No video

“Taliye Nuux Taani ayaa i dacweeyay..” Xildhibaan Mustafe Kheyreye

  Рет қаралды 46,258

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 210
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g Ай бұрын
Masha Allah dad weynaha wixii run ah u sheega oo aydan ka been sheegayn waa si fiican wixii khalad ah in goluhu joojiyo ciidan qarran na xaqiisa radiya oo ha dhina.
@Jscali263
@Jscali263 Ай бұрын
Xildhibaan waan nin yar oo maskaxdiisu aad nadiif tahay oo degan gulayso Hore usoco
@drahmedmohamed1441
@drahmedmohamed1441 Ай бұрын
Nuux taani waa ninka naalintii lascanood wax ka dhacen ciidanki dhamaa 7000 loogu tagay ,in la soo daldalo bay ahayd idout, dalki bay jabiyeen isaga iyo biixiba
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك waa inan yar oo xilkas ah oo aad u Caqlibadan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Absolutely Genius 💯
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland Ай бұрын
Mustafe Kheyreye waa future leader. Waa nin mizaaman oo dhan walba wax ka eega. Mudane hore u soco.
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x Ай бұрын
@@SanaagSomaliland midkastoo bilaa maskaxah oo fudaydku wax walba dhaafinaayo ayaa waqtigan lajoogo hogaamiye wanaagsan ah golaha wakiiladu waaniman cadhaysan oo u cadhaysan ragii taba baray ee qalinka u qabtay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Munafaqadii habar awale
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x Ай бұрын
@@hassan-mp1pk ma ahi habar awal waata Hargaysa iyi siyaasada ku bartay
@momindekk1
@momindekk1 Ай бұрын
Nuux baaste macaane 30 million bishii qataa , ma isaga raba in loo yeedho
@AsadAbdirizak-jn4su
@AsadAbdirizak-jn4su Ай бұрын
Guuul awdal state somalia ❤❤❤❤❤❤
@massmass8300
@massmass8300 Ай бұрын
War ilayn ninka mustafa khayreye waa saaxibu aqli🤝🤝🤝🤝🤝🤝🏻
@OmarMuhumed-pg9wm
@OmarMuhumed-pg9wm Ай бұрын
asc mmtv wanidiSalamy Sidokale MLinwanagsan 🤙
@rashidmire2648
@rashidmire2648 Ай бұрын
WAAR IATAANI BAASTA MACAANE MANINKII CIIDANKA JEBIYEY EE 2000,EE ASKARI LAAYEU AYAA XILDHIBAAN SHARAF LAH DACWEYNAYA,BAADTA MACAANE,GEENYA SHAAXIMAN IYO MUUSE JUUDAAN SHACABKII RAGU KA DHINTAY DADKANA LAGA HAYSTAA WAA INAAY TO9GTAAN.
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 Ай бұрын
Mustafe sxb hanbalyo great interview waxaa ka muuqata aqoon iyo qaran jacayl waxaad ka fogaatay nin jeclayse libaax guul Somaliland
@Dayaxshow
@Dayaxshow Ай бұрын
Ciyaal baa tahay jaahila nuux taani arintiiisa kugumq haysto lakiin saadaa jaahil baa tahay
@book2316
@book2316 Ай бұрын
This guy is a known liar. He once said the Ethiopia intelligent agency kidnapped him on behalf of the government of Somaliland.
@user-hn1rr8pt6y
@user-hn1rr8pt6y Ай бұрын
😂😂😂 Well said, right Honourable Somalilland member of parliament Mustafa regarding president MBC and also the current situation of Somalilland UK diaspora's..
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 Ай бұрын
In lagu wasay ahayd, waliba waana lagu aabahin doon waad aanasaxdee
@hashim4226
@hashim4226 Ай бұрын
Suaasha haboon waxay tahay : Sidee Xildhibaan Mustafa Khayreye SADDEX BILOOD DIBEDA uga maqnaado dalka iyo shaqadiisa Xildhibaanimo???? Xildhibaanku waa shaqaalaha dadweynaha uu cashuurtooda ka qaato mushaarkiisa !!!!!
