Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Qeytii Sadaxaad Part 3

  Рет қаралды 298,487

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

4 жыл бұрын

Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

Пікірлер: 899
@shiineabdirashiid3717
@shiineabdirashiid3717 4 жыл бұрын
Anigu quraankan Ku tartami lahaa Ee walaal like igu tuuji
@maamaraaxo5089
@maamaraaxo5089 2 жыл бұрын
1
@mattanahasweden9251
@mattanahasweden9251 4 жыл бұрын
War niyow heesuhu wax idiin tari mayaneh ee quraanka akhrista ina lilah 😭😭😭😭😭😭😭ilaahay ka cabsada wllyl 😭😭😭😭
@channelkaummada6498
@channelkaummada6498 4 жыл бұрын
Walaalyaal waa iga waano qasab ma ahan muslimiin ayaa nahay waxaana leenahay ALLAH💗💗❤❤ ayaan aaminsanahay hadana kumadhaqano shareecada islaamka xasuusnoow qoolka eebe "و ما أتاكم الرسول فخذوه و ما نهاكم عنه فانتهوا" maanta maxaa kudhaqameynaa wax uu soo alifay dantis magartey aakhiri moog ah hadallo iskudardaray oo music kusoodaray intaan dhageysano ayaan leenahy imaada aan kutartanno meesha aan kutartami lahayn qoolka eebe waxaan kutartamaynaa qoolka qof anagoo kale ah wllyal alle suubane waxbaa na amray waxna waa naga reebey wixii alle na amray inaan kudhaqanno maxaa inaygu fiican❤❤❤❤❤❤❤❤❤💔💔💗💚💗💚💗💚💚💗 Kuwa halkan codka xume kula qaylinayaan alah kabaqa waxaan KZbin waa kujirayaan dambigaagu waa sii socanayaa illa ad katowbad keentiin Hadaba hoaanku waa dhankaaga ma waxaad doonayssa kuwii alle kuyirahday una balanqaday jannada firdowsa ama loo balan qaaday saqara iyo saciira فالعزم لك wan idin jeclahay dhamaantiinaa💗💗💗💚💚💚💚💚💔💖💖💖❤💚💖💚💖💗💚💖💚💖💖💖💖💖💚💗
@ukhtimaxamed4530
@ukhtimaxamed4530 4 жыл бұрын
Alle haka ajirsiiyo wll alle hanaso hadeyo anagana xaqa alle Hana tusiyo
@fartahaaji1337
@fartahaaji1337 4 жыл бұрын
Masha alah waligey qof comment sobixiyay like uma sarin aad ayan uladhacay sidad wano usisay inti wano qadaneyso waa foolxumo sidaas soma dhaweyn barnamijkaan wayoo waa dhaqan an dinta islam sal iyo raad tona kulaheyn oo lagaso guriyay galada alahuma najeyna
@husseinisse346
@husseinisse346 4 жыл бұрын
Thank you bro ilaahey ha inagu hanuuniyo wanaaga
@daliyaqueen7177
@daliyaqueen7177 4 жыл бұрын
PES TRICK CHANNEL masha Allah
@nalleybintuahmed5198
@nalleybintuahmed5198 4 жыл бұрын
Maasha allaaah wll wlh xaqiiqadaa ka hadashay allow diinta dadkaaga si qaldan bay u fahmeyne si wngsn u fahamsii o wadada saxda ah inagu wada hanuunii
@jimcalemaxamed516
@jimcalemaxamed516 4 жыл бұрын
Intaa Khayrka iyo Wanga jecela like dheh aniga
@hodanhure7847
@hodanhure7847 4 жыл бұрын
O Hada umadan MA fankay gediy uso yihiiin 😂
@11stars26
@11stars26 4 жыл бұрын
Kudiga hddii aad layaabtay ineey iska ciyaaraynan oo aaysan qiimeyn khibrad u lahayn like igu qabo👍👍
@cabdisamadiidmuuse5271
@cabdisamadiidmuuse5271 4 жыл бұрын
Yes yes kugu racay
@zamirbadanmaaida6225
@zamirbadanmaaida6225 4 жыл бұрын
11 Stars hhhhhh mayeee magacaaga Layaabay
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 4 жыл бұрын
kkkkkkk kuwani gudi in lagu sheego maba mudno
@anchalshrivstar5055
@anchalshrivstar5055 4 жыл бұрын
waxan yaa meesha ka qabta malahan garsoorku police😂😂😂😂😂😂😂
@sahalbashash3725
@sahalbashash3725 4 жыл бұрын
Iikar baan si fiican u garanayaa waa nin wax badan soo shaqeeyay...labada oday waa fiican yihiin xaqiiqdi.
