Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Part 6

  Рет қаралды 259,541

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

Күн бұрын

Пікірлер: 629
@ibraahimcade2095
@ibraahimcade2095 4 жыл бұрын
Gabadha xijaabka madow iney cod mcn tahaye inta ila aragto like ha ila ag marina
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
Gabadha labaaad waa toop✅✅ wlh 👌👌👌👌👌💞💞💞💞💞💞💞waa ck wuxuu shegi jiray dadka buur buuran waa cod mcn yhiiin🙈
@LAYAABFILMS
@LAYAABFILMS 5 жыл бұрын
Sxb subscribe iisaar
@farahhassan7829
@farahhassan7829 5 жыл бұрын
Basra kkkk Ck family ayaa mid tahey
@ahmedkafiakak6479
@ahmedkafiakak6479 5 жыл бұрын
ck wax kale hhhh saas moo dhahy
@mohantiger2929
@mohantiger2929 5 жыл бұрын
dadka hesaha ka sax
@maryanruunmaryanruun6182
@maryanruunmaryanruun6182 4 жыл бұрын
Hhhh balbalarka maxey ucod macan waysay
@walalozil4746
@walalozil4746 5 жыл бұрын
Aniga marka tartanka quraanka lagu tartamaayo Iso shega diyaar baan u ahay inaa ka qeeb galo tartanka quraanka kariimka
@maryaniitaabdukhadir9305
@maryaniitaabdukhadir9305 4 жыл бұрын
Kuwaan tartan quraan haka sugin hees unbey mesh ku hayan
@safianor1008
@safianor1008 4 жыл бұрын
Wlhi waaa aduun dhanka kle waaa bil,aadan wax walibana ka filo waan rjynaaa inuuu alle soo hanuuniyo
@SalahAliAbdi
@SalahAliAbdi 4 жыл бұрын
Mohamed Mohamud Mohamed From Kaaraan, Buula maaxaay Hees mac Well done dhankeyga waa HAA HAA HAAAAAA 🖒👌
@ahmedkafiakak6479
@ahmedkafiakak6479 5 жыл бұрын
xariifka heesta faldagan u so istagy yaa dawaday like ta inta ila aragtay
@duvacandy5673
@duvacandy5673 4 жыл бұрын
Kac kac😂
@iqlaascali4665
@iqlaascali4665 4 жыл бұрын
Kac Kac faladagan ukac 🤣
@iqraismaciil9124
@iqraismaciil9124 4 жыл бұрын
Aad bad u mahadsantahay 🙏🙏🙏🙏🙏
@mameromio2922
@mameromio2922 5 жыл бұрын
Hijabkii sowka xuubsiibtay xagee loo socdaaa 😭 top voice inta codayntaa👏👏👏👌🇸🇴🇸🇴
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 жыл бұрын
waad ku mahadsantiin waxsoosaarka dhalinyarada somaliyeed waan ku farxay anigoo ka soo jeeda woqooyi galbeed, balse kan dhexda fadhiya ee somalidiidka ah aan calanka somaliyeed sidan ee iidoorland gacanya ku xidhay meesha ka saara, oo ka mustaafuriya muqdisho , duqsi ayaa madaxiisa uraya kaga ururay somalidiidka.