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf Ай бұрын
Qabyaaladda jooji. Hadda waxaad wadaa kala jabinta ciidanka, WAANA DEMBI. MM TV LAFTIGEEDU WAXAY FAAFINAYSAA WAX LID BKU AH.
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf Ай бұрын
Wixii dabagal ah eed ku wadeen, waxaad wadeen in aad gka goysaan miisaaniyadda ciidanka SI AAD MAR LABAAD MUSHAHAR KORDHIN TOODA.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
Nuux, ina Kaahin iyo ina biixi ayaa u baahan in la xidho oo la waydiiyo askartii ay shirqooleen oo ilaa maanta meydadkoodi buurihii Laascaanod ka buxaan lafahoodii oo direys xidhan
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Ай бұрын
Waa kuwa waxaa inagula hadlaya kuwii aynu dooranay!!!
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 Ай бұрын
Jabouti ayagaaa masaaaariiif jiray markaaa cid kale tagto ma rabaaaaan muusaaaa iska handaraaaabay Markaaa in CID kale wax hesho ma rabaaaan
@keyen19
@keyen19 Ай бұрын
This MP is doing his work and holding the government accountable. He is asking the right questions and wants to correct things. Maanshallah.
@abubakarhamseahmed5013
@abubakarhamseahmed5013 Ай бұрын
Waa xaran inladhaho misaniyada ciidanka lagama hadlo gafweyan wayo ciidanka xildhibanada ka msula ciidanka iyo shacabkaba
@turkiosman9684
@turkiosman9684 Ай бұрын
Askar kumaan kun ayaa ku jirta payrollka oo fake ah, mushaharkooda yaa qaata? Baarlamaanku ma audit garayn karo.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
In la dhaho????
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Ай бұрын
Ninkan aad general ku sheegaysa waxeey aheed aad maxkamed geeysan waxii idiinku dhacay 25 August. Isaaqow hadaad miyir qabtan waa sida caalamku uu shaqeeyo nin general ciidan marku fashiilmo 3 ayuu mid noqda. 1 in maxkamed la geeyo. 2 in uu iscaasilo. 3 in uu asaga is toogto. waa sharuucda milarty command lagu yaqaano.
@mubaariktiger4929
@mubaariktiger4929 Ай бұрын
wu uhadley si miisaman oo garad iyo aqoon kamuqato well done 👍
@ahmedfamily6360
@ahmedfamily6360 Ай бұрын
Xildhibaanadani iyo rabbi ragg midna yaqaaniin
@maxamedcilmi2338
@maxamedcilmi2338 Ай бұрын
Legend
@inacarab2353
@inacarab2353 Ай бұрын
Xildhibaan khayreeye wanku taagera anigu lkn se sharafta nuux taani oo ah inaad qarisid gabood-falada uu geystay ma ahayn inad dadweynaha ka qariso waayo shakhsi keliya sharaftiisa iyo dhamaan ciidankena sharaftoda iyo noloshoda inad isbarbardhigtid aniga shakhsiyan ilama qurux badna
@a.hakimsufi4910
@a.hakimsufi4910 Ай бұрын
Aniga oo reer somaliland oo reer burco waxan la yaabanahey 33 sano somaliland jirto mxy tahey in Laba nin oo Isku jifo hoose ah bas ay ka ahadan Taliyaha ciidamada somaliland? Ta kale ciidamada somaliland 38 kun oo askari aya nalagu odhan jirey ciidanku weeye dagalkii laascaanood 6000 oo ciidana aya la helay ,maxey tahey ⁉️ sababta ciidan ka been looga sheegay ee sanad walba nuux taani miisaniyad 38 kun asakri ah loogu ansixya yadoo ciidankeno 6000 kun yahey ‼️⁉️
@alitani5045
@alitani5045 Ай бұрын
I am always surprised to hear so called xuldhibaans spending so much time outside the country when they shoukd be hone to take care of their constituency at home, which is what they elected and get paid.. Anybody xidhibaan or amy other person who tries to interfere with the national army is committing a serious crime and liable to be punished including this xilshibaan no body is above our laws
@idirisjama8249
@idirisjama8249 Ай бұрын
War qudhubatihin sharafna malihin
@AbdirisakHassanAbdillahi-gs9ce
@AbdirisakHassanAbdillahi-gs9ce Ай бұрын
Mansha allah xildhiban sifiican uhadley
@Hadndule_Social
@Hadndule_Social Ай бұрын
Masuul mustafe khayreeye waa hormoodka dhalinyarada golaha indheer garad mnzha Allah
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 Ай бұрын
GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO ALLAAHU MACAAK
@gogaysatv4783
@gogaysatv4783 Ай бұрын
Waar waxan yaa xildhibaan kadhigay
@sacadismacil1834
@sacadismacil1834 Ай бұрын
Waa in la kala diraa barlaman kan
@Kilaaspodcast
@Kilaaspodcast Ай бұрын
Dadkan jaahiliinta ah ee somaliland xildhibaanada u ah Hadi marka siwalba qarankan ugu tuntaan cadaalada la horkeeno maxay qabyaalda iyo ugu ordaan ugu galgashaan. Illahy hanaga kiin qabto.
