Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Qeybtii Labaad Part 2

  Рет қаралды 371,744

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

Күн бұрын

Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

Пікірлер: 1 100
@Daysaneshow
@Daysaneshow 4 жыл бұрын
Aniga cod waa leyahay balse diin ku bartaa oo quraankan ku aqristaa dugsi dhigta alxamdulillah ❤😍💖
@zadampato7188
@zadampato7188 4 жыл бұрын
Masha allh wlo
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 4 жыл бұрын
Beentaas yaa ushegee
@ARINTEENA
@ARINTEENA 4 жыл бұрын
Abaayo rahma isoo booqo insha allah subscribe isaar
@safachannel684
@safachannel684 4 жыл бұрын
M.a xbbti
@zakariyemudey9323
@zakariyemudey9323 4 жыл бұрын
dhago waad lee dahay oo aad halkan muqal ku dhameeysatay moohoo😂😂😂
@samatarofficial9904
@samatarofficial9904 4 жыл бұрын
1Halka qof oo ugu Codka macanaa waaa Nastaho Abdikarin Ahmed 🎤🎧🇸🇴❤️❤️❤️ We love you sister 😍😍
@saynabqiijiye6106
@saynabqiijiye6106 4 жыл бұрын
Opao
@saynabqiijiye6106
@saynabqiijiye6106 4 жыл бұрын
,
@sacdiyoadan905
@sacdiyoadan905 4 жыл бұрын
wxaan iska dhafaa oo.quraan ku tar tama biliz waa iga codsi 👌👌
@ARINTEENA
@ARINTEENA 4 жыл бұрын
Xabiibti isoo booqo insha allah subscribe isaar mcnto
@sacdiyoadan905
@sacdiyoadan905 4 жыл бұрын
@@ARINTEENA mxaa soo galisa mcnto hye
@ARINTEENA
@ARINTEENA 4 жыл бұрын
@@sacdiyoadan905 wax walbo nii qanciyo wax yaalo ka faa ideesin
@sacdiyoadan905
@sacdiyoadan905 4 жыл бұрын
@@ARINTEENA hye abaayo wku saara
@ARINTEENA
@ARINTEENA 4 жыл бұрын
@@sacdiyoadan905 mahadsanid qaali inbadan
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 4 жыл бұрын
Inta aan tageersaneen heesa .oo QURAANka in lagu tarmo taageersan .LIKE EE SARA
@marwochannel3
@marwochannel3 4 жыл бұрын
Waaaaw WIIL kaan shaati madowga Inta taageerto like igu qabta👆👍❤️❤️❤️❤️💕💕
@ladanofficial
@ladanofficial 4 жыл бұрын
anika xata wan ku helay
@suhaybcmy9234
@suhaybcmy9234 4 жыл бұрын
Seew
@sihaambbe9544
@sihaambbe9544 4 жыл бұрын
Yasalaam yasalaam m.a wan ka helay wlka shatiga madow axyaa cod wlhi🔥🔥❤❤💯💯💯💯
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial 4 жыл бұрын
1:29 ----- Cumar Dhuule...Qadar Dhacay Canan Maleh QaladNa Waa La Sixi Jiray Inaba Caadi Ma Ahan
@dhiidhiiqulaaso
@dhiidhiiqulaaso 4 жыл бұрын
Sax waye lpx tagersanhy
@nuromohamed2413
@nuromohamed2413 4 жыл бұрын
M B
@hoydeedjecel8270
@hoydeedjecel8270 4 жыл бұрын
macha allh
@Xamuudi03
@Xamuudi03 4 жыл бұрын
Wiilka heesta Ahmed mooge qadaya bal ilaali bal wa diyaarsan yahy masha alah. Wa dadkii fanka loogu talagalay ibraahim mahadsanid
@augustinealwanga3029
@augustinealwanga3029 4 жыл бұрын
Fasahada kadaya dhalinyarada Allah kabaqa adinganah Allah haidin sohanuniyo dhaha quraan kutartama inta igu racsan like saar
@abdazz3325
@abdazz3325 4 жыл бұрын
Heestii Cumar dhuule Qadar dhacay caanaan maleh waan heesta ugu jeclahay cumar dhuule Alle Ya raxma
@fadumoalimaad6392
@fadumoalimaad6392 4 жыл бұрын
Kuwan waxay isoo xasusiyen marka an jikada ku jiro o an inta iska heeso hooyo inta naxdo o soo Orado ay dhihi jirty guriga in qof ku dhex dhimanayo ayan Moodaye ma fiyowdahay😂😂😂
@zir_naazir
@zir_naazir 4 жыл бұрын
Wx waln😂😂😂😂
@najmoadamdirie540
@najmoadamdirie540 4 жыл бұрын