@zuzziismail6187
@zuzziismail6187 4 жыл бұрын
The first girl nailed actually najma xassan Ibrahim got my voice defo mansha Allah...
@ikranittachannel9472
@ikranittachannel9472 4 жыл бұрын
Balblrka walshed
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 4 жыл бұрын
Inta ay qosol dartii indhuhu casaadeen like igu qabo😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@rnproduction4503
@rnproduction4503 4 жыл бұрын
kkkkk
@sagaalsaeedsamtar7474
@sagaalsaeedsamtar7474 4 жыл бұрын
Qosal mise qosal gariir ayaaa igu dhacaay wlhi meeshan qosol ayaan u soo doontaa
@xasangarama7037
@xasangarama7037 4 жыл бұрын
Kkk
@saidyusuf4058
@saidyusuf4058 4 жыл бұрын
Ana kamid ah
@nevergiveup4012
@nevergiveup4012 4 жыл бұрын
Indho mad odhane kalyaha naburburay laxawla wala qurata ila billah
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 4 жыл бұрын
Allahu akbar walalayaal Illah kabaqa ee iskadaafa heesaha, codkiina mcn Quranka ku aqriya illah aya faraj idinfuraaya ee please iskadaafa heesaha. Allah yahdiik
@soomaalichiefofficial8021
@soomaalichiefofficial8021 4 жыл бұрын
dhalinyada saan uma fcna mustqabal uma aha dhalintarow iska dhafa sidaan fikiria inta janiska heysatan ka faaideysta mustqabalkina ka fikira i love all my somaliweyn 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍😍🙏
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 жыл бұрын
Hda tartan quran hda qabatan intan qalqi iskuma imanayan wlhi wll ddka wanga uhorsed🙏
@liibaanaxmad5935
@liibaanaxmad5935 4 жыл бұрын
ilhaan 0fficiall waa sx ben kuma shegin wll
@kaftaniyosheeko8986
@kaftaniyosheeko8986 4 жыл бұрын
adne ma fiirsateee hhhhh
@suhaybcmy9234
@suhaybcmy9234 4 жыл бұрын
Teet
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial 4 жыл бұрын
1:20 ---- Inaba Caadi Ma Ahan GabarTaan Masha Allah
@zalmaanhussein7752
@zalmaanhussein7752 4 жыл бұрын
Wll hadad hooyo mcn jeceshahay like igu qabo
@zalmaanhussein7752
@zalmaanhussein7752 4 жыл бұрын
@chanalka maanka waaa diyaaaaar zxp
@farxadhaayechannel8116
@farxadhaayechannel8116 4 жыл бұрын
Lph kusaaray adna isaar
@maankaahmed6006
@maankaahmed6006 4 жыл бұрын
Hooyo hadad aabo ku badali laheed waan ku saari lahaa 😬😬😬😬😬
@zalmaanhussein7752
@zalmaanhussein7752 4 жыл бұрын
@@maankaahmed6006🧕👲 waa isku mid pro lkn hooyo waa qali 🧕
@mohamedadan6004
@mohamedadan6004 4 жыл бұрын
Saxib aan kuweydiyo like taan maxa lagaa helaa wan yabee
@mosalamuni4456
@mosalamuni4456 4 жыл бұрын
Inanta uhoraysa najmo fankeedu waa dhamaystiran yahay👌👌👌👌
@ismailkaariye672
@ismailkaariye672 4 жыл бұрын
Somaalaay Anigu waxan layabaa fanka somalidu maxey san ugu jecelyihiin ayagoo og fan in u san faido laheyn aduun iyo aaqiraba. Subaxanallah allow so hanuuni umadeena oo inta fanka ku walatay alllow waxaa jiro wax yabo badan oo aduun iyo aaqiraba ay ku faidayaan ee allow tusi wax yabahaas umadeena somaliyeed❤💯🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@leylamahad4703
@leylamahad4703 4 жыл бұрын
Meeshaan tartan heeso maaaha ee waa meel qof walbo uu dareenkii kusoobadhigo
@aishamohamed1522
@aishamohamed1522 4 жыл бұрын
