TALLOYIN GUUR KA HOR PART 1 | ADVICES BEFORE AND AFTER MARRIAGE | Naz Ahmed

  Рет қаралды 46,052

Naz Ahmed

Naz Ahmed

Күн бұрын

Пікірлер: 160
@NazAxmed
@NazAxmed 2 жыл бұрын
- SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING WORLDWIDE !!! - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz - Amazon Storefront with all of the products in this video: www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc
@hanifarax7307
@hanifarax7307 2 жыл бұрын
Ppp
@abdiazkarofficial442
@abdiazkarofficial442 2 жыл бұрын
Mocha allah wllshay nazteeho aad iyo aad baad u qrux bdan thy umaan mayalnin gabadh sidaan u qurx bdan inay single tahy woooow you're very very Beautifull❤🌹👸❤❤❤❤👸👸💋
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 2 жыл бұрын
Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw
@OssobALI
@OssobALI 4 күн бұрын
Talooyinka guurka ka hor iyo kadib 1) Adiga Hel Waxa Farxadda ku keena 2) Isbaro 3) communicate your needs (Wada hadla waxyaabha dooneysaan) 4) spend time with yourself (Adu waqti isla qaado is qiimee ) 5) Learn about his/her family dynamic (U fiirso sidu ula dhaqmo reerkisa iyo special hooyadiis su ula dhaqmo 6) Good relation with family in low (Reerka xididkaga isku Fiicnaada) 7) Try to be financially independent (meel kale lacag kaso gasho yeelo) 8) Find A Support system (qofku waaniyi walal ka weyn ama waalid ) 9) Stop sharing the details of your life with everyone( Sirtaada dadka kasta ha u sheegin) 10) Salatul Istikhaara
@mohamudmohamedabdiwahab6483
@mohamudmohamedabdiwahab6483 2 жыл бұрын
Wallaahi billaahi illaahaybaa sidaa igu oge waxaan ku fikiraa gabadh sidaadaa u fikiraysa gabadhaan la sheekaysto intaa uun baan ka eegaaa hhhhhhh Mashaa alaaah adna illaaahay fikiekaaga fiican hakuu barakeeyo mashaaa allaaah tabarakallaaah
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 2 жыл бұрын
Masha Allah wa topic fican ani bil iyo bar ba shekaysanay wana is guursanay Walahi 2013 bey ahayd ilahay talo sarta oo dacad ahaada ilahay ini ma hoojinayo I love you nas ❤❤❤❤
@caashocuud6476
@caashocuud6476 2 жыл бұрын
Abaayo fadlan talaan karabaa waxaan ahay gabar aad uga baqda guurka fadlan isoo jawaab
@ayaandagan7474
@ayaandagan7474 2 жыл бұрын
Mashaa Allah waa talo wanaagsan qaali Fikir aan aaminsanahay weeye inaad naftaada ku kalsoonaada asxabta Nasteexo iisoo duceeya in Allah guur wanaagsan ii fudaydiyo iyo intii single ah ba 🤲🤲
@samiiracabdale7404
@samiiracabdale7404 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin walal
@abdimohamed6596
@abdimohamed6596 2 жыл бұрын
Ilaahay nin khayr badan oo ehlu diin ah haku siiyo baayo🤲
@nasteexofarax7011
@nasteexofarax7011 Жыл бұрын
Aamiin ilhy adi iyo intii aan reer lahayn ba guur xalaal ah ha siiyo
@hanaanalaahi8909
@hanaanalaahi8909 2 жыл бұрын
Thanks dear sister 😘 I take your advice. Still i am university student but i will do that advice. And i follow your chanel 🥰
@sahramoha2430
@sahramoha2430 2 жыл бұрын
I love you hppti we need alot of you bcos mahaysano dad nala taliya si niyad ah, even waalidiinta nooma diyaariyaan mawduucyada noocan ah.