@abdftahhazzan2563
@abdftahhazzan2563 Ай бұрын
Xildhibaan karti iyo aqoon ka muuqato weeye go forward
@maxamedcabdi60
@maxamedcabdi60 Ай бұрын
Kheyreeye.ooyaaye.guruuje.b.batuun iyo dhowr kaloo noocasokale ee bulaacadaa waxay istaahilaan in dil qorsheysan lagu khaarajiyo eyda eyda dhashey ee qaranku kukhasaarey
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 Ай бұрын
Kuwa qaranku ku badhaadhay soo sheeg faaraxow
@LibaaxShabeel
@LibaaxShabeel Ай бұрын
Nuux Taani maalin aanu Inaaderkii madaxweyne ahen aayaa maxabad lasoo taagin. Ee hadeg degina.
@MegaCigaal
@MegaCigaal Ай бұрын
Why now
@axmedayro9926
@axmedayro9926 Ай бұрын
Dalka ha laga qabto dibjirtan g.wakiika jooga ha la kaladiro
@Idriss-zy4vf
@Idriss-zy4vf Ай бұрын
Caraabkii baa kaweemaday
@mussejama311
@mussejama311 Ай бұрын
Talaa tala
@AbdullahiIbrahim-x7e
@AbdullahiIbrahim-x7e Ай бұрын
War kan isma ooga Waa reer buqdharkan magaladiisa Wadani ba gubay hadana isma ooga waali😂
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 Ай бұрын
MA DOONAYSA INAAD BAXDO KU TIIRSANI QOF KALE U CODEE NAFTAADA FARTAADA DHEXE MIDIG AYUU KU JIRAA QUAANKA ALLAAH INSHA ALLAAHU DHEXDEEDA U CODEE QOF KULA MID AHBA BACAD WAAD U JOOGSATAAYE .. SADEXDA XUBIN MID WAA BEDKII MID WAA IMAAMKII MIDNA WAA NUURKII ALLAAH OO AH KITAABUL FURQAAN HANA I LOOBIN INAAD RUMAYSO KUTUBTII HORE EE INJIIL IYO TOWRAAD🌴
@hassanshowle4879
@hassanshowle4879 Ай бұрын
Nuux Taani is a criminal and should be in jail.
@user-ln9ft3qp1v
@user-ln9ft3qp1v Ай бұрын
Mm tv waa TV xor. Ah.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Ай бұрын
Noocani markuu xildhibaan noqday ayaa Somaliland gudcur u dumay! Qaladkuna wuxuu ka yimid nidaamka jaahiliga, geeljirnimada iyo qabaliga ah ee loo soo xulo musharixiinta.
