TAN OO KALE WAA XANUUN WLHI😭

  Рет қаралды 60,498

Baaba Jeey

Baaba Jeey

Күн бұрын

Пікірлер: 676
@nuurcool
@nuurcool 7 ай бұрын
Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw scw scw ❤❤❤
@madiinaahmad2683
@madiinaahmad2683 7 ай бұрын
اللهم صل على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@AbdiAli-jw4
@AbdiAli-jw4 7 ай бұрын
Salallahu calayi wasalam
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 7 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😢
@Ismanmahamud-y3m
@Ismanmahamud-y3m 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AABEMaxamed-w9y
@AABEMaxamed-w9y 7 ай бұрын
Abaayo ❤❤❤❤
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 7 ай бұрын
Ilahay si cafimad qabto ha u kala keeno foosha Allah u fududeyo amiin
@AnshaxGemar
@AnshaxGemar 7 ай бұрын
Ilahay caafimad taama haku siiyo baabajeey aamin😢❤
@HamdiadanIssack
@HamdiadanIssack 7 ай бұрын
اللهم امين يارب العالمين وياك
@huseinomar8637
@huseinomar8637 7 ай бұрын
Ramadaanka fadligiisa illahay ha ufududeeyo ayadoo nabad qabto
@CabdifitaaxHussein-lb4ie
@CabdifitaaxHussein-lb4ie 7 ай бұрын
Aamin
@NajmoHassan-r2b
@NajmoHassan-r2b 7 ай бұрын
Baaba jeey walaashen I laheey ha kala geeno iyadoo afar indhood oo nabad qabto aamiin ya Rabbi🤲🏽
@HaaruunBarre
@HaaruunBarre 7 ай бұрын
Alle Ha Ufududeeyo Ayadoo nabad ah Alle Hagala Baxiyo Umushii Isxinbaarta Alle Haga Dhigo
@Maxamedcabdala-ov4vz
@Maxamedcabdala-ov4vz 7 ай бұрын
Allah ha ku cafiyo ita kaa xanunsan 😢
@seynababdi292
@seynababdi292 7 ай бұрын
Ax saaka markaan arka il waan ilmeeyey alle hakala keeno hno adna alle jidka hakuu sakhiro ana wll iisooduceeya wll dhamaan teena muraad keenaan macsiyo laheeyn alle hynasiiyo 🤲🤲
@rayoasmara7587
@rayoasmara7587 7 ай бұрын
Afar indhood oo is eegeysa Allaah ha ka dhigo wll baaba jeey . Adigana muraadkaga Allaah ha ku siiyo
@user_sadiiq
@user_sadiiq 7 ай бұрын
Yaa ma cayne mise😂😮
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 7 ай бұрын
Markaa qof wacaysid sida sharciga ah waa in aad u sheegtid in aad khad toos ah ku iirtid, Illaahayna ha u fududeeyo abaayo foosha oo 4 indhood oo abshira haka dhigo, Aamiin yaa rabi, Wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Mohamedin wacalaa aalihiii wasaxbihii wasalam❤❤❤.
