli-gl4bg 9 ай бұрын
An tijaabino dhadhanka cuntada kkkk waan tujaabinaya wa macaan sxp geedi socd
@yaasir1936
@yaasir1936 9 ай бұрын
Geedi video ilaa 15 min ka dhig bro
@Aboor01
@Aboor01 9 ай бұрын
56k ayaan ku dawatay anoo ah umad yar oo afka somaliga ku hadala markii calamka naloo firiyo wax yar ayan nahay 56k 3.9k ayaa like dhahay wadba firsateena kulikiin like u dhaha Ileen waa helka ugu fudud ee wllka aad ugu hiilin karto
@ilishachannel354
@ilishachannel354 9 ай бұрын
So dheere muqaalka way gaagabanyihiine saaida uga helnaa😊
@maxamuudcade9865
@maxamuudcade9865 9 ай бұрын
Somalia meel walbo Majookta 😭😅😅😅
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 9 ай бұрын
Haa😅
@Ja_il8
@Ja_il8 9 ай бұрын
Magalada Betra booqo geedi 🇯🇴 ❤🇸🇴
@Somali_Geologist
@Somali_Geologist 9 ай бұрын
Joined today and happy to be your supporters
@Mamursal5
@Mamursal5 9 ай бұрын
War cabbaas aad baan u aqaan ee Yemen ayaan ku ogaa?
@Anshaxa007
@Anshaxa007 Ай бұрын
Khishta= burcada canaha ama labaynta caanaha marka ladiriyo
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 9 ай бұрын
Masha allah meel kasta majoognaa 😮
@liibanfarah5982
@liibanfarah5982 9 ай бұрын
Waxaan kaala socdaa HULLAND EUROPE , waan jeclaystay barnaamij kaaga.
@musemuse1507
@musemuse1507 9 ай бұрын
Wadankaad joogto xamaa magisiisa ma qoritaqaanid
@samirasheik2135
@samirasheik2135 9 ай бұрын
Holland
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 4 ай бұрын
Mashallah
@Qalanjo.14
@Qalanjo.14 9 ай бұрын
Next Italy please
@Cadikariin-ii4vj
@Cadikariin-ii4vj 9 ай бұрын
Malaga heli karaa italy😂
@Qalanjo.14
@Qalanjo.14 9 ай бұрын
@@Cadikariin-ii4vj yeah
@cshakuurfaarax-bf8pf
@cshakuurfaarax-bf8pf 9 ай бұрын
Geedi Sahan aad baan kuu taageera zxp muuqaaladadu was cajib
@munasarabubakar117
@munasarabubakar117 8 ай бұрын
❤❤❤
Safarkaygii Syria 🇸🇾 Sidee tahay Suuriya dagaalka ka dib?
23:45
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 261 М.
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 67 МЛН
4 dollar waxay noojartay ma amini doontid egypt 🇪🇬
15:25
Dhakhtarrr
Рет қаралды 301 М.
Waxaan booqday meelaha taariikhda leh ee magalada Qaradho 😱🥶
11:04
Xero Geel Maraykan ku taala weligaa ma aragtay? Camel Culture
33:33
Hereri Media
Рет қаралды 272 М.
Safarkaygii dalka Vietnam  🇻🇳 My trip to Vietnam
18:00
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 82 М.
Dalka Muslimka ah ee ku yaala Yurub - Kosovo
16:27
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 174 М.
Mucjisooyinka aduunka ahraamta || pyramid of Egypt 🇪🇬
11:24
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3 МЛН