@mahmedelmiomar-zf1ri
@mahmedelmiomar-zf1ri Ай бұрын
Xildhibaan barakaysan
@huseenahmed6260
@huseenahmed6260 Ай бұрын
😂😂 Maalimtii u dambaysay wuxuu yidhi 300 ayaa Jiida Jooga oo Reerkayaga ah taasi miyaanay qalad ahayn Maxaad Buqdharkayn uga soo carartay hadaad Jiida difaacayso fule xasaanad helay
@user-nw5hg5oy9b
@user-nw5hg5oy9b Ай бұрын
Gef maaha waa ruuuuuun
@user-nz5iz4mi4t
@user-nz5iz4mi4t Ай бұрын
0000000000000 alle qaranka haydinka qabto Gole sharaf lahi majiro
@shantasomaliyedigabadan7588
@shantasomaliyedigabadan7588 Ай бұрын
Ma nuuuux baasto macaane kuso dacweyay markii la xidhi wayay lana dili wayay xilkina laga qaadi wayay way ugaadhay ino dacweyo xildhibaan ladortay nuuux baasto macaane kaliya 3bilod ku hadhe iska xamil dheh
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Mustafe Khayreye waa Qayrul Masuul. Fadalan wixii laydiindoortay ka shaqeeya ama umada Somaliland Dhaafa Dibjiriinyahay. Xasaanad uma Qalmaan.
@samaaraqurux2736
@samaaraqurux2736 Ай бұрын
Runtu way qadhadhahay lascanood wixi ka dhacay waalagu xisabtami
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 Ай бұрын
Ninkan hadlayaa ama xildhibaankani waa nin hadalkiisu miisaamanyahay sida uu hadalka ku bilaabay ama uu ku dhameeyey waana Nin garnaqsaday wixii loo doortayna wax ka mid ah ka hadlaye, Maad nala wadaagtid waxan aad ku maagtay mise waad iskala kuftay uun
@ahmedabdalla5857
@ahmedabdalla5857 Ай бұрын
Ayaan darada ugu wayn ee inagu dhacday waxaa ka mida dadka noocana ayaa parliament loo soo doortay oo weliba one man one vote lagu soo doortay
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 Ай бұрын
Oo ma waxad doonaysay kuwo futada u dhaqa kuwa dalka rogaya in ay meesha fadhiyan ader ninkani yari wa nin u qalma kursigan u fadhiyo mid ka si sareeyaba
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn Ай бұрын
BACAAAC WAR WAXA WAX LAGU FANO NOQDAY DAWLADA ISO DACWAYSAY ADER MURANBA AYAAMA KA HADHAY E AQOONSIGA SUGA
@notusedacc8495
@notusedacc8495 Ай бұрын
nacas walba maxaa qaran ku diraya, ragu si adag baa laysu eedan jiray bal se doqon afar qofi soo dooratay oo duli ah baa qarankii lagu diray
@M.elmi-yh6pb
@M.elmi-yh6pb Ай бұрын
Misaniyad qaranka eed sida sharci darada waxkabadalista ugu sameysa eed 6bilood goalhiina ku xanibneed waxad duudubka ugu Ansixiseen sow ku jiqsii xukumada may ahayn shame on you.
@JinowGafane
@JinowGafane Ай бұрын
Golaha soomaaliland waa golaha ciyaalasiiqa akhas
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Ай бұрын
Kan Autism buu u eg yahay. Bal waxay wakhti iskaga qaadayaan eega. Caanihii hooyadii baa ka sii qoyan
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Ай бұрын
deegabkayaga ubadanyihin iminkabad sii dhexfadhidaaye
@saleebanali2905
@saleebanali2905 Ай бұрын
EY BAA TAHAYE MAXAA KUU GEEYEH ARIMAHA CIIDANKA MA FAQASHTII BAA KU TITI WAXAA KU HADAL
@zakirboss143
@zakirboss143 Ай бұрын
Nuux taani markii la eedayn waayey xaq buu u leeyahy inu isagu wax eedeeyo. Ka gole ahaan waad u yeedhi lahaydeen oo aad weydiin lahaydeen wixii ciidanka ku dhacay.
