Taiwan iyo Shiinaha | Maxey Taiwan ugu dhawaaqi karin madaxbanaani buuxda?

  Рет қаралды 32,153

Tanaad

Tanaad

Күн бұрын

Maxey Taiwan ugu dhawaaqi karin madaxbanaani? | Qisada ka danbeysa.#china&taiwan
Waa muuqaal dul istaagaya taariikhda kooban ee Taiwan iyo sababta ay usidato magaceeda rasmiga ee ah Republic of China.
Hadii aad nagu cusub tahay nagu soo biir oo kamid noqo saaxiibada channel-ka#subscribe
#like
#share

Пікірлер: 94
@Mohamed.Fuaad.9593
@Mohamed.Fuaad.9593 Ай бұрын
Tanaad. 10/10. Joogtaynta ku dadaal.
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Ай бұрын
Soomaalida "commentiyadoodu" _waa kaliya_ , _waan ku taageera_ , _salaan sare sxp_ , _waan ku salaamay sxb_ , _first comment_ , _Teacher fiican_ , _ustaad, ustaad reply iiso gal_ " iyo wax lamida, mid ma arkaysid aragti amma wax nacfi leh ku soo qoraya. Taasi waxay ku tusaysaa, soomalidu inay u badantahay jaahiliin, *badankoodu in wax lagu shubo mooyee aan lahayn wax soo celin, falcelinta kaliya ee intaa aan sheegay u dheer waa cay iyo aflagaado*
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 7 күн бұрын
😂😂 sax waa runtaa soomaalida wax fikir ah kuma darsadaan barnamijyada aan khuseyn siyasada gudaha soomalida taas oo iyaduna kaliya ah negative ama positive
@Sharmaake-Ali
@Sharmaake-Ali Ай бұрын
Tanaad waa YouTubr ka kali oo daqiiqado kooban kuugu kala dhig dhigaya wadan dhan guulayso sxp
@khadar917
@khadar917 Ай бұрын
Ustaad kaso hadal Saudi arabia iyo qaabka ay u qabsadeen qoyska magacaas ula baxay waa meel taariikh mugweyn taal uuna ku duugan yahay subanaheeni muxamed scw iyo saxaabadiisi RC.
@HamdaSaciid-p8d
@HamdaSaciid-p8d Ай бұрын
awoowgod baa qabsady markii cusmaaniyiinti baxeeen 😢
@apdikhaaliqmahamed
@apdikhaaliqmahamed Ай бұрын
Montenegro 🇲🇪
@AbdifitaahFarhaan
@AbdifitaahFarhaan 22 күн бұрын
Great report
@Ajuraner
@Ajuraner Ай бұрын
Ustaad dalalka carabta oo dhan waad ka hadashay lkn waxaa kuu dhiman seddex dal oo kale ah masar 🇪🇬 sacudi 🇸🇦 iyo sudaan 🇸🇩 marka ustaad fadlan muuqaalada xiga ka dhig dalalkaaas Thank you very much ❤
@kartoonchanel5964
@kartoonchanel5964 Ай бұрын
Ustaad waan Kugu xidhanaHaY Alle aqoonta hakuu barakeeyo nosoo badi Ustaad Canada 🇨🇦 ku xigsii Mhadsanid Ustaad
@zaalimabdilaahi4466
@zaalimabdilaahi4466 Ай бұрын
Canada 3 mar buu ka so hadalaya
@AhmedHusien-oo1kk
@AhmedHusien-oo1kk Ай бұрын
If we are somali comunity,more respect for u❤ keep going.we are waiting u
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 Ай бұрын
Speak somali bro this is not bbc😂😂
@axmedxusen6716
@axmedxusen6716 Ай бұрын
Good teacher
@abdirahmaanbulshaawi1025
@abdirahmaanbulshaawi1025 28 күн бұрын
Tnks 👏
@axmed1548
@axmed1548 29 күн бұрын
Alle madax wanaagsan hanasiiyo #aamin ❤
@AbdishakurFarahtoor
@AbdishakurFarahtoor Ай бұрын
Alle haku barakeeyo wax badan ayan kaa faaiidnay laakin hal qodob ayaan dareemayaa muuqaaladu way kala fogfog yihiin fadlan ustaad 3 malmodba hal muuqaal
@maxamedaadan156
@maxamedaadan156 Ай бұрын
Taiwan 🇹🇼 🇹🇼 🇹🇼 🇹🇼
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Ай бұрын
Father of the geography
@halimomohamudmohamed4495
@halimomohamudmohamed4495 Ай бұрын
MahadsanidUstad❤🎉
@abdurrahimabdallahasan5011
@abdurrahimabdallahasan5011 Ай бұрын
Madsanid ustad
@abdallahabiibi6821
@abdallahabiibi6821 Ай бұрын
Teacher Salaam
@MaanYaasiin
@MaanYaasiin Ай бұрын
Zxp wax badan baa kaa faa idey guulyso
@hanadali5028
@hanadali5028 Ай бұрын
Ustaad waan ku taageeraa
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Ай бұрын