@abasbashiradan3642
@abasbashiradan3642 7 ай бұрын
Amiin Allah hakala keno bro
@Kaafi1mk
@Kaafi1mk 6 ай бұрын
CAawin buu ku doonayaa waana sax
@Amin_Ahmed_Upthi2020
@Amin_Ahmed_Upthi2020 7 ай бұрын
Ilaahow U fududee Umusha ❤❤😭😭😭
@Ahmedjaylani-dt1qs
@Ahmedjaylani-dt1qs 7 ай бұрын
Papa jeey France 🇫🇷❤️🇸🇴 kaasoo salamay 👍
@kabtanlp1374
@kabtanlp1374 7 ай бұрын
Tlyow mai caawin kartaa inan France ka imadan rabaah
@AatikaAhmed-p4k
@AatikaAhmed-p4k 7 ай бұрын
Illhayoow rabiyoow raxmaanoow sama sama iyo salaama bujrta oga soo deji yaa rabbii مست حيب دعوتي يا الله yaa rabiyoow u fududee afar indhood oo isjecel ka dhig miskiinta sahal sahal oga dhig foosha yaa rabil caalamiinoow aaaamiiiin yaa rabbiiii
@hassanmohamedibrahim-rv6jp
@hassanmohamedibrahim-rv6jp 7 ай бұрын
Illaahey ha oga dhigo ukun jabtey insha allaah 🥰🥰🥰🥰🥰
@cumarcali331
@cumarcali331 7 ай бұрын
Ku saliya nabiga Mohamed scw scw scw
@essiahassan5157
@essiahassan5157 7 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
@SukhraMaxamed-s2m
@SukhraMaxamed-s2m 7 ай бұрын
Scw
@ubaxcadey8498
@ubaxcadey8498 7 ай бұрын
Nbm.bbb
@saafihashi3872
@saafihashi3872 7 ай бұрын
Ilahey Kala cen iyo cunuga hooyan ahey waa darema xanun war fardaxa lee insho alaah Amin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤
@Muna-g7k
@Muna-g7k 7 ай бұрын
Allah u fududeyo Insjha,Allah Amiin yaa Rabbi Afar indhood Abshir ah Amiin Amiin Amiin
@Ibra__Moha1
@Ibra__Moha1 7 ай бұрын
Baba meshada Alle hakuugu Aman sado mamadane Alle nabad hakukala keno I.a sxp
@xamdicumar-hz8hc
@xamdicumar-hz8hc 7 ай бұрын
Ilaahoow afar indho abshir ah alaha ka dhigo ❤❤❤❤
@Maryanqaali-py6ev
@Maryanqaali-py6ev 7 ай бұрын
❤❤❤❤ alle ilahiyow cafmd sii oo kalanabad keyn
@مزدلفةحاج
@مزدلفةحاج 7 ай бұрын
Allh ufududeyo Maskiinta I.n nabad ay kudhalesaa😢😢😢😢
@nimaahmed1446
@nimaahmed1446 7 ай бұрын
Ilahayow kala nabad kern aamiin aamiin aamiin yaa Rabi 🤲🤲🤲
@essiahassan5157
@essiahassan5157 7 ай бұрын
Ilahay swt cafimad dagdag ah siyo 4 indhod oo cafimad qaba haa kaa dhigo Amiiiiin ya rabi
@shukridini7667
@shukridini7667 7 ай бұрын
Alllaaah umul udgoon haka dhigo Rabbi ha u fududeeyo xanuunka😢❤
@laylay_girl9455
@laylay_girl9455 7 ай бұрын
Aamiin
@sagalosman1083
@sagalosman1083 7 ай бұрын
Waaxay umul udgoon walaal? Ma umul uraysaa jirto . Misa af soomaligaa qaldan.
@sundusdhalosundusdhalo1446
@sundusdhalosundusdhalo1446 7 ай бұрын
Afar indhood oo abshira allah ka dhigo fooshana allah ufududeeyo maskiintaa😢😢
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 7 ай бұрын
Caafimaad ku dhasha Allah ha u fududeyo fosha walaa sheen amiin amiin . Baba Jeey Keep going Allah ku xifdiyo amiin
@AhmedHassan-iq8iu
@AhmedHassan-iq8iu 7 ай бұрын
Inshallah ILAAH NABAD HAKU KALA KEENO DUMASHIDEENA MARYAMA
@baarwiil3789
@baarwiil3789 7 ай бұрын
Ilaahoow ufududee aamiin yaa Allah 🤲🏻
@AYusuf-ll8kf
@AYusuf-ll8kf 7 ай бұрын
Allha ha u dhibyareyo nabad ha ku kalakeeno insha allha
@STOMPZ1
@STOMPZ1 7 ай бұрын
Ilaahey afar indhood nabad ha ku Kala keeno aamiin aamiin yaa rabi