@ahashi7828
@ahashi7828 Ай бұрын
Kun jeer baa loo yeedhay laakiin Ehlunaar Muuse biixi ayaa diiday
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
eedba maleh nuux taani isagoo dadaasuu hawsha intaa leeg hayaa
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Ай бұрын
​@@user-sz7sn2rv9r Hargaysaba dadka xukumaa waa nooca Biden sida Saleebaan gaal, nuux taani, Faysal waraabe iyo Muuse abagaadhe.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
@@beerkaaicadaaday2057 Intaasib faqsh iyo xaarood huwan iyo huro ayay ka ohiyeen hadii kale waad Amaani lahayd kkkkkkkkkkkkkk
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug Ай бұрын
​@@beerkaaicadaaday2057aad iyo aad waa amarka Abagaandhaha
@اهلان
@اهلان Ай бұрын
Waxan yeah soodoortay
@HD-ll6ir
@HD-ll6ir Ай бұрын
Horta waa suale mmtv ma dibka somaliland beey jeceshahay wayo weli ma hayno horumar ku sabsan somaliland oo ay kahadasho, yaa kusoo dirtay toloow??????
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
SOOL INAYTAGTO XUKUMADU KAMASUUL MSHA LAALUUSH SOOL 33 SANAA LAGU SOO WADAY ADEER MAAWELADA JOOJI
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Ай бұрын
Nuux waa miskiin! noocanoo kale lama dacweeyo ee waa la toogtaa.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Munafaaq baa tahay tuugaa ina biixi iyo taani baasto baa dhibtaa somaliland wadaa
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
@@hassan-mp1pk YUSRA HARTI ADU XAAS HARTI BAD TAHAYE SL KUMA KHUSAYSO XAAS YAHU LAQABA 2024 KKK
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
Kkk YUSRA XAAS HARTI SO XIDHIO CUNAABIGA KKK XAMALADA
@hoodo9260
@hoodo9260 Ай бұрын
Nuux taani iyo muuse juudaan dalkan dheeraad bay ku yihiin
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 Ай бұрын
Siilkaaga usheeg kan dhukuran iyo reerkaad kasoo jeedo ayaa dheeraad xun habar yusra
@Hawd74.
@Hawd74. Ай бұрын
Nacas khiyaamo qaran
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
900 COD BU KU QAATAA 4000 CASHUURTAYADII AH NASIIB BADANAA
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od Ай бұрын
Anigu waxaan ku waayey 2341cod
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj Ай бұрын
Mm tv waxa iska laah huwan cadowga Somaliland khirya kadab banala ah nacalad kugu dhacaday afarha cidanka ka la baax taliyha nuux tani wad ku walatay ango hjclo kulh malkala laga so diray munafqnimad kula dhax jiirta naacas 🤮🤮
@IdirisHussein-xo8vc
@IdirisHussein-xo8vc Ай бұрын
Kani waa nin aad uliita qayrlaawe
@baashe09
@baashe09 Ай бұрын
Yaa Lahaa Khasaara !!!!Xildhibaan Qaran
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Ай бұрын
Nuux taani hala casilo
@HayaanQaranTV7267
@HayaanQaranTV7267 Ай бұрын
Waa siday tahay xildhiban
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 Ай бұрын
Geesi geesi dhalay hadal cadaaa
@Abdiavlogs
@Abdiavlogs Ай бұрын
Khayre jahil 1999 kusosaren mafyadisa rer caynabo tulada lamadegan ka ah.qaranka aad khayamaysay 7 da sano ee huwanta lascanod degtay iyo kaligii taliyaha Ismaciil Cumar geele.H jilc wadanka kama taliso sharciga adiga jahil khayre cuqdadaw sharciga aya mafiyuadina maxamed Abiib o qudha maha adiga lamida oo khain qaranka iyo dawladnimada dhawac gadhsiiyey Somaliland sharcigeda aya qabiil ka sareya adiga iyo mafiyadada aad gacansar la ledahay eeWadani Somaliland diid
@MohamedHassan-hl3pp
@MohamedHassan-hl3pp Ай бұрын
Geesi da yar ,aqoonyahan kudhac leh hlagu taaageero.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Af qalooc waa basaasiinta ugu xunxun
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h Ай бұрын
Naagyahay cayda badani adeerka muuse iyo nuuxtaani way fashilmeen soomaalilaana meelxun bay dhigeen fulayaal hubkii iyo ciidankiiba kasoocararay sanadkan waa laridayaa insha allaahu ee arsaaq illaahay kabarya cashuurta hawbaroora ninee
@fathiayu3868
@fathiayu3868 Ай бұрын
Muusaa idinka carareye wixii loo doortay ma garaneyaan​@@user-sg5np8xe9h
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Aamus waxyow nin iyo naag toona ahayni Adeerkaa Cirro ceeb if iyo cadho allah oo aakhiraba qaba maydkii ciidankuu ku badhaadhay nabadaaylsugeen jidka u galay madaxa iskaga taagaad u doodaysaa. Mayd garaaca cadawga gudaha go straight to hell with the traitors like khayreeye af-qalooc, ooyaaye and the rest of Wadani the enemy within.