@fiicaneeyhaaji1832
@fiicaneeyhaaji1832 2 жыл бұрын
Wlh wa runta walidka inta bdan waxa kaliya yaqanan wa guurso wad gabowde Laguma sheegyo nolosha dhabta ah
@zakyindhojaceyl433
@zakyindhojaceyl433 2 жыл бұрын
Masha allah sister keep going isku day inaad afka hooyo aadan ka tagin sbbtoo ah waxad la hadlaysaa waa dadkaga soomaaliyeed insha allah waanad gaadhi kartaa 1 million dadaal iyo dulqaad ayaan kuu rajeynayaa from malta ayaan hada ku suganahay well come
@amalamuli376
@amalamuli376 2 жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤❤❤
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
Qofka marka Hore waa inuu wax ku gali karo waxna ku gali karin, cidna farxad Ha ka sugin, find yourself, wax kastana waa sharing
@abdihassam1539
@abdihassam1539 2 жыл бұрын
ascw walaal ma waxaad rabtaa mid habaar qaba oo caasi ah mise wiil ducada waalidii qaba
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Validation waa ansixin. In laguu ansixiyo waxaad tahay adigu. The most important things are: 1. Inaad is barato adigu ugu horeyn oo aad is dhisto isna jeclaato. 2. Qofka aad rabto cidna hakala tashan walaa waalidkaa illeen idinka weeye kuwa is guursanayaayee.
@hanamuhumed8512
@hanamuhumed8512 2 жыл бұрын
Amazing 🤩 I loved the way u talked about this topic,… absolutely first love your self
@amalamuli376
@amalamuli376 2 жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir ❤❤❤
@talawanaaggoodadvice8891
@talawanaaggoodadvice8891 2 жыл бұрын
Asc Nasteho Masha Allah I really like the tips ka aad Soo gudbisay 🎉🎉
@marwodagan2271
@marwodagan2271 2 жыл бұрын
rerka aan u dhaxay Aniga un baa xidhiidhiya. Sodohdeyna Aniga unbaa lahadla ee yadu ilama soo hadashoba,mana shaqeysto anigu Allow shaqo ii siii,
@mohamedyusuf8108
@mohamedyusuf8108 2 жыл бұрын
Five people are missing from this video but other than that it’s amazing and it’s on point MashaAllah thank you 😁🙏🏽
@OmarAhmed-bl3lb
@OmarAhmed-bl3lb 2 жыл бұрын
Thanks you gave us good advice please wear hijab when you are in front the camera Thanks
@ladanmoo885
@ladanmoo885 2 жыл бұрын
Iam keen asap to get married but my friends and my cousin who are same age with are all single mother's....My cousin she's younger than me and she's single mother of 4.. for me I'm not married yet
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 жыл бұрын
Trust Allah!
@livelifetothefullest721
@livelifetothefullest721 2 жыл бұрын
My biggest fear whli. Alhamdulliah allah swt tests us different ways
@shukriguhad6174
@shukriguhad6174 2 жыл бұрын
InshaAllh abyo you will get marriage the right 👨 🧍‍♂️
@nimo_hodanmohamed4308
@nimo_hodanmohamed4308 2 жыл бұрын
Sister you is you And your cousins is not like same book You are all different ❤
@sowdaabbas3158
@sowdaabbas3158 2 жыл бұрын
جزاك الله خير 🙌🙌🙌🙌 Aad ayad umahadsan tahay mi role model NAZ 💖💖💖💖💖
@hanaaden7959
@hanaaden7959 2 жыл бұрын
Mash Allah Naz Ahmed I liked the way you talk to really point always our people they didn’t talk really,that is why we broke our houses. Love u sis ❤
@fadumomohamed3015
@fadumomohamed3015 2 жыл бұрын
Maasha Allah fariid fariid dhashay talooyinka aad bixinayso waa muhiim I tell you you are a good girl
@NazAxmed
@NazAxmed 2 жыл бұрын
thank youuuu
@nasteexofarax7011
@nasteexofarax7011 Жыл бұрын
Thank you sister wad ku mahadsan tahay wana dada
@sacdakayse1212
@sacdakayse1212 2 жыл бұрын
Mahadsanid wlo qali nosoo badi dhiragalinta Sidaan oo kale ah❤❤❤
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 жыл бұрын
Naz walaal miyaanad nolosha guriga xajigaaga la qaybsan waayo waxaan ku arkaa inaad shaqayso oo aad finacially stable aad tahay waayo qurbaha raga jooga inta badan dumarkaa guriga la bixiya?