Maandeeq Awoodii dumarka hhhhhhhh dcd uqosly wllhi
@fadumoalimaad6392
@fadumoalimaad6392 4 жыл бұрын
@@najmoadamdirie540 hhh way iga yaabiyeen
@nastehanalka874
@nastehanalka874 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh walhy dacd uqoslay
@shankaroonshankaroon7563
@shankaroonshankaroon7563 4 жыл бұрын
Hhhhhhh waad iga badesy walhi bilahi dacad aya u qoslay
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Aakhiro dhib weeyoo kama eed baxayside wiilkaasi waan qaatay wlhi ❤️👌
@hassanmahamud9658
@hassanmahamud9658 4 жыл бұрын
Aad baan uga xumahay in dhalinyaradeena heeso waqti looga qaado ilaahoow qalbigooda barashada diinta iyo inay waxbartaan ku hanuuni
@filsanabdi218
@filsanabdi218 4 жыл бұрын
Amiin Amiin yarabi
@iprahemabdi857
@iprahemabdi857 4 жыл бұрын
Xeybaro dadkan manda waxa u sheegtida
@user-ss3tu9pp8l
@user-ss3tu9pp8l 4 жыл бұрын
Hassan Mahamud l0
@ilwaddhalad8277
@ilwaddhalad8277 4 жыл бұрын
Hus qur'aanka adigu baro dadkani wey ka daaaleen af carabidee
@hassanmahamud9658
@hassanmahamud9658 4 жыл бұрын
Ilwad Dhalad subxanallah qu anka ilaah hadaad wax laga daalay ku tilmaantay jablinimada diinta kaa heyso ayay na tusaysaa xitaa cilmi kale kaama muuqdo qof maran oo aan mudneyn in loo jawaaba tahay Waxbaro waxaa tahay kuwa aan ka hadalnay Oo diin iyo cilmi kale ka aradan oo heesaha Iyo qaawnida iyo dad la caayo ilbaxnimada ka gashay waxaa tahat hadalkaaduu ka muuqdaa
@baroakhlaaq1783
@baroakhlaaq1783 4 жыл бұрын
*Subxanllaah Ku LaHaa Tartanka Heesaha ee jiilka Yar Yar Allh Meyshii Qu.aanka Lago Baraarojin Lahy aya Hees Lago Baararujiyey allow noo Danbi Dhaaaf*
@naciimahonestchenal3252
@naciimahonestchenal3252 4 жыл бұрын
Aaamiin
@ahmettsaed4522
@ahmettsaed4522 4 жыл бұрын
aamiin
@saynabaxmad7376
@saynabaxmad7376 4 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin yaa rabbi
@zahroabdi1753
@zahroabdi1753 4 жыл бұрын
Aaamiin
@zahroabdi1753
@zahroabdi1753 4 жыл бұрын
Yaarabi
@aminmowlid4502
@aminmowlid4502 4 жыл бұрын
Wiiilka Koowad Guleyso Boowe🙏
@shafeecyare9148
@shafeecyare9148 4 жыл бұрын
3:30
@nadacali4768
@nadacali4768 4 жыл бұрын
Kugu raacsanahy
@muunahassan2340
@muunahassan2340 4 жыл бұрын
Taratarnka quraanka kaqabgali lahaa insha Allah wansugay
@cayshofficial758
@cayshofficial758 4 жыл бұрын
Team of faladagan👏👏🤣wd ka baxsatey😅soo badi ardaydaada😅😅
@munamaanka5487
@munamaanka5487 4 жыл бұрын
Vivi degmadeyda deyniile ❣️
@abdulaahituraab2839
@abdulaahituraab2839 3 жыл бұрын
Waw
@yaaasalaamu1320
@yaaasalaamu1320 4 жыл бұрын
waxan ku faraxsanahy in muqdisho nabad lagu heesos taal masha allah allow no siyadi
@kowtherabdirzak5797
@kowtherabdirzak5797 4 жыл бұрын
CUNUGA AHMED MOOGE HEESTISA QADAYA IYO WIILKA CUMAR DHUULE TIISA QADAYA WAA TALENT DHALINYARO LEH KEEP GOING
@qaali_hani8498
@qaali_hani8498 4 жыл бұрын
Wiilka funaanad madowga Masha Allah keep going
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 4 жыл бұрын
Maan dhalinta yar towjiidka quranka ku tartaman oo cowkooda ku guuleysta abaal marin lagu siiyo laguna dhiiri geliyo intii ay hees ku tartami lahaayeen Ajarna laga shaqeyo oo aduunyo &aakhiraba faido laga helayo in taas ka shaqeysaan allaha awooda ha idin garansiyo aaaaamiin
@mimihammed9369
@mimihammed9369 4 жыл бұрын
