Tariikhda Fanaanka Somaliyed KEYNAN ABDI Mase ogtahay Inuu Dhal Fanaan Kasoo Jeedo

  Рет қаралды 202,144

Saxafi Films HD

Saxafi Films HD

Күн бұрын

Пікірлер: 208
@mohamedabdihakim8017
@mohamedabdihakim8017 5 жыл бұрын
I'm kaynaan crazy fan one love Somali people
@shaaficidabaare1883
@shaaficidabaare1883 7 жыл бұрын
saxafi filims aad baad ugu mahadsantahay barnaamijaka waanu ku xidhanahay
@anissahassan804
@anissahassan804 6 жыл бұрын
Woo mashallah kenan abdi mase he is the best he is Canadian is born 1978 now is famous his auntie mogol she was the best u naxariisto mogool amiin
@faxaanyonis2892
@faxaanyonis2892 5 жыл бұрын
K'naan waa Soomaali waaye Artist qabiilna mayaqaayo ee iska daaya qabiilkiisa iyo meesha oo kasoo jeeda. Viva K'naan
@anannaas829
@anannaas829 7 жыл бұрын
KENAAN muuse ku jecliyaaa ❤️💯😍
@zachariaalimhammed8050
@zachariaalimhammed8050 7 жыл бұрын
😂😂😂😂 knaan isku family nahy 🙏 mida kale qof caana ay ehel yihiin waxaa ka mida cag ma dhige wareyaha ah ❤️❤️ Yacni ku laabo clipkaan ado raali ah fadlan
@cabdisomalilandcabdibashii8202
@cabdisomalilandcabdibashii8202 7 жыл бұрын
Heesta soomalinimada yaa qaada idinkoo mahadsan ii sheega waankahelaye
@ahmedabdalwahab2984
@ahmedabdalwahab2984 7 жыл бұрын
masha allah azxpta saxafi channel aad baan idiinsalaamayaa
@cabdikariin718
@cabdikariin718 6 жыл бұрын
qosol badanaa a deer warka inaga baandhee dee
@farhiaahmed3621
@farhiaahmed3621 7 жыл бұрын
wa sax tariikhdan asago English aqristay wana isku mid fananada xalimo wa eedadis
@umusumaya2525
@umusumaya2525 7 жыл бұрын
Farhiyo Ahmed abaayo waa habaryartiis oo hooyadiis ladhalatay I think English ka eedo iyo habaryar aunty lee dhahaan
@SalmaAhmed-nn8hk
@SalmaAhmed-nn8hk 7 жыл бұрын
He's so cute. mashallah
@cishqiyare5220
@cishqiyare5220 6 жыл бұрын
Nice
@indhouroon887
@indhouroon887 6 жыл бұрын
kkk maxaa ugu mashquulesaan knan waa habargidir magoolne waa habargidir Marka waaa edadii ee kadhamaada
@dalmacaanshe23
@dalmacaanshe23 5 жыл бұрын
habar gidirku ma isu eeddaa dhammaanti
@muusemohamoud7084
@muusemohamoud7084 4 жыл бұрын
@@dalmacaanshe23 hhhh hG kulaha
@axmedcade497
@axmedcade497 7 жыл бұрын
love u k'naan
@siidcalimuqtaar9128
@siidcalimuqtaar9128 7 жыл бұрын
tariikhda fanaantii soomaaliyeed mhdsnd
@saafisaafi4383
@saafisaafi4383 7 жыл бұрын
mashaa allaah mahadsanid
@rasmiruuxiproduction1798
@rasmiruuxiproduction1798 7 жыл бұрын
masha Allah
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 7 жыл бұрын
thanks saxafi films
@sahracabdi4851
@sahracabdi4851 7 жыл бұрын
Viva keynan
@fatumahassan8382
@fatumahassan8382 7 жыл бұрын
alamarkii layiri soomaaliwaa sunta hargaha walee waa run daadku hadalbadana.
@aah9722
@aah9722 7 жыл бұрын
Somalida Madia dadka u shaqeeya qaarkood aqoon maleh,ninkaan inta Mar oo beenka sheegey Tariikhda Shaqdiisa ayuu kuweyn lahaa.Waa kudhufo kadhaqaaq.haduu waqti galinlahaa Runta ayuu heli lahaa.Lakiin waxaa ayaan daro ah Dhalinyarada Taariikh badan oo qaldan maalin walba dhageysata.