@Rinaaaaad
@Rinaaaaad 4 жыл бұрын
Reer kaaraan maalmahan fanke kuso badanayaan maasha allaah 😂🙋‍♀️ update ee noqden 😂🙋‍♀️ dadkeygi love u yaaqay🙋‍♀️
@naashiyaali6845
@naashiyaali6845 4 жыл бұрын
heer kaaran maa ilatahay
@Rinaaaaad
@Rinaaaaad 4 жыл бұрын
@@naashiyaali6845 haaa cadeey 😂🙋‍♀️
@ubaxiitabpe432
@ubaxiitabpe432 4 жыл бұрын
Haaa cida meel walpa ku jiran 😍😍
@munocabdi1847
@munocabdi1847 4 жыл бұрын
Rer karan inathay magcada kagarty 🤣🤣🤣🙏❤
@hamdimocow1594
@hamdimocow1594 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 walee reer muqdishu fanaan jacelyahiin guul👌
@caishainacabaas6448
@caishainacabaas6448 5 жыл бұрын
Ilaahy qadir sanaa islamahan waaa weyn ma fananin by rbaan subxaan allh
@riyaqcookingandcleaning
@riyaqcookingandcleaning 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@lndhodeeq5534
@lndhodeeq5534 4 жыл бұрын
Kkkkkk yaab free stress qurbaahaan Ku ogaa somaliyana wuu jiraa show
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 4 жыл бұрын
Maansha allah waa dad cod macaan heesaayaasha guul baan idiin rahaynaayaa Lykke til til alle❤❤❤❤❤
@drrana6881
@drrana6881 5 жыл бұрын
Xiizo gaara ayuu I leeyahy❤❤❤❤❤❤ hore u socda ilaa dhamaadka waanu idinla soconaa😊
@ARINTEENA
@ARINTEENA 5 жыл бұрын
Xabiibti subscribe isaar isoo booqo insha allah
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 4 жыл бұрын
Garsoore aakhiro garsoorka ha laga badalo waayo way is caddahay aqoontiisu
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 4 жыл бұрын
gudiga wiilka dhexda ku jira fanan waaye waana quruxlow igu soo qabta from london ❤️❤️❤️
@safiaal2101
@safiaal2101 4 жыл бұрын
We need his kontakt he is handsome man 👊
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 4 жыл бұрын
Safia Al yes waaban ka helay walahi wiilkas
@wardahibo175
@wardahibo175 5 жыл бұрын
Meeshan qosol uunbaan u imaada Anu🤣🤣🤣🤣🤣
@ashasaleban6464
@ashasaleban6464 5 жыл бұрын
Ana kulamida 😃😃😃
@zaynazaytuun2666
@zaynazaytuun2666 5 жыл бұрын
Ana kula mid ban ahy 🤣🤣🤣🤣
@richhome3678
@richhome3678 5 жыл бұрын
Kula mid ban ahay 😂😂😂😂
@honestdude70
@honestdude70 5 жыл бұрын
Dhamanteenba qosolka ayey ka shidantahay
@ugbaadcali6499
@ugbaadcali6499 4 жыл бұрын
Kula mid ah kkkkkk
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 5 жыл бұрын
Fann nimo wa jecla lkn mrka ilah gcanta utagteh wu iga madoweyeh alx
@lndhodeeq5534
@lndhodeeq5534 4 жыл бұрын
Tartan maaha waa free stress kkkk
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 4 жыл бұрын
Garsoorka hala miisaamo
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
Maamada waxey u cod ektahay idil barqad wlh waa tik ayadana👌✅✅✅✅✅✅✅ so dadaal maamo
@LAYAABFILMS
@LAYAABFILMS 5 жыл бұрын
Wlal subscribe isaar
@mohameddeek2857
@mohameddeek2857 5 жыл бұрын
2021 meshii lagu gaaro waxan kabaqaya in Muqdisho laga waayo gabar an fanaan aheyn
@hodannaxar2893
@hodannaxar2893 4 жыл бұрын
Yabay anigu gabdhuhu burburana na isdhuduba
@naaanqurux4982
@naaanqurux4982 5 жыл бұрын
Horta wa mahadsanid santihin program kan dadlka kenay wa dad fcn sababto ah adunka ayanu ku mid noqoneyna dhalinta inla mashquliyo walo bahanyahay intey qori qadan lahayen hore usocda hesaha inad music sartan meshana habeysan ayan rajeyna 👏👏
@yasinhabad545
@yasinhabad545 4 жыл бұрын
Aduun dhamad ah xishoodki iyo cabsidii alle ayaa mesha kabaxay ee joojiya uma aad fitnada kuwadaan alle xaqa hana tuso
@nalakanuraka655
@nalakanuraka655 4 жыл бұрын
Inata sida anoo kale uyaaaban like isaar
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 5 жыл бұрын
Shaymire dacar aakhiro allaha ku janeeyo heesahaagii waa la duugay walaahay.