Wiilasha masha Allah cod waa hayaaan gabdhaha gafuurka in lagu dhufto istahilaan qaarkod
@susulovesusulove5706
@susulovesusulove5706 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ifkanolosha8627
@ifkanolosha8627 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@lakiahmed8315
@lakiahmed8315 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk wlhi Qosol baad Igu dishay
@mimihammed9369
@mimihammed9369 4 жыл бұрын
ahmed kkkkk
@nooc7500
@nooc7500 4 жыл бұрын
😅😅😅😅
@superlula2674
@superlula2674 4 жыл бұрын
wow muqdisho dhalin ayaa ka soo baxday noolaada oo ilaah dhibka ha idinka dulqaado nuuraay3 qof ayaa ugu qatarsan heeska haduu samir wax tari lahaa 1 nuuraay 2 heeska mooge iyo cumar dhuule alla janadii fardowsa ha ka waraabiyo asiga iyo intii dhimatay ha tahriibina wax soo saarta oo al sheydiin geedkeeygalaan soo sheega si wadankeenu u dago dhalinyaro
@asharif5506
@asharif5506 4 жыл бұрын
Wiil cod macaan👏👏👏🌺🌺🌺🌺🌺😇💐😇💐💕
@maxamed7258
@maxamed7258 4 жыл бұрын
Salma Abdulahi Hodan A/karin Mohamed Fartun iyo wiilka ugu horeyay ayaa so bixi doona!! Codku isma qariyo.. 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@johnmaier1550
@johnmaier1550 4 жыл бұрын
Wilka u horeeyo cod macan ❤️hirmar wacan
@fadumomaxamed3733
@fadumomaxamed3733 4 жыл бұрын
Qureysho waaba gabar yaree wlh naag weyn an umalen jiray inti ila aragty iyada iyo codkeda ineysan islahen like dhac ha igu siso
@walaljiro8447
@walaljiro8447 4 жыл бұрын
Xaqiiqdii ibraahim caadi ma aha waxadba moodaa mooge 🙏👏
@razadahir2787
@razadahir2787 4 жыл бұрын
qosol dartiis wlhi waan ooyay 🤣🤣 qaar baad modaa iney ooynayan tolow yaa ceejinaya😂😂
@hanadlp9305
@hanadlp9305 4 жыл бұрын
Blse adi wey ka royihin ma la isdhihi karaa nh 🤔
@razadahir2787
@razadahir2787 4 жыл бұрын
@@hanadlp9305 😂😂😂 waxey ila tahay kuwii oynayay inad ka mitahay oo maya maya lagu lahaa😏😏
@hanadlp9305
@hanadlp9305 4 жыл бұрын
@@razadahir2787 😂😂😂 hees mapo aqn mxaa tagaaa waligey al hees ma xifdin e dadka ad niyada ka jabi neso idhibty leee
@amiraqurux2872
@amiraqurux2872 4 жыл бұрын
wlhi wan codmacanahay lkn inan heeso lagama yaabo.wayo sharaftayda jeclahay iyo magacayga 9 wiil ban 10 ku ahay magacooda ilaaliya ilaahay i abuurteyn rali igama ah diinteydana ima farin
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial 4 жыл бұрын
Masha Allah Sister
@liibanmohamud8626
@liibanmohamud8626 4 жыл бұрын
M.a abayo wlh sharafta 9 kaas wli adi kugu xiran thy allaha ku xafido
@nimomohammed8868
@nimomohammed8868 4 жыл бұрын
Monchallah wll allah haku barkayo
@susulovesusulove5706
@susulovesusulove5706 4 жыл бұрын
Samiiro mashallh walshey ale haku dayo meel dheer aad ka fikirte
@afitahmohamud8061
@afitahmohamud8061 4 жыл бұрын
H
@tasliimaxmed3507
@tasliimaxmed3507 4 жыл бұрын
wiilka ugu harey runtii qatar waaye😍😍😍
@istareexjellebare2645
@istareexjellebare2645 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk kinsi xaji heestadii kufsiga kuu dhacaa laa yabaay 😂😂😂😂😂😂😂
@maxamed7258
@maxamed7258 4 жыл бұрын
Innanta 17:20 Amina Cabdilahi u cod ekaa wow!! Wlhi BEST show talented kids Mashallah thank you 🙏
@najiibabshircilmi218
@najiibabshircilmi218 4 жыл бұрын