@aminaadam9073
@aminaadam9073 2 жыл бұрын
Thanks xbbti tala wangsan Nas Axmed
@asiamusse4958
@asiamusse4958 2 жыл бұрын
Manshaallah tabarakallah waxaad qof caqliban allah hakubarakeeyo
@ladan1714
@ladan1714 2 жыл бұрын
Nasteexo hadaa usheegtid waxaad nolosha kadoonaysid waxaa jiro narsisti oo markuu maqlo waxaad nolosha karabtid iskadhigaayo sidaas ookle kadib waxa sobxaayo qofka runta ha marka aniga waxay ilatahay asaga waydii waxa uunolosha karabo saa uogaatid qofkan qofka uu yhy aniga ayay igudhacday waxaan nolsha karabo intuuogaaday kadibna wuu ijilijiray qof been ah 😂
@samiiracabdale7404
@samiiracabdale7404 2 жыл бұрын
Fikir fiican walal
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 2 жыл бұрын
Beentaa maahan anigaa kula arkey arintaas wali maguursan 20 sano ayaa jiraa markaan qofka lashee geesanaayo ayaa weediyaa dabeecadaha iyo wuxuu nolosho hadaf kaleeyahay waliba haduu soo guursade uu ilma soodhaley xataa waan kawareesataa haduu naago soodurey sidookale waan weediiyaa sababta ay ukalatageen waxaan kaloo weydiiyaa hadafka uu kaleeyahay nolosha heer waxaan gaaraa rerkiisa inaan weeydiiyo aabihiis iyo hooyadasii daweecadooda markaan su aalahay dhameesto ayaa qiimeeyaa inuu qofkaan nolosheeda kusoobaxaayo markaas ayaa go.aan qaataa 😂😂😂😂midkasto aan lasheekeesto wuxuu idhahaa naa walaaley su.aal badnidaa mawariyo ayaa tahay
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 2 жыл бұрын
@@senioritaoumelkheir 😂😂😂waxay rabaan hadal macaani aan loojoogin iyo been ayey rabaan iney kuugu sooxaraga galiyaan
@bahjakhalif2654
@bahjakhalif2654 2 жыл бұрын
@@runkahadasho8495 kula mid baan ahy
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Guurku waa calaf markaa qof walba alle ha siiyo qof wanaagsan oo nolol farxad leh ay ku WADA noolaadaan dhamaanteen
@dekaali2808
@dekaali2808 2 жыл бұрын
Masha Allah very important advice jazaakumallah kheir sister.
@dekalul3979
@dekalul3979 2 жыл бұрын
Waa ku jeclahey nastexo Hadan awoodo million ayaan ku gaarsin lahaa
@moyuyumo1782
@moyuyumo1782 2 жыл бұрын
Absolutely! Couldn't say it better.
@nimonimco3063
@nimonimco3063 2 жыл бұрын
Mashaa Allah. Mahadsanid Nasteexo🙏
@aboubaker1188
@aboubaker1188 2 жыл бұрын
Masha Allaah tabarakallaah Allaah ha idiin xifdiyo bi jahi Mustapha
@sucaad3425
@sucaad3425 2 жыл бұрын
Thanks gacalooy part 2 inoo samee
@talawanaaggoodadvice8891
@talawanaaggoodadvice8891 2 жыл бұрын
Nastexo I heard you son has Gluten free and you said U give him a lot of bread If the bread is gluten free Is good but if is not it causes him Alot of problem I m shearing this with you I have gluten problems So when I eat food with gluten I really feel bad Tried Fogy head unhappy Body aches and pain, I you are nutritionist But I like to share with you How it feels to have gluten problems And I like you, your are like my little sister.
