Inantu inay u eegtay ugbaad aragsan inta ila aragtay ku qabo liketa
@muunadaahir40003 жыл бұрын
Aniga wllhy kula arkey
@Cigaal14 жыл бұрын
Xamze, Nasra iyo Awliyo ha loo raadiyo Astaan Tv. Waa another level.
@udbihusseinali34854 жыл бұрын
Anigoo ah Taageere group B ah waxaan Qirayaaa in aan Manta Tartankaaa lagu kala Badin oo uu Bareejo ku dhamaaday Gartu alley taqaaan.
@ayaanmohamed18624 жыл бұрын
Inanka awliyo wu cod wacan yahay lkn ku dardar ba jira e iska dhaaf ban leyhay 3dooda kale wa top Xamsaan ku haysta e hala ii doono Wllo hargeysa noogu kaalay ❤❤
@hamsehoopal82564 жыл бұрын
Wan ISO socdaa inazha 😂
@ayaanmohamed18624 жыл бұрын
@@hamsehoopal8256 waanu kuso dhawaynaynaa ❤❤❤
@abdirahmanaulio39564 жыл бұрын
shugran wllo waan qaatay abaayo
@zakhiyaaadan22384 жыл бұрын
hamse codkiisa macaan waxaa ka daran oon ku jeclahay daganaanshaha ka muuqda waa wiil aad udagan oo akhlaaqina ka muuqato maanzha Allah wll Alle wanaaga ha kuu siyaadiyo♥️
Cabdi kariin sxbow nasro you tob u sameeya bro waan taageeranaah
@yonisismail6024 жыл бұрын
Sadhiye wan ku tageera bro from Djibouti 🇩🇯 horee usocoo ee tartanka barnamij ka dhik tv ga kasogala ho idwalba ufurane niyow burco ayan imanidona inchallah wali ma arag burco ee wan idine tageera ❤️
@hindafarah16144 жыл бұрын
So dhowow to Burco
@yonisismail6024 жыл бұрын
@@hindafarah1614 mahadsanid walalo wan ku salamaya 🙏❤️
@zakariyecartan65574 жыл бұрын
the miracle of art2021 hamse hoobal is not rebellious❤bro farxadaadu wa farxadayda
@hanibatuun4 жыл бұрын
Hamse 100% Nasra 95% Awliyo 95% Maskax 90%
@aragsanqaybdiid65284 жыл бұрын
4 tu makala dhacan lkn wali hobol iyo nasra ayan wataa ✌👏
@rageabshir80934 жыл бұрын
Bareejo weeye ciyaartu maanta runtaa fiicane
@ahmedmohamout48824 жыл бұрын
Hamze iyo Nazra waaa laba fanaan oo dhameys Tiran xaga codka iyo xaga laxankaba hambalyo Maskax inanka la yidhaana walhi kama dhaco waaa nin cod macn marka azxapta dadaalka hlkaa kasii WADA insha allah waad gadheysan hamigiina
@c.caziizbidixo89464 жыл бұрын
Xamze hoobal and nazra haldhaa Wan idin wataa The best voices
Maadshe saxib kulanka danbe ka dhig laba gabdhod iyo laba wiil Jacaylkan laysku hesayana naga daya dhe wiil iyo gabadh romatik ha matalan. Macnaha heso jacayl ah wil io gabadhna ha isku daadiya si ay xamasad u yelado Waa fikirkayga qasab maha inad qadadid✌️✌️✌️✌️
@abwaancarris54264 жыл бұрын
Woooòw mudo baan sugayay barnaamijkaan lkn waxaa is raacay labo qof oo adag xamze iyo nasra Markaan so dhagaysto baan natiijada so sheegaya insha alh
@zeerkaofficial41144 жыл бұрын
Codka Dahapka ilahy haydin siyaadiyo Wlalyal❣
@eaglemedia92164 жыл бұрын
❤
@sakiaxmedyutebofcificl71934 жыл бұрын
Oo laba lajan ba is helaye nasra iyo xamase ❤❤❤❤😍🏆🏆
@mustafeyusuf9024 жыл бұрын
AwliYo group A waan ka wataa lkn group B lama celin karo nasra haldha io hamze hoobaL ❤