Dhanka gudiga waxaan dhihi lahaa qaapka aad qofka wax Isku dayey maya udhaheedaan wax kabadala sapptoo ah qof wax iskudayey in maya maya ladhaho qofka niyad jab dareemaa
@hayathassan5826
@hayathassan5826 4 жыл бұрын
Ilaahay waxna tuus dadku miyay sheekenayan mise way heesayan. Reer Muqdisho talent kale mise heesaha. Ilmadeerayaal reer Somaliland heesaha uu daaya waa taaladayda. No hard feelings
@farhiyamohamud9444
@farhiyamohamud9444 4 жыл бұрын
Illahow heeso an daneynin subxanallah
@khayrhesho4463
@khayrhesho4463 4 жыл бұрын
Wiilka ugu horeeya ayaan daawadey barnaamijkana waanka baxey😀😀😀😀
@munamaanka5487
@munamaanka5487 4 жыл бұрын
Deyniile ❣️🌸🌸
@hanadhanka5325
@hanadhanka5325 4 жыл бұрын
Hayeeey dooliga qadro reer dayniile wku wataaa Axsan cod ❣️❣️🎧🎧🎤🎤🎸🎻
@fadumaabdi2784
@fadumaabdi2784 4 жыл бұрын
Subxanallah rabbiyow umada noo hanuuni😭😭😭
@khadraabdirahman4533
@khadraabdirahman4533 4 жыл бұрын
Amin amin yaarabi wlll
@maryuumamousa3056
@maryuumamousa3056 4 жыл бұрын
اللهم آمين
@ilyaasabdi6352
@ilyaasabdi6352 4 жыл бұрын
Oo maxaad maslin walba u fiirsataa marka hadaad danbi u taqaan
@hoodohappyofficiall2438
@hoodohappyofficiall2438 4 жыл бұрын
Wiilka garamada modow m.a codkiisa aad uga helay😘😘😘
@mohamoudzhiine6184
@mohamoudzhiine6184 4 жыл бұрын
Dadka inti dayniLe tageersan like ta hayla dhafiina
@musemuse6648
@musemuse6648 4 жыл бұрын
Afarqooble qabiil kama weynaatan saan idiin aqaano
@hudasalaad113
@hudasalaad113 4 жыл бұрын
Markii tiyrtrka lafury wan umaly nayey inay mesha ka socto qld war ala labaqa ooo ugu yra dadka qer awlban dnbigii hore idnla baty illahy ha lo noqdo eka daya crurta dnbiga
@raxmomursal2699
@raxmomursal2699 4 жыл бұрын
Wiilka ugu horeeyah aad iyo aad uwatah🤩mzha allah
@aymanabdullahi8009
@aymanabdullahi8009 4 жыл бұрын
ii aamin marka airphone xirantahay aad hees dhagaysanaysid ad fanankana la qadaysid aadn xafada jogtid qofna kama cod macana.😂😂
@jakavic1034
@jakavic1034 4 жыл бұрын
Ayman Abdulahi Chanel hhhhhh mrka kalana hhhhh
@fathiosman6681
@fathiosman6681 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣walee iyo bilee markaas ayaa fashil ah dameer cml ayaa loo ciyaaa kkkkk
@nahwaabshir6707
@nahwaabshir6707 4 жыл бұрын
Wlh ben mahan camerada aka nexe hda cabzi baza ku imane
@hoobaan8674
@hoobaan8674 4 жыл бұрын
Asw dhaliinyaro wakhtiga ka faaiidasta Heeso faadiido maleh, khayr ayaan idiin rajeynayaa
@ifraaxhappy8669
@ifraaxhappy8669 4 жыл бұрын
Gabadha 2aad nefsasho bdna bisinke wllo meshn dadka gudoomiyaha Ka ah iyo anagu Samir badnina ilahow samirka no siydi 😢wiilka 1aad go forward bro♥️💋
@ARINTEENA
@ARINTEENA 4 жыл бұрын
Abaayo subscribe isaar channelkeyga
@dadkadalkadanta5592
@dadkadalkadanta5592 4 жыл бұрын
Wilka ugu horeya haaaaaa cod ayu siida inkastoy ku fcned ina Quranka ku Aqriso
@zamirbadanmaaida6225
@zamirbadanmaaida6225 4 жыл бұрын
ilaahow hees yaanay maskaxdaydu xafidin lkn wiilka kowaad qaraami Noogutuuray waa uga baxsaday hhhhhh
@abdirahmanabdullahi4561
@abdirahmanabdullahi4561 4 жыл бұрын
Hadii ruux dhagta lajaro gabadha fartuun eh waa top iyo wiilkii ugu horeeyay
@ugbaadmohamedali8849
@ugbaadmohamedali8849 4 жыл бұрын
Kuwa heesayaba waxa ka daran kan dhexda ku jiree mesha fadhiya badownimada camerda unbu egaya 😊😂
@Xamuudi03
@Xamuudi03 4 жыл бұрын
Waa badoow camera da ku cusub tahay.
