Cilmo Yool waa Abtigey Hooyo ayuu la dhashay, Allaha caafiyo
@JAMHAD105 ай бұрын
Madaxiisa ii keen hadduu dambi u xiranyahay " Hooyo adag waa Hoogo Soomaaliyeed😂❤
@famousking447channel55 ай бұрын
legend Salaad derbiii 👏👏👏👏
@abdiqanihuseen14146 ай бұрын
My brother salaad darbi Maan sha alaah Legend
@abdikadirhaji68526 ай бұрын
Salaad Darbi Maxamed shardi alfanaan kabiir ❤❤❤❤
@abdulkadirbanaana45136 ай бұрын
Maasha Allah allow cimrigaada kuu barakeey
@Abdukadir-836 ай бұрын
Waa nin fariid ah Oo somalinimadu ku weyntahay .
@AsuumHossain5 ай бұрын
Ileen afwaynuu amaanee😂
@ugaskawadanka26236 ай бұрын
Kkk Somalida waligood waxbay dhacayaan meel kasta oo ay tagaaan
@ahmedjibril52186 ай бұрын
Shaxshax Shaxshax Wareysi qiimo badan Cali Xaraare Sxb Shukran ❤❤❤
@AhmedOsman-mj4vd6 ай бұрын
He is a patriot in the real sense of the term
@HindiyaHussein6 ай бұрын
haare oh thank you, Al❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹👍
@WiilkaMagaalka-oo1od6 ай бұрын
Dowlad soomaaliyeed oo magac iyo sharaf leh kamay dambayn jaalle siyaad Allaha u naxariisto
@sahradhoolchannel86575 ай бұрын
Sorry wll anigoo isaaqa kui qiraya alle hawnaxariisto aabo siyaad bare dabadii soomaliyi dab may shidan caloshoda u shaqaysta yaal baa bedelay allow noo gargaar❤
Saleban iyo c/tuur waa la ogyahay laakiin muuse ma tegin xamar 90kii wixii ka danbeeyey.waxaan u maleynayaa qof kaluu ku khaldayaa@@mohamedabdalah-ce2tl
@ahmedjibril52186 ай бұрын
Sxb Cali Xaraare Salaad iisoo Weydii Biil iley oo Xarunti Kacaanka lafole igula soo koray waxa ay isku ahaayeen ama isku yihiin please
SXB HEESAHAAGA WAAN DHAGEEYSTAA.FROM SSC KHAATUMO👑🦁🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎 NOW I LIFE WESTERN OF COPENHAGEN CITY 🇩🇰🇪🇺🐯🇲🇵🐯WERIYE CULUS ADNA S SARE 👋
@arturo94956 ай бұрын
Legend Salaad Maxamed shardi Salad darbi
@noahD16366 ай бұрын
Bullo waa magac somaliyeed oo wacan. Hooyo waa qaali, Allah how NAXARIISTO
@moeawale48916 ай бұрын
Bulo waa gabdha Bulaale waa wiilashii hore ee asalka soomaaliga ahaa. Lkn laba nin oo fananiin waa wayn ahaa ayaa maga hoyadood loo bixiyey. Mid waa Salaad Bulo midna wuxu ahaa fanaankii iyo laxan sameeyihii Soomaali hindiga ahaa ee reer Barbara Rashiid Bulo ee hoyadii Bulo ee Samaroon dhashay. Wuxu la qaadi jiray heestii SIDA AYRO GEELOO fanaanadii gabadhii Samaroon ee Farxyia Cali.
@MohamedYousuf-zo2mt6 ай бұрын
Muuse Biixi 1986 ayuu talaabay oo SNM ku biiray, mise isagoo sarkaal ciidan ah bay shufto baadhatay baad leedihiin😂 halkaa bal ku noqda.
@@saidmohamed5501 😀😀😀 Xamar maxaa 97 yaalay😀 niyow sidan caadi kuma tihidin hadaad reer Xamar tihiin
@gamilasaeed38475 ай бұрын
SU,AASHA SI WANAAGSAN UMA AADAN WEYDIIN SALAAD EE ADIGII BAABA QIIL U SAMEEYEY, WAXAA LOO XIRAY IN AAD WEYDIISO SHIRKAD AY XOOLAHEEDA DHACDEEN SU,AASHA WAAS, WERIYE EE BEENTA JOOGIYA QOF LEYKA XIRO MEESHAAS MA JIRO TIMIR LAFBAA KU JIRTAA, EE DEMBIILE XIRAN BUU AHAA , ALLAAH YAHDII,,
Waa niman dowlad la aantii ku ltaajiray hadana kuu faanayo yaahoo one dollar oo Cashuur ahna bixin
@saadmohamud87875 ай бұрын
Sheegadiisu isma heysato, isago 90kii business xamar ku heysta ayuu bas qaatayo u ithiopia 76 u ka degey iyadoo dagaalkii 77kii socday oo aadan cadoo 61kii madaxtinimada ka dagey u madaxeeyne yahay . Allah maskaxtiisa allah ha u soo cesho
@Ahmedjib4 ай бұрын
Adigo ordaya miya dhegeysatay wuxu ka hadlay wa isku dhex yaacisaye 😂
@saadmohamud87874 ай бұрын
@@Ahmedjibmalaha adigaa orad ku dhageystay, waxaa comment ka dadka halkan badankoogu ii ifisay inaanu nahay dad aan xan maqlin. Bal markale dhageyso
@mohamedelmiali20824 ай бұрын
Goormuu waxaas aa sheegee sheegay kkkk waxaan ma sheegin Salaad.
