Tani Waa Quus Ciidan Qaran oo Aano Qabiil loo laayay iyo ooyinta shacabka

  Рет қаралды 5,336

Xidigaha Tube

Xidigaha Tube

Күн бұрын

Пікірлер: 22
@HashiAbdi-u9k
@HashiAbdi-u9k 18 күн бұрын
Inaalilaahi wa inaa ileehi raajacuun alle ha u naxariisto ha loo gurmado ciidamada soomaaliyeed
@AhmedIbrahim-f1m
@AhmedIbrahim-f1m 18 күн бұрын
Xasan ayaa laynaya.ciidanka
@OmarAli-ef5if
@OmarAli-ef5if 18 күн бұрын
Allaha unaxariisto
@MaxamedAcmed-w4k
@MaxamedAcmed-w4k 18 күн бұрын
Dawlad isusheegayaashaan. Waa kadarayaal oo dalka kusookordhiyeen isnceeb iyo dagaal madibkalasooc Kuwaan (allaha)nadhaafiyo.aamiin.
@mustafamohamud8250
@mustafamohamud8250 18 күн бұрын
Scw walalkey jimca wanaagsan arinkan shisheye kalgis maha wa qaar naga mid ah o madax u badan
@Queen222-q6p
@Queen222-q6p 18 күн бұрын
Her shabeele guudlaawe waa danbiile xasantuug wr waadanbiilayaal qaranka ayeey danbi kagaleen ciidanka qaranka wuu baabiye xasax tuug halagula xisaabtamomwn rw guuudlaaswe
@aliabdalla8647
@aliabdalla8647 18 күн бұрын
Subaxan laaha war qaran majire maxaye ku dhamanyen caqali majiro
@hamzeindeeofficiel6794
@hamzeindeeofficiel6794 18 күн бұрын
Wan ka xumahay dilka askarta balse adigao madani bad talay mahadsanid
@hamzeindeeofficiel6794
@hamzeindeeofficiel6794 18 күн бұрын
Wadani
@aliabdalla8647
@aliabdalla8647 18 күн бұрын
Daresak suuq yaala mudane waye isaaka cadahay arinakan xasan munafaq ayu alle wayedinay insha Allah
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 18 күн бұрын
Subaxaanallaah waxay kutusaysaa raja xumada wadankeeni inmaanta lalaayo Anaga horay ayanoogu dhacaday cidna xataa kamahadlin Aadbay uxanuun Allah unaxariisto dhamaantood wiilshaas waxaa ugablamaya dadkii dhalay iyo umada soomaaliyeed inata wanaaga jecel 😢😢😢waa maalin madoow 😢😢iyo rajoxumo
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 18 күн бұрын
waa loogu talagalay waa la mishimay , haloo aaro alnafsu bil nafsi.
@sahraismail2230
@sahraismail2230 18 күн бұрын
Daagasl sookeeye ayaa meel kaasta kaa soocda yaab weryan wlh😢😢😢😢😢
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 18 күн бұрын
Ma soomaali baa dawlad ah maya dibna looma arki doono xataa waxkasta oo lasameeyaana dawo uma hadhin
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 18 күн бұрын
war qaran wax layirooho iyo dowlad midna kama jirto meesha ciidanka guryihiina aada dheh.
@aliabdalla8647
@aliabdalla8647 18 күн бұрын
Hawashan wa hawalahi xasan munafaq
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 18 күн бұрын
Dilkaan waxaa sabab u ah hubkii la siiyay MACAWISLEY , weli lama arag dowlad ay hubeeyso maleeshiyaad qabyaaladeeysan.... Al xamdu Lillaah.
@FatimaAbdirahmaan
@FatimaAbdirahmaan 18 күн бұрын
Amad.madoobaa.oogahoreeyay.oodooloow.kuxasuuqay.oowaliba.xabashi..ukeensaday.ciidanka.waaba.laxalaaleeystay.dhiigooda
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy 18 күн бұрын
Dagaalooge.xasan.tuug.ayaakadambeeya..halagaqabto.dalka.teendhadii.halooga.aarsado
@AhmedIbrahim-f1m
@AhmedIbrahim-f1m 18 күн бұрын
Maxkamada banaadir hasoo qabato waa tii dadka sooqaqaban jirtay nin qabiilkiisa Soo qaban waayey miyaa cidkale Soo qaban Kara
Почему Катар богатый? #shorts
0:45
Послезавтра
Рет қаралды 2 МЛН