@iqrairish8249
@iqrairish8249 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣anaba la yaaby
@axmedindho737
@axmedindho737 4 жыл бұрын
Ugbaad Mohamed Ali marku camerada hortaagna ee utartanka hibooyinka fannaaninta klinta 3xad kagalay carruurbad ahyd aaboy
@ahmedyasin4758
@ahmedyasin4758 4 жыл бұрын
Part 1 Camirada Ku Cusub Xariifkaan Ayaa Is Lahaa Part 2 Wali Waaba Sidiisii Indhaha Camirada Ku Haayaa Baadoow Waligiis Waa Baakaati Lee Hahahahaha😂😂😒
@musharafaxmedshariif5683
@musharafaxmedshariif5683 3 жыл бұрын
Haa re wqoyi leader mhooo🤪🤪
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Tan yare fartuun waxan ku xsuustay caawa tii yareyd ee Nawaal c.rashid ee reer gebilay ee 2015 ku jirtay somalilnd got talent inta ilaa fahantay like
@boqrandarwiish8831
@boqrandarwiish8831 4 жыл бұрын
Omg Wiilka Kowad Guulayso ❤🌹
@zokoromax1382
@zokoromax1382 4 жыл бұрын
Wilka shatiga madow wato waxaan dhihi lahaa waa fanankena sanadka horey usoco wll
@mashaallahnaciima2538
@mashaallahnaciima2538 4 жыл бұрын
Saddex shaydaan Allah umada ha idinka qabto xaqna ha idin garaysiiyo ubadka yaryar ee guryahooda ka soo saarysan Allah xaqa ha garansiiyo
@iqlaascali4665
@iqlaascali4665 4 жыл бұрын
Amiin amiin
@ilyaasabdi6352
@ilyaasabdi6352 4 жыл бұрын
Oo maxaad u fiirsataa maalin kasta marka
@zaprinazaprina4657
@zaprinazaprina4657 4 жыл бұрын
Wiilka qaadayo heesta Axmed mooge 👌👌👌 Jiliinka100/100 Codka100/100 Erayada100/100
@moskanomar2153
@moskanomar2153 4 жыл бұрын
Anigu cod wan leeyahey blse waali meel an kuso bandhiiGo ma heysTo rer muqdizho hadey lacagTa diyard iiga dhibayaan Halksban imanay 😂😍🤪❤️
@queenfatush7601
@queenfatush7601 4 жыл бұрын
Ani cml hhh🤣
@moskanomar2153
@moskanomar2153 4 жыл бұрын
Hhhh haahey abyo
@hamdanuura1660
@hamdanuura1660 4 жыл бұрын
Wiilka Uhoreeya Waa top👌👌👌😍
@yuuzufaden6735
@yuuzufaden6735 4 жыл бұрын
Hhhhhh Waaar ileen tanooo kale Meeshan maa laggu ooyayaayaa mise waa lagu heeesayaa😁😁😁😁
@msomahy9087
@msomahy9087 4 жыл бұрын
Alla gabdhaha cod iyo labisba meesha kuma hayaaan xishoodna warkiii day wax lataliya iyo wax ceshada ma wayeen marna wan qosla marna wan yaaba
@mumtazabdi8647
@mumtazabdi8647 4 жыл бұрын
In kharax latagay inmagafe latagay in gaalo wadatay in daragis latagay intii hartay na intaa loga yeeray wa yaan somali allaha na asturo👈
@ARINTEENA
@ARINTEENA 4 жыл бұрын
Please xabiibti subscribe isaar like mahadsanid
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 4 жыл бұрын
Wali imbaa hartay alx inta fcn baa badan
@husseinaxmed3602
@husseinaxmed3602 4 жыл бұрын
Dadkaan hadee fanaan rabaan iyo caaan ineee noqdaaan xasan top dakaan fananan weyn dhigaa kuwan niyada dilayaan iskadaya
@Sharoobo
@Sharoobo 4 жыл бұрын
War wiilka u horeeye e heesta cumar dhuule qaadayo plz waaan ka hele hada commentigayga aragtid wllow repley iso gal 😭😭 i like your voice wlhi♥️
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Wow waan kugu raacay halkeda ayuu dhigay kalsooni badan iyo codba waa haysta masha allah
@ibrahimHassan-lo7qh
@ibrahimHassan-lo7qh 4 жыл бұрын
Wuu keenay heesta sideeda
@firstboss3759
@firstboss3759 4 жыл бұрын
@Nasra Love Waykal abaayo mhadsnid ❤😘😂
@Sharoobo