@user-sz8fp1or7y
@user-sz8fp1or7y Ай бұрын
Adaa ka daran waar khajil
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
NUUXTAANI ISAGA XADKA GAROOWE GEYAY. MARKII HORABBA.
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 Ай бұрын
Haduu geeyey maxaa ka keenay saw qaladad u galay isaga xukumadu ma ahayn
@mohamoudegeh5056
@mohamoudegeh5056 Ай бұрын
Khayrlaawi iyo Ooyaaye waa kuwa golaha ku xaaray een xumaan mooyee wax wanaaga weligood la iman.
@Saifiyacumer
@Saifiyacumer Ай бұрын
Waayeelku warkoodu waxkasoo qaad malaha awoowayaal khalkhalay in wax laga qoraa khaldan
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Yaraw sool mee maada haya xagee dhulbahante mee beenale faratoon waa Sawir cina ma metelo waa kartuush meesha yaala
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Wixii ciidanka ku dhacay nuux barstool baa ka masuula cidan kiisi buu jebiyey wax sharciyana lama Marin markaasu hadlayaa oo hadal shubayaa
@somalitech102
@somalitech102 Ай бұрын
Markaad la xidaabtami waydeen nuux taani ayuu idinki idinku bilaabay inaad uyedhan oo la xisaabtantaan ayay ahayd.
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 Ай бұрын
Waar waxab ha isku qarin giiga adero wadanka waxa ka talis dawolad so just wait tuuyaho inxaah he isn’t madaxad wadanka katalis qofkasta waa lalxisabtamaya guul Somaliland
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Dhillo habar awale munafaqadaa
@abubakarhamseahmed5013
@abubakarhamseahmed5013 Ай бұрын
Xildhibanka warkisu wa macquul wana wax dadbane shaķi kaqaben taliska waxbadani ka qaldameen
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x Ай бұрын
Quruxdaa oyo haybadaa iyo sharaftaa muuse Biixibaa idiin yeelay oo idiin hirgaliyay doorashada Madaxweyne Rayaale iyo Siilaanyo way ku dhiciwaayeen in ay qabtaan doorasho iyagoo kabaqaayay dhaqaalola an iyo qalaalase dhaca markaa muusedhalinyaro wax uqabo ayuu lahaaye wuu ku khasaaray oo waxay ku noqdeen waalid caasi
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil Ай бұрын
Hooyadaadii carrab ka la ayd was
@shaficali5991
@shaficali5991 Ай бұрын
Anigu waxaan qabaa ninka isaaq ee weli qaba sool waa somaliland waa nin ka liita muuse inu eedeyo muse mahan qofkii manta qaba dhulbaa isaaq kamaqan waa qof ubahan in dhimirkiisa labadho. Waad kaliidataa muuse dhanka dagalka iyo dhanka fikirkaba isagu marka labacsadi wuuba carariyaqanaa idinku xage ucarareysan muuse berihisibi adayaye.