@dhoqdhoq1058
@dhoqdhoq1058 7 жыл бұрын
Waw
@likeiisaar2000
@likeiisaar2000 7 жыл бұрын
tx
@aaminacrisaaq7754
@aaminacrisaaq7754 5 жыл бұрын
waaa ado xalimo khaliif magool asan waa knan cabdi muse yahuu awal bada been hind no gudishen yahuu
@afnaanyareey383
@afnaanyareey383 7 жыл бұрын
saxafi films wd mahadsantihiin
@hoodoasma4602
@hoodoasma4602 7 жыл бұрын
afnaan yareey siwacan
@suleimanmohamedali9334
@suleimanmohamedali9334 7 жыл бұрын
war Kenya Ayu jgy before markan war Ben Badna ninka
@hayaanyare9705
@hayaanyare9705 6 жыл бұрын
Ileeen keynaan waaa Nin Cajiib ah Fariintaydu waa 2018 KA HEEES SOMALIYA KUSAABSAN OO ENGLISH AH SOO QAAD BAN LEEHAY KEENAAN
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 7 жыл бұрын
wiilka heesta qaado aadan ayaa ladhahaaaa
@isaacsmustapha7497
@isaacsmustapha7497 5 жыл бұрын
Magol wa cayr keynana wa sacad lkn wa wada HG wiil io edadis✌
@abdihargaysaawi5363
@abdihargaysaawi5363 7 жыл бұрын
Thanks wllo
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 7 жыл бұрын
magool tarikhdeeda AUN
@qadarproduction908
@qadarproduction908 7 жыл бұрын
keynan wxuu heestisa ugu hireysay Kenya ayuu ku qaaday tariikhda dib usoo aqriya heesta wxay ahay dhulki waa gubtee nagala soo baxa iyo raap English ah ayuu ku qaaday
@xasancusman2742
@xasancusman2742 5 жыл бұрын
qadar production 9
@libanbarre5162
@libanbarre5162 7 жыл бұрын
waaw Waa barbaamij fcn
@nabadeywalaalayaal458
@nabadeywalaalayaal458 7 жыл бұрын
Nabady walaaloyaal
@Hon.mustafe
@Hon.mustafe 7 жыл бұрын
Wow
@ambesapk3361
@ambesapk3361 6 жыл бұрын
Somliyey wangii hlkuu wagii mary wilka kadhamaaada waad walntihiin waxad horumar lgadhiwyden uf
@maryansh.hussain898
@maryansh.hussain898 6 жыл бұрын
Qof iinaan maqlo fanaan buu noqday iyo iinaan maqlo wuu dhintay waa ii xanuun badan iinaan maqlo fanaan buu noqtay ilahow umada fanka nooga reeb
@zackomarr
@zackomarr 7 жыл бұрын
zhp hinda inaata iska daysoo Hollywood ka soobadi iyo somalida caanka
@badarmohabdirizak8332
@badarmohabdirizak8332 7 жыл бұрын
Thanks
@zahraz603
@zahraz603 7 жыл бұрын
Thank you 👍👌👏👏👏💕
@sahroadan9200
@sahroadan9200 7 жыл бұрын
Heestaan ma asagaa qaadaya mise hobol kale ayaa qaaday waa war bixin aad u wanaagsan waa Mahadsan tihiin
@najwamohamed9533
@najwamohamed9533 7 жыл бұрын
noso badiya fanaanita somalida tarikhdoda
@mustafegagaale4768
@mustafegagaale4768 7 жыл бұрын
eesh calaaa fanaan caalamiya
@samiraarfaaye4305
@samiraarfaaye4305 6 жыл бұрын
Magool waa habar yartiis o waxa la dhaha xaliimo qaliif magol hooyadisna waa faadumo qaliif
@ahmedisse7963
@ahmedisse7963 6 жыл бұрын
Walaalkiis warbixintaada way fiican tahay laakiin magacyada aad sheegayso si fiican u hubi ku dhawaaqistooda sida markaad sheegayso fannaanka reer Sinigal (YUUSUF NDO"OR ) adiguna waxaad leedahay yuuzoo nidoor -marka qofkii aan aqoon Yuusuf Ndo'or wuxuu u qaadanayaa sida aad tiri oo qaldan marka si fiican u hubi walaal -Mahadsanid