@Sharoobo 4 жыл бұрын
@@firstboss3759 O run ahaa adigi miya aan iska ooye farxad darted wllo😭😭😭😭🤣🥰
@firstboss3759
@firstboss3759 4 жыл бұрын
@@Sharoobo May wllo ha ooyin e shaydanka iska nar Caadi waye wllo
@muhiyadin6816
@muhiyadin6816 4 жыл бұрын
Gabadha heesta Khadra Daahir qaaday caadi maaha 👍👍
@waberihassan7867
@waberihassan7867 4 жыл бұрын
Ibrahim hessti axmed mooge sii wanagsan 7:14👏🏻👏🏻
@ugbaadosmaan752
@ugbaadosmaan752 4 жыл бұрын
maasha allah wiilka ugu horeeya banaanka waaye cod ilaahay wuu siiyay 👏👏👏👌👌🖒🖒🖒
@amiirelhajji5639
@amiirelhajji5639 4 жыл бұрын
Midkan dhexda ku jiro muxuu camerada ilbiriqsi walbo u fiiriyaa 😂
@queenmeeza9707
@queenmeeza9707 4 жыл бұрын
waligii ma arag mindhaa 😂😂
@fathiosman6681
@fathiosman6681 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@ladaneey509
@ladaneey509 2 жыл бұрын
Hada ninkaa Wa caan KZbin bu joogay 😂😂😂😂
@muunahassan2340
@muunahassan2340 4 жыл бұрын
Ax meesa duriyadii rer sheikh isaxaaq bakamaqan like hayladhafina
@RCKY-OHX
@RCKY-OHX 4 жыл бұрын
Somalis back home are wildin bro. Wtf is going on back there?😂😂 Bisinka....👀
@asiaamir1221
@asiaamir1221 4 жыл бұрын
First boy is best
@sharmakeofficial2971
@sharmakeofficial2971 4 жыл бұрын
11:20 suweyda Codka ✔💯 Tenbada ✔💯 Jiliinka ➖ ayaa ka dhiman Keep going my sisster Kalsoonida baadi
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 4 жыл бұрын
Quraanka sidaa uguma sooyaacan😎
@amiishamoha8470
@amiishamoha8470 4 жыл бұрын
Inaan Ugu HorE wx Kle WEyeH HunO horE UsoCo ❤🤴 😂kuwa kle BaDan KooDU wllhi waaaba film ciyaaal BaD MoDin😂😂😂
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Tanaa u daran Allah ha u naxariistee kinsi x. Adan magaceeda odhan Kari wayday eed moodo waraabe yaroo wishiiriyaya aakhiro daacad weeyaan runtuu sheegayaa xaybaro wuu lugoynayaa kuwan xitaa midhaha way khaladay
@salmanfantastic8883
@salmanfantastic8883 4 жыл бұрын
Inanka sharka madow Inaba caadi ma ahan Keep going bro
@ayanmohamed567
@ayanmohamed567 4 жыл бұрын
❤️❤️👍
@nazrahazan2006
@nazrahazan2006 4 жыл бұрын
Inanka ugu horeya wllhi vod iyo badh ledy
@nuurmediaabdi4267
@nuurmediaabdi4267 4 жыл бұрын
7:24 ax ax fanan jira iga dheh codkiisa also 😻😻😻😻😻🙌🏽🙌🏽🙌🏽🙀🙀🙀
@daahirhaji1058
@daahirhaji1058 4 жыл бұрын
ALLAAH KABAQA MAXAN waxlugu Tartamo xees waa yaab
@hadajames1694
@hadajames1694 4 жыл бұрын
Kkklkkkkklkkkkkk reer xamara alah maxay hees kufsadeen iga amusa oo fanka ka xishooda oo dadba lehe udaya
@hamdanuura1660
@hamdanuura1660 4 жыл бұрын
Kiniiis Adam Naa bal magaca u sax fanadada😂😂😂
@farijany4594
@farijany4594 4 жыл бұрын
Kkkk
@mohameddaud769
@mohameddaud769 4 жыл бұрын
Aun Kinsi Xaaji Aadan Aw Hussein
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
Inanka ugu horeeya cod iyo badh masha aalaaah haduu codkaas iigu qaadi lahaa hal hees way fiicnaan lahayd😂❣️
@mohmoudimouzejama8107
@mohmoudimouzejama8107 4 жыл бұрын
Aar inanka dhaxee waX qiimaYnayaa ma reer somaliland baa😂
@ukberukber7743
@ukberukber7743 4 жыл бұрын
haa wllo tartamadii kasocday Somaliland ayuu sobaxay waa fanan Somaliland hadanan khaldanayn wllo
@mohmoudimouzejama8107
@mohmoudimouzejama8107 4 жыл бұрын
@@ukberukber7743 zx zxip gartY mahadsnd