Kkkkkk qof walba meeshii laga hayey buu taabtay miyaa leedahay kkkkk
@celebrity-people4770
@celebrity-people4770 4 жыл бұрын
Aniga waanba yaabee reer hoolwadag fan miyee ciil u qabaan waa tan wixii gabar ahaa oo dhan hees ku yaacee
@mohamednourhappy-qeys5805
@mohamednourhappy-qeys5805 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@yazirmucaazhaqboy7458
@yazirmucaazhaqboy7458 4 жыл бұрын
KU wan miyaa fanaadaha zooo zcda walalayalow hlkiina ngama joogtidooo ani matagi rapaa CIDI igu raaczan like io comment 🤪🤪🤪🤪
@sagalaxmed2551
@sagalaxmed2551 4 жыл бұрын
Wax fican iney ku tartamayan maka taqanaa quranka ku tartama
@abdallagullwarsame3818
@abdallagullwarsame3818 4 жыл бұрын
TARTANKA MUNKARKA, IYO KA LUMINTA WADADA LIIBAANTA. ITAQILLAH ALLE HALAGA BAQO. WAXAN ILAAH RAALI KAMA AHEE
@asiaxasan4057
@asiaxasan4057 4 жыл бұрын
Hhhhhhh manooli alla beerka gudiga HAA HAA HAA kulahaa Iyo dad ooyaya 😂😂😂😂
@muquteste8443
@muquteste8443 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@zamzamwarsame7932
@zamzamwarsame7932 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@arafatyussuf6325
@arafatyussuf6325 4 жыл бұрын
Dadkaan meesha laga soo aruurshay hadaa la yaaabty like dhac 😂😂😂
@aishachannel8510
@aishachannel8510 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@nawaalqurux2553
@nawaalqurux2553 4 жыл бұрын
War Alle Hallaga Paqo oo Dhalinta Yaan Laqaldin Naar Yaan loohorseedin 😭😭😭
@shacnihussein6898
@shacnihussein6898 4 жыл бұрын
Wlhi beenta maaha alle hayna hanuuniyo
@muxuboaxmedmuxubo2389
@muxuboaxmedmuxubo2389 4 жыл бұрын
Msha Allah reer muqdsho sidey ujecelyhin somlilnd ,wykamuqta clnkodi baywdasitan,ale hamideyo somli melwbay jogto
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 4 жыл бұрын
Aadbaan uga xumahay dhallinta inaa sidn ugu dheeshaan😰
@dougless8783
@dougless8783 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@habonmuse1365
@habonmuse1365 4 жыл бұрын
Hablahan kolayba Waala danbaajiye dadkiii heesaha soo xifdisiyay May xijaabadan ka so saraan Oo so hagajiyaan ineel dugsi ma tagayaane
@abrahammo497
@abrahammo497 4 жыл бұрын
Hees iiix lagu dhex dhahayO inta ka arkay Hada ado kabO la'aan dawaneysid waliba sariirta jiiftid like saar 👑😂😂😂😂🙆‍♂️
@abdulahitakar5029
@abdulahitakar5029 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@dheemansheikh4219
@dheemansheikh4219 4 жыл бұрын
Kkkk 🤣🤣😂😂kabo la aan suuxe😂😂😂😂
@ladanadam5914
@ladanadam5914 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@ladanadam5914
@ladanadam5914 4 жыл бұрын
Yaa quraanka tatran noogu qabto ilaahay ajir hakasiiyee
@dheemansheikh4219
@dheemansheikh4219 4 жыл бұрын
@@ladanadam5914 wlhi aniga ayaa number one nuqolha🤔🤔🤔🙄🙄😍😏🧕🧕☝️☝️☝️
@farhiyamohamud9444
@farhiyamohamud9444 4 жыл бұрын
Qatumo xumo masha allah laleyahay meshan ayan ku arka
@odayjama1829
@odayjama1829 4 жыл бұрын
Dadku maysan somaali ahayn quruxdii somaalida kama muuqatoh Kuwan qof kama qateen waa dadkii ugu liitay oo fanka uma qalmaan
@sabirincabdiraxman3501
@sabirincabdiraxman3501 4 жыл бұрын
Mulki saxibtee Masha allh Haaa haaa haaa Wat uqalant❤❤❤❤❤❤
@xamaraaweshow6797