@saadmohamud87874 ай бұрын
@@mohamedelmiali2082 hadda muxuu sheegey ku celin dhageysigiisa mar kale. Mose dhagweyn baa tahay
@Ahmedjib4 ай бұрын
@@saadmohamud8787 adiga khaldan hadana wa isla saxantahay, war fananku wuxu yidhi muqdisho 1997 bn katagay, meel feerfeer ladhaho oo xuduudka ayu siimaray, markas bu meshaas tariikhdi hore ee uso joogay ka waramay iyo trainingkii u kuqatay halkas. Dagaalka u sheegayo wa dawladii Aadan cadde kuwi dhacay.
Ali Haraare Inbti Sheekoyinka Muuse Iyo Somaliland Kujirto Adban U Jeceshay 😂😂 Waliba Adigoo Hargaysa Hadhwanaag Intaa Kuso Korey 😂😂😂😂 Bal Xooga Kayara Dabcide
@moogemooge38366 ай бұрын
Salaad darbi waa wadani dhab ah noolow.
@Fadumaabdirahman226 ай бұрын
Masha allah qofka garta xiliga siyad barre dadka dhulka wa la sharafay calanka iyo ciid wa la ilaalin jirey dawladaha adunka iyo libaaxyada Africa
@abdirizakahmed34474 ай бұрын
Dad. Hadh iyo haben la walayo shaqsi lagu dirayo 5000 ciyala suqa so babiya, idinku hargysy dawada sida lo babinayo , isaga waxba laweydinmayo, dulmiga la tageraya, war lacgta hargsa lagu walayo hospitalka weyn bukanka jiifa u qaybia. Waxba wanjal Ka helimysan.
@queency79435 ай бұрын
Waligoodba qadaadweyn shuftay ahaayeen tuug 😂😂
@Aw88-c1r6 ай бұрын
Kani wariye maaha! odayga ma saxayo hadduu magacda qaldo. Muuse Biixi waxa Xamar ugu dambaysay 1980! Waqtiga Habar Gidar Xamar qasayso, Muuse Biixi wasiirka gudaha ee Somaliland buu ahaa.
@AhmedMohamed-tn5yg6 ай бұрын
Nakruma nabad iyo nolol kaa dhigtay
@Khalif-f1v6 ай бұрын
naruuraddi kal gacalkiyo salad darbi cod and luuq wax kale
@YareYaye6 ай бұрын
In ay reer xamarka cad cad ka ku jecelyihiin oo aad soo gacan qabaty oo illaa hadda ay ku sheegaan oo koronto io biyaba aad siin jirty waa mid ay illaa hdda sheegaan
@mohamadjamaboodle-qu1cn6 ай бұрын
SORRY WAXAAN KA WADEY SHARDI 👋
@Benseryam6 ай бұрын
President muuse biixi goormuu arkay been bednaa odaygu miyu cabsan yahay mase wuu xanuunsan yahay muuse 1984 ayuu ka goostay somalia snm ayuu ku biiray goormu tagay xamar 6:03 😊😅😅😅
@AbdulAli-gy5eg6 ай бұрын
Waa burburki sagashameeyadi,ninweyn oo aabaha le'eg intaad caayaysay maad caqligaga ka shaqaysisid 😂😂
@ceebla92316 ай бұрын
Waxaa hadalkaaga ka dhex muuqada in aad yartahay ama reer miyi aan aabihii iyo hooyadiiba miyi ka yimaadeen after 1991 so taariikhda soo baro muuse iyo odayaashii la mida
@abdullahiyusuf45436 ай бұрын
MUDANE FANAAN, SALAAD DARBI WAA QOF, FIICAN OO ODAY AH. WAANA FANAAN AAD U EDAAB BADAN. INTA AAN OGAHAY.
@MohamedAhmed-rt3tg6 ай бұрын
xarare salaad shardi gobolkee kasoo jeeedaa?
@NoorHaashi-uz1er6 ай бұрын
Guriceeel
@nimcocabdi-ij9vu6 ай бұрын
Muus biixibey kuwasheen ila taliskii siiyaad bare muuse muuse muuse yaahu iscuna cali xarami faqsh ciil qaba
@mukhtaarabdidiiriye95276 ай бұрын
Beentii u weynayd goormuu muuse biixi iyo ina xaajidool xamar xamar mooryaanta kasii daayay we gaadhigiina ugasoo celiyay kkkkkk kkkk
@isseyusuf88886 ай бұрын
Ceeb war ixsho
@mcnncm13186 ай бұрын
ilma xaaji dool iyo waxuu kala garan waayey muuse biixi salaad derbi waa asaasay