@kushish2749
@kushish2749 6 жыл бұрын
Xasan and magool wixii habargidir eedo iyo adeer utahay kkkkkk simply
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 6 жыл бұрын
mahasanid
@sahramohamed2417
@sahramohamed2417 7 жыл бұрын
somalida waxaan kagayabay waxa laga abuuray feer qaloocan maxaad qabrigiil ugahadlaysaan ilahay hqnacaafiyo haday kaynaan iyo magool waxba iskukayn halkas kaga hara maxaad qabiil meesha ukenaysaan ilahayow nacaafi xanuun qabilaa nigudhacay subxanalaha
@naleyehappy5308
@naleyehappy5308 6 жыл бұрын
Ilhy ha u naxaristo magul
@xasancusman2742
@xasancusman2742 5 жыл бұрын
Sahra mohamed o
@saadaq3047
@saadaq3047 7 жыл бұрын
Adam levine ilaawdeen famous wuu dhafay maaron ft k'naan
@jamalhassan4525
@jamalhassan4525 7 жыл бұрын
Keynaan waa nin qaali ah allow kudhowr
@abdiladiifosman3143
@abdiladiifosman3143 7 жыл бұрын
abwaanka laxamista ah ee waabari siciid xarawa adeer u ah magool eedo uma ahaa
@cabdixaafid609
@cabdixaafid609 7 жыл бұрын
magacaa hajiro
@qaliqalanjo2680
@qaliqalanjo2680 7 жыл бұрын
Warkan benbadana biirka bel madhaha sxb kenan kadhamw tariqdisa waxkamahesidee
@abdalleburhan5964
@abdalleburhan5964 7 жыл бұрын
sxb markaan waxaad noo soo diyaarisaa fanaaniinta somaliga ku heesa
@ustaadramadanofficial7364
@ustaadramadanofficial7364 5 жыл бұрын
Keynan iyo aniga waxan nahay ilmo adeer waa nin sacad ah oo reer nimcaale ah oo reer cali ah ninkan been badnaa ninka mareykan aday waa aderkiis abbihiis waxa uu ka shaqeyn jiray canada
@asmism792
@asmism792 6 жыл бұрын
Tarikhda xalimo gobad iyo axmed zaki so gali
@durdurmedia4352
@durdurmedia4352 7 жыл бұрын
walal thanks taarikhda Beyonce iyo justinbeiber noo so gudbi
@صمتيلغتي-و2ي
@صمتيلغتي-و2ي 6 жыл бұрын
Wa larki laha ilmahisa ee benta naka dhaf
@abdirisanshidane3304
@abdirisanshidane3304 7 жыл бұрын
selena gomez
@khadradeganmaxamud218
@khadradeganmaxamud218 7 жыл бұрын
wa ruun xalima khalif magool ayaa Edo u ah kaynaan
@nimcoh1532
@nimcoh1532 7 жыл бұрын
wuu isduleeyey waaridkiina wax matarin
@zahrafardax907
@zahrafardax907 7 жыл бұрын
kenan abdi warsame wan jeclhy wadani weyan ar igeeya
@tanafasjuurile9854
@tanafasjuurile9854 7 жыл бұрын
sory magool qabyaadayso ayaa eedo uh
@umumohanad7886
@umumohanad7886 7 жыл бұрын
hhhhhh😂😂😂😂😂😅😅😅alaa manoli bambo barandho modey kullha😂😂😂😂😂😂
@abdiyare5247
@abdiyare5247 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh Kulahaa Keynaan wuxuu dhashey 1978 😂😂😂😂
@somaliboy6368
@somaliboy6368 7 жыл бұрын
beeeen loow waa wiil dha meeystiro inta dhiman somalia hanoolaato
@leylaahmed134
@leylaahmed134 7 жыл бұрын
Brand in een ander adres
@jonsonpiret880
@jonsonpiret880 6 жыл бұрын
heestan soomalia nahay yaa qaada ma isaga mise qofkale
@mandeeqali9931
@mandeeqali9931 7 жыл бұрын
KKK WAR MAGOOL EEDADIIS MA AHAN WAA HABARYAR TIIS
@daahirmohamed9947
@daahirmohamed9947 7 жыл бұрын