@xamaraaweshow6797 4 жыл бұрын
Gabadha heesta fartuun birimo top waye
@suweydaquruuxqarankasomali8200
@suweydaquruuxqarankasomali8200 4 жыл бұрын
Wlh cadi maha shacabka reer muqdusho viva dadkeygow
@nahwaabshir6707
@nahwaabshir6707 4 жыл бұрын
Wlh intan firsanaye vediogi ugu gbdho qurxana ugu cod mcnaa wa kan m.a
@naimaali1108
@naimaali1108 4 жыл бұрын
Allow an hees xafidin maa quraan xafido subxanallah
@bigstonez
@bigstonez 4 жыл бұрын
Ka baax doqonyo
@simansiman4012
@simansiman4012 4 жыл бұрын
Allhu akbar dad kii bey ba sii luminayan
@hassanturki2048
@hassanturki2048 4 жыл бұрын
kkk dheeshii nadiireey heestii binti ku qaadee
@mulkimulki5968
@mulkimulki5968 3 жыл бұрын
Yaaaa been ha iga shiigin
@iqramohamed3575
@iqramohamed3575 4 жыл бұрын
masha allaah Abwanadena bulsho group najmo horay u soco
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 4 жыл бұрын
Very good maxed mooge wiilkaa haa dhiiri gelin iyo action in loo saxuu u baahan yahay
@hamdanuura1660
@hamdanuura1660 4 жыл бұрын
Inanta 1aad Waa diyaaarsanthy Fananad lahubo👌👌
@abdulahitakar5029
@abdulahitakar5029 4 жыл бұрын
Maanta ka hor ma arag dad fan u tartamaya oo ooyaya 😂😂😂😂
@mohamoodibrahim30
@mohamoodibrahim30 4 жыл бұрын
Nasteexo Bashiir so cute midab Rasmiya iyo isku kalsoonaan.
@Ahmed.Hassan49
@Ahmed.Hassan49 4 жыл бұрын
Odayga cad cidii haa la dhoho waa haa 😂😂😂 Wixii maya ah waa maya 😁😁😁😁
@ziyadal-alim3138
@ziyadal-alim3138 4 жыл бұрын
Hahahaha waruuntaa
@mukhtaarosman783
@mukhtaarosman783 4 жыл бұрын
Haa ku lahaaa inanta sadexaad xataaa meel kma so galayso fanaanimo
@Sooyaalka.dunida
@Sooyaalka.dunida 4 жыл бұрын
Degmada hodan iney masraxa ku badan yihiin hadiii ila aragtay like iisaar
@fihiimahassanoffical4260
@fihiimahassanoffical4260 4 жыл бұрын
I like wlhi innta ka socotay war-dhiigley💋💋💋♥️🔥
@cmhayir6240
@cmhayir6240 4 жыл бұрын
gabarta qaaday heesta khadra omar dhuule waley uqalanta fanka inta igu racsan like iyo subscribe isaara la isma xasdeee
@abdisamednour3404
@abdisamednour3404 4 жыл бұрын
Wuxuba waa fartuun balbaldhka war hablaha reer waqoyi dhagaysta
@ruuxiiraap3053
@ruuxiiraap3053 4 жыл бұрын
dadkan dhan meesha iskugu keenteen ana ka cod mcn Lkn hees uma Quuro codkyga Quraanka iga badan❤
@queeninqassim1331
@queeninqassim1331 4 жыл бұрын
Inalilah waar ilamah ama dadak imka so koryo ha horseediinah cadabtah ilhey ka baaqa 😰😰
@umamaxamed3705
@umamaxamed3705 4 жыл бұрын
wllayaal tartanka heesaha tartan quraan ku badala kheyrka kashaqeya 2mitir aa nasugeyso iyo xisaab aakhiro
@zakariyemudey9323
@zakariyemudey9323 4 жыл бұрын
heetii nasiibka ha igu kaa simo wllhi waan ka helay👏👏👏👏
@munaindhoofficial234
@munaindhoofficial234 4 жыл бұрын
Walalahay SUBSCRIBE isaaara 400 igadhiman 1000 mahadsanid hadaad soboqatO
@farxiyofankafarxiyo2371
@farxiyofankafarxiyo2371 4 жыл бұрын
Wllh ani ahn teyda hdii heesta lgu tartamato iyo hdii qur aan lgu tartamyaba ma imaden
@mugtarmo4941
@mugtarmo4941 4 жыл бұрын
allaaaa allaaaa waxay islaamuhu yaaap badanaaa 🤔 gacana idiin taagay✋
@fahadhassan2913
@fahadhassan2913 4 жыл бұрын
Haa. Haa. Haa. Codka. Masraxa. indha adeega.