@Hibo-e6t
@Hibo-e6t 7 ай бұрын
Yaa rabi hamigeeyga OO Macsi lahayn ii rumeee Aamiin
@Maahirzayinmaahirzayin
@Maahirzayinmaahirzayin 7 ай бұрын
Alle caafimaad taam ah alle haku siiyo baabajey
@SamiraMohamed-l4o
@SamiraMohamed-l4o 7 ай бұрын
Walaalo ALLE Werwerka ha kaa qaado iyadana ALLE ha u fududeeyo Aamiin AamiinAamiin
@UmuMaahir-x4g
@UmuMaahir-x4g 7 ай бұрын
Wlhi waa xanuun fool rabi ha ufudeyo yaa Allah walkey rabi ha ka farxiyo abaayo ayado nawada i.n 😢
@AyanNuh-e3e
@AyanNuh-e3e 7 ай бұрын
Ilhay hafududeeyo afar indhoodoo nabada alaha kadhigo amiin yaarabal calamiin
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 7 ай бұрын
Allaha u fududeeyo dumaashideyn fowsha Aameeeeeeen
@Sacdia_siman
@Sacdia_siman 7 ай бұрын
illahey ha ufududeeyo afar indhood oo nabad allaha ka dhigo
@ozhkanbegam
@ozhkanbegam 7 ай бұрын
Kusali nebiga maxamed s.c.w ❤❤gays
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 7 ай бұрын
Hooyo lee dareemi kartaa xanuunkaas waan ilmeeyay Allh ha u fududeeyo afar indhood uu nabad ah insha allh
@Madridista686
@Madridista686 7 ай бұрын
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@falisabdi2866
@falisabdi2866 7 ай бұрын
Ilaaheey afar indho nabada haka dhigo aamiin Yaa rabbi 🤲
@waxkabarochannel9071
@waxkabarochannel9071 7 ай бұрын
Ramadanka.fadligiia inshabalaah afar indhood caafimad qaban alaha Ka dhigo iyada iyo baby geeda
@sulekam1806
@sulekam1806 7 ай бұрын
Asc allah ha u fududeeyo foosha caafimaad allah ha ku Kala keeno iyo baby caafimaad qabo in sha allah adigana Muraad kaada allah ha ku sahlo
@نونيمحمد-ض1ر
@نونيمحمد-ض1ر 7 ай бұрын
Ramadanka fadligiisa allah u fududeeyo afra indhood abshir allah ka dhigo Si sana allah ku kal keeno insha allah
@BossHamza765
@BossHamza765 7 ай бұрын
Ilaahey Haufududeyo Dhamman inta foolaneso foosha
@mari_shorts70
@mari_shorts70 7 ай бұрын
Ilhey. Ha kala keeno I.n. si wanagsan iney ku dhamaato rajeynaa ❤❤😢
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 7 ай бұрын
Illaahey Swt ha u fududeeyo maskiinta
@sokoraahmed
@sokoraahmed 7 ай бұрын
illaahey afar idhod is jecel illaahey ha ka dhigo
@laylacabdulahixassan9949
@laylacabdulahixassan9949 7 ай бұрын
Yaarabi yaaraxmaan ufududeey oo samo kukala keen Aamiin yaarabi wlhi waan iska ilmeeye baaba jeey wax kasto waa hagaagayan wllkey isdeji adigana adaaba qurbo jooga xaaladaada waa dareemi karaah
@JamiilaSaidHerse
@JamiilaSaidHerse 7 ай бұрын
Asc Babajey is daji foosha ma sahlano aniga 24 saac ayaan foolanayey ka dibna ilaahey wuu i kala keenay ilaahey ha u fududeeyo aamin yaa rabi.
@SamiraMohamed-l4o
@SamiraMohamed-l4o 7 ай бұрын
Walaalo ALLE ha caafiyo hada jawaab fiican ayaadheleysaa
@haashkaboy
@haashkaboy 7 ай бұрын
Xaskaaga alaha cafimad siyo iyo qof walibo❤
@user-capdiraxiiN1
@user-capdiraxiiN1 7 ай бұрын
I.a ilaah hakuu caafiyo aabo mcn
@zahraaliismail5661
@zahraaliismail5661 7 ай бұрын
Allaha u fudeeyo foosha afar indhood oo nabada baan alle uuga baryeyna allahuma aamiin.