saxafi views bdn lee rabtaaan beentiina waa kasii.darooosaaa kkkkk saxafiyaal wayn aaba iska dhigoosan in nila barto leee nacaltulah
@guyolampard8809
@guyolampard8809 7 жыл бұрын
hhhhhhhhh hhhhhhhhh wlhi daacad ayaan uqoslay kulaha labo wiil ayey udhashay waxayna kala dhasheen 2005 iyo 2007 waxayna kala tageen kulahaa 2006 dadka beenta kadaa
@abdirisakwarsame7554
@abdirisakwarsame7554 7 жыл бұрын
Samiir Ugaas hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@HafsaHafsa-yu2xx
@HafsaHafsa-yu2xx 7 жыл бұрын
Samiir Ugaas 2006 ayado uur leh haday kala tagen kawaran ooy dhashay 2007 Maxa wax weyn miyaa meqa nag uur leh lafuraa
@hibaaqahmed8758
@hibaaqahmed8758 7 жыл бұрын
Samiir Ugaas maxaa been ah naagta ayadoo uur leh la furay 2006 ka dib 2007 ayee dhashay caadi iska dhig yarkan wuxuu turjumayaa kaynaan hadalkiisa maxaa isla waalaysaa waraysiga isagoo english ku baxaayo daawo hadaa fahmayso qofka waqtigiisa geliyay ee turjumay shukran dheh xabad aad ka fahmi lahayd malahane
@musemuse8734
@musemuse8734 7 жыл бұрын
Samiir Ugaas wuxuu dheegayo oo dhan wsx kama jiraan
@dimplekhadijah2593
@dimplekhadijah2593 7 жыл бұрын
Samiir Ugaas hhhhhhhh yaab
@aahmed3879
@aahmed3879 6 жыл бұрын
2007 ilaa 2005 aya lakala dhalay waxana lakala tagay 2006 sxb intaada dadka wax uso gudbinin waqti dheer so gali barnaamijka
@iftinhussien2055
@iftinhussien2055 6 жыл бұрын
War iyado walaca so mafuri karo 2005 duu dhashay 2006 lafuray 2007 kan kale wuu dhalankaraa
@iskufilanmohamed2913
@iskufilanmohamed2913 7 жыл бұрын
walal thans heesta somaali baa nahay yaa qado
@aminakaran1851
@aminakaran1851 7 жыл бұрын
waxa qadey ilyas
@shaaficihassan1936
@shaaficihassan1936 7 жыл бұрын
waxaa qaada cabdi maalik coldoon
@fatumaissa4126
@fatumaissa4126 7 жыл бұрын
Shafici Xassan h
@hibanuura145
@hibanuura145 7 жыл бұрын
Axmed cumr ayaa qaady wlll
@hibanuura145
@hibanuura145 7 жыл бұрын
isku filan Mohamed Axmed cumr ayaa qaady hesta
@farahali5134
@farahali5134 7 жыл бұрын
Keynaan waa sacad habargidir hoyadii waa ciyr magol waa habaryartii
@sharafali7527
@sharafali7527 6 жыл бұрын
Wll marba haduu haduu habar gidir yahay intee ukala wadaa habar gidir caadi iska dhig wll
@hsseinxuzka8789
@hsseinxuzka8789 5 жыл бұрын
Abdul Aden sxiip magool keynan waxba uma ahan
@hsseinxuzka8789
@hsseinxuzka8789 5 жыл бұрын
Keynan hoyadiis aa ceyr ah magool na waa ceyr halkaas meel ayee Iska soo galaan
@hsseinxuzka8789
@hsseinxuzka8789 5 жыл бұрын
Lkn wlaalo run ma aha maryan xaaji io magool
@hodanabdi3216
@hodanabdi3216 7 жыл бұрын
Kkkk
@zaalahbidar5117
@zaalahbidar5117 7 жыл бұрын
knan nin sare
@haniabdullahi2548
@haniabdullahi2548 7 жыл бұрын
habaryar ayey u tahy hoyo ladhalaty
@alifarah6987
@alifarah6987 7 жыл бұрын
keynan cabdi warsame waa nin sacad ah magoolna waa naag ceyr ah bal noo sheeg habka eey magool wax ugu tahay
@habibomohamud4283
@habibomohamud4283 7 жыл бұрын