@naimaabdillahielmi9804
@naimaabdillahielmi9804 4 жыл бұрын
Haaa walalo wuxuu kusoo baxay barnaamij ay nimca samriye soosaare ka aheyd hctv ayuu ka bixi jiray 2014 Yusuf xeybaro ayaa la yirahda
@AhmedHassan-zz6uy
@AhmedHassan-zz6uy 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad
@ladiifabintb7903
@ladiifabintb7903 4 жыл бұрын
Walee waan is idhi hoygi fanka
@abdullahimaxamedcali3164
@abdullahimaxamedcali3164 4 жыл бұрын
Wiilka shatiga madoow wallhi codkiisa caadi maha heesta wey igosocotey m.a wallka horey usoco 👏👏
@haniofficial1352
@haniofficial1352 4 жыл бұрын
Hada aragtid qoralkeyga plz SUBSCRIBE isar edo mahadsan wa codsi 😭😭😭😡😡
@romanioboy9725
@romanioboy9725 4 жыл бұрын
Kuu saaray
@haniofficial1352
@haniofficial1352 4 жыл бұрын
Ok
@somweelo9364
@somweelo9364 4 жыл бұрын
Edo isar adnh
@adnaanabdihassan4769
@adnaanabdihassan4769 4 жыл бұрын
Ku saray
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 жыл бұрын
Woooow inaba cadi ma ahan wilka cumar dhule heestisa qadaya
@abusalman1023
@abusalman1023 4 жыл бұрын
Kkkk dadkaan hadii ladhaho naar galitaanked aya lagu tartamaya wa lagu so yaaci laha ogow subxanallah bl dhibka meshaan ka Miro tolow bal ila ega subxanallah
@mariayusuf3041
@mariayusuf3041 4 жыл бұрын
Sulaalbawataa wadanka an rabo maku hees karaa wayo wadank ujaclahay waaaaaaa .......
@ananzee638
@ananzee638 4 жыл бұрын
ma tahay qof jacel inuu barto luuqada English-ka kuso biir channelkena ino sara subscribe mhdsanid
@naciimahonestchenal3252
@naciimahonestchenal3252 4 жыл бұрын
Ana iisaar
@umalkhyrmuse2472
@umalkhyrmuse2472 4 жыл бұрын
Ke wllo
@saamiyamohamett9858
@saamiyamohamett9858 4 жыл бұрын
Haaaa
@umalkhyrmuse2472
@umalkhyrmuse2472 4 жыл бұрын
@@saamiyamohamett9858 ok wllo thnkz
@bushraabdullahi267
@bushraabdullahi267 4 жыл бұрын
Yes
@jaiyupdi6718
@jaiyupdi6718 4 жыл бұрын
Yuusuf xaybaro brother Alle haku daayo
@simraaniise3168
@simraaniise3168 4 жыл бұрын
Oo dadkan hadi laqatey wlhi ani 100 mar aaa haa hela🤣🤣🤣
@abdulahihassan2402
@abdulahihassan2402 4 жыл бұрын
Wa isku ronate
@khaalidciifle217
@khaalidciifle217 4 жыл бұрын
Wiilka koowad taalent buu leeyaHaY masha alaH
@sharmakeofficial2971
@sharmakeofficial2971 4 жыл бұрын
8:00 Ibraahim faarah masha allah cod waad leedahay keep going bro kalsoonida baddi
@suleeqoali2774
@suleeqoali2774 4 жыл бұрын
☺☺
@khalidguntigab1175
@khalidguntigab1175 4 жыл бұрын
Good
@Minagamzel
@Minagamzel 4 жыл бұрын
Axmed moge ma ogtahy cadi maha wadka baxsatay wallahi mashallah
@asiamohamudsaed8118
@asiamohamudsaed8118 4 жыл бұрын
Hhh Reerxamarku waxn ka baqayaa inay malin dhaw wada fartuunbalbalrka noqdan
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 4 жыл бұрын
Asia Mohamud Saed hhhh wll waxbo nooma reebane
@yasmina9759
@yasmina9759 4 жыл бұрын
Rer waqoyi guna wda fananin bey noqden dadka jirada ya daweyn oo ya macalimin jiilka so baxy u noqon idinka dhan fan aa ku wda carartenee
@nasranuur4639
@nasranuur4639 4 жыл бұрын
wad iga qoslisiisay walal
@bileoday8982
@bileoday8982 4 жыл бұрын
Ninkan ugu horeeya maba xumee halkee ku hadhay tolow
@mohamedibrahim9485
@mohamedibrahim9485 4 жыл бұрын
Ilmaha qaar dugsi ayaay ka soo dhuunteen.
