No video

TALO FARAHA WAA KA BAXDAY: RUUSHKA OO U HIILINAYA XUUTIGA GANTAALO CASRI AH OO..

  Рет қаралды 75,791

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

TALO FARAHA WAA KA BAXDAY: RUUSHKA OO U HIILINAYA XUUTIGA GANTAALO CASRI AH OO.. SIINAYO + MAREYKANKA OO ARINKAN KA WALWALSAN & QAYLO DHAAN U JEEDIYAY TALIYAHA CIDANKA MAREYKANKA EE TALISKA DHEXE
►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia

Пікірлер: 129
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e Ай бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@A-Muslim-girl-from-Yemen.2
@A-Muslim-girl-from-Yemen.2 Ай бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`،/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~:-~:~¡~¡~¡~I.i.i.i.i.i.. i.I.|-◖,˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˹˛˛˹˛˹˛˹˛˹˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛''''''''''''˹˛˹˛˹˹˛˹˛˹˛.;،≪-^♢🎉
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 Ай бұрын
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o Ай бұрын
aamiin yaa rabi 🤲
@sahrosaleh2268
@sahrosaleh2268 Ай бұрын
Yaa allaah ilaahoow guusha sii inta jihaadka yahuuda iyo xulufadooda kula jirto.wlhi jirkaa i xanuunayo ciil dartiis.😭😭😭
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
XUURtiga illahay ha guleyo insha Allah
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Ай бұрын
Ilaahoow guuleey all islaamka
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 Ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل #اللهم_نستودعك_اخوتنا_في_غزة يارب ياكريم ياحي يا قيوم ندعوك باسمك الأعظم ان تحفظ شعبها و ارضها وجوها وبحرها رجالَها ونساءَها، شبابَها وبناتِها، أرضَها وسماءَها، فاحفظها يا ربنا من كل سوء .. اللهم انصر المسلمين في فلسطين وثبت اقدامهم يارب ، حفظ الله المرابطين المجاهدين و ثبتهم الله وايدهم بنصره يارب العالمينربي يحميكم ويحفظكم و ينصركم و يقويكم ان شاء الله يارب العالمين 🇵🇸🇩🇿
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 Ай бұрын
Rushka guul warta ilahay ha siiyo aniga wa tageersan from ceelhur insha ❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@off473
@off473 Ай бұрын
Maxaad gaalo ugu duceynee u ducee walaalaheena Islamka keliya
@alimaxamed3660
@alimaxamed3660 Ай бұрын
Kafiirso ducadaada ruushku waa orthodox dad badan oo kuslimiin ah buu xasuuqey
@alimaxamed3660
@alimaxamed3660 Ай бұрын
Kafiirso ducadaada ruushku waa orthodox dad badan oo kuslimiin ah buu xasuuqey
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o Ай бұрын
Subxanallaah gaaladu duco ma karto kufarta
@macalinyellow5889
@macalinyellow5889 Ай бұрын
The most reasonable news realised in somali language keep up.
@ibraahinmacalin6156
@ibraahinmacalin6156 Ай бұрын
allh ha gargaaro falstiin aaamiin
@ruqiyocabdullahi3932
@ruqiyocabdullahi3932 Ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اهل غزة مل الله بيوتهم وقبورهم نارا
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Masha Allah wa guul illahay cadawga islamka ha jabiyo insha Allah
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he Ай бұрын
❤Allaahu Akbar ♥️Allaahu Akbar ❤Allaahu Allahu ❤
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille Ай бұрын
alah ayaa awod leh alaah isaga awod iyo amar leh alaah isaga cidan badan oo la caabin karin leh alaah asaga cadalad badan leh alaah asaga aduunka leh maamulkisana asa leh ma jirti wax kale oo maamulka laleh ale alaa isaga moye alaah asagan ogolayn qoom dulmilayaal ah oo kibre alaah waxaan ka baryaynaa in uu ciqabo qonkan dulmilayasha ah ee kufarta yuhuda aamin
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Ай бұрын
Ilaahoow guuleey xuuti
@JimcaaleJanaale-qh3ln
@JimcaaleJanaale-qh3ln Ай бұрын
Maansh alleah waa war farxadle
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Ай бұрын
Inaa lilaahi waa Inaa ileyhi rajicuun
@MaxamedXirsi-x6v
@MaxamedXirsi-x6v Ай бұрын
Masha.alah
@user-vt1nj7ld3m
@user-vt1nj7ld3m Ай бұрын
Guul guul
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 Ай бұрын
Allaahu Akbar Allow Jabi Yahuuda iyo Cadawga Islaamka Insha Allaah Yahuuda waligeed Waxey u Heysatay in aan Sankeeda Tisxigii ku Taga uu Yahay Gaanax
@omargaras3832
@omargaras3832 Ай бұрын
Asc xuutiyinta alahaa guuleeyo
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Ай бұрын