@marriedandmotherlife
@marriedandmotherlife 2 жыл бұрын
Macha Allah you are smarter than your age.
@gardengolden7717
@gardengolden7717 2 жыл бұрын
Macha allah that’s true my dear good advice. It’s better to be private.
@Honey_MB
@Honey_MB 2 жыл бұрын
thank u sis. Party 2 kusoodar🥺🥰
@hannaahmed8556
@hannaahmed8556 2 жыл бұрын
Dear sweetie I love ur videos masha allah u r amazing keep going , wxn rabaa inaan kugu caawio afka soomaaliga sideed u aragtaa 🥰
@aaminamoha61
@aaminamoha61 2 жыл бұрын
masha allh you get the points❤❤❤
@Omar-sw9li
@Omar-sw9li 2 жыл бұрын
Asc guurka laguma qasaaro wllo waxaba qoraal ha qoran. Eebe talo saaro waa intaas
@guudonqali5088
@guudonqali5088 2 жыл бұрын
Masha allah wllshay SHukrn ❤❤❤💚
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 2 жыл бұрын
Asc hbo mcn, Very True Thnks hbo mcn Mshallaah wa sidey Tintena Macan na fartey ,💐❤️💐
@NazAxmed
@NazAxmed 2 жыл бұрын
wcs habo! thank youuu
@saciidoahmed4727
@saciidoahmed4727 2 жыл бұрын
Masha Allaaaah abaayo ilaahey haku xafido❤️🥰🙏
@anfacdahir2436
@anfacdahir2436 2 жыл бұрын
ManshaAllah tabarakallaah Mahadsanid ❤
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Maashaa allaah walshy guulayso
@shadiaabdalla8982
@shadiaabdalla8982 2 жыл бұрын
Mashaa allah alle Haku xafido ❤
@abdigah5364
@abdigah5364 2 жыл бұрын
Dadka guursaday innaga daayo qoladeenna guurdoonka ah talada innoo wad huunno
@libankay9188
@libankay9188 2 жыл бұрын
Merci pour ton conseil c'est très important
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan 2 жыл бұрын
❤ Thanks abaayo so much it’s amazing video
@xidigtasomaliland3219
@xidigtasomaliland3219 2 жыл бұрын
Love u sis wn ku faraxsanahy inaan azxaabtaada ka mid noqdo🥰🥰
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 2 жыл бұрын
Ayaan taan ma soo galine maxaa kaa cusub wax qeyr qabo
@NazAxmed
@NazAxmed 2 жыл бұрын
I was busy walaashey. Insha Allah Sunday baan nii soo dhigi vidéo
@saidjama6241
@saidjama6241 2 жыл бұрын
Sister you’re masha Allah Wlhi it’s first time I like you wlhi and I make you Subscribe
@fatimamohamed8366
@fatimamohamed8366 2 жыл бұрын
Manshallh tabarakallh you're smart i like your channel
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 жыл бұрын
Maasha Alash Abaayo
@deigamohamed707
@deigamohamed707 2 жыл бұрын
Love it ❤
@Nada-pk2vb
@Nada-pk2vb 2 жыл бұрын
Wa aqiirn qof isku fikard nahy ayn arkay aniga nin manka ina lahadlo ma jecliy because diin ahn xarab wayay famingayga badana waxa idhahn shugan si mataqanid sabab to ah aniga ma jecliy in shukan sika macnah lahy oo soomalida badana isku shukasadan markasta waxn dhaha meeshan nin waqdigayga ku dhumilahy waxa iga fican in an wax nolashayda fa ido leh ku mashquulo seda in aan luqad cosub barto ama aan aniga isfahamo nafadsyda lano gabdha badana waxa noloshooda ku dhumiyan shukansi micno lahyn gabadha iyo wiilshaba
@dheelacademy
@dheelacademy 2 жыл бұрын
Maasha Allaah wlsahy waa fikir wanaagsan Ale ha ku barakeeyo
@laylaciise4010
@laylaciise4010 2 жыл бұрын
Masha allh masha allh si fiican ba noola talisay