@ilwaddhalad8277
@ilwaddhalad8277 4 жыл бұрын
😂
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
Agah Agah oo hadan Agah Habalihii maxaa codka kaga wada dhacay😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Nasteexo yesssssssss💖💖💖💖
@naciimaburmad2355
@naciimaburmad2355 4 жыл бұрын
Reer koonfurow kufsiga kadaaya fanka dadkii reer somaliland ee hiba ulahaa fanka way idin maqlayanay xishooda walalayaa oo fanka ciyarta kadaaya
@almaahmed7417
@almaahmed7417 4 жыл бұрын
naciima burmad wlhi kuwena yaryar aya dhama dadkan lamoda in afsomaliga budh lagu baray😂😂😂😂
@lifewithmariam6814
@lifewithmariam6814 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣waaku taba baraneyna wllo ha inoo qabanin oo niyada noo dhis dee
@almaahmed7417
@almaahmed7417 4 жыл бұрын
Maryan Cali 😁😁hhhh hye iska wata hawshina
@nimcoahmed7821
@nimcoahmed7821 4 жыл бұрын
@@lifewithmariam6814 kkkkk hye
@fadumohusseinhassan4217
@fadumohusseinhassan4217 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ZA-oi9eu
@ZA-oi9eu 4 жыл бұрын
Maasha Allah macalin kaygii Cabdirisaq aakhiro 26 ilaahay ha ku xifdiyo macalin Reer 26 June secondry school 😃 yaaka jooga
@hafsanur172
@hafsanur172 4 жыл бұрын
Wlhi gabdhaha xijbka qabaa markan arkay waxan u maleyey inay qur anka Ku tartamayan subxannallah ilahow soo hanuni gabdhaha iyo wilashaba yarrabi 😭😭😭😭
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 4 жыл бұрын
waa waxsoosaar iyo himilo wanaagsan waad ku mahadsantiin sida aag ugu garqaadeen balse anigu gabadhii qaadey heestii Kinsi Xaji Adan 3 haa in aad siisaan ayaan rabey, gabadha u dambeysey hadii ay hees nin soo xafidey dhib male cod aad u macaan oo dhaguhu raali ka yihiin ayay leedahay, 3 haa in aad siisaan ayay ahayd oo hees gabdheed aad ku xidhaan mustaqbal ayay leedahay, wiilkaa calanka isaaq gacanta ku xidhay waxan odhan lahaa calanka somaliyeed soo xidho, hadii kale ka dhex bax somalida ma jecli noocaa.
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Uuraye afka iska soo caday horta
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Qeytii Sadaxaad Part 3
23:46
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 298 М.
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 12 МЛН
Guri barwaaqo falanqaynta Tartanka Dhalinta
24:14
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 118 М.
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Part 5
30:47
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 569 М.
Barnaamijka Hibada Qofka wareega 3-aad part 2 Kaban iyo Boongo
49:54
MOGADISHU'S GOT TALENT FINAL PART 2 QEYBTII HEESAHA LIVE MUSIC BAND
55:44
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 391 М.
DAAWO : Xafladda Gaba Gabada Barnaamijka Tartanka Fanka Iyo Fanaaniinta
1:25:12
MOGADISHU'S GOT TALENT PART 2
24:43
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 478 М.
Vol 3: Barnaamijka Tartanka Hibadda Codka
1:00:27
SAHAN TV
Рет қаралды 498 М.
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Part 9
17:29
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 312 М.
Barnaamijka Tartana Hibada Qofka wareega 2-aad part 2
18:43
SMS Somali TV
Рет қаралды 22 М.