@zuhuurmohamed4425
@zuhuurmohamed4425 5 жыл бұрын
Wow 🤩 Wilka reer kaaranka ah Codkisa qatar waaye
@drsrk447
@drsrk447 5 жыл бұрын
Ninkan tima dher my inaa ubixiyo kabaqaa my badnaaa my moso cabay
@farxiyomaxamed1275
@farxiyomaxamed1275 5 жыл бұрын
Hhhhhhh my ubixi ane wan ugu wacahe
@muhanadmohamed6247
@muhanadmohamed6247 5 жыл бұрын
Subxaana llah waaxay hooyooyinka aan xishooneyn
@shamsasharaf5281
@shamsasharaf5281 4 жыл бұрын
Wiilka shatiga cas ee barnamijka dadahaynaya ayaban ka helay😘
@fardasaibraahma1970
@fardasaibraahma1970 5 жыл бұрын
Waan yaabanhay dadkan wada xijaaban ee hadana waan heesaynaa lihi waamaxay subxaanallaah
@SalahAliAbdi
@SalahAliAbdi 4 жыл бұрын
Waxaan iri xabiibtii Xayaatadii nafteydaay Xaaladaadu waa sideeeeeeee !!!! Xaashaa lilaalhiye aragtida xishoodka leh iyo xeerka caashaqa eynu wada xaqdhoornee. 👏👌🖒
@Nadarelmi
@Nadarelmi 4 жыл бұрын
Salah Zona yaah qadah heesta
@monayan171
@monayan171 5 жыл бұрын
The only talent ay somalidu leeyihin wa kalsooni xad dhaaf ah, look at their voices😭😂😂
@xafsaqueen8684
@xafsaqueen8684 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@richhome3678
@richhome3678 5 жыл бұрын
😂😂😂😂🤔
@mohamedomar29
@mohamedomar29 5 жыл бұрын
Appreciated ya for you praising .
@monayan171
@monayan171 5 жыл бұрын
@@mohamedomar29 lol😂
@mohamedomar29
@mohamedomar29 5 жыл бұрын
@@monayan171 tnks much ,and hope to talk to ya.
@xasilisoabdi6819
@xasilisoabdi6819 5 жыл бұрын
waan yaabee soomaali oo dhan fanaan iney noqdaan miyey Rapaan
@fartunadey3435
@fartunadey3435 5 жыл бұрын
bismilaaah waaaba mamooyine meey iskafariistaaan
@J_Dub63
@J_Dub63 4 жыл бұрын
Ninka dhexda fadhiya , very serious.
@kawsariitaahmed4910
@kawsariitaahmed4910 4 жыл бұрын
Habluhu Shaaha haiskaa dayaan way xiiqayaanbee
@faimaahmedflower5564
@faimaahmedflower5564 5 жыл бұрын
Yarka dhexda ku jiro fananada wato waa ka helay haley raadiyo fadlan wuu isaaqay haley raadiyo fadlan😭😭😭😭😭
@ahmedsahal6677
@ahmedsahal6677 5 жыл бұрын
Subxaanallaah dadkan heesaha ku taryamayaa miyayna kolka horre iyagu iska duubin
@safiyosafana7570
@safiyosafana7570 3 жыл бұрын
Xabada idil barqad u cod eg wanku hestaa 💘💘💋💋🥰🥰🥰
@farahesse9521
@farahesse9521 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk sow magaladan muqudisho dadkeeduba fan bay wada noonayaan
@axsanfarxaan1272
@axsanfarxaan1272 5 жыл бұрын
1 ilaa 6 yaa lasocdaaa
@maryamaruunchannel6176
@maryamaruunchannel6176 5 жыл бұрын
Aniga lasocday waxaana ugu cod qurux badnaa wiilkii indhoolka ahaa
@maryamaruunchannel6176
@maryamaruunchannel6176 5 жыл бұрын
Waxsan farhan subscribe iisaar abyo
@axsanfarxaan1272
@axsanfarxaan1272 4 жыл бұрын
@@maryamaruunchannel6176hye wll
@munomoh1544
@munomoh1544 4 жыл бұрын
waxsan Farhan ani
@ahmedabdulahigureey5147
@ahmedabdulahigureey5147 4 жыл бұрын
