No video

TARTANKA HEESAHA OO ISKU BADALAY OOHIN & MURUGO HEESO QIIRO LEH & JEESTOOLE OO DHACDO XUN QABSATAY

  Рет қаралды 34,702

Barbaarta Media Show BMS

Barbaarta Media Show BMS

7 ай бұрын

TARTANKA HEESAHA OO ISKU BADALAY OOHIN & MURUGO HEESO QIIRO LEH & JEESTOOLE OO DHACDO XUN QABSATAY

Пікірлер: 213
@barbaartamediashow
@barbaartamediashow 7 ай бұрын
Subscribe halagu sharfo waa chanel aad wax badan ka faaideysaan kzbin.info/www/bejne/p3vImGR4d7aHp8ksi=7t08cedyx4ezmrmJ
@usaamepoy
@usaamepoy 7 ай бұрын
Wiilka chanal u furra wixii taageero ah waa dhankayga youtube uu ka xamaasho U fura ya question 😢
@Koyama548
@Koyama548 6 ай бұрын
Legend jestole niyada Allah ku qawo jiyo abe wanag san batahay garabka da Allah galo inta dhimatay Allah unaxaristo 🤲🤲🤲🤲🤲🙏
@anwarshacali76
@anwarshacali76 7 ай бұрын
Ku sali nabi maxmed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ut7dk1cl7x
@user-ut7dk1cl7x 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@mohamedhussein-pl2sn
@mohamedhussein-pl2sn 7 ай бұрын
Jestoole Allah ha unaxriisto hooyo iyo walasheyn adna sabar Mar un waa guuleysanee insh Allah wanka xumahay wll wlh anoo murug ihayso ayaa dawanayay videogan aad ayaa ugu xumahay wll😢😢
@maxamedmustaf3500
@maxamedmustaf3500 7 ай бұрын
Ninkan labo mid halagu waaciyo 1: Youtub haloo furo 2: Ama Astaan shaqo halaga siiyo qeybta turjumaada 🙏🙏🙏
@GARAADKANOLOSHA
@GARAADKANOLOSHA 7 ай бұрын
Haa wllhi Pro dadkan KZbinka ineey kukala kacsadaan biseey raban in ay wax uqabtan
@najmanajuu2060
@najmanajuu2060 7 ай бұрын
Fataxada aan ku somara insha allh allh haku wafojiyo tofiqda 🤲
@BossHamza765
@BossHamza765 7 ай бұрын
Ilaahow meel uusan fileyn wax kasii wllken. Shaqo fcn oo kheyr lehna ilaahow usahal
@adambinhussein1424
@adambinhussein1424 7 ай бұрын
Ameen thuma AMEEN
@ShaymaAhmed1233
@ShaymaAhmed1233 7 ай бұрын
AMEEEEN😭😭
@BossHamza765
@BossHamza765 7 ай бұрын
@@ShaymaAhmed1233 Shayna Iwrn sethy sethy
@ShaymaAhmed1233
@ShaymaAhmed1233 7 ай бұрын
@@BossHamza765 fcnhy m Allah
@maryamomohamed5295
@maryamomohamed5295 6 ай бұрын
Walallayaal wiilkan meeleeeye plz ilaahay ha idin barakeeye 😢
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 7 ай бұрын
Walhi waa dhacdo xanuun Bddan Allah Ayaan kuu baryeeynaa😢🤲🤲🤲🤲😭
@hanadmohamed872
@hanadmohamed872 7 ай бұрын
Legend sare jeestoole waan ka xumahay walal waana laga baxaya inshallah the legend kabtan baara si fcn ayu u hadlay inta lacagta lasoo wado youtube channel u fura talent waa leeyahay waa taladayda si uu halkasna dhaqaale uga helo