Guleyso ustaad
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 Ай бұрын
Ustaad Tanaad Macalinka Aan wax Badan Ka Faidnay M.A
@AdaweAbdullahi10
@AdaweAbdullahi10 Ай бұрын
Guuleyso sxb
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 Ай бұрын
Waan ku salaamay saxiib Tanaad👀
@AyaanCumar-n3m
@AyaanCumar-n3m Ай бұрын
16 sec
@kinghared9960
@kinghared9960 Ай бұрын
Guulayso saxib marwalba
@DekaDahirAhmed
@DekaDahirAhmed Ай бұрын
first comment ❤
@AhmedMohamed-cr5fv
@AhmedMohamed-cr5fv Ай бұрын
The first one😂❤❤
@maxamedfarxaan7122
@maxamedfarxaan7122 Ай бұрын
🇹🇼🇹🇼🇹🇼🇹🇼❤
@IsmaanMaxamed-d7o
@IsmaanMaxamed-d7o Ай бұрын
Heloo tanaad the first commentator is mè
@HÀŸŔÙF
@HÀŸŔÙF Ай бұрын
Special voice TanaaD ❤😢
@GooxMaxamed1436
@GooxMaxamed1436 Ай бұрын
M.a❤
@mahadguray4241
@mahadguray4241 Ай бұрын
Somaliland way la ganacsataa soomaliyal lkn gooni ayay u taagantahay
@GediCabdisamedhassan
@GediCabdisamedhassan Ай бұрын
Joogtaynta noogu dadaal zxp
@iskudeeysmadaxbarar963
@iskudeeysmadaxbarar963 Ай бұрын
bro maalinle hadaadab nooga dhigi karin almiino 3 maalinba muuqaal noo soo dhig wax badan baan kaa faa iidee
@yasirpro661
@yasirpro661 19 күн бұрын
Montenegro 🇲🇪 kasoo hadal sxp😊
@DebrisiyonGubrial
@DebrisiyonGubrial Ай бұрын
Ustaad lawada gobol kagoay Gorgia Abkhazi iyo South Ossetia
@HassanHarun-z5e
@HassanHarun-z5e Ай бұрын
Musicadi hore soo celi ustd
@OmarAbdoulfatah
@OmarAbdoulfatah Ай бұрын
Ustaad reply isoo gal maantay salaam
@WaxboSiinle
@WaxboSiinle Ай бұрын
Zxp tanaad waxaad ka hadashaa waqooyiga ruushka iyo jasiiradaha aagaa dhaca si faahfaahsan❤
@CabdulahimaxamuudMacow
@CabdulahimaxamuudMacow 29 күн бұрын
Pro music gadi hore soo saar muuqalada
@DarwiishvlogTV.
@DarwiishvlogTV. Ай бұрын
Montenegro
@ibrahimcali1377
@ibrahimcali1377 Ай бұрын
Usted Next Africa 🌍 kuso laawo 🙏
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad Ай бұрын
Share❤
@ismaaciilCumar-w5v
@ismaaciilCumar-w5v 29 күн бұрын
ustaad ka soo hadal dalka gaana
@FeysalAbdulQadir
@FeysalAbdulQadir Ай бұрын
Ustaad Qow miyada ha daga dhul we Naha RUSSIA 🇷🇺 Ka soo hadal 🔐🥺🙏🏾
@Qadhmac
@Qadhmac Ай бұрын
zXP ru sidad far small caps ah ugu qortay?
@kasanyoovlogs8363
@kasanyoovlogs8363 Ай бұрын
Nio Italy 🇮🇹 mafiyo maku heysataa xog kasoo samee
@AhmedArka-of2ow
@AhmedArka-of2ow 8 күн бұрын
Hon kong kasoo hadal sxb
@abdirahimabdigaal3579
@abdirahimabdigaal3579 Ай бұрын
fist comment
@haras2143
@haras2143 Ай бұрын
Waa caqliga Somaliland 1991 Garn wayeen in ay Magaca Somaliya Sheegtaan oo kursiga Qaramada midoowe fadhiistaan ilen Marka dowlad Somaliya oo idil metesha ma aysan jirine Xitaa hady jiri laheed waa la is qabsan lahaa ka dibna kala taga ayaa la orn lahaa!!! Oo mid wlba dal gooni ah ha noqdo!
@Hasan__Kaafi11
@Hasan__Kaafi11 Ай бұрын
Ustaad ka so hadal UK
@ApthirahanHaipe
@ApthirahanHaipe Ай бұрын
🇲🇪Montenegro 🇲🇪
@AliMohajim
@AliMohajim Ай бұрын
Sida la sheegay horumarka ay samaysay Taiwan wax badan kalama maqna madaxbanaani
@GeediBoss
@GeediBoss Ай бұрын
Ustaad Baryahan dambe Barnaamijyadaada gaabis ayaa ku yimid maxa kugu dhacey
@ARAFADGUEDI-ez6jx
@ARAFADGUEDI-ez6jx Ай бұрын
Djibouti kasohadal bro
@CarsaanyoFarey
@CarsaanyoFarey Ай бұрын
Wa sida SOMALILAND iyo Somalia oo kale labo Dal oo isku magac ah😂😂
@Kosofi1-s6i
@Kosofi1-s6i Ай бұрын
Labada dal beel
@cabdikhaliifjimale7551
@cabdikhaliifjimale7551 Ай бұрын
Big man how are you nowadays you where
@ahassan8583
@ahassan8583 Ай бұрын
Foosey arsenal nafis aya ku hesha sababto ah man ch dukdhabo wa ka daratay