abayo subscribe ii saar
@bilanmohamedismail2632
@bilanmohamedismail2632 5 жыл бұрын
Waa xay dadkan waaweyn ee faruqinta
@moha4594
@moha4594 5 жыл бұрын
Dadka xafladaan as aasay ilahy haso hanuuniyo May sameeyan tartanka qur'aanka codka mcn
@huseinadamkadie576
@huseinadamkadie576 4 жыл бұрын
Xamarna waa Daganahay dadkaan xabsiga maa laga soo daabuloyaaa wlh magaalka saan ku joogin
@samiirabintudaahir5954
@samiirabintudaahir5954 4 жыл бұрын
Allah nasiib badanaa dadka maya lasiiyay illahay wax kale oo khayr qaba hasiiyo oo Alle uu ka raaliyahay
@faimaahmedflower5564
@faimaahmedflower5564 5 жыл бұрын
Alla markuu heesta qaadaayo wiilka gudiga kamida dhexda kujiro codkiisa mcn💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤
@maryamaruunchannel6176
@maryamaruunchannel6176 5 жыл бұрын
Nin ajanabi kaa ah iyo shimis see cml hee
@faimaahmedflower5564
@faimaahmedflower5564 5 жыл бұрын
Koko official ninka ma i hortaagan yahay mise live aan shuminayaa maxaa kaa si ah
@lakixasan9541
@lakixasan9541 5 жыл бұрын
Odaga tima dheer my my my ma qabilgisa tolow wayba kadhegte 🤣🤣🤣🤣
@lndhodeeq5534
@lndhodeeq5534 4 жыл бұрын
Waa ka ugu fiican waayo waa fanaan macalin sugaanii
@jubileeireland4910
@jubileeireland4910 4 жыл бұрын
Odeygu waa abwaan iyo laxamiiste weyn hadaad aqoon an kuu sheego magaciis waa cabdirisaaq axmed geedi aaqiro
@dhibanijeceyl2413
@dhibanijeceyl2413 5 жыл бұрын
Dadkan waa weyn waxay fanka ku waashay subaxaan allah
@lndhodeeq5534
@lndhodeeq5534 4 жыл бұрын
Xijaab iyo hees waa free stress
@canabmukhtar9545
@canabmukhtar9545 4 жыл бұрын
Gorsorayaasha waxan ka codsanayaa in aysan qofka ku joojin heesta wuxuu doono ha ku heysee dulqad muujiyo ilaa intuu qofka ka dhameysaneyo
@thaabit5316
@thaabit5316 5 жыл бұрын
Subxanaallah ma islaamahan waaweyn ma waxee rabaan inay fanaan noqdaan allow khaatumada noo hagaaji 😭😭😭
@imraaanebow7341
@imraaanebow7341 5 жыл бұрын
Gabadha wabari kasocto ☝️☝️☝️
@muniiraqurux77
@muniiraqurux77 4 жыл бұрын
Rer xamar ba ma duqoban mana xishodan subxanaAlh
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 yaab oo dadkanii hadaa ma wadaa fanan inay noqdan bay raban macal hoyoyiinkuu ileen ceeb loma dhiinto🤔
@studiodollar2763
@studiodollar2763 5 жыл бұрын
😂😂
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
Muhiimada waa in dadkaas qaar yar lagala so baxo wareegya kala baa jira sidaas fanaan kuma ahan🙈
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
Sida Hindiya waxay raban inaynu 2 milyan oo fanaan yeelano iminkaynu 100 fanaan ladawakhnay oo mid waliba jiha nagagasoo ciyayaayee
@abdihussainhassanhassan2754
@abdihussainhassanhassan2754 5 жыл бұрын
Hhh
@farxiyomaxamed1275
@farxiyomaxamed1275 5 жыл бұрын
Fqnan manoqonayan lkin codkoda ayey tijabinayan only
@hamdanuura1660