@asmaladan4535
@asmaladan4535 4 жыл бұрын
Wa xertiii Balbalaadhka😂😂😂
@khaalidmohamedindhoskhaali766
@khaalidmohamedindhoskhaali766 4 жыл бұрын
haaa balbalrka waa gabasheba
@caliiabukar4541
@caliiabukar4541 4 жыл бұрын
Gawadhii ugu ficneed wad bareebteen ha xishooto lakiin cod ay leedahay nuuro
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 4 жыл бұрын
Calii Abukar soo maaha wallhi aad beey u codmacaneed markaaseey kuwo cabaadaya haa lee yihiin war waxaan gudi maahan
@fatimamohamud7661
@fatimamohamud7661 4 жыл бұрын
Alla ilmaha yar wax wngsn halagu tar tansiiyo
@haloyeooakhaliif9134
@haloyeooakhaliif9134 4 жыл бұрын
Farxiya ciise maxmuud Qofkii tagersan like Heestii fartuun birimo 🎧🎧🎧🎧🎧🎧🎧🎧🎧
@Deeqagobaad2023
@Deeqagobaad2023 4 жыл бұрын
Dagmada suuqa xolaha dadkeedii meday wax u tar tamaayo rabaaa
@neyruushassan6525
@neyruushassan6525 4 жыл бұрын
Abyo anaa utartami lahaa lkin sorry wan ka maqanahy
@Deeqagobaad2023
@Deeqagobaad2023 4 жыл бұрын
Haaa dhibmaleh wlashey
@zamzammohamed3927
@zamzammohamed3927 4 жыл бұрын
Dadkan waaweyn ee aad moodo inay quraan ka baxayaan ee xijaabka xidhan hadana heesaha qaadayaa waan yaabay.
@romanticpoywofficial6479
@romanticpoywofficial6479 4 жыл бұрын
gabadha kowad io tan labaad banankoda ku dhacen👌👌✔✅✔✔✔
@fowziahuseeinwehliye4356
@fowziahuseeinwehliye4356 4 жыл бұрын
Alle kabaqa walalay gabdhaha ha hodina gabar waa hooyo somaliyed xishod baa loga bahan yahe gabdhaha calan ben ha ulolina
@amruunmohed739
@amruunmohed739 4 жыл бұрын
Waaaaw gabadha uhoreysa wanka helay codkeda
@MrQoolaab
@MrQoolaab 4 жыл бұрын
Wax walba waxaa iiga daran gabadhihii oodhan madaxaa weynaaday.Subhana allaah.