@deeqzanpea4437
@deeqzanpea4437 7 ай бұрын
IMTAXAAAN WAYE IFKA TAAD U JECEELED MARKAAD IILKA GEEYSOO AAD WEEYDOO ALLIHII IFKA KEENAY OOFSADEEE😢😢😢😢
@allowsahalamuuraha1579
@allowsahalamuuraha1579 7 ай бұрын
Insha Allah walal qeyrkawu so daha allah ku furu ilalabha qeyrka 😢😢😢 guul insha allah wad iga ilimesay 😢 alla qeyr
@ahmettofficial3710
@ahmettofficial3710 7 ай бұрын
Dadka wey qoslayaan qofna wey murugsan yahy cidna madaremeyso wllh😢😢😢😢😢😢
@Ramos.films.1
@Ramos.films.1 7 ай бұрын
500k coming soon bahda jamuni show❤🎉
@munomohamed5142
@munomohamed5142 7 ай бұрын
Kaptan The Only One person Aan Tagero Aa tahay in Muqdisho 👏
@user-ql2mh7rk2s
@user-ql2mh7rk2s 5 ай бұрын
illaahay riyadiisa haurumeeyo
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 7 ай бұрын
Abwaan jestoole 😢😢😢sorry hooyo iyo xaskaga Allah unaxariisto dhamantood Alle wilkan wax uqabto please kooxda B.B.D sorry wala oyay wlh
@alisonbeaker2181
@alisonbeaker2181 7 ай бұрын
aape somaliyeed 😢😢😢😢alle caruurta hakula koriyo qlpigana haku qabojiyo insha allah
@FatmaAmiira
@FatmaAmiira 7 ай бұрын
Rabi hakuu gargaaro wll insha allah nolosha waad ka gulesan doonta samirka alle hakuu badiyo
@abdiseed3363
@abdiseed3363 7 ай бұрын
Feel bad 😢😢 wala qayra inshlh
@user-kq3nu3zx5n
@user-kq3nu3zx5n 7 ай бұрын
Bro allah u sheego😢
@abdikadirabdirizak2118
@abdikadirabdirizak2118 7 ай бұрын
Sorry brother😢😢😢😢😢 inshaAllah everything will be good
@najmatuuryarecismaan3884
@najmatuuryarecismaan3884 7 ай бұрын
Meeshi dhanba murug ayeey noqoty alloow caawi inti dhimatayna alloow unaxariiso qofki hoyadii waaye ayaa dareemi kara xanuunka wlhi 😢😢😢
@ahmedlakichannel3369
@ahmedlakichannel3369 7 ай бұрын
Ilaahay faraj kheyr qabo haku sahlo wllo
@hasooooyin5337
@hasooooyin5337 7 ай бұрын
Wlhi Qalbiga Ayuu ka hadlay Ninkaan Dhalinyarada ah Ilaahey u Gargaaro
@munnaali7108
@munnaali7108 7 ай бұрын
Sorry wllke jestole wax walbo jeceshahay niyada ku jiro rabi haku siyo wll 😢
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 7 ай бұрын
Ala yarxmu sxb hooyo iyo xaaskaga 😢farxad baku rajyn sxb adi iyo caruurtada 🤲🏻duco un bn kuu awooda ,Ha la caawiyo wiilkan cidii wax u awooda💔
@deeqoaden4171
@deeqoaden4171 6 ай бұрын
Allah ugar garo will kan yaarbi wan ka haleya heesi sa wlh calosha wa iga 😢😢😢😢😢😢😢
@WLLMOHAN19
@WLLMOHAN19 7 ай бұрын
Jeestoole the best legend
@ciidxalane244
@ciidxalane244 7 ай бұрын