@aragsan5690
@aragsan5690 2 жыл бұрын
Maasha Allah waa mihiim in aad marwalba waxkeen dhihin ood waxa yaryar dabartit s
@ahmedyusuf8499
@ahmedyusuf8499 2 жыл бұрын
Masha allah Inan caqli badan habluhu talada ha ka qaataan
@muudahir7081
@muudahir7081 2 жыл бұрын
Waa inaa sacrifice samesa si Nolosha hore ugusicoto Midkle markasta wada hdalkiina bato waa markasta isfahmkiina bdnayo
@hodomusse906
@hodomusse906 2 жыл бұрын
Man shaa ALLAH
@hudunadam1182
@hudunadam1182 2 жыл бұрын
Masha allah huno
@mssworld2023
@mssworld2023 2 жыл бұрын
Mzha allh hormar wacan sister
@Lucky_8181
@Lucky_8181 2 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo 👍
@happyfamily4677
@happyfamily4677 2 жыл бұрын
Wise words.mashallah
@jamalabdi1339
@jamalabdi1339 2 жыл бұрын
Thanks for the advice
@mariamsaadhersi6474
@mariamsaadhersi6474 2 жыл бұрын
Wlhi j'en avais besoin merci naz stp naso badiii
@afnanayazin788
@afnanayazin788 2 жыл бұрын
Shukran Wall wax badan ayaan kafaiday
@ikraamsaid7941
@ikraamsaid7941 2 жыл бұрын
Mahadsanid ukhti qali
@farhiawehliye9969
@farhiawehliye9969 2 жыл бұрын
Mash Allah
@hiboabdulahi4950
@hiboabdulahi4950 2 жыл бұрын
Masha allah abaayo aad baad runta usheegtay qali talo fcn
@karimahashim6579
@karimahashim6579 2 жыл бұрын
Good point
@nimco4922
@nimco4922 2 жыл бұрын
Sax waye adigo aad u xanaq sana baxe waxa ledahay sano idhahaday kadib naa hoyada waxe u qade cuqdada
@amiiraismail2402
@amiiraismail2402 2 жыл бұрын
Thanks xbbti❤
@reusmessi9342
@reusmessi9342 2 жыл бұрын
Masha alaah thank you wllo
@deqaadam8060
@deqaadam8060 2 жыл бұрын
Qurux dumareey no so badi arimaha
@hafsa720
@hafsa720 2 жыл бұрын
Thank you
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 2 жыл бұрын
Wan kugu raacsanahey abyo ninka hooyadis siduu u ixtiramo ayuu xaaskisana u ixtirami dona
@MH-db8mg
@MH-db8mg 2 жыл бұрын
Asc wll dhabti aniga ayu dhacay dhibkan
@zoyakhan7816
@zoyakhan7816 2 жыл бұрын
Aqligi iyo quruxdi oo nag ah
@ayanahmed3665
@ayanahmed3665 2 жыл бұрын
Mashallha walalo ❤️❤️✅️✅️
@queenhaboon9176
@queenhaboon9176 2 жыл бұрын
Abyo waxas wa la iga daran yahee caloosha suun maku jari karaa plz Isheeg😢😂
@sagalcabdulaahi4284
@sagalcabdulaahi4284 2 жыл бұрын
Financial tan aad ka tiri xage wax ka kena hadana shaqeyn walal so ina asi weydiya maha
@habibaali2400
@habibaali2400 2 жыл бұрын
Masha Allah my sister 💯👍👏👏♥️👑🌹
@ayaanmaxamedjaamac8883
@ayaanmaxamedjaamac8883 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@ayaanmaxamedjaamac8883
@ayaanmaxamedjaamac8883 2 жыл бұрын
wax badan ayaan muuqaalkaan ka helay
@hannaahmed8556
@hannaahmed8556 2 жыл бұрын
Love it gorgeous 😍😘😘😘
@queenofqueen3694
@queenofqueen3694 2 жыл бұрын
M.a slatul istikhaara aadbe ufcnthy
@fatoumaibrahim3557
@fatoumaibrahim3557 2 жыл бұрын
Yinabti c est agréable tes conseilles
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 Жыл бұрын
I found it 👍🥰🥰
@pandapoi4455
@pandapoi4455 2 жыл бұрын
Gabdhan nasteexo indho so uma ego
@nimcodayibadan2381
@nimcodayibadan2381 2 жыл бұрын
Amazing ❤
@amalamuli376