@CabdirahmanHasan-l4i
@CabdirahmanHasan-l4i 7 ай бұрын
Ilahay caamfimad taama haku siiyo baabajey Amiin amiin ❤😢
@ayaansicid9301
@ayaansicid9301 7 ай бұрын
Alle ha ufudayyo miskiinta
@KadraOmar-u5g
@KadraOmar-u5g 7 ай бұрын
Ilahey ha ka la keeno ilaahey ha u fududeeyo amiin yaarabi
@SadiyaNuur-cd2dh
@SadiyaNuur-cd2dh 7 ай бұрын
Asc Inshaa Allah afar indhood oo nabad ah Ilaah ha u fududeeyo ,Amiin
@Najuuomar418
@Najuuomar418 7 ай бұрын
Allah ufududeeyo cafimad Allah ku kala keeno umul caafimaad insha allah
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 7 ай бұрын
Illaahey ha fududeeyo afar indho nabad Allah ka dhigo
@fooscadey7236
@fooscadey7236 7 ай бұрын
Allah ufududeeyo afar indhood afshir ah allah ka dhigo
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 7 ай бұрын
Allaha u fududeeyo abaayo foosha insha allaah afar indhood oo nabad ah aamiin
@zakariaabdi6113
@zakariaabdi6113 7 ай бұрын
Illahey ha ufududeeyo I.a ayadoo nabad qabtaaaa ❤
@naimahussein3911
@naimahussein3911 7 ай бұрын
Walal Maryan iyo inta Allah isgu uumay Allah u fudideeyo Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤🎉🎉🎉
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 7 ай бұрын
Ilaahay Hakala Keeno Hooyadaa Soomaaliyed
@LuulApdullahi-h8c
@LuulApdullahi-h8c 7 ай бұрын
Alle hau fududeeyo foosha waa xanuun Alle hakaala keeno 🤲🤲🤲
@hodannuur4191
@hodannuur4191 7 ай бұрын
Allah ha u fududeeyo foosha farxad Allaha ku dhameeyo. Adigana welwelka Iska daay OO naso
@nouhahmed5982
@nouhahmed5982 7 ай бұрын
Ilahay qalbiga hakuu qawoojiyo, xaskagana alleh ha u fududeeyoh foosha, muradkaga alleh hakuu sahlo wll.
@Mumyyyy
@Mumyyyy 7 ай бұрын
Aabo sida udhahaayo wan ooyi gaarey ilaahay ha kala nabad keeno adina ilaahay muraadkaaga haku saqiro walaal
@user-capdiraxiiN1
@user-capdiraxiiN1 7 ай бұрын
Allaha caafiyo aabo aamin❤
@IfrahAbdiqadir-zk3si
@IfrahAbdiqadir-zk3si 7 ай бұрын
Ilahey hakala keno oo afar indho bad qaba ilahey haka dhigo ameen
@jannagele6549
@jannagele6549 7 ай бұрын
Afar idhood ooo nabad ah allaah nabad haku kalakeeno Aamiin
@SafwanMowlid
@SafwanMowlid 7 ай бұрын
Allahay cafimad hakusiiyo 🤲🤲🤲🤲🤲
@abdimalikmohamed2892
@abdimalikmohamed2892 7 ай бұрын
Allah ha u fududeeyo waa bil ramadaan wana somanahy Allah xanuunka haka dulqaado😢
@cabdirasaaqcabdisalaam5179
@cabdirasaaqcabdisalaam5179 7 ай бұрын
Ilahow nabad kukalaken yarabi 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@SahraJama-e6f
@SahraJama-e6f 7 ай бұрын
RAMADAN KARIM ALL MUSLIM ❤
@IqroYusuf-t2c
@IqroYusuf-t2c 7 ай бұрын
Allah ha u fududeyo foosha wllshey mcn 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@luulabuuni3735
@luulabuuni3735 7 ай бұрын
Alle caafimaad ha kukalle keeno foosha hooyuunbaa dareemi karta
@cayuushilays8501
@cayuushilays8501 7 ай бұрын
Allah ha ufududeyo baba😢
@jacaylkuwaacudur2711
@jacaylkuwaacudur2711 7 ай бұрын
Ilahow afar indhood oo abshir ah yaa rabi yaa rahmaan
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 7 ай бұрын
