TALIYE GUUTO KA TIRSAN CIIDANKA ISR4IIL OO AFKA LA QABSADAY WAX UU KU ARKAY RAFAX

  Рет қаралды 46,440

HBN Online TV

HBN Online TV

9 күн бұрын

TALIYE GUUTO KA TIRSAN CIIDANKA ISR4IIL OO AFKA LA QABSADAY WAX UU KU ARKAY RAFAX
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali

Пікірлер: 43
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 7 күн бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@Apdyshukrijamaac
@Apdyshukrijamaac 7 күн бұрын
Wan kugu soo biidhay mowliid bal see waxaan doonayeey inaan madhaadhka qaadh aan sii toos barnamidhkaga uga soo qeybh gaalo ❤
@ozil4303
@ozil4303 7 күн бұрын
Wa inu ku gu cazuma mada ma aad daney neyso laga na yabo ina wax ku so kor dhiso
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y 7 күн бұрын
illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin illahow burburiyo yahuud mareykan aamiin
@Maftuuxmahdi
@Maftuuxmahdi 7 күн бұрын
أللهم أنصر إخواننا المستضعفين في غزة وارحم شهداء هم واشوف جر يحهم واظعم جانعهم واسق عاطشهم وفرج كربهم واسترعور اتهم وآمن روعاتهم وانتقم من الصهاينة ومن والا هم.🇵🇸🤲
@user-sy7pm9iw3y
@user-sy7pm9iw3y 7 күн бұрын
Mahadsanid wll Mowlid.
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 7 күн бұрын
Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda
@habibahassan7290
@habibahassan7290 7 күн бұрын
Yaa Allaah yaa Raxmaan yaa Raxiim u gatgaar reer Gaza.Aamiin Aamiin Aamiin Allaahuma Aamiin,,,
@mohamedabdihassan1970
@mohamedabdihassan1970 7 күн бұрын
HBN channelkan waxaan ku jecelahay ineysan kala faquuq aysan ku sameyn somalida
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 7 күн бұрын
Hamasna ku Dar iskashiga u Dhaxeya Xulufada Rasha Carab ha u Maleynina Ruushka Mida Kale Taliyaha Yair Rabiyoow Gacanta Mujahidiinta ku Bixii insha Allah
@user-fh3vm4fm8u
@user-fh3vm4fm8u 7 күн бұрын
Illaahay ayaa karajaynayaa inta aan akhiroba lagaashin in aduunya da guudkeeda aan arko tiiy aysameeyeen mid.lamidah akudhaco.aayaan Rabiga carshig icarshiga iskale inuu cuqubo dagdag.ah kuridi Isha allaah
@jiirgorod
@jiirgorod 7 күн бұрын
Asc HBN mowliid& m.m. cade noo soo gudbiyey dabayaaqadii qarnigaan sida maraykanku ugu jabay dagaaladii sida afganasatan &ciraaq suuria bada cas qassa mahadsanidiin
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 7 күн бұрын
Allah aya lajiro reer falastin iyo dhaman Musliminta oodhan ducadoodo ducada an uku dadalno falastin🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ thanks
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 7 күн бұрын
♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 7 күн бұрын
Ya Rabi Ya Rabi Cidna uma Maqna Rer Falastiin maxa ka Harey Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajiim
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e 7 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@FardowsoSiidow-ru9qw
@FardowsoSiidow-ru9qw 7 күн бұрын
Ilaahow falastiin ugar gaar
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 7 күн бұрын
Muslimka Allaha u gargaaro
@osmanmohamed1994
@osmanmohamed1994 7 күн бұрын
Guuleysta.
@muxumedamir
@muxumedamir 7 күн бұрын
❤❤❤💯💯💯✌✌✌
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 7 күн бұрын
Hasheegin waxaan u leehay markasta waxay sheegaan wax aan jirin oo raadlahayn
@user-fh3vm4fm8u
@user-fh3vm4fm8u 7 күн бұрын
Waa awooda mujaahidiinta rabil caala.mmiinku siiyay Illeen nacala.qabayaashu awood dawladaha carabta kaweeyn malahayne waa labuunbuuniyay