Wllkey waxan Ku dhahay Wax walbo waa laga baxaya Insh Allha dadka Ku jogo wey iska ciyaraya isku daya in aad Wax la qabatan Insh Allha 😭
@abujole3992
@abujole3992 7 ай бұрын
Jestole ilaahay Bari waxaan aad ku dhexjirto kabax towbad Nasuuxa keen allah waxkasto waa kusaxli doona
@adambinhussein1424
@adambinhussein1424 7 ай бұрын
Very painful story😢😢😢😢😢
@koofiyare9281
@koofiyare9281 7 ай бұрын
asc you tube haloo furo wax lagar siinaya 1m sxb barbarta
@muniramohamed4265
@muniramohamed4265 7 ай бұрын
Allaah caafiyo walalken jeestoole plz bahda barbaarta media youtube u fura plz anakane wa garab taganahe
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 7 ай бұрын
WLLKYGIYOW JEESTOOLE ALLAH SWT HAKUU GARGAARO INSHA ALLAH 🤲
@abtimedia8454
@abtimedia8454 7 ай бұрын
Abwaan jestole thanks 👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤
@khaalidmaxamad8549
@khaalidmaxamad8549 7 ай бұрын
Abwaan jeestoolE Wax badan ayuu naga farxiyay Isagana halaGa farxiyo
@user-ff6ri8zk5x
@user-ff6ri8zk5x 7 ай бұрын
So sad rabi waxan kaga barya farxad iyo nolol mid aad u qurux bdan😢
@MohamedZakariye-il5uf
@MohamedZakariye-il5uf 7 ай бұрын
Allow umuuraha sahal waxwlba wey hagaagi donan Insha allah
@adambinhussein1424
@adambinhussein1424 7 ай бұрын
Pole sana bro
@AliA-fp4ju
@AliA-fp4ju 6 күн бұрын
asc .Magaciisi sax eh maxa waaye jeestoole
@OmarAhmed-gz2kx
@OmarAhmed-gz2kx 7 ай бұрын
Insha-allaha allaha u gargaaro walaalkey
@user-cp3ck9fi3i
@user-cp3ck9fi3i 7 ай бұрын
Ilahoow kurbadda kadul qaad amiin😢
@GARAADKANOLOSHA
@GARAADKANOLOSHA 7 ай бұрын
Amiin yarabbi
@boqortooyo8379
@boqortooyo8379 7 ай бұрын
Alle haku caafiyo sxb I.a waad guuleysan doonta
@apdirizakahmed4368
@apdirizakahmed4368 7 ай бұрын
Inshalah khyr baan ku rajaynaynaa wll
@user-tx7we4gq8w
@user-tx7we4gq8w 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ahajise
@bilalmohamoud4528
@bilalmohamoud4528 7 ай бұрын
Ajaks yare wlh wa gabrial jesus mesha taaagan yey ku tagan tahy arintaaas
@user-tx7we4gq8w
@user-tx7we4gq8w 5 ай бұрын
Àjagis❤
@MOH4METT_KH44N
@MOH4METT_KH44N 7 ай бұрын
Illahow niyadisa u qabo ji
@jabirhassan585
@jabirhassan585 7 ай бұрын
bal aynu wada aragno sida Youbers-ka Soomaalida uga fal celiyaan dhibaatada wiilkan dhalinyarada ee hibada dhinaca fanka leh. teeda kale fadlan nala wadaaga magaca shirkadda uu u shaqeynayay, si aan xaqiisa uga soo dhicino ama ugu yaraan sumcadooda aakhiro ugu dirno. waa Sharci-yaqaan iyo Suxufi dusha kala socda xaaladda Jeestoole markuu hadlay kadib.
@axmedxayoow7.