@aishachannel8510
@aishachannel8510 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@caydrusxassan2235
@caydrusxassan2235 4 жыл бұрын
Najmo xasan Ibrahim iso qabta waa walshay
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 4 жыл бұрын
Heesta fartuun birimo maleha waa heesti sahra axmed jaamac
@altenayanleh4425
@altenayanleh4425 4 жыл бұрын
Guddiga iyo dhallinyarada dhabarkiinna ku qoran iska saxa. Mahadsanidiin
@kingAjmedia
@kingAjmedia 4 жыл бұрын
Msha Allah tartankan wanso dhawenaya hibada jiilka cusub
@mohamedmohamud6712
@mohamedmohamud6712 4 жыл бұрын
War waxan gudi mahee mesha isaga taga dheh ama dadka runta usheega
@maryandhibka1818
@maryandhibka1818 4 жыл бұрын
Wll gabdhaha ha fidneynina in aad sida galada iekeisukuneysiin
@faisaofficial9833
@faisaofficial9833 4 жыл бұрын
Wiilka u horeya anigana haa haa 👌👆👆👆
@serabtaserabta1299
@serabtaserabta1299 4 жыл бұрын
Horay u socda wey ficanthy qofwaliba talantigiisa inuu soo bandhiga
@zaharentertainment225
@zaharentertainment225 4 жыл бұрын
Hormar wxn balbalaar studio
@Dooxajoog
@Dooxajoog 4 жыл бұрын
war maxa meshan gabar duqsi usoo goysay soo istagtay astaqfurullaah 😂😂😂😂😂
@habonabdillahi2717
@habonabdillahi2717 4 жыл бұрын
duqsi uso goysay xalaga wada wllow hhh
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 4 жыл бұрын
@@habonabdillahi2717 dugsi qur'aan ka ayuu kawadaa ayaan uu maleeyay
@85tyhirs42
@85tyhirs42 4 жыл бұрын
Subxanllah waxano dumara ma fananimay raban iska daya wakhtigina wax khayrle ku bedesha
@jamaalcali9002
@jamaalcali9002 4 жыл бұрын
Inta qaday kalgacaylku waa halis waan wataa
@dekaayaan4987
@dekaayaan4987 4 жыл бұрын
Ismaqal majiraaa waan idin tugaYaaaa. Reer xamarow dhipka naga dhaaafa
@salmanfantastic8883
@salmanfantastic8883 4 жыл бұрын
Mashallah inaanta xijaabka casanka sidata Iyo najmo ba ugu wngsan
@amaalnuuh1689
@amaalnuuh1689 4 жыл бұрын
9:00 wow wow wow 😍😍😍😍😍😍😍😍🙏
@foos4126
@foos4126 4 жыл бұрын
Maansha allaah.cadaalad daas.aa lara aah kuligood lama.xaqirin tartamayashii
@qamaribrahim8536
@qamaribrahim8536 4 жыл бұрын
20:24 sheko ayey iskaqabsate hahaha manshaAllah😂🤣😅
@masthiibrahim8417
@masthiibrahim8417 4 жыл бұрын
Dad badan Ayaa soo qoraya War Alle halaga baqo Alle in laga baqo loo mahadceliyo maalintii Aan noolnahay oo Aan neefsaneyno lagu shukriyo waxaadan naftaada u quurin qof BaniiAdam ah laguqaadin Wuxuu Alle nafaray si saxan kuraacno farxad iyo Nabad Taas Ayaa Alle kacabsi Ah. Xoogeenii iyo waqtigii uu Alle noogu deeqay waxaan kuluminay inaan Anaga hoos isku dhigno isdhibsano isdhameyno Qofka waxaa Abuuray Alle isaga hala xisaabtamo shaqada Alle iyo Abuurista Alle isagaa leh Ee Alle halaga cabsado
@osmaannoorabdirahman483
@osmaannoorabdirahman483 4 жыл бұрын
Sadexdaan qof talaabo sharci halaga qaado quraan tartan halaga dhigo
@faatuushfaraxsan1287
@faatuushfaraxsan1287 4 жыл бұрын
odaygii timo jilac ahaa maanta waxiisa waa haa
@fadumoabdi2512
@fadumoabdi2512 4 жыл бұрын
Somalia qabyaalad baa dishay caalamka waxaa layla dhahaa America talanta ma arkaysit magaala laa kiin Somalia magaaladii ugu magactareen
@abdirahmanmahamed597
@abdirahmanmahamed597 4 жыл бұрын
Meesha cod xume miyaa lagu tartamooyaa waxay waxan oo faladagan Team ah 😂😂😂😂
@saprinarasmi6303
@saprinarasmi6303 4 жыл бұрын
Nacala shay dankaga kuyaal ano idhihi icasaden bad adna faladagan iso xasusisay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@maryamomohmmd7839
@maryamomohmmd7839 4 жыл бұрын
Ree hool wadaag hees jcla sub xana allah
@sabirincabdiraxman3501
@sabirincabdiraxman3501 4 жыл бұрын
Gabadha 2aad fartuun birimo ban moday masha allh🤣🤣🤣🤣😂😂😂
@jawaahircismaan4584
@jawaahircismaan4584 4 жыл бұрын
Wooow nasteexo bashiir cod macn
@sakariyeabdikarimhaaji1201
@sakariyeabdikarimhaaji1201 4 жыл бұрын