@hamdanuura1660 5 жыл бұрын
Odaygii Cadaa halay Raadiyo Abiikar miyuu ahaaa😂🤣
@awaabcqaaliq2244
@awaabcqaaliq2244 4 жыл бұрын
Dumar-xijaaban oo heesayo waa sababta ay rag badan guurkiiba u naceen,
@raxmaabdikarim7910
@raxmaabdikarim7910 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk waa wada haaa dadku ma iney faaaniin noqdan bay wada rabaan😄😄😄😄
@iqraismaciil9124
@iqraismaciil9124 4 жыл бұрын
Wiilka qaadaya heesta bari baan ka tagay xamar yaa ii sheegi kara magaceeda please? 🙏🙏
@khalidjama9584
@khalidjama9584 4 жыл бұрын
Heesta xarardheere ladhahaaa alfanaan Abdullahi abdi wehliye
@sihaamsiman2668
@sihaamsiman2668 5 жыл бұрын
2020 muqdisho qof walba isaga hestisa dhagaysandona ilen iyago dhan baa wada fananin noqonaye cid kle oo dhagaysato lama helayo
@suldamadarerfarah6834
@suldamadarerfarah6834 4 жыл бұрын
group kaan waa weyn waaye war cibaadeysta gabdhaha yatyar udaaaya
@Unbelievable-4
@Unbelievable-4 4 жыл бұрын
👍meeshan *Fartuun balbalaarka* wax kama cunteen
@shaaficicali573
@shaaficicali573 4 жыл бұрын
Odayga timo Wayne wlhy waa lipah qofka runtaa loo sheegaa hadii xaqiiqda laqariyo wax badan ayaa qarsoomaya
@umuabshir1230
@umuabshir1230 5 жыл бұрын
Waxan ahy qof ki ugu horeya fadlan 🌷🌷❤❤❤
@ARINTEENA
@ARINTEENA 5 жыл бұрын
Xabiibti isoo booqo insha allah subscribe isaar mcnto
@LAYAABFILMS
@LAYAABFILMS 5 жыл бұрын
Wlal subscribe isaar
@ahmedabdikarim8220
@ahmedabdikarim8220 4 жыл бұрын
War meesha dad wada xiiqsan uun baa yimaade waaside tan hore neef weyna beladu ma neef geela kumaqan?
@xamdafidhin1249
@xamdafidhin1249 4 жыл бұрын
Waa yaab dadku maa waada fananbay waada raaban in ayaa noqodan ileey meesha hooyiyinki ayaa maaraye
@zahradaahir7845
@zahradaahir7845 5 жыл бұрын
runtii garsoorka odaygan baa ugu nagatiif badan lkn canan ha idin ahaato shimali dhiira galintada wan kahelay xitaa qofku haduu heska meel uga dhoco wad dhiira galisaa
@lndhodeeq5534
@lndhodeeq5534 4 жыл бұрын
Odeyga waa aakhiro waa halis
@ibrahimosman1344
@ibrahimosman1344 4 жыл бұрын
Ader fanki dhiiri gelin uma baahne heestad qaadeyso iyo codkagu hadanu sax ahayn waa maya adoo sida xoolaha u ciyey inaan haa ku dhaho wa khalad
@ugbaadcali6499
@ugbaadcali6499 4 жыл бұрын
Macalin akhiro waa halis
@naimaabdi5629
@naimaabdi5629 5 жыл бұрын
Horta ninkan maya un laga af gartay mesha ha laga qabto. Xata caruurta qalbiga uma dhisaayo maya qalalan un buu soo doorayaa
@raxmosheikhsalah6355
@raxmosheikhsalah6355 5 жыл бұрын
Ma ila aragtey
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 5 жыл бұрын
naima abdi maxaa karabtaa kuwii kale jac kudhajiyay myadiisa faido weyn uma leh hhhh
@madadaalotv24
@madadaalotv24 5 жыл бұрын
Hhhhhh Naima walaahi waa iga qoslisay, laakiin waa loo baahanyahay qof meesha shida, meesha wuu shidaa.