@abdikari2574
@abdikari2574 Ай бұрын
Isaaq dhul kama maqna oo weligiiba dhul kamuu maqnaan se Somaliland ayay dhul iyo dad ka maqanyihiin. Dadka reer Somaliland ammaba reer Woqooyi waa walaalo aan meelna kala tegahayn waana laysu soo noqon wixii nool aduunyada. Haddii Soomaaliya lala midoobo iyo haddii kaleba ilaahayba isbaday dadkan oo waa umad wada ilmaabti ah.
@shaficali5991
@shaficali5991 Ай бұрын
@@abdikari2574 sheekada raqiiska ah horaan udaawaney wax reer waqooyi ladhaho majiro Somaliland yaakula aminsan horta anaga somali ciil umaqabno kamana aanan goin anagaba somali ah oo aminsan in lwaxnaga maqanyihin. Adinku jaqafadiinu waxwy iein goyso imansada . Waxla waayey Geelow ninkii walan baa ududa. Gaadhigaga amin sxb oo nolosha xaiiqo ayey ubahantahey xaqiiqda kusonowda 30 sano waa idinku filantahey oo maaweelo ah .
@mohamadismail1880
@mohamadismail1880 Ай бұрын
Waa nooca ku kibray cashuurta aanu bixino waa qayrumasuul carabla
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 Ай бұрын
Marka in laga hadlo miisaniyada ciidan masakintee dayacan ma qayru masulinimaa
@theruler411
@theruler411 Ай бұрын
Ciyaalkan yar yar ee xildhibaan ku sheeg. Cabaadaya. Kuwan wlhi waa mooriyaan
@amiiramohemed495
@amiiramohemed495 Ай бұрын
Hadduu abahaa ciidan yahay ciidanka maad kaxshootid
@somalitech102
@somalitech102 Ай бұрын
Xishod iyo niicdaasi mesha ma taalo inbt ilen naagyaro la arosayo maahee meesha xisaab baa taala iyo qofkasta wuxu sameyay in tooshka lagu ifiyo dowladnimo xishod iyo waxaas kuma jiraan.
@nuuroshaah5198
@nuuroshaah5198 Ай бұрын
Benawas tuug tuug dhalay khayin qaran duli illahey kuma naxaristo taliyaha beenta ka joji kalab
@xiinxiin8922
@xiinxiin8922 Ай бұрын
Ciidanki baa siyasadi ku milmay waama astamaha burburka
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Waa kii isaga nuux hadii qaaran iyo sharci jiro oo dawladi jirto oo aan meesha beeli haysan waa la toogan laaha dil baa lagu xukumi lahaa waa makhaayad reer
@mesut9478
@mesut9478 Ай бұрын
Hbar awal ayaa idin gumeysata Miya ka wadaa o wx iska celiya lma hayo 😂
@user-yc6hh2rq9q
@user-yc6hh2rq9q Ай бұрын
Magacaaba khasaare kugu ah waxad taqaanaa sida ciyaala suuqu uhadlaan
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Duliyow maxaa Ciidamada Dalka idinku naanaabiyay??? Dibjiriin
@ahashi7828
@ahashi7828 Ай бұрын
Ma waxaad na leedahay Ciidamada laascaanood lagu haysto yaan laga hadlin?
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x Ай бұрын
Waar ciyaala suuqiin baatihiine xishooda oo shaqadiina ku eekaada oo qaranka iyo dadka u shaqeeya oo joojiya qabyaalada iyo nin jeclaysiga oo marba ninka xukunka haya halaysbarbartaago oo yaan beelaha layska horkeenin hadaad maxamuud xaashi u tahay horjooge Nuuxtaani iyo Madaxda kale ee aad marwalba TV ga ka aflagaadaynaysaan ku kuwa lamida ayaa u jooga oo waa laysku fiirsan nabada iyo kala danbaynta iyo isjacaylku yaanu inooga Darin hadii kale waa lakala dhuuman
MA TAHAY DOOKHAGA YES OR NO
8:45
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 12 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 489 М.
Isagoo nool ayaa xabaashiisa la diyaariyay.
29:57
MM Somali TV
Рет қаралды 4 М.
KABTANKA OO SOO HADLAY KADIB MJ AARSIGOODA REACTION BUUQIISA WATA
8:01
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 71 М.