Ilaahoow guuleey walaalaheen xamaas ee Palestine 🇵🇸
@AbdulrahmanAhmed-yb6gl
@AbdulrahmanAhmed-yb6gl Ай бұрын
Wall moliid xaji danbigaga alahadhafo rutankugujecladey
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Mahadsanid
@duale9813
@duale9813 Ай бұрын
❤❤❤ Alaahu Akbar
@ismaciiilsaleebaan8975
@ismaciiilsaleebaan8975 Ай бұрын
Waad mahadsantahy mawliiid waxaan joogaa ceebardle siiwad dadaalka aad noo hayso
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Ай бұрын
Wcs HBN molid ❤❤❤❤ yamane gull gobonimo falastiin xiisbuulaah Iran ❤❤❤❤❤❤doua 🇵🇸🇵🇸
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 Ай бұрын
FALASTIIN IYO DHAMAAN UMMADA ISLAAMKA BA ALLAH GUULEYO ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD
@UsaameCabdi-zf5nq
@UsaameCabdi-zf5nq Ай бұрын
Waa war lagu farxo,ruushka ha garab istaago xuutiyiinta
@mohamedHARAGO
@mohamedHARAGO Ай бұрын
❤❤❤❤ good job my dear people 😊
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c Ай бұрын
Allha lajiro xamaas iyo xootiyiinta guul allha garsiiyo
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 Ай бұрын
Mahadsanid mowliid hbn ❤❤❤❤❤
@FarduusMohamud
@FarduusMohamud Ай бұрын
Guul waarta urajaneyneyna falstiin mahadsanid mowliid xajai abdi
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
XISBULLAH IYO XUTIYIIN, WAXAY U BAAHAN YIHIIN DIFAACA CIRKA.
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 Ай бұрын
Yuhuuda khasaarahooda waa qarsadaan 😅😅
@yeabyeab9449
@yeabyeab9449 Ай бұрын
IDACAADA iyo WARIYA UGU XAQIQADA BADAN HBN IYO WARIYAHA
@AbdulrahmanAhmed-yb6gl
@AbdulrahmanAhmed-yb6gl Ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@user-xd1uj6np6o
@user-xd1uj6np6o Ай бұрын
Sidakale xeysikina iya batay LKN warkinu wa masha alla weyi
@DrGaadaa
@DrGaadaa Ай бұрын
❤wcs❤xutiyinta guul weyn.....israiil qayladh.weyn....
@osmanmohamed1994
@osmanmohamed1994 Ай бұрын
Guuleysta goor kasta.
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 Ай бұрын
Inta dhimaty Alaaha unaxaristo inta nool Alaaha badbaadiyo israail insha Alaah wy jabeysa falastiin yaman wy guuleysaneysa insha Alaah
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n Ай бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Ай бұрын
Iskamdarka waa la diin karaa xuutiga iyo dowlada soomaaliya cida ugu horeya aan ku ridi lahaa Waa la yaqaan oo waa yahuud
@MaxamedCismaan-mc6jd
@MaxamedCismaan-mc6jd Ай бұрын
Guulayso
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol Ай бұрын
Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Rushku haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@LiibaanCabdi-l4j
@LiibaanCabdi-l4j Ай бұрын
Islaamka allh guuleeyo
@XadaariaxmedXaaji
@XadaariaxmedXaaji Ай бұрын
Asc ustaad mawliid xaaji abdi warkaaga wakhti kasta waan dhagaysata adiga iyo khabiirka wayn maxamed maxamuud cade ❤ waa warbaahinta kaliya ee aaanu Kala socono xaalka liita ee bariga dhex iyo dagaalka xamaas iyo yuhuuda
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Ай бұрын
Asc mowliid iyo Mohamed
@Sheiko21-t8f
@Sheiko21-t8f Ай бұрын
inshaallah way guulaysanayaan xoogagga iska caabinta iyo taageerayasha shacabka reer falastiin sida xuutiga xisbullah iyo ciraaq iyo suuriya waxana guul daraysan doonaan cadowga islaamka iyo xulafadooda
@libandahir3719
@libandahir3719 Ай бұрын
Support Russia is suprting islam
@SiciidNaasir-om2cd
@SiciidNaasir-om2cd Ай бұрын
😢
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 Ай бұрын
War Raagaan Yuutiga Waa in La Siiyaa Nukliyerka Iyo Hubka Culus Raashku Waa in u siiya Xuutiga waa Geesiyaal Rabiyoow Guuley
@user-pd7fk4lo6w
@user-pd7fk4lo6w Ай бұрын
Xuuuti waa geesi geesi dhalay
@CabdiAdam-wx6ps
@CabdiAdam-wx6ps Ай бұрын
Aad ayaa ugu farxsanay inu rushku sii xuutiyinta hubka maraakiibta lagula dagaalamo waa guul islaamka usoo hoyatay
@haruunciise9112
@haruunciise9112 Ай бұрын
Allaha guuleyo Islam ka
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Her Falastin iyo Hamas illahay ha guleyo insha Allah
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx Ай бұрын
Allaahu akbar
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b Ай бұрын
MR. MAWLIID WAXAAD ILAWDAY QODOBKA AH HUTHI-GU SIDA AY KU HELAAN XOGTA MARAAKIIBTA AY WEERARAYAAN .