@axmedxayoow7. Ай бұрын
Allow ugargaar🤲
@garaadfanax9634
@garaadfanax9634 7 ай бұрын
Allaha amuuraha kuu sahlo I.a
@abdirahmanhassanabdi-mn5bh
@abdirahmanhassanabdi-mn5bh 7 ай бұрын
Allah haku caafiyo ❤sxp
@QeysHappy
@QeysHappy 7 ай бұрын
Waa Runtii Wlhi Waalid Markaad Tahay Gacantaadane Eesan Waxba ku Jirin Waa Dareen Xanuun Badan Caruurtana Culeyskaa Ma Fahmi Karaan Walalkeen Allaah Garabkiisa Hagalo
@WiilkaHooyocaasho
@WiilkaHooyocaasho 7 ай бұрын
ilahay haku gargaaro wll
@amiinabdi5094
@amiinabdi5094 7 ай бұрын
Alloow adi umadad u gargaar yarbi u gargaar😢 wallkena
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 7 ай бұрын
Waar legenka haloo kaco hala caawiyo Wlhi Waan ka naxay
@miloak656
@miloak656 7 ай бұрын
Nalaso wadag inanka dhalinyarad sidan kuso cawin karno am waxa uguso dirno allah waxan uga baryen cafimada degdeg allah siiyo
@ZAKIHARAB
@ZAKIHARAB 7 ай бұрын
Allow ugargaar
@user-vj5om6rp9t
@user-vj5om6rp9t 7 ай бұрын
Jeestoole from
@muhamedosmanahmedahmed9411
@muhamedosmanahmedahmed9411 7 ай бұрын
Wlhi xanuunka waa la dareemay allow u gar gaar adaa awoodo dhan ku sugnatay yaa rabi 😢😢
@mohaataalyrics7838
@mohaataalyrics7838 7 ай бұрын
Ilahow uwada naxariis dhamaan adne xnunka allaha kaa qaado abwaane
@aarboy2305
@aarboy2305 7 ай бұрын
IDIRIKS AAD IYO AAD AYUU UDAREEMAY NINKAAN SHAQO ABUURUU RABAA WALLAAHI WAA NIN WAX BADAN SOO MARAY OGNA QOFKA KALE DAREENKIISA.
@cllaahiziyech831
@cllaahiziyech831 7 ай бұрын
captanow ninkas hala caawiyo😢
@abdulkadiraliamin3658
@abdulkadiraliamin3658 7 ай бұрын
MASHA ALLAH 👍🏻 ❤️ JEESTOLE. COD AYAA KUJIRO
@kadarabdimohamed6944
@kadarabdimohamed6944 7 ай бұрын
Ilaah wax kheyr badan ha usahlo
@user-dd2jk2bs9i
@user-dd2jk2bs9i 7 ай бұрын
this story wallahi is so painful 💔
@Abdifataax-rz6nj
@Abdifataax-rz6nj 7 ай бұрын
Jeestoole❤😂golden voice ❤😂❤
@user-ee4cl3pi7g
@user-ee4cl3pi7g 7 ай бұрын
Mxd ku qosleisaa mrka😢
@Djmora34
@Djmora34 7 ай бұрын
Ajakis yare keep going my brother ❤
@cbyasin9526
@cbyasin9526 7 ай бұрын
Wlh ilin iga timid ilahay cules ka ha ka qado
@abtimedia8454
@abtimedia8454 7 ай бұрын
Haaa thanks 👍👍👍👍❤❤❤😂😂😂😂😂
@boqoradaotanga5808
@boqoradaotanga5808 7 ай бұрын
Jestole guleyso wllkey qalbiga alle ha ku qabojiyo wan daremaya xanunkaga wan ilmeyey walhi ax
@user-vz5zr5si5y
@user-vz5zr5si5y 7 ай бұрын
Illaahay dhibaadada hagasaro Wll qaali
@user-sx9ym6tg8b
@user-sx9ym6tg8b 7 ай бұрын
Am sorry 😔😢 inshallah ilahey wax qar haku siyo
@mumtazqurux8814
@mumtazqurux8814 7 ай бұрын
Yaa rabi qof walibo dhibateysan caawi adiga wax caawin karee
@adenyoonis
@adenyoonis 7 ай бұрын