Allah ufududeyo 4 indhood abshiro Allah ka dhigi I.a
@tufaaxxasan8905
@tufaaxxasan8905 7 ай бұрын
Allah ha u fududeeyo bisha ramadaan dartiis aamiin yaa rabi
@mahamedalikaftanshax9535
@mahamedalikaftanshax9535 7 ай бұрын
Ilaahayew cafi xununka kasahal....ameen yaa rabi
@madarduale4960
@madarduale4960 7 ай бұрын
Ilaahay hakala keeno aamiin yaarabi walal baaba Ilaahay muraadkaaga hakuu rumeeyo adna aamiin yaarabi
@cabuud16
@cabuud16 7 ай бұрын
Ilaahey hasahlo arimaha
@Livewalpojooge34
@Livewalpojooge34 7 ай бұрын
Ilahey Ha caafiyo ilahey hakala keeno
@naimahussein3911
@naimahussein3911 7 ай бұрын
Afar indhood abshir ah Allah u kaso Ina adeertay Maryan ❤️❤️❤️🎉🎉🎉
@kafiosaid746
@kafiosaid746 7 ай бұрын
Alle ha uso fududeeyo oo kuma dhibo mukulaal dhashay Alle ha ka dhigo abye wa xanun
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 7 ай бұрын
Afar Idaho’s. Nabadqaba. Alehakadhigo. Ale. Hudhibyareeyo. Aamiin
@abdallabro11
@abdallabro11 7 ай бұрын
Ilaahow ufududee ya Allah oo si nabad ah ku kala keen ya Allah
@abdaleabshir6786
@abdaleabshir6786 7 ай бұрын
Bowe ilaahay xaaskaaga foosha ha ufududeeyo waa bisha ramadaane ilaahay nabad iyo caafimaad haku kala keeno amiin yaa rabi
@nimcomohamed6200
@nimcomohamed6200 7 ай бұрын
Illahay haw dhib yareyo aamiin Aamiin yaa Rabbi 🤲
@GAASHAAN_Le
@GAASHAAN_Le 7 ай бұрын
Alle ha kala keeno aamin aamin. Runti baaba jey inaad u ogalaato inay soonto maahyn iyadoo xaamilo ah .😢❤
@kingsiisoco
@kingsiisoco 7 ай бұрын
Allah haa ku cafiyo xaskaga walalkey baba jay 🤲🏼🤲🏼
@rayaanofficial9688
@rayaanofficial9688 7 ай бұрын
Allh ha u fududeyo afar indhood oo isjecel allh haka dhigo insha allh
@kabtanlove9075
@kabtanlove9075 7 ай бұрын
Ilaahay ha u fududeeyo abaayo asagaa awood lahe
@XanseidirisaCabdi-rr2ix
@XanseidirisaCabdi-rr2ix 7 ай бұрын
amiin bro baba nabad way Iska dhali shp
@ahmadomar8606
@ahmadomar8606 7 ай бұрын
Allah hakala nabad keeno wax khayr qabana ha kadhigo wll adigana Samir insha ALLAH
@jamilaahmed7512
@jamilaahmed7512 7 ай бұрын
illah ha ufudeyo afar idhod ha kadhigo Aamiin
SIDAN AN KU IMADAY RUSSIA PRT1
11:32
Baaba Jeey
Рет қаралды 183 М.
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 10 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН
Как не носить с собой вещи
00:31
Miracle
Рет қаралды 1 МЛН
WATAN JAWABTA SHADIYI SHARAF IYO KABTAN BARA😡
11:37
Baaba Jeey
Рет қаралды 101 М.
HADII ANIGA LEE XIRO MAXAD KA FAAIDEE😭
10:11
Baaba Jeey
Рет қаралды 102 М.
ከም ተፍቅረኒ ንምንታይ ዘይነገርካኒ ሕቶ ንዳዊት ?
52:10
Wedebna tube ወደብና ዩቲብ
Рет қаралды 6 М.
DHARKII UGU HORAYA AYAAN YURUB KU DHAQDAY😂
9:17
Baaba Jeey
Рет қаралды 97 М.
MA FILEYNIN INEY MIDAAN DHACEYSO😭
18:55
Baaba Jeey
Рет қаралды 278 М.
|| MUUMIN BALOW VS BAQULI BOY || 2023 SUAALO WLI AH🤣🤣
12:48
Somali tiktok videos
Рет қаралды 10 М.
NOLOL IYO GERI AYEY U DHAXEYSAY XASKEYGA😭
10:35
Baaba Jeey
Рет қаралды 56 М.
SIDAN AN KU IMADAY RUSSIA PRT2
10:12
Baaba Jeey
Рет қаралды 51 М.
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 10 МЛН