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Ай бұрын
HBN
@hassansharif3197
@hassansharif3197 Ай бұрын
Asc masuul salan sare
@user-dr7ss6oo9g
@user-dr7ss6oo9g Ай бұрын
alow ugargar musliminta
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Ай бұрын
Magalada iilaat ee israiil ha oran walal Dhulka gumeystaha israiil haysato dheh
@user-mp3ui8ov3d
@user-mp3ui8ov3d Ай бұрын
Reer galbeed gaalada ha habaan
@user-np3vr9zw3y
@user-np3vr9zw3y Ай бұрын
Guul falastine inshaallahu
@IbrahimYarisow
@IbrahimYarisow Ай бұрын
Asc
@husseinali812
@husseinali812 Ай бұрын
Use
@user-nz4hj5ri9i
@user-nz4hj5ri9i Ай бұрын
😊
@Mohomettnaasir
@Mohomettnaasir Ай бұрын
ruush waa wadan veto power wuxu rabu sameyna
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Ай бұрын
Xuutiyinta iyo isbaheysika ruushku hormod qayahey ban takersanahey huubka hasiyo ruushku xuutiyinta
@HassanSamatar-vk9th
@HassanSamatar-vk9th Ай бұрын
Dadaalka aya wadan Yémen waa halkii ay asreal ku gubanaysy waa udhamatay asreal
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Ай бұрын
war sugannnnn
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 Ай бұрын
habboon onlin 3 saac waxaa kukudaawaday 27 kun
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Wansoridnay wixinalagusoturay kaliya 4diyaradod odarona nagabaxsaday waxayna duqaymuhu garen ama sameyen 10magalo???? 4daron baxsatay ismidamina iyo 10magalo laduqeyay?
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 Ай бұрын
Putin legend weeye 😂😂
@user-ne4mj3kn6c
@user-ne4mj3kn6c Ай бұрын
❤❤❤✌✌✌💯💯💯
@hanafarxaan4309
@hanafarxaan4309 Ай бұрын
Gaalka maraykanka ma madaaxaa lagaga jiraa inta waziirrada yuhuuda in ka badan isagaa kulug leh oo hubka wax gumaada u geeya markaa xagguu u socdaa
@SalebanJaamac-ci9nc
@SalebanJaamac-ci9nc Ай бұрын
Gu giicarabta yaakasootu sceliyay barigadhexe 12sono kadib
@aminamuse-s2x
@aminamuse-s2x Ай бұрын
Asc wali ma maqlin Iran hadalkeedi kadib duqayntii magalada xuudayda mise warkaasi wuu i dhaafay dawadayaal ma maqasheen waxaan is waydiiyay talow maxay la amuusantahay😮😮😮😮
@Mohomettnaasir
@Mohomettnaasir Ай бұрын
sowtan xutiyinta hubaynaysa warabaha ka amusan iyo ka qayliya waxa balayo warabaha amusan
@aminamuse-s2x
@aminamuse-s2x Ай бұрын
@@Mohomettnaasir haa waa runtaa lakin markii hore markay wax soo kordhaanba way hadli jireen madax waynehii ku dhintay shilka dayaradee iyo wasiirkii arimaha dibada waxaan isleyahay maxabaa iska badalay
@aminamuse-s2x
@aminamuse-s2x Ай бұрын
Bal Mawliid hanaga dabageeyo warkaas
@Mohomettnaasir
@Mohomettnaasir Ай бұрын
@@aminamuse-s2x maya hada arimo doorosho ayey ku jedan
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Ай бұрын
39000 kabadan dhintey layidhi magaalada sidaasa tira aad ugabadan ayaa ku dhimatey
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b Ай бұрын
Russia in ay mar hore u hiiliso Huthi ayay ahayd oo ay hubkaa siiso.
