TALOOYIN | LACAG LA BIXID FUNDING PIPS AND FTMO |& Arrimo kale oo badan

  Рет қаралды 4,714

Hagarlaawe Academy

Hagarlaawe Academy

Күн бұрын

Live-ka ugu fiiacan Forex: waxa xidhiidhiye ka ah Sakariye Hagarlaawe. waxa aannu Live soo galnaa inta u badan NEW YORK, kol kolna LONDON Session.
Waxa aad soo diri kartaa Chart link. su'aasha aad qabtona waad soo bandhigi kartaa, informationka aan ku xusno Livestreamka waa Educational Purpose Only.
si aad uga mid noqoto boqollaalka ku guulaystay Hagarlaawe Academy iska diiwaan gali WhatsAppka hoose, (Linkga ku dhufo)
WhatsApp Support: wa.me/message/...
Webbka Akaadamiyadda: Telegram: www.hagarlaaweacademy.so
Telegramka guud ee Aakaadamiyadda: t.me/hagarlaaw...
Iska Diiwaan gali Brokerka ugu aaminsan lacagtaadana ku shubo, caawinaaddiisa Hagarlaawe ayaa kaa caawinaya.
Brokerka aan ku kalsoonahay: my.dominionmar...
Tutorialka Dominion Markets: • Broker-ka DOMINION MAR...
Guusha Ardayga: • WARAYSI: Daawo Wiilkan...
Lacagtii u badnayd ee aan LIVE ku sameeyay: • SIDEE BAAN U SAMEEYAY ...
Email: hagarlaaweacademy@gmail.com