@amalamuli376 2 жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤❤❤
@hamzeabdi7605
@hamzeabdi7605 2 жыл бұрын
Wakukaa wllo hore usoco
@livelifetothefullest721
@livelifetothefullest721 2 жыл бұрын
Your somali accent is So Cute😂😂😍I wonder If I sound the same cause I grew up on abroad too hhh
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 жыл бұрын
No she speaks jabuutiyaan accent
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
@@FaadumoArdo afsoomaali fiican weeyaan hadalka gabadhan oo la fahmi karo
@quranforkids8968
@quranforkids8968 2 жыл бұрын
Validation,. Qiimayn
@fardoussamoussa7804
@fardoussamoussa7804 2 жыл бұрын
liked your video
@farhiyajibril8710
@farhiyajibril8710 2 жыл бұрын
waxaan aaminsanahay aniga hadaan is aqaan qofkakalena inuu aqoonsanayo, lkn qofka i aqoonsanaya iyo qofka aan iqoonsanayn anigana waa inaan sii garanayo oo aan qofka wax uun isaaga soo dhawaana 70% oo debcadahayga qarkood aan ka dhex arkaa sida murayada markaan iskaga jeedo ookale. Mida sodohda sax waad ixtraamaysa oo waad iska dhadhicin lkn gabadha yaranteedi sharka badnayd sharka naag wayn bay lanoqota misnee sodoh shar badan bay sii noqota markaa sodohdaas ookale wanaag kasta oo aad samyso isma jeclaysinkartid, evil person is evel person always yaraan iyo waynanba
@suubansmile9388
@suubansmile9388 2 жыл бұрын
Wlhi blhi isku fakar iyo isku aragti iyo isku waayo aragnimo ayaan nahay hadaa inaan hadlo waxan ahay qof loo baahan yahay oo hablaha caawin kara come one my self helps young girl 🤣🤣
@Honey_MB
@Honey_MB 2 жыл бұрын
ani i caawi😅
@munashide205
@munashide205 2 жыл бұрын
Manshalah 💖💖💖💖
@amalamuli376
@amalamuli376 2 жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan please ena igu so bir ❤❤❤
@hannaabdirahmanhayuushuniq6840
@hannaabdirahmanhayuushuniq6840 2 жыл бұрын
waan guursadan lkn waa iskakaa dawan because waa iskakaa jeclahay
@nastehoabdoulkader5241
@nastehoabdoulkader5241 2 жыл бұрын
Good topping ❤
@amalamuli376
@amalamuli376 2 жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan please ena igu so bir please ❤❤❤
@Zaynab_Hassan
@Zaynab_Hassan 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️
Happy Marriage Life
12:00
Islamic Guidance
Рет қаралды 136 М.
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 25 МЛН
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 104 МЛН
Motorbike Smashes Into Porsche! 😱
00:15
Caters Clips
Рет қаралды 22 МЛН
Beyond the Debate | Dr. Zakir Naik | 142
3:14:33
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 1,6 МЛН
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
SHUKAANSI PART 2 | TALLOOYIN GUUR KA HOR | Naz Ahmed
25:58
Naz Ahmed
Рет қаралды 8 М.
Sideed Maalintaada Si sax ah ugu bilaabi ? | Muhiim |
9:02
OGAANSHO
Рет қаралды 107 М.
5 ta Marxaladood ee Guurka I - Mubarak Hadi
11:57
Mubarak Hadi
Рет қаралды 26 М.
How to Be the Best Women? : Womanhood Reimagined - Dr. Sh. Haifaa Younis
37:48
Dr Haifaa Younis - Jannah Institute
Рет қаралды 2,9 МЛН
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 25 МЛН