Ali Farah wllo habar yar ayee utahat
@musemuse8734
@musemuse8734 7 жыл бұрын
Ali Farah qabiil laguma weydiin saxiib mida kale qabiil waalaga tegay saxiin ninkaan dhahaayo maool ayaa eedo u ah wuu ku qaldan yahay
@flower-vu6lp
@flower-vu6lp 7 жыл бұрын
Ali Farah +KEYNAAN WAXEEY MAGOOL U AHEYD HABARYAR OO HOOYADIIS IYO MAGOOL WAA ILMO ADEER
@mohamedYasin-hx5kj
@mohamedYasin-hx5kj 7 жыл бұрын
Ali Farah wll qofka iskuu qabiil ahaan buu edo u noqon garaa caleshaan ginacay hooyoka
@suldaanxaayow1807
@suldaanxaayow1807 7 жыл бұрын
Ali Farah kaynaan waa sacad lakin hooyadiis ayaa ah cayr
@wiilhoog4220
@wiilhoog4220 6 жыл бұрын
Keynan Waa Sacad Halima Khaliifna Waa Ceeyr Sideey Eedo Ugu Noqon kartaa 🤔🤔
@kulmiyeradio6239
@kulmiyeradio6239 5 жыл бұрын
Wiil Hoog kaynaan hooyadiis wa cayr, oo waxaa hooyadiis dhalay abwaankii caanka ahaa ee axyaa wadani oo ahaa nin cayr ah marka dhanka fanka waxu kakeenay dhanka cayr
@sihammohamedsihamsomali9625
@sihammohamedsihamsomali9625 7 жыл бұрын
aniga habrayr bey u tahay ayan maqlay
@badarmohabdirizak8332
@badarmohabdirizak8332 7 жыл бұрын
Saxafi
@raxmaruuxi1843
@raxmaruuxi1843 6 жыл бұрын
Beenta daa eedo uma ahan lkn habo ay u aheeyd
@xasancusman2742
@xasancusman2742 5 жыл бұрын
Raxma Ruuxi
@naagweyn5078
@naagweyn5078 7 жыл бұрын
eedo aabbe kuhooyaa ma ahaan karto? lafa odaykaliya miyaad fiirisaan waxaas waaa qabyalad magol aĺle unxaristo dadkey wax thy wamacruuf hg waahgidir maxad uwadwdaan
@SihaamMohaa
@SihaamMohaa 6 жыл бұрын
Knan Canada ayu u dhofay see CML
@nimcoh1532
@nimcoh1532 7 жыл бұрын
ķkkk diintiisa kii liidana qabiil baa kufaanaya
@abdiazizntr1508
@abdiazizntr1508 7 жыл бұрын
Manchu manoj soo daaaya
@kingabdalla1572
@kingabdalla1572 7 жыл бұрын
magool habar yartiis waaye eedadiis maaha
@ملكةجمالالحارهحبيبةشباب
@ملكةجمالالحارهحبيبةشباب 6 жыл бұрын
lkn zxpyaal malaha eedo ,inaabti ama inadeer labaadby utahy maxd ka ogtihinba,
@cabdinuurmaxamud7821
@cabdinuurmaxamud7821 7 жыл бұрын
keynan abahis cabdi warsame ila hada aan aqano warta nabada Dagan yahay xalimo qalif iyo asiga maxa isku kenay asiga wa sacad ayadana wa ceyr wara kalsonida wan kala labanay wan fankulo
@ifraaxali9119
@ifraaxali9119 7 жыл бұрын
Cabdinuur Maxamud habaryar bay utahay
@mohamedabdirashid8544
@mohamedabdirashid8544 6 жыл бұрын
sacad iyo ceyr is one clan xage u kala wadaa
@aslamamohamed9405
@aslamamohamed9405 6 жыл бұрын
New York daalka mareykanka...😡😡😡 mxwa
@ifraaxali9119
@ifraaxali9119 7 жыл бұрын
magool habar yar ayey utahay maha Edo isa so saax
@xasancusman2742
@xasancusman2742 5 жыл бұрын
Ifraax Ali o
@balqiisajaamac4019
@balqiisajaamac4019 7 жыл бұрын
war k'nan waaa sacad maxa ka qaldan benlow wax dambe okaga iga ilali india xita illa ben bad ka sheeegta nahab
@wiilhoog3204
@wiilhoog3204 5 жыл бұрын
Waraa dadka beenta ka dhaaf. Keyan abdi warsame iyo xalima khaliif magool xagee iska soo galaan.