@lndhodeeq5534
@lndhodeeq5534 4 жыл бұрын
Wuu saxsanyahay dadka waa in laka reebaa
@jubileeireland4910
@jubileeireland4910 4 жыл бұрын
Odeygu waa abwaan macalin iyo laxamiiste isku wada darsaday magaciisuna waa cabdirisaaq axmed geedi aaqiro
@silentmoviesofficial1291
@silentmoviesofficial1291 5 жыл бұрын
Naaagaha waawayn ee xijaaban eee waashay maxay ahaayeen
@kaltoumwaiss2763
@kaltoumwaiss2763 4 жыл бұрын
Illahay khatumada kheyr nogu khatim amiin
@abdinassercadaala751
@abdinassercadaala751 5 жыл бұрын
Hadii barnamijkan hargeysa ama waqooyi ga lagu qaban lahaa wlhi fanaanin cajiib ah ayaa la heli lahaa
@shabcaanabdi7757
@shabcaanabdi7757 4 жыл бұрын
Odagan timah wawani ee ramah lihi ee inak walan uu eg mesha ha lag saro waaa abah inayad jaabak
@halimamahamud1995
@halimamahamud1995 4 жыл бұрын
Hhh
@hamdaafgooye1648
@hamdaafgooye1648 4 жыл бұрын
Habrahaan ma hadeer bay rabaan in ay iisoo noqodaan fanaaniin jah
@asiyabile12
@asiyabile12 4 жыл бұрын
Ninkan shaadhka huruuda ah xidhan wuxuu u eegyahay macalin noo dhigi jiray maadada somaliga 2009, Blooming school, hargeisa
@hafzacadey4710
@hafzacadey4710 4 жыл бұрын
Hoyoyinka hal wano an siinaa ilmaha yey deris tuuryees indinka naqan intaa waxan daba ordesiin🙏🙏🙏🙏 plz guriga joge ilmaha tarbiyada bara👈👈👈
@deeqofarax8910
@deeqofarax8910 5 жыл бұрын
gabadha labaad m.a keep going alpo
@niilow8344
@niilow8344 5 жыл бұрын
From Mozambique alta malocue
@naciimacaydaruus4104
@naciimacaydaruus4104 4 жыл бұрын
Hhhhhhh Allow SahaL Dadkan La Moodo in budh lala dhacay
@indhadeeqaabdi326
@indhadeeqaabdi326 5 жыл бұрын
Tii gabadh aheed heestii magool quruxdii nabi yuusuf uga dhagtay 😂😂😂
@amranabdukadir2686
@amranabdukadir2686 5 жыл бұрын
Taasey isku arkeen hhh
@indhadeeqaabdi326
@indhadeeqaabdi326 5 жыл бұрын
Haa abyo 😂😂
@maryamaruunchannel6176
@maryamaruunchannel6176 5 жыл бұрын
2gabdhood kumaqlay aniga
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Heestaasi ayay habluhu u bateen 🤣🤣
@indhadeeqaabdi326
@indhadeeqaabdi326 4 жыл бұрын
@@khadarcasoodofficial5314 haa
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
Oo dad waaweeyn baaba kujira oo sacadan fan utartamaaya alow Sahel amuuraha
@abdishakurmohamed9361
@abdishakurmohamed9361 5 жыл бұрын
GUDIDA HALA BADALO NIO HAAAA HAAAA HAAAA UNBEY ISKA LEE YIHIINE
@LAYAABFILMS
@LAYAABFILMS 5 жыл бұрын
Wlal subscribe isaar
@nalakanuraka655
@nalakanuraka655 4 жыл бұрын
Ee hoyoyinka maxishodanoo yaab war isaku xishood subxalaaah
@argsanibrahim495
@argsanibrahim495 5 жыл бұрын
tii gabar eheed hees jcl leeyba uga dhatay iyo tuugsi yaa rabi na astuur
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
Aakhiro Garsoorkaaga Ka Fiirso Walaaal , Qaar Aan Uqalmine Haaa Ayaa Leedahay , Kuwo Uqalmana Maya Maya Ayaa Leedahay , Marka Isjilci Xoogaa .