@ayoupinhohero1052
@ayoupinhohero1052 Ай бұрын
Mclin syria kasoo hdl 😢
@ayoupinhohero1052
@ayoupinhohero1052 Ай бұрын
Xabsiga sednaya kasoo hadal ustaad
@CnuurAbdi
@CnuurAbdi Ай бұрын
Tanaad
@xasanmaxamuud9718
@xasanmaxamuud9718 Ай бұрын
Honkog kasoo hadal iyadana
@AbshirkaDuula
@AbshirkaDuula 29 күн бұрын
Next somaliland plz
@AbdikaniYsufAli
@AbdikaniYsufAli 24 күн бұрын
Ustaad muslimiinta iigoor ka iyo rohinka maa warbixin noogu diyaarisid
@hamse8904
@hamse8904 Ай бұрын
Fiiri micjisada china waxay isku daydaa inay Taiwan ka go,doomiso dhanka siyaada, lakiin dhanka ganacsiga ay kala shaqayso, halka somalia isku daydo inay Somaliland dhaqaale iyo siyasadba ka go,doomiso
@BadQas
@BadQas Ай бұрын
Danke
@SIIDForum
@SIIDForum Ай бұрын
Ustaadi Meel Email laagala xiriiro ma jira
@showtime2541
@showtime2541 Ай бұрын
Tanaad somaliland iyo somaliya kasoo hadAl
@khadar917
@khadar917 Ай бұрын
Oo muxuu ka sheegaa oo yaal markaa ma in beesha isaaq ciro garxajis xukumaa faysal bootaana dhulbahante afduubteen😂😂
@showtime2541
@showtime2541 Ай бұрын
Qalbiga ku taagan ​@@khadar917
@GuutoH
@GuutoH Ай бұрын
Jaahil🤬​@@khadar917
@mursalwarsame1981
@mursalwarsame1981 Ай бұрын
@@khadar917😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@amirabukar2913
@amirabukar2913 Ай бұрын
@@khadar917😂😂😂
@being_abdirahman
@being_abdirahman 29 күн бұрын
Ereyga gooni goosad waa khalad adeegsigiisu, ereyga kale ee siyaasad ahaan ku habboon bulsho u tashatay aayaheeda waa Gooni Isu-taag. Way kala macne iyo ujeedo fog yihiin, kalana dha-dhan iyo muc duwan yihiin. Soomaalidaad ka maqashay Gooni goosad kadibna waad adeegsatay mooyee asal ma leh ereygaasi. Gooni isu-taag weeye weedha ku habboon dalalka Somaliland & Taiwan oo kale. Point of correction.
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Ай бұрын
Kuwa leh somaliland kasoo hadal meel hormar gartay baa laga hadlaya ee lagama hadlayo dad cawimad kasuga dawlada somaliya ee hormar isgarsi si shaqsiya qabyalad hormar laguma gare iyo calanka buluga waa qalad waxas baa xifaltan idinka galay
@zallaama
@zallaama Ай бұрын
Eeg siduu u hadlayo somaliland waxanad walagaa arag oo horumar ah ayay sameysey ta kale somalia xagey ka keneysaa waxay nagu caawineyso sowtan China kabaha askartooda iyo dharkaba uso dawara ee loo qadhaamo 😂😂
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Ай бұрын
​@@zallaamaHaye sida aminsan thy uun bad Ishegtay haye ma Dodi karne jaw
@zallaama
@zallaama Ай бұрын
@@musababdijamal9556 sidan aminsaney kuman shegin ee waa sidey thy doodana maxan ku falaa somaliland uun hayga so hadal qadin mar danbe
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Ай бұрын
@zallaama Haye marwo dooda mafcn hada doo deno call baan noo furaya🤣😂😂🤣🥰😘
@zallaama
@zallaama Ай бұрын
@@musababdijamal9556 jinka naar wlloh cidna kula doodi meyse😅
@Ogaalchenel
@Ogaalchenel 28 күн бұрын
Waa somaliland iyo somalia ta kala haysata walhi
@abdirahmansaleban2634
@abdirahmansaleban2634 Ай бұрын
Somaliland kasoo hadal next fadlan 🙏 si fiican ayaad usoo tabisay Taiwan iyo taariikhdeeda bilow ilaa dhamaad
@zallaama
@zallaama Ай бұрын
Somaliland ku xigsii
@zuhoyp_mohameth
@zuhoyp_mohameth Ай бұрын
Somaliland
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 Ай бұрын
Waaa sida somaliland lkn waa shiid somaliland
@TataAbdi
@TataAbdi Ай бұрын
Hhhh😂
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Daroogo ayey ku dhax qariyeen Xalwo ka dibna Sacuudiga loo dhoofiyay ayaa lagu soo eedeeyay .
1:07:15