@abdirahmanaahmed2718
@abdirahmanaahmed2718 7 күн бұрын
Asc asxaabta
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 7 күн бұрын
Marba haday masar soo hadal qaaday ciidamada imanaaya Gaza waa wax hore siisii uga shaqeeyey waana ilmada yaxaaska
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 7 күн бұрын
Ciid Mubarak tani waa nasriga iyo awooda illaahay dagaalkii wuxuu u dhexeeyaa illaahay caalamka wuxuu Ku ogyahay 2 xisbi waa xisbullaah iyo xisbul shaydaan oo kala ah nin caabudaayow allé iyo Nin c shaydaan
@khadarcilmi4516
@khadarcilmi4516 7 күн бұрын
Masuul xaysiiskaa naga daaya wuu naga jiidhaye
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 7 күн бұрын
In badan ayaa la baryey yuhuuda in ayna faraha la gelin rafax sidaa darteed Gaza noqon mayso meel dalxiis loo tego lkn alyaasiin hoobiye iyo miinooyin ayaa ka horeeya iyo ciidan geesiyaal ah
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 7 күн бұрын
Way dhamaadeen réer falastiin
@sulekaabdullahi8859
@sulekaabdullahi8859 7 күн бұрын
Inta kahartay Allah bad badiyo😢
@Xayd1982
@Xayd1982 7 күн бұрын
Waa runteed lkn yaa maqlaya wll??
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 7 күн бұрын
Mawlidow waxaad naga daysaa iska caabinta iyo maraykanku wuxuu yidhi beentise caalamka marinayeen way dhamaatay wax réer galbeedka iyo israil yidhaahdeen waxaan sidaa uleehay waxa ay sheegaan sal iyo baarbmale
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 7 күн бұрын
Heshiiska Russia N Korea wuxuu fure u yahay isu dheellitirka awoodaha siyaasadeed, Ciidan iyo saanadda hubka, Tani caqabad weyn ku wajahan USA, Qaaradda gaboweydey & kuwa ku daba naban. Ruushka, Shiina, Iiraan, N Korea, Ansarullaah & Turkiye, Pakistan & Indonisia waxay quus ku tahay gumaysiga iyo caddaalad darrada.
@observerpetrologyandgemsto3851
@observerpetrologyandgemsto3851 7 күн бұрын
Dhuuntaaba kucaddaatay halkaaas kasoo wararakaaga aadbaanu ulasoconaa
@Mumin497youtub
@Mumin497youtub 7 күн бұрын
Waa beenti an ka baranay Israel waxkale ma ba kabaran oo been ahayn talaiyuhan Israel
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 7 күн бұрын
Carab waa rati hayin ah uraran gaalada
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 7 күн бұрын
Dowlada masar waa doowlad lajirita yahuud waa munaafaqen munafaqne Allaah waxuu usameestay naar gooniyah Allaah ha khabto inta lajirta yahuud khabashad uu Allaah waxqabto tanugu kulul Amiin yarabi😡
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 7 күн бұрын
Allha babiyo sahnuuniyada israil
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 7 күн бұрын
Nin caabudaayow allaha awoodale iyo Nin caabuda shaydaan oo aaminsan anaa awoodle balse cidla garigo ' an taagan waa xaqiiq
@ozil4303
@ozil4303 7 күн бұрын
La shegaya bdna nio bal eray kle is ticmaal
@fadumozabdul9314
@fadumozabdul9314 7 күн бұрын
Guulaysan maysiin daalimiinyahay dagaal xag-Alle ah ayaad la kulmi doontiin.
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 127 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Top U.S. & World Headlines - June 20, 2024
11:32
Democracy Now!
Рет қаралды 260 М.
Meet the Press NOW - June 19
50:11
NBC News
Рет қаралды 448 М.
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
0:17
dednahype
Рет қаралды 3,7 МЛН
🤷🏻‍♂️She Took His Skittles And Discolored Him😲🥴
0:33
BorisKateFamily
Рет қаралды 9 МЛН
Щенок Нашёл Маму 🥹❤️
0:31
ДоброShorts
Рет қаралды 3,2 МЛН