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Ай бұрын
ASC Wr wbr
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Ай бұрын
Allaha gargaar degdega siiyo falastiin
@ibnulqayim5022
@ibnulqayim5022 Ай бұрын
War horta miyaanay ciidanka yahuudu dhimanba ma dhaawac unbaaa ilaa maalintuu dagaalka dhulku bilawday
@ya3746
@ya3746 Ай бұрын
Mareykanka ka fikiraayo? Maaweelo iga dhah
@user-yi9qq9hw3o
@user-yi9qq9hw3o Ай бұрын
Haday rabto yayna kusoo Laban
@husseinAli-jz7kl
@husseinAli-jz7kl Ай бұрын
Dab xoogan ayaa kaqaxmaya ma aha eray sax ku ah afsomaliga ee waxad tiraahdaa dabxoogan ayaa ka holcaya ama Dab ayaa ka baxaya
@CaliMaxamuud-l3h
@CaliMaxamuud-l3h Ай бұрын
Waxaan Layaabay Aqlixumada Iyo Siyaasad Xumada Iyo Fashilka Iyo Jahawareerka Ku Dhacay Maraykanka Iyo Israaiil Iyo Reer Galbeedka Waxaan Taageerayaa Ninkaad Cadowga Tihiin Adiguse Hataageerin Cadowgayga Maraykan Waakudaayay
@Madina-ey8th
@Madina-ey8th Ай бұрын
Dhawac kaliya miya ciidamada weligod wax kamadjawac man miya
@Khaalidmaxamedmuumin
@Khaalidmaxamedmuumin Ай бұрын
HBN maxaa loso gabshay
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he Ай бұрын
♥️🔻🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻🔻♥️
@Madina-ey8th
@Madina-ey8th Ай бұрын
Ciidamada israail madhintan miya dhawac kaliya
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Ай бұрын
Ilaahey ha u naxariisto wariyaha janada alaha ka waraabiyo
@hnoor4361
@hnoor4361 Ай бұрын
Ilaaf malaa beryahamba waa xidhneyde meel kale ma duqeeyen taasi nag maleh
@khadardeegkhadarmanka5060
@khadardeegkhadarmanka5060 Ай бұрын
18:02
@BashirPlan
@BashirPlan Ай бұрын
Ruushka 🇷🇺 🇷🇺 🇷🇺 iyo ree Galbeedka way wada shaqeeyaan cadeyn hadaad rabto suaashaan is weydii;;Wali ma aragteen Ruushka 🇷🇺 🇷🇺 🇷🇺 oo wax ka dhan ah ree #Galbeedka sameynaya ama sxb uu leeyahey garab istaagaya?
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Ай бұрын
Maadama réer galbeedka Israël o xasuuqisa dumarka iyo iyalka réer gaza ee xerarki caalamiqaca u caaseyne yahuuda darteyd
@user-ii7ed5cr6u
@user-ii7ed5cr6u Ай бұрын
Qirashada Israel dhawac maa dhafato
@SakiHashi
@SakiHashi Ай бұрын
ruushku wuu iska hadlaa intabdan waa authrodox waxayna xag jir ku yihiin gaalnimada
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Mawlid hadalka laba nin o America u dhashay o cuna qabatayn aya la sari wa hosasin iyo khayano lagu samaynayo dadka her Falastin e la xasuqayo wa marin hababin lagu samaynayo dadka aqliga u saxibka ah
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Marayakan yuhuud ingiriis iyo imaaraadka ilaa laga cidhib tiro bariga dhexe walaahi wanaag iyo nabadi jiri mayso sidaa darteed dalka islaamka ah ee lagu arko afartaa tiir ee sharka waa in arag lagu beegsado lagu dilo arag waayo waa argagixisada ka jirta dunida
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 11 МЛН
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 42 МЛН
MUXUU YAHAY HESHIISKA MAREYKANKU QORSHEYNAYO IN UU LA GALO X4M44S?
8:19
فوق السلطة 403 - راقصة مصرية شهيرة تهدّد داعية بفضحه
27:11
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 1,6 МЛН
WAR FARXAD LEH | FALASTIIN
14:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
NATO Defense College 53rd Academic Advisory Board (AAB) meeting
1:32
NATODefenseCollege
Рет қаралды 23 М.
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 11 МЛН