Abaayo magaca cirbada ma iisoo qori kartaa Österreich kula joogaa luuqadana wan aqaanaaa.
@nasriinofficial Жыл бұрын
Abaayo qeybta buuka jaalaha lanbarka 8 fiiri waxaa kor kaga qoran (mmr) iska diid oo ilaali mar mar adoo ogeen eeysan kuu sheegin magaceeda ayay ka durayaan mar kasto balanta leeyahay talaalka weydii midaan miyuu qadanayaa dheh dib udhigo abaayo
@fardosahade5470 Жыл бұрын
@@nasriinofficial wan ka xumahay waa ku dhacday 2badaba . Ilahey ajir badan hakaa siiyo insha allah wixii kale dhalo ka taxadaraa waana cunigii iigu horeeyaay aan ku curto . Wax yaabo badan aad kasheekeesay saansaan waa leeyahay cunigeyga 2sanu bilo aga dhiman walina baaba iyo maama baabah iyo am madhaafsana hadalka.
@nasriinofficial Жыл бұрын
🥹🥹🥹wan ka xumahay abaayo illaahi haku xafido tvga ka illaali telefonka sido kale ha ushidan alaabo badan oo ciyaar ah guriga usoo dhig xooog oola sheekeeso abaayo hadaa intaa sameeso intu yaryahay waka gaari kartaa
@fardosahade5470 Жыл бұрын
@@nasriinofficial Mahadsanid mcnto Tvga waligey umaba daarin oo maalintaa dhalay guriga kajaray lkn telka udaaraa maalin 15daqiiqo ama 30daqiiqo marmarna 1saac udaaraa lkn hada wan ku dadaalaa insha allah. Alaabta wan laciyaaraa bonbarayaal waa ku ciyaaraa mida kale bugaag badan u aqriyaa waana jeclahay cunageyga. Banaanka labo mar geeyaa galab iyo subax cimila walbo dabeesha maahee. Naaskana wan ka jaray mar dhaw waayo cunid iyo cabid la aan hada waa iironyahay mashaa allah wax cabid iyo wax cunidba.
@@nasriinofficial waa kuugu soo darsaday i aqbal mustaqiim igu qorane
@nasriinofficial2 жыл бұрын
@@mariammuhudin2511 xagee abaayo wan waayay magacaas
@asmaaxmed65962 жыл бұрын
Abayo cirbada magaceed
@nasriinofficial2 жыл бұрын
MMR
@fardosahade5470 Жыл бұрын
Abaayo mcnto mahadsanid magaca wan helay lkn wan 2waa laduray 1 iyo 4 kula dhacday . Ilahey hanoo saqiri ogaalna uma laheen marka ku arkay oo ku daawaday ku baraarugay.😢😢😢😢😢
@ramlamohamed34972 жыл бұрын
Abayo cadkaga ad bu u gabanyanay
@maryamjimale32322 жыл бұрын
Cirbidaa de wayo abyo
@dekaosman74832 жыл бұрын
Abyo france an daganahay 2 cunug aku dhalay wana talalay wax dhib ahna ma kala kulmin Allaha naga hayo lkn dad badan oka shaganayana wa arkay talalkas lkn school hadu garo o talal ka dhiman yahay ilmaha lagama qabanayo ama xananada
@nasriinofficial2 жыл бұрын
Abaayo haa school haduu gaaro waaba cunug ween oo iska difaaci karo cirbada awoodeeda midaas wa caadi abaayo mida kale ilmha dhan wax maka dhibeeso bas kuwa daciifka ah waaye ayay tiri oo iska difaaci karin cirbada awoodeeda