Пікірлер
@Mohaiman11
@Mohaiman11 7 ай бұрын
Thanks ustaad. Runtii mar kasta wax na anfaca ayaad noo faaidysaa. Runtii magaca hagarlawe aad baad uga run sheegty.
@mohamedbashiradam2479
@mohamedbashiradam2479 7 ай бұрын
Masha Allah allaha ku barakeyo cilmiga Aniga mohamed waxan kari la ahay jogteen ustaad iiso ducey nolosha aad ku sugneed ayan ku suganahay aabane wan ahay
@kajamohamed
@kajamohamed 7 ай бұрын
Ilaah hakula garab galo saaxip waxwalboo rabto ilaah hana siiyo iyo inta muslim dhibta kujirto ilaah haka saaro🤲🤲🤲🤲
@mowlidmoge8702
@mowlidmoge8702 7 ай бұрын
Copeir trade muuqaal nooga soo samee ustaad
@Teetanopro20
@Teetanopro20 7 ай бұрын
Mahadsanid 1000% ustaad walhi waxa walbo waxa iiga muhiimsan dhiiri gilinta iyo inan ka caajisin Hadafkeyga Ah inan suuqaan Xooga saaro guulna an ka gaaro❤❤❤❤
@abdallabarre5288
@abdallabarre5288 3 ай бұрын
Alxamdullaahi rabi caalimiim
@abdiqani5587
@abdiqani5587 7 ай бұрын
thanks ustaad mgacu kguma khaasrin allah hkaa abaal mariyo 👍
@samirbinnoor4220
@samirbinnoor4220 7 ай бұрын
Aad ayaa u mahadsantahy ustaad Allaaha ku barakeyo sida wngsn oo wax inoogu barte Mahadsanid ustaad Zakariye
@kajamohamed
@kajamohamed 7 ай бұрын
Ilaah haku barakeeyo saad noo dhiiri galisay ilaah hakaa aqbalo
@yonis.abdirahman
@yonis.abdirahman 7 ай бұрын
wcs warxma ustad allh acmasha haynaga aqbalo
@abdirahmansaed8736
@abdirahmansaed8736 7 ай бұрын
Ustaad mar copy tradingka qaabka account,ska laysugu xidho tutorial noga so same thankz ustaad
@abdirisakomar253
@abdirisakomar253 7 ай бұрын
Thanks ustaad
@moussanourmoussa5290
@moussanourmoussa5290 7 ай бұрын
COPY TRADEKA SIDA LOOGU XIDHO HAL VEDIO MAKA SAMEEN KARTA
@sakariye.king15
@sakariye.king15 7 ай бұрын
Ustaad mahadsanid ❤❤❤
@Relax_vedios
@Relax_vedios 7 ай бұрын
I.a❤
@alaagiintech2165
@alaagiintech2165 7 ай бұрын
Guuleyso Adugna
@moussanourmoussa5290
@moussanourmoussa5290 7 ай бұрын
WAA XAQIIIQ WLHI ANI 2019 AYA BILABAY FOREX DEE WALI WAANIGA DHEX RAFANAYA
@Naamir03
@Naamir03 7 ай бұрын
Ustaad weli waxan kaa sugaynaa Copy Trades Qaabka Loo sameeyo, Thanks ustaad❤
@mohamedhusseinelcadaali7837
@mohamedhusseinelcadaali7837 7 ай бұрын
Fx primus ka waran ustaad
@heeso586
@heeso586 7 ай бұрын
asc ustaad sakariya please trade copier muuqal ka soo samee sida loo isticmaalo
@yamanifx-cq2mw
@yamanifx-cq2mw 7 ай бұрын
hadi anolahay suuqa lacag wa kasamay dona I.n
@somali7851
@somali7851 7 ай бұрын
Funding next iyo funding pips tee fiican
@yaafa1096
@yaafa1096 7 ай бұрын
Fundedpips bro
@somali7851
@somali7851 7 ай бұрын
@@yaafa1096 Sxb dhankee kaga fiican yihiiin inaan furto ayaan rabaaye fundnext ayaan aqaanay kuwan kle waa igu cusub yihiin
@Ahmedwali-22
@Ahmedwali-22 7 ай бұрын
Funding pips copy trade ma ogala an umaleyn ustad mise wan qaldamay
@mohamedabdikadir920
@mohamedabdikadir920 7 ай бұрын
Trade coppier muqaal kasoo samee!!!
@mraagecisman4409
@mraagecisman4409 7 ай бұрын
Copy trade muqal noga soo samee ustaad
@sahamiyemedia6174
@sahamiyemedia6174 7 ай бұрын
Copy trade ustaad inooga soo samee muuqaal
@abdulaahiabdirashid5530
@abdulaahiabdirashid5530 7 ай бұрын
tnx ustad hada furto fundedpips 25k acc imisa iso celinayan pleas iso jawaba
@Mohaiman11
@Mohaiman11 7 ай бұрын
Copy tradingka ustad muqaal nooga soo samee please.
@muhudinsharifabdirahman8614
@muhudinsharifabdirahman8614 7 ай бұрын
Copy trade MAlagu isticmaali karaa funding pips challenge stage
@Haajicadde19
@Haajicadde19 7 ай бұрын
Maalinksta shirkd cysyb noo faaani
@shiiqawilshiiqmoha7141
@shiiqawilshiiqmoha7141 7 ай бұрын
Ustd copy trde sida loo sameeyaa
@ahmeddeeq9063
@ahmeddeeq9063 7 ай бұрын
Funding pips id cardka gobalada ma aqbalaan ustaad
@xiinxiin8922
@xiinxiin8922 7 ай бұрын
Ustaad waxan maqlay brokerka jsticmalaan culaysbadan ku jira kawaran
@ahmedakram6901
@ahmedakram6901 7 ай бұрын
Ustaad waxa ay ku leeyihiin wixii 500 ka yar crypto ayaad kula baxaysaa, sidee ayaa crpto loogula bixi karaa ustaad?
@mahdigroupchannel9615
@mahdigroupchannel9615 7 ай бұрын
Copy trading muuqaal kasamee mahadsanid
@yusufyuu6522
@yusufyuu6522 7 ай бұрын
Sidee losameeya
@Ahmed-jama
@Ahmed-jama 7 ай бұрын
ID cardka somaliland ma aqbalaan funded pips
@somali7851
@somali7851 7 ай бұрын
My Nation ID uun bay aqbalayaan maamul goboleed ma ogola anay iga dideen
@Ahmed-jama
@Ahmed-jama 7 ай бұрын
@@somali7851 adi IDgee kaa diiden
@Ahmed-jama
@Ahmed-jama 7 ай бұрын
@@somali7851 Adi ID gee kaa diideen zhp
@Ahmed-jama
@Ahmed-jama 7 ай бұрын
@@somali7851 iDga maamulkee bay kaa diideen adi
@yaafa1096
@yaafa1096 7 ай бұрын
What😅
LACAG LA-BIXID/DHIGASHO BINANCE | DEPOSIT & WITHDRAWAL
17:33
Hagarlaawe Academy
Рет қаралды 16 М.
FTMO Company (AF-SOOMAALI) Complete Guide. Xog Dhammaystiran.
26:15
Hagarlaawe Academy
Рет қаралды 9 М.
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,4 МЛН
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 56 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr (ajaxkmr1986)
Рет қаралды 592 М.
ARDAY SAMEEYAY $5,000 HAL BIL | WARAYSI | FOREX | MIDHAHA HAGARLAAWE
39:18
Hagarlaawe Academy
Рет қаралды 14 М.
Ku Takhasus RISK MANAGEMENT | Weekly Zoom Webinar | @HagarlaaweAcademy
1:16:20
#1 FIDELCREST Challenge. 12 Maalmood Lacag ku samee!
29:10
Hagarlaawe Academy
Рет қаралды 9 М.
Interview with Funding Pips Trader Idris | $ 87000 Total Payouts
54:40
Sidee CHALLENGE- Loo Baasiyaa? HOW TO PASS ANY FOREX CHALLLENGE?
1:50:07
Hagarlaawe Academy
Рет қаралды 19 М.
Funding Pips Review (Unfiltered) | Somali
29:28
Abdalla Omer
Рет қаралды 907
Парень преследовал Девушку, но Зачем!? 🤯
0:44
Ключик в замочек🔐
0:20
FilmBytes
Рет қаралды 2,7 МЛН
Обхитрил учителя и сильно пожалел!
0:19
По ту сторону Гугла
Рет қаралды 744 М.
Smart Cat 😢❤️🐈 #cat #cats
0:18
COSEFNASTYA SHORTS
Рет қаралды 42 МЛН