Najiib iyo k paara baquli boy wiilkan number kisa soqara TikTok life kena ama daahir alasow TikTok halogu balamiyo arintan waa serious please
@faaduma5762
@faaduma5762 7 ай бұрын
Alle ha unxresto hoyo laan wa xanuun qofka hooyo so arkina daremi kara xanunka hoyo😢
@boqoradaotanga5808
@boqoradaotanga5808 7 ай бұрын
Wilkan cawimad ayuu u bahan yahay ha la cawiyo wan idin baryaa ciwan hadu leyahay so shera gareyey pls
@Farhia_ali
@Farhia_ali 7 ай бұрын
Waaba. Kusaalmey. Heesahaan naga. Dhaafa😊
@nasteexoalimohamud3325
@nasteexoalimohamud3325 7 ай бұрын
Illahey u gar gaaar
@user-sc7pu9ro4o
@user-sc7pu9ro4o 7 ай бұрын
Asc walaalayaal?chalange gan heesaha waxad ku badashiin,chalange oo su'aalo dhan ka diinta ah mahadsandiin
@saynabbahad229
@saynabbahad229 7 ай бұрын
Masha Allah
@ahmedniyadzame6118
@ahmedniyadzame6118 7 ай бұрын
Sorry zxp alle wixii qalbigaaga ku jira ha ku rumeeyo 🥲🤲
@khadiijomed4649
@khadiijomed4649 7 ай бұрын
Abowe allaha ku dhibdhamo 🤲
@abdirahmangabow6553
@abdirahmangabow6553 7 ай бұрын
Ninkan qalbiga ayu ka hadlay e youtube halo furo
@dalmardalsuge3380
@dalmardalsuge3380 7 ай бұрын
Waa calool hadley wllo jeestoole alle waxaa kaaga baryaa in uu wakhtiga kuu nuuriyo
@ChannelkaUmada
@ChannelkaUmada 7 ай бұрын
Sorry abwaane KZbin channel ufura yarkan si noloshisa umareeyo
@abdirizackbashka245
@abdirizackbashka245 7 ай бұрын
Sorry sxb wa imtixaan i.a guul ban ku rajeniya
@user-pg1kq1iy4g
@user-pg1kq1iy4g 7 ай бұрын
Jeestoole fanan❤❤
@cabdiwahaab6818
@cabdiwahaab6818 7 ай бұрын
𝗡𝗔𝗝𝗜𝗜𝗕 wa qalad wax yaabaha qar ina qofka ku tagerto ino xanun kiisa ka hadlo 😢 Proh mrka ka dhaaf 😢
@user-hr5vm7zs8j
@user-hr5vm7zs8j 6 ай бұрын
😢😪😪😪😭😭😭
@Maryanekhalif
@Maryanekhalif 7 ай бұрын
Ax sorry walal mcn 😢😢😢
@user-oj8kc2vy4c
@user-oj8kc2vy4c 7 ай бұрын
Somalieyey wilkan an cawino Barbarta. Nala soxarira😢
@FardowsoSalax-yg1dy
@FardowsoSalax-yg1dy 3 ай бұрын
Sorry jeestoole
@user-lx7yh9hj9s
@user-lx7yh9hj9s 7 ай бұрын
Walaqeraa inshallah ❤❤❤❤
@Nuurzaki-143
@Nuurzaki-143 7 ай бұрын
Waa la qeyr wll mcn sawar😢
@user-ew6et6hl3q
@user-ew6et6hl3q 7 ай бұрын
Ajakis ❤️😘👌
@user-kz1ep5sf6g
@user-kz1ep5sf6g 7 ай бұрын
KZbin halo fuuro Hala caawiyo
@sakicabdirizak4134
@sakicabdirizak4134 7 ай бұрын
Please wiilkaas hala caawiyo😢
@fadumoabdi2930
@fadumoabdi2930 7 ай бұрын
😢😢 wlhi feeling sad allow ukarkaar
@user-tv1jn1lq1o
@user-tv1jn1lq1o 7 ай бұрын
Scw aqayarta waxa idenka codsaa kaptaan baraa nummerkisa si an wilkaan kalaa xariiro
YAA STYLE SHIDAN K.BAARA IYO IDIRISKA
16:45
Aj style
Рет қаралды 23 М.
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 6 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 35 МЛН