@aqyaaryare9329
@aqyaaryare9329 7 жыл бұрын
kkkk saxafi beenta dadka kadaaya dhal fanaan maaha aabihiis sh/waaye aabihiis ne wuu jookaa , Magool iyo isakane waxba iskama galin keynaan nasabkisa waa *Hawiye , habergidir * please waxaad hubto OO kaliya noo soodaa yaana ka go in kanaalkada ok tnx runta waa lama huraan
@idmanabdiabdi1573
@idmanabdiabdi1573 7 жыл бұрын
Yahya Abdalla waa habaryarti abihina waa imaam
@mahdihassan2814
@mahdihassan2814 7 жыл бұрын
omer dahir adiga eda mawax utaqana taa abaha la dhalatay bas imisa eeda jira eedo sukeye edo qarabo eedo xididi eedo aaabo ina ader edada abaha ladhalaty un baa utaqana eedo cawaan eedo meel walbo aye gashaa eee dodo jooji
@naimahussein3911
@naimahussein3911 7 жыл бұрын
mahdi hassan f
@hanadyare7511
@hanadyare7511 6 жыл бұрын
Waa been
@iam_yaass
@iam_yaass 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 Bambo ayuu umodey kulaa bardho
@abdulrahmanabdulrahman9293
@abdulrahmanabdulrahman9293 6 жыл бұрын
Magool dhalin sacad ah bey wax u aheyd
@heybecumarcogaal69
@heybecumarcogaal69 5 жыл бұрын
Beentaaa wayewarayaaaa beentaaaa wxaaa la dhalatay 8 qof lkn waaa beentaaaa waaa beentaaaaa been low xaaskiisa waaa sacdiyo
@makoahmed8294
@makoahmed8294 5 жыл бұрын
Inankan qabiil muu hadal qaadun ee hadanbaabin
@kingsnake1653
@kingsnake1653 4 жыл бұрын
magool wa eedadis hhhhh qofka hadadan aqoon haka shekeynin
@ruweydaali4889
@ruweydaali4889 7 жыл бұрын
markaan aaa been sheegteen magool iyo kaynaan waxba iskuma galin labo cid ay kala yihiin
@abdulljama4591
@abdulljama4591 7 жыл бұрын
waa habayarti ma aha eedo
KAJOL DAGAAL CULUS KU QAADA AJAY DEVGAN XILIGA AY CUSLAATO
10:18
Saxafi Films HD
Рет қаралды 4,4 М.
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59
За кого болели?😂
00:18
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 118 МЛН
Lacagteeda Ayuu Ku Dhoofay Kadibna Wuu ku Booday  Naag Kale Ayuu Guursaday | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
40:19
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 164 М.
K'naan waves the Somali flag (World Cup 2010 opening)
5:15
Bartamaha
Рет қаралды 955 М.
akimmmich & bimo | Zhaqsy korem (cover)
2:55
akimmmich
Рет қаралды 300 М.
Рахымжан Жақайым - Махаббатым (audio)
3:12
Rakhymzhan Zhakaiym
Рет қаралды 346 М.
ALI Otenov - TIYN / ТИЫН (Official Music Video)
2:46
ALI OTENOV
Рет қаралды 312 М.
ROSÉ - number one girl (official music video)
3:38
ROSÉ
Рет қаралды 32 МЛН
Roza Zergerli - İstedim
2:56
Ayna Music
Рет қаралды 635 М.
Misha Miller x @AlexVelea - BAM BAM | Official Video
2:32
Misha Miller
Рет қаралды 1,4 МЛН
Roza Zergerli - İstedim
2:56
Deniz Music
Рет қаралды 1,2 МЛН