@djfarhan2021
@djfarhan2021 4 жыл бұрын
Dadkan ayaa caasimad Ku nool isma odhanaysid stylka shidan inta Ila aragtay like saara 😂
@mohamedabdikafiahmed4711
@mohamedabdikafiahmed4711 4 жыл бұрын
Heesta sahro ee waad iquursaneysaa gabdhaas malasocotaa reply soogal
@abdifitahmohamedahmed3477
@abdifitahmohamedahmed3477 5 жыл бұрын
Hormar wcn barbaalis
@niciimahaazhi250
@niciimahaazhi250 4 жыл бұрын
MEEZHAN TartaN maHee wa xaraapayzi🤣🤣🤣🤣🤣
@happygrilbeautyofficial6532
@happygrilbeautyofficial6532 4 жыл бұрын
Somali got talent ma saaan baa maya lala so bodaayo iyo Haa horta waxad sameysan qofka niyada Halo dhiso shacurtiis dadalkiis waqtikiis uma had celsha kadiib Amaaan yare u dhex geliya kadiib aniga xageyga maya dheh jilka danbe niyada ya laga jabin anigo kale talent keyga cabsi baad iga galiseyn.wlhi😥
@sahraabdi9198
@sahraabdi9198 4 жыл бұрын
Odaygaan dhibadanaa timaha dheer
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 жыл бұрын
Hargaysa ma ka imada cod wan isku hubaaye
@nastaislow8326
@nastaislow8326 5 жыл бұрын
Axsaan ismaya yaqay naga daya qobtan iyo qacdan maxaa jingad miyaa mesha laga dhisayaa iska hagajiya yaqay ima ila araktay in meshan wax laga garacayo dee hadala idinkuna angu wadnkii ma jogno halkan ban ka dawanenaye
@lorriofficial3693
@lorriofficial3693 5 жыл бұрын
Meezhan dadka ha ku waalina wax khyr leh ku tar tantiiya
@maandeeqofficial511
@maandeeqofficial511 5 жыл бұрын
Iso boqda baqil nimada dhafee
@xaawokiin3852
@xaawokiin3852 5 жыл бұрын
Dadki dhan ma fanan ayay noqon raban talent kan ka fcn malawayet
@duflesomali2956
@duflesomali2956 5 жыл бұрын
GaBaDHa uGu Horeyso Wuu iGa Gadmayay codkeeda👍👍💖
@nalkaali1702
@nalkaali1702 5 жыл бұрын
Midkaan foosha xunaa unacay tartankaan o qof kasto maya dhahaayo 🤣🤣🤣
@shukrifaarax4177
@shukrifaarax4177 4 жыл бұрын
waxaan oo buur buur ah ma inay heezaan ayay rapaaan
@galowjama7244
@galowjama7244 4 жыл бұрын
Qoladan gudidu qimaynta way ku degdegayaan islama haystaa inta ila argtay like igu qabo reer muqdisho
@farxiyoclaahi9019
@farxiyoclaahi9019 4 жыл бұрын
Uuf war waamaxay dadku warmaa qaadaan fanaanka weeen ee hortiina fadhiyo heestiisa aniga ii balamiya hhhhh anaa koobi socdo ehe hhh
@engineerwanyaama476
@engineerwanyaama476 5 жыл бұрын
Wxn rabaa garsooraha dhexa magaciisa wllyal
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Part 7
20:06
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 589 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 26 МЛН
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 1,5 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
DAAWO : Xafladda Gaba Gabada Barnaamijka Tartanka Fanka Iyo Fanaaniinta
1:25:12
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Wareegii Labaad Part 4
26:14
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 177 М.
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Part 4
27:31
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 337 М.
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Part 5
30:47
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 570 М.
Barnaammijka Milicsiga Fanka
43:36
RTD WEB TV
Рет қаралды 62 М.
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Qeytii Sadaxaad Part 3
23:46
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 298 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 26 МЛН