7: 42 hhh ciyaal yaw ciyaalku dhalay maynu ciyaaraynay hhh fanaanad maaha ee waa F hh heesihi xabaalo wadareed ba lo qoday hh
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
Inanta 1aad codbay hysaa AniGa haa ayan leyy 😂😂😂
@channelkaummada6498
@channelkaummada6498 4 жыл бұрын
Walaal ha uqurxinin wllshaada xumaanta ee uqurxi kheyrka
@maxamed7258
@maxamed7258 4 жыл бұрын
Part 2 ayaa ugu talent fiican m.A
@hanaadiaxmed7838
@hanaadiaxmed7838 4 жыл бұрын
M.a wa barnamij ad iyo ad u fican sidi logu talagalay wu u socda Somaiyey cmnti xumada yan laydinku cadabin gudida shaqo wcn bad haysan alle haydinku asturo🙏
@esmahan143
@esmahan143 4 жыл бұрын
Cod xumo meel lagu tartamaayo aduunka laguma arag so funny😀😀😀😀😀😀😀
@abdulkhanabdulkhan2965
@abdulkhanabdulkhan2965 4 жыл бұрын
Dalkeneey ka bilawataay 😅😂😅😅😂😅😂😅 majirto
@faaraxdheere7277
@faaraxdheere7277 4 жыл бұрын
War bal dadkaan wada oyaya maxa kalifay may jikadooda iskaga dhex buuqan 😁😁😁😁😁
@engssafagude3070
@engssafagude3070 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ina_haajiyey
@ina_haajiyey 4 жыл бұрын
Anagoo balabarkaa io faladagan qaati ka tagnen aawa team dhan oo faladagan io balbalarka nagula soo dhisaya 😂😂😂😂😂😂😂😂
@nafisanfta5467
@nafisanfta5467 4 жыл бұрын
Inanta najma ahi fankeedo waa dhamestirinyhy m.A
@abdirizakyusuf8098
@abdirizakyusuf8098 4 жыл бұрын
Dadkaan aan arkey heeso looguma tala galine xaad u qasbeysiin, ari ciyaayo aad moodid war dintiina ku fara adeega waa aakhiro zamaane subxanalaah
@hidayoahmed6348
@hidayoahmed6348 4 жыл бұрын
Wagareey wagar 😂 😂 ar kuligiin waad guuleysateen ani iga soo doonta wxd rptiin bes lee naga dhaha😂😂😂😂 astaqfurllh 🙈
@mounajama7625
@mounajama7625 4 жыл бұрын
Hidayo Ahmed 😂😂😂
@msomahy9087
@msomahy9087 4 жыл бұрын
Wlhi beeen mahan yaa naga amusiya
@eqramohammed1559
@eqramohammed1559 4 жыл бұрын
Hhhhh wlhi waad iga qoslisay
@azizaziz5011
@azizaziz5011 4 жыл бұрын
Aar daawada oo Ku raaxaysta tartankii somaaliland
@umumaxamed9054
@umumaxamed9054 4 жыл бұрын
Ar hiboooy sami ana haaaaaaaa❤
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Part 5
30:47
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 569 М.
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Part 4
27:31
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 336 М.
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 6 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 34 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Qeybtii Labaad Part 2
27:05
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 371 М.
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Wareegii Labaad Part 4
26:14
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 176 М.
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Part 9
17:29
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 311 М.
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Part 6
18:23
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 258 М.
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Part 1
21:23
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 314 М.
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Wareegii Labaad Part 1
33:07
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 222 М.
TARTANKA MOGADISHU'S GOT TALENT PART 4
23:00
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 288 М.
MOGADISHU'S GOT TALENT PART 2
24:43
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 477 М.
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Wareegii Labaad Part 2
28:44
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 555 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 833 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 586 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,2 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 11 МЛН